Пікірлер
@cabdicasiismahad6418
@cabdicasiismahad6418 14 күн бұрын
Waxan mudo qaxooti aan ku ahay Uganda lahaansho la aan iyo ciil durugsan ay sababtay dawlad la aantu iyo colaada ka aloosan dalkaygi hooyo ayaan ku dareen dhagasanayaa heestaan 😢
@ladansulub7223
@ladansulub7223 15 күн бұрын
Waxan dhagysan onoo wadankygii joogin 😢
@jaylaaniahmed7072
@jaylaaniahmed7072 Ай бұрын
Heestan waxa dhagaysanayaa 11 july 2024 waxaan raadinaya qaabka kaliya aan wadanka uga tago waayo hanka rabo wadankayga iima suurta galinayo hadana waa xanuun wadankaagi nac oo ka tag waa xaal adduun ilahay soomali faraj ay ku bad baado haw furo sida tan waa dabar go'
@Farxaanbaari
@Farxaanbaari Ай бұрын
Aaaammmiiiiin wadan barawaaaqo leh 60kiinsano kabadan ayaanrajeendoonaa 6:31 6:33
@Farxaanbaari
@Farxaanbaari Ай бұрын
Aaaammmiiiiin wadan barawaaaqo leh 60kiinsano kabadan ayaanrajeendoonaa
@Farxaanbaari
@Farxaanbaari Ай бұрын
Aaaaamiiin
@hassanbashiguled5432
@hassanbashiguled5432 Ай бұрын
Ereyga nabad waa waxa ugu horeeya ay ka fikirto ummad markey rabto hormar waana tiirka nolosha iyo xasiloonida heestaan waan jeclahay sababtoo ah waxay ka hadleesa noloshaas peace and love my somalia people.
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas Ай бұрын
❤amiiin yaarabi 💚
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas Ай бұрын
Amiin yaa Allaah
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas
@CabdiraxmaanSamriyeAbraas Ай бұрын
❤❤allaahayaw ugargar soomali ooukeen midnimo💚💙💚💚💙
@riyadwidson4197
@riyadwidson4197 2 ай бұрын
2024 who's watching 🙄
@MaxamuudGaagaale
@MaxamuudGaagaale 2 ай бұрын
5
@MaxamuudGaagaale
@MaxamuudGaagaale 2 ай бұрын
Y
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 ай бұрын
Waxan Dhagesanaya anigo ku sugan magalada jigjiga waxa daremay iney nabada mcntahay kadib marka so arkay xamar iyo qalalasaha ka jiro
@AbdifatahJama-ns2lb
@AbdifatahJama-ns2lb 2 ай бұрын
2/6/2024 Ilhy Wadanka Hano Hagajiyo🫶🏻😊
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 2 ай бұрын
31/6 /2024 insha alh faraj kheerba rajeenena insha alh
@Siciid_maxamad
@Siciid_maxamad 2 ай бұрын
Thanks Teacher 🎉
@garaark9
@garaark9 2 ай бұрын
2024😢
@aishamohamed25
@aishamohamed25 2 ай бұрын
here I am listening 2024😢😭
@cumayr
@cumayr 3 ай бұрын
Heestan wax dhageesanayaa subax barqa , waana 18 may 2024 waanu dabaal dageena la soo noqoshadii xornimadii 60kii alle how naxriisto qof kasta nabadenta somalilad dhaliyey mid dhiig u shuba mid tabac kle galiyeyba , allew no siyaadi allahayow hanaga qaadina allow sii umada muslimka meel walba joogan walalahay koonfurta somalia waxn u rajenaya nabad dhalata waxn jecelahay iney dareema nabad macaanked oo ah wax ugu sareeya dumida ee la dareemo marka islaamnimo iyo iimanka laga imaado .❤
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 3 ай бұрын
Welldone sxb
@FatimaKalif-sn1gn
@FatimaKalif-sn1gn 3 ай бұрын
Great teacher 👍 keep up it
@abdirahmanibrahim5465
@abdirahmanibrahim5465 3 ай бұрын
🎉
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 3 ай бұрын
2024 dawanoyaa wa hesta Anan kacajisin dawashadeda
@salmandiamond2159
@salmandiamond2159 3 ай бұрын
Still 2024😢❤
@CawrmaleCommunity
@CawrmaleCommunity 3 ай бұрын
heestaan anoo yar Meel Duur ah baa ku dhageysan jiray, anoo Ari raacaya xasuus wlhi, galbeedka Kismaayo baan joogay meel boorqeyle la dhaho oo ah tuulo Curadeena aay leedahay❤ dharaaro xasuuseed aan ilaawi karin😢 badiyaha waan meel qabow jawi dagan walee nolol baa taaal iyo caafimaad. 25/4/2024🎉 mar walba waan soo booqan doonaaa.
@yam3873
@yam3873 3 ай бұрын
2024 who's watching🙄
@user-qe1vo2nj9i
@user-qe1vo2nj9i 3 ай бұрын
❤2024/4/22. 😢😢😢
@Y4XYE_
@Y4XYE_ 3 ай бұрын
2024 💕 dadka iga danbeya salan sare 👋🇸🇴
@user-kf7pd3pd7k
@user-kf7pd3pd7k 4 ай бұрын
Nin Kam ma rabo laa aanta ma naxuu nuxur ma helan gobanimo hadad Natasha fuushe eeba ku nadshe nacas kuma dhaxgaliye cakuyee kan ka naxa naxli iyo dhibaayo kal wacan
@hanadyare77
@hanadyare77 4 ай бұрын
2024 yaa dawanaya
@mohamedmaktal8186
@mohamedmaktal8186 4 ай бұрын
Welcome brothers
@MustafAbdinasirMohamud
@MustafAbdinasirMohamud 4 ай бұрын
Macallin aan ku faano🎉
@KaahStationary-np5sl
@KaahStationary-np5sl 4 ай бұрын
Thanks teacher❤ we love you
@user-hu2fk7rx5h
@user-hu2fk7rx5h 4 ай бұрын
Ustaad maqtal ❤🎉 ustaad aaad uqiimo bdn
@FatimaKalif-sn1gn
@FatimaKalif-sn1gn 4 ай бұрын
Great teacher 👏 👍
@cadnaancw
@cadnaancw 4 ай бұрын
Thank you! 😃
@FatushMoha-dj1we
@FatushMoha-dj1we 4 ай бұрын
27/3/2024 into dhagysanysa❤
@user-wl5sr7ux9z
@user-wl5sr7ux9z 4 ай бұрын
❤❤2024 /3ramaden dhagesenya 😢 heesta uga jacalhey❤❤
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 5 ай бұрын
Nabadeey Macaaney Neecaaw udgooneey Naqa & Barwaaqada Nimco lagu qaboobaay Inta Naas irmaanoo Laga Jaqo nafaqadaay Naxariista EEBAAY Niyaddana u rooneey Naftaydaa ku jeceloo Rajo aan nusqaamayn kugu naawilaysee Nageeyaay Baryada ILAHAY iyo Kama nooga ducadee Dalka noogu soo noqo.
@masuulsare8099
@masuulsare8099 5 ай бұрын
Erayada iyo laxanka ninka is kale halaysheego pls
@abdimahadmahanad4196
@abdimahadmahanad4196 6 ай бұрын
2024 😢😢😢
@salaxyare2034
@salaxyare2034 6 ай бұрын
16/02/2024 heestan waxa qiimaheda garanaya nin colaad kuso dhax koray😢😢
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 ай бұрын
Hestan lagu horhesay tiyatarka banankis
@Iman-321
@Iman-321 6 ай бұрын
Nabadeey macaneyy 😢 illahow dadkena is jecleysi oo naga dhig kuwa dalkoda dhista
@hamzahcarab1431
@hamzahcarab1431 6 ай бұрын
Ilahow wadankena nabad waarto siii waxan dageysan haya subax arboco aah o tariqda tahy 31/01/2024 iyo south afrca o xalkeda iska xun yahy
@Zakariajama202
@Zakariajama202 6 ай бұрын
Heestan waxa dareemaya qof dalkisi kaso tagay asago 17 jira maantana ano oday ah Kampala ku dhagesanaya alx nabadeey macaaney
@Salah_slx
@Salah_slx 6 ай бұрын
Heestaan markaan maqli jiray waxaan dhigan jiray school Al uxud oo ku yaalay jiira garoob agagaarka cocacolo 2003 da’deeda waxay aheed 12 sano Hadana waxaan ahay Nin weyn 😊
@ikraancabdi7736
@ikraancabdi7736 6 ай бұрын
2024 yaa ila dhakeesanooyo❤❤
@abdirizaksalad8516
@abdirizaksalad8516 7 ай бұрын
20/feb/2024 wa 4:00 habeenimojicmo ah waxaan ku safrayaa gaari usocdo uganda heestaan ayaa igu so dhacday, ilaahow dalkeena nabad nooga dhig, waxa kaliya oo naga maqan wa nabad
@fahatabdi8347
@fahatabdi8347 7 ай бұрын
29/12/23 4:00am 😢