No video

Shuruudaha Lacag Ka Sameynta Youtube - Make Money on Youtube (Full Youtube Guide)

  Рет қаралды 9,213

Omar Roshid

Omar Roshid

3 ай бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/YWI2AZ7FI5TNG1
Shuruudaha Lacag Ka Sameynta KZfaq - Make Money on KZfaq (Full KZfaq Guide)
✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
✔️ You can Contact me Here:
► Instagram: / omarroshid
► Email: engroshid@gmail.com

Пікірлер: 123
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 3 ай бұрын
Daafkii oo xal loo helay Soo daawo muqal cusub ❤❤
@yusuf-1915
@yusuf-1915 7 күн бұрын
See u at the top poss
@GUESSTHIS-rl8qv
@GUESSTHIS-rl8qv 3 ай бұрын
Wll masha allah youtube Ayan sameyey markaad ila talisay, isbuuc ayaan ku buuxiyey shuruudaha oo dhan. Waan hayaa cadeentii. Wax kasta waa intaad aaminsantahay inaad qaban karto wax walboo dhaca sababtoo ah dad kula mid ah ayaa sameystay youtube joogna somalia. Mahadsanid wll omar Rashid.
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hambalyo walaal Guuleeyso, waan jeclaan lahaa inaad ilasoo wadaagto cadaynta Dhanka Instagram-ka, waa arin farxad leh halkaas kasii wad.
@MAAWEELOSHEEKO
@MAAWEELOSHEEKO 3 ай бұрын
Thank you so much
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 3 ай бұрын
Thanks sxb
@Lovow
@Lovow 3 ай бұрын
Masha allah 🎉
@user-nv8lc2hm7j
@user-nv8lc2hm7j 3 ай бұрын
Aad iyo aad omar 🎉🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal guuleeyso.
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 ай бұрын
SXB SHUKRAN 2K SUBSCTIBERS GAARI RABAA IISOO HAMBALYEEYA😂🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hambalyo, guuleeyso walaal
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 ай бұрын
@@Dhambaal55 mahsanid mzul
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 ай бұрын
@@Omarroshid dhammanten guul i.a
@Dhaantostudio
@Dhaantostudio 3 ай бұрын
KZfaq aan horay ulahaa 7k Lacagna iima furna mana arko shuruudaha meeshay ku jiraan . Wuxuuna leeyahay dalkaaga lama ogola❤
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Muuqaalkan si fiican udaawo dalka iska badal walaal
@Soccer90-1
@Soccer90-1 3 ай бұрын
​@@OmarroshidSxp Tiktok creator reward leh Ayaan haystaa Oo jarmalka laga sameeyay Muuqlada markaan soo dhigo Wada Shuucaac um bu noqonayaa
@COBRA_______ALI
@COBRA_______ALI 3 ай бұрын
Walhi wax badan ayan ka faidy Thnks pro🎉❤
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal guuleeyso
@Maliso717
@Maliso717 3 ай бұрын
Zxp halkee kaga soo hadla
@Narkoedits
@Narkoedits 3 ай бұрын
Bro zhaqo aa wakhti galiyo oo ka zhqyzto rbo anoo somalia jooga shaqooyin badan oo internetka looga zhaqyzto way jiraan teen xooga zaara brother mahadzanid❤
@farxiyaqani2154
@farxiyaqani2154 3 ай бұрын
Thanks wlo 😢
@user-dq3sk3dm4w
@user-dq3sk3dm4w 3 ай бұрын
Saxib wamahad santahay❤
@ClcasiisMawliid-ky4ky
@ClcasiisMawliid-ky4ky 3 ай бұрын
Jbjjvkv😊
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 3 ай бұрын
👍
@MuhsinMuhumed-dn2bz
@MuhsinMuhumed-dn2bz 3 ай бұрын
Itus itaabsii waye thanks ustad
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal.
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 3 ай бұрын
Sxb hadaa rabo KZfaqr gaming ah maxaa liiga baahan yahay codsi waaye vedio gan dartey usoo samey❤❤ mahad sanid
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Juhdi & Dadaal dheeri ah lagaaga baahanyahay walaal.
@Kingceyda591
@Kingceyda591 3 ай бұрын
M.a zxp
@Qulaaseyesalmaan
@Qulaaseyesalmaan 3 ай бұрын
Lacagta aad youtube kaaga ka samayso nosoo bandhig
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hyeh walaal, mahadsanid
@IstaahilAbdi-pn3dw
@IstaahilAbdi-pn3dw 2 ай бұрын
Asc
@Arafaat__Edit
@Arafaat__Edit 3 ай бұрын
Facebook kaso hadal bents nagadaye
@ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky
@ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky 3 ай бұрын
First person's
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hyeh walaal, mahadsanid
@sacaadatudiin
@sacaadatudiin 3 ай бұрын
mahadsanid ustaad reused content Ayaa kudo igu Dhagan Maxaan sameeyaa Adoo raali Ah waxuu yahay xitaa waan garan waysanahay
@sacaadatudiin
@sacaadatudiin 3 ай бұрын
barnaamijkaas kasoo hadal runtii dad badan ayuu haysta xalna aan u helin
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 3 ай бұрын
Ka wrn wll hadan warch hours iibsado
@abdilatiif81
@abdilatiif81 3 ай бұрын
FG:adsense hadii la sameeyo oo 6 bil aan KZfaq iyo website lagu xerin ogow waa lagaa xeraa
@Zaack-Traveler
@Zaack-Traveler 3 ай бұрын
Zxb kenya makuxiran karaa hadi somalia lagu xiran karin?
@user-xd6ul1df7r
@user-xd6ul1df7r 2 ай бұрын
Bro mobilekii uu channel kaygi hore igu jiray sideen mobile kale ugu wareejin karaa mobile kayga cusub
@user-ep3ck8dz2e
@user-ep3ck8dz2e 3 ай бұрын
Wll qali aad ayad u mahadsantahay sidaa aad noo dhiiragalinayso hal mid ayan ka rabna hada no samayn karto whatsApp lambarkaga nasii sii aan si toos ah kula soo xiriirno si aad wax walba nooga jaahil bixiso yacni dadka bilowga ah wax walba oo looga bahan yahay video ka soo same Thanks pro
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Muuqaalkan hadii aad si fiican udaawato qofka bilaawga ah waxa looga baahanyahay waanku sharaxay walaal, mahadsanid.
@FartuunGambol-dv8be
@FartuunGambol-dv8be 3 ай бұрын
Qof africa gar ahaan Zambia joga ma u dhiban kara ciwankeyga
@user-sr2du9bh9f
@user-sr2du9bh9f 3 ай бұрын
Facebook page lacag sdee loga sameyaa
@hassancr7839
@hassancr7839 3 ай бұрын
ciwaan leh creativity reward brogam anigo somali jogo tiktok shop maka shaqensan karaa ustaadi 🙏😥
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Maya somalia loma ogola wali
@MuhsinMuhumed-dn2bz
@MuhsinMuhumed-dn2bz 3 ай бұрын
Brother sida lacagta loogu furto kuso dar thanks
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hyeh walaal, mahadsanid
@Safaanasiman
@Safaanasiman 3 ай бұрын
Markaa verify gereenaayo wuu diidayaa
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Waxba qaldan markaas cml number horay channel kale ugu xiran ayaad galinaysaa walaal number kale ku tijaabi
@kingAjmedia
@kingAjmedia 3 ай бұрын
Sxb side ku ugan kara code in laso dire ano Somalia 🇸🇴 joga
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
markaa shuruudaha buuxiso ayaad dalbanaysaa walaal
@Fanproj0992
@Fanproj0992 3 ай бұрын
How to make money in Google map sxp courses kaas xage ka bartaa links ii sheeg sxp
@omarahmed44684
@omarahmed44684 3 ай бұрын
Your content is valuable but I wondered how can I contact you my friend
@Boqolbro1
@Boqolbro1 3 ай бұрын
Ciwankan hada qoralka kaso qorayo wanka guri rabaa wa ciwan ciyaro kuso gudbiyay dad ajaniba ku xiran waxana sameysana ciwan somali ku xirantahay si somalida wax ugu so gudbiyo
@NemaMotivation
@NemaMotivation 3 ай бұрын
Wll cumar waxa iga jawabtaa waxan bilabay youtube shorts 4 bilod kahor markan short so galiyo dhanka restrictionska waa short policy marka saameyn maku yelanaysaa youtubekeyga...
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hadii aad shuruucda qilaafin waxba kama dhibayso walaal
@Wealth_Cabdiqadir
@Wealth_Cabdiqadir 3 ай бұрын
Sxp waxaad ilawdaa halka lacagta with darw loo smaeeyo , bal halkaa hoos u eeg
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Waan sheegay walaal muuqalka dhamaysoo.
@Ciisepro
@Ciisepro 3 ай бұрын
Taliyow yacnii kaararka wadanka ka shaqeeyaan sida premier bank Salam bank hadaan ku xirto kwrn oo Ani toos lacgat igu so dhacdo oo uusan qofka isoo dir si toos Ani aan umaaamulan Karo lacagahyga
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 3 ай бұрын
War nio watan fah mi wayey macna waxyga inaan ma musho😂😂😂😂😂😂
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Maya walaal saas maahan bank yada wadanka maahan kuwan Caalami ah kaliya wa wadanka gudahiisa waxay ka shaqeeyaan, KZfaq na somalia lacag uma ogola in laga sameeyo.
@user-dq3sk3dm4w
@user-dq3sk3dm4w 3 ай бұрын
Saxib waxa ladha haaye 500 sabiskaraab
@luqmaan753
@luqmaan753 3 ай бұрын
Ustd suuqa crypto muuqaaal kasoo sameey 🙏 thnks🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hyeh walaal, mahadsanid
@axmedgayre2436
@axmedgayre2436 3 ай бұрын
Zxp short kasoo hadal lpx
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hyeh walaal mahadsanid.
@ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky
@ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky 3 ай бұрын
Ustaad waxa kuwaydiinayaa filimanta rabaa inaan qulaseeyo marka kuwa talegramka copy right maleyihiin
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
dhamaan copyright waa ay leeyihiin filimanta walaal.
@GARASHO1044
@GARASHO1044 3 ай бұрын
Sxp waxaan faceless KZfaq inaan noqdo niijka aan doortay waxaa waaye sheekooyinka hororka intee ka helaa sxp marka aan sheeko youtbeka ku jiro in aan helo qoraalkeeda sidee aan uhelaa
@GARASHO1044
@GARASHO1044 3 ай бұрын
@@Dhambaal55 makuu dirsan adi
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
walaal halkaan ka daawo muuqaalka ugu horeeya ee Telegram keena ku jira
@RealAbdalla110
@RealAbdalla110 3 ай бұрын
Niyow fotages xage kasodagsata???
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Storyblocks ayaad ka heli kartaa walaal.
@sacaadatudiin
@sacaadatudiin 3 ай бұрын
mahadsanid ustaad reused content Ayaa kudo igu Dhagan Maxaan sameeyaa Adoo raali Ah waxuu yahay xitaa waan garan waysanahay😭😭
@MubaaRik1
@MubaaRik1 3 ай бұрын
Videotada adan lhyn aad isticmaasho iska dhaaf sxb free stock footages isticmaal
@sacaadatudiin
@sacaadatudiin 3 ай бұрын
@@MubaaRik1 okey Sx lb Mahadsanid
@mustafesiciid-xy3ti
@mustafesiciid-xy3ti 3 ай бұрын
saxiib cardmaster io sida lacag laygu so diri karo kaso waram
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Maya mastercard kama shaqeeyo KZfaq walaal.
@clraxmaanmaxamed1915
@clraxmaanmaxamed1915 3 ай бұрын
Lacagteda youtubeka maanan kala bixi karin master card keyga bankiga
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
maya walaal
@AhmedMohamedabdi-yj1cg
@AhmedMohamedabdi-yj1cg 3 ай бұрын
Qofkii kowaad ee arka😂
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
walaal mahadsanid
@ClcasiisMawliid-ky4ky
@ClcasiisMawliid-ky4ky 3 ай бұрын
Su,aal muhiim ah:zxp aadbaan ugu baahanahay inaa youtube bilaabo laakiin markaa google adness la sameysanaayoqof wadamadaa kale ii joogo oo addresskiisa aan ku buuxiyo majiro ee passport malihi ee maxaan sameeyaa zxp
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 3 ай бұрын
Horta bilow
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Walaal Bilaaw youtube-ka Qofka marka hore haku ordin shaqada cules ee ka horeeysa soo qaboo kadib waaye qofka raadintiisa, muuqalka dhameyso wankaga hadlay arinkaas.
@ClcasiisMawliid-ky4ky
@ClcasiisMawliid-ky4ky 3 ай бұрын
Ok zxp anoo computer keliya isticmaalaayo youtube maka furankaraa oo muuqaallada masoo galinkaraa
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 3 ай бұрын
@@ClcasiisMawliid-ky4ky War talefankaga ama ama computer kaga wa isku mid
@Xakiimoxuseenmaxamad
@Xakiimoxuseenmaxamad 3 күн бұрын
​@@Omarroshid wlll ano muqdishp joga Australia ku xirtay ma saxba
@najkafilms718
@najkafilms718 3 ай бұрын
Ustaad 10m shorts anoon buuxin lacag maka samaynkaraa shumruudaha kale 1000 ilaa 400 watch hour waan buuxiyay
@user-my7li8pf9s
@user-my7li8pf9s 3 ай бұрын
Haa saaxiib 10m viesw Short kuma khuseeyaan haddaad muuqaalo caadiya Soo galinayso
@Asad.hagio27120
@Asad.hagio27120 3 ай бұрын
Asc
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
waad ka sameeyn kartaa walaal qasab maahan 10m.
@Amoore28
@Amoore28 3 ай бұрын
Hal s,uaal lacagata aan ka smeeyo maku baxsan karaa car master
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
maya walaal.
@axmedjubba
@axmedjubba 3 ай бұрын
payoneer sida account looga samaysto kaso hadal oo lacagaha la igu soodiri karo
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hye walaal, mahadsanid
@NuurdiincaliFaarax
@NuurdiincaliFaarax 3 ай бұрын
See lacagta ogalabixi karaa marka
@Oscar____7
@Oscar____7 3 ай бұрын
Taliyo ani ii samee nh😊
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
adigaa sameeynsan kara walaal, tilmaamaha raac kaliya.
@user-dq3sk3dm4w
@user-dq3sk3dm4w 3 ай бұрын
Saxib sedee lodaji yaa fiidiyoow yuutub baliis🙏🏻🙏🏻🥺
@ClcasiisMawliid-ky4ky
@ClcasiisMawliid-ky4ky 3 ай бұрын
Z
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
KZfaq ka baar walaal ama telegram keena ayaad ka helaysaa muuqaal aan kaga hadlay t.me/Omarroshid
@user-dq3sk3dm4w
@user-dq3sk3dm4w 3 ай бұрын
@@Omarroshid okay aboowe
@user-vq8mr5ez5u
@user-vq8mr5ez5u 3 ай бұрын
Pls cryptocurrency kasoo hadal pls iyo sida loo sameysto😊❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Hyeh walaal waankasoo sameeyn muuqaal, hadii alle idmo
@Kaptanshaahid1
@Kaptanshaahid1 3 ай бұрын
Zxp labo wadan ma ku kala xidhan karaa Adsense iyo bangiga
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Maya hal wadan ayaa qasab ah walaal.
@Asad.hagio27120
@Asad.hagio27120 3 ай бұрын
Saxiib wan iskudayay inaan saneeyo wan sameewaye. Sorry
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Markale iskuday oo haka niyad jabin walaal.
@Haider_Mohamed.
@Haider_Mohamed. 3 ай бұрын
Somalia lama dooran karo haddana gasho hadaa Somalia joogto😂😂
@Omarroshid
@Omarroshid 3 ай бұрын
Waa 2 meel oo kala duwan, si fiican udaawo muuqaalka walaal, marna walagu ogolyahay somalia inaad doorato marna lama ogola oo kumaba jirto.
@SaadiaAli-m3d
@SaadiaAli-m3d 18 күн бұрын
Pls channelka iso poqda😢😢
@sacaadatudiin
@sacaadatudiin 3 ай бұрын
mahadsanid ustaad reused content Ayaa kudo igu Dhagan Maxaan sameeyaa Adoo raali Ah waxuu yahay xitaa waan garan waysanahay
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
Mubarak Hugur
Рет қаралды 32 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
sida lacagta loogu furto muuqaalka youtube ka
7:09
Naasirudiin Media
Рет қаралды 14 М.
30 CISHO LACAGTAAN KAGA SAMEEYAY TIKTOK | CREATIVITY PROGRAM BETA
8:44
5 Qalad oo kaa hor istaagi kari inaad lacag ka sameysid FACEBOOK
6:12
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 21 М.