QISO DHAB AH OO LAMAGAC BAXDAY HIIL AGOON
26:19
GEERIDII ABWAAN GEESI PRT 2
23:48
3 ай бұрын
AYADA DARTEED AYAAAN JACEEL UNACAY
35:13
UURKA ANIGA MALIHI AYUU IDHAHAY
28:46
QISADII JACEEL OO XANUUN BADAN
43:33
Пікірлер
@Gureeymahdi44
@Gureeymahdi44 56 минут бұрын
Team 27 ku heesta
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Сағат бұрын
TEAM KOKO ONE LIKE 👍
@user-hv7xw5iq4k
@user-hv7xw5iq4k 10 сағат бұрын
😂😂😂
@user-qn6kf8gl8r
@user-qn6kf8gl8r 21 сағат бұрын
Asc sxb qooftaan ana rabaye lambarkeeda isoodiir sxb
@IsmahaanCalicade-sj8lz
@IsmahaanCalicade-sj8lz Күн бұрын
Qadaroooow abowe jcylkii xabsiga mxaa usoo dhamaystiri weydeyy
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 Күн бұрын
Wiilka waalidkaga diiday weliba qabiil ku diiday, Wiil wanagsan reerkaga sharfay bu aha, runti Wu ku saxan yahay inu ka fogaado, walidka lahadal usheg qaladkoda hana raligeliyan oo haso dhaweeyan wiilka, ilmo aan rer Abti lahayn wiilka marabo ee rerkaga kadhamayso.
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Күн бұрын
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@BarwaqoDulux1
@BarwaqoDulux1 Күн бұрын
Ilhy ha unaxaristo sagaal
@BarwaqoDulux1
@BarwaqoDulux1 Күн бұрын
💔😭😭
@caaliyacaliaxmed2692
@caaliyacaliaxmed2692 Күн бұрын
Abaayo Iska samir kana quuso nolol cusubna samayso farxad iyo degenaanshona raadso qofna ha aaminin aan ka ahayn waalidka
@dirsletwo2721
@dirsletwo2721 Күн бұрын
Doqon weeey tan wlhi
@hamdamohamud14
@hamdamohamud14 Күн бұрын
Anigu yaabay wllo gurigiina jooga illaahayna kabarya inuu idansiiyo rag garanaya qiimahiina iyo sharaftiina, waxay nolashaan xayaatu kalabkaa oo aad raga usafraysaan Oo aad guryaha udagaysaan sidii inay idinqabaan sootii dumarka loosoosafrijiray oo lasoodoonanjiray, bilaacalayk 20:01 cagadhigta huuno shaqo aan shaqadiina ahayn baad haysaane illaahayna iskuxira🤔🤔🤭🤭🥱🥱
@user-vt4gv7ej8i
@user-vt4gv7ej8i Күн бұрын
Sory
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 Күн бұрын
Nin ree xamar waa been badan yahay maskiinta wuu soo lugooyay . Been buu u sheegay
@feysalowelnur3133
@feysalowelnur3133 Күн бұрын
Sorry 💔💔 really very hurtful 😢
@nadramoustaphe6253
@nadramoustaphe6253 2 күн бұрын
Adunyo 😂
@user-vt4gv7ej8i
@user-vt4gv7ej8i Күн бұрын
Jacel xasid mawayo😂
@munaragaad7984
@munaragaad7984 2 күн бұрын
Wankaaa qadny masuuL❤
@Ayuub-p
@Ayuub-p 2 күн бұрын
Waa ku wadanaa sister 😍 💖 ❤️
@AdamAli-zy7un
@AdamAli-zy7un 2 күн бұрын
Ani okale wll
@micraajabdulqadir7350
@micraajabdulqadir7350 2 күн бұрын
Abyo aad baa uqrux bdntahy ulaabo familkga io ilmahaaga teda kle ani fikradeyda wxy tahy marba qofku haduu kujecelyahy soobax kuma dhaheen adooo gabara waliba malintuu kudhahy inaaa soobaxdid moyee kula hadli maayo markaas kagaran lahyd inuuu kujeclayn any way adi qalad kuma lihid taaz sbbtoo ah markaa qof jecelshahy waxyaabo bdn qaldan baaa caadi uaragtaaa kolay nafsi mahungoobo abyo nafsigaaga wuuukasoo bixi dooonaaa qurux sharaf io karaamo kunoolow abyo salmo 😢😢😢😢
@aalusharif2170
@aalusharif2170 2 күн бұрын
Aabo la aanta waaa kunoolaasho xaalad adagg oo aadan qofna lakaashankarin
@hugapoi9146
@hugapoi9146 2 күн бұрын
Ax wllhi qof aabo l.aan lee dareemi karo 😢😢😢
@AfnanawaizJama
@AfnanawaizJama 2 күн бұрын
Rah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-yn3cr
@MaxamuudMaxamed-yn3cr 2 күн бұрын
Wllky qadar shariif ilahy haku sharfo
@jamalabdullahiofficial3765
@jamalabdullahiofficial3765 3 күн бұрын
Iska ilaali qaladaadka aad galee wll iyo kala fogaynta bulshada markaad leedahy ay ku hadlee lahjadda ree Somaliland halkaa iska sax Isku Af unbaad ku hadlaysaane intaklena waad Ku wacanthy ee keep going
@CaashaMaxamedisxaaq
@CaashaMaxamedisxaaq 3 күн бұрын
Allah Yaa Raxma wall😭
@FatemaAli-q4n
@FatemaAli-q4n 3 күн бұрын
Gabdhahan Koko ayeyba uegtahay
@SaamiyeCabdiraxmaan
@SaamiyeCabdiraxmaan Күн бұрын
𝒉𝒂𝒂😊
@xamiida20
@xamiida20 3 күн бұрын
Maansha Allah ❤❤❤❤❤
@MaxamedIidan
@MaxamedIidan 3 күн бұрын
Waan kaaqadnay wllo
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 4 күн бұрын
Asc walalky khadar sharif wan ku sodhawnana hadi ad no imado ❤❤
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 4 күн бұрын
Doqo sanida ninku wax uu ku mooday qof isla wareegto oo ah ninku wuxu jecelyaha naag dhawr soon ma nabada qabtaa uun mar hadii uu guri ku geeyey oo uu Marku rabo ku kaxaysto ilama eegiid naag nabad qabta
@NasroIsmail-sf3zw
@NasroIsmail-sf3zw 3 күн бұрын
Wllo qofka laiskama xugmiya
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 3 күн бұрын
@@NasroIsmail-sf3zw waa runtaa lakiin wll waxan ka yaabay inay tidhi ninbaa igu yidhi anigu ma aminkaree adigu kalay see caruurtaydii ito walidkay baan uga yimi hada gurigii eedo man joogin ee isaga guri igeyey inana qabo caruurteeda waa lagu caayay ilay waynu naqana reer burco
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 4 күн бұрын
Wanka qaadanay
@aalusharif2170
@aalusharif2170 4 күн бұрын
Well came back my blood 🩸 khadar sharif 😢
@KaafiyosicidmaxamadKaafiyo
@KaafiyosicidmaxamadKaafiyo 4 күн бұрын
Mrbaa hdii jclyhy in u diiida la qaaty xqqdi😢
@KaafiyosicidmaxamadKaafiyo
@KaafiyosicidmaxamadKaafiyo 4 күн бұрын
Mrbaa hdii jclyhy in u diiida la qaaty xqqdi😢
@FadumoJimcale-l7t
@FadumoJimcale-l7t 4 күн бұрын
Samar alalahaka siyo
@FadumoJimcale-l7t
@FadumoJimcale-l7t 4 күн бұрын
Samar alalahaka siyo
@CaashaMaxamedisxaaq
@CaashaMaxamedisxaaq 5 күн бұрын
Ax Rabow unaxriis😭😭😭
@user-qr8sy5ql4v
@user-qr8sy5ql4v 6 күн бұрын
❤❤
@Mahamadabdiali
@Mahamadabdiali 7 күн бұрын
😭😭😭😭
@SamsunMe
@SamsunMe 10 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@MumtaazMaxamed-d5g
@MumtaazMaxamed-d5g 11 күн бұрын
😢😢😭😭😭ilahayow inta is jecel unaxsriiso
@robkacade156
@robkacade156 11 күн бұрын
Sorry sxb😢
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 11 күн бұрын
Marka miyaad tagnayd markada kelidada ubixinayso 😂😂😂😂😂😂
@suhaylaaliabdi8346
@suhaylaaliabdi8346 11 күн бұрын
waxa ka xanuun badan malahan marka geeri kaa fogayso qofkaagi Hadana alxamdulillah geeridu waa xaq alle janada haku kulmiyo labakasta oo aduunka isugu jeclaa lkn mawtku kala qariyay insha allah kulan ka qurux badan kii aduunka aragti ka qurux badan aragtidii aduunka malmahaas aan ka dambaynana samirka io in aan uducaynaa inoo balana insha allah 💔😢 geriyeey fogeyaay xejiyay xabalaay 😭😭😭
@NasteexoMaxamad-xq7gr
@NasteexoMaxamad-xq7gr 12 күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto walaalkay abwaan geysi
@XasanMaxamed-p7n
@XasanMaxamed-p7n 13 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@sahraj3885
@sahraj3885 14 күн бұрын
😭😭😭😭 Allah how naxariisto Jannatul Firdowsa Allah ha geeyo Walaalkiin Samir iyo Iiman Saadiqa Allah heydinka siiyo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@Mahamadabdiali
@Mahamadabdiali 14 күн бұрын
😭😭😭😭😭
@UmusalmaA
@UmusalmaA 16 күн бұрын
Rabi ha unaxriisto