GEERIDII ABWAAN GEESI SIDA EY NOOSAAMEYSAY ANIGA IYO WALL HAMZZA

  Рет қаралды 57,889

QADAR SHARIF

QADAR SHARIF

4 ай бұрын

Пікірлер: 451
@umuzana
@umuzana 4 ай бұрын
Allaah ha U naxariisto 😭 wlhi qof qali ah ayuu ahaa fadhigiisa janatul fardowsa Allah ha Ka yeelo aamiin yaa rabbi 🤲
@dhiindhiinstore
@dhiindhiinstore 4 ай бұрын
Qadar shariif waa qof qalbi wanagsan intaa ka aQAAN ALLAH HA KU XIFDIYO ABAWE
@FarahAkshey-x5f
@FarahAkshey-x5f Ай бұрын
Abwan geesey wuxuu ahaa Marti Allah unaxaristo wlhi wuxuu ahaa qof wanagsan Allah ayaa aduunka kawaday
@Amalyasin
@Amalyasin 3 ай бұрын
Ilahow unaxariiso abwaan Geesi Amiin Amiin. Inadeer Xamze Allaha samir iyo imaan kaa siiyo aboowe 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-wp4om3zl4v
@user-wp4om3zl4v 4 ай бұрын
Ax ax wallhi qalbigaa ixanuunay, wll alle ha unaxariisto abwaan geesi. Wallhi geeridiisu waxay iitaabatay. Sidii qofaan aqaan. Wllkiina alle qalbiga haw qaboojo. Geesina alle qabriga haw waasiciyo. Aamiin
@NajmaNooc8
@NajmaNooc8 Ай бұрын
ilahayaw unaxariisa wllkyna abwaan geesi qabrigiisa uwaasici❤❤❤❤Aamiin Aamiin Aamiin
@user-cu2in9ic7p
@user-cu2in9ic7p Ай бұрын
Ilahay haw naxaristo wlalken abwaan geesi sidan u Jeclayn allah haw jeclaado 😢🤲 Maalinkas wan xasuusta wlhi inabtigayba ku dhaawacmay 😢
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Ай бұрын
😢waxaa mooda inaa hada agtaanahay saan u ooyaayo walahi ilinta iga socota 😢😢😢 Alahayoow u naxariisto janaatul ferdowza alah ha geeyo 😭🤲
@lbbashirofficial989
@lbbashirofficial989 4 ай бұрын
Waligey ano qiso laga shekeynayo ooyin iga imaan baa qisadan illin Waliba qalbiyan iga imaate ilahow unaxariso abwaan geesi walaalkis hamze shacirna ilahow garab unqo wa qof walal jecel amin ya rabbi
@maymunabdiraxman9661
@maymunabdiraxman9661 4 ай бұрын
ala qalpiga 😢😢😢illhaw unaxariisto abwaan geesi sidii an uwada jeclayn illhaw ujeclaw adna🤲🤲🤲
@user-fm9ro9cq4q
@user-fm9ro9cq4q 4 ай бұрын
Ameen ya Allah 😢😢😢😢
@XadaariCasayr-rp5xl
@XadaariCasayr-rp5xl 4 ай бұрын
Allah haku naxariisto wll Abwaan GEESI ninku dadku jecelyhiin ayuu ahaa
@IfraaxIfraaxabdullahi
@IfraaxIfraaxabdullahi 4 ай бұрын
Abwaan geesi ilaahay ah u naxariisto abiti mcn wlhi quxuu ahaa abtigay 2 labaad abti waxaan kuu baryaa ilaahay inuu kuu naxariisto abti mcn adnah ilaahay ah naga siiyo samir iyo ii maan abti mcn 😭 🤲🤲aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲😭😭😭😭😭
@zakariaissack1064
@zakariaissack1064 4 ай бұрын
😢😢😢waa malin soon ah oo marayo 29 Allah wax an ubarya inu janatul firdosoo geyo wallkey abawan gesi🤲🤲🤲
@user-fm9ro9cq4q
@user-fm9ro9cq4q 4 ай бұрын
Ameen ya Allah 😢😢😢😢
@ShukricumarMahamed
@ShukricumarMahamed 3 ай бұрын
Aaamiin aamiin
@nasrayasin1378
@nasrayasin1378 4 ай бұрын
Allow ku naxariiso kitaabka gcnta midig hlaga siiyo 😢
@ZakariyeBile-cw3hg
@ZakariyeBile-cw3hg 4 ай бұрын
allaha unaxariisto abwaan geesi geeridii ugu xanuunka badnayd ee social media ahayd wllhi ❤😢
@hadyayaska8351
@hadyayaska8351 4 ай бұрын
Ilhy ha unaxaristo qabrigna ha uwasiciyo SU aashna ha ufududeeyo Amiiin yarabi
@JacfarAxmed-kv4qb
@JacfarAxmed-kv4qb 4 ай бұрын
ilahay Abwaanka ha unaxaristo Samir io imana hanaga Siiyo🤲🤲🤲
@fatimaabdiqadir
@fatimaabdiqadir 4 ай бұрын
Ilahow wllky abwan geesi unaxariiso qabrigiisa unuuri janoyikagana kugu cusum ilahow sidii aduunka looga jecla akhirana looga jeclada🤲🤲
@user-tx9de8qe7x
@user-tx9de8qe7x 4 ай бұрын
Alaha unaxariisto abwaan geesi nin qalbi wanaagsan ayuu ahaa
@IfraaxIfraaxabdullahi
@IfraaxIfraaxabdullahi 4 ай бұрын
Alaahay ah u naxariisto abiti abwaan geesi ilaahay ah idin ka siiyo samir iyo ii maan abti mcn walaahi aniga wuxuu ahaa abtigay 2 baad walaahi waan ka naxay markaan maqlay abiti mcn ilaahay baan kuu baryayaa inaa ilaahay ah kuu naxaeiisto 😭😭 abti mcn adnah ilaahay samir iyo ii maan ah kaa siiyo aamiin yaa rabi 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@farduusyarey2025
@farduusyarey2025 4 ай бұрын
Ax ax ax abti geesi waxad ahayd qof nagu qali rabi ha kuu naxariisto abti cwo waa bil ramadan ramadanka fadligiisa qabriga allh ha kuu wasiciyo malinta dhimatay aya nolosha mugdi ka darenay😢
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 3 ай бұрын
Alha u naxariisto wlhi qof aan aqoon oo aan sidaa uga naxay wlhi maan arag way itabataa geerisiida marka magaciisa maqlo 😢
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 4 ай бұрын
Alla hawnaxriiisto walalky abwaan geesi 🤲🤲
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 4 ай бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaanka , nin aan ku xidhnaa OO qosol badan buu ahaan, Illahay baa inaga jeclaadee duco raaciyey.
@nashsomalian1658
@nashsomalian1658 3 ай бұрын
Allow unaxriso
@xamdagaap0579
@xamdagaap0579 4 ай бұрын
Rabi naxaristii jano haka waraabiyo wll geesi😢😢🤲🤲🤲
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir 4 ай бұрын
Qadar shariif iyo abwnka xay isku yihiin❤ allow u naxriisto ilin baa isoo dhafty😢😢
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n 4 ай бұрын
Saaxiibkiis by ahaaa
@asmacabdulqaadir
@asmacabdulqaadir 4 ай бұрын
​@@user-qp1mx3sz6n m.a sxb jira❤😢
@mohamudahmedmohamed787
@mohamudahmedmohamed787 4 ай бұрын
May Allah grant him janatul fardows❤😢😢
@SeynabcumarJaamac-gq2md
@SeynabcumarJaamac-gq2md 4 ай бұрын
Allow unaxariiso wllkeen abwaan geesi hoygiisa janada ka dhig waa bil ramadaan runtii waxa uu ahaa qof aan ugu jeclaa team bulo iyo alllow janada geee😢
@namelos2963
@namelos2963 4 ай бұрын
Codkii abwandern geesi😢alow u naxariiso😢
@nashsomalian1658
@nashsomalian1658 3 ай бұрын
Allow Unaxriso Abwaanka iyo intii Muslima
@MohamedYare-el6bj
@MohamedYare-el6bj 4 ай бұрын
Allah unaxaristo abwaan geesi 😢
@AasiyomaxamedCali-yv4iw
@AasiyomaxamedCali-yv4iw 4 ай бұрын
Allh unaxriisto Abwaan geesi 😢
@samirahassan3392
@samirahassan3392 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto jannatul fardawso alle ha geeyo abwaan geesi run ahaantii ma ahayn geeri la ilaawi karo iilahy jannatul fardawso ha ugu bishaareeyo
@BurhaanNuur
@BurhaanNuur 4 ай бұрын
Ilhy janatul fardawsa haku casuumo wllken abwan geesi😢😢😢😢
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 4 ай бұрын
Allehaw naxristo fadhigisana janofardawsa hakayelo abwan geesi 😢😭🤲🤲🤲🤲🤲
@meymunbashir9020
@meymunbashir9020 Ай бұрын
Allow unaxariso ilinti ba iga dhamatay 😢
@NiciimaSalaad
@NiciimaSalaad 4 ай бұрын
Mu jirin qof Anka jecla abwaan geesi alla hayow u naxariso adaa wayn ee 😢
@user-rm3rz3dl8e
@user-rm3rz3dl8e 4 ай бұрын
Ilahy ha u naxaristo walalken iyo dhaman walahen ani xitaa walalkay baa iga dhintay ialhy ha u naxaristo walalahen amiin yarabi ❤
@husseinmohamud4625
@husseinmohamud4625 4 ай бұрын
Allaha uraxmado wll Abwaan Geesi 😢😢 Xamse nin adag batahay sxp horey usoco
@sacdiamandela1382
@sacdiamandela1382 4 ай бұрын
Malintii abwan gesi geriyoodey wllh ma iloobo 29/11/2022 malinta Laba geri midba mid iga naxdin badneyd isoo gartey😭🥺Ader iyo Bowe Allaha idin naxrizto 😢
@MaryanSheekhxuseen
@MaryanSheekhxuseen 3 ай бұрын
Walaahi waat iga oysiiseen allh ha unaxariisto abwaan geesi
@user-li4rt1xn6p
@user-li4rt1xn6p 4 ай бұрын
Alle hunaxriisto jano hawarabiyo abaane geesi😭😭😭🤲
@Nimcodeganita
@Nimcodeganita 4 ай бұрын
Khadar waa wiil naxariisbadan oo qalbijilcan allha u naxariisto wllkeen geesi Wllo
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 4 ай бұрын
Ilahay hawnaxaristo qabriga haw wasiciyo aamiin
@ikraancqaadir1189
@ikraancqaadir1189 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto walaalkeen abwaan geesi runtii soomaali oo dhan baa jeclayd sidan u jeclayn si ka wey Allaha u jeclaado🤲🏼🤲🏼❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto, janatul fardowsa Aclaa Allaha ugu bishaareeyo bi idni Allah kariim.
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 3 ай бұрын
Hamze shaacir geezi geezi dhalay allaha kaa dhowro kuwa dilayasha. Ilahey ma dilo qofka aan tiisa galin. Abwaan geesi allaha u naxariisto walalkeyn qof aad loo jaceylaa buu ahaa u duceeya abwaan geesi allaha jannada fadowso ka waraabiyo Amiin 2024.
@CafiifoXagaafe-qx4lk
@CafiifoXagaafe-qx4lk 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢wlhi wey itaaabatey geeridaaa abwe iska samir geeesi soomal dhan buu kadhintey Lkn waaa dareeemikaraaa si gaaaarey kuutahey adiga ilaahey bwe qalbiga hakuu qaboojiyo Uducee mar kasta 😢😢😢
@marwaanmarwo-qf1cm
@marwaanmarwo-qf1cm 4 ай бұрын
SHABAB AYAA IDIN UGAADH SANAYEY ALLAAH HA IDIIN KALA FHEEREEYO NAXDINTA GEEESINA JANATUL FARDOWSA ALLAAH HAGEEYO WAA BILRABADAANE AAMIIN🌺🌺🌺🌸🌻🌻🌸🌸🌸🌻🌹💐
@drsmunaabdullahi7549
@drsmunaabdullahi7549 4 ай бұрын
Allha unaxariisto janada allha kawarbiiyo marti lajeaciilyhy allha kadhiigo 😢😢😢
@najmociise5887
@najmociise5887 4 ай бұрын
Allaha u naxaristo walalken abwaan geesey wan ka wada naxnay geeridisii wuu u cod ekyahay mala dhalayay tolow
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 4 ай бұрын
haa
@Caashocuud123
@Caashocuud123 4 ай бұрын
Haaa
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 4 ай бұрын
ILAHAY haunaxaristo Abwaan geesi janada ilaahy hageeyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Allah macaka.
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 ай бұрын
Ax qadar sori iyo walkeyga mcn allh qalbiga hiniin qaboojiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-zm7uj2pi4v
@user-zm7uj2pi4v 4 ай бұрын
Allah how naxariisto abwaan geesi 😢🤲
@HiboMaxamedcali-bf1dn
@HiboMaxamedcali-bf1dn 4 ай бұрын
Allh ha unaxariisto walkeygaa abwaan geeysay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 4 ай бұрын
Axxxx walalkey abwan gesey allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi waa u ducneyna
@khadijocumar2267
@khadijocumar2267 4 ай бұрын
Allah u naxariisto😢😢😢🤲🤲🤲abwaan geesi🥺
@qaalicabdinaasirofficial7743
@qaalicabdinaasirofficial7743 4 ай бұрын
Illahay ha unaxariisto jana firdowsa haka waraabiyo qabrigana ha unuuriyo
@Cabdinurcabdilahi
@Cabdinurcabdilahi 4 ай бұрын
Wlhy waan kanaxay geeridiisii abwaan geesi markii lay sheegay markaan xasuustana wan kamurugoodaa alle hakuu naxariisto abwaan😢
@habikhadar8410
@habikhadar8410 3 ай бұрын
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo abwaan geesi sida aynu ujeclayn alle ha unaxariisto
@CarfoonMaxamed-zy6yh
@CarfoonMaxamed-zy6yh 4 ай бұрын
ilahay ha unaxaristo abwan geesi 🤲🤲🤲
@JabriilMaxamed-q6m
@JabriilMaxamed-q6m Ай бұрын
Soorayay wll naxriisjano alahsiyo😢😢😢
@cabaas4abtidon49
@cabaas4abtidon49 Ай бұрын
Allh unaxaristo
@faadimacabdulaahi514
@faadimacabdulaahi514 3 ай бұрын
Alla ha unaxariito wll sabir iyo inaan alla hakasiyo
@user-ke8lk9ve1k
@user-ke8lk9ve1k 4 ай бұрын
Allah uu naxaristo
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 4 ай бұрын
Ax ax 😢😢😢 Allah unaxariisto samir iyo imaan dhaman wll.😢😢😢😢
@queenneyruush
@queenneyruush 4 ай бұрын
Ilhow u naxariiso abwaan geesi😭🤲
@Saamiya802
@Saamiya802 4 ай бұрын
Allah walaalkeen abwaan geesi iyo inta muslim ah ee dhimatay aamin aamin aamin aamin aamin
@user-el2cr6nb9i
@user-el2cr6nb9i 3 ай бұрын
Walahi waad iga oohisiisaye 😭😭😭😭😭
@SabirinSubeer
@SabirinSubeer 4 ай бұрын
Allh unaxaristo wllky abwaan geesi
@AsmaYuusuf-lq8yp
@AsmaYuusuf-lq8yp 4 ай бұрын
Wllkey qalbiga ixanuuney wlhi allah ha unaxariisto Qof wngsan aan tagero ahaa wllhi anon aqoon ulahyn ayan ka ilmeya uurka ka jecelahy allah jano haku casuumo
@DhinbiloQayliye
@DhinbiloQayliye 4 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto wll Abwan geesi 😢
@aminajama7649
@aminajama7649 3 ай бұрын
Ilahay hu unaxariisto abwaan geesi Amiin🤲
@amiiraabdallha5295
@amiiraabdallha5295 4 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@abdallabilow6389
@abdallabilow6389 4 ай бұрын
Allow unaxariiso Abwaan Geesi waa bil ramadaane.
@xandikayse4550
@xandikayse4550 4 ай бұрын
Ale ha u naxariisto wll abwaan geesi janadul fardowsa ale haku casuumo
@hananhasan8531
@hananhasan8531 4 ай бұрын
Illhy subxantacaalah qabriga uwaasiciyo abwaan geesi jannatul firdowsa allah ha ugu bishaareeyo qabrigana alle ha unuuriyo
@Hodan9099
@Hodan9099 4 ай бұрын
Ax wll rabi ha unaxariiso abwaan geesi 😢😢Adiyo waalidkana samir ha idinka siiyo
@Tazniim888
@Tazniim888 Ай бұрын
alle haku naxariisto qabriga alle haku waasiciyo wllkeen cumar
@Roda-Ahmed8ie9h
@Roda-Ahmed8ie9h 4 ай бұрын
Allla u naxariisto abwan geesi ilaahay ha u naxariisto
@ibrahinhassan
@ibrahinhassan 4 ай бұрын
Ilaahy ha unaxariisto abwan geesi😢
@Tixsame12
@Tixsame12 4 ай бұрын
Illaahy how naxariisto wllken abwan geesi
@dhiindhiinstore
@dhiindhiinstore 4 ай бұрын
Allah unaxaristo walalkay abwaan geesi
@MustafeFaarax-jb4vy
@MustafeFaarax-jb4vy 4 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto walaalkeen abwaan gesay 😢 Naxariistii jano alle haka waraabiyo .
@mideeyeofficialmo1369
@mideeyeofficialmo1369 4 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@abdirahmanmohamednasir9001
@abdirahmanmohamednasir9001 3 ай бұрын
Anigoo daaf qaba hdana ilinta iga qubatay barkintey buuxisay 😢😢😢😢😢😢ilhayow abwaan geesi unaxariso waaa maliin eid ahee yaaa rabi
@nimconalka7551
@nimconalka7551 4 ай бұрын
Illaahay haunaxariiso wllgeesi geeri xanuun badanbay ahay
@husseinmohamed5363
@husseinmohamed5363 4 ай бұрын
Allah ha Ku naxaristo
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 ай бұрын
Illhy ha unaxariisto abwan geesi
@user-tx6cm6kl5q
@user-tx6cm6kl5q 4 ай бұрын
Alla ha u naxaristo walaalkeen abwaan geesi
@user-fr1uo7eb6y
@user-fr1uo7eb6y 4 ай бұрын
Wll ale hawnaxariisto wllkeen abwaangeesi
@AsadDiaby
@AsadDiaby 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto walaalkey Cumar 😢
@nasramed6308
@nasramed6308 4 ай бұрын
Allaha u naxaristo qabriga allaha unuriyo Amin ya Rabi
@user-hu5sy5kc9j
@user-hu5sy5kc9j 2 ай бұрын
Ilahayow unaxariso 😭😭 wllken abwan geesi qbrikna ha uwasiciyo
@user-qp3bf4zn4m
@user-qp3bf4zn4m 3 ай бұрын
Ax wllhy wn ilmeyay ax yaa rabii unaxariizo
@FarhiyaHussein-ks3yl
@FarhiyaHussein-ks3yl 4 ай бұрын
Allha u naxaristo Yaarabi😢😢😢😢
@user-yk3jo5bk9l
@user-yk3jo5bk9l 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto abwaan geesi geri aad uxanuun badan ayy ahayd wllhi😢
@xaffsodagan
@xaffsodagan 4 ай бұрын
Ax alow u naxariso wllkey abwaan geesi
@hassanahmedburo131
@hassanahmedburo131 4 ай бұрын
Allah haunaxaristow abwan gese
GEERIDII ABWAAN GEESI PRT 2
23:48
QADAR SHARIF
Рет қаралды 23 М.
WAXAAN NOQDAY QOF XUN  IYADUNA WEY ICAFISAY
35:33
QADAR SHARIF
Рет қаралды 118 М.
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 8 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 197 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
QAYS QAYSER OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
26:40
Dhambaal Digital
Рет қаралды 75 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
HANI IYO NINKEEDA WAA KULANSIIYAY HESHIIS IYO XANAAQ
36:30
Ridhwan Issack
Рет қаралды 246 М.
QISO DHAB AH OO NOOLASHEYDA DHIBAATEYSAY
31:17
QADAR SHARIF
Рет қаралды 7 М.
Енот Тема накопал червей и принёс Лене 😨🪱
0:59
Тот самый енот Тёма
Рет қаралды 1,8 МЛН
За девочкой гонится бандит😳
1:00
Trailer Film
Рет қаралды 3,9 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
0:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН
#cat #shorts Rescue Adorable Kittens
0:50
Shohel Is Back
Рет қаралды 29 МЛН