Xaalku ma halkaas buu gaaray!!
5:03
Пікірлер
@AhmedMaxamed-yz9hm
@AhmedMaxamed-yz9hm 13 күн бұрын
𝐊𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐭𝐚𝐥𝐲𝐚𝐚𝐢 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐱𝐚𝐠𝐞 𝐤𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐢𝐬𝐞 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐭𝐚𝐥𝐲𝐚𝐚𝐧𝐢
@user-ml1we9zv2k
@user-ml1we9zv2k Ай бұрын
horta wllo markaan adiga kuu keenay calan maad lahayn lkn hada anigu calan ayaan samaytay umana baahini ka boloogaa ee sheegayso
@ikranmohamed964
@ikranmohamed964 Ай бұрын
Hada ma nin bad wadankiisa iyo qadiyadiisa inu raaco ku haysata caqli yaridaada
@user-qi5lk7db8k
@user-qi5lk7db8k Ай бұрын
😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😡😡😡😡😡😡😡😡😭😭😭😭😭😫😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺
@hodanishchannel9927
@hodanishchannel9927 Ай бұрын
Horay u soco wll
@zamzamqalif
@zamzamqalif Ай бұрын
Guuleyso abowe ❤️🫶
@MaryamomohamedMahamuud
@MaryamomohamedMahamuud Ай бұрын
That is fact
@zamzamqalif
@zamzamqalif Ай бұрын
Guuleyso abowe 🎉❤
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 Ай бұрын
Irir muxuu yahay magacaaba xun e eleyn daarood waa dhalashee kan sheega eleyn hawey iyo midgaan waa ilmo gargaarte e
@MahamudDiite
@MahamudDiite Ай бұрын
Xaqiiq
@IbrahimxusenCali
@IbrahimxusenCali Ай бұрын
dawashada docometiga
@cabdiraxmaansuliman8994
@cabdiraxmaansuliman8994 Ай бұрын
wax yaabah wuu gumaystuhu u hergalayey wax kamida ka lagooyinta umada soomaaliyeed isagoo wu adeeg sanayo duulaan miskaxeed iyo dad aan diirka iyo af-kaba iskagamid nahay (siyaasiyiinta-SOOMALILYEED) hadaba aan qudubka somaliland aan qaadaa -dhignu 1.somaliland nimadu waa edheye cadowgu soomaliyeed wuu ku soo daba gambanayo oo uamada soomaliyeed la gu burburinayo 2.siyaasiyiintu soomaliyeed meel kasta ay joogan intooda badan wax wuu gumaystuhu ay ka soo meersadeen ayaa un bay ku hadaaqayaan waxaana ka mida qadiyad ku sheega somaliland oo bulshada soomaliyeed la gu kala-teedayo 3.waxyaabaha arinKaaN dhabnimadiisa banaanka soo dhigay waxaa ka midaa dagaalkii laascaanood oo looma xeerin laascaanood in ay somaliland ka tirsantahay aringiiba waxa wuu isuragay daarod iska dhiciya 4. qof kaste oo ku baaqaya qadiyd ku sheegaa(somliland).waa toori gumaystaha wuu ku dooxayo dhuunta bulshada soomaaliyeed ama ha ogaado ama yuu san ogaanab
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud Ай бұрын
Sxb reer galbedku way cadaysten inay musliminta dagal diimeed kula jiran waliba waa hore ayay ahayd buush kolki u ghanistan ku dulayay ayu dhahay kurusederis ayan ku jirna ama dagalki macatab layda e calamka iska ay kuso qadi jiren xiligi salaxudin sido kale qar kamida madaxda galbeedku bilowgi dagalka qasa waxay dhehen waa dagal diimeed balse ku hogamiya islamku wayka si xuun yihin kuwa hogamiya galbeedka
@AishaAbdalla-d7k
@AishaAbdalla-d7k Ай бұрын
Masaxdada alle haku barakeyo prother ❤
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade Ай бұрын
كلامك صحيح لا تسي اغادين
@axmadeyhilowle4186
@axmadeyhilowle4186 Ай бұрын
Qabyaaladda Maanta Meel Xun Ayey Geysay Somalida Allaha Naga Badbaadsho
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 2 ай бұрын
Kooxda ugu weyn e siyasada dunida qaybaysay 1945kii wixi kadanabeyay waa maasoniyada dhaman dhibatoyinka dunida kajiirana luug ayay ku leyihin marka.laga reebo kuwa dabiciga
@user-ye6ry9zc8m
@user-ye6ry9zc8m 2 ай бұрын
Somaliland hanoqoto waddan inla midoobo kumaxidhno taas
@DeeqoCqaadir-oe2ro
@DeeqoCqaadir-oe2ro 2 ай бұрын
Wmc❤
@MudanShow
@MudanShow 2 ай бұрын
Wad sheekaynaysaa😂😂😂😂
@mohamedqanivlogs5872
@mohamedqanivlogs5872 Ай бұрын
Ilahay ha fahansiyo 😂😂
@MudanShow
@MudanShow 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 2 ай бұрын
Waaryee ka fuq ninka fikirka lama lihide marka horeba waad lasicotay hadh hadaa doonto kuuma baahnee 😂😂😂
@kaaha1233
@kaaha1233 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Wakhtigan imika Itoobbiyi awood ma leh dagaalo ayaa ka wada socda gobol walibana wuu goosanayaa . Israel na awooddoodi kolba way soo yaraanaysaa . Reer galbeed na way burbureen ba oo maalin ba dalka afrika ka mid ah baa lagu bahdilaa imika galbeed ka afrika waa laga wada saaray. Soomaali ninkii qabso is dhihina isagaa waalan . Nin guumaystihii ingiriiska u shaqayn jiray ayaa yidhi" Soomaalida markii aannu dhulkooda ugu nimi dastuur iyo waxaa iskumay xukumi jirin khasab na iskumay xukumi jirin ee is afgaradbay isku xukumi jireen waayo waa dad kulul oo hadday khasab isku xukuma is dhahaan way is laynayaan intii aannu soomaalida guumaysanaynayna maalin walba way nala dagaalamayeen halka dalalka kaleennu guumaysanay aanay nala dagaalamayn". Itoobbiyana waa ay burburaysaa waayo waa boqolaal kun oo qoomiyadood oo aan luuqad midaysa lahayn , diin midaysa lahayn, dhaqan mideeya lahayn, waddaninimo midaysa lahayn oo xitaa qaarkood luuqadda official ka ah ee amxaariga aqoonin.
@amiinali2228
@amiinali2228 2 ай бұрын
Lkn Hal youtuber oo qadaadwayn ahi mataageero gooni isutaaga somaliland
@amiinali2228
@amiinali2228 2 ай бұрын
Xataa haduu somaliwayn noqdo halqof oo caloshii ushaqayste ah wax Maka bedelikaraan hhhh
@ahmednuur10
@ahmednuur10 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 2 ай бұрын
Eedo uma baanin calan waayo waanu haysanaa calan wuxuu utagan yahay iyo macnihiisaba aanu garanayn diracyaroo markii horaba ingiris calankiisii noogu badaley oon cirkuu ugyahay mooyee macno kalo lahayn Naguma khasbi kartid adoo qddweyn amaba faqash ah nin kani runtuu idiin sheegay waxaanu idin yidhi saani idin kayeelay nagayeela oo Aqoonsigayaga nasiiya oo naga fuqa Ee idin muu odhan noo ogalaada inaad naxunkuntaan wax fahan waligiiba ma aamin sanayn wax mid nimo Layidhaahdo isagaaba afkiisa kasheegaya habeen abuuran wiilkayaga beenawaas yahow
@P48a
@P48a 2 ай бұрын
Laba lama qancinkaro Maan gaab iyo doqon meel kudheg leh Mxn uga socdaa Somaliland iyo somaliya Midnimadoodu calan lawada yeesho ku noqon mayso midnimo Takale,kala baro caadifada iyo qadiyada Marka aad leeday markii badan lagu dhawaaqay dadku waa ay dideen waa run inta badan Lkn nina kama tanaasulo mawqifkisa daleen Bulshadu waabmid oo wax inta badan dhex yaala majirto balse Nidaam dawli ah baa jira Baro mana rabno somaliya Kaayaga wayn iyo midkayaga yarba Ciyaalka aan tarikhda hayn WAn u cudur daaRayaa ee soo kora fikir Haan
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 2 ай бұрын
Midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed waa muqadas cid kala jari karto ma jirto hargesia iyo burco waa somalia cidii somalino diida hargesia iyo burco ha ka guuraan ee dhulka ma guuro ee dadka ayaa guuro macsalama
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 2 ай бұрын
Waa runtaa sxp
@user-rc1lg4oe2b
@user-rc1lg4oe2b 2 ай бұрын
Hooydaa iyo somaliab waza soomlai ma hooydaa baa ziizye burco iyo hrgyse😂
@ikranmohamed964
@ikranmohamed964 Ай бұрын
Hargaysa iyo burco ma hooyada ba leh markad ledahay ha laga guuro. Qoobadaada ayad ka faloon karta ta labad Somaliland wa 6 gobol 4 gobol iyo 1/2 gobol aya isaaq qabiilka la dheha ku salaysan yahay marka burco iyo hargaysa ayun ba afka laga baray ee Kala baro dadka Aad ka hadlayso. Somali nimada waxa la sheego na anaga samaynay hadana ka fogaanay marka aragnay inay munafaqad uun tahay. Somalia idinka ah ee ku ekada oo wax u qabsada Somaliland na anaga leh oo u tashanay
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 ай бұрын
Reer Koonfurku waxa ay kala saari la' yihiin dhaliisha nidaamka markaa jira iyo tan wadanka. Waa xanuun wada haya dhammaan inta aan arkay ee reer Koonfur ah. Annaga meelna taariikhdayada kagama jirto wax gobolo Waqooyi la idhaahda, marka laga tago 30 kii sanno ee aanu dawladdayada ku luminay Xamar.
@Ksuhayb77
@Ksuhayb77 2 ай бұрын
Tag dameeryahay
@nasiyakalid7932
@nasiyakalid7932 2 ай бұрын
Horta maranba aadan somaliland jirtaanke muu shaki lagalin ee wax jirtaya inuu sisayada uu dhaliliya ee hadii qof sisayadada ka soo hore jeeda maha ino somali wayen uu rabo wax jire somalilander badan uuu sisayada muusa ka soo hore jeed uu Somalilandnimo laga taban kuwa baa ka midayhe
@ajilkacaseh8280
@ajilkacaseh8280 2 ай бұрын
aadan iyo meesha uu kasooo jeedo ba way ka midaysan yihiin qadiyada somaliland hdii uu madaxdiisa dhaliilo taa micnaheedu maaha inuu somalia rabo somalia anagaa awelba keenay hdana markii laysku fahmi waayey wxii la rabay the only way furani waa in lagu kala noqdo mana hysid heshiis aan ku midownay oo sharci ahaan aad igu cidhi karto
@AbdulfettahHussein-xk8hp
@AbdulfettahHussein-xk8hp 2 ай бұрын
Gobolada waqooye 5 beelood ayaa dagta shantuba waxay is ku raaceen soomaali weyn lkn waxaa beedhay isaaq bal sadaxda magaalo ee aad ka dagtaan soomaalia waxaan u maleen in aan idin ka baro kicin doono gabigiinaba war jooga waan idin ka kari weynay hadii aynu nahay ssc khaatumo
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 2 ай бұрын
Somaliland waa Lix gobol maroodi jeex iyo togdheer sanaag iyo sool iyo saahil iyo awdal awdal mooyee intalaba majoorayti ayay katahay hooyadaa wasee maxaad barakin kartaa Laba tuulo ayaad kadagtaa somalilane waa buuhoodle iyo Laascanoode dhidhiibso hooyada iyo somaliaba anaga wasnee
@AbdulfettahHussein-xk8hp
@AbdulfettahHussein-xk8hp 2 ай бұрын
@@MujtaanMohamet anigu waa sool iyo sanaag , adna lo, jidhe waa waqooyi galbeed iyo togdheer oo lagula dago , waxan kale ee aad turuurixineyso ee aad gobolo ku sheegtay hooyadaa baa ku gu seexiso baan u maleen . Googlaha xataa ma garanaayo Aan ku baree soomaaliya waa 18 gobol marka aad furanayso facebook 18 gobol ayaad uun kadooran kartaa gobalka aad ku nooshahay wax kale no baan ku nidhi . Mida kale mar baan jaanis idin siinay annaga oo awoodno from gooje cade to xabashi salkeed idinka ridi karno ayaan is ka kiin dhaafnay firxadkiina
@MubaaRik1
@MubaaRik1 2 ай бұрын
​@@AbdulfettahHussein-xk8hpsool,sanaag,togdheer,gebiley,maroodijeex intaba anaa wan dagaa waxanay ukala baxaan wax an sibuuxda uleyahy iyo wax an majority ka ahay sscda ad shegaysid bal lascanod mamul haku noqoto ta labaad barakicin bad ka dhawajisey hal sanno kahor maanta oo kalena qaramada midoobey horteedaad dacwadeyda lataagneyd o dhulkaga ankugu gumeysan jirey in laiga ka kiciyad ku andaconaysay markaa nin shalay aad magaladada kabaryaysay mad manta u hanjabaysa. Aduun buhodle iyo lasanod ado kadagan oo xafada actober ee burco kawayn thy dhul haigu fanin😂
@suldaan6712
@suldaan6712 2 ай бұрын
Nio horta midnimadan soomaaliyeed aad sheegtan ma koonfur iyo waqooyi oo qudha ayaa soomaali ah miyaad leedihiin? 61 waxa aynu isku raacnay in aanu raadino soomaali xornimadeeda si ay wax u wada yeeshan dagaalkii 77 markii aynu kuso jabnay idinka balankii ka baxay oo wixiina reer hebel ka dhigay ee imika maxaad ku doodaysan ma soomaaliland ha dunto ayaad leedihiin ileen waad ogtahay oo soomaali maanta qolo walba gaarkeeda ayay daaqaysaaye...warkiina caddaysta..!!
@Raas87
@Raas87 2 ай бұрын
May walaal sidaa maaha. Aigu horta dowlad maahi, dowladina gacanta kuma jirto ee aan u wada hadalno sidii laba qof oo soomaali ah waaqicanna ku sugan xaqiiqadana yaynaan iska indha tirin. Maanta waad ogtahay waxa ay soomaali dunida ka tahay calanka ay doonto haku hoos noolaato'e. Adigaagaan ila hadlaya waxaa lagaaga fadhiyaa xal ummadan aad ku abtirsato waa soomaalida'e meel u bixiya. Kala goo ama isku keen, looma baahna in aan indhaha is qabanno.
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 2 ай бұрын
Adeer runtu shgy nio adey kutaalaa adine somaliland weligeed dhinc udhici myso miaa mrkn wa in lo tanasulaa somaliland waxana leh anigo ah somalia
@Raas87
@Raas87 2 ай бұрын
Tanaasulka aan anigu aaminsanahay waa in calankii ay markii horeba iyagu soo dhciyeen oo hor qaateen marlabaad gacanta laga saaro, Laguna yidhaahdo nagu maamula.
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 2 ай бұрын
@@Raas87 OK tasina ma xuma saxiib fikirkgne wan kugu ixtrmm
@Zirilkacade
@Zirilkacade 2 ай бұрын
​@@Raas87 sidaad sheegayso hadii daacad idinka tahay dadka Shacabka waa ok laakin siyaasiyiinta hadii ay samayn lahaayeen sidaad sheegayso anigaygan waan oglahay in markayga wax maamulno laakin siyaasiyiintiinu ma ogola sidaad ugu faanto in madaxweynaha somaliyeed ee ugu horeeyey uu ahaa siyaasi ka so jeeda Koonfur ana sidaas OO kale Rabaa inaan taariikh ku dhex yeesho laakin siyaasiyiinta iyo qaar Shacabka ah ayaan ogolayn in midaas dhacdo
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 2 ай бұрын
Odayga A anuu ka booday habeenkii dhawayd walaahi aadan sahan waxaan moodi jiray aqoonyahan soomaaliyeed Lakin waxa isu badalay maangaab matala dherigiisa
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 2 ай бұрын
Wllo waxa ayaa jiira sidan anigu fiilayo sababto ah tobanan muqaal o u somaliya inla miideeyo siday muuqadiis u tahay kaga hadlayo ayuu sogeliyay kanalkisa waliba dhowr bilood kahor ayuu sodhiigay mawduc u kaga hadlayo kunfur iyo waqooyi haday miidobi wayaan 2030 wixi kadanbeya walaqaybsanaya qanimo ahan keniya iyo itobiya lkn wiilka malaha waa lo.hanjabay
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 2 ай бұрын
Aar waa sxp walaahi muuqaalkii iigu naxdin badnaa ayuu ahaa kadib markaan maqlay hadii ay midoobi waayaan waxaa asiibaysa wixii asiibay andulus
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt 2 ай бұрын
Aadan waxa uu badalay fikirkiisii wax dhayal ah na kumuu badalan
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 2 ай бұрын
Anigo reer hargeysa ana jooga maana raabo inay somali laka gooyo somaliya waa miid dhuulka inaga maqan inla.raadsho mooye intakale kala goo mayeelayo somaliya waa miid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Somali_One195
@Somali_One195 2 ай бұрын
Somaliland way Go Day mana So Noqonayso Oky somalina Waa Somali
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 2 ай бұрын
❤ caqli bad ledahay
@ajilkacaseh8280
@ajilkacaseh8280 2 ай бұрын
nio wxaa kuu roon inaad wadankaaga sheegato beenta aad sheegaysaa maaha maaha mid la qaadan karo mana tihid reer somaliland 5m oo dad ah rabitan kooda adna ma diidi kartid cid klena ma diidi karto somalia dhulka aad leedahay wuu ka maqan yahay ma is waydiisay inay yagu rabaan inay somalia ku laabtan somalia waa fieled state mana aha in intaa ka badan inaad rajo ku noolaatan hdal jilicsana looma baahna
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni 2 ай бұрын
@@ajilkacaseh8280 adi yaa hupa inad ka mid tahay
@mpctokyo5487
@mpctokyo5487 2 ай бұрын
Hhhhh mxa tidhi ano reer hargeisa ah 😂😂marabo inan goni u istaago
@ahmedabdiisse7512
@ahmedabdiisse7512 2 ай бұрын
Tuug beenaale ayaad tahaye. Jabhadii SSDF iyo SNM ayaa iyaga gumaysiga Ethiopia u galaye.
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn 2 ай бұрын
Guul
@cabdallacamay3265
@cabdallacamay3265 2 ай бұрын
Dameerow ethiopia maxaa kaa galay ha .bUrburto waa cadowgeena
@user-fs4qp8wi6l
@user-fs4qp8wi6l 3 ай бұрын
M,sh
@user-fs4qp8wi6l
@user-fs4qp8wi6l 3 ай бұрын
M sh❤❤❤❤❤😂🎉🎉🎉😂namaste
@Xaawodiiriye-ts9uw
@Xaawodiiriye-ts9uw 3 ай бұрын
Ethiobia
@user-rs8sl4oy4k
@user-rs8sl4oy4k 3 ай бұрын
Ethiopia down
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 3 ай бұрын
Ninyahaw waa mahadsan tahay 💯 qof walba koleyba asagaa dantiisa yaqaana
@axmedshariifcabdiraxmaan5283
@axmedshariifcabdiraxmaan5283 4 ай бұрын
Hora Usoco zxb
@axmedshariifcabdiraxmaan5283
@axmedshariifcabdiraxmaan5283 4 ай бұрын
M.a waa barnaamij loo baahnaay Ku Mahadsantahay Soo Gudbintaada zxb
@baraanBaraann
@baraanBaraann 4 ай бұрын
Good work my friend Libaaxa waxaa ku lee yahay waa dhaqaaqde sii dheereey❤😊🥰😘
@bisharokhaliif3137
@bisharokhaliif3137 4 ай бұрын
❤❤❤guul waca abowe❤❤❤❤