Falcelin: Qaddiyadda Somaliland | Farriin ku socota Aadan-Sahan.

  Рет қаралды 2,036

Raas Media

Raas Media

Ай бұрын

Пікірлер: 49
@P48a
@P48a Ай бұрын
Laba lama qancinkaro Maan gaab iyo doqon meel kudheg leh Mxn uga socdaa Somaliland iyo somaliya Midnimadoodu calan lawada yeesho ku noqon mayso midnimo Takale,kala baro caadifada iyo qadiyada Marka aad leeday markii badan lagu dhawaaqay dadku waa ay dideen waa run inta badan Lkn nina kama tanaasulo mawqifkisa daleen Bulshadu waabmid oo wax inta badan dhex yaala majirto balse Nidaam dawli ah baa jira Baro mana rabno somaliya Kaayaga wayn iyo midkayaga yarba Ciyaalka aan tarikhda hayn WAn u cudur daaRayaa ee soo kora fikir Haan
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Ай бұрын
Reer Koonfurku waxa ay kala saari la' yihiin dhaliisha nidaamka markaa jira iyo tan wadanka. Waa xanuun wada haya dhammaan inta aan arkay ee reer Koonfur ah. Annaga meelna taariikhdayada kagama jirto wax gobolo Waqooyi la idhaahda, marka laga tago 30 kii sanno ee aanu dawladdayada ku luminay Xamar.
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt Ай бұрын
Aadan waxa uu badalay fikirkiisii wax dhayal ah na kumuu badalan
@ikranmohamed964
@ikranmohamed964 5 күн бұрын
Hada ma nin bad wadankiisa iyo qadiyadiisa inu raaco ku haysata caqli yaridaada
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet Ай бұрын
Eedo uma baanin calan waayo waanu haysanaa calan wuxuu utagan yahay iyo macnihiisaba aanu garanayn diracyaroo markii horaba ingiris calankiisii noogu badaley oon cirkuu ugyahay mooyee macno kalo lahayn Naguma khasbi kartid adoo qddweyn amaba faqash ah nin kani runtuu idiin sheegay waxaanu idin yidhi saani idin kayeelay nagayeela oo Aqoonsigayaga nasiiya oo naga fuqa Ee idin muu odhan noo ogalaada inaad naxunkuntaan wax fahan waligiiba ma aamin sanayn wax mid nimo Layidhaahdo isagaaba afkiisa kasheegaya habeen abuuran wiilkayaga beenawaas yahow
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Ай бұрын
Midnimada dalkeyna hooyo ee soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed waa muqadas cid kala jari karto ma jirto hargesia iyo burco waa somalia cidii somalino diida hargesia iyo burco ha ka guuraan ee dhulka ma guuro ee dadka ayaa guuro macsalama
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt Ай бұрын
Waa runtaa sxp
@user-rc1lg4oe2b
@user-rc1lg4oe2b Ай бұрын
Hooydaa iyo somaliab waza soomlai ma hooydaa baa ziizye burco iyo hrgyse😂
@ikranmohamed964
@ikranmohamed964 5 күн бұрын
Hargaysa iyo burco ma hooyada ba leh markad ledahay ha laga guuro. Qoobadaada ayad ka faloon karta ta labad Somaliland wa 6 gobol 4 gobol iyo 1/2 gobol aya isaaq qabiilka la dheha ku salaysan yahay marka burco iyo hargaysa ayun ba afka laga baray ee Kala baro dadka Aad ka hadlayso. Somali nimada waxa la sheego na anaga samaynay hadana ka fogaanay marka aragnay inay munafaqad uun tahay. Somalia idinka ah ee ku ekada oo wax u qabsada Somaliland na anaga leh oo u tashanay
@user-ml1we9zv2k
@user-ml1we9zv2k 5 күн бұрын
horta wllo markaan adiga kuu keenay calan maad lahayn lkn hada anigu calan ayaan samaytay umana baahini ka boloogaa ee sheegayso
@MudanShow
@MudanShow Ай бұрын
Wad sheekaynaysaa😂😂😂😂
@mohamedqanivlogs5872
@mohamedqanivlogs5872 25 күн бұрын
Ilahay ha fahansiyo 😂😂
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt Ай бұрын
Odayga A anuu ka booday habeenkii dhawayd walaahi aadan sahan waxaan moodi jiray aqoonyahan soomaaliyeed Lakin waxa isu badalay maangaab matala dherigiisa
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud Ай бұрын
Wllo waxa ayaa jiira sidan anigu fiilayo sababto ah tobanan muqaal o u somaliya inla miideeyo siday muuqadiis u tahay kaga hadlayo ayuu sogeliyay kanalkisa waliba dhowr bilood kahor ayuu sodhiigay mawduc u kaga hadlayo kunfur iyo waqooyi haday miidobi wayaan 2030 wixi kadanbeya walaqaybsanaya qanimo ahan keniya iyo itobiya lkn wiilka malaha waa lo.hanjabay
@OmarQaloon-yr9wt
@OmarQaloon-yr9wt Ай бұрын
Aar waa sxp walaahi muuqaalkii iigu naxdin badnaa ayuu ahaa kadib markaan maqlay hadii ay midoobi waayaan waxaa asiibaysa wixii asiibay andulus
@Ksuhayb77
@Ksuhayb77 Ай бұрын
Tag dameeryahay
@amiinali2228
@amiinali2228 Ай бұрын
Lkn Hal youtuber oo qadaadwayn ahi mataageero gooni isutaaga somaliland
@user-ye6ry9zc8m
@user-ye6ry9zc8m Ай бұрын
Somaliland hanoqoto waddan inla midoobo kumaxidhno taas
@nasiyakalid7932
@nasiyakalid7932 Ай бұрын
Horta maranba aadan somaliland jirtaanke muu shaki lagalin ee wax jirtaya inuu sisayada uu dhaliliya ee hadii qof sisayadada ka soo hore jeeda maha ino somali wayen uu rabo wax jire somalilander badan uuu sisayada muusa ka soo hore jeed uu Somalilandnimo laga taban kuwa baa ka midayhe
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud Ай бұрын
Anigo reer hargeysa ana jooga maana raabo inay somali laka gooyo somaliya waa miid dhuulka inaga maqan inla.raadsho mooye intakale kala goo mayeelayo somaliya waa miid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Somali_One195
@Somali_One195 Ай бұрын
Somaliland way Go Day mana So Noqonayso Oky somalina Waa Somali
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni Ай бұрын
❤ caqli bad ledahay
@ajilkacaseh8280
@ajilkacaseh8280 Ай бұрын
nio wxaa kuu roon inaad wadankaaga sheegato beenta aad sheegaysaa maaha maaha mid la qaadan karo mana tihid reer somaliland 5m oo dad ah rabitan kooda adna ma diidi kartid cid klena ma diidi karto somalia dhulka aad leedahay wuu ka maqan yahay ma is waydiisay inay yagu rabaan inay somalia ku laabtan somalia waa fieled state mana aha in intaa ka badan inaad rajo ku noolaatan hdal jilicsana looma baahna
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni Ай бұрын
@@ajilkacaseh8280 adi yaa hupa inad ka mid tahay
@mpctokyo5487
@mpctokyo5487 Ай бұрын
Hhhhh mxa tidhi ano reer hargeisa ah 😂😂marabo inan goni u istaago
@amiinali2228
@amiinali2228 Ай бұрын
Xataa haduu somaliwayn noqdo halqof oo caloshii ushaqayste ah wax Maka bedelikaraan hhhh
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t Ай бұрын
Adeer runtu shgy nio adey kutaalaa adine somaliland weligeed dhinc udhici myso miaa mrkn wa in lo tanasulaa somaliland waxana leh anigo ah somalia
@Raas87
@Raas87 Ай бұрын
Tanaasulka aan anigu aaminsanahay waa in calankii ay markii horeba iyagu soo dhciyeen oo hor qaateen marlabaad gacanta laga saaro, Laguna yidhaahdo nagu maamula.
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t Ай бұрын
@@Raas87 OK tasina ma xuma saxiib fikirkgne wan kugu ixtrmm
@Zirilkacade
@Zirilkacade Ай бұрын
​@@Raas87 sidaad sheegayso hadii daacad idinka tahay dadka Shacabka waa ok laakin siyaasiyiinta hadii ay samayn lahaayeen sidaad sheegayso anigaygan waan oglahay in markayga wax maamulno laakin siyaasiyiintiinu ma ogola sidaad ugu faanto in madaxweynaha somaliyeed ee ugu horeeyey uu ahaa siyaasi ka so jeeda Koonfur ana sidaas OO kale Rabaa inaan taariikh ku dhex yeesho laakin siyaasiyiinta iyo qaar Shacabka ah ayaan ogolayn in midaas dhacdo
@kaaha1233
@kaaha1233 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@MudanShow
@MudanShow Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ajilkacaseh8280
@ajilkacaseh8280 Ай бұрын
aadan iyo meesha uu kasooo jeedo ba way ka midaysan yihiin qadiyada somaliland hdii uu madaxdiisa dhaliilo taa micnaheedu maaha inuu somalia rabo somalia anagaa awelba keenay hdana markii laysku fahmi waayey wxii la rabay the only way furani waa in lagu kala noqdo mana hysid heshiis aan ku midownay oo sharci ahaan aad igu cidhi karto
@AbdulfettahHussein-xk8hp
@AbdulfettahHussein-xk8hp Ай бұрын
Gobolada waqooye 5 beelood ayaa dagta shantuba waxay is ku raaceen soomaali weyn lkn waxaa beedhay isaaq bal sadaxda magaalo ee aad ka dagtaan soomaalia waxaan u maleen in aan idin ka baro kicin doono gabigiinaba war jooga waan idin ka kari weynay hadii aynu nahay ssc khaatumo
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet Ай бұрын
Somaliland waa Lix gobol maroodi jeex iyo togdheer sanaag iyo sool iyo saahil iyo awdal awdal mooyee intalaba majoorayti ayay katahay hooyadaa wasee maxaad barakin kartaa Laba tuulo ayaad kadagtaa somalilane waa buuhoodle iyo Laascanoode dhidhiibso hooyada iyo somaliaba anaga wasnee
@AbdulfettahHussein-xk8hp
@AbdulfettahHussein-xk8hp Ай бұрын
@@MujtaanMohamet anigu waa sool iyo sanaag , adna lo, jidhe waa waqooyi galbeed iyo togdheer oo lagula dago , waxan kale ee aad turuurixineyso ee aad gobolo ku sheegtay hooyadaa baa ku gu seexiso baan u maleen . Googlaha xataa ma garanaayo Aan ku baree soomaaliya waa 18 gobol marka aad furanayso facebook 18 gobol ayaad uun kadooran kartaa gobalka aad ku nooshahay wax kale no baan ku nidhi . Mida kale mar baan jaanis idin siinay annaga oo awoodno from gooje cade to xabashi salkeed idinka ridi karno ayaan is ka kiin dhaafnay firxadkiina
@MubaaRik1
@MubaaRik1 Ай бұрын
​@@AbdulfettahHussein-xk8hpsool,sanaag,togdheer,gebiley,maroodijeex intaba anaa wan dagaa waxanay ukala baxaan wax an sibuuxda uleyahy iyo wax an majority ka ahay sscda ad shegaysid bal lascanod mamul haku noqoto ta labaad barakicin bad ka dhawajisey hal sanno kahor maanta oo kalena qaramada midoobey horteedaad dacwadeyda lataagneyd o dhulkaga ankugu gumeysan jirey in laiga ka kiciyad ku andaconaysay markaa nin shalay aad magaladada kabaryaysay mad manta u hanjabaysa. Aduun buhodle iyo lasanod ado kadagan oo xafada actober ee burco kawayn thy dhul haigu fanin😂
@Umalkhayr324
@Umalkhayr324 Ай бұрын
Waaryee ka fuq ninka fikirka lama lihide marka horeba waad lasicotay hadh hadaa doonto kuuma baahnee 😂😂😂
@ahmednuur10
@ahmednuur10 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 11 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
muhiimadda aamusnaanta, SOMALI
14:02
BARAARUJIN
Рет қаралды 6 М.
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 36 М.
Попалась за конфету 🍭🙃
0:20
НЕБО - СПОРТ И РАЗВЛЕЧЕНИЯ
Рет қаралды 3,1 МЛН
PUT CARDBOARD TOOTHPASTE ALL OVER ONE’S BODY!#asmr
0:40
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 14 МЛН
And how are they not embarrassed?
0:19
Rinuella
Рет қаралды 27 МЛН
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 18 МЛН