Safakii iigu dhera aan galnay
11:32
Ax ax qiso murugo badan
14:00
3 ай бұрын
Afur fudud oo cajiba
11:42
3 ай бұрын
QISO JACEYL AH 💕🥰
15:19
3 ай бұрын
QISO XANUUN BADAN 😭
22:17
3 ай бұрын
RAMADAN KAREEM🌙
13:31
3 ай бұрын
Routine kii ugu qosolka badnaa
22:33
Routine aad u adag buu ahaa !!
7:59
Manta iyo qado macan badan
4:44
4 ай бұрын
Maxaa Ka dhignaa Video-ga xiga!!
5:39
Пікірлер
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 4 сағат бұрын
Wllo in aad waxaa oo dhan aad ka sheekayso hadaba waa khalad ee jooji xogaha aad sheegayso iyo wax badan ee jooji nolashada in aad ka waran to
@Nasramohamud-k9h
@Nasramohamud-k9h 11 сағат бұрын
Ilhy ha din xiftiyo abyo ❤
@LayloAhmed-hb7cb
@LayloAhmed-hb7cb 12 сағат бұрын
Masha Allah lkn haddaba indonesia inad jogto inad dadka usheegto maahayn inad ka fiirsatay ahayd madama u baqdintada ilmahaga la arkay😢 Dhammaanten intii islam ahna Ilahay hayna amaansado insha Allah markastaba❤
@user-dj7pw6bi4m
@user-dj7pw6bi4m 13 сағат бұрын
❤asc wll l
@user-zw5zt7wz4r
@user-zw5zt7wz4r 21 сағат бұрын
abayo nolosha iyo kirada guryaha kasohadal please
@user-yy4zg7zn1x
@user-yy4zg7zn1x 23 сағат бұрын
30 jeerr copy link ka ku taaab tey❤❤ guuleyso ❤❤🎉
@AminaAhmed-dw9on
@AminaAhmed-dw9on Күн бұрын
Naa Wllo so bade kor isku soo qaad
@kartibadan33
@kartibadan33 Күн бұрын
Dadka ridwan so waraysto jidka loo fadhiya gabar kale oo cabanaysana wan arkayay meesha ridwan meel tuuugadu ilaaaalsato bay noqotay alle haku amaaansado abayo
@munibaabdi1201
@munibaabdi1201 Күн бұрын
Indonosia wn joognaa iyadu mesha ay ka dagtay wa halkee weyan😅
@ruunmoh
@ruunmoh Күн бұрын
Masar kuleelka yaalo waligy ma ark wlhi aduunki waa isbadaly
@hipaaqmuuze3211
@hipaaqmuuze3211 Күн бұрын
Gabadh adag oo dulqaad badan baa tahaye ilahay samirka hakuu adkeeyo quruxeey❤
@dhudidhuubo2223
@dhudidhuubo2223 2 күн бұрын
Mxaaa qaldan fadhigan aad ku fadhiso kii neyrobi Sowmaha 😂
@mrszeynibaraawa1704
@mrszeynibaraawa1704 2 күн бұрын
Abyo vina fan masoo araktay 😂
@Hornscope
@Hornscope 2 күн бұрын
Dee iminka waad la qabsatay sow maaha? Waxaan yara eegay your other video markaa waxay u eegtahay inaad okay tahay iminka
@NastehoNalka-dt7hh
@NastehoNalka-dt7hh 2 күн бұрын
Sorry abayo yaa kugula taliyey inaad halkaas aadid😢, ilaahey si kheyr ah ha kaaga saaro oo meel kaaga kheyr badan ilaahey ha kuugu badelo aamiin.
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 2 күн бұрын
Mooto.badanaa Ma bajajtii xamar baa
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 2 күн бұрын
Alla hakuxifdiyo
@fadumomohamud8668
@fadumomohamud8668 3 күн бұрын
Manshallah
@zahraaxlaam3101
@zahraaxlaam3101 3 күн бұрын
Burkano iyo dufan balayo dhan a kadhcdo dadki kula taliye xasidin waye walhi somaliyey gabdhan cawiye
@lstarahmed6903
@lstarahmed6903 3 күн бұрын
Abyo nolshada Allah ku qurxiyo anba intaan kabadan ayaa somaray finly America ayaa joga 😢🤲🥹❤️🫅
@nashaadalihashi2386
@nashaadalihashi2386 3 күн бұрын
Mooto badanaa kampla ayn soo xasuustay
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 3 күн бұрын
Masha Allaah Tabarakalaah Wllo hora usoco
@ummuisra6271
@ummuisra6271 3 күн бұрын
Masha ALLAAH dalxiis wanagsan ❤❤❤❤
@KeyfMohha-ji5xl
@KeyfMohha-ji5xl 3 күн бұрын
guuleyso wllo
@AyaanMohmed-dv9qi
@AyaanMohmed-dv9qi 3 күн бұрын
Masha allh❤❤
@abdiahmed2024
@abdiahmed2024 3 күн бұрын
Asc Hannah☘️ l want to help you, but how can I reach you, I’m in U.S. thanks, please reply.
@user-ps9vy9ch8y
@user-ps9vy9ch8y 3 күн бұрын
Msha allah
@user-ps9vy9ch8y
@user-ps9vy9ch8y 3 күн бұрын
Msha allah
@rumanmohamed837
@rumanmohamed837 3 күн бұрын
Abaayo xijaabka ku dadaal please dharkan cmal asturaad mahane xubnhgo qawana haso duubin please
@user-tz5rn9gw7l
@user-tz5rn9gw7l 3 күн бұрын
Hala gashaiyo 100 kun gabadha bilis ❤
@NastexoMohamed-vj5ul
@NastexoMohamed-vj5ul 3 күн бұрын
Guuleyso abaayo
@maryamisse6494
@maryamisse6494 3 күн бұрын
Haniyey sabsc ka waad heline hooyo macaan ama gabadhaydiiyey vedio ga hadheerayn, waxyar oo xiiso leh soogali oo hadi fani ah iyo gabadhaydi ilmaha iyo meelaha xaafadada u dhaw ha soogalin, waan ku baryaaye ilmahaaga iyo noloshaada gaarka ah private ha kuu ahaadaan.❤❤❤❤❤❤❤
@HanniHannan
@HanniHannan 3 күн бұрын
Ameen hoyo mcn
@faadumojaamac5642
@faadumojaamac5642 3 күн бұрын
Guuleyso markasta abaayo macanto
@ibtizamali8969
@ibtizamali8969 3 күн бұрын
Haniyey wale mar baawa uso socday aniga 2deyda ilaah imageyo waba cabcabsi wlhi cadiim mas jogana unaleenaya wale
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 күн бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@tocakitty1726
@tocakitty1726 3 күн бұрын
Mansh allah❤❤❤
@ubahabdi6315
@ubahabdi6315 3 күн бұрын
Kenya wa ka qurxoontahy
@user-vt8rd6pt3s
@user-vt8rd6pt3s 2 күн бұрын
Hage aday abyo qali
@ubahabdi6315
@ubahabdi6315 2 күн бұрын
@@user-vt8rd6pt3s Indonesia
@KaderMahamed-qw9do
@KaderMahamed-qw9do 3 күн бұрын
Mn sha allha guul leeso
@biinsports
@biinsports 3 күн бұрын
Waaw beautiful
@user-ic8xj5nx6g
@user-ic8xj5nx6g 3 күн бұрын
Geenyada maddaw ayaa Surabaya joogta qofta balanso
@user-zx6xj1yi6k
@user-zx6xj1yi6k 2 күн бұрын
Berey katagtay sirialank heeder joogta geenyaa
@user-ic8xj5nx6g
@user-ic8xj5nx6g 3 күн бұрын
4000 hrs marhoraad gaadhay marwo 100k waa iska imaanaa
@habibodiriye4068
@habibodiriye4068 3 күн бұрын
Gabar dadnimaad ku jira ayuu doqonki ku ciyari gabay Alaaha macaak
@user-ic8xj5nx6g
@user-ic8xj5nx6g 3 күн бұрын
Laqabso Indonesia KZfaq ka bishii 300 $ hadaad kahesho Waa raaxo Vlog a nagu waal
@abdibarre7520
@abdibarre7520 3 күн бұрын
Masha allah❤❤
@haniabdiqadir7061
@haniabdiqadir7061 3 күн бұрын
Nolosha inta qarash bil kugu baxeso no sheg Guryaha kirada side ukal qalisanyihin sida ukal raqisanyihin no kal sheg
@sadaamcabdikarim1304
@sadaamcabdikarim1304 3 күн бұрын
Africa mootadaan yaa ku imtixaanay
@biinsports
@biinsports 3 күн бұрын
H😂nocaan wali Africa my gaadhin
@hussensuldan7478
@hussensuldan7478 3 күн бұрын
Man sha alh❤❤❤ ma indunuusiyaa xagani
@fartungabeeyre4895
@fartungabeeyre4895 3 күн бұрын
Maasha allah tabarakallah walaashey macnto
@hooyomcn3401
@hooyomcn3401 3 күн бұрын
Abayo adi vidow yada sobadi no sidu 100k kugu gaaro oo lacagta kugu bilabato wad ka cajisan tahay maxa waye nh abayo is qasab asxabtada kamid ahay marka wax samey oki 😢
@QueenNamu
@QueenNamu 3 күн бұрын
M a abyo