HAMEEN SAQDHEXE AYA LAIGA SO BURIYE AIRPORT KA PART5

  Рет қаралды 12,838

Hanni Hannan

Hanni Hannan

11 күн бұрын

#america #canada #hargaysa #hargeysa #muqdisho #nairobi #socialmedia #somali #somaliamerican #somaliland

Пікірлер: 45
@Asma-Axmed
@Asma-Axmed 9 күн бұрын
Masha allaaah hani qalbi safi waxad tahaye gabdh caqli badan oo dul qaad badan oo samir badan usare asga hno qali waxa ku dhibana alle kuma.tuso ❤
@AwesXuuti
@AwesXuuti 9 күн бұрын
لاإله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ❤
@ardomaxamed9861
@ardomaxamed9861 9 күн бұрын
‏اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 9 күн бұрын
masha allah abyo noloshu kuma xumyso ilaahy haku siyadiyo nimcada ducada ini alle ka aqbalo masahlana
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 9 күн бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@qadanali599
@qadanali599 9 күн бұрын
Waxad iska tahay Qof daacada haddii aad alle isku xidho waxba kaama xumaanayaan alle haku xafido Inabti
@canabqardho7963
@canabqardho7963 8 күн бұрын
Mnsha allah waxan dhib lo marin laguma guleysto gusho wey dhib badan thy abayo waxad thy qof dacad ah oo samir iyo dulqad rabi siyay intaa ale ha kaga rebo dhibatada❤inta ku cawisay nah rabi ha ka abal mariyo ❤wilsha somaliyed nah rabi ha inoo xifdiyo ❤
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i 8 күн бұрын
Tasi waxay ehede imtixan ad marty dhib dambe ilahey Kuma tuso noloshada Haku qurxiyo Ben Maha wiil Somalia 🇸🇴 lagama marmo ❤🎉
@IsmaIsma-ov9nc
@IsmaIsma-ov9nc 9 күн бұрын
Hani guuleyso abyo❤❤❤
@Alhamdulilah234
@Alhamdulilah234 8 күн бұрын
Horey u soco walashay rabigaa ku xidhnow
@jallesabriye0040
@jallesabriye0040 9 күн бұрын
Guulayso abyo Hanni
@abdibarre7520
@abdibarre7520 8 күн бұрын
Guleyso wllo
@hibojamaosman5781
@hibojamaosman5781 8 күн бұрын
Msha allh xbbt ❤❤
@user-dc6no9ls4u
@user-dc6no9ls4u 4 күн бұрын
Manshalaah wll ale wax xun kuma tuso
@Somalichannel_1
@Somalichannel_1 8 күн бұрын
Waa niman lacag labarey alaabte canshuran ladhahey keyatiga subhana Allah
@namelos2963
@namelos2963 8 күн бұрын
Keep going 🎉🎉🎉
@abdirahmanosman9154
@abdirahmanosman9154 9 күн бұрын
Mansha Allah hani hanan waxaad tahay gabar dulqaad badan iska sabar ilaahey aa wanaag horumar wanaagsan kugu abaal gudi doono lakin ninkii saan ku rafaadiyay mar kale ha ku noqon ilmahaaga iska korso waxaa tahay hooyo dadaal badan oo qalbi furan Mansha Allah. Ninka saas kuu galay somalina ma ku jiraa noocaas aniga aabe gabdho badan dhalay aan ahay lakin waa ka xumaaday waxa kugu dhacay
@SaynabMahamaed
@SaynabMahamaed 9 күн бұрын
Sax walhi 😢
@user-lf3qn6zb3g
@user-lf3qn6zb3g 8 күн бұрын
​@@SaynabMahamaed😢ka daran la aamuanhy😢
@feis9082
@feis9082 9 күн бұрын
@lstarahmed6903
@lstarahmed6903 3 күн бұрын
Abyo nolshada Allah ku qurxiyo anba intaan kabadan ayaa somaray finly America ayaa joga 😢🤲🥹❤️🫅
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@iskufilaninnaqaliif2835
@iskufilaninnaqaliif2835 7 күн бұрын
Naya shekada laso dhaqso waxay shekada ad lajiifto
@marwokhalifabdi4067
@marwokhalifabdi4067 9 күн бұрын
Manshalah ❤❤❤❤
@abdibarre7520
@abdibarre7520 7 күн бұрын
Guleyso abayo😢
@Saabirmohamed-kf9pq
@Saabirmohamed-kf9pq 8 күн бұрын
Walaashie mcnei Ree maledahai
@feis9082
@feis9082 9 күн бұрын
Asc
@HassanAbdourazak-nr6gk
@HassanAbdourazak-nr6gk 9 күн бұрын
Nolow hani qaliiiiii
@goledirie4702
@goledirie4702 7 күн бұрын
GABADHAAN shakadeeda wan la yaabey. waa sheekooyin Dhib iyo silic ah
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t 9 күн бұрын
Sorry abayo wey kudibeni😢😢😢😢
@user-tp2gg3pz2t
@user-tp2gg3pz2t 9 күн бұрын
Wcsm abayo mcnto
@user-hv4up5im6r
@user-hv4up5im6r 9 күн бұрын
Nayahe wxn naga dayo Flogii ino Bilow Ama zheeko kle😂😂
@ruunhabi2777
@ruunhabi2777 8 күн бұрын
Waxa naka so gabangabeey wlhi inaa naco ku dhawahay sorry 😂😂😂😂😂😂
@KeyfMohha-ji5xl
@KeyfMohha-ji5xl 8 күн бұрын
sheeko padaney
@hodanhappyahmed9618
@hodanhappyahmed9618 9 күн бұрын
Bisinka ma dadki ku cawiyey ba wx ka shegi wlaley adunka iska sidase lacg ba lo washe hadu ilhy kuso dhafiyey ma iska dhaftid wxd ka shekaynysid
@user-wc1pb2cu6j
@user-wc1pb2cu6j 8 күн бұрын
Ooo yaa cawiyayay😊
@user-xr8vj3dt6i
@user-xr8vj3dt6i 8 күн бұрын
Wax hubso sanbacyahay
@user-pp2xc2ce1i
@user-pp2xc2ce1i 8 күн бұрын
yaa cawiyaya oo aycayday gabdhu waxa rafad lamariyay maragti miyaa iyada misee ku wi lacagta kadhacay tahay
@fardowsaomar1928
@fardowsaomar1928 9 күн бұрын
Shaah lee kufilan Tg hadaad heysato Ee weey kusiriyeen Lacagtaas leyskamaqaado
@barwaqoshorts2338
@barwaqoshorts2338 7 күн бұрын
Adigu maxaa dhaqane u adi wayday in ta intaa oo dhan aad martay madan marten
@user-oq4vf2uq8u
@user-oq4vf2uq8u 9 күн бұрын
Sheeko caajis wa waku cajisney
@cousinbro1580
@cousinbro1580 9 күн бұрын
Walal dadka lama qalbi jabiyo ha daawan hadii aad ku caajistay
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 9 күн бұрын
Ha qalbi jabin gabadha wllo keep going ku dheh
@umulkheyrcadey267
@umulkheyrcadey267 9 күн бұрын
Xasimada ma wangsano hani waa boqorad shekededa aniga ku cajiseyn u bahan hadan rabi maa iskaga tagtis nacas waxid abaayo hani hore u soco noloshu kuma cisho i farxaanow ❤❤❤
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 4 күн бұрын
​@@umulkheyrcadey267aad iyo aad waa hoyo dayar alle nolasha haw fududeyo
WAA SIDEE NOLOSHA INDUNISIA IYO WIXI AN KALA KULMY@HanniHannan
18:51
YOUTUBER #Nayrobi SAGAL SOMALI OO SIXUN  UCAYDAY SUCDI. DAG DAG  CUSUB
11:19
Guusha Nolosha Official
Рет қаралды 36 М.
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 7 МЛН
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН
GAROOB IGA WEEN QUDBISIRO IGILISAY KADIB SIR UQARSANED OGADAY
25:40
Ridhwan Issack
Рет қаралды 62 М.
CAAJISKA XAGEE INOOGA YIMAADAA
5:21
Safiya Farah Mohamed
Рет қаралды 7 М.
XAGUU AADAY?WAA QISO LAYAABLEH/@sawdamqaalib
23:32
Sawda Qaalib
Рет қаралды 19 М.
Safakii iigu dhera aan galnay
11:32
Hanni Hannan
Рет қаралды 33 М.
CAMERADA QARSON MAXAY DUBTAY NAXDIN IYO FAJAC!!@sawdamqaalib
41:28
Sawda Qaalib
Рет қаралды 127 М.
MAXAN U GO,ANSADAY IN AA KATAGO NIROBI  PART 1
16:04
Hanni Hannan
Рет қаралды 57 М.