Пікірлер
@khalifmohamud2204
@khalifmohamud2204 16 сағат бұрын
Ustad meeye link ga leyska diiwan gelnyo
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 16 сағат бұрын
$70 waaa meqaaa kun oo Kenya money
@drshaaficicalidirir9315
@drshaaficicalidirir9315 Күн бұрын
Ninkan lambarkiisa zxb mahelikarah
@CabdishakurCabdishakur12
@CabdishakurCabdishakur12 3 күн бұрын
2024 mala heli karaa
@EMMA_Fv_bts
@EMMA_Fv_bts 9 күн бұрын
luqada hada ano aqana xaraysto kawaran mise sanadka wa khasab
@abdirahmandeelaal8760
@abdirahmandeelaal8760 12 күн бұрын
Thanks
@MssShuwaaq
@MssShuwaaq 17 күн бұрын
keep agion
@MssShuwaaq
@MssShuwaaq 17 күн бұрын
keep agion bro
@mursalmudakar2387
@mursalmudakar2387 20 күн бұрын
Ustaad casharka waa dhigtee shaqaada xagaan ka helaaaa
@DAACIMEDIA19
@DAACIMEDIA19 21 күн бұрын
Shukran
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 21 күн бұрын
Qof somalia jooga madiyaarinkaraa ustaad
@XaliimoXuseen-g7d
@XaliimoXuseen-g7d 27 күн бұрын
Xaliimo 3:01 3:04 3:10
@XaliimoXuseen-g7d
@XaliimoXuseen-g7d 27 күн бұрын
Xaliimo
@bishaarxaange5508
@bishaarxaange5508 Ай бұрын
Ilaahaw ku barakee caawiyaw, qof walboo soomaali ah oo waxbartay haduu sidaan dadkiisa ugu soo gudbin lahaa ,waa hore baan meeshaan ka dhaqaaqi lahayn. Ani ,ahaan barnaamijkaan aad buu ii anfacaa. Sannadka dambe june/2025 waxaan qaadanayaa first batchkyga. Jaamacadda HAWASSA UNIVERSITY oo kutaal Ethiopia 🇪🇹 koonfurteeda ayaan ka bartaa CIVIL ENGINEERING schoolership ayaan kubartaa. Insha Allah waxaan rajeynayaa inaan isla 2025ka dhexdiisa aan dalalka horumaray inaan MASTER program kaga sii darsado.
@nimcomaxamed9114
@nimcomaxamed9114 Ай бұрын
Mahdsanid wllo
@axmedmaxamed9368
@axmedmaxamed9368 Ай бұрын
Fast wep.
@ismailjabarti7877
@ismailjabarti7877 Ай бұрын
Europass maxaan wax ku diyaariyey😂
@djmaamis3167
@djmaamis3167 Ай бұрын
Caawiye indhataag Mahadsanid 😊❤
@user-mx2nc8ep4f
@user-mx2nc8ep4f Ай бұрын
Mahadsanid ustaad caawiye
@delilsherif3140
@delilsherif3140 Ай бұрын
How I learn somal language
@nimcomaxamed9114
@nimcomaxamed9114 Ай бұрын
I teach you if you want
@halimaabdirahman7868
@halimaabdirahman7868 Ай бұрын
Mashaa Allah tabaaraka Allah I wiish our kids have these goals and ambitions
@cabdulwahabyuusuf3280
@cabdulwahabyuusuf3280 Ай бұрын
thnkz ustaad keyze macalin xushmad badan👏👏👏
@deeqdarajo6078
@deeqdarajo6078 Ай бұрын
Wa mahadsantahay ustad barnamijkan dad an qarabo nahay ba ishegay kadib ciwankaga waxa ishegay ama ino so share gareyay group ka ardayda dufcada sidas ayana kugu so racay oo an u dhameystay video gan wana xareyn dona i.a
@mostafeturkey3305
@mostafeturkey3305 Ай бұрын
Ustaad kasoo hadal sida loo dirsado admission jamacadeed aad rabtyinad adigu iska bixiso lacgta
@axmedcabdi7103
@axmedcabdi7103 Ай бұрын
Masha Allah walalkan siwacan ayuu u sharaxayaa mahad balaadhan ayaan kaaga haynaa arinkaa. Kaftan yar😂 Macalin waxad aad ugu celcelinaysaa jaamacadaha kuyaal magaaloyinka 1. Deeganada puntland 2. Konfurta moqdisho 3. Laascanod 4. Borama Waxad sicad iskaga indhatiraysaa kuwa kuyaal 1. Burco 2. Berbera 3. Hargeisa 4. Gabilley Waxaad mooda in dhanka siyaasada aad u xaglinayso😂😂😂😂😂😂😂😂 Thanks ustaad
@ahmedaflah3881
@ahmedaflah3881 Ай бұрын
Thanks waxaad igu kaliftay inaan dhagayso podcast qiimaha saacado badan si aan faham buuxa uga qaato anigoo inaad focus garayn hayso laas canood Anigoo jooga Ethiopia Somalina ah
@MYMedia0
@MYMedia0 Ай бұрын
Ustaadow websites ka ayagoo qoraal ah Comment ga noosoo dhig. Mahadsanid.
@AishaMustaphe
@AishaMustaphe Ай бұрын
24:26
@shadiyashafici8327
@shadiyashafici8327 Ай бұрын
Inshallah waxan rajaynayaa inaan helo school ship markan qaato bachelor degrees 2025 inshallah
@AlmaasBilaal
@AlmaasBilaal Ай бұрын
Waxaan weeydiin lahaa Dr-ka shahaado dugsi sare muhiim miyaa ? Mise waa laga maarmaa markaan xereeysanaayo daad
@waradcali2852
@waradcali2852 Ай бұрын
M.a. eng faahiye noo weydii slidekaas
@hiigsitv6003
@hiigsitv6003 Ай бұрын
Qayb 3 ma jirtaa
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@MohammedAli-zt7bg
@MohammedAli-zt7bg Ай бұрын
Guulesta
@mufakircabdisalaan8950
@mufakircabdisalaan8950 Ай бұрын
Mahadsanid abti qaali 33:44
@Abdifitah7
@Abdifitah7 Ай бұрын
Thank U zxp
@maimunmimi95
@maimunmimi95 Ай бұрын
mashaaallllh good
@AroundUs-2024
@AroundUs-2024 Ай бұрын
Masha Allah,dhammaan waxkasta waan haystaa
@hamdaandinoor7503
@hamdaandinoor7503 Ай бұрын
Aad baad umahadsantahay walaal Faahiye Xalqadaan waan sugaayey
@Hadaf_Production
@Hadaf_Production Ай бұрын
m.a waa fursad qali