Qaabka lagu helaa scholarships ka dalka Italy 🇮🇹 warbixin

  Рет қаралды 12,475

Faahiye_podcast

Faahiye_podcast

11 ай бұрын

Qaabka lagu helaa scholarships ka dalka Italy 🇮🇹 warbixin

Пікірлер: 67
@AbdiOzyy
@AbdiOzyy 10 ай бұрын
The best person ever The most knowledge able and most shine all created prophet Mohamed ❤❤❤
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 11 ай бұрын
Codka xooga gaaban ka raali ahaada Plz like saar asxaabtada lawadaag
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 4 ай бұрын
Waanu maqalnaa mahadsanid wllo❤
@sumayobaazi3678
@sumayobaazi3678 2 ай бұрын
Run ahanti waxa thy qof hami sare Leh Allaha ku fududeyo inta ku dhiman walaal Wad guleysane insha Allah
@fadumoladan
@fadumoladan 11 ай бұрын
Runtii aad bn ugu xirnahy barnaamijyadaada wlle sidaad noogu faa-iidaysayna waad kumahdsn thy wlle❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
It's good news. Welcome Mohamed. Thanks faahiye
@user-iq5bu3di6t
@user-iq5bu3di6t 11 ай бұрын
Mahadsanid wll faahiye❤dedaalkaaga alle hakuka garabgalo xogo badan oo aan warka hayn ayaa noo faahfaahissay
@abdallamohamed7388
@abdallamohamed7388 11 ай бұрын
Mahadsanid boowe
@girlgirl1801
@girlgirl1801 2 ай бұрын
MashAllah maxamed guulayso wll❤
@umayma1263
@umayma1263 11 ай бұрын
Mahadsanid walal Faahiye wax badan ayaan kaa faaiday.
@relaxingsound-yd2pd
@relaxingsound-yd2pd 11 ай бұрын
Hore u soco wll aad bad u dadalaysa
@somhighlightstv
@somhighlightstv 11 ай бұрын
Mahqdsanid wll sifiicanayaan ufahmay waana dhamaysty gooema ayey furmayaan.
@c.khaalaqhajihuseeinadam2790
@c.khaalaqhajihuseeinadam2790 11 ай бұрын
step forward Faahiye
@user-jg9px1ij2s
@user-jg9px1ij2s 11 ай бұрын
Asc ustaad waxaa noosoo diyaarisaa hadii aad awoodid bangiga hormarinta islaamka insha allah
@DeqJamac
@DeqJamac 10 ай бұрын
Aa baad u mahadsan tahay mr fahiye xoga aaad sisid dhalin yaradda
@filsanabdirahman7151
@filsanabdirahman7151 11 ай бұрын
Mnshallah waxfiican ayaad dhalinyarada uqabatay
@user-qc7mq3kf8q
@user-qc7mq3kf8q 11 ай бұрын
Masha.allah ilaahy hku barakeeyo ayaan leeyhy wiilkaa Adigana waxan ku leeyhy hawsha aad dhalinyarada uhayso hka caajisin Aniga waxa iskol igaga baxy 920 waana puntland bosaso wilka dhinaca galmudug ayuu jogy bn umaleyn jaamacada 2 sano baa ii haray insha.allah inaa ii xareyso markn dhameyo ayan rajaynaya
@alhayaatmedia4031
@alhayaatmedia4031 11 ай бұрын
Codku waa diciif wll, Isku dey inaad codka inaga hagaajisid wixii dambe icha allah
@macruuf7569
@macruuf7569 10 ай бұрын
Masha Allah Lkn waqtigee furmayaan marka
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 10 ай бұрын
Waan soo dhigayaa wll
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
❤ dhalinyaro wax hala Barto
@MamaZara
@MamaZara 2 ай бұрын
Ani italy joga, wiklkan inan ka waraysto dhinaca wax barashada
@maxamedcali-5632
@maxamedcali-5632 11 ай бұрын
Linkiyada scholarship iyo jaamacadaha soo dhig
@user-ev3lf4ey7t
@user-ev3lf4ey7t 11 ай бұрын
cod lam maqlo walal😮
@rahmamohamoud8396
@rahmamohamoud8396 11 ай бұрын
Caafimad master ma bixisaa
@bashirabdisaed1857
@bashirabdisaed1857 10 ай бұрын
Contact giis meel igu sheerg😮
@kaamil2991
@kaamil2991 11 ай бұрын
Dee lamaba maqlayee maxaa xala???
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 11 ай бұрын
Codka mxaa ka qaldan
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080
@cabdiraxmaanbeeldaaje7080 10 ай бұрын
Caawa ayaan muuqaalkan arkay aad iyo aad ayaan kuugu bogaadinaya shaqadan aad umada u hayso wll . Appreciate for your suggestion 😮
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 10 ай бұрын
Mahadsanid wll
@hamdamohamed7145
@hamdamohamed7145 5 ай бұрын
ASC Walaal faahiye wiilkan Walaal meel lagala soo xidhiidho karo ii sheeg Italy inaa waxbarasho u tago ayaan rabaa fadlan . Mahadsanid walaal.
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 21 күн бұрын
Wll Ana inaan xaraysto ayaan jeclnahay sidee kula soo xidhiidha please
@caaishoahmed3374
@caaishoahmed3374 10 ай бұрын
Jamacada magaceed
@khadijaabdilahi3
@khadijaabdilahi3 4 ай бұрын
Wiilkan mohamed halkee kala xidhiidhi karaa waxaan rabaa in aan xaraysto jamacada ha dalka Italy
@sabirinahmed8782
@sabirinahmed8782 2 ай бұрын
Diyar mathy
@timirosaeed2680
@timirosaeed2680 2 ай бұрын
@@sabirinahmed8782ma meesha lagala xidhiidhaya garanysa
@khadijaabdilahi3
@khadijaabdilahi3 Ай бұрын
@@sabirinahmed8782 Haa wll
@khadijaabdilahi3
@khadijaabdilahi3 Ай бұрын
@@sabirinahmed8782 Wali waan radinayaa admission ka jamacadaha Italy
@khadijaabdilahi3
@khadijaabdilahi3 Ай бұрын
@@sabirinahmed8782 haa wll
@sundussiyaad7476
@sundussiyaad7476 3 ай бұрын
Wlo plz inankas email aan Kala xidhiidho ih siii
@hoodoali6436
@hoodoali6436 2 ай бұрын
Aniga wan helay lakin waxan u bahna qof i cawiya ma heli kara processka i fahansiya
@mqqadar1929
@mqqadar1929 2 ай бұрын
Wll snapka igaso qabo qadarfeysal6
@timirosaeed2680
@timirosaeed2680 2 ай бұрын
@@mqqadar1929ma italy ayaa joogta walalo
@saaraabdikadir6293
@saaraabdikadir6293 10 ай бұрын
Linkga iisoo share garee
@ciyaarahachannel5318
@ciyaarahachannel5318 7 ай бұрын
please qofka admin ka ah youtube channel waxan ka codsanaa in aad wiilkas igu soo xirto wax muhiim aa rabaa inaa yarkan ka wareysto waxan ahy arday dhameeyay jamacada umadda
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 7 ай бұрын
Diyar wll ila soo hadal
@G3N3R4L--H4N4D
@G3N3R4L--H4N4D 7 ай бұрын
Sxoow haddii aad wiilkaan lambarkiisa heshay ila wadaag sxboow
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 21 күн бұрын
Wll please labarkiisa ama meel lagala xidhiidhi karo iisheeg
@Abdikafi252
@Abdikafi252 2 ай бұрын
Mid school maku bixi kara
@waxne878
@waxne878 9 ай бұрын
Ilaa iyo hada mala furin miyaa wllo
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 9 ай бұрын
March ilaa April ayaa la furayaa wll
@user-tq1uf4bd5p
@user-tq1uf4bd5p 10 ай бұрын
Kwrn wll hadad qadato shahaado aan sax ahayn oo fake ah ma kugu garan karaaan
@NashaadHassan
@NashaadHassan 10 ай бұрын
Haa wll waxey la xariirayan jaamacadi aad dhameysay hadi aad fake wadatid halkaas ku hareysa
@NaadaCabdi-jl6qx
@NaadaCabdi-jl6qx 10 ай бұрын
Meel lagaga so xidhiidho ma grnayno wll
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 10 ай бұрын
+252907249086
@aduunyo3674
@aduunyo3674 11 ай бұрын
War aaway codkii?
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 11 ай бұрын
Hh sory wll air phones gasho 🙏🏽
@weedh-cade2325
@weedh-cade2325 11 ай бұрын
Aar nagadaaya wixiiba wuu magu silciyey e qofku muxuu codka isaga hagaajin waayey
@user-zn6ql8vr4g
@user-zn6ql8vr4g 8 ай бұрын
Please wxn ubahnaha qof jooga talyaani yaa garanaya sxbayal ?
@faahiye_podcast
@faahiye_podcast 7 ай бұрын
Ila soox xiriir waxkasta oo aad uga baahato wll
@ugbadosman2204
@ugbadosman2204 21 күн бұрын
​@@faahiye_podcasthalkee lagala sooxidhiidhi karaa wll
@mohamedsuudi4631
@mohamedsuudi4631 11 ай бұрын
@faahiye_podcast. Ustaad waad mahadsan shaqo fiicana waad u haysaa umada alle hakaa abaal mariyee, lkn sualo badan oo muhiima ayaa lo baahan yahay in la waydiiyo. tusaale ahaan, intee lacag ku baxda xageese ka bixiyaase lacagtaas. jamacada iyo program yada magacyadooda waayo. codku waa gaabnaa markuu ka hadlaayay arinkaas. intaa hadaad waydiin karto noo waydii wll adoo mahadsan
@user-qc7mq3kf8q
@user-qc7mq3kf8q 11 ай бұрын
Intba wuu ka jawaabay dib igu laawo
@mohamedsuudi4631
@mohamedsuudi4631 11 ай бұрын
@@user-qc7mq3kf8q maxuu yidhi markaaa imisaa ku baxa xageese ka bixiyaa
Scholarship kastaa Documents kaan buu kaa rabaa.
13:51
Yusuf Shire
Рет қаралды 6 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 52 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
waa sidee waxbarashada dalka Romania
13:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 43 М.
DOCUMENTARY: SOOMAALIDA KU NOOL DALKA SWITZERLAND BY:SHARMAAKE ABUUKAR AMIIN 11.09.2018
36:57
6 Tallaabo oo aad Scholarship yada ugu guulaysan karto I P1
15:03
GORAY PODCAST | BEYDAN COFFEE | GANACSIYADA GUULEYSTAY
1:38:25
Goray Podcast
Рет қаралды 42 М.
Sidee lagu helaa Deeqaha Waxbarasho ee dalka Ireland? | Wareysi
22:03
Khaalid Foodhaadhi
Рет қаралды 3 М.
Sidee loo Abuuraa xidhiidh Guulaysta? | Meehaal Podcast
34:22
Meehaal Podcasts
Рет қаралды 3,7 М.
Jaamacad free ah .bishiina qaado.$850 dollar,#scholarships kenya
18:19
Faahiye_podcast
Рет қаралды 30 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 188 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 52 МЛН