Пікірлер
@fuadismail3487
@fuadismail3487 5 ай бұрын
KAN KHADAR MA DHAHO EE WAA " KHATAR" MUNAAFIQ, JAAHIL, IIMAAN LAAWE, CAQLI-KU-DHIIGLE, QALIN-KU-DHIIGLE, SUURAAF. ALLAAH HA KAA QABTO UMMADDA SOOMAALIYEED ADIGA IYO KUWA KULA MIDKA AH! ALLAAH NAARTA KUGU FOGEE MUNAAFIQ JAAHIL AH
@Mowliid2024
@Mowliid2024 6 ай бұрын
Wax badan baan kabaranay macalin yurub joogaana ah kala fogaa macalimiinta yurub iyo kuwa dalkeena
@cllahixasanxusein8460
@cllahixasanxusein8460 8 ай бұрын
Aqayaarta noosoo galiya qeybta 2aaad alle ha idinka ajarsiiyeee mahadsanidiin
@mulidabdilahi7218
@mulidabdilahi7218 Жыл бұрын
Mash allh
@xildidxirsi5513
@xildidxirsi5513 2 жыл бұрын
Aadban idinka mahad celinaya daadihiyaaaha barmaamijkan
@ibrahimmahmood3753
@ibrahimmahmood3753 2 жыл бұрын
Mashaa allaah abwaan cbdi waxid alaha kuxafido
@abdiazizibrahim9861
@abdiazizibrahim9861 2 жыл бұрын
Wadankastaaba afkiisa ayuu wax ku bartaa. Ee af soomaaligii aaway? Af-qalaad aqoon miyaa? Waad dadaalaysaan ee dadaalka halkaas ka sii wado Luuqada soomaaligana ku hadla.
@khadargufe1222
@khadargufe1222 2 жыл бұрын
Abwaan qiima loo madane
@faisalabdi5168
@faisalabdi5168 2 жыл бұрын
M.a Somalida Aqoonta Majecla Inyar Mooye Noosoo Badiya Aqoon Isweedarsiga
@mahadabdullahimahamoud3850
@mahadabdullahimahamoud3850 2 жыл бұрын
MASH A llah
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 2 жыл бұрын
ما شاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خير
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 2 жыл бұрын
Takbiiir Allahu. Akbar Diintu waalagama maarmaan ku mitida oo aan ku. Dhaganaano diinteena macaan masha Allah. Abwaan abdiwaxid cali gamadiid
@Ina-Ahmed
@Ina-Ahmed 2 жыл бұрын
Masha Allah
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Muuqaalkii aaway habeenkii maaxda aqoontu?
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Abwaanku waa nagu dul sameeyay gabayga
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 2 жыл бұрын
Allh yaa cizak abwaan abdiwaxid
@Ina-Ahmed
@Ina-Ahmed 2 жыл бұрын
Masha Allah Abwaan Cabdi Waaxid
@cakulemedia330
@cakulemedia330 2 жыл бұрын
MnshAllah abwaan cabdiwaaxid cali Gamadiid
@ikramjamal7543
@ikramjamal7543 2 жыл бұрын
Amiiin yarabi
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 2 жыл бұрын
Fadlan Waxaan idinka codsaneynaa inaad had iyo jeer inoo soo gudbisaan dhamaan barnaamijyada lagu qabto Maaxda Aqoonta. MAHADSANIDIIN
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad ayaan ooga boganay barnaamijyadiina qiimaha badan.
@khaalidkheyre2513
@khaalidkheyre2513 2 жыл бұрын
ما شاء الله جزاكم الله خير وباركم الله فيكم
@abduld2005
@abduld2005 2 жыл бұрын
Masha’allah
@naimaail7818
@naimaail7818 2 жыл бұрын
Marsha allah ilahay habarakeyo
@suhaybsass2375
@suhaybsass2375 3 жыл бұрын
Macalin jiro joog
@nadaayaan6456
@nadaayaan6456 3 жыл бұрын
mashalaah mashalaah Allh haku barkeyo shekh walhi waa wax manta ad ugu badan dadkena inay kasulan barashad carabiga xasuusinta waxan Allh kabaryaya inu ku anfoco
@mubaarigcabdilaahi5216
@mubaarigcabdilaahi5216 3 жыл бұрын
Mashallh sheekhu xaiiqaduuu taabtay
@dhaqan25hassan83
@dhaqan25hassan83 3 жыл бұрын
Gabagan biology laga semeyay imtaxana kugale hadiladhaho maadas inaa dhacay kaqasoqadilaha
@khadarsama-wade4085
@khadarsama-wade4085 3 жыл бұрын
Mansha Allah qoraa abdinasir
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Ilaahay ha igu arsaaqo inaan kula kulmo ilaahay ha ku barakeeyo walaahi ilaahau dartii ayaan kuu jeclaaday
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Dee inoo qaabeeba
@mubarikdahir3218
@mubarikdahir3218 3 жыл бұрын
Cabdiraxmaan Xuseen Diiriye iyo Cabdirashiid Xasan Xuseen waa labo nin oo aanu saaxiibbo nahay oo Hal-abuur miid ah sida. Alle ha Caqli dihin iyo dedaalkaba ha u barakeeyo.
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Jaafaa juglii soo dacsaday Janan maw eekaaday
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Jidh dubaaxay maalintaa jaawi dhicin waaye
@cabdiraxmanramatan8434
@cabdiraxmanramatan8434 3 жыл бұрын
Alla haku sharfo macalin
@KakaAk123
@KakaAk123 3 жыл бұрын
Waa goorma
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 3 жыл бұрын
Wll qaybta labaad soo galiya channelka meel macaan ayey nagaga go.daye
@macalinidirismuuse5743
@macalinidirismuuse5743 2 жыл бұрын
Asc
@macalinidirismuuse5743
@macalinidirismuuse5743 2 жыл бұрын
Macalin khadar badeed allaah haku sharfo
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 3 жыл бұрын
Masha allah
@cabdiqaadirkoosaar5322
@cabdiqaadirkoosaar5322 3 жыл бұрын
Waxaan ka markhaati nahay Inaad macalin waajibkiisa ka soo baxay Inaad tahay Allah xaku xifdiyo oo cimriga hakuu barakeeyo macalin
@macalinidirismuuse5743
@macalinidirismuuse5743 2 жыл бұрын
Macalin khadar badeed allaah ha ku xafido
@abdirahmanahmed2840
@abdirahmanahmed2840 3 жыл бұрын
Ilaahay haku barakeeyo ustaad khadar badeed.
@abdirazhidhassan3860
@abdirazhidhassan3860 3 жыл бұрын
Sh almis yaxye alle ha barakeeyo aqoonyahanka Maaxda aqoonta xarun u heellan haqabtirka bulshada iyo dhalinyarada
@cabdihirsi5285
@cabdihirsi5285 3 жыл бұрын
M.ALAH MAAXDA AQOONTA IYO ABDIKARIIM
@abdirazhidhassan3860
@abdirazhidhassan3860 3 жыл бұрын
Manzha allH aqoonyahan wax garad iyo indheer garad cabdikariim axmed mooge
@cabdihirsi5285
@cabdihirsi5285 3 жыл бұрын
m.a
@yaxyegood8368
@yaxyegood8368 3 жыл бұрын
Sheekha habeenkaa sida loo dhegeysanayay sanqadh la'aanta waxaad ka garan gartaa videogan,alle ha barakeeyee
@kaabarehometeaching9984
@kaabarehometeaching9984 4 жыл бұрын
In my idea Somaliland their is more job opportunities
@somaliudiidaceeb2904
@somaliudiidaceeb2904 4 жыл бұрын
2020 ayaa gabadh igu tiri dhulka duub ana Video gan ayaan daawadayoo ka dhaqaaq ayaan ku idhi. Ticket degdeg ah bay goosatay oo diyaarad ku booday. Ar dadkii hore xikmadoodii shaqaynmaysee dumarow haku guur beelinina. Mid uun wax idinla fahma oo aan balwad lahayn hadaad heshaan iska iimaansada.
@cosoblecabdi5255
@cosoblecabdi5255 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل يا شاعرنا الكريم لقد جزيت ولقد أصبت كبد الحقيقة هنيأ لك بارك الله فيك وأحسن الله إليك شكرا شكرا ألف مرة
@cosoblecabdi5255
@cosoblecabdi5255 4 жыл бұрын
Allaahu akbar alla imisaan baarayay gabay aan ku difaaco luuqadda carabiga ee sharafta badan ee aan isaga dhiciyo kuwa gumaysiga maskaxdu ku duxay ee iska hantaataca allahu akbar abwaan ilaahay ha ku xafido alla yacizak kheyr alle ha ku siiyo miisaanka xasanaadka alle ha kuu saaro aamiiin aaamiiin insha allaah haddaan qeybayaa maansadaan eebe dankii
@axlamabdy5338
@axlamabdy5338 4 жыл бұрын
ماشاء الله الله يحفظك ويعزك ويسعدك وينور در بك ويبارك فيك وفي اهلك يا شيخ محمد حاجي علي
@axlamabdy5338
@axlamabdy5338 4 жыл бұрын
❤❤تحياتي لك 💯💯💯💯✔