Sooyaalka dhaqanka Soomaalida iyo suugaanta: Macallin Axmed-yaasiin Dool

  Рет қаралды 12,377

Maaxda Aqoonta

Maaxda Aqoonta

4 жыл бұрын

Kusoo Dhawoow Maaxda Aqoonta
Madashani waa madal loogu talo galay kor-u-qaadista aqoonta, wacyigelinta, isku xidhnaanta bulshada, tababarrada iyo cawaysyada.
Sooyaalka dhaqanka Soomaalida iyo suugaanta: Macallin Axmed-yaasiin Dool
Halkan ka daawo qaybtii 2aad ee barnaamijkan
• Qaybtii 2aad: Sooyaalk...
La soco Facebook page-ka Maaxda Aqoonta
/ maaxda-aqoonta-1017815...
Subscribe dheh si ay kuuso gaadhaan barnaamijyada dambe
/ @maaxdaaqoonta
#MaaxdaAqoonta
#CaweyskaHargeysa
#BandhigaHalAbuurka

Пікірлер: 21
@mohyadinceelhaye8843
@mohyadinceelhaye8843 4 жыл бұрын
Waxan Dib-u-milicsaday xasuustii waqtigii aan Dugsiga sare dhigan jirey, Ahmed Dool wuxu ahaa Barahii aan ugu jeclaa Dugsiga intan waxka dhiganayay, 4 sano xidhiidha buu gacantisa nagu soo tobabaray. Guuleyso Macalin Barisamad ba igu danbeysay inan intanoo kle dhugto alle hasharfo maclinkayga❤️❤️❤️❤️
@mubarikhashi6414
@mubarikhashi6414 4 жыл бұрын
Bare sare Axmed Yaasiin Dool Hadalkaaga murtiyaysan lagama xiiso dhacayo wllhi Alle haku muuneeyo
@sahrahassandaahir8224
@sahrahassandaahir8224 4 жыл бұрын
Abwaan dhaqan yaqaan axmed yaasiin dool guulayso if iyo aakhiraba
@mr.yousufmatanabdi3552
@mr.yousufmatanabdi3552 4 жыл бұрын
Maansha Allah tabaarakalah Ahmed-yasin Abdirahman Ahmed (Dool) wlhi waxaan ku ceshaday laba cisho oo isku xigta inaan dhagaysto barnaamijka. Ahmed allah yaxfadak iliyo cawriba la'aw.
@moztaphefarah1233
@moztaphefarah1233 4 жыл бұрын
Msha Allah axmed yaasiin dool cimrigaagu ha raago
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Ilaahay ha igu arsaaqo inaan kula kulmo ilaahay ha ku barakeeyo walaahi ilaahau dartii ayaan kuu jeclaaday
@cabdiraxmanramatan8434
@cabdiraxmanramatan8434 3 жыл бұрын
Alla haku sharfo macalin
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553
@amiinmuxumedsoofekaneeco6553 4 жыл бұрын
Maansha allah macalin, jazaakumu llah adigiyo teamkaagaa maaxda aqoonta. Qoraa cabdi bashiirna waan salaamayaa
@somaliudiidaceeb2904
@somaliudiidaceeb2904 4 жыл бұрын
2020 ayaa gabadh igu tiri dhulka duub ana Video gan ayaan daawadayoo ka dhaqaaq ayaan ku idhi. Ticket degdeg ah bay goosatay oo diyaarad ku booday. Ar dadkii hore xikmadoodii shaqaynmaysee dumarow haku guur beelinina. Mid uun wax idinla fahma oo aan balwad lahayn hadaad heshaan iska iimaansada.
@khalifaomer9893
@khalifaomer9893 4 жыл бұрын
Macalinkaygii dugsiga sare ee noradin macalin axmed yaasiin dool🥰🥰🥰
@qoranedaadax1438
@qoranedaadax1438 4 жыл бұрын
Msh Allah wlky ahmed Allah hku dhwro bro qaali❤👏
@Saalax919
@Saalax919 4 жыл бұрын
Mansha Allah Maaxda Aqoonta arin fiican baad bulshadiina usooo kordhiseen halkaas kawada
@samsamhasan9813
@samsamhasan9813 4 жыл бұрын
Masha allh❤❤❤❤
@faaraxmohamed5256
@faaraxmohamed5256 4 жыл бұрын
masha Allah
@suhaybsass2375
@suhaybsass2375 2 жыл бұрын
Macalin jiro joog
@omerabdi9781
@omerabdi9781 4 жыл бұрын
masha allah
@suhaybabdi8411
@suhaybabdi8411 4 жыл бұрын
goood
@nasiimmoh908
@nasiimmoh908 4 жыл бұрын
masha Allh teacher ahmed yaasin dool
@hudamoh5879
@hudamoh5879 4 жыл бұрын
macalin ahmed
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Dee inoo qaabeeba
@omerahmed9829
@omerahmed9829 4 жыл бұрын
masha allah
Qaybaha Afka iyo Suugaanta - Macalin Yaxye
26:24
Kalaam College
Рет қаралды 21 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 83 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 3,7 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Qaybtii 2aad: Sooyaalka dhaqanka Soomaalida iyo suugaanta
26:31
Maaxda Aqoonta
Рет қаралды 2,8 М.
Afka Maldahan waa maxay yamxeerin iyo ekeeye? Ustaad Abwaan Axmed Yaasiin Dool.
28:18
Abwaan Hareeri ابوان هرير
Рет қаралды 334
hadraawi fanka iyo suugaanta
1:18:37
Hamdi Kadiye
Рет қаралды 38 М.
BARNAAMIJKA AFTAHAN SAAB TV XIDIGISKA
36:08
SAAB TV
Рет қаралды 24 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 83 МЛН