Пікірлер
@CabdiRashiid-b3j
@CabdiRashiid-b3j 6 сағат бұрын
Allaw kuu naxariiso
@user-jw4un5cy8b
@user-jw4un5cy8b 9 сағат бұрын
Secondary markii an ku jirnay ayuu Buska na qadi jiray nogu ridi jiray heesta xusuus gaar ah bay ii tahay🎉🎉🎉
@HalisTa..22
@HalisTa..22 3 күн бұрын
Bilic lagu khasaaraay✍✋
@GuledIbrahim-yf8kn
@GuledIbrahim-yf8kn 4 күн бұрын
Araye fatax geedi rage
@GuledIbrahim-yf8kn
@GuledIbrahim-yf8kn 4 күн бұрын
Araye fatax geedi rage
@Mohamed-vg2gv
@Mohamed-vg2gv 5 күн бұрын
Jacayladan Waalida Aheey Jacaylka Walaalaha Aheey Jacylka U Waalidka Aheey
@badalsharifcbdulahiyusuf
@badalsharifcbdulahiyusuf 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Madaxa_murqaanka725
@Madaxa_murqaanka725 6 күн бұрын
22-8-2024 habeen jimca best wlhi weeye heestani marka mirqaameysid😂❤
@AliMusa-ko6tg
@AliMusa-ko6tg 6 күн бұрын
jó🎉😮😅😊😅
@MAar-yr5wf
@MAar-yr5wf 6 күн бұрын
Askari baa sameeyay baan maqlay oo sarkaalkii ama masuul uu waardiyaha u ahaa oo aan dhibtiisa dareemin u sameeyay❤
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 7 күн бұрын
Allaah yarxamu raaximiin
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 9 күн бұрын
Mon Aog 19/8/2024 haben isninah❤❤❤
@MohamedNoorz3v
@MohamedNoorz3v 11 күн бұрын
Yaa salamaa🔥
@user-ft3cf3yy8k
@user-ft3cf3yy8k 11 күн бұрын
Xasan adan samatar wiilka habargidir codkiisa ayaan dhegeysanayaa fanaan layskama sheegto rag baa hibo u leh xabaasadu waa wax loo dhashaaa
@ShucaypSiciid
@ShucaypSiciid 13 күн бұрын
Ana waan qoolnahay erayda ha khaldin
@user-re7um8jj4r
@user-re7um8jj4r 13 күн бұрын
Aug 15 2024😮🎉❤
@burhanali4356
@burhanali4356 13 күн бұрын
Adeer fariintiosii ayaan saa u arkaye
@SidOmar-ty1nc
@SidOmar-ty1nc 14 күн бұрын
Jiim shek gactiisa wey fadiday Allow Ku Naxariiso 😢
@HalisTa..22
@HalisTa..22 14 күн бұрын
Ma naxe iyo xaasid baan Daadkoodii moosayaa Markaan muska tiiriyaba Maxaad meel uga gubtaa Ismoodsiiska kuugu wacan!!? Macnaa lays dhaafsadaa Murtida hadal ila wadaag Meeshaan ku idhaa ka qabo Maxaad maad uga dhigtaayoo Muraadku u baylahaa!!!?
@zakariaabdibrown4403
@zakariaabdibrown4403 14 күн бұрын
Wa heesihi aan waagan qaadka bartay an dhagaysan jirey 2003
@hamzikSagambe
@hamzikSagambe 14 күн бұрын
Ayàan maanta ka horow mahiigañku igu dhicin😮❤
@mtofficial2953
@mtofficial2953 15 күн бұрын
Hees figta sare ku jirta weeye waxaan u malaynaya AUN Abwaan Cabdi Cali Wayd baa lahaa erayada
@FaadumocabdixafiidShiikh
@FaadumocabdixafiidShiikh 16 күн бұрын
Dhoon horaadka caashaqa ka ilaali dheeliga❤❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 16 күн бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite (eagle-eyed)vstv.
@user-tn3uh1zf2w
@user-tn3uh1zf2w 16 күн бұрын
❤❤
@DheymanluulAxmed
@DheymanluulAxmed 16 күн бұрын
Ppp
@XaawoAadan-gv5od
@XaawoAadan-gv5od 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxamedmaxamuudxusen-v4h
@Maxamedmaxamuudxusen-v4h 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@AbdimaalikKirix-jj1sr
@AbdimaalikKirix-jj1sr 18 күн бұрын
Allah haku naxaristo faysal cumar mushteeg 😢
@Engowdiire95
@Engowdiire95 19 күн бұрын
Hees waa dhaaftay Cajiib Igu dheeridaaa ma dhool gaaxday baa tahay Mana soo dhawaatide Ma mid aad udhalatey 9-8-2024 Mogadishu Somalia Deyniile Gubta Ciise cabdi Waan salaaamay Teamka cuudka jecel ❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 19 күн бұрын
ERAYADA HEESTA LYRICS 𝐑𝐢𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐱𝐚𝐥𝐚𝐲𝐭𝐚𝐚𝐧 Rumaystoo raaxaan moodoo Waan riyaaqee Raaxaan moodoo Waan riyaaqee ILayn raad gurasho Malahee i reebtee Anigaa rafaadaye #Page2 Hadduu reer guur is yidhaahdo Asuu rati dabarka gooyo Rugtii waa lama Huraane i reebtee Anigaa rafaadaye #Page3 Hadduu roob shubo RAXMAANKU ramaaskaa La raadsadaayee Raqdaydaad dhigatay Raartaad i reebtay Anigaa rafaaday Runtii raaxada aduunyadu Adday raka sare ku saartee Runtii raaxada aduunyada Adaa raka dheer ka Fuulee Anigaa raran mooday Rayskaad i reebtay Anigaa rafaadayaye. Hees xusid mudan mid ka mid Xulka iyo Foolaadka heesaa hirgalay. Erayadii AHUN Hassan Qawdhan Laxankii & Luuqdii AHUN TUBEEC T Qabashada 25 February 1970 AHUN Abw Hasan & Alf Tubeecba. █▀ █▀█ █▀█ █ █▀ █▀█ █▀█ █ █▄ █▄█ █▄█ █▄ █▄ █▄█ █▄█ █▄
@AbdiGaladagalka
@AbdiGaladagalka 19 күн бұрын
41111
@user-ej7up3kl6i
@user-ej7up3kl6i 20 күн бұрын
Taf ku caanaleey noqo
@zakariyehazanali1157
@zakariyehazanali1157 21 күн бұрын
Amintu waa 22:30 waxaan idin ka soo salaamayaa boodhar ka Zambia 🇿🇲 iyo congo taarikhdu waa 07/08/24 comment gaan hadaad soo booqato like ta ha ila dhaafin heestaan caawa waan ku jafaalinayaa🥰
@CaaQilHamse
@CaaQilHamse 21 күн бұрын
IlaahYAW unaxariiso
@mustaphe301
@mustaphe301 22 күн бұрын
Iminkeynu dhownee😢💔 Cashaqa ma dhafna😮 ❤️ Waxn dhageysanaya hestan haben arbaco so galeyso taruqduna ku began tahay 06/08/2024 Laab dhafay Taladee Haduu dhawac kugu yaal Anba wan dhutinayee 😔 😇
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 22 күн бұрын
WAR YAA CANAANAYA CUUDKA?! SIDII FARAS COL FOODDA DARAY?! MAHADSANDIIN?!
@sayidabdiarro3352
@sayidabdiarro3352 23 күн бұрын
Saacadu 2:06am Habaynimo, Waxaan Fadhiyaa Bananka hore ee guri aan ka deganahay Caasimada Muqdisho, Hodan xaafada Siigaale. Heesta iyo Dareenka iga dhex guuxaya ayey cabiraysa balse waxaa mooda inan layga tagayn ee anagu aan tagaayo. Waxaan rajaynayaa inan mar kale kusoo noqon doono dhagaysigeeda anoo faraxsan oo wax kaste sidaan rabay ii noqdeen😢
@badalsharifcbdulahiyusuf
@badalsharifcbdulahiyusuf 23 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@xajikhadarismacil519
@xajikhadarismacil519 24 күн бұрын
Xaaji khadar
@Maxammed-Goosh1
@Maxammed-Goosh1 25 күн бұрын
Abwaan heestaan waan kaa hayaa, iga wallaahiye waa hees dhaaf! Waana waaqici, hummaag aan la wada arkayn oo dayacnaa baad wax wayn ka tiri, mar abwaankaygii baad tahay oo nin aad role-modale u tahay baan ahay mar kale nin curiye ah baan ahay, mar uun in aan kula fariisto waan rajaynayaa macalin.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 19 күн бұрын
Heesta ragga isku helay 3 kamid ah way geeriyoodeen Alle ha unaxariisto ee. Abdikariim faarax qaareey (Jiir), Abwaan Hadraawi Iyo Kabaniiste Jiim Sheekh Muumin. Samatar oo heesta qaadayo uun baa hadda nool ee abwaanka aad leedahay waan la kulmi yaawayo saaxib?
@abdirizaksafaari3588
@abdirizaksafaari3588 10 сағат бұрын
@@Ehel_Caashaq1 brother kabanka waxa tumay Ahmed cawad rabshe ninka kuluqeenayana waa Isla Asi
@moshakirtube3117
@moshakirtube3117 25 күн бұрын
Waa laysu soo noqon- wixii nool aduunyad'e
@hadiibrahim7667
@hadiibrahim7667 26 күн бұрын
Adookale nolasha koonkaan Kunkiiba nafbaa ka joogta Qarnigan nasabkii jeceelka nimcoy Adigaa ka noolee Nolasha ilin kaama keento Necowda dareenka beerta hadalka nafaqeeya maanka nuuciisa adaa yaqaana Adaa nafis galiya ruuxda Nasteexa agtaada waayo Nafteydaad ila sidaayoo Waxaad tahay nuurka daaray Rajadi aan naawilaayo Nasiibkeygaa wacnaayo Kalgacal iyo nabad ku waar nolasha abid kuma xumeeyso
@ahmednuurhonest1515
@ahmednuurhonest1515 26 күн бұрын
2/8/2024😢
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 26 күн бұрын
2/8/2024 4:56 Adis ababa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 26 күн бұрын
Yaahuu yaahuu markaan oo kle waah waah Yaa Goobbe weeye❤. Heesaha sdaan udhagaysanayey sharqantaan ayaan durba fahmayaa.
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 27 күн бұрын
Markale 2 Augt /2024 caawa oo jimco ban heestaan ku marqaamayaa hadaa iga danbeyso like ta iska reeb
@Idiris17
@Idiris17 29 күн бұрын
Habeeb Arbaca ah 31 July 2024 maagalda waxaan joogay Moscow ee caasimada Ruushka saacadu 1:15 AM Heestaan baa ii baxaysay Dheeli dheeli awgaa Igu dhaafe maalmuhu
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 29 күн бұрын
Dhaqanka
@sumadqaran
@sumadqaran Ай бұрын
Heestaan wiil mudo I jeclaan baan kusoo xasuustaa.ilakagay amarkii ana waxaan Ku diidanaa Xaas hore ayuu soo furay waxaan iska dhaadhicyay haduu Ku noqdo maxaad sameeyn markuu Ku guursado kadib😂😂😂 alla masayraa