Heestii Lacageey Lyrics Aun Faysal Cumar Kabankii C/muuse

  Рет қаралды 268,998

laylis channel

laylis channel

2 жыл бұрын

Heesta Lacageey Erayadii Iyo Laxankii Faysal Cumar Mushteeg Kabankii Abdiqadir Muuse Lugey

Пікірлер: 65
@diniali9095
@diniali9095 Жыл бұрын
marka ugu horraysa waxaan ilaahay uga baryayaa inuu unaxariisto faysal cumar marka xiga soomaalidu waxay dhahaan fannaan hebel wuxuu leeyahay cod dahabiya waxaan idiin sheegayaa faysal codkiisu wuu kaqaalisanyahay dahabka waana Dhaaman dhaamanka iyo dahabkana dhaaymanka ayaa qaalisan ilaahay ayaan marlabaad kabaryayaa inuu unaxariisto Aammiiiiin Aammmiiiin..
@michaelmichael1225
@michaelmichael1225 Жыл бұрын
Amiin
@saedyasin89
@saedyasin89 10 ай бұрын
Amin
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 7 ай бұрын
Aamin alle Wayne hawnaxariisto
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 9 ай бұрын
Ma malaysan Karo inta jeer ee aan ku ceshtay. Yaasalaam waxaan ku,tilmaamo garan maayo ...❤️🎸
@F13500
@F13500 7 ай бұрын
I’m obsessed with this song wlhi kwrn xita hada melaha marayo wey iguso dhacda lacageey liitaha gargaaray madaxe iga gashay heestan 😢😅❤❤
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 6 ай бұрын
Kula mid baan ahay niyadayda inta jeer ee ay kusoo noq noqoto ma koobi karo. Lacag lacag lacag baa dad is dhaafisay fariid bay kaa dhigaysaa shoodhe 😢😂❤
@abdikadersalad9737
@abdikadersalad9737 6 ай бұрын
Dumar ninkii aan lacag u haysan agtiisa sharaf kama lahan yaap Ragow bahalka intaad xarig ku xirtaan shaqaysta oo lacag sameeya
@moktarzhatta7470
@moktarzhatta7470 3 ай бұрын
Sallaamulaah soomaaliyeey! waa iska xaal aduun , ustaad Faysal cumar mushteeq waxa nolosha lagu sheego ninka runteedda u dhacay buu ahaa Eebbe godka ha u nuuro'e! 16 April 2024. Badbaado Eebbe idil ahaantiinba🖐
@user-rk4uf1sp3e
@user-rk4uf1sp3e 7 ай бұрын
Mashaa allah walee lacag lagama maarmo mushteeg runtii weeyaan.
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Ай бұрын
Ahu naxariisto dhamaantood aameen yaa Rabbi
@sucadxuseen6392
@sucadxuseen6392 2 жыл бұрын
Waa fanaan suugaanyahan codna Alle siiyey waah waah Allaha u naxariisto
@LibinDoofil-ju4ib
@LibinDoofil-ju4ib 7 ай бұрын
Heesihii hore murti iyo macaanbey lahaayeen asxan wlhi
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 Жыл бұрын
Markan waa sucuudiga Abdiqadir ka uu Faysal sheegayaa waa Sxbkii Cabdiqadir Bagaag. Kabanku se waa Xudaydi
@IbrahimMohamud-le4dy
@IbrahimMohamud-le4dy Ай бұрын
Laacaag waa laaddiidaa
@Maxamed-sm6cf
@Maxamed-sm6cf 10 ай бұрын
Lalab iyo dhibaatay hadan lagama marmay jacjiib from Europe malta😢
@abdiazizali8795
@abdiazizali8795 2 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto faysal cumar mushteeg
@Miicaadyare
@Miicaadyare 7 ай бұрын
Walaal kabanku waa xudeydi Allah yarxama labadoodaba.
@F13500
@F13500 7 ай бұрын
I’m obsessed with this song wlhi kwrn xita hada mel marayo wey igu so dhacda 😅❤
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Жыл бұрын
Erayadii iyo codkii AUNtee Feysal Cumar Mushteeg iyo kabankii AUNtee Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudeydi). Heestani waxay ka mid aheyd cajal ay si wadajir ah ugu duubeen Feysal iyo Dararamle 1981ki, magaalada Togba ee dalka Sucuudiga.
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 Жыл бұрын
2010 ayaan joogay togba aduunyo xaalka be maantana Germany munchen alx
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Жыл бұрын
@@mohamoudkaderfure3857 rabi haku xafido
@nabadoonkakhadar7079
@nabadoonkakhadar7079 Жыл бұрын
Rabi ha u nxristo dhamn fananinti somalied inti dhimaty Iyo inti Muslimo kleba
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 7 ай бұрын
Kabanku ma aha xudeydi ee waa c/qaadir muuse lugeey xudeydina way jirtaa inuu garaacay laakiin tan ma aha
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
kabankii xudeydi
@faysalcumar2465
@faysalcumar2465 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين اللهم امين.
@ahmedmuse248
@ahmedmuse248 Жыл бұрын
Allaahuma aamiin aamiin
@user-bg5ti7ep4y
@user-bg5ti7ep4y 7 ай бұрын
Alaahay. Ha. U. Naxariisto. Aamin aamin😢😢😢😢
@maxamedtuke9990
@maxamedtuke9990 7 ай бұрын
Waa faysal cumar iyo kabankii xudeedi
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Жыл бұрын
Walee waa runtii ,nin bilaa lacag ah ayaa raba ,lacag doqonka gar garay ,
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
asiya masha alah qof wax garada tahy
@user-pb8ms9pk2v
@user-pb8ms9pk2v 8 ай бұрын
Lacagta waa wax la helo la wayo se shaqsiga wanagaan wa wax ma guurana
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 6 ай бұрын
Lacag walaahay waan haystaa
@saidomarabdi713
@saidomarabdi713 Жыл бұрын
Lacagey
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms Жыл бұрын
Al macalim feysal cumar mushteeg.
@Ali-Abdi-Ali
@Ali-Abdi-Ali 3 ай бұрын
2024 in hyderabad India allow amuuraha sahal
@alifood-vf6hu
@alifood-vf6hu 2 ай бұрын
Paramount miyaa jogta sxp😂😂😂😂
@jiilkacusubarooryo4474
@jiilkacusubarooryo4474 Жыл бұрын
ax taydii hore wali wali oo la.aroos
@user-vk8ti5op1u
@user-vk8ti5op1u 4 ай бұрын
2,2,2024 the time is monay Musqul aa qoday shaqa sharaf leh
@hindamawliidcumar1372
@hindamawliidcumar1372 5 ай бұрын
Lacgeey❤
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 Жыл бұрын
A.U.N FAYSAL CUMAR
@hgagamar8750
@hgagamar8750 Жыл бұрын
Ehoray ulumiyay
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 ай бұрын
Ereyga " Ladh" maxaa la micne ah "Labdhkeedii habeennadan Habloow ladibawaayee"
@MubarigMario-qd7ho
@MubarigMario-qd7ho 7 күн бұрын
Xusuus baa wax kolba kugu soo laba kaclaynaya weeyaan
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 6 ай бұрын
Lacag
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 2 жыл бұрын
Mashalah
@user-gq5mg6lw7d
@user-gq5mg6lw7d 8 ай бұрын
Heesihii
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed.
@CismaanClwali-lk6fb
@CismaanClwali-lk6fb 7 ай бұрын
Cabdi weli cali❤❤❤❤❤😂 3:15 😅
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)(wonder)
@ugaashashi7412
@ugaashashi7412 6 ай бұрын
I have money ❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)(wonder).
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@user-dc4uo1wg8l
@user-dc4uo1wg8l 7 ай бұрын
Woof
@cabdulahaboole3775
@cabdulahaboole3775 Жыл бұрын
Cabdula apolloe
@user-sc5od7bk5p
@user-sc5od7bk5p 5 ай бұрын
En hore ulu miyaay
@Isxaaqibraahimmaxamed
@Isxaaqibraahimmaxamed 3 ай бұрын
❤❤❤oky🎉😂😅😅😅😮😮😅😅
@canabmaxamuud7510
@canabmaxamuud7510 7 ай бұрын
laqana hoos uceliyaay maxaa laga wadaa
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 5 ай бұрын
Anba laqan wa garan waayay
@xboon2356
@xboon2356 4 ай бұрын
Ereyga Laqan Macnihiisu Wuxu Noqonayaa "Dhalinyaro".
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 ай бұрын
​@@xboon2356 zxb ladhkeeda mxaa laga wadaaa
@libanliabanahamed-so1df
@libanliabanahamed-so1df 11 ай бұрын
Y
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 86 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 77 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 53 МЛН
Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg
12:21
Hirad Channel
Рет қаралды 462 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 952 М.
Ha Derderin Carrada! || Faysal Cumar Mushteeg AHUN || HD +Lyrics
4:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 389 М.
Cabdiqani Kaarshe , Heedhe Gabadhyahay Heedhe
7:16
Astaan
Рет қаралды 142 М.
Heestii War Ma Faaliyaad Tahay Lyrics Khadra Daahir Kabankii Aun Goobe
6:44
Qaraami Sahra Ahmed, Faysal Cumar iyo Kinsi Xaaji (waayo waayo)
7:50
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 724 М.
MARYAN MURSAL WAXAA KU LUMIYEY LACAG HEES AAD U MACAAN
5:35
Timacase Lyrics
Рет қаралды 128 М.
RIFTOOR | MUSHTEEG | XUDAYDI | LYRICS
12:39
Qaraamyahan
Рет қаралды 45 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН