027 | Live 2 | Aadan-Sahan iyo Hannan Channel | EAC | Oromada | Carabta.

  Рет қаралды 58,198

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
KZfaq-ka Sahanka Xogaha:
kzfaq.info/love/MAk...
KZfaq-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
Spotify:
open.spotify.com/user/31hpw3z...
Facebook Page Sahanka:
/ aadan.sahan1
Facebook page Aadan-Sahan:
/ aadansahan
Twitter:
AadanSahan?t=ctff...
Instagram:
/ aadan_sahan
Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Faca Koraya.
3- Ismalure.
4- Loollan.
5- Dabadeed qofna ma hadhin.
6- Waan ku salaamay saaxiib.
7- Casariye.
8- Waayaha Daanyeerta.
Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
1- الإسلام بين الشرق والغرب
2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
3- اعترافات عشاق
5- في الحب والحياة
7- سيكولوجية الجماهير
Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
1- Wabar.
2- 56 dhibaabo jacayl.
3- مرابط النظام الدولي.
4- عائد إلى حيفا.
5- ارشادات الحياة القصيرة.
6- لغز بربروسا
7- سر آريوس
8- حرب الفاندال
9- المعركة الآخيرة.
10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
11- حوار مع صديقي الملحد.
Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
Mahadsanidiin.

Пікірлер: 267
@hananchannel1928
@hananchannel1928 8 ай бұрын
Waad mahabsantahay Aadan wll for this Live stream.. 🙏🏽😎✊🏽 💯
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 8 ай бұрын
Inadeer bishiiba halmar dood cilmiyaysan sameeya❤
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 8 ай бұрын
@hanan live sobadi dad tayo leh nosoqabo
@md5m164
@md5m164 8 ай бұрын
Hanaan horay usoco dadaaalkaga halkas ka haay halyeey ayaa tahay ❤
@kalidmohamed263
@kalidmohamed263 8 ай бұрын
العراق فيها كثير الأديان والطوائف مختلفة
@AhmedMacalimMohamed
@AhmedMacalimMohamed 8 ай бұрын
@hananchannel1928 adiga iyo Adam tariikhda yaa san idiin baray?
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢😢😮😮
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 8 ай бұрын
Nin culus baa soo qabatay adan sahanka xogaha nin aan aad ugu xiranahay mahadsanid hanaan from mogadushu
@870mx
@870mx 8 ай бұрын
Walaal aadan noosoo badi live si nooga furmaan xuubka yar ee qalbiyadaya lagu xidhay mahadsanid adiga iyo xanaanbq waa idinku xidhanahay
@Fuadapdillahimuse23
@Fuadapdillahimuse23 8 ай бұрын
Mansha Allah dhalinyaro waxbaratay garanayana waxa khaldan baraarujinaya dadkooda Somali waan jecely waana rajaynayaa inay 5tii Somali midowdo waxana samaynkara inagoo dadaala aad baan idin salamaya from Somalia lascanod
@zakirboss143
@zakirboss143 8 ай бұрын
Yes, mawduucyadana sida xogogaalka ah la isku wareysaanayo loona wada gorfaynayo waxyaabo kala duwan ayey soomali u baahan tahy ...... Way ka saameyn badan yihiin kuwa qofka iyo fikirkiisa ah. Mahadsanid Aadan Khadar Cali❤
@fatiima476
@fatiima476 8 ай бұрын
Sax
@pdf5_
@pdf5_ 7 ай бұрын
Sax Wankula qabaa
@AyanJno
@AyanJno 8 ай бұрын
Adan sahan dar allan ujeclhy❤
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 7 ай бұрын
Really waa wiilka somali ugu caqliga badan
@NASRI-EEBE
@NASRI-EEBE 8 ай бұрын
Qurux badanaa "marka aad hayso xog kuusaamaxaysa inaad xasuusanayso xog ku saabsan xogtaas dhegahaaga kusoo dhacady" ilaahay aqoontan in ka badan iyo cimri baan alle kuu waydiin wlllo
@shantagees9425
@shantagees9425 8 ай бұрын
20 minutes into this and I am so in love with podcast.. thank you both, subscribed and looking forward to more of your videos. Somali issues first. dadkeenu mowduucyadan buu u bukaa. .
@Youyeah.
@Youyeah. 6 ай бұрын
❤❤
@jamajama8221
@jamajama8221 8 ай бұрын
I really enjoyed the conversation! As a somali living at Ottawa, how can I get involved or contribute to the somali community? I’m asking you @Hanan and Sahan podcast
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 8 ай бұрын
Mashaa Allah ❤ dhalinyaro wax garat ah Allah idin barakeeyo aduun iyo aakhiro Amiin Somaliya hanoolaato 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia great again Inshaa Allah ❤
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 8 ай бұрын
Sxb qaali allaha,haku barakeeyo waxaan ku dhihi marka ,aad biyaha cabeysid gacanta midig kucab mhdsand
@abdifatahadem2535
@abdifatahadem2535 8 ай бұрын
Dadki lo bahna baa tihin LIVE sooo badiya waliba sahanow so badi sxb somalidan xumanta un dawata wax kale ay dawadan ha helanr
@user-kk8mb1tk2w
@user-kk8mb1tk2w 8 ай бұрын
Lapadan qof manta uma paahna in la'amaano ama in lacaawiyo ee kaliya wxey u pahan yihiin dadka somali iney ispadasho oo umadena dhalinyaro upadan tahay iney fikiraan oo xaqiiqada weynatusene ee mxa ispadal samen karnaa taa ina kafikirno😢😢😢dhalinyaro
@rahma_h2y
@rahma_h2y 8 ай бұрын
2 hr iyo bar Iigu faaido badnaay❤ Masha allah allah nii xifdiyo Walaalayaal Noosoo badiya❤ Fiidiyoow yadan
@Somali100
@Somali100 8 ай бұрын
Waxa dalka qasaya waa sucudi iyo Emirates iyo Qatar si somalia u qaribaan oo somalia ey san qeeraadkoda uso baxsan . Maxee tahay diinta somali ka maqan oo lanoo qarxaa 😢 Somalia hadee tuusto maxa ku dhici kara dalalkas 1. Sucudiga shidaalkisa ayaan ku qabseena oo ganacsigoda ayaa hoos u dhacaya 2.emarat iyo qatar dhanka ganacsiga ayaan hoos udhacaya sababto ah waxe somalia waxe lee dahay bad aduunka meel wacan uga taalo ----------------- Dalalka islamka ma necbi lkn inaa dhismi weeno iyo dowladnimadi ayaga aya naga hortagan dowladi iyaga gacanta kula jirta sido kle argagixisada ayaga garabsiya , sido waxe nosoo direen culumo isku sheeg oo iyaga lacag ka qaato oo diinti caay iyo takfirin ka dhigay
@SacduushAbdi-vu1hb
@SacduushAbdi-vu1hb 8 ай бұрын
Mareecan fitnada oo dhan asaga kadanbeeyo couse carab mareekan daba dhilif utahay
@Somali100
@Somali100 7 ай бұрын
@@SacduushAbdi-vu1hb Haa
@phartunbintuahmett8291
@phartunbintuahmett8291 8 ай бұрын
Masha Allah alle ha Idinka jaa'iso mariyo macluumaadyo aad u muhiim ah baa Idinka fa'iday mahadsanid🤗
@MaxamedidirisXadi
@MaxamedidirisXadi 8 ай бұрын
Farxad weyn ayaa i haysa wallaahi ehlu cilmigii soomaaliyeed ayaan isku arkaa😊
@MrMohamud78
@MrMohamud78 8 ай бұрын
MashaAllah, inta aan KZfaq dawaneyey labo qof oo adaab ku sheekeysanaya baad tihiin ee ka sii wada.
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 8 ай бұрын
Mansha Allah yarkan wa nin caqli badan Somali pure ah
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 8 ай бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 7 ай бұрын
Ku dhawaad 10 daqiiqo oo aan dhageesanayy gabadhan waxan ka faaiday waxyaabo badan, hadda kadibna waan ku xidhnaan doonaa walow aanan tiktok isticmaalin yeeleede meelahaa waan ka baadhi. And a big appreciation always for my G Adan. Noolow ustd.
@A.H.3530
@A.H.3530 8 ай бұрын
Wan dhamaystay 2 saacadood iyo badhkaba wax badana way ii baxeen barakoob walaalayal
@dhhol77
@dhhol77 8 ай бұрын
Msha Allh Aadan iyo xanaan laba qof oo qiimo badn alle ha idiin barkeyo
@gesdhere5596
@gesdhere5596 8 ай бұрын
Sxp Aadan wa mahadsantahay live-ka halkan noo so dhig anigu ma isticmaalo tiktok waxana laga yaaba inay jiraan dadkale anan isticmalin sidayda okle mahadsanid
@zuhaiphassanfoodyare611
@zuhaiphassanfoodyare611 8 ай бұрын
Hannan :- waddankii mad imane , kalay insha Alleh wllo , ka bacdi Wixii tosan haga jiy🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@simanmaxamed3291
@simanmaxamed3291 8 ай бұрын
Dhalinyaro Noocan oo kale ah ayaan u bahanahy
@cabdikariimcabdilaahi9638
@cabdikariimcabdilaahi9638 8 ай бұрын
Wll somalidii hore midab walba waa lahaayeen,laakiin burburkii somaliya wixii ka danbeeyey waa yaabee way isu wada ekaadeen,midab iyo dherer ba. So don't worry sister keep going.
@husseinmohamud5194
@husseinmohamud5194 8 ай бұрын
Maansha Allah great story
@xananmediaproductions6795
@xananmediaproductions6795 7 ай бұрын
Asc Aadan waan ku salaamayaa wall. Mawduucyadan oo kale iyo kuwa u dhigma waa loo baahan yahay in la badiyo oo maanta dunidu waa bartaa yar ee la iska daalacanayee dadka la baraarujiyo. Maskax xidhan baa Soomaalida ku dhacay, si xun baa la inoo burburiyay dhanka Alle ayuun baynu ka joognaaye. Wall insha'Allah halka lagaa la soo xidhiidhayana ii soo sheeg. Mahadsanid🙏
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 8 ай бұрын
Wallahi anigoo wakhti u helin inan dhagaysto videoyawyada dhadheer ayaan haddana dhamaystay❤❤soo badi wllk
@ahmedsuldan2498
@ahmedsuldan2498 8 ай бұрын
Maasha allah Arimo fiican ayaad ka hadasheen Alle ha idin barakeeyo
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 8 ай бұрын
Mashallah, Aqoon Badan Baan Fa`idey Videogas 2 - Da Sacadood Iyo Badh Ah
@SumayaXasan-mm2sn
@SumayaXasan-mm2sn 8 ай бұрын
Masha allah jasakallahu khyr wa dood cimligeeda wata
@layladiriye602
@layladiriye602 8 ай бұрын
Masha alaah dadwax bartay waka faidada ay ledahay halka kawada aad ban ugu bagay
@user-xz3wc1rs2q
@user-xz3wc1rs2q 8 ай бұрын
Hadalkiinu wuu igu socdaa isku fikir baynu nahay hanaan iyo sahanka❤❤❤❤
@ruthwan_Amein
@ruthwan_Amein 8 ай бұрын
Ustaad m.allah barnaamij aad u Fican Ayd Wada ilahye HA Ka Jazzai siyo
@shucaybmaxbuub7663
@shucaybmaxbuub7663 8 ай бұрын
Masha allah sxp caqli cilmi ayaa isu helay meesha 🎉
@footballpage7
@footballpage7 7 ай бұрын
illah ban ku dhaarte maanta wax aad u badan ban faaiday jazzakallah wllyaal❤
@buraale134
@buraale134 8 ай бұрын
Mashallah nin culus baad keentay maanta
@user-ip4pi7ug3k
@user-ip4pi7ug3k 8 ай бұрын
Ustaad live-yada inoosoo badi weynu ka helnee waliba turjumaadda kasoo gala 🎉
@khadarali6105
@khadarali6105 8 ай бұрын
Aynu xajisano jiritankeena somalinimo kana hortagno oromada iyo itoobiyankoda qudhunka ah eeraba inay inaliqan dadkeena iyo dhulkeena
@wanaagchannel
@wanaagchannel 8 ай бұрын
Ma kuu muxram baa waa maxey gabadhan gacmaha qaawan
@user-gl9wd2xh5s
@user-gl9wd2xh5s 8 ай бұрын
Yaab!social media wa khaladaad bdnyhy🎉
@khadarali6105
@khadarali6105 8 ай бұрын
Waa tobigii ugu fiicnaa masha allaah
@jamajama8221
@jamajama8221 8 ай бұрын
As a Canadian somali who doesn’t speak somali well! I lost my identity /:
@rahma_h2y
@rahma_h2y 8 ай бұрын
You can learn walaal dont worry
@cabdikariim9587
@cabdikariim9587 8 ай бұрын
No matter just baro afkaaga soomaaliga ah iyo waxayabha identitygaaga ku ilaalinaaya
@nuura2755
@nuura2755 8 ай бұрын
You can learn Somali language plz make efforts 😊 May Allah will make you easy insha allah
@xamdijaamac
@xamdijaamac 8 ай бұрын
But why? You have parents, why they don't learn you your language
@hanuunwade
@hanuunwade 8 ай бұрын
Jigjigaan idinkasoo salaamay soomaalidii oramada ku dhaxnoolayd iyagoo badalan oo dawarsi soo baratay unbaynootimaday
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 8 ай бұрын
M.asha Allah ❤❤🎉
@mohameddheere08
@mohameddheere08 8 ай бұрын
War Adan iyo Hanan waxna waa idinku racay waxna waan idinku diiday.
@MaxamedidirisXadi
@MaxamedidirisXadi 8 ай бұрын
Gacmaha qari wallaal 😊 adoo mahadsan😊
@maslahahmed524
@maslahahmed524 7 ай бұрын
Masha allah ilaahay ha idin barakeeyo
@-x-muse
@-x-muse 8 ай бұрын
Ustaad ilaa barigii ardu saafilinka waan kula socda m.a ilaa hada alle haku barakeeyo
@fikradkorodhso2591
@fikradkorodhso2591 8 ай бұрын
Mansha allah wax badan ayan idinka fahmey
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 8 ай бұрын
M.a Aden kader Ali-Sahan❤ Guulayso proh❤
@user-ip4pi7ug3k
@user-ip4pi7ug3k 8 ай бұрын
Shaqo wacan ayaad qabateen labo aqoon yahan ❤
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 ай бұрын
Aadanaw iska Gabadhadan shidan ayaan ku leeyahay 🎉🎉🎉🎉😳😳🏇🏇
@md5m164
@md5m164 8 ай бұрын
Hanaan keep going ❤
@ahmedantoniyo873
@ahmedantoniyo873 8 ай бұрын
Allah sahlo amuraha.
@CraxmaanidirisMaxamed
@CraxmaanidirisMaxamed 8 ай бұрын
Ustaad Mnsh allah
@-x-muse
@-x-muse 8 ай бұрын
Ustaad salaama ❤
@sadikmahamud8229
@sadikmahamud8229 8 ай бұрын
Nin wax bartay horay usoco walaal
@YaxyeCaabi-lb3ek
@YaxyeCaabi-lb3ek 8 ай бұрын
Ilaahay cimriga hakuudaayo wllo iyo caqliga walee waa nin caqli badan walee nin lala xididaa waar ninku hablo maladhashay wax garad wax garad dhalay
@Kafiyaa
@Kafiyaa 8 ай бұрын
Alla adanow iga nasiib badan tahay sheekh mahamuud xasanaat
@user-zz9mg2me2u
@user-zz9mg2me2u 8 ай бұрын
Waad mahad santihiin dhamantin adan iyo hanaan bararujinta badiiya
@salmaansomali5789
@salmaansomali5789 8 ай бұрын
The only two legend Somalians the heroes
@SacdiyaMaxamed-bu8fv
@SacdiyaMaxamed-bu8fv 8 ай бұрын
Wlhy somalinimada u jeclhy
@hagisaid2697
@hagisaid2697 7 ай бұрын
Mashallah you right
@user-tw6kw2eu8p
@user-tw6kw2eu8p 8 ай бұрын
Wan dhawnahy
@aamsheikh
@aamsheikh 8 ай бұрын
Ma sha Allaah Dhalinyaro kudayasho mudan Allaha idin dhaafo Eat Africa Communty Aadan halkuu ka tagan yahay ban ka taaganahay
@user-xc9hy5xy8v
@user-xc9hy5xy8v 8 ай бұрын
Macalin dhab ahaan way kugu soo baxaysaa❤❤❤❤❤😮😮😮😮❤❤❤
@mcbahdoon5073
@mcbahdoon5073 8 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@salimali5862
@salimali5862 8 ай бұрын
Masha Allah
@MubaarigAxmed-mi5kw
@MubaarigAxmed-mi5kw 8 ай бұрын
walaasha iyo aadan waa kumahad san tihiin dadaal kaad wadaan
@djamaldjama7664
@djamaldjama7664 8 ай бұрын
حنان و أدم . حياكم الله و بياكم أسعد الله يامكم و أعلى مقامكم و كفر آثامكم Maanta waxaan nasiib u yeeshay XAMAM IYO ADAN in aan isku meel ku daawanaayo aad ayaan ugu faraxsanahay
@user-hq7lg6rx5s
@user-hq7lg6rx5s 8 ай бұрын
Ma sha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 8 ай бұрын
Mashallah 💗 Mahad sanidin baraarujintiina wadaniyed iyo dined
@aminaahmeday
@aminaahmeday 8 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤
@XassanXassan
@XassanXassan 8 ай бұрын
Masha Allah macalinkanaga❤❤❤
@Garwaaqsade
@Garwaaqsade 8 ай бұрын
Maasha allaah
@hawaali8615
@hawaali8615 8 ай бұрын
Masha Allaah 💯
@Kendndnd
@Kendndnd 8 ай бұрын
Masha allah ❤
@hamzamahamed2419
@hamzamahamed2419 8 ай бұрын
Ustad noso gali live ki adi iyo jacfar
@axmedcabdi1654
@axmedcabdi1654 8 ай бұрын
Asc waxan umahad celinyaa walalal adan & xanaan aad u mahad san tihiin saad wax noo fahsiisen sabatoo ah waligay live boocanoo kale ah oo ay soomalidu wax dan toodaha ay ku gor feynayaan mana walaigay arag waxad kalood igu dhiri galiseen inan barto af arabiga & english oo run han tii an laga mar maan ahay in la antood wax la dhaqaajiya ama lafahamaa❤
@siraajacademy722
@siraajacademy722 8 ай бұрын
Maasha Al la h❤❤
@shooblediinowkafeydiinow8593
@shooblediinowkafeydiinow8593 8 ай бұрын
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@jamalcabdi2356
@jamalcabdi2356 8 ай бұрын
Ustaad live ka haba ka bixin halkaa iyo tiktokbay dhalintii waayahan u badantahee
@user-su6in3yu5m
@user-su6in3yu5m 8 ай бұрын
Masha allaha
@user-jq2io4vz3r
@user-jq2io4vz3r 8 ай бұрын
السلام عليكم اخي العزيز من احب فيديوهات في يوتوب هي برودكاست حقك بس لو تفتح Google podcast سيكون لنا سهل الاستماع و جزاك الله خيرا
@kingkang3024
@kingkang3024 8 ай бұрын
M.a legend
@Aragzan44
@Aragzan44 8 ай бұрын
Quruxdii somalida❤
@fatxiyaaleel6703
@fatxiyaaleel6703 8 ай бұрын
Quraanka Tajwiidka Tawxiidka Tafsiir Fiqi Masha alaah
@hadillaium
@hadillaium 8 ай бұрын
Ustaad baryahan faraaqa haysaaye😂😂 any way liveka maalin hore dhexda kasoo gaarey
@user-hq7lg6rx5s
@user-hq7lg6rx5s 7 ай бұрын
Ma sha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@salimali5862
@salimali5862 8 ай бұрын
Very smart new generation coming up
@hodakahin2314
@hodakahin2314 4 ай бұрын
We need more
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 8 ай бұрын
Qoftan waayo,say doonto ha ahaate waad ku mahad sahantay
@NadimaMiel
@NadimaMiel 8 ай бұрын
Aden sahan iyo hannan ❤
@faaisaapshir8595
@faaisaapshir8595 8 ай бұрын
Laba legend❤❤
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 8 ай бұрын
Sxb Alle haidin xifdiyo ajaar iyo xasanad na haidinka siyo 3 years kugu xiidhnahay 🎉🎉🎉🎉
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 8 ай бұрын
Ilaahow Afrika iga kaxee😢
@Garwaaqsade
@Garwaaqsade 8 ай бұрын
Aqoon yahano alle cilmiga ha idiin barkeeyo
@user-jl7cn7sp7k
@user-jl7cn7sp7k 8 ай бұрын
Ustad ankula kaftame waayahan live wad.badsate❤😊
@hassanmula7878
@hassanmula7878 8 ай бұрын
Bararujinta dhulanka luguu sodulaay dulka iyo bada somaliya ayuu hayaaaa
@user-jl7cn7sp7k
@user-jl7cn7sp7k 8 ай бұрын
@@hassanmula7878 masha.allah.ale.ha xifdiyo
@Saada02
@Saada02 8 ай бұрын
MashaAllah❤❤❤
049 | 09 | Ficilkaagu ha kuu hadlo | 48ka Xeer ee Awoodda
29:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 38 М.
RENDILLE | SOMALIDII DHUNTAY AYAAN LA KULMAY. PART 1 | Ep 16
12:13
Faysal Shaik
Рет қаралды 165 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 125 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 34 МЛН
095 | Maasooniyadda | Dajaal | Fitnada ugu weyn adduunka.
13:58
Sahan Podcast
Рет қаралды 6 М.
Gorfayntii Antikhiristoos Iyo Xaqiiqadiisa
1:21:28
Sahanka
Рет қаралды 354 М.
ولادة المخلوق الأعظم ! - الحلقة 1
1:00:23
الغافري QQQ
Рет қаралды 2,5 МЛН
2 Saac oo Xiriir Ah | Fandhaal Podcast | Mowduucyo Muhiim ah .
2:15:43
Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada
1:13:49
MM Somali TV
Рет қаралды 78 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 125 МЛН