04 | Omar Podcast | Waqtiga muxuu xowli ugu socdaa markaan weynaano ?

  Рет қаралды 32,897

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@sharmaboy9591
@sharmaboy9591 Жыл бұрын
The best person ever and the most knowledgeable and the most shy all created is our prophet muhamet SCW SCW❣🥰
@mohamedlagad
@mohamedlagad Жыл бұрын
aragtida william james waxay oranaysaa cidaan fahmin tusaale ahan waxaad jirtaa 10 sano awowgaana wuxuu jiraa 50 sano halmaalin uqaybi da'diina kadibna kudhufo 365 maalmood ee sanadka da'daada 1/10*365=36.5 waa 36maalmood iyo maalin barkeed da'da awawgaa = 1/50*365 = 7.3 waa 7 maalmood iyo kudhawaad 7 saac marka 36 maalmood markaad adigu dareemayso isaga waxay ugu muuqataa 7maalmood oo kale waa sidaan ufahmay
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
Ustaad m.a dhaarta badan ma fiicna lkn hada ayaan is dhahay muxuu waqtiga xowlii ugu socdaa , waxaana is lahaa ka waran hadii uu ustaad omar inshar mawduuc ka soo sameen lahaa , thnks omar inshar 🥰😍
@abdiwahabdiwah9357
@abdiwahabdiwah9357 Жыл бұрын
Mahadsanid Mr Omer. Talo Wadaag Ah. 1:Omer podcast Inaan Ku Heli Karno Hab Dhagaysi Ah Wakhtiga Aawaddii. 2:In Muuqaalku Yara Dheeraado. At Least 30 Minutes Ku Mahadsanid Sidaad Dadkaaaga Ugu Soo Bandhigaysid Xaqiiqaha Ka Qarsoon iyo Wax Ka Bedelka Noloshoodda.🙏
@H.A.M320
@H.A.M320 Жыл бұрын
Marwalbay da'adaada wax kukordhaan wxaa isbadalaayo qabkaad markaad yareed ufikiri jirty waana mid kamid ah xaalka aduunka.shukran ustaad.
@mohamedamiinleyte7697
@mohamedamiinleyte7697 Жыл бұрын
Wan ahy qotka 1 aad ee dawado pod casti gan yes 💯💪
@sarahabdallah3128
@sarahabdallah3128 Жыл бұрын
Thank you Omar, really wax xaqiiq ah waaye taas 2022 shalay ayey bilaabatay maanta waa sii dhamaanaya.
@ugbaadcabdifataax1445
@ugbaadcabdifataax1445 Жыл бұрын
Csm ustaad waan sugaynay podcastiga Mahadsanid
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 Жыл бұрын
Thank you Umar 🙏 💯 Cimri dheer oo Cibaado leh Aduunyo meelsan leh Aakhiro janno leh Ilaah Haku siiyo Macalin 💥 🥰 ♥ ❤ 😍 💖
@ZeinabBurale
@ZeinabBurale Жыл бұрын
MashaAllah.Allah yaxfadak ustad.
@weheliyechannel2759
@weheliyechannel2759 Жыл бұрын
Masha Allah Allaha kubarakeyo Ustaad Omar
@adiirfarhanharoole489
@adiirfarhanharoole489 Жыл бұрын
Ustaad mahadsanid
@khalitmohamett682
@khalitmohamett682 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@Abdisamed_
@Abdisamed_ Жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid ustaan. حياك الله
@abdirahman4813
@abdirahman4813 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustad Omar Inshar 🙏✌️💯
@user-mt5hl2kh7x
@user-mt5hl2kh7x Жыл бұрын
Jazaaka allaah kheer
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 Жыл бұрын
Mesha Allah favor Podcast 💯💯 Shukran Ustaaad
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Жыл бұрын
Mahadsanid cumarow waa arin jirta kuwa waqtigooda ka faidesta Allah inaga dhigo, hooyo Allah unaxriisto iyo dhamntenaba
@filsanxuseencabdi2958
@filsanxuseencabdi2958 Жыл бұрын
Shukran ustaad cumar🥰🙏
@abdulahiahmed8252
@abdulahiahmed8252 Жыл бұрын
Sh xuseen cali jabuti iyo omar inshaar waa labada qof ee hadalkodu qalbiga Taabto
@naimabella154
@naimabella154 Жыл бұрын
Masha allah Omar
@mokifayn1964
@mokifayn1964 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto hooyoyinka dhintay inta nola cimriga iyo caafimadka alle haw siyadsho
@fartunmuhamud4074
@fartunmuhamud4074 Жыл бұрын
Mahadhsanid wll
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 Жыл бұрын
Arinta manta ayan aritan kafikirayey sanadka 2023 half aya lamaroya😮
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Alaha unaxariisto hooyo aamiin
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 Жыл бұрын
Cajiib yaa allaah
@FatimaFatima-gs5rh
@FatimaFatima-gs5rh Жыл бұрын
Anoo 20 sano jiira wlhi wan dareemaya waqtiga hal mar ordayaya 🥺🥲
@calimadeey7302
@calimadeey7302 Жыл бұрын
Hooyo alle ha unaxariisto insha allaah
@ahmed_yazinadam44
@ahmed_yazinadam44 Жыл бұрын
Walhi waa xaqiiq waan is weydiiyaa marwalba ,hadda da'daydu waa 21jir. Waxan maalin dhawayd booqday xabaalo qof waalid ii ah ku aasanyahay 2013 ilaa 2016 kii ayaan booqan jiray lug ayaan ku tegi jiray intaan kaxaysto Asxaab aanu jaar ahayn waxay nagu qaadan jirtay ilaa dhawr saacadood inaan gaarno,marmarka qaar gawaadhi ayaan dabada qabsan jirnay ,wlhi waxan booqday 2021kii anoo keligay ah waxay igu qaadatay 40 daqiiqo waan yaabay maxaa isbaddalay talow! Waxabad moodaa in xabaaluhu soo durkay!
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Жыл бұрын
ridu markay weynaato habar looma isticmaalo ee waa duq thanks omer ishar barnaamijyadan waan ku seexdaa khayr alle haku siiyo
@Sahmiye_1
@Sahmiye_1 Жыл бұрын
Allaah cimriga ha inoo barakeeyo
@faatimahayaat1597
@faatimahayaat1597 Жыл бұрын
Mashaallah
@abdikanisamater2619
@abdikanisamater2619 Жыл бұрын
Wllay wan fahamay
@Mustaqbal11
@Mustaqbal11 Жыл бұрын
Luuqada inaad xooga saarto cumarow wa muhiim markad wax noso gudbinayso waayo jiil dhan oo luuqadii aanan garanayn aya soo kacay iminka Waxad tidhi 13 sano markay garto waxa la oranaya aya tidhi habarti rida ahayd hadal sidaa cml ah Marka waxa ka saxan inaad tidhaahdo (sirqo aya la odhan) Marka Jiilkaan baaba a luuqada iyo xata dhaqanki islamka ka ah waxa laga raba inay bal waxun ka fa iidaan Kolayba uma jedaan oo samada ayay ku faruurya xidhan yihiine
@nololcusub2974
@nololcusub2974 Жыл бұрын
Hada aniga 2017 Ayan wadanka an jogo imid. Hadana waa 2022 waxay ila Muqata inaan shalay wadanka ka imid caajiib walahi
@mariasaid2769
@mariasaid2769 Жыл бұрын
Good topic
@deeqawehliye6302
@deeqawehliye6302 Жыл бұрын
waa sax cumar
@mohamedhassanyusuf2917
@mohamedhassanyusuf2917 Жыл бұрын
Ustaad hooyo alh unaxariisto
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Жыл бұрын
SHUKRAN Omar inshaar ♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️
@hamzamuse8710
@hamzamuse8710 Жыл бұрын
Waa sax walaahi
@husseinaadanibrahim6264
@husseinaadanibrahim6264 Жыл бұрын
Walal sadexdii maalin hal muuqal inooga dhig insha allah
@masraxa3458
@masraxa3458 Жыл бұрын
Cumar sida aad sheegaysid waa sax aniga sidaas ayaan ahaa laakiin waxaan bilaabay saliga nabiga SCW maalin kasta 1000 jeer kaddibna waxaan dareemayaa inuu wakhtiga sidii caadiga ah kusoo laabtay, waxaan dareemayaa inuu wakhtigu ii barakoobay. Fadlan badiya saliga nabiga SCW.
@caatikabintusayd1631
@caatikabintusayd1631 Жыл бұрын
Kheeer allh ku siiiiiyo wll cumarooow
@hereismyanswer4255
@hereismyanswer4255 Жыл бұрын
Masha Allah Ustaad Mahadsanisid waa muhiiim topic kaan cjiiib Markle kasoo hadal waqtiga kama dharagno
@aneesahussein1522
@aneesahussein1522 Жыл бұрын
Omar inshar Afsomali soobaro walaal. Boogaata afsomali aqri. Markasto ereyo af carabi oo la fahmeenin ayaa wax kusheegta. Somali ayaa wax usheegesa ma ahan Carab.
@haawomaxamed7408
@haawomaxamed7408 Жыл бұрын
Waa run wal wal buu leeyahy waqtiga cayarayaa ilhayow nooga faaidey waqtiga ameen ameen ya Allah 🤲🤲😥
@sahroismail8508
@sahroismail8508 Жыл бұрын
illahy naxariisti jano haka warabiyo abwe hooyo 🤲
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld Жыл бұрын
Cumar you are the most knowledgeable Somali KZfaqr. May Allah increases your knowledge in the best way possible. Thanks 😊 🙏
@koobe1
@koobe1 Жыл бұрын
"WAXA RUN AH IN MARKA AAN WEYNAANO MASKAXIYAN AAN OGAANAA IN WAKHTIGU YAHAY SHAYGA UGU QAALISAN EE BINI AADAMKU HAYSTO SIDAA DARAADEED LEX JECLAA NA GASHA" xaga aynaan markaan yarnahay dareensanayn qiimaha wakhtiga Mawduuc Muhiim ah Jazaaka laah ustaad O.inshaar
@rayaanali6721
@rayaanali6721 Жыл бұрын
Omar podcast😍
@mohacj3325
@mohacj3325 Жыл бұрын
Cumarow wlh waan dareemayaa waqtiga in uu cararaayo
@EngAliDaYax
@EngAliDaYax Жыл бұрын
Walalkeena Omar inshar 🤴 👑
@abdisalanismailabdilahi6375
@abdisalanismailabdilahi6375 Жыл бұрын
31 sano jir ayaan ahay Markasta waxa aan dareema in wakhtigu uu xaddhaaf u socdo Most inshar Keep going brother
@abdirazakgarad8785
@abdirazakgarad8785 Жыл бұрын
Cumar waxa aad ka hadlayso waa xaqiiqo. Wax aniga ii gaar ah oo ku wareersanahay ayaan moodayay. 1 million oo mar dad waa weydiiyay. Cajiib!
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
9:11 Allah ha'unaxariisto Maama daada😌
@caaishaaxmed5615
@caaishaaxmed5615 Жыл бұрын
Aaman 😔😔😔
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 Жыл бұрын
Magaca aad ugu yeedho pod cast gaan wuu icajabiyay كلمات من القلب إلى القلب ♥️ magacaa inoogu daa cumaraw ،والسلام لقلبك ❤️
@aishayariisey3769
@aishayariisey3769 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto hooyo macan shalay ayaa tiirabi u timid maantana waa 3 sano kadib ka faa iidaysta inta aadan waayina
@shugrihonestboy7432
@shugrihonestboy7432 Жыл бұрын
Cumar inshaar nin kaliya ee niyada iidhiso keep going pro
@jamacaxmed3968
@jamacaxmed3968 Жыл бұрын
Asc cumar
@gghaye1645
@gghaye1645 Жыл бұрын
Waaa walalkey cumar waxaqiiq
@nasrudiin905
@nasrudiin905 Жыл бұрын
دع الايام تفعل ما تشاء وطب نفسااذاحكم القضاء ✔
@maxamedxassan1976
@maxamedxassan1976 Жыл бұрын
I love u man
@hafsahabiib9555
@hafsahabiib9555 Жыл бұрын
Malin io habeenba wu socon cimrigeena shalay ilmo bari ruux da.ah murugdana waxa kenaya wa waxyalaha adunyda sida xaqiiqda hdii adan sujuuda badina inad waalato wa suurtagal ama ad noqoto ruux wax kaqaldanyhin aduunydana waxan ujognba ah imtixan wanu murugon jabi oyni xanun daremi lkin lma ogolado inad naftda sii raac raaciso oo Dawadisa aya lgaga hortaga waxan kawada salada Allhamdullilah 😥
@khalidsharma5081
@khalidsharma5081 Жыл бұрын
Omer saa uqoslaayey waan daalaye
@vhdcomps5912
@vhdcomps5912 Жыл бұрын
12:41 halkaa si fican baad noo fahansiisay ustaad❤️
@DhaantoChannel
@DhaantoChannel Жыл бұрын
Cumar inshaar masuul sare
@abdikariimmohammedahmed3883
@abdikariimmohammedahmed3883 Жыл бұрын
Omer legend
@ibraahimdirie8398
@ibraahimdirie8398 Жыл бұрын
Hooyadee allah ha u naxariisto sanadki hore bisha 11 ayey geriyotay wlh waxey ila thy 4 bil 5 bil
@ahmednuur1585
@ahmednuur1585 Жыл бұрын
Waakaa diiday cumarow warbixintaan waayo waa aaqiru Saman nabigeena muxamed ayaana noosi shegay in waqtigu Soo yaran doono
@mustafemaxamed2587
@mustafemaxamed2587 Жыл бұрын
Nosobadi sxp
@ZoobeEnglish
@ZoobeEnglish Жыл бұрын
💖💖💖💖
@rahhmamohhamed9027
@rahhmamohhamed9027 Жыл бұрын
Mhdsnd wll omer Waan fahamnay Weey jirtaa aniga Shakhsi ahaan Mararka qaar aan Wax sharxayo ama Aan sheekeenayo Saas ayaan isoqo Dhaxyaa caa Kaligey baan moodi jiray
@husseinaadanibrahim6264
@husseinaadanibrahim6264 Жыл бұрын
Maclimo muqalada inoo badi walalkey
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
😌
@abdifatahcollections
@abdifatahcollections Жыл бұрын
Walal podcast-tiga wakhtigiisa Yara dheere sidi kuwi hore minimum 20 minutes
@hassannoor9827
@hassannoor9827 Жыл бұрын
@faatimahayaat1597
@faatimahayaat1597 Жыл бұрын
Hada ka hor ayaa leyagu yiri dowladii ziyaad 15 sano ayey sii maqantahay wax dheer ayey ila aheed lkn markaan dib uu firiyo waxaan isdhaha ma 15 sano ayaa badaneed waba wax yaree subxanallah yaraanta waxaba lama socodid wax kasto wey kula dheeryihiin
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@siciidqalbi9433
@siciidqalbi9433 Жыл бұрын
Oday
@khaalid8059.
@khaalid8059. Жыл бұрын
Asc
@ahmeddhakane6749
@ahmeddhakane6749 Жыл бұрын
Cumarow wixii podcast ah Playlist noogo samey
@adandhux2260
@adandhux2260 Жыл бұрын
Arinkaan waa run Lkn ani xitaa laba sano markan jiray wan xasusta
@Cawaale131
@Cawaale131 Жыл бұрын
Caawa ayaaban Ka oo yayay wakhtiga oo aan hooyo kulahaa caawa bil ayaa dhawaamaanaysa wakhtiguna wuu ordayaa Ka faaiidayso hooyo oo aakhiradaada ushaqayso adiuunyadu way dagdagaysaa
@user-pv2cr6pg9x
@user-pv2cr6pg9x Жыл бұрын
Ninkan cumar shakhsi ka waaya aragsan oo ka cajiibsan noloshayda maan arag, waxaad moodaysaa in hadalkiisa uu adiga microscope kugu hayo!!!! Baarakalaah ale haku barakeeyo
@maamafood1587
@maamafood1587 Жыл бұрын
✅✅
@saeeed10
@saeeed10 Жыл бұрын
MAHADSANID SAAXIIB❤
@Zvimoy
@Zvimoy Жыл бұрын
Omarow shb kalmada yacni aad baad u isticmaashaa maanta dhan yacni bad kuhaysa
@wayel6515
@wayel6515 Жыл бұрын
Wxan ahy 22 jir tan an la yabanahay waa 2020-2021-2022 hal nalin inaan ka jogay ma umaleyo orodka waqtiga dartis
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Жыл бұрын
Ustaaade Podcast gaan Kucazuum dad sida adiga Wax uun noofaiden doona Sida ustaad salman iyo Dadki Kahoreyay aad inogu so cazumtay
@abdullahikhalif8610
@abdullahikhalif8610 Жыл бұрын
Halkana goormaasmaysay😁🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴
@osmanadow2395
@osmanadow2395 Жыл бұрын
Aniga mida an arkey wa dhacdooyinka dhaceyn markan yara wan so xasusta lakin sanadaha dhaw an so dhaafne dhacdooyinka dhacey masoo xasuusto taas ban inbadan isweydiyey
@7june2024
@7june2024 Жыл бұрын
Waa su'aalo aan iswaydiino aniga iyo qaar kale wlhi 😬
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 Жыл бұрын
Wll waxaad ka hadleysaa wax aan mar walba is weydiiyo. Waqtigana waa hal xiraalaha ugu adag ee dunidan. Mahad sanid wll
@ibraahmed2395
@ibraahmed2395 Жыл бұрын
Asc walal cumar waxan ahay arday dhameyey iskulka sare waxaraba ina barta security data dhibatada jidha aya ah kuliyadahas lagama helayo dalak wana laisku dhigaa computer ka dhan lamakala qado tusale ahan hada baratid computer science 4 sanaba cilmiga computer ka dhan lagu dhigaya siguud marka kwrn waxbarashada dhanka computer ka wadama carabta ?
@OgaalSaxan2023
@OgaalSaxan2023 Жыл бұрын
M.a wll mahadsanid kanaalkaan mid la wada leeyahay ka dhig yacnii,mid qof walboo Xog haayo Cod intuu soo duubo adna aad soo dhigto dabcan dad badan oo xogo muhiim ah ama dhacdooyin soo marta jirto wxii markaa wax laga faaidi karo lala wadaago Umadda, taas waxay faaidayn in Macluumaad badan laga helo,maadama uusan ahayn muuqaal uu yahay Cod kaliyah , waa fikradayda mahadsanid,
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Жыл бұрын
Ciyarta wxn dawaan jiray markii and shaqo Laanta lkn malintii and shaqo bilabaay aya igu dambeysaay
@Abdisalam_32
@Abdisalam_32 Жыл бұрын
Waa xaqiiq waagii ceelasha loo qaxay meel aan markan usocdo inan daalo ku dhawaan jiray hadane 80-100 talaabo ayey ila noqotay
@leyloyariisey
@leyloyariisey Жыл бұрын
Tusaale imtixaanka inta u danbeyso waqtiga wuu ka yar yaryahy bilowga
@sadiahaji2208
@sadiahaji2208 Жыл бұрын
Waxan umalynaa waqtiga inay samyso howluhu sbbto ah ani 19 jir ahay jamcad wan dhamyy 5 sano wan shqynayay waxan laiga xisbtama xfda 30 oo kle sidaas ayuuna waqtigu iila orda wana howlaha io masuuliyada
@GiggleTank-
@GiggleTank- Жыл бұрын
Hadii ani iska hadlo markaa dhigan jiray school kyga dugsika dhexe iyo sare waqtika waqtika said uu ila dheeraa sacadi waxey ila ehyd 3 saac wx u dhigma Lkn mar 20 ka soo dhafay jamacad neh dhigto waqtika said uu ila yar yhy waxan dhahaa waqtika orod badnaa hal sac wee iku filnan jirtay Lkn hda ikuma filna hal saac tusaale markaa diyaarinayo couse work ama class ku jiro waqtika gormee uu dhamday is dhahaa
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 64 МЛН
Markuu Raggu ooyo | 12 | Fandhaal Podcast |
23:20
Omar Inshar
Рет қаралды 36 М.
001 | Akhris ayatiin leh | fure dhan kasta ah
14:50
WAKHTI MEDIA
Рет қаралды 380
Cod | Omar Podcast ( 01 ) Qaab Raqiis ah .
35:41
Omar Inshar
Рет қаралды 45 М.
03 | Sideed Noqon Mustaqbal Hadii aad sidaan ku sii jirto ?
22:11
Guurka Ma ahan Sharaako ! Albaabada Jaxiimada | 06 Omar Podcast |
22:20
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН