046 | 06 | Ismuuji oo si walba caannimo u raadi!

  Рет қаралды 39,719

Sahan Podcast

Sahan Podcast

5 ай бұрын

Raadinta caannimada walow qaab fadeexad ahba ha lagu raadiyo'e, iyo ismuujinta dhan walba ah ayuu qodobkan ku lafaguayaa.
Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZfaq: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 101
@nam12865
@nam12865 5 ай бұрын
"خالف تعرف"
@user-du5bv2gm2r
@user-du5bv2gm2r 5 ай бұрын
Niyow podcast yadada aad bay iicajabiyan mudane adanow Aad baad umahadsantahay wll❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
"Meel walba ka muuqo waa lagu muuna beelaa!"
@user-db5hs4qb6r
@user-db5hs4qb6r 5 ай бұрын
Wll Kusali sabiga salalaahu calayhi wasalam ❤
@user-dp4mz9yl5j
@user-dp4mz9yl5j 5 ай бұрын
Madaxwaynaha bustaqbalka somalilad 🔴⚪️🟢 isha allh
@user-pu9dm4zh9c
@user-pu9dm4zh9c 5 ай бұрын
Waanu rajeynayna insha allah haduu khayr inoo leeyahay illahay ha xafido
@Quulle-ibnu-quulle
@Quulle-ibnu-quulle 5 ай бұрын
Alle ha ku barakeeyo masuul, podcast waa kuwo wax ku ool ah. Hore u soco.
@MohamedYusuf2000s
@MohamedYusuf2000s 5 ай бұрын
Thanks aadan sahan Waxaan ku talinaya In aadan marnaba ka caajisin in aad dadka Aqoontaada aad ugu faaideyso
@FarhialuckyChannel9810
@FarhialuckyChannel9810 5 ай бұрын
Mnshallah
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 5 ай бұрын
arag xaa,iga soo dayee muuqaalka dhameyso kadib comentiyada aqri😂😂😂😂
@hakimaali1181
@hakimaali1181 5 ай бұрын
😂😂 maxaa igu hesataaa
@mozance2483
@mozance2483 5 ай бұрын
Legend wlh Masha Allah waan ka hellay badankooda muuqaaladaada
@haleemasadiaafbarwaaqo3094
@haleemasadiaafbarwaaqo3094 5 ай бұрын
😊 Allaha caqliga iyo garaadka suuban kuu siyaadiyo wllky
@AbakarRashiid-ow5fh
@AbakarRashiid-ow5fh 5 ай бұрын
خالف تعرف Ka duwanow waa lagu barene wllhi waa qaacida meel weyn nolosheyda ka qeyb qaatey أستاذي أنا أفتخر ❤شكرا أستاذ ❤😊
@user-sl6zh9fz1u
@user-sl6zh9fz1u 5 ай бұрын
Adan sahan fanz from punland❤
@user-ls5md1ih5v
@user-ls5md1ih5v 5 ай бұрын
Mansha alaah ustaad aadan Baraka ahaal
@user-sz5ge6uv5v
@user-sz5ge6uv5v 5 ай бұрын
Saa usugayay warkaga allow ku da ❤
@RuuneeyMacalin
@RuuneeyMacalin 2 ай бұрын
Wllo saan kuu dhageysaaye adaan kuu ekan rabaa wax badan oon lasoo koobi Karin aan kaafaaiide ilaha kusharfo Xamar AA kaasoodalaama ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-qx3qe3zp2q
@user-qx3qe3zp2q 5 ай бұрын
Muuqashada badan wa lagu muunad beelaa
@user-cq1sd1um6q
@user-cq1sd1um6q 5 ай бұрын
Mahadsanid wll aadan sahanoow
@abdifatahadem2535
@abdifatahadem2535 5 ай бұрын
Adanaw aboo talent baa ledahay noh 😁 Ustaad wxbadan ka faidy runti aad u farxay buugan mrkad bilawday ilaa 2017/18 melahas wakugu xidhnahay
@abshirmacalincali4341
@abshirmacalincali4341 5 ай бұрын
Waad mahadsantahay ustaad aadanow hadaan laheli laheen 100 qof oo adigoo kala ah runtii waan Liibaan laheen
@ayaanlecabdi4070
@ayaanlecabdi4070 5 ай бұрын
Runtii waa war cad saaxiib waanad noo kalasheegtay,. Waxayna ilatahay caanimo mawanaagsana waliba caannimada xun. Waad ku mahadsantahay barnaamijkan codka iyo muuqaalka ah.
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 5 ай бұрын
*Aadanow zxp si time-ka badan uso gaabisid waxan kugula talin lahaay labadii qodob hal video kaso dhig mahadsanid*
@mohamedbulshawi7559
@mohamedbulshawi7559 5 ай бұрын
Mahdsanid ustaad Aadan Khadar Cali Adan sahan
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 5 ай бұрын
Mahadsanid wll
@Asiaherse
@Asiaherse 5 ай бұрын
Mahadsanid Ustaaad❤🎉🎉
@akramguleid8155
@akramguleid8155 5 ай бұрын
Wll Aragtidaadu wa hlkeeda se’ buuga siduu yhy noogu codee fadlan , Mahadsanid
@Gulledmusse5541
@Gulledmusse5541 5 ай бұрын
Wll buuga hadaad sidiisa ulaqdo waa dhibato gaalku ma yaqaano waxaani waa danbi waa in aad kala shaandeysaa
@jamaat14
@jamaat14 5 ай бұрын
shukran ustaad❤😊
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 5 ай бұрын
Shukran ustaad❤
@Suldaansaid
@Suldaansaid 5 ай бұрын
Thanks teacher
@Bullale6
@Bullale6 5 ай бұрын
masha' allah muuqaal faaiido leh.
@abdimajiidabdirizak9622
@abdimajiidabdirizak9622 5 ай бұрын
Macalin wa mhdsn tahy
@amranmaxamed5834
@amranmaxamed5834 5 ай бұрын
Niyaw buuga (waan ku salaamey saxiib) Maad nooga dhigtid mid laga helo google play si aan ugala soo degi karno qaabkas
@user-hl8re1rd6m
@user-hl8re1rd6m 5 ай бұрын
Afan sahan legend
@mahadbashiir111
@mahadbashiir111 Ай бұрын
wax badan aqri si aad waxbadan usheegto Aadanow guulayso prother❤
@abdirahmangalangooli
@abdirahmangalangooli 5 ай бұрын
❤👍🏿thanks
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 5 ай бұрын
Day four first one❤🎉 guulayso ustaad
@AMiNBushuP
@AMiNBushuP 5 ай бұрын
Thanks pro
@Ibnu_musa
@Ibnu_musa 5 ай бұрын
Adanaw inader waxkaste oo uu sheego soo gudbi laakin wuxii sharecada khilaafsan markuu sheegayo legend ka iyo laqabyada kada
@apazade1220
@apazade1220 5 ай бұрын
Buugan aad ban u xisaynaya keep going wlle aadan
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye 5 ай бұрын
Salaama Uztaad❤
@abdfatahabdallahxussen9970
@abdfatahabdallahxussen9970 2 ай бұрын
Qadobkan 10/7 omg
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 5 ай бұрын
balse dumarka makujiraan ismuujinta😂😂xaliimo isdaji meeshaan rag baa lagahadlayaa 😂
@shucaybshaataa2465
@shucaybshaataa2465 5 ай бұрын
Waan kusalaamey zhp buuga xgee ka helaa gadashada ka muuqdo ee cuwankiisu yahay waa ku salaamey
@umalkheirabdiiman
@umalkheirabdiiman 5 ай бұрын
Xataa waxa dhacda inaa imika qof shil gadhi si kadis ah ugu dhinto isla markasba si dagdag ah loogu yaaco loona follow gareeyo
@user-oq3eq9uy3p
@user-oq3eq9uy3p 5 ай бұрын
Aadan Sahn faylasoof somaliyeed
@mahadhomedia
@mahadhomedia 5 ай бұрын
War adan intaa canimada armay ciyaal Tiktok intay jaraan 😂kugu var gareyan
@Gulledmusse5541
@Gulledmusse5541 5 ай бұрын
Wlhy wan ka cabsanayey
@user-cg4jj2sh4c
@user-cg4jj2sh4c 5 ай бұрын
"Ceebtaaba aad caan noqotide" Sbbta waa dadka oo xumanta raba un.
@ramluunuur5209
@ramluunuur5209 5 ай бұрын
Mhdsanid 🙏 huno
@celmiaccedemy1766
@celmiaccedemy1766 5 ай бұрын
Aadan sahan fans from puntland somalia ❤
@user-xm5xu2du1u
@user-xm5xu2du1u 5 ай бұрын
Wa inow canimo ma Raɓo😊
@naturere-laxationw
@naturere-laxationw 5 ай бұрын
Wll qaybtan ma anfacayso bulshadeena
@Filsaniita
@Filsaniita 5 ай бұрын
🎉
@mobarakjoseph6680
@mobarakjoseph6680 5 ай бұрын
Google podcast miyaanad samayn ustaad ?
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 5 ай бұрын
Ismuujintu waa waxa Diintii iyo Dhaqankii dadkeena ka kexeeyay😢😢😢😢
@asparo4497
@asparo4497 5 ай бұрын
wesley clark kaso hadal wll Ada indhahena ah😢🇸🇴
@Asiaherse
@Asiaherse 5 ай бұрын
❤❤❤
@mustafe1230
@mustafe1230 4 ай бұрын
Please aden fikirka ama falada buuga ka baxsan yare oo buuga sheegoyingiisa iyo tusaaloyinkiisa soo tabi inta baden
@deqali230
@deqali230 5 ай бұрын
"Gar iyo gardarraba" Gardarrada ka reeb wll
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s 5 ай бұрын
Aadan reer koonfur hadlakooda waad baratee talent baa leedahy aboowe noh yaah! Adiga miyaa aadan saan noogelooyo si yaroo cool ah baad udhahday wlah😂 talent leedahay noh
@maxamedmuxiyadiin9674
@maxamedmuxiyadiin9674 4 ай бұрын
Qodobada buugan iyagaaba is khilaafaya kol wuxuu ku leeyahay haybad iyo sumcad samayso kolna waxaad doontid kusoo caan bax xumaan xitaa Ha noqotee😂
@safa-55
@safa-55 5 ай бұрын
Inta lasocoty 1 ilaa 6 like
@mankacade5757
@mankacade5757 5 ай бұрын
🤚
@Nasrobxersi8266
@Nasrobxersi8266 5 ай бұрын
Asc adan horey usoco
@user-ls5md1ih5v
@user-ls5md1ih5v 5 ай бұрын
Wcs
@adan053salah7
@adan053salah7 5 ай бұрын
Dadka yuotube wax wax Tarleh kusoo gudbiya waa un 4 quf
@user-jx8xo4zi4g
@user-jx8xo4zi4g 5 ай бұрын
Mahad sanid walaal
@InnocentBoaSnake-sz7bs
@InnocentBoaSnake-sz7bs 5 ай бұрын
Waka qaday bowe salaantada
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 5 ай бұрын
Waxan rajaynayaa inaan 30 sano oo dambe inaanay gaadhayn tiknolajiyadu
@issebagahey7816
@issebagahey7816 5 ай бұрын
Xalqadaan Uma bogin. Caan noqo lkn character xalal ah abuuro aan ka qaadtay Warkaaga.
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf 5 ай бұрын
5:02 hadaan timaha badh cadaan ka dhigo oo dadka kaga duwanaado kwran❤👍
@MotivateWithQuotes603
@MotivateWithQuotes603 3 ай бұрын
😂😂
@maryamjaamac5395
@maryamjaamac5395 5 ай бұрын
Qodubkaas waa aaqiro moognimo
@nurahmubarik6718
@nurahmubarik6718 5 ай бұрын
like isar😊
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 5 ай бұрын
wa xaqiiqa dhaba oo manta taagan 😂
@shar-xmd
@shar-xmd 5 ай бұрын
Sharma is oromo boy
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 5 ай бұрын
Ciilan ciilan dhalay batahay miyu ku ciilay langabow sharma
@suweysupdyrisak3730
@suweysupdyrisak3730 3 ай бұрын
Aadanow waa noo hosgalisay hda ree muqdishu nahy waxan xikmad laheyn bad no ekeysisay lkn kaayeelimeyne farqiga noo xeeya wuxu yhy anagu iskuma mashquulno qofkasta wuxuraba sameysta tas macnaheda maha inanan sax iyo kalasari karin halka idinku aad isudabagashan wax cusub ayidinku yhin marka waa idinka xadaarisnhy a ladhihi kara o waxweyn nalama aha
@mowliidmaxamed1978
@mowliidmaxamed1978 5 ай бұрын
خالف تعرف qilaaf waa caanbaxee maah-maah caan ah oo masar laga adeeg sado
@abdihakim0402
@abdihakim0402 4 ай бұрын
20:45 Maxamed qaamuus sidoo kalena ah turjumaaga buugii caanka noqdee "naftaydaay gacalo"
@naimaabshir8665
@naimaabshir8665 4 ай бұрын
Xagge kala xidhidhi kara inan ka gadto aya rabaye, Xagge ka heli kara fadlan wllo
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 5 ай бұрын
Brother Aden Waxaan kuweydiiyey tiradda aad soo Qortay ma tii 6aad baa mise 7aad ? Iga kala hubi. Mahadsaniid
@AbdirihmanMohamed-pe4rg
@AbdirihmanMohamed-pe4rg 5 ай бұрын
May waatii 5aad
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs 5 ай бұрын
@@AbdirihmanMohamed-pe4rg Iska cooy Adiga 😭😂😂
@cabdimursal5566
@cabdimursal5566 5 ай бұрын
Waa 6 tii xalqada hordhaca marka laga reebo
@user-zn5dy5mf6r
@user-zn5dy5mf6r 5 ай бұрын
😂
@user-sd7ov5rb3d
@user-sd7ov5rb3d 5 ай бұрын
إذا أردت أن تشتهر فبل في بئر ومزم
@user-sd7ov5rb3d
@user-sd7ov5rb3d 5 ай бұрын
زمزم
@user-oo6vj2tv9k
@user-oo6vj2tv9k 4 ай бұрын
هذه النقطة ليست رأيي جيدة الخبيئة سر النجاح
@user-kl5hc9pl8f
@user-kl5hc9pl8f 5 ай бұрын
Mahad sanid
@bilaal-ugaaska
@bilaal-ugaaska 5 ай бұрын
Taxanaha buuga lama sugi karroba waa cajiib buugani
@faaraxallayl9241
@faaraxallayl9241 5 ай бұрын
Ninkasi ma oga in somalida hadad ismujiso ay gabiso kugu xidhayan
@jalaalmedia
@jalaalmedia 5 ай бұрын
كل إبن أنثى وإن طالت سلامته يوما على آلة حدباء 😭💔🥺 ✍️ كعب إبن زهير
@hiilshacabmediainc3977
@hiilshacabmediainc3977 5 ай бұрын
Khaatumo maxaad uga boodaysaa, caawo waad cadaysatay qabyaaladiiye #Sahanoow
@xbrown_official5783
@xbrown_official5783 5 ай бұрын
😂😂😂
@kalifadan8677
@kalifadan8677 5 ай бұрын
Meesha Robert greene ina ka hadlayso ba so saaratay 100kiba 98 afkartada noga shekaynaysa away bugga tiri wa ka hadlaya? Narcissism inaa qabto waxaa tusaale u ah wax walba adiga isku so qaadanaya yaab!!
@user-sl6zh9fz1u
@user-sl6zh9fz1u 5 ай бұрын
Adan sahan fanz from punland❤
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 5 ай бұрын
Mahadsanid wll
094 | Maasooniyadda | Cibaadada shaydaanka.
19:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 6 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 17 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН
060 | 19 | Ha abuuran Jingis Khan | Sirta la-tacaamulka dadka!
21:37
George Bernard Shaw | Abwaankii Diiday Abaalmarinta Noble...!
17:06
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Xikmadihii William Shakespear
12:59
Sahanka
Рет қаралды 305 М.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 128 М.
051 | 11 | dadku mar walba ha kuu baahnaadaan | Sirta awoodda
20:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 44 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 74 М.
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН