100 Nin Oo Badlihi Ma Bakhtido « SHALCAW «

  Рет қаралды 162,448

Maaweell

Maaweell

2 жыл бұрын

Пікірлер: 399
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 2 жыл бұрын
Shalcaw 💯
@daadahiye5927
@daadahiye5927 2 жыл бұрын
Labadan ninba dar alle ayaan u jecelay alle cimriga haydiin siyaadiyo Waxaan rajaynayaa inaan arko idinkoo aduunka oo dhan kusoo dawaafay Hal muuqaal oo ay leeyihiin xataa ima dhaafin ❤❤❤❤❤❤❤
@wizzkhalifa8698
@wizzkhalifa8698 2 жыл бұрын
ShP MaaD SoRaCin ShPka
@asadabdi2881
@asadabdi2881 2 жыл бұрын
Qaysow wlhi sxb waxa tahay KZfaq ka kaliya ee an tagero allah bless you one ☝️ wan ku kula kulmi don inkastoo dalka anan jogin hormar waca sxb
@RealSom4kReal-Som-4k
@RealSom4kReal-Som-4k 2 жыл бұрын
Hasocoto hawshu sxbyaal
@ubahahmed7300
@ubahahmed7300 2 жыл бұрын
Legend ilahy haku cafiyo sidad wax usharxi jirtay baa uxiisnay Allah has gifted you with the ability to understand people 🙏🏻🥰
@macruf
@macruf 2 жыл бұрын
Subxanallah 99jeer Alxamdulillah 99jeer Allahu akbar 99jeer La,illaaha illaallaah 99jeer Aqri walal maalintaada Allaah kuu nuuriyo Ma heli karnaa 1000 qof oo khayrka jecel Nagusoo biir walal allah ku xafido
@zuhaiphussenhassan
@zuhaiphussenhassan 2 жыл бұрын
مشاءالله لقد جئتم انت وصاحبك قيص من أشياء لا يستطيعون من شباب امثالكم 🏡🥽🥽
@birtol7583
@birtol7583 2 жыл бұрын
Sxb inan wanaagsan baad tahay laakiin asturaada ogw. Ragga cawradoodu waa inta labada ruug iyo xundhurta udhaxaysa intaasina kuuma asturna, nasteexo from walaallkaa
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 жыл бұрын
Badjooga ninkani orod diinta soo baro
@birtol7583
@birtol7583 2 жыл бұрын
@@sssdddf8508 maxaad tidhi, maan kufahmine, Ma walaalka ayaad lahadlaysa mise aniga?
@dalhamedia4959
@dalhamedia4959 2 жыл бұрын
Abdisamed sxb xeebtani waa bilaa mowjad Sida webiga weeye I from EYL🇸🇴
@amiinmuhumed494
@amiinmuhumed494 2 жыл бұрын
first ever hearing my ears to SHALCAW thanks MAWEL for your information about this old town and I already write ✍ my note of visits because it's very important to me
@barwaqosso7405
@barwaqosso7405 2 жыл бұрын
Shalcaw wa marki igu horeysey an maqlo Mahadzanid😘
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 2 жыл бұрын
Wey mudanyihiin in la caawiyo iyo in la maalgaliyaba. ❤️
@Hooda36
@Hooda36 2 жыл бұрын
Asc Maaweell Fitness Masha'Allaah TabarakAllaah what a beautiful places waa barwaaqo iyo badhaadh dhalinyarada waxay ubaahan yihiin in loogargaaro illaahay baa gargaar iyo caawimo laga helaa kaluunka fresh ka it looks delicious 😋 👍😁 Enywy jazakalahum khayr wllo for sharing your beautiful video with us Allah haku xiftiyo 👏❤🌺🌺👍
@ismail.mo77
@ismail.mo77 2 жыл бұрын
English + somali = 🤔
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Masha Allah baraka. Beautiful views and pictures. Thanks sharing with us brother 🙏. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
@hibaktarafiko6040
@hibaktarafiko6040 2 жыл бұрын
Waligay mamaqlin magaaladan masha allah wadankeena maxaa dhulqurxoon ku yaala hadana anagoo intaa kuleekaanay aqoon aanan ulahayn Masha allah qurux weeye🥰👌
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 жыл бұрын
Masha Allah what a beautiful place. I wish they have better equipment. I can't wait to come visit.
@abdulraven9994
@abdulraven9994 2 жыл бұрын
Mashaallah what a beautiful place.
@a.huseini9626
@a.huseini9626 2 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah MashaAllah alhamdoelilah
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 жыл бұрын
Habar jeclo weyn mashallah
@saacidomar8752
@saacidomar8752 2 жыл бұрын
Quruxdii Sanaag iyo Sool Argatideedaay 😍
@dantadadkaiyodalka7594
@dantadadkaiyodalka7594 2 жыл бұрын
Maashaa allh wadaniyiin ayaa tahiin dhalinyaradiinan dalkoda sooban dhigayo quruxdiisa👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🥰🙏🏾👌🏾
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 жыл бұрын
Maaaha alaah shalcow waa meel qurux badan♥️👑❤💯💯
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 жыл бұрын
Muqalka pro zhimbiraha wow si perfect ayaaa u duubteen Mchallah ✔️✔️👏👏 legend
@mohamedhusseinisse1924
@mohamedhusseinisse1924 2 жыл бұрын
Wow its amazing peach shalcow . I hope I will visit soon.insha allah Thank you Abdisamad
@nimoliban8979
@nimoliban8979 2 жыл бұрын
Asc Walaalo halkeen kala soo xidhiidhnaa Si loo caawiyo You doing amazing job I’m proud of you guys m-allah Jazkllah 🙏✌️💚🤍❤️
@somalitiktokfunny9673
@somalitiktokfunny9673 2 жыл бұрын
Mansha ALLAAH bro waadku mahadsantahay clip yada quruxda badan ee ad nalaso wadaagtid . Thanks for your effort and your time
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 2 жыл бұрын
Keep going bro this place is amazing mashaallah yaa Allah dalka iyo dadkaba noo barakeeeee ameen
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
TOGDHEER .SANAAG.SOOL.SARAAR SAAXIL .WAA DHUL HJ. DEGANTAHAY WAANA DALKA BOQOLKIIBA 60
@ibrahinabdirazak9187
@ibrahinabdirazak9187 4 ай бұрын
Zhp iwarn
@najeepashir8039
@najeepashir8039 2 жыл бұрын
qof walboo muqalkan daawana wn salaamayaa.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah amazing 🥰🥰great program as always
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Waa muuqaal cajiib ah warbixin fiicana aad naga siisay 🥰🌷mahadsanid masuul.
@BaxnaanChannel
@BaxnaanChannel 2 жыл бұрын
Maaweelow Muuqaalka iyo hadalkaba weligaa naga macaanee. Tayo iyo aftahanimo. Mahadsanid in badan From Buuhoodle
@mohailkacase3237
@mohailkacase3237 2 жыл бұрын
m.a buuhodle somaliland
@Layla-bx4oz
@Layla-bx4oz 2 жыл бұрын
Mashallah 👍 beautiful.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Wale habar jeclo dad iyo dal alle waa siyay waliba waa rag isku duuban Kooda gowlalale iyo bali haleelo jooga iyo kooda bari guntii jooga Siiba barbara bari ilaa ila sanaag galbeed ceerigaabo Xeebta habarjeclo waxay degta BARBARA bari ilaa SANAAG. degmada xiis wa xeeb dheeer Guuul .
@skinnylozano9707
@skinnylozano9707 2 жыл бұрын
Dhul badan reerka Allah siyay
@ibrahinabdirazak9187
@ibrahinabdirazak9187 4 ай бұрын
Waa runta zhp iso jawab zhp
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 2 жыл бұрын
Muqaal aad usareeya OO waliba aqoontiisana watta thnkz team maweel👏
@princeabdirahmanartan
@princeabdirahmanartan 2 жыл бұрын
Dhulkii Awoowayaashay Shalcow, Sanaag.❤
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Mnsha alaah gacmahaa lagu soo qabqabanayaa kaluunka nimcaa fadhida sanaag
@asiyasalah6421
@asiyasalah6421 2 жыл бұрын
Mashallah I love my country 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏thanks
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
Muuqal qurux badan shalcaw layaab Muuqalkii ugu quruxda badnaa 👍❤❤
@umunawaadchanel7694
@umunawaadchanel7694 2 жыл бұрын
Shalcaw🥰💝 Yaqaana yaqaaana Waa Dhul taariikhi ah balse la hilmaamay 😥
@munayusuf4949
@munayusuf4949 10 ай бұрын
Wow this is just amazing . I am learning whole new world. Keep coming brother 🙏. Thanks
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
Thanks Maweel. This is amazing place. Inkasto aad warka Jaziirada Xoorka nagu yaraysay..
@caydaruusaxmedmaxamuud
@caydaruusaxmedmaxamuud 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah, ever best video
@AbdirahemSaeeddualeh
@AbdirahemSaeeddualeh 2 жыл бұрын
Mahadsanid cabdisamad in badan ahaan sugayey muuqaalka shalcow😍🌹
@maydhanemaxamed4206
@maydhanemaxamed4206 2 жыл бұрын
Legend Waan ku wataa 🔥
@deeqaluul2009
@deeqaluul2009 2 жыл бұрын
Masha Allah waa meel aad u qurux badan.
@sahrashaur7424
@sahrashaur7424 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful, enjoy meal.
@cabdiraxmaancabdilaahi2840
@cabdiraxmaancabdilaahi2840 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay wllo muuqaalka quruxda badaneed nala wadaagtay.
@OHH2004
@OHH2004 2 жыл бұрын
Asalamu alykum brother thanks it was wonderful clip I which we could see more different types of fish and their their names 🇺🇸🇺🇸
@abdijabaromar1979
@abdijabaromar1979 2 жыл бұрын
Ma sha Allah meeshu qurux badana!
@ismailtoosh423
@ismailtoosh423 2 жыл бұрын
Woooow mesha aad ayay u quruhbadantahy wan tagi dona insha allah 🚣‍♀️
@csaaqsaleban9357
@csaaqsaleban9357 2 жыл бұрын
Walal maaweel video gaa qaybta shinbiraha sideen ula dagaa 🥰🥰 waanka helay runtii dhulkeenu qurux👏👏
@abdiahmed4259
@abdiahmed4259 2 жыл бұрын
Mansha Allah well done bro Love homeland
@caabiking
@caabiking 2 жыл бұрын
Weldone Abdisamet😍
@ikraanjimcale9874
@ikraanjimcale9874 2 жыл бұрын
Mashallah wadankena quruxdiisa
@abdisamedsaalah308
@abdisamedsaalah308 2 жыл бұрын
Mansha Allah indr shalcow dhulkeena nimcaa fadhida
@birtol7583
@birtol7583 2 жыл бұрын
Kalluunka yaryar Saaradiin baa layidhaahdaa yurub tananu joogno 5 xabboba qasacad ayay kujiraan dukaanka waana qaali. Iyaguna gacmahay kuxantoobsanayaan cuntona uma arkaan. Aqoontu waa awood. Intaa ay soo xantoobsadeen baa reerka casho ugu filnaan lahayd haday uumi kusameeyaan.
@tiitokaadir3068
@tiitokaadir3068 2 жыл бұрын
Ayagoo Ujeeda mid ween Oo laga dhargo maxa yaryarka Nafta looga qaada yurub beel🤣🤣
@birtol7583
@birtol7583 2 жыл бұрын
@@tiitokaadir3068 Yaryar maaha intaasuu duq kuyahay. hahahahah
@sulaimanessa6347
@sulaimanessa6347 2 жыл бұрын
Excellent job man, keep doing the job
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@hawokiinhawokiin1810
@hawokiinhawokiin1810 2 жыл бұрын
Dalxiisayaashena. Alle hanookiin daayo. Dhulbadn bad na barteenbsabtiina🥰🥰💯♥️♥️♥️♥️
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 жыл бұрын
Waryahe waan ku salaamayaa Magaladan shan caw Dhulkeedaan rabaaa
@koofi508
@koofi508 2 жыл бұрын
Waaw masha allah Waa meel aad u qurux badan
@roodaismail7
@roodaismail7 2 жыл бұрын
Maashallaah Hambalyo dhulkeena hooyp🌹🌹🌹👍👍👍❤❤❤❤
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Mansha allah, keep going brother 👏👏
@cabdicasiisdhiidhaa3481
@cabdicasiisdhiidhaa3481 2 жыл бұрын
Keep gowing bro abdisameed maweel
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 2 жыл бұрын
Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland allow ku dhowr my dhulkayga thnks bro
@mawelyarechannel7576
@mawelyarechannel7576 2 жыл бұрын
Masha allh horumara wacan bro No soo badi video aanu barane dalkayga quruxda badan
@ahmedak117
@ahmedak117 2 жыл бұрын
Alla qurux badana dhulkena hoyo wllhi wax udhigma lama hayo illahow haidilin anigon tagin meel walbo oo dhulkeyga hooya somaliya wan ku faanaa
@HassanmohamedkaarOgaal
@HassanmohamedkaarOgaal 10 ай бұрын
Halakan lkn somalia maaha
@ahmedyusuf6482
@ahmedyusuf6482 2 жыл бұрын
Muuse Biixi ayaa shalay lahaa dadka jarmalka shaqo ayaa dhishay,dadkeenana hadal ayaa dilay.hadaba anuu waxan la yaabay caqliga noocas ah ee kii shaqaysanayayna wuxuu ku shaqaysto ku caawinayn,kii bilaa shaqada ahaan aflagaadada la soo hortaagan.
@birtol7583
@birtol7583 2 жыл бұрын
Isagaa inta hadalka madhani ee bilaa waxtarka ahi dilay kaw ka ah. Dadkuu madaxda uyahay uunbuu utirinayaa, shaqadiisaba garan maayo. Waa halaag nooca ugu wayn muuse ee umad lagu halaago
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 2 жыл бұрын
Masha allah bro hore u soco
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Maaweel waad dadaaleysaa sxb halkaa kasii wad insha allah.
@najuum2550
@najuum2550 2 жыл бұрын
maantana anoo guriga fadhiyaad shalcow I geysay thank u wl 🥰😂😂
@HOYGA_HORMARKA
@HOYGA_HORMARKA 2 жыл бұрын
Masha Allah sxp qali aadbaan kuu wataaa muuqaladada tayada leh iyo xiiso
@Somaliboy
@Somaliboy 2 жыл бұрын
Bodybuilder ka aan ku daydo dude I really like your vidoes keep it broski .Meal preparation muuqalo noga soo duub broski 🙏❤️❤️
@kifaaxeyxusni6827
@kifaaxeyxusni6827 2 жыл бұрын
🙏❤️
@abwaankhadar9659
@abwaankhadar9659 2 жыл бұрын
Abdisamad mohamed Haray u soco Prather ❤👏
@hibaaqmubaarig452
@hibaaqmubaarig452 2 жыл бұрын
Mansha allah dhula hooyo qurux badan
@adoontiiialleh6974
@adoontiiialleh6974 2 жыл бұрын
Wlllo heesta nagadaa khayr Alle hakusiiyee
@cabdicase6816
@cabdicase6816 Жыл бұрын
Yuusuf Bullay Alle Hawnaxariiste BoQol wiil Oo BadliHi ma Bakhtiyaan Ragna waa Ragi Hore Hadala waa intu yidhi 👏❤️
@abdis70
@abdis70 2 жыл бұрын
Maaweel Salaan sare, waa meel Qurrux badan iyo Biyo bad nadiif ah.
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 жыл бұрын
Maawell hore u soco hno
@daahiryaredaahiryare4413
@daahiryaredaahiryare4413 2 жыл бұрын
Keep goin wllky qaali
@madadaalomadadaalo8219
@madadaalomadadaalo8219 2 жыл бұрын
Muqaal cajaib leh maaweel mahadsanid bro shaqo wcn
@caydiidxirsi7724
@caydiidxirsi7724 2 жыл бұрын
Cirkoo sagal roob dabeeluhu sabeeyen waaw saxansaxo udgoon inaantaan ku hami waynahy hargaysay ku nooshahy iminka 😍😍😍😍
@marianhersi8539
@marianhersi8539 2 жыл бұрын
Mansha Allah iska ilaali masaska
@marwankawardi9507
@marwankawardi9507 2 жыл бұрын
Ana uu horeya pin igu qabo caanow
@rodaismail8151
@rodaismail8151 2 жыл бұрын
You are right we need to help out our people. We need more information if you can. Thank you.
@prof.mohameda.farahjaafaa2137
@prof.mohameda.farahjaafaa2137 2 жыл бұрын
waa dhulkeygyii....maanshaallaah
@dhereye3202
@dhereye3202 2 жыл бұрын
Mansha allah keep going pro maweel fitness go forward
@weriyeguuleed7863
@weriyeguuleed7863 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay inadeer Abdisemad 👍👍
@cabdiwahabmaxamed652
@cabdiwahabmaxamed652 10 ай бұрын
Maaweell yare❤❤
@RealSom4kReal-Som-4k
@RealSom4kReal-Som-4k 2 жыл бұрын
Mansha allah dhulkii hodonka ahaa baad damaashadaysaa allah yamacak maxaan uxiisay shalcow keep going bro cabdisamad maaweel
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Masha allah
@itscaska
@itscaska 2 жыл бұрын
Maaweell fitness keep going pro ❤️❤️💯
@ayaanmaxamed8882
@ayaanmaxamed8882 2 жыл бұрын
Maaweelaw qays qaysar Aaway inder❣
@bilanhassan2270
@bilanhassan2270 2 жыл бұрын
Mashallah shalcaw wa qurux 😍 channel ka gu wan jacalahey
@Warac_media12
@Warac_media12 Жыл бұрын
Magaaladu asal sanaa mashaalh ilaahow mar uun igee
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Mashllah dhulki hoyo dhefba dhex Taal tankale hablo me muqdisho routine ban so dhigay so dawada inshllah
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 жыл бұрын
Maasha allah walaahay waan qiirooday Bal waxaynu Nimco haysano eega ee aynu cidla meehanaamayno
@quenqadra2788
@quenqadra2788 2 жыл бұрын
Allahu Alkbar Maxa dad ahaan jirnay somaliyeeey
@mulkimanhaj
@mulkimanhaj 2 жыл бұрын
M,a waa magalo qurxuun oo dalxiiska kufexan 😍
@jamalabdulrahman6997
@jamalabdulrahman6997 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 жыл бұрын
Maasha allaah waligay ma maqal shalco waa meel caiibah Alla maxaa quruxa dhulkeena Iyo barfka nadilay dhul keenu waa dhul dadla
@CabdiraxmaanHarbeeye
@CabdiraxmaanHarbeeye 5 ай бұрын
Ma Allah shalcaw ❤❤
@mukhtaarcali7210
@mukhtaarcali7210 Жыл бұрын
Mansha allah
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Maaweell
Рет қаралды 141 М.
Taariikh LUNTAY OO LA HELAY 😱
15:44
Maaweell
Рет қаралды 79 М.
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 11 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 164 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 166 МЛН
YAA KU TAABTAY CHALLANGE | PART TWO
10:05
Mawled Zaam
Рет қаралды 44 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Riigaga Biyaha ee Turkiga Warbixin Dhamaystiran ($65000) 🇹🇷
10:46
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 58 М.
WAA TEE JASIIRADAHA UGU QURUXDA BADAN AFRICA,
11:54
Maaweell
Рет қаралды 80 М.
CILMIGA FALSAFADA(PHILOSOPHY) WAA MAXAY IYO SAMATALIS HEILLE
23:15
somali media of minnesota
Рет қаралды 39 М.
Lacag intee leeg ayaan ku bixyay si aan u tago Seychelles 🇸🇨
10:23
Egypt aduunka maxay kaga duwan tahay ramadaanta🇪🇬
10:06
Dhakhtarrr
Рет қаралды 173 М.
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Qays Qeyser
Рет қаралды 323 М.
как попасть в закулисье в schoolboy runaway
0:51
КАЧЕЛИ ИЗ АРБУЗА #юмор #cat #топ
0:33
Лайки Like
Рет қаралды 3,8 МЛН