SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA

  Рет қаралды 140,401

Maaweell

Maaweell

Жыл бұрын

Пікірлер: 291
@malakinaboqor4143
@malakinaboqor4143 Жыл бұрын
Nabadu qurux badana allaha idiin siyaadiyo walaaladayow anaguna sidaa oo kale allaha inoo sahlo Muqdisho idin kaso salamaya somaliland wa qurxantahay quruxdaasi waa nabada Nabad baa caano la nuugo leh🥺❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
Amiin walalo way dhawdhawday muqdisho insha alah wa laga safeeyn inta hadhayna xamar cadeey oo waynu Ku dasha daashon iyo dhulka umada somaliyad oo dhanba ilahay nabad ha inoga dhigo
@hayadadam3312
@hayadadam3312 Жыл бұрын
Ilahay dalkeenoo DHAN nabad haynooga wada dhigo INSHA Allah muqdisho hada waa nabad inta hadhayna way imaanay bidnillah samraa sed hela
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 Жыл бұрын
Aamiin ❤
@muna619
@muna619 Жыл бұрын
Inshalaa idna nabad wad heli dontaan
@baarcadbashiir8103
@baarcadbashiir8103 Жыл бұрын
Hax! Wllo waan idin jecelahay walaahi ilahay nabad buuxda iidiinka baryaya😢
@weedh-samechannel3609
@weedh-samechannel3609 11 ай бұрын
Mash allah nabad naas la nuuga leh walaalayaal alle ha idiin siyaadiyo nabadda anagana noo soo duceeya in alle na siiyo nabad aan sidaa dhulkeyna ugu safarno
@baasheawil3874
@baasheawil3874 Жыл бұрын
Mazhaa allaH ilahaw Nabadaa iyo Barwaqada no siyaadi dhalinyarta muqalka so diyarisay wan idin salamay dhamantin ZhpyaL
@hothanphaizal4446
@hothanphaizal4446 Жыл бұрын
Guuleysta wllayaal markasta dad wacn baad tihiin runtii oo dhalinyarada hormuud u ah wax fiican baad u gudbisaan dhalinyartu si ay idiinku dayato Halmid bn idinleeyhy sameeya wllayaal markaad safarka kujirtaan heesaha ha dhageyssnina kalmada tawxiidkana afka ku hya markasta guulaysta huunayaal aakhiro io aduunba
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Dhulkeyga Somaliland qurux iyo nabada allow no siyadi🤲🤲ilma aderadey dhaqtar iyo maweel iyo qays nolol warta idin rajeynaya❤🥰🩸💪
@mustafecabdirashiid8094
@mustafecabdirashiid8094 Жыл бұрын
Waan daawan lahaa aniga iyo dadbadan waxa noodiiday inaan ku daawanaa waaaa heesta aad dhex galinayso Asoo mahadsan jooji heesaha aad soodhex galinayso Spptoo ah dadmuslimiin ah ooiimaan qalbigooda kujiro ayaad wax usooduubaysaa Ayaguna way karaahiyaysanayaan Muusikan aad garacaysaan Illahay kabaqa ninkasta oodaawada dan bi ayaad ku leediin Irsaaqadiinana sixalaala kuraadsada
@jimcaalecismaanyuusuf-yf2fg
@jimcaalecismaanyuusuf-yf2fg Жыл бұрын
Waraabeeye waa tuuladan ku dhashay aabahay masha allah
@farxaanabdi3522
@farxaanabdi3522 Жыл бұрын
I love wlhi jawiga miyiga specially masjidka iyo odayasha kaftankoda😂
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 Жыл бұрын
Nimcada dalkeena taala bal eega masha alaah alow noo siyaadi nimcada dalkena 😍💚🤍❤from borama
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Boorama, baradii tacliinta iyo deris wanaaga maa shaa Allaah. Allaah ha barakeeyo 🤲🤲🤲🌹💖🌹💓
@mohamedmohamud5439
@mohamedmohamud5439 Жыл бұрын
Aamiin Wllo
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
Mashalaah cabdisamed maxamed keep going prather
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Masha Allah aad baa u jeclahay dalxiiska mahadsanid maaweell iyo wiilasha kale👏👏👏👏👏👏👏👏
@ayanhaji5028
@ayanhaji5028 Жыл бұрын
Mansha allaha dhulka hooyo wacan save trip walaalahay 🎉
@cabdiqanikayse224
@cabdiqanikayse224 Жыл бұрын
Manshallh wll waa muuqaal aad aad ii soo jiitay oo quruxbada🎉n
@Baaquli
@Baaquli Жыл бұрын
Ana ugu horee yee caan iga dhig zxp ama safar aan kuu raaco😩😩🥹
@musdimohamed5127
@musdimohamed5127 Жыл бұрын
Ninka dhakhtar La yidhahdo cidhidhi jecela 90ka dhexdu ku jiraa lol😂 Mashallh this video waa another level dadaal fara badan ba gelisay/gelisen go forward well-done xabibayal❤💯😍
@farxaangaboose5670
@farxaangaboose5670 Жыл бұрын
Aderkay Maxamuud Cawed Maxamed Khalaf (Xaaji yare) Waa Qoodh Wllhi Kafantaadi Masidataa Kulahaa
@user-eb4tw1mj7w
@user-eb4tw1mj7w Жыл бұрын
Odayigu wuu ku garanaya inaad habar yoonis ahayin aad tahayi habar jeclo saas buu ku cayiidhsanaya waa odayi wayino qabyaladiista qaysba lama hadlayo hush❤ka dheh naaga bayiidh dheh calaal yhyii hanaga dhimane
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Жыл бұрын
Maaweel dhakhtar qays qaysar walee dhalin yaro ku dayasho mudan baad tihiin Si aan inba caadi ahyn ayaad usoo duubteen oo u edit garayseen bartaa kaga haya dedaalkiina horumar wacan ayaan idiin rajeynyaa dhulkeena qurruxdiisa qarsoona inoo soo bandhiga 🙏🥰💯
@shueybhussein680
@shueybhussein680 Жыл бұрын
I enjoyed the last part when old man was telling, why are u fearing and got behind ur freinds back , i really enjoyed it keep going u got 1 subscriber am from qeys qeysar subscribers❤❤
@asaldhalad9379
@asaldhalad9379 Жыл бұрын
odaygaasi waa legend tuulo hadad timaado waa inad haybtaada sheegtaa😂
@Didi-121
@Didi-121 Жыл бұрын
Best KZfaqr plz degenada bari xaga bada PUNTLAND soo duub❤
@SAF.3861
@SAF.3861 Жыл бұрын
yaad waashaa dee. in B. culustu ku cibaadaystaan baad rabtaaa.
@mubaarakcabdirashiid3038
@mubaarakcabdirashiid3038 Жыл бұрын
​@@SAF.3861 idoor cabsi cabsi 😂
@Didi-121
@Didi-121 Жыл бұрын
@@SAF.3861 😂😂 ala ileen colaad baa jirtey Hadan wax fahmey istaqfurullah
@abdishakur3791
@abdishakur3791 Жыл бұрын
Masha Allah
@Khaliiid212
@Khaliiid212 Жыл бұрын
10:48 the best part of the video 😂😂😂😂😂
@npa_player
@npa_player Жыл бұрын
Mayla argtay😅😅
@user-fo6it1tt1k
@user-fo6it1tt1k Жыл бұрын
Maasha alaah wadankeena waa quruxbadan yahay
@suusu3898
@suusu3898 Жыл бұрын
Waraabeye my city dhakhtarow igu salamy tolkay inader😢😢😢😢
@Jibrilosman-oi5xb
@Jibrilosman-oi5xb Жыл бұрын
Maweel in the House 💯👏
@mohabdul1
@mohabdul1 10 ай бұрын
Moqdisho aada. Dhalinyaro fiican ba tihin. Somalida oo dhan waa hal.
@shiremohmedshire5318
@shiremohmedshire5318 Жыл бұрын
Mnsha allah sxboh #Qays qayser #dhakhtarka #Maaweel hore socda lkn #ceelafwayn going
@qadansiciid4015
@qadansiciid4015 Жыл бұрын
Ala burco inan idinku arko waan jecelan lahaa
@halanexassan5535
@halanexassan5535 Жыл бұрын
Ma sha allah zxbyaal gar ahan qays qaysar Dhaqttar iyo maxwell aad baan idinkugu bogaadinayaa dalka in aad meel walba nooga soo gudbisaan muqaalo aad u qiima badan
@SamiaAHMED14
@SamiaAHMED14 Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban Maxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤
@nader_yousef
@nader_yousef Жыл бұрын
SCW
@wacanali3595
@wacanali3595 Жыл бұрын
Watching from minneapolis i like your vlogs keep going bro
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
💚⚪️❤️dhulkena nimcaa taala ❤❤
@yasmin-ix2qp
@yasmin-ix2qp Жыл бұрын
Ilahay haidiinxafiido wilashayaadii❤❤❤
@amenacali727
@amenacali727 Жыл бұрын
Masha allaah hiliib uun baad wadaan hhhhhh wadan keenu khurux badanaa
@user-qoorgaab
@user-qoorgaab Жыл бұрын
Keep going 💪 ✨️ my brother maweel adiga qaysba
@abdirahmaancase2000
@abdirahmaancase2000 Жыл бұрын
Ma qiyaasi kartaan videoska noocana qurbe joogta wadanka ka maqan macnaha uu u Samaynaayo wlhi Daltabto ilaahow Anago Nabbada Greeting Austria🎉
@laylaahmed8962
@laylaahmed8962 Жыл бұрын
Alla Walal Waxad Moda Inad qalbigeyga ka hadashay 🇬🇧 Uk ban ka dawanaya Ilahow nabad nugu gee wadankenii
@abdirahmaancase2000
@abdirahmaancase2000 Жыл бұрын
@@laylaahmed8962 waan dareemaya wll videoska noocana waa lagu nafisa ugu yaraan wxd dareemaysaa inaad leedahay wadan qani ah Sharfanid wllo🌹🌹🌹
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 ln sha Allah Safar salama🙏🙏🙏🙏🙏
@taajirshaakir
@taajirshaakir Жыл бұрын
Go Forward BrothEr❤😊
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Mansha allah barwaaqada alla mahadle
@abdikhaliqmoha-nm5nd
@abdikhaliqmoha-nm5nd Жыл бұрын
Ader Xaaji yare ilahay ha barakeeyo 😂
@apdikhalaqothman4239
@apdikhalaqothman4239 Жыл бұрын
MiyigU waaH n0L0L inzha AllaH ilahayy haygU siM0 ♥️🤲🙌
@xilajanoloveyoumomzahra1213
@xilajanoloveyoumomzahra1213 Жыл бұрын
Masha Allah hore usoco Wlo ina adeerkay ABDIRAHMAN Abdiwali maxamuud farax igu saln ❤
@Muhajamac-bf3rb
@Muhajamac-bf3rb Жыл бұрын
Maweelow awoowgay Idaa😀 abahay abihii yarankoodi weyaane maxamuud cawed maxamed🤴😎
@mohamedmohamoud7775
@mohamedmohamoud7775 Жыл бұрын
Xaaji yare waa odayaasha ugu wanaagsan damal muse, ilaahay cimriga ha u barakeeyo. Ninkii garaniya garaniya.
@mohamedmohamoud7775
@mohamedmohamoud7775 Жыл бұрын
Raadwale 😅C/samad budhyre
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu Жыл бұрын
@@mohamedmohamoud7775 Boqortooyo waan ku salaamay waa ku damaashaaday dhulkii awoowyada,nimankanbaa si virtual ah noo geeyay
@FatumaMuhumad
@FatumaMuhumad Жыл бұрын
Haaaye badiye waalaguquruxsanadaa
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Congratulations 80k subscribed 👏 ❤
@hayadadam3312
@hayadadam3312 Жыл бұрын
Maasha Allah guulaysta ❤
@nimcodahir9174
@nimcodahir9174 11 ай бұрын
Mazhallah❤
@gamerninja8858
@gamerninja8858 Жыл бұрын
Masha allah
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Walee Rag Raaxeystay oo Jawigoodii Miyiga iyo Dhaqanka Kuraaxeysanaya baad tihiin Allah idinsiyaadiyo. Salaansare Muqdishu
@nakima-mohnakima
@nakima-mohnakima Жыл бұрын
Mash allah ❤
@fartunali5442
@fartunali5442 11 ай бұрын
Inankii dalxiiska iyo barashada dalkisa hoyo qaysow
@amaalahmed9690
@amaalahmed9690 Жыл бұрын
MazhaAllah ❤
@koosaarfaisal1571
@koosaarfaisal1571 Жыл бұрын
Maweel markasta dad un bad is haystan dhibtan daaa😂😂😂😂
@Vdhsjeiwijjjxiee3
@Vdhsjeiwijjjxiee3 Жыл бұрын
السلام عليكم يا ابن البلدي ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظكم ويحفظ اهلك كلكم يا رب بلد العزيز والله بلدنا جميل جدا
@m.galool
@m.galool 6 ай бұрын
واطح
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah
@dhamaystiran3442
@dhamaystiran3442 Жыл бұрын
Keep going wlky aad ayaan kugu xudhanahy❤❤❤
@cabdirahmaan1312
@cabdirahmaan1312 Жыл бұрын
Sxb waa vidio qurux badan lkn tuuloyinkad maraysan magacioda soo raaci si dadku uwada bartaan
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын
Maaweel adiga dagar kasta ama oday ayaad is haysatan ama inaan yar😂😂😂😂😂😂waar ma sidata kafantadi ayaan ku qoslay😂guulayso wallo mawel❤
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
Odaygan yari uu dhaarsanhyaybee 😭😭😂🙌
@omaari8178
@omaari8178 Жыл бұрын
Keep going sxb nice flog
@hanan1376
@hanan1376 Жыл бұрын
Keep going, everything was great from start to finish and as always we had a good laugh MashaAllah
@user-iw2ym2ty2p
@user-iw2ym2ty2p Жыл бұрын
Safar salaam aamiin aamiin
@Young34barista
@Young34barista Жыл бұрын
My dream place 😢😢
@abdilahi9050
@abdilahi9050 Жыл бұрын
Maaweel vitnas ❤
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 Жыл бұрын
Guuuleyso inader qali❤❤❤❤❤
@ArimaHeenafuns
@ArimaHeenafuns Жыл бұрын
MAAWEEL TEAM QAYSQAYSAR LETS GO WA ADIN WATAA
@IfrahIsmail-fr9mm
@IfrahIsmail-fr9mm Жыл бұрын
Mashaa Allah
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
Masha Allah waa dalxiis
@khadija7419
@khadija7419 Жыл бұрын
Keep going 💪 brother maaweel ❤ 😍 💖
@kaltunahmed1767
@kaltunahmed1767 Жыл бұрын
Mnsha allh ❤
@user-jg3ti9nn1y
@user-jg3ti9nn1y 4 ай бұрын
Waaaw
@sakariyesultan5612
@sakariyesultan5612 Жыл бұрын
Mansha allah safar qiime bafan buu aha
@khalidyusuf7513
@khalidyusuf7513 Жыл бұрын
Cabdi samad casharka dhigta dib ugu noqo wali wax ba dhiman is raacso xigmada ///// dhigta xididka aya ka horeeya farsamada from balay cabene geet hosti ayaan idinka dawanay dhamaantiin wa idin salamaya wa dooyinka xun iska ilaliya uun
@waterridsoffstress5243
@waterridsoffstress5243 Жыл бұрын
Masha Allah bro hore usoco
@asalcabdalsaciid-ki3ly
@asalcabdalsaciid-ki3ly Жыл бұрын
Manshaa ALLAHA
@saynbmahmed141
@saynbmahmed141 Жыл бұрын
Masha allah salalhucalahi wasalam
@farxaancabdilahi5367
@farxaancabdilahi5367 Жыл бұрын
Waar maaweelow waa lgu helay waa laysoo dhawaynayey kulahaa 😂😂😂😂😂
@MohamedHayd-so4uq
@MohamedHayd-so4uq Жыл бұрын
Waryaadheheeer cirta haku cawirmina reer miyigu cirta awrtay siyaaaan
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu Жыл бұрын
Maaweel nowadays becomes very hot🔥 keep shining ✨️
@user-yi9sk9zt2r
@user-yi9sk9zt2r Жыл бұрын
Jah waa qiiroodw from tellka hooyo ❤❤❤❤
@nimcosaleeban
@nimcosaleeban Жыл бұрын
Mash wllo hore usoco
@abdiwaduudaxmedollaad9230
@abdiwaduudaxmedollaad9230 Жыл бұрын
Beautiful video
@Khaalidsheekh
@Khaalidsheekh Жыл бұрын
maaweel iyo qays iyo dhakhtar raggeedi kep going
@Ina.a86
@Ina.a86 Жыл бұрын
ماشاء الله جميل جدا 👏👏👏
@asiaali6085
@asiaali6085 Жыл бұрын
Maaweel 😍
@rahmazharaf763
@rahmazharaf763 Жыл бұрын
Mash alah qurux badanaa inanku
@maxamedmaxamuud2148
@maxamedmaxamuud2148 Жыл бұрын
Iminka xaga video duubista ada saxibada ka haysta guul zxpayal rag yaqaan
@nimcomaxmednimcomaxmed6134
@nimcomaxmednimcomaxmed6134 9 ай бұрын
Masha alah ❤ maweel kusoco 🎉
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 Жыл бұрын
Maawel iyo odaygii way isku baxeen 😂😂😂 odaygaasi waa rageedii
@supersaylici0831
@supersaylici0831 Жыл бұрын
Super video iga dheh zxp maweel
@brickyrobloxlol8183
@brickyrobloxlol8183 Жыл бұрын
War hilibki sowkad dadka ka dhameysen melkaste aad adan hilib ubad cuneysan mashallah
@user-rs5qq6ix7x
@user-rs5qq6ix7x Жыл бұрын
MAAWEL WLL AAN LAWADA HYSAN❤🎉
@sacda3315
@sacda3315 Жыл бұрын
Masha allah Waar reeraha xoolaha ha kadhamaynina kkkk
@simanali7559
@simanali7559 Жыл бұрын
MashAllah this makes me home sick ❤️
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Жыл бұрын
Oday halaaga funny wllahi
@muhaladanofficial7201
@muhaladanofficial7201 Жыл бұрын
Warabeye aniga ku dhashay
@amindahiraxmed
@amindahiraxmed Жыл бұрын
The Goat maweel good job ❤🎉
@hibaaqmubaarig5828
@hibaaqmubaarig5828 Жыл бұрын
Mansha allh
@zadikrimon75
@zadikrimon75 Жыл бұрын
First ❤🎉
@asmamaxamud6050
@asmamaxamud6050 11 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweell
Рет қаралды 704 М.
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 647 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 15 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 253 М.
Qays Qayser & Dhakhtar Suaalo Qosola
14:43
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 73 М.
Nolosha Geeljiraha | A day in the life of Geeljire
14:26
Qays Qeyser
Рет қаралды 382 М.
Hargeisa street food | CUNTADA WADOOYINKA
16:31
Maaweell
Рет қаралды 94 М.
Nin Somali ah oo 500, oo Geel ah ku haysta Tanzania 🇹🇿
18:58
Dhiig ii shub  Social experiment qosol badan
13:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 66 М.
Buurta Gacan Libaax
13:30
Qays Qeyser
Рет қаралды 179 М.
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH?
10:05
Qays Qeyser
Рет қаралды 266 М.
Слепой парень помог раскрыть тайну 😱
0:45
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,2 МЛН
Слепой перехитрил свою жену😳
1:00
Kino_sh
Рет қаралды 6 МЛН
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 2,6 МЛН