11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.

  Рет қаралды 421,392

Somali National Television

Somali National Television

8 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 307
@ahmedquraish932
@ahmedquraish932 8 ай бұрын
Walahi waa yab sida la isku dhex galay cajiib shaqo fiican ayaa socoto Wana baraarujineyna guul dowladeena barakeysan ❤
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 3 ай бұрын
TANI BARAKO KA DHEER SOWTAN BARIIQATAY
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 3 ай бұрын
Waxaa yaab ah dadka dhagar qabayaashan hooga iyo halaaga ummada shaqo ka dhigtey u doodaaya iyaga dheef yar ka raadinaaya. Ma laga yaaba iney ku dhintaan gacanta dhagar qabayaashan dhiiga Musliminta xalaashadey. Kuwan waa inaan loo naxariisan.
@KaahoHuseen
@KaahoHuseen 2 ай бұрын
NJ
@kaltunnuur8987
@kaltunnuur8987 25 күн бұрын
¹
@MaxamedcabdiMaxamed-om8zy
@MaxamedcabdiMaxamed-om8zy 12 сағат бұрын
٠ج
@QalbiCali-ku9gy
@QalbiCali-ku9gy 8 ай бұрын
Weldone Somalia 🇸🇴 army' court
@MHaashi
@MHaashi 8 ай бұрын
cid la aamini karo ma jirto, dhageystayaasha fadhiya maxkamada qaar ayaa u baahan in la baaro!
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 8 ай бұрын
😂 ani gacan ayan u tagay dalka bes wye
@saybahmed1504
@saybahmed1504 8 ай бұрын
Waa runtaa xaajo waa xumaatay haleys cuno ayeey taagan tahay subxanalah
@saynabibrahim4703
@saynabibrahim4703 8 ай бұрын
Waa runtaa ku dar kuwa wax maxkamadeynaa cid la aamino malahan runtii muqdisho ama soomaali oo dhan sidan ayey isku bedeshay yaa la aamina subxanalaah
@user-yv4vo3mh3c
@user-yv4vo3mh3c 8 ай бұрын
Ballaayoo barii:;An kaaa dhigttaypaa xoolle Ayaaàd baaa Tahay Hungurii Ayaabaa Nii Haaayooo shaqoo mabaa Taqaaanniine xooga waddaa Tiin Bartoo ziddaa loo shaqeeyztoo 😢😢😢😢😢😅😅😅👏👏🙏🙏🙏🙏
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 3 ай бұрын
Wlhy beenta maha yaab aduun😢
@cabdiraxmanxasanxasan9126
@cabdiraxmanxasanxasan9126 8 ай бұрын
Guuul waye mashaa Allaha
@user-ub4yp1mn7o
@user-ub4yp1mn7o 8 ай бұрын
Masha allaah whi dowladena shaqo fican ey hayaan guuleysta ❤
@luulibrahim5039
@luulibrahim5039 8 ай бұрын
SubxaanaAllaah hooyooyinka maxaa ku dhacay oo hoowshaan faraha u galiyey, kama fileyn😮😮😮😮😮
@duniyoosman1866
@duniyoosman1866 8 ай бұрын
Mansha allah rabi ha soo qabto waxii dhib ku haya umadan islaamka ah
@Cadar49
@Cadar49 7 ай бұрын
Amin Yaarabi
@deeqaalimahmud4089
@deeqaalimahmud4089 8 ай бұрын
Insha alah guul iyo goba niimo somalia ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰
@sahroyahyedamey6794
@sahroyahyedamey6794 8 ай бұрын
Subxaanaliaah Alloow adaa nagaso gaaray
@jamilanor653
@jamilanor653 8 ай бұрын
sUbxana Allah, hooyooyin iyo aaabeyaashii hadii san yihin Inta kalena Alaa og xaalkooda, Allow u gargaar umadan, mahadsanidiin Ciidaamada amniga howsha aad dalka u haysan Allah unba idin abal marin karo.
@khadijac9841
@khadijac9841 8 ай бұрын
Waxan noqonay umad aan meeliba ufayoobayn oo madaxdoodii iyo minjo dhiiga dadkooda kunool 😢😢😢
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 8 ай бұрын
Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow na badbaadi aamiin allow iimaanka hana tirin aamiin hadeyba waayeelada sidaas yihiin Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin Allah hanaga dhexsaaro munaafaqiinta nagu dhexjirto aamiin aamiin
@sagalsaid3786
@sagalsaid3786 8 ай бұрын
Inaa lillaah wa inaaa ilayhi Rajicuuun Xageed aadayna markaas yaa la aaminaaa
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w 8 ай бұрын
Allah aktiisa aya la aadaah wll Allah fuqki urooro kurbo iyo kadeem ma arko wll ❤❤❤mash Aallah ya Allah ya yarxman ya raxiim ❤❤❤ arxamnah
@mustafNune
@mustafNune 8 ай бұрын
Hormarka waa dhawyahay dowlada howsha ee heso allaha ufududeyo
@malaboa591
@malaboa591 8 ай бұрын
Computerka ay isticmaalaan Qawaariijta, hadiiba la helay waa Ilaah mahadiis,Waqtigii lasoo ciribtiri lahaa ayaa lasoo gaaray.
@saybahmed1504
@saybahmed1504 8 ай бұрын
Qawariijta kuwa tuugsada kuwa tabliiqa faafiya kuwa dugsiyada u dhiga caruurta ama dadka waaxwayneya kuwa waxbarashada kuwa badeecada iibiya waaxyaha dowlada dhalinta meelaha eey isugu tagaan kuli dadba ugu jira aad ayaan u bogaadineynaa in baaritaan lagu sameeyo sharcigu hasareeyo
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 8 ай бұрын
Wlh beentaa ma ahan 😢😢😢😢
@MaslaxHabib
@MaslaxHabib 8 ай бұрын
Msha allh isku fakir Aya nahy👍👍👍
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 8 ай бұрын
Wa sidaa kaliya culimada ehlusuna aan u gaysano carurtena wahaabi dhan iska ilaliya wa kansar weye
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 8 ай бұрын
Shantii sano ee farmaajo iyo fahad yaasiin ayuu wadankii faraha ka baxay
@saybahmed1504
@saybahmed1504 8 ай бұрын
Hala kala miiro argagixisada iyo umadda caadiga ah xalaal quudatada ah
@maryamaadam5099
@maryamaadam5099 8 ай бұрын
Guul Guul iyo Gobonimo Allaahu Akbar Xaqa Isma qariyo
@MAHAMEDILDUCE
@MAHAMEDILDUCE 8 ай бұрын
waxaa fiican in amaanka dalka oo dhan aan ilaashano
@MaryamoCdulaahi
@MaryamoCdulaahi 2 ай бұрын
Wadanka haday xeer illaalin ka jirin wa toosh aanbatari lahayn allooow inoo xafid
@dewinner3554
@dewinner3554 8 ай бұрын
Fadlan ha adeegsanina erayga argagaxiso raadiya eray uga haboon oo aad idinka leedihiin Mahadsanid
@user-iu4ql5om3c
@user-iu4ql5om3c 8 ай бұрын
Qawaarij😂
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 8 ай бұрын
Wlh waayaab see wax yeesheen hooyo yaal iyo aaba yaal Subxaanalaah saan maxey tahay Subxaanalaah wlh dowlada soomaalia shaqo fiican ayey heeysaa guul soo aruuriya munaafiqiinta
@abdirahmanahmed6556
@abdirahmanahmed6556 Ай бұрын
May peace prevails in our country 😢 Inshaa Allah
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 8 ай бұрын
Alxamdulilaah , Walaw Lala Soo Daahay Oo Dad Badan Ay Gumaadeen , Hadana Maskaxdeena Iyo Caqligeena Waxa Ka Waynaatay Sida Qorshaysan Ee Qaraxjasta Loo Soo Maleego .
@cabdikariin718
@cabdikariin718 8 ай бұрын
shaqo fiican ayaa socota waana alle mahadii insha allaah dhamaantood xukun adag halagu rido
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 7 ай бұрын
Waa sedex Degmo Kala daran Hilwaa, yaaqshid, Deyniile,🥺🙌
@Football-fans327
@Football-fans327 8 ай бұрын
Hhhh xasbunallah meesha waalagu hoogay miyeesan dadkaan dalka wax kalaheen miyaa maxeey dadka iyoh dalka u qaribaaan waxaaba iiga sii daran kuwaan hooyooyin wlhi ma dhihi kro rabiyo dalka iyoh dadka iyoh diinta noo amaaanso
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 8 ай бұрын
Maashaa Allah Dowladeena aad ayey u shaqeeyneysaa. Guuleysta Dowlada Amniga wiilkaan askarigaan Dalacsiiya Damiir ayuu leeyahay war cad buu sheegayaa.
@OmarAli-ef5if
@OmarAli-ef5if 8 ай бұрын
Waa Alle mahadiis hadiiba Gacaanta lagu dhigay 11 cadow please maxkamada sharafta leh waxan kacodsana in dhamaantod latogta 11 kaba
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i 3 ай бұрын
Ilaahay baa naga badbaadiyey baa Mahad u sugnaatay
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 8 ай бұрын
Hashu Maankayga Gadaye Ma Masaarbay Liqday , Imisaan Lahayn Waar Waxani Caadi Maahe Dawladu Gudaheeda Ha Hubiso Oo Baadhitaano Qota Dheer Haku Sameeyso Shaqaalaheeda Iyo Madaxdeedaba .
@RaynRain
@RaynRain 8 ай бұрын
Fadlan lawyer calooshii u shaqeyste ah oo difaaca khawaarijta hala mamnuuco. MARNA LAMA DIFAACI KARO DILAA.. abukaataha inuu iska diido difaaca ugus ayaa sharaftiisa ku jirtaa.
@haachannel8793
@haachannel8793 3 ай бұрын
Subhana Allah walalka o barii ah ayaa lakulmi dono xafdha dadka wey is yaqanin Somalia maxkamadeda cadalad miyaa kajirta
@alidhaqan8018
@alidhaqan8018 8 ай бұрын
Yaa la aaminayaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴ilaahoow toow fiiqda nawaafaji
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 8 ай бұрын
7:33 Dadka Doowlada u Shaqeeya. Waa in la dilaa. Hadii kale. MAALIN walbaa Saan loo buuqi. Qof Sarcigii ah Hadana, Sarcigii Xaaraan ku ah. Waa Dil taa. Waana Xeer Caalim. Sheeboow maxaa loogu dhaganyahay. Mise Dadkaan waa Hawiye, Oo Waa la Deenkaraa?.
@friendosfreightlinesllc7140
@friendosfreightlinesllc7140 7 ай бұрын
Anshax ahaan ilama quruxsana xamaasada iyo kul kuleylka ay kuhadlaan abuu kaati yada. Protocol ka wa in si dagan oo qodobeysan ay u difaacan dadka ay wakiilka ka yihiin. Qeylada ma quruxsana
@nuurabdulle1849
@nuurabdulle1849 8 ай бұрын
War mesha waba laga buxa . Inta dhiman allha so iftiiniyo.
@zahramaxamed36
@zahramaxamed36 8 ай бұрын
الله يعافيك ياروحي وآلله حزنتني 😢😢
@fartaxaaji7844
@fartaxaaji7844 8 ай бұрын
Yarabi cadowga naga qabo mel walbo ayeyjogan 😢
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w 8 ай бұрын
Aamiin Aamiin ya rabiy
@maryama1487
@maryama1487 8 ай бұрын
Subxanalah ilahayow wad na aragtaa ee munafaq nimo hanoo diin
@dhagacadeaxmed7656
@dhagacadeaxmed7656 8 ай бұрын
Mahad salaad waa shaqeystay wallahi 🥰🥰🥰🦅🦅⚔⚔🗡🗡🇸🇴🇸🇴
@cabdiraxmanxasan2809
@cabdiraxmanxasan2809 8 ай бұрын
Halalayo wixii khawaarij ah Madaxa qoorta halaga gooyo
@abshir5782
@abshir5782 8 ай бұрын
Mash allah allah naga qabto khawaarij
@hishamaliburhan4014
@hishamaliburhan4014 8 ай бұрын
Cuqubadii 91kii la galay ayaa dhamaan la’ balaayo aan dhamaad laheen baa umaddii ku habsatay 🎉congratulations
@RaynRain
@RaynRain 8 ай бұрын
Muungaab waxaan ku jecleen TIIRKA OO GEYN JIRAY SI LOOGU QUUS QAATO. FADLAN TIIRKA HALA GEEYO SI KUWA QARSOON AY UGU BAQDAAN NAFTOODA. dadkuna ku badbaadaan.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 8 ай бұрын
Hormuud Iyo Dahabshiil Oola Xirin Somalia Nabad Haka Sugina
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 8 ай бұрын
Hakuriyon tas somali inta eyku noshahey waye
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 8 ай бұрын
Subxaanallah 😢
@Lulu-kp7ef
@Lulu-kp7ef 8 ай бұрын
Xasbiyalahum wa nieamal wakiil. Waa la yaabsanyahay! Waa 2 carla yaal. Waa mahad Allah haddii la soo qabtay. Kuwaan iyo kuwa la midka ah Allah Naga qabto.
@user-lq4dk7lg1i
@user-lq4dk7lg1i 3 ай бұрын
Ilaahow towfiiqda na waafaji
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 8 ай бұрын
100 sano oo xariga nimanka qawaariijta iyo naagaha la shaqeeynaayay oo umada lagu siidaynin fadlan waa in familkaada xataa lasoo qabtaa difaacaayo xataa hala xiro
@Atoorahamagaaladamariamylife
@Atoorahamagaaladamariamylife 6 ай бұрын
Dadka caadi maahan wey waash teen doolada wey dadaashay guul guul
@alidhaqan8018
@alidhaqan8018 8 ай бұрын
Sübhanallah
@asliabdi3848
@asliabdi3848 8 ай бұрын
Laaxowla walaaquwata ilaah bilaah 😢😢😢😢😢
@siradm
@siradm 8 ай бұрын
Waa shaqo fiican in dowladda laga sooco argagixisada.
@Xasanaadan-t7r
@Xasanaadan-t7r 16 күн бұрын
Shuuto
@Darajooyin
@Darajooyin 8 ай бұрын
Inta fadhisoo dhan qeeyrkooda ALLAHA na soo xijiyo.
@user-ev3dx9bc4e
@user-ev3dx9bc4e 7 ай бұрын
Gurikireenta Lanta maxukunto wllo
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 8 ай бұрын
Waar ninkan eedaynaya khawaariijta waanin daacada inta ii muuqata
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 8 ай бұрын
Xasbunallah wanicmal wakiil, waa dhaxalkii laga dhaxley usc jabhadii sixraneyd ee ummadda soomaaliyeed iyo qaranimadooda in lagu baabi,iyo loo aasaasey gaar ahaan beesha Hawiye iyo dhulka soomaaliyeed intey kadagaan al xaqiiqa.
@zakihasanmahamudzk7901
@zakihasanmahamudzk7901 2 ай бұрын
USC iyo hawiye intaba shaqdada mahin dabadaada Asturo
@cabdifatahcabdifatahyare3088
@cabdifatahcabdifatahyare3088 8 ай бұрын
Raxmo sandhere maxa laga raba waxey laso dagalantay al Shabaab xata wilashedi aya ku maqna gacanta al shabaab
@CabdiQadar-xy1qd
@CabdiQadar-xy1qd 8 ай бұрын
😮
@axmadcali950
@axmadcali950 7 ай бұрын
Ilaahow labawajilasha magaca dowlada kuganbad inagaqabo
@FaxiMaxamed
@FaxiMaxamed 3 ай бұрын
Shuute cabaar hanoolaado iyo dowlada inta daacadaa koleey inta cadaalada ahbaaba yare subxaanallaah
@NimcoNaleey
@NimcoNaleey Ай бұрын
Shaqo wacan❤
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 8 ай бұрын
Waa naago iyo niman tuugaah waxa loogu dhiibay maamul inay dawlada ka shaqeyaan waxaan loogu dhiibay qabiil ee waa mooryaan dhiig muslim qabo ee waxa dadkaan dila dawlada ayey ku jiraan ee ha la naadiifiyo dadkaan jaahiliinta ee dawlada ku jira
@hikamsanwa5850
@hikamsanwa5850 8 ай бұрын
Shaqaa dhaqaaqday farmajo dalka woo wareeriyay Intoo joogay waxba maqaban Qeero japan boo meesha ku hayay isagana maxkamafa hala horkeeno
@ahmedmusebudul7709
@ahmedmusebudul7709 4 ай бұрын
Obviously yr
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 8 ай бұрын
Waaw Masha Allah so wada qabta balaayo Allah ku ridee
@RaynRain
@RaynRain 8 ай бұрын
JILCANIDIINAA In laydinku dhex milan yahay ayaaba qalad ah. NISA WAXAASOO DHAN INEE KA HORTAGTO AYAA SHAQADEEDU TAHAY.
@macrobianson2g
@macrobianson2g 8 ай бұрын
Nisa ninka gacanta ku hayo ayaa dalkiisa dacad u ah oo arintan banaanka keeney dowladii tan ka horeysey dadkan alshabab ayeey ushaqeyn jireen lkn dowladii farmajo Mey lasocon fahad yasiin asaga ayaa alshabab kamid ahaa waa sababta dadkan iyo kuwa lamidka ah loo ogaan wayey
@Darajooyin
@Darajooyin 8 ай бұрын
Kuwa u dooda kuwa ka doodaa kuwa lajoogoo dhageeysana kuwa ka maqan shartooda ALLAHA naga xijaabo qeeyrkoodana na siiyo yaa ALLAAHA. Waa argagax iyo dharkaaga ka shaki.
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 3 ай бұрын
Waa shaqadii mooryaanta
@nihaalchannel6133
@nihaalchannel6133 8 ай бұрын
🤣🤣🤣dilaa aqirkiiisa wala dila Yala amina marka 🤣🤣 Xitaa waayelka waa dilaa Allow dalka no xasili😭
@truecomment3650
@truecomment3650 8 ай бұрын
IIMAANKA ILAAHAY HA IDINKA QAADO. dadkii dhan baa wada calooshood u shaqeestayaal noqday. Yaa la aaminaa
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 8 ай бұрын
Qofkii u soo xeedxeetay in uu umada soomaliyeed laayo yaan loo naxariisanin cadaw waaye. Dadkaan waa ehlu naar. Umada in laga badbaaiyo waa muqadis
@hibanura1929
@hibanura1929 8 ай бұрын
Subxaanalah maamoyinkaan iyo odayaashan maxaa iimaanka ka qaaday subxaanalah wale adunyo warertaa joknaa
@biikolo100
@biikolo100 3 ай бұрын
Iyagaba xasuuqa ay bulshada walaalahooda u geysteen maxkamad ma aysan saarin , maxaad waqti iyo energy La isaga qaada. Gedigooda soo aruuri. One way ticket ugooy oo an maxkamad u baahney. Waxaana aamina sanahay in markii la xukumo inay soo bixi qabiil ragaan difaacaya
@daacadchannel8334
@daacadchannel8334 3 ай бұрын
Walhi bilahi hadii aan gudomiye ahan laha o dadkan maxkamad laso taago arki lahaa isla maalintaas inta iska warejiyo xilka lugta furi laha o xamar ka carari laha ilen cid aan aaminayo maleh xita hadu gudomiyaha gobolka i iman laha ma aaminen
@Kingfilog1
@Kingfilog1 3 ай бұрын
hamabalyo dowlada somaliya cadowga umada soomaliyeed ilaah gacanta idiin soo geliyey mahaadas leh
@GareenMedia
@GareenMedia 8 ай бұрын
Oo degmadu waaba bahalo galeen e!😊😂😂
@CabdiGaydh-tw3er
@CabdiGaydh-tw3er Ай бұрын
😊😊
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 8 ай бұрын
Well done ❤😊
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 8 ай бұрын
Tabliiqa oo dhan waa Shabaab
@user-zq1gg6vw6t
@user-zq1gg6vw6t 3 ай бұрын
😢😢😢
@user-nu8ec4rl4d
@user-nu8ec4rl4d 8 ай бұрын
Dabar Goynta khawaarijta ❌🏴‍☠️
@user-fh1ic3rb7g
@user-fh1ic3rb7g 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 6 ай бұрын
Dawlada somaaliya waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya
@AweysCali-lb8xw
@AweysCali-lb8xw 4 ай бұрын
Mexey ahayeen duqow shahan shayadintaa
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 3 ай бұрын
War show meel noo nabad qabta ma jirtoh. Waa dad da.ah oo haddana xil hayey
@haachannel8793
@haachannel8793 3 ай бұрын
350 dolar malacag baa subhana Allah
@user-ev3dx9bc4e
@user-ev3dx9bc4e 7 ай бұрын
Subxanallaah
@user-qj1zo1xg6f
@user-qj1zo1xg6f 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-bg5dw2qg8m
@user-bg5dw2qg8m 3 ай бұрын
Open to
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 ай бұрын
Subxanaallah
@warisroobo1759
@warisroobo1759 8 ай бұрын
Subxaanallah, Da'daan iyo Shabaab NIMO WAA, Aafo war Soomaali wax yar maahane inta kale Shabaab 1
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 8 ай бұрын
Adeer kuwa meesha fadiya iyagoo Dhani waa shabaab iyo kuwa difaacaya waa shabaab sida ula socoda
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 8 ай бұрын
😃😃😃😃 waaba umaleeyey qaarkood indhaha ayey taagaayaan
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k 8 ай бұрын
Dila shabaabka, mid yaan lacafiyolin waa cadow umada kudhax jiro
@bitooreniic10
@bitooreniic10 3 ай бұрын
ha nolaato cxgds
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@husseinhassan1096
@husseinhassan1096 8 ай бұрын
Lock up the judges. All Somalis are corrupt in some way.
@MahadaliDahir-wy9ih
@MahadaliDahir-wy9ih 6 ай бұрын
Subzanallaah
@user-kd6tu1xh4l
@user-kd6tu1xh4l 3 ай бұрын
Reer koofur inaga cilmi badan qof dawlda uu shaqanya hadan dad layinya cajiib
@nurowehliye23
@nurowehliye23 8 ай бұрын
Inaa lilahi waa inaa ilahay rajucuun kii gudi ah iyo kiibec mashtarehaa waa wada shabaab
@aminhashi1333
@aminhashi1333 6 ай бұрын
Laailaaha ilalaahu😂maxamudhu waa rasuuluhuu 😂😭😭😭😭😭😭😭😭yaan aminaa yaa rabii oh yaa alaha 😭😭😭😭😭😭😭😭
Maxaadan ka Ogayn Maleeshiyada U Dagaalanto Khawaarijta
27:35
Somali National Television
Рет қаралды 234 М.
Xukunka iyo Xogta Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho.
24:30
Somali National Television
Рет қаралды 13 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 101 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
Garmaqalka Racfaanka Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska - Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS.
23:25
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 156 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 411 М.
YAA DILAY XAASKIISA
30:21
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 250 М.
Everyone can afford eye contact with those who have nothing
3:44
PBS NewsHour
Рет қаралды 11 М.
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 481 М.
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 101 МЛН