20 Sanadood Ka hor gabadhii ay Nolosha ku midoobeen Ayuu isaga oo Ilmaynaya Cafis Ka Dalbaday.

  Рет қаралды 315,742

FAYNUUS STUDIO

FAYNUUS STUDIO

Жыл бұрын

Waxaan idinka codsanayaa inaad subscripe saartaan channelka gambaleelkana furataan si aad ula socotaan wixii cusub

Пікірлер: 1 200
@penramijuni0r410
@penramijuni0r410 Жыл бұрын
Hadaad qisadan iska udaawanysi like isaar wallal . Waa ramadan 27 marayso laylaytul qadriga allaha ku waafijio wallal . Aduunkana waxa haminayso allaha kusiiyo . Danbigaagana allaha dhaafo 😥😥🥺
@zamzamdaudborai4636
@zamzamdaudborai4636 Жыл бұрын
Ilhow owlad salix ah igu arsaq ani iyo dhaman inta owlad la anta ah amiin ya alalh I so duceya asxbey
@Mohabinsheikh10
@Mohabinsheikh10 Жыл бұрын
Qisadan casharada kale ee laga baran karo;
@hodankhadar9506
@hodankhadar9506 Жыл бұрын
Yaa Rabbi qof walbo bilaa awlaad ah
@munahasan9567
@munahasan9567 Жыл бұрын
Ilaahoow ubad khayr qaba sii cidkstoo awlaad aan hysan yaa rabbi 😢
@FarihaAhmet-mc4ux
@FarihaAhmet-mc4ux Жыл бұрын
Qalpiyada Bini aademka iLaaliya Qofka wanagsan Lama wada helo Noloshu Hadey ku sisana ILaalsho😢JacayLku Wa xaqiiq wlh Ruux wan jeclahay hada anigu Alle waxan waydiista Inan nolosha KuLa midoobo😫😭Allena wan waydiisanaya Wa bil Ramadan isma lahayn Ruux bad si dhab ah ujeclaan Hadana waxan dareemya qofkas inusan irabin Hadana Ma quusan karo Oo naf waxjecel ban Ahay😭Alle Qalpiyada Hanooga rabo dadka xanxun hadii uusan Khayr iigujidhina alle Qalpiga hayga reebo😭
@faizamohamud1315
@faizamohamud1315 Жыл бұрын
Inbadan ayan xiriiro jeceel ku guuldareystay markastana ana lai qiyaami jirey wana cafin jirey Alx ilahey waxuu isiiyey samirkayga sowj aad uwanaagsan Allaha ii daye Allaha ayana markasta ugu mahadcedha
@ismhan2398
@ismhan2398 Жыл бұрын
Bil barakeysan waayee alow owlaad na sii intaan haysan oo aan ka mid ahay qofkii 10sano iyo ka badan guri leh hadana aan haysan yaa daremi karo yaa rabi alow hooyanimada hanaga qadin amiin yaarabi
@amjaadmohamoud6587
@amjaadmohamoud6587 Жыл бұрын
Rahmaanku hakuu dambi dhaafo wllo awlaad Iyo sawjad salixa haku siiyo gabadhina Ilahay farxad badan hakuu nooleeyo🤲🥰
@maxamuudqarbooshe2076
@maxamuudqarbooshe2076 Жыл бұрын
Duni bila jacayl ah say u eegan lahyd❤😢
@aishasiligle7025
@aishasiligle7025 Жыл бұрын
True Love😢 Waligaa Ha murugoon Ha macinsan Cawadgaa😭 Fanankeyga Cabdi Curiye👍😭❤
@hibokhadar8410
@hibokhadar8410 Жыл бұрын
illahow sawj saalixa iyo ubad saalixiina isii aniga iyo inta aan haysanba😭🤲🏻
@abourahman9586
@abourahman9586 Жыл бұрын
Ilahow awlad bariya igu irsaq ya rabi 😢😢😢 iso duceya qof lagu jiro ala ohe😢
@dagannafuroondn3691
@dagannafuroondn3691 Жыл бұрын
Qiimaha qof ku jacel marka fahami weso nabisa kuso qabto wlhi waxa. Ka cabsi qaba hal qof an ogahay Inoo nabsi so qabto allow Hadii ee nabsikeyga so qabto unaxariso waayo xanuunka ku dhax alle ayaa og qof an i ogen ayaa alle qalbikeyga ku dhax noley Rabo ada Awod leh i naxariso qofka jacelahay ne ka ilaali dhibta adunka amin
@faatmafatumi
@faatmafatumi Жыл бұрын
28 ramadaan 2023 I can wait insha Allah
@galladomataan
@galladomataan Жыл бұрын
Abdi Curiye 😢😢 waa kula ilmaynay illahay hakaa cafiyo inshallhu nabsina kaagama dhigo Waxad gashay, Qof wanaagsan ayey ahayd ee illahay sharaf iyo cizi haku sooro Gabadhaas, labadiinaba Barakooba inshallhu
@namishchannel6275
@namishchannel6275 Жыл бұрын
Allow owlad salix ah naku arsaq yaa rabiiii 🤲🏻
@NNnnn751
@NNnnn751 Жыл бұрын
Wan ilmeyey Nabsigu lama galo😢Qiso cajiiba Waxaa laga qadanaya Qofka jeceshahay hauga tegin Bilaa sabab Adiga wax cad u sheegin haiskaga tegin xitee Hadaad katagayso sabab u samee uu isagu ogyhy 💔Qofka Qof jecel haystana Waa qani 😢 Dadka isjecel Marka awlaad helin Dadka ku dhaw ayaa ka xumada Oo dhaha kala taga hadaad awlaad Isu dhali wayden iyagaba culays saara😢
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 Жыл бұрын
😭Nolosha markad haysato qof ku jecel daremi meysid lkn markad weydo ayad garan 😢
@bilanbella684
@bilanbella684 Жыл бұрын
Jaceylka wuu qurux badanyhy marke labada qof wada joogan oo ay mideysanyihiin anna jaceylkeygii bilaa sabbab ayaan wayey dunidiina xanuun iyo cariiri ayey igu noqotey isna intaan iilka katagayo wu isugi wayey oo anigo dunida nool ayuu gabar kale guursadey💔😭khafiifkii aan qadey walida la walalowey alllahayow isna xafid anna qalbiga ii qaboooji🤲😭
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 108 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 52 МЛН
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.
12:57
Warsame Bade
Рет қаралды 30 М.
Waxan soo Maray Qisooyin adag ayey tiri Malyuun maanka
9:59
Diraac official
Рет қаралды 217 М.
Maxaa kudhacay ninkii yiri magta tumarku waa 100
24:03
Salafmedia
Рет қаралды 130 М.
DOOD-WADAAG | HABLAHA MOROCCO IYO HABLAHA SOMALIDA?
24:34
Dhambaal Digital
Рет қаралды 46 М.
HOW DID HE WIN? 😱
00:33
Topper Guild
Рет қаралды 40 МЛН