Qiso dhaba:-Lamane ku kala tagay In Arooskodu ka dhaco Dalka Turkeyga,Maxkamad ay isla Galen,Xukunka

  Рет қаралды 128,488

FAYNUUS STUDIO

FAYNUUS STUDIO

Жыл бұрын

Waxaan idinka codsanayaa inaad subscripe saartaan channelka gambaleelkana furataan si aad ula socotaan wixii cusub

Пікірлер: 391
@kubracawil9189
@kubracawil9189 Жыл бұрын
Noloshu 😢waxay kula kulminaysa qofkaagi saxdaa Sidokale waxay kula kulmin qof aan kuu arxamayn oo ku dhawacaya ilahay qof walba Jacayl dhaba iyo nolol dhaba Ha siiiyo
@ayanabdullahi1811
@ayanabdullahi1811 Жыл бұрын
Xaqiq Walahi
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 Жыл бұрын
Gabadhi hore nabsigeedi baku haya. Midna nolool fakhriya bay raali kaga ahayd. Midna Adiga lacag la daba rucleen wayday wadna heeli wayday. Good luck
@HipaaqAliwarsame-pl8gp
@HipaaqAliwarsame-pl8gp Жыл бұрын
Ninka qisadiisu way ibashay walhi💔😭 qof wangsan iyo qof xunba way kuso marayaan lkn waayo aragnimo ka dhaxlaysaa
@muusekibaar8052
@muusekibaar8052 Жыл бұрын
Asc dhamaan reer comment ramadan mubarak Wxn ka fahmey qisada cabdi fataax wa legend Wa nin jacylka wax ka yaqaan Insha alah dhawaan wuu heli mid ka dhaq. Dhaqda Wa nin garanaya qaladka uu galay !! Guileyso geesi ❤
@samiiramohamed5849
@samiiramohamed5849 Жыл бұрын
Alxm hada Waxan heysta Qof naxaris bdn oo jcyl badan rabiyow isku kaya CalaF naFsi inaan Ka GaLo diyaar uma iHi inaan WaaYana Ma raBo isoo duceYa😭😢🤲🤲🤲🤲
@asmaali6076
@asmaali6076 Жыл бұрын
Ilhy adinko nbd qaba haydin mideeyo hduu qyr iyo wng kuu yhy allha kuu sahlo abyo
@hafzaabdirahman2575
@hafzaabdirahman2575 Жыл бұрын
Illah calaf Ha isku kiin daro abyo🤲
@samiiramohamed5849
@samiiramohamed5849 Жыл бұрын
@@asmaali6076 amiin wlshyey ❤
@samiiramohamed5849
@samiiramohamed5849 Жыл бұрын
@@hafzaabdirahman2575 amiin wlshyey 🤲
@nastexokhaliif4473
@nastexokhaliif4473 Жыл бұрын
Illhy ha isku kiin beego
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 Жыл бұрын
Qisadii wllshy ubax nuur iyo c.fatax xasan waa qiso dhaba isla habeenkii doonta uu raacayay waxay naga codsaty in loo duceeyo xataa maalmo dhan ayay ducada waday isagu xataa wuxu qof qalbi wangsan jacaylkooduna wuxu ahaa mid lagu daydo😢😢❤
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Wllo gabadhasi imika halkee ku dambaysay, I wish inay nolol fiican ku nooshahy🙏🏼
@aimarolol2499
@aimarolol2499 Жыл бұрын
cabdifataax Ma Abwaankii Waynaa ee Xasan Shiikh Muumin baa dhalay.?
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 Жыл бұрын
@@aimarolol2499 Haa wllo
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 Жыл бұрын
@@amalismail7772 way tahriibty france ayay joogtaa
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
@@farhanfarah3987 mala guursaday, ilaahy waxaan u waydiinayaa Waa 29 kii ramadaane khayr oo dhan iyo ubad iyo sawj.
@ikranittachannel9472
@ikranittachannel9472 Жыл бұрын
Dhibmalahan walal mid ku qalanto wadheli don't worry....qof daacad ah ayatahay mashallah oo naxariis badan ❤
@asiyamustafe878
@asiyamustafe878 Жыл бұрын
Ax nabsigu wuu xun yahay😢 ilhay qalbiga haku qaboojiyo 😢qof kale oo wanagsana oo noloshada u qalanta sidaad rabtana kula dhaqanta ilhay haku siiyo
@ayanitaayb1673
@ayanitaayb1673 Жыл бұрын
Ragu markay helaan gabadh jecel wayka tagan😢
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
@raxmaaxmed5410
@raxmaaxmed5410 Жыл бұрын
Cabdi curiye wlhi waa nin rageed ❤ masha Allah
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Жыл бұрын
Waxan odhan lahaa wiilku quraan ha isa saaro ilaahayna ha talo saarto muusiga iyo heesaha ha iska daayo raaxada xaga diinta u jeedso diinta ayaad ka heli raaxo inshallah waxad heli mid khayr qabta ood ku dagto inshallah
@abdullahibaris7182
@abdullahibaris7182 Жыл бұрын
Saax ALLE haku BARAKEYO
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Ladan. Waa runtaa walaalo
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Жыл бұрын
@@faizam523 Faiza walaalo inan ka il ayaa kaga dhacdy xaas kii sii koowad ee jecelyd nabsigii ayaa haya talbaad mar kii uu is garty waxa haysta ee uu la hadly waxy ahyd in uu ka farxiyo oo uu siiyo wax aany filayn oo hadyad wayn oo siiyo oo uu markn danbe duco niyada ka soo baxdy way diis to waxa ka hadhi lahyd uqubadii iyo naxdin tii siduu u hadlayo waxn filayaa in iyadu reer iyo caruur ba ilaahay siiyay Maasha allaah oo Ilaahay qabigii uu nin kaasi guby Ilaahay u qabooji yay talabaad iny iyda aanu kharba ulahyn oo iyad rabi uqory mid ka khayr badan iyo awlaad isaga dhibka haystaa waxa weeyi nuu digi waayay caruur ta ilaahay ayaahya xagii dumarka ayuu ka dagi laayahy inuu ducaysto oo uu xarmka tago oo uu Ilaahay isku dhiibo oo uu isagu iska daayo muusiga iyo waxn uu ku dhex jiro macaanku iyo nafisku waa rabi uu isku dhiibo markaa raaxadii uu raadinayay uu gaadhyaa inshallah qof sax ula taliya muu helin ilaahay hasiiyo Wax uu jecel yahy oo khar ku jiro inshallah idmka ilaahay inshallah
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@Ladan Ladan Haa walaalo waa sidaas aad sheegtey talo fiicana waad siisey, waxaan rajeynayaa inuu akhriyo qoraalkaagan wanaagsan ee taladana xanbaarsan oo uu ka faa'iideysto. Jazakala kheyr!
@ayaanmuuse-mm8eo
@ayaanmuuse-mm8eo Жыл бұрын
Waa runtaa wll ilahay qalbiga iyo nasiibka hau hagaajiyo waa qof qalbi wangsan
@halimamuhyadin7372
@halimamuhyadin7372 Жыл бұрын
Nolosha waa cajiib hadana hadaa hesho qofka nolosha ku haboonaa waa qurux io jano aduun io qofkii aad nolosha inta ubadan laqaadan laheed bash bash io barwaaqo ❤nolosha allaha noo qurxiyo aduun io Akhiraba yaa rabi.😮
@faadumocnaasir8895
@faadumocnaasir8895 Жыл бұрын
Really
@caishocqadir229
@caishocqadir229 Жыл бұрын
Abdi qof wngsan wayo nolol qurux badan kurajynaa xanun wayo 😢
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed Жыл бұрын
Heesaha waa layska raacaaa wllhi kkkk. Calafkii rajadaan helay Hadana waayayoo lumay😭
@janaatmoha7506
@janaatmoha7506 Жыл бұрын
Waa qof dacaad ah insha Allah waad heli qof ku qalma 😢❤
@habboosh423
@habboosh423 Жыл бұрын
Jaw haduu daacad yahay tii faqriga ugusoo sabirtayba kamuu tageen.
@halimoomar7529
@halimoomar7529 Жыл бұрын
Somalidu waxeey ku maahmaahan Meel laga jecelyahay.Hadaad ka tagto Meel laga necebyahay,ayaa tagtaan. Nabsigiina Waa daba socdaa iyo gabadhii,isheedii.
@hamdasagal9549
@hamdasagal9549 Жыл бұрын
​@@habboosh423 miyaaney tii uun ahyn ma mid kalaa
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 Жыл бұрын
Abdi Xasan Sheekh mumin ciyaalki hore Borama waxana dhalay abwaanki Xasan sh.mumin Allah u naxaristee
@user-vs8qc3wt7w
@user-vs8qc3wt7w Жыл бұрын
Masha allh cbdi curiye intuu. Biniadam wnagsan yhy buu wngsn yhy masha allh illhy naxaris bu ugu deeqay❤❤❤❤
@nasteexocusman8894
@nasteexocusman8894 Жыл бұрын
Gabadhi wanaag ayeey maxkamada ka hor sheegtay asagana wanaag badan ayuu sheegay hadana reer isuma noqon waa asbaabaha nabsiga lagu garto qofko oo wax walba horyaalaana hadana meel ay wax ka qaribanyihiin fahmi karin ilaahoow nabsi naga ilaali😢
@inafanaxisniino2607
@inafanaxisniino2607 Жыл бұрын
Ilaahay mid kheyr qabto haku siiyo qof fiican baa tahay anigoo aqoon ku lahayn wll mar unbaa heli mid ku samarsiiso
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
Abwaan qaladka ada iska leh, lacagta waad ku qayshaye, wixii aad inan u balanqaado waa inaad sideeda u bixisaa, habluhu balanta ma ilawan waliba ta calafkeda qofka ay rabto u balanqaado il gaara ayay ku eegan.
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Caajiib wllhi😊
@mahamedabdallahussein4483
@mahamedabdallahussein4483 Жыл бұрын
Illaheey baalanta. Kaamaa baaxo en biniadanka. Baalanta wuu kaabaaxa. Maarkiinee hoore. Baalan haa qaadiina. Pls. 😊😊😊😊😊
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Cabdi curiye wa nin rageed wuxu yidhi gabadhnimadedi ayan ku ixtiramey qofki fahmi kara aya fahmey nin sidas ah wey yartahay in la helo wngsn badal kheyr qaba rabi ha siiyo hadu leyahana ilahay ha isku daayo dhibtu maxey udonata ax ilahow labadi qof ee isku qalma isku dor Insha Allah ana mustaqbal wngsn ayan ku weydisanaya🤲🤲
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Gabadhnimadeedii ku ixtiraamay waxuu ka wadaa Bikir bay ahayd
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨
@hodanozman2574
@hodanozman2574 Жыл бұрын
Ameen yaa allah
@abdisalantahir8749
@abdisalantahir8749 Жыл бұрын
Si wanaagsan baad u fahantahay aamiin walaalo
@Miskiin111
@Miskiin111 Жыл бұрын
wlhy waa run🤣nin raga weeye aniga koley uu iga wacan yahay wlhy
@aaminmaxmaed7216
@aaminmaxmaed7216 Жыл бұрын
Mnsha llh tabaraka llh wa qiso layaaba runtii ninkana wa fariid run ahantii oo raganimo leh wana qadr allh wax kastaa
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
LAFAHEEDA IYO GABADHNIMADEEDA WAANUDAAYEY.. SUBHAN ALLAH WHAT A RESPECTFUL MAN!! Allahuma Baarek.
@hjhy6144
@hjhy6144 Жыл бұрын
Subxanalaah Arinta kudhacday wa qasadii Gabdhii hore uu furay ayadoo ka filaneen nabsigu Cajiibsanaa
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 Жыл бұрын
Iyadanu jacalku dacad ka ahan wayo qof ad soyalka jacalka isla so marten makag tagi kartid inta inay la darentay ahad hawsha kuso bax lkn inta kagamay tagteen 😢😢😢😢
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Allah macaka, wa Raxmatu Allah caleyka.
@raxmakaltuun1892
@raxmakaltuun1892 Жыл бұрын
Run ahaantii wala imtixaamay inankas lkn wa qof ku qanacsan wiyihiisa iyo wixi qadar ku dhacday tusaalena inaga siiyay in aynu lahaano damiir isku naxariista alle ha siiyo qof wanagzn o fahma😢
@suhaybmahamed5712
@suhaybmahamed5712 Жыл бұрын
Wa qof dacaad aha wad heli Insha Allah qof ku qalma
@nazim1523
@nazim1523 Жыл бұрын
Second person ✌🏾❤
@istarissa991
@istarissa991 Жыл бұрын
Anga ugu horeyo pin igu qabo
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Waxba ku may jeclayn qof fiicana may ahayn adiga dhab u jeclaaye ee ka samir gabadhaa 😊😊😊😊😊 mid ka khayr badan heel
@mohammadadam8374
@mohammadadam8374 Жыл бұрын
Waaaryaaheee deeee alle ayaaa kuuusooo celin eee zxb don't worry about your family ♥️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Wax kastoo deg deg ku qabsoomaa Midho iyo macaan maleh iminka Qisada Sida Loo baahiyey iyo degenaan La aanta Dhibanaha Qisada oo aan xaaladiisu Fadhiyin xaaladaha qaarna uu mawduucu Bedelmayo waxay ahayd in qisada Wakhti La siiyo si qurux badan Loo soo daayo taasaa Fanaankana Macno iyo midho dhal u ah Adiga iyo dhagaysatayaasha ama daawada yaashana waayo aragnimo idiin ah. LKN iminka wixiiba waa bulqaas iyo is dhexyaac.
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Si fiican oo dareen leh ayuu u soo gudbiyay fanaanku
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@amalismail7772 Imaad Fahmin.
@hoodomohamed2936
@hoodomohamed2936 Жыл бұрын
Walaalkay in aad furto qalbigaga mid loo baahnaa bay ahayd... Qisada adiga iyo Ubax aniga si gaar ah bay i taabatay... goon joog baan u ahaa Jacaylka ay kuu qabtayna Marag baan ka ahaa... In ay Ubax ku cafisay aad baa ugu farxay...
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Ubax Qeys si wacan baan u garanayaa Libya qof wacanbay ahayd
@kayzekayze-et3cu
@kayzekayze-et3cu Жыл бұрын
masha allah
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨
@samaanbadaninamohamed1537
@samaanbadaninamohamed1537 Жыл бұрын
Ubax imika ma reer bay yeelatay walal
@ikraanguuled
@ikraanguuled Жыл бұрын
Wll ubax ubad ma dhashay wali
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
qisoyin xanunbadan 🙏
@ayaanitaabokor4383
@ayaanitaabokor4383 Жыл бұрын
Tasi dhoof unbeyrabtey huuno ❤
@qareenabiibakarshekh7964
@qareenabiibakarshekh7964 Жыл бұрын
Cabdi fataax xasan sh mumin Sxb Kay Qisaskaas uu Ka sheekaynayo dhamaantod waa dhab , wax Badan waan Ka ogaa Sidaas Aaminsanahay qisooyinkiisu labo iyo sedex way Ka Badan yihiin
@Abdul1842
@Abdul1842 Жыл бұрын
Waliga hadad aragto qof kugu xidhaya shuruud aanad awoodayn. Ka orod ha aaminin qofka daacada ee wacan waaka duruftina eega ee ku naxariista, inta badan guurka imaqlaay I arkaay lagu bilaabo ee kadeedka ma guulaysto lakin dadka isku fududeya ee aan is dhibin ee guur cadiya oo la awoodo qabsada ayaa gulaysta
@jhussain1507
@jhussain1507 Жыл бұрын
Ninkaan waa masha Allah walahi asiiga cml badana lamahelaayo ilaahay mid qeer qabto hakuusahlo taas naag fiican maay aheen
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Жыл бұрын
Nin qali ❤❤❤❤❤
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/hL1ypbGhp7OWfas.html
@jamiiloabdi8532
@jamiiloabdi8532 Жыл бұрын
Wlhi qiso cajiib ah ❤
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Masha Allah waa nin samir badan
@nasrabirik4572
@nasrabirik4572 Жыл бұрын
Wuuunu kala dhantaalneyn kulahaa Alla ninku wanagsana kkkk nabsigii hore baa wareerinayo
@Mmnajmo11
@Mmnajmo11 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 nalama fahansanyn ayaa iga daran😂😂😂😂niinkan waxba ku dhacay gabadhi hore ayaa caadi looga jaray dhibku baday
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨
@raxmonuur4574
@raxmonuur4574 Жыл бұрын
Heesaha soomaalida waaa cuqubo Subxanalaah 🥲👏
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 Жыл бұрын
Khayr Bay kuu ahayd amuu shar kuu ahaaba oo lagaa celiyey
@duniyosalepan2061
@duniyosalepan2061 Жыл бұрын
Waa abaalkaa . Waxaad gashay nabsi waxba hadalka hamacaanayn ee ku noqo inantii hore waad dhowdahaye.
@jambread6713
@jambread6713 Жыл бұрын
Hello reer LasAnod soo celiya gabadha
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 8 ай бұрын
Cibro ilaahay baa socotay, waa nabsi kaasi.
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Wiilkan quraan haisaaro sababtoo ah waxay u egtahay xasad inuu ka burburiyay nolishii hore ilaa iminka daba socda ayagoo waliba israba ama isjecel wallahu aclam
@aaminmaxmaed7216
@aaminmaxmaed7216 Жыл бұрын
Wa jira xasadku nolshana gebi ahaanba wu bur buriyaa sixirkana wu ka xunyahay quraan isasa saaar wlaal
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨🎉🎉🎉🎉
@asmacadey5757
@asmacadey5757 Жыл бұрын
@@aaminmaxmaed7216 😢🥹🥹🥹side abayo xasid maxay ah wala isi sixra lkn xasidku wa qlabiga un ma waxbu ku gaysan karaa
@nafiisayuusuf
@nafiisayuusuf Жыл бұрын
​@@asmacadey5757Haa wllshy 😢
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 Жыл бұрын
ga😮😮😮😮😮😮badhiiii horre isheeeddi ayaku dhacdday
@faadumocnaasir8895
@faadumocnaasir8895 Жыл бұрын
Wllhy xanuun waye
@lafaHore
@lafaHore Жыл бұрын
"Figta sare waxaa taga nimuu feentay waayuhu" Aniga anoonan Da'a lagu ciroobo gaarin ayaa madaxa icadaaday la hardanka nolosha marba hadaad caafimaad heysato waa inaad ilaahay ku xamdisaa ibnu aadamkana aad iska cafisaa si calooshaadu ufaaruqdo
@asmaali6076
@asmaali6076 Жыл бұрын
Aadoweyn mrkd wax cfiso waad nafiseysaa
@HooriGuruuje-ug4pp
@HooriGuruuje-ug4pp Жыл бұрын
Nin waayo soo jooogay Kula mid sxb eraygabaa idamqay amaan gaarin da cirowda ayaan ciroobay sxb waa laga baxaa samirka adkeee
@nuurabdullahigarra9365
@nuurabdullahigarra9365 Жыл бұрын
Alle qof walba ha garab galo
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 8 ай бұрын
Kuma qasbanid cafiska,hadii lagu dulmiyo, ilaahay inaad u deysaa way banaantahay, hadaad cafidana way kasii khyr badantahay.
@almanajax8437
@almanajax8437 Жыл бұрын
Ax waaa qiiso xanuun badan😢😢😢😢😢😢😢😢
@ayaanhassan524
@ayaanhassan524 Жыл бұрын
Gabadhii hore. Ma la guursaday
@haboonabdirahman5537
@haboonabdirahman5537 Жыл бұрын
Wllo dagdagu waaa camal shaydan balanta waa lagfirsada wayo amarku waa ka eebe unagu waxaba gacmaha kuma haysano❤
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Waa yaab😮
@safiinodaahirshire6
@safiinodaahirshire6 Жыл бұрын
Ninkaas qisadiisa Waxey tusaale u tahay dhalinyarada maanta oo qofka jaceyl oga tagaayo lacag dartiisa 😢
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 Жыл бұрын
Weliba ninkan waa fanan iyo abwan Arintan magaladan hargeysa aad ugu badan thy Alle dadka ha hanooniyo
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 Жыл бұрын
Shekada ma dhamaysan lkn waxa iso baxday gabadha inaysan ba aroos ahyn danteeda ay ku wadatay balse turki markay tagto ay rabtay inay yurub gasho ama tahriib giriiga ku gasho
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
@@ahmedcabdiyuusaf4232 waasidaan ufahmay laakiin abwaanku dadka wuuba ka aragti dheeryaye muxuu ufahmiwayay sookan ilaahada aaminsan inay jacayld walee sir haween lagama salgaadho RABI ayaaba sheegay inay dhagarta haweenku weyntay halka dhagarta shayddanka RABI yidhi waaddaciif kkk kolayba Allah ayaa xigmad kale hawareegto giraantu RABI baa isu 'uumee
@albertoyahya
@albertoyahya Жыл бұрын
naag faaido maleh
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 Жыл бұрын
Brother you are paying the price of what you did to the your first wife💔💔 😢
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 Жыл бұрын
Hadu nabsi xaaskiisi ka so galey wa hubaal in laga goynaayo.
@Amalina12
@Amalina12 Жыл бұрын
He Reunited with his ex wife.
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
So true, unfortunately!
@fardowsamohamedahmed7579
@fardowsamohamedahmed7579 Жыл бұрын
Nabsi kii hore aya wax kasta dhafiyay sidaz aya u fahmay 😢
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
👍👍👍
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Miduu Kudegilahaba Ayaa Alle Irida Ugasoogelin .happily ever After Insha Allah 😇
@ayaanmuuse-mm8eo
@ayaanmuuse-mm8eo Жыл бұрын
Rabiga wayn oo waxidkaa qalbiga iyo .nasiiblagaba haku hagaajiuo wll ilahay inbadan bari ban dhihi lahaa wiilla music gana iskaga dhex bax qur aana isasar waa nin adag oo qalbi wangsan abdi curiye alaha kugarab galo wll
@apdalehusein9945
@apdalehusein9945 Жыл бұрын
😢Qisooyin xanuun badan
@mohamedhusseinomar2675
@mohamedhusseinomar2675 Жыл бұрын
Sxb Goos gooskaadu aad ayuu dheeryahay ee soo gaabi oo muhiimada sheekada gal durbadiiba
@nimcocllaahi7440
@nimcocllaahi7440 Жыл бұрын
Nabsigu waa cajib😊
@SalmaJama-qg4on
@SalmaJama-qg4on Жыл бұрын
Nabsigu.waa.cajib.😭😭😭😭😭
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 Жыл бұрын
Midawga shardigiisu waaa meher.
@diamondhaji1835
@diamondhaji1835 Жыл бұрын
Way fiicaan lahayd dadka qisooyinka kala duwan la nooli in ay barnaamijkan soo fadhistaan oo ay noo faaideyaan
@xamdacawaale2973
@xamdacawaale2973 Жыл бұрын
Wow aniga oo kale yaba ku heli kara doqoni calaf malaha
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf Жыл бұрын
qofku marku yahy qof wacn oo daacad ah qalbi wngn uu leyhy wxd is odhanaysa dadka ugu xun ayaa soo maraya cabdi curiye😢😢😢
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Ha wlhy
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟
@hamdixsan
@hamdixsan Жыл бұрын
Waa qeyb ka mid casharada nolosha laga barto Abdi wll waad ku mhdsntahay sida aad loona wadaagtay qisooyinka la yaabka ah
@daauudmahamuud2759
@daauudmahamuud2759 Жыл бұрын
Timir laba ku jirta marki horaba turkey 🇹🇷 baye rabtaye jacel dhaba majirine😂
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Ninkan Curiye waamucjiso 🫲🏽
@suhaylatu8354
@suhaylatu8354 Жыл бұрын
Wixii qoran lama celin karo wlhi😢😢😢😢
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Жыл бұрын
Ilhaw qof qimhyga grnya ❤🎉😢
@ducaysancabdi6817
@ducaysancabdi6817 Жыл бұрын
Amiin 😢
@ibrahimhassan1624
@ibrahimhassan1624 Жыл бұрын
Gobanimo CuriYe🎉❤
@shushu2370
@shushu2370 Жыл бұрын
Ala fananka xaagan kadoontaa an gursade jah ❤wllo nasiib wacan ban kurajeynayaa 😢
@hanaali6637
@hanaali6637 Жыл бұрын
Boorama ayuu joogaa ee raadso wlo
@shushu2370
@shushu2370 Жыл бұрын
@@hanaali6637 mahdsanid wllo inshllh hsye❤️
@sacadfaarax9704
@sacadfaarax9704 Жыл бұрын
Shalay oo u danbaysay ayuuu berbara ila joogay waa naxariistiiii ooo luga leh wlhi cabdi curiye hore uma aqooon lkn siduuu shalay noo maca salaameeyay iyo siduu u faraxsanaaa ayaaan u qaadan waayay mnsha Allah
@shushu2370
@shushu2370 Жыл бұрын
@@sacadfaarax9704 fcbugisa isheeg waxa ugu qoran abayo mise xaas kisa hada tahayna raali noqo😄
@hodansaid6482
@hodansaid6482 Жыл бұрын
alla xanun badana 😢😥
@duraanalidhonkir520
@duraanalidhonkir520 Жыл бұрын
Qof wanagsan iyo Qof xunba way kuso marayaan lkn waayo aragnimo ka dhexlaysaa😢
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Ninkan qisooyinkiisu casharo Kala duwan baa laga qaadanayaa😊
@HaniLove-
@HaniLove- Жыл бұрын
Wahi wan qiroday waxa uu xaqa uu laha inu diyar uu ahaa ino noçosha lamidobay balse waa ku qasaray 😢😢
@xamdaahmed5018
@xamdaahmed5018 Жыл бұрын
qiso aad ii xanujisay😢😢
@sukhranasir
@sukhranasir Жыл бұрын
Waa bina laahi xaga rabi😢
@najmaomarumuhaaani9616
@najmaomarumuhaaani9616 Жыл бұрын
Wllee qoftan awalba kuma rabin jaceyl waan aqaanaa wuxuu yhy qofkad si dhaba ujeceshahy deran ayaad kula seexaneysaa haaaheeey
@Somaliland-First
@Somaliland-First Жыл бұрын
Dee haaye 9 jeer baad kolna kacdeen kolna fadhiisateene, waabad na wareerisee sheekada naga bilow oo waxanoo socoda naga yaree saxafi😂
@Suhuur1
@Suhuur1 Жыл бұрын
😂😂😂😂😅😅
@najahsaid1162
@najahsaid1162 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@cabdiqaniyazin9158
@cabdiqaniyazin9158 Жыл бұрын
Hhh socod bay nagu dileen sahip wuxu
@user-jd6fi7eq9w
@user-jd6fi7eq9w 6 ай бұрын
😂😂😂
@hamseismail3964
@hamseismail3964 Жыл бұрын
Sabankan aynu joogno jacayl dhaba si aad uhesho wlhi way adagtahy ninkani waa qof daacada oo ixtiraam uhaya gabadhii uu doonayay inuu nolosha la wadaago gabadhu ninka ay si dhaba ujeceshy waligeed shuruud kuma xidho xitaa haduu yidhaahdo go,aygaan gidaarada dhigtaa wlhi way ku galaysaa ee muhiimadu waa jacayl dhaba inaad hantido
@asmaali6076
@asmaali6076 Жыл бұрын
Aadoweyn qalbiyda daacda isku ah wx wlba way isugu smraan
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay Жыл бұрын
Wax kasta qadar Rabi, waxaa xasuustaa laba is jeclaa maalinti meher koodi dhacay jro ku dhacday doctor geeya baaritaan nooc walba waala sameeya negative waa lagu wareeray marki danbe waxaa la dhahay waa la isu kii diiday marki uu ufuray xaalku caadi noqday subhaanalah, labadoodi reero lee yihiin iyagoo caafimaad qaba
@caishaoglecaishaogle39
@caishaoglecaishaogle39 Жыл бұрын
Qof dacad ah waye ilhy qofkaga hakula kulmiyo anigan riyadayda ilhy ha ii rumeeyo 😥😥
@akrammohamettofficial4591
@akrammohamettofficial4591 Жыл бұрын
Riyadi Alle wa ku rumeyy Qofki adku ducaysan jirty alle waku aqbley [ Me ]
@zawjatulmohamed7576
@zawjatulmohamed7576 Жыл бұрын
Nabsi u galay aya daba socda wlhi nabsi iska ilaliya ina gashan 😢
@Hayatshali
@Hayatshali Жыл бұрын
Ninkani waa amazing runti waayo gabadhkasta wuu dhexgalay wuxu kasheekaynaya dareenkedi quruxda badna ee aytustay wuu iska indha tiray dhaliilalahay labada hablood lahayen waayo kolay dhaliilbay lahayen lkn isagu wuxu marwalba doorbiday dhanka fiican inu kaeego gabadh wanagsan oo valuable alle hasiiyo
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Жыл бұрын
Mamooda in isagu samays tayba war qofku wa baniaadam muxu moodey xadkiisana lama dhaafiyo 😂
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 Жыл бұрын
Gabadha hore dhalil malahayn kaliya culeys xaga bulshada iyo inay nin an dhalan agfadhido xagas inba laga yaba inay buuq isku furtay isagana wu usahlay wu furay lkn inanta danbe guur iyo aroos midna inanay usocon ee turki jyo tahrib giriiga iyo yurub lasi galo aya kaso carfaysa rabitankeda hadu inta fahmay o u kala taga bobsiyay wa oki hadi kale wu ildufay o qurxda aya khaladay lkn caqliga salimka ah way iska cadahay inay dan weyn ju dhex jirto turki lagu xujeyo rer dhisan lo dumiyo damac kala kuhoos duugan
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 Жыл бұрын
@@ahmedcabdiyuusaf4232 lkn axmedow hadaad qofkaaga isfahan santihiin waxkasta idinkay idinka go aan bulshada codsigeeda maxa kagalay go aankaaga qaado ubadkana Allah ayaa bixiya aayar iska fur xataa haday xal noqotay lkn ha ooyin dee😅 Ninragatehe
@ahmedcabdiyuusaf4232
@ahmedcabdiyuusaf4232 Жыл бұрын
@@cawohlaky2718 gabadha hore wuku fududaaday wuxu la oynayo wa qaladki u galay ayu xasusta lkn shalayda ma fiicna gabadha danbe wu asturay wax badan bu qariyay shekada ay rabtay aroos ma ahayn on lo dhaweeyo yurub o ay hore usi socoto unbay rabtay hadu turki gayni laha ma filayo inu aros gali laha danbe musan arki lahayn qorshe kale aya u diyarsana sida kaso carfaysa inu fahmayna laga yabo
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 Жыл бұрын
Qisadan wax badan ayaa ka baraneyns
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 Жыл бұрын
Qofkasto qiso miyu leyhy🥺💔
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 Жыл бұрын
Wuxuu yiri (Nolosheeda iyo gabarnimadeeda ayaan u tixgaliyey oo aan u dhowray). Wuxuusan ogeyn macsida laba qof ayaa sameeya ee hal qof ma sameeyo.
@cabdallecwm
@cabdallecwm Жыл бұрын
Daanyeer weyn baa tahay adeer
@gudooninaxuseen
@gudooninaxuseen Жыл бұрын
Qaybtii sadexaad away
@abaawn_caqlisame
@abaawn_caqlisame Жыл бұрын
Wlhi inan dayen nagtaydi oo ii mehersan misna illa degan
@drbarakaleinantiisadrsdega8786
@drbarakaleinantiisadrsdega8786 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢qiso yaableh
@MunaIsaxaq-ij1yc
@MunaIsaxaq-ij1yc Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz Жыл бұрын
Cabdi curiyow gabardh aad mahar xalaal ah ku guursatay misana hoteela badan wada degteen hadana nafta ma midayn ii wad sheekada waa igu socotaaye.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
NINKEEDA XAnUUn ku nacay muxuu yahay xanuunka
54:34
Abdikadir Royel
Рет қаралды 3,2 М.
ምስራሕ ከሊኦምኒ ። ጌታቸው ረዳ
10:49
Feleg Media Network
Рет қаралды 2,9 М.
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,2 МЛН
Dhibaatooyinka jacaylka midkee u nugul ragga iyo haweenka?
1:32:06
MM Somali TV
Рет қаралды 134 М.
Why UK 🇬🇧 is going Bankrupt? : Detailed Economic Case Study
20:37
Waxan soo Maray Qisooyin adag ayey tiri Malyuun maanka
9:59
Diraac official
Рет қаралды 217 М.
PART 1 / GEERIDEEDA AYAY KU RIYOOTAY
1:14:03
Abdikadir Royel
Рет қаралды 9 М.
M&M IN MY THROAT
0:35
dednahype
Рет қаралды 4,6 МЛН
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 14 МЛН
😆
0:20
Santi
Рет қаралды 17 МЛН
Это реально работает?!
0:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН