3 Go'aan Waa in aad si Deg Deg ah U Qaadataa | Muhiim ah

  Рет қаралды 262,808

OGAANSHO

OGAANSHO

3 жыл бұрын

..... Dhamaanteen waxaan ku taamaynaa lahaanshiyaha caadiyin wanaagsan , majiro qof jecel xanaaqa badan , fulaynimada iyo cabsida , laakiin marka hore waxaan u baahanahay qaadashada go’aanno geesinimo leh , Go’aanno dhiiranaan leh . si aan arrinkaan u gaarno
Caadooyinka iyo dhaqamada aad maanta leedahay qaarbadana aad u aragto mid sidii jiir koolo ku dhacay aad ka bixi ladahay
caadooyinkaas ma ahan kuwo samaysmay habayn iyo maalin waa caadooyin is biirsaday geedi socodkaada nolosha laga soo bilaabo waqti dheer , schoolka dhaqan iyo caadooyin ayuu kugu reebay , asxaabta hadalkooda dhaqankooda caadooyin ayaad ka qaadan
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 712
@maxamedibraahim6967
@maxamedibraahim6967 3 жыл бұрын
Khulaasada muuqaalka 1=ha baqin. 2=dadka iska cafi. 3=katagida wixii aan faaido lahayn
@civilengineering1965
@civilengineering1965 3 жыл бұрын
Mahadsnid
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 3 жыл бұрын
Wlhi.cumaar waan ka.yaabay 3 oo.safiican kugu sharxaaa
@mohameddekdalmar9353
@mohameddekdalmar9353 3 жыл бұрын
نعم والله خصصتها لنقرأ
@xabiibcabdi1482
@xabiibcabdi1482 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@zinmarkabdulahi1964
@zinmarkabdulahi1964 3 жыл бұрын
3- من حسن اسلام المرئ تركه مالا يعنيه
@zakicarlos1890
@zakicarlos1890 3 жыл бұрын
Waa halyeey waa geesi waa nin rageed rijaal weye cumar ishar wll dar alle ku jeclahay hada jeceshahay omar like ku muuji ❤1melyana u gaarsiya screpka
@abdiaziizahmed3504
@abdiaziizahmed3504 3 жыл бұрын
Anigoo hurda ayaan arkay markaan soo kacay hal mar baan soo baaday waana daawaday 🥰🥰🥰 Reer ogaansho like hakala bakhaylina 👍👍👍
@cabdirisaqfarah9
@cabdirisaqfarah9 3 жыл бұрын
Kuwa dhageystay hadalka kiisa fiicana qaata allah hanaga dhigo 💯💯💯
@ismailabdiabdilahi5507
@ismailabdiabdilahi5507 2 жыл бұрын
Aamiin
@cabdirsaqcabdulqadir7925
@cabdirsaqcabdulqadir7925 2 жыл бұрын
Amiin
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 3 жыл бұрын
Forgive Don't fear Step out your comfort zone 👍🏽👍🏽👍🏽
@hamzaabdinasir4842
@hamzaabdinasir4842 3 жыл бұрын
Exactly
@allalirash1223
@allalirash1223 3 жыл бұрын
👌
@abdinasirhusseinali5898
@abdinasirhusseinali5898 2 жыл бұрын
Afsomali kuqor
@Ciyaalka
@Ciyaalka 3 жыл бұрын
Ma aqaano qof ka mida Zxpada OGAANSHO oo guday abaalkaaga waxaan ku leenahay Alle janada jeex hakuu hibeeyo
@rajadumarbayrumobi5160
@rajadumarbayrumobi5160 3 жыл бұрын
alleh haka abaal mariyo awooda bini aadnimo ayaad leeday oo aad soo muu jisay naftada alleh haka abaal mariyo cumar iinshaar عمر انشار
@sidra857
@sidra857 3 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsan tahy Taloyinka wanagsan ood nala wadaagto Sharf iyo karamo ku nolow Omer inshaar Wakhtigan ku daawado Kama shalayo
@dadish2566
@dadish2566 3 жыл бұрын
My favouritr youtuber aduun iyo akhiraba libaan insha allah 💚
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Ogaansho waa shiidaalka ay dhalinyaradu ku socoto Allah keeps u bro❤🤲🙏
@drdoctorgaming9855
@drdoctorgaming9855 3 жыл бұрын
Istagfuralaah
@antospubg7116
@antospubg7116 3 жыл бұрын
@@drdoctorgaming9855 waa sax maxaa
@ismailabdiabdilahi5507
@ismailabdiabdilahi5507 2 жыл бұрын
Sidaa weeyi thank you omar inshaar ogaansho media
@S0MAALI__KING
@S0MAALI__KING 2 жыл бұрын
@@antospubg7116 ninka haka walina😂 Thnks ka bdne dhaha
@farxyomaxamed4590
@farxyomaxamed4590 2 жыл бұрын
shugran ustaad sidaa nodhiriso alle hakaa abalsiyo
@bidhapesgaming8457
@bidhapesgaming8457 3 жыл бұрын
50 min 1million insha allah cumar inshaar
@rayan_9564
@rayan_9564 3 жыл бұрын
Shukran ustad 🌷 Mida 2aad aniga wee ii fududahay lkn mida 1aad iyo 3aad ilaahay ha ii fududeeyo. 🤲
@tigersomali2331
@tigersomali2331 3 жыл бұрын
Legend alweys legend
@aishahadi6584
@aishahadi6584 3 жыл бұрын
Aniga inuu iga hadlaaya mooda😘shukran ustaad Omar Inshaar dhiirigaliyaheena.
@sabiriincabdicasiis4643
@sabiriincabdicasiis4643 2 жыл бұрын
Mr to really 😢
@user-ic4xr9lz6g
@user-ic4xr9lz6g 3 жыл бұрын
5:18 ilaa 5:47 aniga ayey i heesan jirtay lkn mar ayan isbiimeeyay gabadhiina weey iga ogolaatay wlhi wxn ka shaleya wixi hore ee aan iska dhaadhiciyay waxanba u qaatay qofkan aad ka hadleyso in aanba aniga ahay
@xogbaare9929
@xogbaare9929 3 жыл бұрын
Haye gabadhii maguursatay
@faysalabdulahi7989
@faysalabdulahi7989 3 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء Ilaahay SW cinrigaaga ha dheereeyo abaalkaagana janno haka dhigo....
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*OGAANSHO MahadsaniT Huno 😍👑❣*
@muscabaddifitah9717
@muscabaddifitah9717 3 жыл бұрын
15may 2021 maalin xasuus ii noqon dontaa waxaana rabaa inan nolosheyda wax ka badalo allow ila garab gal 🤲🤲🤲
@hodanyusuf4172
@hodanyusuf4172 Жыл бұрын
Mansha allaha mabadashay noloshada
@mabruukmedia8706
@mabruukmedia8706 3 жыл бұрын
omer inshaar walal ngu qaali ah wll video noocaan caml ino soo bdi mr walba kgu xiranahy ❤❤❤✊✌
@ahmedabdidhoof2474
@ahmedabdidhoof2474 3 жыл бұрын
Mahadsanid cumar runtii boos wayn ayaad noogu jirtaa
@hamdamubarik1868
@hamdamubarik1868 3 жыл бұрын
Omer walalO Tnk U aNo dhagaYsan ayan Commentiga so qoraYaa salaMa♥️👏
@abdirahmanseyliealihersi3346
@abdirahmanseyliealihersi3346 3 жыл бұрын
Adiga ayay ku taal anba anigo taagan ayaan qoraya 🙉
@hamdamubarik1868
@hamdamubarik1868 3 жыл бұрын
@@abdirahmanseyliealihersi3346 😂😂😂😂wd iga bdise
@gotogeos7273
@gotogeos7273 3 жыл бұрын
Noi wxa modaa in aad thy qof hormri Donna.sido kle wxa mooda in an isku dabecad nhy. Ee hor mar wacn .
@axmedabokor4427
@axmedabokor4427 3 жыл бұрын
First comment masha Allah Cumar wan ku faraxsanahy inaad Hargeisa inoo gu imaanayso wan ku sodhayn 👏 guul
@muzcapkastamoffcial7319
@muzcapkastamoffcial7319 3 жыл бұрын
Malagu bahno wacalow🤣🤣🤣
@mohamedmustaf7155
@mohamedmustaf7155 3 жыл бұрын
@@muzcapkastamoffcial7319 استغفر الله
@mohamedmustaf7155
@mohamedmustaf7155 3 жыл бұрын
@@muzcapkastamoffcial7319 walaal cayda wax wanaagsan ma'ahan
@hamsedesinger
@hamsedesinger 3 жыл бұрын
ogaansho walahay waan taageeraa videowada uu soo dhigo omar thanks
@islamsomali2018
@islamsomali2018 3 жыл бұрын
شكرا شكرا شكرا شكرا لك يا عمر
@ahmedabdirsak5846
@ahmedabdirsak5846 2 жыл бұрын
Hadaanan dhahayn waakan ugu fiican Muuqaalkan wuxuu ka midyahay kuwa ugu fiican Ee Noloshayda Badalay waxban ka faaiday Thanks Omar inshaar Walaal
@fadumoaxmed8529
@fadumoaxmed8529 3 жыл бұрын
Waa kanaa waxa aan jeclahay in aan daawado aad ayaan ugu raaxaysadaa video yada dhiira galintaa waad mahadsantahay wll cumar
@muxiyadinmaxamed7920
@muxiyadinmaxamed7920 3 жыл бұрын
Ustaad omar inshar wll noloshayda wax ka badalay allaha ku xiftiyo
@deeqbile572
@deeqbile572 3 жыл бұрын
Waa mowduuc aad u wanagzan runtii waad ku mahadsan thy sida quruxda badan ee aad inoo ku soo kudbisay Omar Inshaar jazakallaah kheyr 🙏🏽
@mohamedjamac7176
@mohamedjamac7176 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll nolasha wad I iftimisay
@shankaroon1434
@shankaroon1434 3 жыл бұрын
Masha allah waa saddex qodob oo aad u muhiim ah diinteenuna ina fartay thank you brother omar inshaar
@kingabdimalikali3706
@kingabdimalikali3706 3 жыл бұрын
Aaad io aad aan kaga mahadcelinaya sida gesinimada leh oo aad nogu sharaxdo aad io aad umahadsanthy 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿❤️✅
@umucabdalachannel9659
@umucabdalachannel9659 3 жыл бұрын
أطال الله عمرك بخير وبركه وكثر أمثالك أشاهد برامجك القيمه ونفعني شكرا ألف مره أ ستاذ عمر انشار
@anzaabdi1223
@anzaabdi1223 3 жыл бұрын
Shukran wll🥰 heesaha io musalslda in jojiya ku dhibnahy iiso duceeya wllyl🥲
@mustafomar1783
@mustafomar1783 3 жыл бұрын
allaha ah ka mudaweyo heesa waa shaya aada uxuna weya
@anaselmi6192
@anaselmi6192 2 жыл бұрын
Walal imika mad iska dayzay? Misa waali waye .... isku magacna nahy
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll jazaaka allaaah kheyral Jazaaa
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah illaahay umadiisa muusimin dakana waxa ugu wacan qofka kula jecel wuxuu naftiisa lajecelyey shukran akhi cumar👏
@bellaqurux9010
@bellaqurux9010 3 жыл бұрын
Inta ilaa jeceyl mohamed inshar like haila dafin
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 3 жыл бұрын
Masha Allah walal 3 qodob aadii aheyn oo ummda somaliyeed u baxan waye cabsida ama baqitanka iyo cuqdug wax fiican ma aha waa xabsi mugdi waye nolashas qofkii wax dadka iska cafiin cml
@dirsheofficial1025
@dirsheofficial1025 3 жыл бұрын
M.a wll omar inshar allah hakubarakeyo Mashruuca aad sowadoneh alle hakufudeeyo wan ku salamay Iam.16 years and I support for you big respect wlhi
@najihalhilowli
@najihalhilowli 3 жыл бұрын
Masha allah walalkee, video aad faaido u leh waaye. 🌹
@abnuribrah1770
@abnuribrah1770 3 жыл бұрын
Jazakimullah khayr talon fiican
@abdirahmanali3868
@abdirahmanali3868 3 жыл бұрын
Wallahi muuqaalkaan wax badan ayan ka faa'iday Waxa uu iga hor istaagy qof aan ka aarsan lahaa oo aan cafiyay Wll cumar mahadsanid runtii waxn rajaynaya in aan mar uun kula kulmi doono insha allah
@ibrahimmohameddjama875
@ibrahimmohameddjama875 3 жыл бұрын
Waad mahad santahay cumar iinshaar merci mon frére
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 3 жыл бұрын
Aad baan kaaga mahadcelinayaa sxb cumar dhirigalinta iyo garab istaagaaga dhalinta somaliyed aad garab istaagtid. Ku dhawaad 3 sano ayan kujiraa chanelkaga aad iyo aadna waan uga faa'iiday runtii
@muslimmedia9704
@muslimmedia9704 3 жыл бұрын
Dhiiragaliyaha nolosheyda waa ogaansho 😗❤ waxan ku leeyahay keep going
@aweyshassan6269
@aweyshassan6269 3 жыл бұрын
masha allah sxb sare mr omar walaal waan ku salaamayi walaal adigoo mahadsan ka soo hadla human behavior thanks
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 3 жыл бұрын
Walal omar mahadsanid baqitaanka iyo meesha aan jooga katagiteeda wa labada caqaba ee ugu weyn oo ihasata wllhi mahadsanid mar labaad👍🙏
@hashimabdi7667
@hashimabdi7667 3 жыл бұрын
JazakaAllAH Walal Omar inshaar
@MaahiRkhanforever
@MaahiRkhanforever 3 жыл бұрын
omg keep moving Omar I,m always supporting you
@hamzeali6067
@hamzeali6067 3 жыл бұрын
Masha allah cumar jasakalah
@maxamadhaye6761
@maxamadhaye6761 3 жыл бұрын
Mahadsanid Omar جزاك الله خيرا جزا
@irshaadadde8223
@irshaadadde8223 3 жыл бұрын
ماشاءالله الله يحفظك يااخي عمرانشار
@samirnasri6639
@samirnasri6639 3 жыл бұрын
Macha allah, mahadsanid walalka keep going.
@midnimo3593
@midnimo3593 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله وجزاكم الله خيرا
@moveforward8511
@moveforward8511 3 жыл бұрын
walaal omar aad ayaan kuugu mahadnaqaynaa sida aad noo la taliso uno tadbiiqinyaso talooyinka aaad na siinaso. thanks a billions our brother omar inshar.
@abdikarimmohamed2895
@abdikarimmohamed2895 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad cumar, waa talooyin wanagsan oo runtii nolosha Qofka horumarin kara
@hafsamohammedali9417
@hafsamohammedali9417 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar inshar allah ha ku xafido😍🤩
@alishire2125
@alishire2125 3 жыл бұрын
Maasha allah jazaaka allah khayr wllo
@omarmuufo1479
@omarmuufo1479 3 жыл бұрын
Mashallah brother Ilaahey ajir hakaa siiyo. Video heer sare waaye muhiim eh
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Asc wllka kheerka jeceloow muradkiina ha idin saqiro Amiin 🤲 nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏
@abdialasow6277
@abdialasow6277 3 жыл бұрын
Masha allah Shukran omar
@abdifitaahahmed-sd9xg
@abdifitaahahmed-sd9xg Жыл бұрын
Mnshlh wll inshaar illahay ha ku barakeyo
@fivemin555
@fivemin555 3 жыл бұрын
Asxaabta kuxidhan OGAANSHO Waad idinwada Salaamay; Salaan kaddib Saaxiibayaal Waxaan Wardi ahaan Islahaa Ustaadku Casharo Kusaabsan Editka,Carabiga,IyoWeliba macluumaad kale Ha idiin Dhigo. Saaxiibayaal Sidee uaragtaa💚
@maxamedbashiir1328
@maxamedbashiir1328 3 жыл бұрын
Maasha allah mhdsanid all ilaahay hkaa abaal mariyo Waad tayaysy xagga codka am so
@kawsarqueen5308
@kawsarqueen5308 3 жыл бұрын
anigu aaad ban u cabsi badanhy walhy waxyabo banad o horumarkayga ku sabsan waxa iga hortagan cabsida🥺 lkn wan ka gudbaya inshallh ☝️malin uun
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz 3 жыл бұрын
Thanks omar inshaaar
@mahamedkasaaye33
@mahamedkasaaye33 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah , Allaah Haku xifdiyo,waa adigoo ilahadlayo ,
@24hours10
@24hours10 3 жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib, guulayso in badan .
@mohamedqadar6730
@mohamedqadar6730 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxbqliga ah inolow inbadan insha alllha inbadan wllqali keep going 💯💯💯💯💯🙏
@sheikhcaare-wh6gt
@sheikhcaare-wh6gt 10 ай бұрын
جزاك الله الخير يا اخي فيل الاسلام
@4hunnid58
@4hunnid58 2 жыл бұрын
Jazaka Allah qeyr walalkey ❤️☝🏽
@Muhanat744
@Muhanat744 3 жыл бұрын
Shukran ogaansho nin aan wax badan kafaaido mashaallah
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا baraarujin wanaag ayad isiisay walaal macaan
@Samatar4
@Samatar4 3 жыл бұрын
Ustaad cumar inshar Iyo asxaabtiisa waa idin salaamay
@khalidosman5708
@khalidosman5708 3 жыл бұрын
Woow macalimuu inshaar allah ku xafido
@faysalabdulahi7989
@faysalabdulahi7989 3 жыл бұрын
Dar ilaahay baan kuu jeclahay ILAAHAY SW baan ka rajaynayaa inuu maca XABIIBKEENA iyo DADKA dar ilaahay isu jecel inaga dhigo
@sadamdiiriye3505
@sadamdiiriye3505 3 жыл бұрын
Mach allh walal Omar inshar ku xafido
@mrzamiita9757
@mrzamiita9757 3 жыл бұрын
Mnshl allh ha ku barakeeyo cumar
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Legend alweys legend ❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
M.a ustaad omar inshaar alle ayaa ajarkaga gudi kara waxaad tahay dhiirigeliyaha somalida m.a ustaad alle haku xifdiyo ❤💯
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sxp OMAR INSHAAR
@The_zu6eyr4ever
@The_zu6eyr4ever 3 жыл бұрын
Mashaa allah thenkz broo
@jamashamal466
@jamashamal466 3 жыл бұрын
Cumar maxamed inshar mahadsanid wll👍
@najkaboyofficial782
@najkaboyofficial782 3 жыл бұрын
Run ahaantii shaqsi aan aad ugu daydo ayaa tahay wll inshaar
@andhigoalgaming534
@andhigoalgaming534 3 жыл бұрын
Baarakalaah alustaad cumar inshar runtii ilaah dartiis baan kuu jeclahy ilaah haku dhooro cilmiga ilaah hakuu siyaadiyo ilaah idinkii walaal 🤲👈
@abdiabdi1844
@abdiabdi1844 3 жыл бұрын
ustaaad shukran
@siciidcabdimahad6117
@siciidcabdimahad6117 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin ALLe haku sharfo
@user-mh7gd7ln6n
@user-mh7gd7ln6n 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllky labada daaroodba guulayso ❤
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 3 жыл бұрын
Ustaad Omar inshar waad ku mahadsantahay dhiirigelintaada aad ina dhiirigelinayso. أسأل الله أن يحافظك
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Ogaansho dar ilaahay kuu jecalahay walahi🥰
@kenyamanyaman2733
@kenyamanyaman2733 3 жыл бұрын
Wow
@kenyamanyaman2733
@kenyamanyaman2733 3 жыл бұрын
🌹💯🙏
@MaxamedJeee-xv7uy
@MaxamedJeee-xv7uy 7 ай бұрын
Thanks cumar in shaar
@ahmedsiyaar8262
@ahmedsiyaar8262 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar🙏
@ahmedbukari6289
@ahmedbukari6289 3 жыл бұрын
Allaha barakeeyo cumar Inshaar thanks bro
@msaiyan8157
@msaiyan8157 3 жыл бұрын
Masha alh jisslh khayr
@allahmahadle1330
@allahmahadle1330 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا اخي
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@nasteexman3353
@nasteexman3353 2 жыл бұрын
Keep going ustaad Omar inshaar ogaansho 🙏🙏🙏
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Omer inshaar God bless
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
Cumar inshaar wanku salaamay wll. Salaan ka dib Waligay mowduuc hebel ka so hadal kuma dhihin balse 100% waxan ogahay inad Chanellkaga kento Waxa ad adigu jeceshay o kaliya Maha waxay dadka raban. Balse waxan ka codsanaya si walaltinimo leh Hal mar inad ka so hadasho taarikhda Sheekh عبد الرحمٰن السميط. Wa codsi haday macqul tahay cumar! حفظك الله ، ويرزقك في الجنة الفردوس الاعلیٰ آمين❤
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 2 жыл бұрын
M A mahadsanid wllky Alle ha ku xafido
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 409 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Hadii aad ka jawaabto Su'aashaan waad Xoroobi | Gaashaan 1 |
18:22
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 33 М.
4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta.
6:45
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
OGAANSHO
Рет қаралды 186 М.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 25 М.
Sabirka iyo Go'aan qaadashada || Sh.mustafe
4:48
madarasada cismaan Binu Cafaan online
Рет қаралды 47 М.
Sida Loo Dajiyo Hadaf (Yool) La Gaari Karo.
12:34
Salmaan Maadow
Рет қаралды 81 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН