XARIGA ISKA JAR - CHANGE YOUR MINDSET ᴴᴰ┇Ayub Axmed

  Рет қаралды 45,759

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

3 жыл бұрын

XARIGA ISKA JAR - CHANGE YOUR MINDSET
Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
-----------------------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
/ ayub.axmed
www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...

Пікірлер: 160
@AmaalCabdixakiin-gv4fk
@AmaalCabdixakiin-gv4fk 7 ай бұрын
ماشااللہ جزکل اللہ خیر
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 жыл бұрын
Masha Allah ayuub Allah hakuxiftiyo
@m600sharif6
@m600sharif6 3 жыл бұрын
waax badhan iney isbadaalan raajeyna insha Allah thanks
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 Жыл бұрын
Mashalah tabaraka rahman ustaad❤❤
@horiyah6068
@horiyah6068 3 жыл бұрын
Sometimes, its the hearts that are blind, not the eyes.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Allaw Hanagu celin Meeshii Aan ka soo gudub nay Insha Allah horay baan uga Socon . 4.5.2023. May. Insha Allah 7bilood Ee sanadka ka hadhay Aduun iyo Akhiraba Waan u da,daalin insha Allah.
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 2 жыл бұрын
Msha Allah Wll Ayuub 🥰 JasaakaLaahu Khayran Wll 🥰
@xogsiin
@xogsiin 3 жыл бұрын
Muuqaal Tayo iyo Xikmad leh ayaa noo gudbisay Mahadsanid wll🙏🙏
@raxmoabdilaahi7133
@raxmoabdilaahi7133 8 ай бұрын
jasakalaa kheeyran wllky ilaahay hakusharfo qof magac iyo maamuusleh baatahay❤
@user-bt2ir4kw9f
@user-bt2ir4kw9f 11 ай бұрын
Dhirigaliyaha nolosheyda❤
@nimcoahmed4255
@nimcoahmed4255 3 жыл бұрын
Rabi hakaa abaal mariyo mahadsanid
@barwaqomuse1111
@barwaqomuse1111 3 жыл бұрын
Mnzhlh somali inteeda badan ayaa noloshoodu sidaa moroodiga xadhigi ku xidhin shugran macalin ayub adigo kale alle hanoo badiyo 🙏♥️🔥👍
@abdiwelialiartan3714
@abdiwelialiartan3714 3 жыл бұрын
Ilahy Haku Sharfo ❤
@abdijabar-shabz5314
@abdijabar-shabz5314 3 жыл бұрын
ayuub you are the only person or the only channel i can wait for you to post I say go ahead and I wish you good progress and keep going.We would like you to upload more videos to our channel because we are interested in your videos. we love you bro hormar tacan never stop the motivation we love it when you are post motivations videos
@cabdifataaxmuuse802
@cabdifataaxmuuse802 11 ай бұрын
Mansha allah aftahan aftahan dhaafay videos kaagu waa amazing no words keep going bro
@dahaboailee6749
@dahaboailee6749 3 жыл бұрын
Masha Allah
@aragsanmoh7773
@aragsanmoh7773 3 жыл бұрын
Thanks for the motivation
@wardofarah9196
@wardofarah9196 3 жыл бұрын
Mashallah qeyr Allah kusiyo wllo 👍👍👍👍👍
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@AmaalCabdixakiin-gv4fk
@AmaalCabdixakiin-gv4fk 7 ай бұрын
Wll alle haku barakyo❤❤❤❤❤
@aaryan_poi2730
@aaryan_poi2730 3 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sida joogtada ah aad inoo dhiirigalisid runtii Video yada waa kuwo waxter leh halkaa kasii wad ustaad we love you wllHi⚘⚘🙋‍♂️
@alfaanchefmmj8684
@alfaanchefmmj8684 3 жыл бұрын
ManshaAllah walal qali Warunta walahi wax lagu celceliyo inu soconayo iyo wax lobari wa macqul shukran inbadan my legend my philosophy nolow Ayubow macalinka nolasha shidalka nafteyda karama kuhaya bro 👌👍🙏😍😍😍
@nouramin_
@nouramin_ 3 жыл бұрын
Keep Going DHIRIGALIYA NAFTA NUMBER ONE
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 3 жыл бұрын
when I am listening your video I feel good spirit
@neimadaher1934
@neimadaher1934 3 жыл бұрын
Masha allah 💔💔💔💖💖💖💝💝💝
@roodacagey5928
@roodacagey5928 3 жыл бұрын
M.a wll alle khayr haku siiyo❤
@omerhaji1
@omerhaji1 3 жыл бұрын
Dhiirgaliya nafta jazakallah✨
@sakiabdi5604
@sakiabdi5604 3 жыл бұрын
Great teacher allah may allah keep u
@arnabjunior1436
@arnabjunior1436 2 жыл бұрын
Illahay cimriga iyo cilmiga hakuu barakeeyo wll
@yusufbashiir4322
@yusufbashiir4322 3 жыл бұрын
Your passion to make a difference in the world is unbelievable. You put your heart and soul into your endeavors and surpass any personal goal you could have set. Keep up the good work my brother
@amirrobert
@amirrobert 5 ай бұрын
Wa runn
@hamdaxayaad2245
@hamdaxayaad2245 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr ustaad
@aamohamed5102
@aamohamed5102 8 ай бұрын
Absolutely 💯
@ifrahhassanhilaac2782
@ifrahhassanhilaac2782 3 жыл бұрын
Jazakallah walal Hore U soco.
@mahameddhinbiil9995
@mahameddhinbiil9995 Жыл бұрын
Alle caqliga iyo cilmiga iyo cimriga haku barakeeyo ustaadkayga nolosha inbadan waan kaa faaiday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kalkaalisosuleikha2771
@kalkaalisosuleikha2771 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakalah iftiinka nolosha keepgoing bro ayuub🥰💯💥
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 жыл бұрын
Allaha kaa Abaal mariyo akhii
@hibomaxamed3037
@hibomaxamed3037 2 жыл бұрын
Mahadsanid 🙏🙋‍♂️
@anhaardahir133
@anhaardahir133 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr wllo
@habonmahmoud6470
@habonmahmoud6470 3 жыл бұрын
Ayoub juzakallaah khair wallkay thanks waxbandan yan ka fa iidaystay wallhi ❤❤❤❤
@Ifiyesom
@Ifiyesom 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad waxbadan baan kaa faidey thanks
@farhiyaabdullahi1964
@farhiyaabdullahi1964 3 жыл бұрын
Mashaa allah ilahay haku xifdiyo qali
@muhubom4515
@muhubom4515 3 жыл бұрын
Jazakallaah qer macalin sida joogatads ah aad noo dhiri galaso mar walaba
@xoglahubotube851
@xoglahubotube851 3 жыл бұрын
Walaalaheyga somaliyed aan iscaawino 2kun waxyrba ikaga dhiman please ilahay owlaad xalal ah haku siiyo
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 3 жыл бұрын
it is very good
@dekasuleiman3798
@dekasuleiman3798 3 жыл бұрын
Thnks Suhayb Saaji
@libanfarah1991
@libanfarah1991 3 жыл бұрын
Ustad barnamijyadada ad bay iso jiten sida xilmada leh mahadsanid in badan juhdiga ad bixisay inagad no bixisay guul insha allah
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 3 жыл бұрын
Keep going dhiirigeliya nafta macalinka kaliya cashirada nolosha i baro thanks inbdn pls shere dhaha KZfaq suhayb saajid inta ku xiran KZfaq aan kala kicino asxaabta pls
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرًا
@zakifayzalmedie1288
@zakifayzalmedie1288 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 3 жыл бұрын
Mahdsanid macalin ayuub shaqo culus ba noo hysa allaha kaa abal mariYo abaal marin wangsan brother
@cqaadircrahmaan7378
@cqaadircrahmaan7378 3 жыл бұрын
Maashaa allh wll ayuub kugu faana
@caromoha3222
@caromoha3222 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@nicimamaxamed7493
@nicimamaxamed7493 3 жыл бұрын
Mansha allah guul
@ozzybrunovideo3802
@ozzybrunovideo3802 3 жыл бұрын
Thanks for you motivation me I love your video bro
@hanaanmed7938
@hanaanmed7938 3 жыл бұрын
Thanks pro
@tamamqurux6065
@tamamqurux6065 3 жыл бұрын
wlhi aabaheey ayaa mar walba saan igula taliyo ilaah ha ii daayeee, wiilkaana waa jeclahay waanadiisa iyo dhiiragalintiisa, alx inaa ku dabaqo noloshayda taladi aabaheey. thnks adigana walaal
@mohamednuur5154
@mohamednuur5154 3 жыл бұрын
Thanks bro 👍
@nuuradinibrahim2196
@nuuradinibrahim2196 3 жыл бұрын
Full respect
@muhimtazubair8949
@muhimtazubair8949 3 жыл бұрын
Masha Allah wllo Alle haku xfido
@mohedjigjigawi5581
@mohedjigjigawi5581 3 жыл бұрын
M.a keep going bro
@Chuunde
@Chuunde 3 жыл бұрын
Mahadsanid Sami Ayuub WlaHi Mar Waliba Aan Daawado Video-yadaada Waxaan Ka Qaadaa Dhiiranaan io Horusocod Lkn Isbuuc Mise Maalmo Kadin Waxaan Kusoo Laabtaa Dhiyad Jabkeygii Lkn i.a Maalin Un Waan Noqon Doonaa Mid Go'aan Adag Leh Oo Aan Marnaba Dib Soo Fiirin 🥺🥰😊❣
@faaizaxabeb4405
@faaizaxabeb4405 Жыл бұрын
Aniga xitaa sidaas baan ahay
@nouramin_
@nouramin_ 3 жыл бұрын
Wll aad iyo aad ayaan ku xiseeya Ayub
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 3 жыл бұрын
masha allah
@CaptainAmoore19
@CaptainAmoore19 3 жыл бұрын
Mnshallh zxp ayup i wish you good progress keep going bro❤
@fartuunmaxamedaadan4120
@fartuunmaxamedaadan4120 3 жыл бұрын
Thanks wll Ayuub 💖
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@hannaoffical6731
@hannaoffical6731 3 жыл бұрын
masha allah wll sare qeer badan allaha kugu siiyo shugran wll
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 3 жыл бұрын
keep going
@waddaniwacan5301
@waddaniwacan5301 3 жыл бұрын
Mansha Allah markaan arko bro wxd so galiso walahay wan ka hela alle ha Ku dhawro
@SHARLAAWE122
@SHARLAAWE122 Жыл бұрын
M.a wll
@deeqahassan3919
@deeqahassan3919 3 жыл бұрын
Thanks wll ayub
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@rahmoabdi3186
@rahmoabdi3186 3 жыл бұрын
Ayub ahmed thank you xigmadada keep going😘
@hannaoffical6731
@hannaoffical6731 3 жыл бұрын
masha allah wll sare qeer badan allaha kugu siiyo shugran
@neimadaher1934
@neimadaher1934 3 жыл бұрын
Okk Merci👍👍👍👍👍👍
@Zultanzakaria
@Zultanzakaria 3 жыл бұрын
macalin aan wax badan aan ka faaiday allah haku sharfo macalin
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll
@muhiyodiinabdirahman8028
@muhiyodiinabdirahman8028 3 жыл бұрын
Wll NOO WAD AAD BAY WAXNOOGA BADALEEN
@ayubpro
@ayubpro 3 жыл бұрын
keep you ayuub ahmed
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@najmaomarmohamed6129
@najmaomarmohamed6129 3 жыл бұрын
www dhirigaliyaha naftayda 💯❤
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@nadiirayuusuf6887
@nadiirayuusuf6887 2 жыл бұрын
😢😢thnk you
@feysalabdulaahisheikh1185
@feysalabdulaahisheikh1185 3 жыл бұрын
never stop motivations
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@nimcaqaliofficial8668
@nimcaqaliofficial8668 3 жыл бұрын
Keep gonig
@mahadhussein283
@mahadhussein283 3 жыл бұрын
runta waye ustad aniga i hesata
@hibofaarax4221
@hibofaarax4221 3 жыл бұрын
Mashalaah wll ayub chanelkagu wuxu I yahay mid an ku tashto wayo waxan ka qaataa eryo Muhiim ah waxayna wax kabedeleen wax badan noloshayda illahay haka abaal mariyo
@ashayarey4567
@ashayarey4567 3 жыл бұрын
You’re right
@mohamedhassanabdi666
@mohamedhassanabdi666 3 жыл бұрын
First view
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@barakooleofficial7332
@barakooleofficial7332 3 жыл бұрын
Masha allah ustaad waan kula socdaa alle haku barakeeyo
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@abdisamadmohamed3873
@abdisamadmohamed3873 3 жыл бұрын
First 🔥
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 жыл бұрын
Noo u not 😂
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@asmahanisteela6046
@asmahanisteela6046 3 жыл бұрын
Awooda waxbarasho
@cadarecadare2293
@cadarecadare2293 3 жыл бұрын
Video waxbarasho ka hadlaya wll soo post garee
@abdiaziizalpha6311
@abdiaziizalpha6311 3 жыл бұрын
m.a pin idheh walaal suheyb
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
That video was awesome yall are changing so many lives out there i have so much respect for everyone on the set congratulations to all of you for what yall do
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
CHANNEL KA #SUHAYB-SAAJID-MEDIA-pro WAA HORMUUDA DIRIGELINTA IYO WAX KASTO AN FAC DOONA KU XIDHI NIW CHANNELKA WLLKEEN QAALIGA AH EE SUHEYB SUHEYB KEEP GOING WLLO
@haboonqaali1153
@haboonqaali1153 3 жыл бұрын
Mashalh waxad badashay kumanan qof noloshoda hambaalyo wll
@qarandonofficial5671
@qarandonofficial5671 3 жыл бұрын
Masha'alaha waxaa thy matoorka maskaxdeyda dhaaaajiya jazaaka'allah 2021 the year of accelaration
@ahmedhassan3002
@ahmedhassan3002 3 жыл бұрын
Ok bro balse codka video ga wuu hoseyaa ee next video codka kor kadhig
@mohamedhassanabdi666
@mohamedhassanabdi666 3 жыл бұрын
M.a chenalka dhiiri galinta
@hamzasalah1992
@hamzasalah1992 3 жыл бұрын
Waad maxadsantay bro galatomii
@sahrahussein815
@sahrahussein815 3 жыл бұрын
Asc walkeey.j.qeer.💚💚💚💚💯💯💛💛💯
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll
@cadrane960
@cadrane960 3 жыл бұрын
Aad ban kuugu mahad celineynaa sida aad noo dhiiro galiso mar kasta
@zaralulu3669
@zaralulu3669 3 жыл бұрын
Aswrb Mashalah walal
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/nseIfZiirs3Rf4E.html Horumarkeygu waa dhiirigelintaada wll.
@maxamedcabdullaahimurxo6584
@maxamedcabdullaahimurxo6584 3 жыл бұрын
waxaan kaa codsanayaa in aad video kasoo sameysid sida miisaanka la I saga dhimo ama miisaanka la I siga dhimo Ama loo yareeyo mahadsanid ustaad waxaan kaaga mahadcelinaya sida wanaagsan aad markasta inoo dhiirigaliso
@khadiijocadceedmuxyadiin4072
@khadiijocadceedmuxyadiin4072 3 жыл бұрын
Beentaa ma ahan markaa yaraa waxayabo aan qabsanwaayey baa maanta anoo hooyo caruur dhowr haysta aan qabtaa noloshaada hore mariyey waxaan diyaarinaayaa jamacad heerka kowaad waxaana jeclahay inaa noqdo goor dhow doctors insha allaaah
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 3 жыл бұрын
Inshaa alaah
$100 AYAAN QAATAA SAACADII - CAJIIB ᴴᴰ┇Ayub Axmed
11:59
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,4 М.
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 82 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 129 М.
7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR
14:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 49 М.
7 Samayso Nolosha Kuu Qalanta
29:16
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 18 М.
Waa Maxay money mindset? Maskaxda kobocsan ee lacagta.
13:18
7 Nolosha 20 Jirka Ku Adkaysa - Sannadka kuugu xanuunka badan
18:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 31 М.
Shay Noloshaada Badali Doono | Fandhaal Podcast 100 |
25:25
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
Гениальный План Хвостатых 😂
0:28
ДоброShorts
Рет қаралды 1,8 МЛН
Хотел вывести 🤣❤️
0:54
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 652 М.
谁能救救小宇宙?#火影忍者 #佐助 #家庭
0:43
火影忍者一家
Рет қаралды 12 МЛН
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 7 МЛН
ПОМЫЛ МАШИНУ #shorts
0:26
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН