4000 Kun oo dollar Bil walba Xirfad aan ku shaqeenayay 3 sano Full course bilaw ilaa Dhamaad

  Рет қаралды 116,802

Yaasir Marketer

Yaasir Marketer

Күн бұрын

part 2 muuqaalkan markaa 11 daqiiqo daawato waxaa u sameen doontaa ganacsigaga magac uu kula shaqeeyo impact
• sida website kaaga Loo...
Muuqaalkaan daawo Sida aan website ka aan uga shageesanayo impact ugu sameenayo Domain and Hosting : • sida website kaaga Loo...
↓↓↓
• sida website kaaga Loo...
⬇ ⬇ ⬇
Xirfadaan waxaan ku shaeesanayay 3 sano bil walba taas oo aan faa iida badan ka sameeyo , waa markii ugu horeesay oo aan soo bandhigo , sidookale waa mid ka mid ah xirfadaha ah impact companyada aan la shaqeeyo
Course :
00:00 sadex sano bil walba xirfadan lacag ka sameenayay
06:03 Impact waa 1 company oo ka mid ah xorfadaha aan ku shaqeesto
08:00 Hadaba si aad u la shaqeesato impact waa inaa leedahay website online business ah
11:00 Muuqaalka descriptionka daawo
13:00 Course kusoo laabo markaa soo sameesato magac website kaaga
15:00 Sameenta website impact uga shaqeesano
25:00 soogasho Template ka
28:00 sida logo u sameesanyo
36:00 sida pages ka kale u bad badalayo
43:00 sida impact inaan la shaqeeyo u codsanayo iyo jawaabta
59:00 Google site google search consol
1:10:00 sida impact ula shaqeenayo u suuqgeenayo
1:27:00 sida post google qabsada ugu qorayo website kayga
2:02:50 Sida bank loogu xirto impact si lacagtaada lagugu soodiro
Group channelkeena soogal
t.me/Yaasirmarketer
Qoraalkan Hoose akhriso fadkan
Wa.me/252905053619
⬇ ⬇ ⬇
domain and hosting markaa soo sameesato lasoo xiriir nambarkaan waliba markaa ka iibsato linkiga description muuqaalka aan ku sharaxayo sida loo sameesto domain and hosting halkaas kasoo iibsato waxaa helaysaa tools ka , sidookale hadii aad rabto website laguu sameeyana waa ila soo xiriir kartaa
●●●●●●●●●●●●●●●●●□□
Soogal Telegram Groupkeena oo Kamid noqo ardada sida Free ah wax uga barata
⬇ ⬇ ⬇
Group channelkeena soogal
t.me/Yaasirmarketer
igala soo xiriir Ciwaankayga Telegram
#fadlan_muuqaalka_like_saar
....
wwaamxay digital marketing,faa'iidada digital marketing,
baro digital marketing,digital marketing,
e-commerce of somali,sideeonlinelacaguga sameeyaa,sidee lacag loo sameeya,somalia,graphic design af somali,hargeisa,sida online lacag looga sameeyo,sida lacag loo sameeyo,sidee lacag loo abuuraa,lacag samee,websiteyadalaga shaqaysto,sidee lacag looga sameeyo internet
wwaamxay digital marketing,baro digital marketing,maxaad u baran digital marketing,marketing,lacaginternetkasameeyo,baro xirfad,lacag,yaasirmarketer,Sida loo sameeyo website,baro sida loo sameeyo website,
sida loo sameyo website dhameystiran afsomali, cashro sida loo sameyo website, sida loo isticmaalo wordpress, website sidee loo sameya, ecommerce website sida ugu fudud ee loo sameyn karo, hab ka loo sameyo website casri ah, website ganacsi ah sida loo sameyo, sida waxbarasho sida loo sameyo,
Sida loo sameeyo website, baro sida loo sameeyo website, sida website lacag looga sameeyo, website, sida website loo sameeyo, lacag, sida loo sameeyo website wordpress, lacag samee, sidee online lacag looga sameeya, si fudud online lacag oga same, meeqe youtube lagasameeya, website lacag laga sameeyo, qaabka ogu fudud ee lacag loga sameen karo online, sida online lacag looga sameeyo, how to make website, website lacag laga helo, sidee website loo sameystaa, how to buy domain and hosting, best cheap web hosting, cheap domain hosting
sida website lacag looga sameeyo, sida loo helo free domain iyo webhosting, , website lacag laga helo, Sida domain
qulasada filimada, maxamed qadar, lacag samee, ogaansho, sidee website lacag looga sameyaa, sidee onlineka lacag looga sameyaa, lacag,
bilaash ah, ,
______________________
lacag ka sameeyo online ka, lacag ka samee, lacag free ah, lacag amaah ah, sida website lacag looga sameeyo, facebooklacagkasamee, sidee google lacag , sida youtube lacag looga helo, sidee youtube lacag looga sameeyaa
lacag samee,
lacagta,
lacag ka samee internet,
lacag ka samee website,
lacag samee si fudud,
lacag ka samee,
lacag maal,
lacag sida loo sameeyo,
lacag ka samee online,
lacag amaah ah,
app lacag laga sameeyo,
app lacag laga helo,
app lacag,
ajakis lacag,
ludo lacag ah,
lacag free ah,
riyada lacag badan,
xirfadaha ugu lacag badan,
shaq ayso lacag badan maalintii,
fanaaniinta ugu lacag badan,
lacag samee channel,
lacag lacag,
facebook lacag ka samee,
facebook lacag,
fadlan lacag ku shubo,
forex lacag,
game lacag laga sameeyo,
game lacag lagu helo,
sidee game lacag looga sameeyo,
sidee google lacag looga sameeyaa,
lacag ka samee game,
lacag hel,
jaceyl lacag laga raacay,
naag lacag jecel,
lacag ka sameeyo online ka,
lacag ka samee youtube,
sida lacag loo sameeyo,
sida lacag looga sameeyo online,,
tiktok lacag ma laga helaa,
youtube lacag malaga helaa,
tiktok lacag malaga sameeyo,
lacag..nasiibkaaga,
lacag online,
online lacag ka samee,
sidee online lacag looga sameeyo,
sidee online lacag looga sameeyaa,
side online lacag looga sameya,

Пікірлер: 117
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 2 ай бұрын
Telegramkaan soogal si aad u hesho tools ka iyo template ka t.me/+6ZrrCF8cXa0yZDc0 Muuqaalkaan waxaa ku baran sida magac website kaaga loogu baxsho magac domain kaas oo aad impact uga shaqeesanayso kzfaq.info/get/bejne/e8WVi5qm39ncY58.htmlsi=gZc1fdcsCPsUfkdi
@CraxmanXashiCusman
@CraxmanXashiCusman 2 ай бұрын
Video waqti bagalay walhi ❤ halaga garbaxo macalinka❤
@Moumin.corner
@Moumin.corner 2 ай бұрын
Waxan kunoolahay yurup , isma lahayn internetka ayaa badali doona habka lacagta lo radin jiray Walaahi ustaad waan dhamaystay waana easy balse ubaahan steps inaad raacdo waliba si saxan , waad na dhiirigalisay waan kashalayaya dayacii aan kudayacay internetka waqtigaygii anoo waliba dhalinyara ah , step by step bilow ilaa dhamaad waan ku so shegi doona halka aan wax marinaayo , allow kubarakee , aqoontana kuu ziyaadi , insha allah guul sxb
@abdirizakmohamed3830
@abdirizakmohamed3830 2 ай бұрын
Waan ku farax sanahay in aan noqdo qofki u horeeyay like iyo comment kabixiyay courskan muhiimka ah waxaana rajeenaya in aan naqdo mid ka faaidaysta....Mahadsanid ustaad yaasir🙏
@siciidxaliye8270
@siciidxaliye8270 2 ай бұрын
mudane waa mahadsan tahay daawashada ii socota, markaan dhamaysto waxaa kala kulmo dadka la wadaagi jiray
@rahimamohamed5488
@rahimamohamed5488 Ай бұрын
Alaaa yarkan legend saanaa huno garan mayo sidan ku gu mahad ceeliyo wlhi waa mahadsanthy kali umaleyn maayo iiney kugu filanthy adun io akhiraba ilahay hakaga abal mariyo qofka kaliye million likes io subscribe baa mudanahy abalkaga ilahay janada hakaga diigo😢❤
@CumarCaliAxmed-gx5pm
@CumarCaliAxmed-gx5pm 2 ай бұрын
Maashaa Allaah, hore u soco Mr Maxamed (Yaasir yare) !
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 2 ай бұрын
Mashalah qof wngsan ayad tahay alle miisankah xasanaadka hakuu daro kina abfaca rabi hainooga dhigo ❤
@CaaishaLiban-td3ov
@CaaishaLiban-td3ov 2 ай бұрын
Masha alh koorso cajiib ah allaha ka abaal mariyo anagana alaha naga dhigo kuwii ka faideysta oo noloshooda ku badala❤🎉
@zubeetdaahir7677
@zubeetdaahir7677 2 ай бұрын
Ugu horeen mahadsanid Ustaad yaasir, Wallahi Qof dhalinyaraa oo heerkaan gaaray ,hadane 100% Dhalinta walaalihis garab istaag free siinayo waa yar yahay. Ustaaaaaad Mahaaaadsin .❤❤
@scaryteacher009
@scaryteacher009 2 ай бұрын
🥰🥰 qofkii labaad Mahadsanid ustaad yaasir
@cabdulkariimxasan5573
@cabdulkariimxasan5573 2 ай бұрын
شكرا جزيلا
@AhmedNasir-ks4gy
@AhmedNasir-ks4gy 2 ай бұрын
Waa mahadsantahay walal sida aad noolawadaagtay khayr aad ufarabadan Allaha kusiiyo
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 2 ай бұрын
Maasha allah macalin yaasir alle ha noo fududeeyo
@cabdulkariimxasan5573
@cabdulkariimxasan5573 2 ай бұрын
Waad mahadsantahay sida hagar la aanta ah ee aad bulshada wax u barto
@farxiya2142
@farxiya2142 2 ай бұрын
Mansha Allah tabarakalah wll
@warrior_566
@warrior_566 2 ай бұрын
Thank you teacher
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 2 ай бұрын
Masha allah walal
@almiitaofficial1263
@almiitaofficial1263 2 ай бұрын
Mahadsanid macalin yasir bi idni laah waxan rajeenaya inaan ka mid noqdo dadka faidaystay fursadan Oo ku guulaysatay
@IBrozskills
@IBrozskills 2 ай бұрын
Masha Allah
@Mr__dollar
@Mr__dollar 2 ай бұрын
Yaasir marketer my Teacher
@dare-salam2968
@dare-salam2968 2 ай бұрын
بارك الله فيك 🎉🎉
@mubaarikcismaan103
@mubaarikcismaan103 2 ай бұрын
Macha Allah guulayso adun iyo aakhiraba
@AliBaashe-iq8jy
@AliBaashe-iq8jy 2 ай бұрын
Mahadsanid macalin😊
@fartunibrahim9347
@fartunibrahim9347 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@abdiyaremohammed2548
@abdiyaremohammed2548 2 ай бұрын
zxp+macalim yaasir alaha kubarakeeyo walahi ismalahayn maruunwaahelidoontaa cours free ah ustaad alaha kaa amaalmariyo aaqiro iyo aduunba🙏🙏🙏
@AhmedHussein-yt5wt
@AhmedHussein-yt5wt 2 ай бұрын
Masha allah hambalyo alla Yaabirik wll
@Channal.2
@Channal.2 2 ай бұрын
Walal fidiyowyadada ayaan fiirsadaa marwalibo qeer Allah ku siiyee youtube cusub ayaan sameestay walaal ii soo booqo waa codsi
@Engmohamed1
@Engmohamed1 2 ай бұрын
Mshallah wll
@jablibaaxtutorial1279
@jablibaaxtutorial1279 2 ай бұрын
Ustaad maanta ayaan dhammeeyay courseka ❤❤❤❤❤
@qoranecabdale1336
@qoranecabdale1336 2 ай бұрын
Ilahay ha ku barakeeyo waan u baahaaye
@aboosto8773
@aboosto8773 2 ай бұрын
Shukrn wll
@shaficiwadani2492
@shaficiwadani2492 2 ай бұрын
Masha allah
@Hazu98
@Hazu98 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad 🫡🖤
@eng-mahadgeddixiish1369
@eng-mahadgeddixiish1369 2 ай бұрын
masha allah walaal
@axmed____dayax
@axmed____dayax 2 ай бұрын
Ustaad thanks
@mohammedmowlid2293
@mohammedmowlid2293 2 ай бұрын
Masha allah 🎉
@Abdirahman08
@Abdirahman08 2 ай бұрын
Alle ha ku barakeeye ❤
@mashahiryoutube5139
@mashahiryoutube5139 2 ай бұрын
ilaahay haku barakeeyo ustaad yaasir ilaa xalay course waan ku ceceshanayaa
@Inayusuf8
@Inayusuf8 2 ай бұрын
Maasha allah Allaha kuu barakeeyo walall Maasha allah u dhaha inshallah waa kusoo raaca like waa ku saaray. Markaa soo sameeyo kula soo xariiraa inshallah
@xasanabshir-um6xe
@xasanabshir-um6xe 2 ай бұрын
thanks wll
@guulgoob2368
@guulgoob2368 2 ай бұрын
Mahadsanid
@nololwanaagsan2365
@nololwanaagsan2365 2 ай бұрын
Allah haku barakeeyo yaasir/maxamed
@amiinmustafe8010
@amiinmustafe8010 2 ай бұрын
alle haku barakeeyo yaasirow zxp
@abdullahiahmed2778
@abdullahiahmed2778 2 ай бұрын
Aad iyo ayuu u mahadsanyhy ustad yasir Marketer waa inoo dadaashay allah ajar hakaa siiyo waa cashar waqti badan aad ku bixisay insha allaah waan bilaabaya in aan wada raaco wadoyinka aad martay from begining wixii kale aan u baahdo telegram ka waan ku jiraa waan ku soo weeydiinayaa
@BoolXidhe
@BoolXidhe 2 ай бұрын
keep going
@karamaali6284
@karamaali6284 2 ай бұрын
Qof wanaagsana tahaye allah haku wanaajiyo sxp yassir
@cabdinaasircabdalla7053
@cabdinaasircabdalla7053 Ай бұрын
Allaha ha ku barakeeyo yaasir wll
@abdullahimoktar9953
@abdullahimoktar9953 2 ай бұрын
Masha Allah wll Allah ku siyaadiyo
@user-nw8de5lo4i
@user-nw8de5lo4i 2 ай бұрын
Mashallah ilahaw haku barekeyo anaga ha na baro alxamdulilah ❤❤❤
@user-pg5rc6km7w
@user-pg5rc6km7w 2 ай бұрын
maasha allah ilaahay hakuu barakeeyo
@baay_designer_and_editor
@baay_designer_and_editor 2 ай бұрын
M.a ilaahey haku barakeeyo ustadow
@user-wz6qs9xk2x
@user-wz6qs9xk2x 2 ай бұрын
M.a ustaadi
@ibrahimadendahir2456
@ibrahimadendahir2456 2 ай бұрын
masha allah aad baad u mahadsantahey
@QaboowCadey
@QaboowCadey 2 ай бұрын
Waa mahadsantahay wll
@FuaadFogaanarag
@FuaadFogaanarag 2 ай бұрын
Yes pro wadku mahadsanthy
@cabdiqanideeq7266
@cabdiqanideeq7266 2 ай бұрын
Sxb waad ku mahadsantahay jasaakumulaahi khayr
@Editz-v9f
@Editz-v9f Ай бұрын
Mansha Allah walal Allah ha ku barakeeyo❤
@nouradin-sportis6418
@nouradin-sportis6418 2 ай бұрын
waad mahadsantahay walal
@liitech
@liitech 2 ай бұрын
thanku ustaad
@HagetechMedia
@HagetechMedia 2 ай бұрын
Sxb alaha ku barakeeyo waa course muhiin ah
@hassanmiigane8448
@hassanmiigane8448 2 ай бұрын
mahadsanid walaal
@adesh.1
@adesh.1 2 ай бұрын
Allah haku barakeeyo
@somdesingstudio1361
@somdesingstudio1361 2 ай бұрын
m.a waa muuqaalkii ugu qiimaha badnaa inta aan ku jiray social media aan arko waxaana ka helay qayb kamid ah baahi aan iga banaaneed inuu iga dabooli doono i.n ustd yasir jazakallaah🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 2 ай бұрын
Thanks walal qaali wanaaga aad nala jeceahahay alaha ku dhowro waxaa nootahay dhalinyaradeena qof na dhiiragaliyo mahadsanid
@nanduyussuf5807
@nanduyussuf5807 2 ай бұрын
Thanks wllo ❤
@user-jo5bs9oe9k
@user-jo5bs9oe9k 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad alle abaalkga jano hakadhigo
@hamzaismail4919
@hamzaismail4919 2 ай бұрын
MashaAllah
@queenliza596
@queenliza596 2 ай бұрын
I.a wan bilawaa
@Anasabdimuhudin
@Anasabdimuhudin 2 ай бұрын
Masha allah macalin company gaan miyaa ugu fiican macalin
@khadar252
@khadar252 2 ай бұрын
محمد الله يا بارك
@daalofilmsvlogs4823
@daalofilmsvlogs4823 2 ай бұрын
Uztaad waxan odhan karaa waxad tahay qof kamida dadka wanguH ku jiro ilahay miisanka xasanadka hakugu badalo wlhi malin ay iga qimo badanty ma arag wanan note garyn doonaH maha tano kliya inaan ka bartay lkn wata ugu muhimsan ❤
@aliabdi6922
@aliabdi6922 2 ай бұрын
Mshllh sxb guulayso
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 2 ай бұрын
Dhamaanteen wll
@Natureunsee
@Natureunsee 2 ай бұрын
Masha alaah
@user-wy9zr5wk2c
@user-wy9zr5wk2c 2 ай бұрын
MashAllag
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz
@CABDIFATAAXMAXAMEDLIIBAA-nw6jz 2 ай бұрын
Ustaad intee kala soo xidhiidhaaaa
@SleepyBoombox-by1ql
@SleepyBoombox-by1ql Ай бұрын
Good
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 2 ай бұрын
Guuleyso sxb
@ahmednuurmohamedabdi89
@ahmednuurmohamedabdi89 2 ай бұрын
Ustaad mahadsanid lkn ma heysto laptop ama computer 🖥 marka ma isticmaali karaa telephone ama screen touches
@star-ut4ii
@star-ut4ii 2 ай бұрын
Channelkan ayaa uqalma like subscribe iyo views aynu kawada faaideyso ustaadkana shukran
@abdishakur9845
@abdishakur9845 2 ай бұрын
Maansha alla
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 2 ай бұрын
Muqaladadu waa ku dhaadheer ee soo koob
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 2 ай бұрын
Haa qeyba gaab gaaban kasoo dhigin
@dhiirigeliyesrs4317
@dhiirigeliyesrs4317 2 ай бұрын
Mohamed Yasir allaaya baarik fiik
@MaxamedDucaale-et7qe
@MaxamedDucaale-et7qe 2 ай бұрын
❤❤❤ok
@Islaam252
@Islaam252 2 ай бұрын
Wcs
@gelinhore5182
@gelinhore5182 2 ай бұрын
😮masuul mobelkayga anoo isticmaalaya makushaqaysankaraa mise waxaa qasaba computer?
@kaafiamaxamed6135
@kaafiamaxamed6135 2 ай бұрын
Mansha Allah wll mobile ma ku samaysan karaa mise waa in aan haystaa computer
@Codllibaax
@Codllibaax 2 ай бұрын
aad baad ugu mahadsan tahay wallaal sida wanaagsan iyo duruusta muhimka u ah bulshadeena ee aad sida hagar la'aanta ah ugu soo gudbiso mar walba!
@buuriyobanaan2719
@buuriyobanaan2719 2 ай бұрын
❤MAHADSANID❤ MACALIN U HAGAR BAXAY DHALINYARADA
@AliAbdoMoalim
@AliAbdoMoalim 2 ай бұрын
Allha ku barakeeyo ustaad🙏
@yahyeAli-nd9ji
@yahyeAli-nd9ji 2 ай бұрын
dhamaan qababtaan wan soo maray waxan rabaa tools in aad igu caawiso
@yahyeyasinmohamed7433
@yahyeyasinmohamed7433 2 ай бұрын
Thanks bro yaska allah ka abalmariyo dadalkga
@ibrahimafrica4879
@ibrahimafrica4879 2 ай бұрын
Mahad sanid pro
@jokebox441
@jokebox441 2 ай бұрын
Ilahay haku barakeeyo wll❤
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@dunidalyrics804
@dunidalyrics804 2 ай бұрын
Bro website blogging kwrn hdaan sameysto maku isticmaali karaa empact
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 2 ай бұрын
Stepska soo maray soomar sidookale sidookale domain and hostinga qofka ka sameesta muuqaalka kale ee descriptionka soo dhigay ka iibsada qofkaas ayaa helaya toolska isticmaalay oofhan
@ridwanmohamedadare2701
@ridwanmohamedadare2701 Ай бұрын
Aad sxb u mahadsantahy, lakin templateku bilaa sawiro ayuu noqonayaa, without images waaye
@abdirahman125
@abdirahman125 2 ай бұрын
Bank account USA ah miyaa khasabtahay hadan payoneer Ka Dhamaystirka sxb
@mohamedabdimusse4816
@mohamedabdimusse4816 2 ай бұрын
M.a sxp 2024 lacag maka sameynin miyaa
@Raasudgoon4212
@Raasudgoon4212 2 ай бұрын
Sc walaal koordioyinka inaan ka qeyb qaato doonayaa halkee kaala soo xiriiras
@YaasirMarketer
@YaasirMarketer 2 ай бұрын
Wlaal course kii waa kan waa dhameestiran yahay wax kale uma baahnid ee isaga ku cel cesho stepskii aam wada marayna wada mar
@FahiimaSiciid
@FahiimaSiciid 2 ай бұрын
Thanks lkn Template yadu iimaa shaqaynayan maxa qaldan
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 24 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 8 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 93 МЛН
Sheikh Caan ah Oo yiri Minisota Somali ayaa iska leh …….see more
6:02
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 341 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 8 МЛН