CALAFKA XOOLAHA KA SHAQAYSO FURSAD!

  Рет қаралды 70,660

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

2 жыл бұрын

Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeAbdullahiAli
Muuqaalkan waxaynu kusoo gudbinaynaa Qalabka, Cunnada iyo cowsaska la beero. Kuwaas oo Ganacsi ahaan loo iibin karo iyadoo quudin iyo naaxin ba u noqon karta dhamaan meesiyada xoolaha aynu dhaqano.
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127

Пікірлер: 219
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Fadlan Like saar muuqaalka. Abaaraha soo noqnoqday awgeee calafka xooluhu waa Ganacsiyada ugu fiican ee dalku u baahanyahay dibadana looga keeno.
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Haa Ugu Yaraan Wax Uu 3 Sana Cuno Xitaa Wa Loo Keydin Karaaa
@aweisabdulleali2666
@aweisabdulleali2666 2 жыл бұрын
@@Qarnijoog Contactigaaga wll adigo mahadsan
@learningenglish3662
@learningenglish3662 2 жыл бұрын
Chaff cuter machine price in chine is $80 and $300
@akon669
@akon669 2 жыл бұрын
Mama waxan karaba lambarkaga
@akon669
@akon669 2 жыл бұрын
Si ad iga cawisid shirkad kutland meshad joktid
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 2 жыл бұрын
Brachiaria mulato(VAR MULATOII) waxuu ka imaaday breeding lagu sameeyay 3nooc oo brachiaria species waa coos aad u fcn waliba protein content kiigasana wuu sareeyaa oo ilaa 18-21% waaye lkn koriinkiisa waa slow biyo badana wuu u baahanyahay bisha ogu horeyso Sidoo kale nafaqada carada wuu ilaalinayaa daaqa saa,idka iyo socodka bdn ee xoolahana wuu u adkeysan karaa Top waaye 1kg(60$) uu Kenya ka joogaa
@mahadegal4794
@mahadegal4794 2 жыл бұрын
Xagee laga hwli karaa somaliland wll
@apdohakim1650
@apdohakim1650 2 жыл бұрын
Thanks
@ahmedabdirahman3038
@ahmedabdirahman3038 2 жыл бұрын
Thanks bro
@anasibrahim5278
@anasibrahim5278 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@MohamedAli-br2qf
@MohamedAli-br2qf 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo alle haa kuxafido
@sahraisse2676
@sahraisse2676 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha ku xifdiyo ustaad Zaki
@abdifatahelmi3092
@abdifatahelmi3092 2 жыл бұрын
Jazakallah khayr yaa zakariya wax aad u muhiima ayaad soo gudbisay anfavaya soomaalida oo dhan maadama xooluhu yihiin laf dhabarta Allah inagu manaystay
@caarshechannal7866
@caarshechannal7866 2 жыл бұрын
Zxp sakaria جزاك الله خيرا
@ismailmaani329
@ismailmaani329 2 жыл бұрын
Maasha'allah kheyr Allaha ku siiyo. Waxaad soo bandhigto oo dhan waa sadaqo jaariya. Guu aan kuu rajeynaa
@ibooabdullahi8132
@ibooabdullahi8132 2 жыл бұрын
ماشاء الله زكريا الله يبارك فيك
@libanalijamamohamed266
@libanalijamamohamed266 2 жыл бұрын
Sxb sakariye Mahadsanid machine kaas anaa keensadey wuuna iiyaaalaa alxamdulilaah 3 bil iigu yimid
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 4 ай бұрын
Lacagtiisa masoo saarayaa sxb💔
@caashocqaadir493
@caashocqaadir493 2 жыл бұрын
Mahadsanid UStd zaki
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 жыл бұрын
Thanks sakariye
@maxamedcilmi4133
@maxamedcilmi4133 2 жыл бұрын
Mahadsanid brother sida aad wax yabaha wanagsan aad noogu so gudbineyso
@abdiyusuf2535
@abdiyusuf2535 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@idrisali212
@idrisali212 2 жыл бұрын
Maanshaallah mahadsanid
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal jazaakalah qeyr baarakalaah fiika alaah ha ku barakeeyo aamiin
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wa iyaak walal dhamaanteenba
@ismaacilcumar2948
@ismaacilcumar2948 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye Asc
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Oday zakariye Alle haku barakeeyo Wll Tahnks big respect my brother
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Жыл бұрын
Asc zakariye masha alah aad u mahadsantahay
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
m.a ustaad thanks waa fursad cajiib ah
@abucubaydatigey5678
@abucubaydatigey5678 Жыл бұрын
Thank bro info qaaliga ah
@Abwaan_Qarayare
@Abwaan_Qarayare 2 жыл бұрын
Aad baad walaal u mahadsantahay, mashruucan mid la mid ah ayaan gacanta ku haynaa, gobollada Sool iyo Sanaag, muuqaalkan iyo kuwo ka horeeyayba waxa aan la wadaagay bulshooyinka aan la shaqeynayno si aan usoo dhaweeyo fahamka meesha aan rabno in ay gaadhaan iyo sida aan rabno ula shaqeyno. Mahadsanid.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
MashaAllah walal waa arin wanaagsan Guul baan idiin rajayn.
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 2 жыл бұрын
Mansha alaah wll hore usocdoo ha caajisina
@mohamoodahmed7760
@mohamoodahmed7760 2 жыл бұрын
Walal miyaad beertay Alfaalf lucerne hay iyo Brachiaria hibrida Mulato
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 2 жыл бұрын
Sanaag anigaa jooga sxb halkee ku beerteen si aan u soo arko
@haybeyare8382
@haybeyare8382 Жыл бұрын
​@@hamsesaeeed1564 Sxb malaa meel aan sanaag ahaayn baad kuusugantahaya
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin
@mawliidabdi1026
@mawliidabdi1026 2 жыл бұрын
Masha allh wll Allha ku sharfo
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 2 жыл бұрын
khayr Alle hakaa siiyo
@mohametamiin7371
@mohametamiin7371 2 жыл бұрын
Khayr allaah haku siiyo wll Aduun iyo akhiro allaah hana xfido dhamaanteen Dhamaanteen janada allaah ha inagu kulmiyo insha allaah amiin amiin
@nuroducale7302
@nuroducale7302 2 жыл бұрын
Masha allah waa mahadsantahay
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 2 жыл бұрын
Wonderful as Always. Thanks Zaki
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Thanks brother
@mohammadahmad8770
@mohammadahmad8770 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye walaal lambarkaga ma iso qori kartaa
@shiinemedia7547
@shiinemedia7547 2 жыл бұрын
Asc sekeriye sxb wan kusalamay waxan u bahnaa ganacsiga solarta ee sidee ku heli karaa sxb
@khuwaylakhuwaylachannel8376
@khuwaylakhuwaylachannel8376 2 жыл бұрын
Mansha alaah walal wanagsan alaah hakudhawro wa maskax digaga iyo adhiga dhaqan.raba shukran wllo sakariye alaah fikirka salimka hakubarakeeyo hanagadaalin wllkay
@safasamawada7034
@safasamawada7034 Жыл бұрын
Ma dhaqaty wll
@apdohakim1650
@apdohakim1650 2 жыл бұрын
Thanks bro
@mohamedradwan6798
@mohamedradwan6798 2 жыл бұрын
Mahadcenid wll qaali zakariye
@nasirabdidhhin3793
@nasirabdidhhin3793 2 жыл бұрын
Mashaalla wll mahadsnd
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 2 жыл бұрын
Mash Allah tabaarak Allah
@saajidcade231
@saajidcade231 2 жыл бұрын
Masha allaah waaye bro horay usiiwad dhirigalintaa aad wadid
@waheliye44
@waheliye44 2 жыл бұрын
Keep going bro from Cardiff
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Thanks walal
@cabdijabaarcali369
@cabdijabaarcali369 2 жыл бұрын
Guulayso horu soco
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 жыл бұрын
Veri good
@akon669
@akon669 2 жыл бұрын
Masha alah mama qeer alaha ku siyo
@boltonhornofafrikacentre
@boltonhornofafrikacentre 2 жыл бұрын
JazkAllah walaal mbl kada ma II soo qori kartaa
@weersanmedia4226
@weersanmedia4226 2 жыл бұрын
Asc,walal zaki,bal qaabka looga ganacsan karo xoolaha somalida sida geela,oo caanihiisa faaido looga sameyn karo,bal inshllh mar baaritaan noga same
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 2 жыл бұрын
Guleyso wll zakaria
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Asc Dhalinyaro Barnaamijkaan Aniga Mudo Baray Waana Mid Lagu Guuleysan Karo Masha Allah Aniga Waxa An Jooga Mogadisho Cidi U Baahan In Ay Mal Gashato Ama Share Lalo Noqdo Wey Ila So Xiriri Karta
@yasir271
@yasir271 2 жыл бұрын
Asc sxb halkee lagala so xireraa. Thanks
@aweisabdulleali2666
@aweisabdulleali2666 2 жыл бұрын
Your contacts plz!
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
@@aweisabdulleali2666 KZfaq Keyga Igala So Xirir Video Comment le No Maso Gudbin karo
@anfacharuuse7119
@anfacharuuse7119 Жыл бұрын
@@Qarnijoog intaan kaala soo xariirnaa walaal
@Hankaab1
@Hankaab1 2 жыл бұрын
Ma sha allah zakariye 5 sano ka hor ban tijabiyey alx wana ku guleystay hase ahaate waxa wacan in xoolaha lagu sii wada deynin wayo caloosha ayuu ka qabanayaa sababto ah tayadiisa aad u weyn
@abdiwahababdullahi2156
@abdiwahababdullahi2156 2 жыл бұрын
From Kenya bro I like your video
@mohammadahmad8770
@mohammadahmad8770 2 жыл бұрын
Masha Allah, wax badan ayad no faaideysay,
@abdifatahmohamedabdi4391
@abdifatahmohamedabdi4391 2 жыл бұрын
Hydroponics waan kuguleystay laba jeer aan beeray waxaan kubeeray haruurka, galeyda, digirta iyo Sudan grasska waan kuguleystay Alhm
@Mohamedahmed-by3iy
@Mohamedahmed-by3iy 2 жыл бұрын
Walaal iiga soo Jawaab
@faysalabdilahi2394
@faysalabdilahi2394 2 жыл бұрын
Mnsha allh wll qiimo badan
@zakariasharifmohamedfrance5754
@zakariasharifmohamedfrance5754 2 жыл бұрын
مشا ء الله.
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 Жыл бұрын
masha allah ,aduunyada farsamada waa lakalaqaataa
@m.d.t-series2704
@m.d.t-series2704 2 жыл бұрын
MashaAllah
@rashiid187
@rashiid187 2 жыл бұрын
Wa mashruuc ad u fican oo wadankii looga bahanyay
@jamalabdi3900
@jamalabdi3900 2 жыл бұрын
Likta wa iga horey saa zakiyow
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Mahadsanid Jamal 👏
@sayidmohammedsayidmohammed667
@sayidmohammedsayidmohammed667 2 жыл бұрын
Alle khayr badan ha ku siiyo ,waxaad waddaa mashaariic aad u manafacaad leh.
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
zakiyow warshad calafka colaha.muqdisho laga furay fikradahaga aad usareyaan keep going wll
@apdiasisahmed8681
@apdiasisahmed8681 2 жыл бұрын
Mcha allah alle haku barakeyo wll xog yar oo kooban iga sii wll air traffic controller
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 2 жыл бұрын
Alayacizak wll Hore usoco
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Likta waa iga horeyasaa zakariya
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Bravo 👏
@waheliye44
@waheliye44 2 жыл бұрын
Wllo adigoo mahadsan noo soo diyaari ganacsiyo jaban oo waddankii laga furan karo kuwii hore waan arkey qaar kale adigoo mahdsan 💥
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay mamoaad ayaan u daneynayay calafka xoolaha
@mariamahmed9936
@mariamahmed9936 2 жыл бұрын
Aad ban u danynayay wll mahdsnd
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 2 жыл бұрын
Mararka qaarkood waxaad moodaa inaad niyadayda kujirto exactly wixii loo baahnaa unbaad kasoo hadashaa hanbalyo wll zakarie ❤️
@amalismail7772
@amalismail7772 2 жыл бұрын
Waa fursad qaali ah
@mahadhussein4157
@mahadhussein4157 Жыл бұрын
Masha Allah wax badan ayaan kaa faaiiday waana ku dhaqaaqi doonaa
@abdiazizileeye5812
@abdiazizileeye5812 2 жыл бұрын
Waa xaaxeeyada
@haniahmed8391
@haniahmed8391 2 жыл бұрын
Mashalah wll anu hada kugusoo biirey malmo ayan kulajooga vidioyadada hore ayn soo fiirsadey mashalahh waxaa thy qof dadkiisa ufàideynayo barakalahu fiik lkn ani marna niyad jab ayey igunoqotey dhirigalintaada ganacsi sabobtooah dhaqalaha ganacsiyada aad sheegta dhan waa wada sareeyaan dad waxa jira rabaan iney ganacsadaan hadana aan hysan lacag taas aad sheeggeyso dabcan wxan kahadlayaa vidiyoyadada iyo macluumad ka bisnesska ani ahaan ina 100000$ ganacsi kubilawa raba wanakudawada wllo bal kasoo hadla qof dhaqale yar haysta siduu ubilabikaro ganacsi tayo leh 🥺🙏
@abdiazizibra2998
@abdiazizibra2998 2 жыл бұрын
Aad baad y mahadsantahay, sxb
@RidwanAAhmed
@RidwanAAhmed 2 жыл бұрын
walaal qiimihiisa ma nala wadaagi kartaa
@alihussein1432
@alihussein1432 2 жыл бұрын
Ustaadad waa mahadsin thy wll Wax badan baakaa faa iiday Waxan doonaya in aadtalo Iga siisid dhanka ganacsiga Wadan kii baa kulabanraba Marka waxan isleyhy Xagee wax kabilowda
@mahamedabdilahi2122
@mahamedabdilahi2122 2 жыл бұрын
Mashala waa calafkii aan beernay hawdka magala hargeysa qoolcadey
@mebfisaha9904
@mebfisaha9904 2 жыл бұрын
am from eritrea. are you in somalia? keep going bro
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 2 жыл бұрын
Yes he is in somalia , love our eriterian brothers and sisters
@mebfisaha9904
@mebfisaha9904 2 жыл бұрын
@@daariqahmed8297 thank you we love you too bro
@mebfisaha9904
@mebfisaha9904 2 жыл бұрын
@@buraale134 i did not understand what you mean ?
@haalacayuni6827
@haalacayuni6827 Жыл бұрын
Yes
@abdirizakmaaxcawad6725
@abdirizakmaaxcawad6725 2 жыл бұрын
Xaaxeeyo
@abdifatahmohamedabdi4391
@abdifatahmohamedabdi4391 2 жыл бұрын
Hydroponics waan kuguleystay laba jeer aan beeray waxaan kubeeray haruurka, galeyda, iyo digirta waan kuguleystay Alhm
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 2 жыл бұрын
Xoolaha Somalia hadii aan xal loohelin dadka iyo duunyadu waa isu dul dhamanayaan.
@jamalriise7548
@jamalriise7548 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll sakariye wll nala wadaag qiimayaasha mishiinada gaar ahaan pillet mechine dhamantod sido kle wll digaaga nooga soo hadal
@melmi3299
@melmi3299 3 ай бұрын
❤Mahadsanid ❤❤
@aliamaley7161
@aliamaley7161 2 жыл бұрын
Bocool, waa Dhagxaanta laga helo XEebaha Badaha, Webiyada,,
@khadarhassan711
@khadarhassan711 2 жыл бұрын
Oo waa khalid dc ye
@muxamadiss5430
@muxamadiss5430 Жыл бұрын
Sakariye wll whats app kaaga iisoogali fadlan aad baan ugu baahanahay shaqadaan
@shukrijaamac4548
@shukrijaamac4548 2 жыл бұрын
Asc
@qayrab1146
@qayrab1146 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wll Green house ayaan ubaahnahay xageen kaheli karaa?
@rejokaaltraders5702
@rejokaaltraders5702 2 жыл бұрын
Wll arin muhiiim ah ayaad ino so gudbisay abaal kaga alla gudi Kare mhdsnd wll
@adamhersi6749
@adamhersi6749 2 жыл бұрын
Lohod baa la yiraah daa walaal zakariye
@sunour4737
@sunour4737 2 жыл бұрын
Xaaxeeyo taan u maleynaya
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 жыл бұрын
Abaarta cooskan ledahay waqtiga abaarta la sticmalaa (waqtigaas waba abaar biyaha)
@abdiwalimohamed9244
@abdiwalimohamed9244 2 жыл бұрын
Sxbow waxaad nagala wadaagta machines ka biyaha sifeeyo, walaal dadka wabiyadda agtodda degan biyaha la cabo ayee ku dhiban yihiin marka machine yaryar hadaad taqaano nagal wadaag si biyo nadiif ah, bulshaddaa ugu faa ideystaan
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 2 жыл бұрын
Beeraha caradooda sida loo nafaqeeyo noosoo sheeg wll
@salebannuur4915
@salebannuur4915 2 жыл бұрын
Zakariye Abdullahu Ali wll xagee ka helayanaa calafka
@madadaalochanal4750
@madadaalochanal4750 2 жыл бұрын
Wall zakariyow waxaa jira caws carabta ay isticmaalaan lyiraahdo barsiim kaa xogtiisa nala soowadaag adoo mahadsan
@Heecomusasal
@Heecomusasal 2 жыл бұрын
Fadlan wll noon soqor meel aan kala Soo xidhiidhno
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 2 жыл бұрын
Oyster waxaa afsoomaaliga lagu dhahaa "Bacool badeed" ama bacool
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 2 жыл бұрын
Erayga calaf af soomaaliga maxaa loo yaqaan?
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 2 жыл бұрын
@@digaalerooble4296 raashin,cunto ama si kale hadaan u gediyo nasiib ,guurdoon oo ah calafdoon iwm
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 2 жыл бұрын
Mnshllh
@haynkajaanka6251
@haynkajaanka6251 2 ай бұрын
ASC ADEER COWS KA DEG DEGGA UBBAXA WAA KEE
@muusaismacil7670
@muusaismacil7670 2 жыл бұрын
alaalaxay kalluun
@ayuubcabdi2636
@ayuubcabdi2636 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Sakariye walaal waxa aan u baahanahay in aan kula soo xidhiidho Lambarkaaga ayaan u baahanahay waayo email waan kuusoo diray laakiin falcelin kaama helin ilasoo xidhiidh Ustaad. Mahadsanid Eebbe haku barakeeyo.
@abdikafibashiir3072
@abdikafibashiir3072 Жыл бұрын
Xgee kaala soo xirirmaa s
@abdullahimaalimadan1792
@abdullahimaalimadan1792 2 жыл бұрын
Sudan grass ayaa jira oo nooc caws nafaqo badan. Fadlan baaritaan ku samee
@salmanabdillahi3307
@salmanabdillahi3307 2 жыл бұрын
M.a dhowr maalin video gaan ka hor ayan tijaabiyay. Hydrophobic fodder runtiiii si cajiiib ah ayuu iigu baxay sawir na waanka hayaa cidii u baahan
@AhmedAli-sc5hd
@AhmedAli-sc5hd 2 жыл бұрын
Fadlan waxaad ii sheegtaa qiimaha mashiinka calafka xoolaha iyo kuwa ugu tayada fiican.
@shukrijaamac4548
@shukrijaamac4548 2 жыл бұрын
Sakariye walal mishiinka ukunta isheeg kagii o.o kale
@haniaxmed5937
@haniaxmed5937 2 жыл бұрын
Wll xage jogtaa nabarkada ma isinkartaa
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 89 М.
TAYEYNTA BEERAHA- Habka suuq Geynta Dalagyada  Episode 5
22:31
Bulsho News
Рет қаралды 5 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 35 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 21 МЛН
когда повзрослела // EVA mash
00:40
EVA mash
Рет қаралды 4,5 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 97 МЛН
beeraha gaalkacyo puntland somalia, 2023
6:53
somali swedish
Рет қаралды 25 М.
Boqorka Cawsaska Super Napiar PAKCHONG1📞+254717446236
16:26
Horn African FarmingTV
Рет қаралды 7 М.
Maxaad ka ogtahay Faa'idooyinka ku duugan Calafka Xoolaha ?
17:28
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,3 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 50 М.
Wax soosaarka Beeraha iyo Calafka Xoolaha
9:11
Goobjoog
Рет қаралды 11 М.
Machadka Xanaanada Xoolaha Galkacyo oo ka qaybqaatay ololaha gurmadka abaaraha puntland
7:22
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 35 МЛН