No video

5-Ta Magaalo ee ugu Amniga Badan Soomaaliya 2020 (Top 5 Somalia)pp

  Рет қаралды 65,421

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Fadlan #Subscribe #Shere

Пікірлер: 707
@illintir
@illintir 4 жыл бұрын
Fadlan aragtidaada noo reeb mahadsanid.
@noradinilkacaze3825
@noradinilkacaze3825 4 жыл бұрын
Ar aniga anga reb hadi allha alle tahy mglinka smliya
@hamzefaizal6808
@hamzefaizal6808 4 жыл бұрын
Wll ilaaheyban kugu. dhaarshe somaliland iyo somalia kala saar wlhi been yeynan isku sheegin nagtadana been howsheegin somaliland madamey hore usocod sameysey hormar uma ogolidin miyaaa hhhh
@buuxabdirahman8582
@buuxabdirahman8582 4 жыл бұрын
wllo somaliland iyo somalia ka reeb fadlan adigo na xitiraamaya
@abdiomeryusuf1922
@abdiomeryusuf1922 4 жыл бұрын
Sxb wax weyn ayaa kaa khaldan sidaad iminka wax uqiimeynaso waxay saxku ahaan kartaa shanta magaalo ee maamul goboleeda lk maaha somalia. Waxaan aad koonfur ku tirinaysid sax maaha hadii somalia ladhaho 5magaalaba waxay ka imanayaan waqooyiga oo qaarkood qoriba ugu danbaysay 1990.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 жыл бұрын
Cadaado tuulee magobolbaa warrunta kadal tuulo dad isyaqaan dagan yihiin halreer maxaa laga qarxinayaa
@lolchannel8669
@lolchannel8669 3 жыл бұрын
Dhulka somalidu dagto waxa ugu amni badan 1:Hargeisa 100%💎👑🏆💎👑❤️👍👏 2:burco 100%🏆🏆🏆 3:berbera 100%🏆❤️💎🏆👏 4:Borama 100%🏆👏 5:gebilay 100%🏆💎👌 6:ceerigaabo 100%🏆💎 7:laascaanood 100%🏅🎖️ Somaliland waa dalka Africa ugu amniga bdn inaadeer ha nagu waalan dee
@iidoahmed3959
@iidoahmed3959 3 жыл бұрын
Alx wll ala Ina siiye hano sidaadiyo
@ahmedsharmake3825
@ahmedsharmake3825 3 жыл бұрын
Been ma aadan sheegin Alle ha u siyaadiyo nbada somaliland
@marwaanmaxamed6650
@marwaanmaxamed6650 2 жыл бұрын
sax wllhi 💚★💓🔥🤩
@asmoshiine9419
@asmoshiine9419 2 жыл бұрын
Somaliland miya dalka afrika lagu tiriya somalia ee gowalka somaliland wax mafahanta wa gowal somalia katirsan adiga iska daye muso bixi aya wax kabadali kari sheg dal katirsan africa oo lawo qeb lo dhigay ee lawo wadan ama dal kalaah ah hhhh somalia dhan marki lasku daro wadaka kowad ee africa magalayo 3 sadaxad waye umaleyna mana kala qeb sato hadey somaliland dal nagoto ogow buntaland waxey noqone daal badax banan hhh tas wa oraxdo dhanka itobiya kaso baxday waye marka tagan tahaya bari hhh aduyo gadon mecnaha istaq furulah
@farhiyoyusuf7236
@farhiyoyusuf7236 2 жыл бұрын
Somaliland waa M/Goboled kamida mamulada 🇸🇴 kajira.
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 жыл бұрын
hargeisa o kaliya maaha ee somaliland marka laga reebo gobolka sool waa nabad inta kale ❤❤❤💪
@qaniqood8631
@qaniqood8631 4 жыл бұрын
Borama ugu amaan badan Somalia soog sxb tariikhda
@user-il4vj5js7u
@user-il4vj5js7u 4 жыл бұрын
Miyey miir beel asqoobeen Maroora dilaac ma quusteen
@AhmedMohamed-fi8km
@AhmedMohamed-fi8km 4 жыл бұрын
Alla dhammaan nabad ha siiyo magaalooyinka Soomalida Somaliland na ictiraaf ha siiyo
@mohameda7585
@mohameda7585 2 жыл бұрын
Hayoo ilahoow wadankayga ha kala jarin.
@SaleebanfaaraxSalebanfaro
@SaleebanfaaraxSalebanfaro Ай бұрын
​@@mohameda7585wadankaagu waa kee 😂😊
@cawil__tiiko__officail7922
@cawil__tiiko__officail7922 4 жыл бұрын
Waa xaqiiq Hargiza waxa dhama lawa 👍
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
Bosasa Deqa Qardho Goldogob intuba waa aman inta kliya mahe Magaloyinka Puntland o dhan ayaad ku gam i karta adigon wax fikira ay ka hyn xaga Amniga Alx 🤲🏼💚🕊💉🇸🇱❣️ Waxna Sababay ilhy ka sokow Cidanka dawlada gar ahn kuwa PMPF & PSFD io shacabka dantoda yaqan ❣️💋 Proud to be Puntlander wlhy 💕👑 Adiguna willkow wax aad hubtid un sheg🙏
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Xaqiiq
@treaplemmm3011
@treaplemmm3011 4 жыл бұрын
hoyada ana wasa borama hlkd marisay ay baad tahay garac somalia ma nihin somaliba ma nihin somaliland guul
@shiikhsiciid133
@shiikhsiciid133 3 жыл бұрын
G
@zayaamad3080
@zayaamad3080 4 жыл бұрын
Magaalooyinka somaliland oo dhami waa amaaan
@abdimohamed5638
@abdimohamed5638 3 жыл бұрын
Afrika meel amaan ah ma jirto anaa hargeysa tagay xaafadaha qaarkood malinta cat baa lelephoneka la iska dafaa
@zayaamad3080
@zayaamad3080 3 жыл бұрын
@@abdimohamed5638 hadalkaasi ma jiro. Habeenkii laga yaaba haddii dibjir ku helo adoo cidla marya telephone waa laga qaadi karaa laakin hadhka cad cidna is uma soo badheedho somaliland
@khaalidmustafe4102
@khaalidmustafe4102 3 жыл бұрын
Hargayza cadeY love you so Much wllhi ❤🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldaangarbo9844
@suldaangarbo9844 4 жыл бұрын
Hooyadaa was xog soorow Hargaysa Burco Barbara Boorama Maanay ka amani badanay magaalooyinka wadanka jamhuuriyada qaraxa Somaliland Waa dal Qurux Amni Ku fiican
@nasroahmed3094
@nasroahmed3094 3 жыл бұрын
My home GAROWE allow cadowga kaqabo💕💕💪💖🇸🇱💋💋
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Aamin insha Allah
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Aamiin aamiin I aamiin aamiin aamiin aamiin
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 ай бұрын
Waxaa igu wallaahi ah in lagu waso sharmuutayahay
@sirsamale546
@sirsamale546 4 жыл бұрын
Sxb wax baa kaa qaldan wllhi afsomaliga ma taqaanid markaad lee dahay 5 magaalo ee somalia ugu abniga badan Mee borama Mee burco Mee ceerigaabo Mee laascanod Waar intaa magaalo ayaa ka abni badan ......... lkn hadalkaga sax oo dheh 5maamul gobaleed ayaan ka soo qaadanaynaa 5 magaalo ee ugu abniga badan ...... sidaa dheh
@sakariyemaxamud1483
@sakariyemaxamud1483 3 жыл бұрын
tuulo lagamahadlayo kaabe
@muktarkadar6414
@muktarkadar6414 4 жыл бұрын
Suaal ayan qabaa. ? Magaalooyinka burco boorama Berbera miyayna ka amni badneen kismaayo? Sidee ayay suuro gal utahay in 80% magaalooyinka ugu amniga badan ay koonfur qaadato 20% waqooyi qaato?mala oodhan Kara waa dhaqankii koonfurtu ku dulmin jirtay waqooyi
@illintir
@illintir 4 жыл бұрын
Waa aragti fiican waadna mahadsanid tahay
@muktarkadar6414
@muktarkadar6414 4 жыл бұрын
@@illintir aragti kuma soo jeedin ee suaalo ayaan ku waydiiyay fadlan iga jawaab
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 жыл бұрын
Muktar Kadar hhhh wlhi ishaad kariday wllo
@yaasincumarchannel886
@yaasincumarchannel886 4 жыл бұрын
Barawe kallinta koowaad g/shabellaha Hoose
@waayoaragjacayl5421
@waayoaragjacayl5421 4 жыл бұрын
Reer koonfurku futadu caqligu kaga jira aragti fcn layne jwb suaasha ader hadii kle naacda naga daa
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 3 жыл бұрын
Cadaado my hometown
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 3 жыл бұрын
Cadaado carfoon ayaa luhubaa 💋💋💋💋💋
@gacmoofficiall1383
@gacmoofficiall1383 3 жыл бұрын
Aamiin Dhaamaan umada somalia Hargeisa 1 tnkz wllkay waruntaa ictiraaf sugaynaa wll sifiicana u hadashay cidina ma garanayso somalilnd lkin rajaynanaa
@cirooleshow3616
@cirooleshow3616 4 жыл бұрын
Hargaysa kamid maaha somaliya waa caasimada somaliland guuul baan urajaynayaa somaliland
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 3 жыл бұрын
#Magalada #BOORAM ka reebtee abti kalinta kowad bey ledahy dhimca ambniga🗣🗣🗣👊👊🤭🤭
@mohamedofficial103
@mohamedofficial103 3 жыл бұрын
Aammmin aammin Alle hanioo hagaajiyo dhamman soomaaliya
@talamoogemedia5993
@talamoogemedia5993 4 жыл бұрын
kismayoo manshaallah magaladeyda
@shamsaabdikhadir3327
@shamsaabdikhadir3327 4 жыл бұрын
Maasha allaah hrgeisa cadey allaw noo barakee dalkoo dhan♥️♥️
@munaxuseen3460
@munaxuseen3460 4 жыл бұрын
hargesa haku darsan tirada somalia wad qaldantahay hargeysa waxaa dhistay dad iyo dawlad u daacada waana casimada jamuriyada barakaysan
@mubarikabdirahman4214
@mubarikabdirahman4214 4 жыл бұрын
Hadal cadan baad leedahay zxp nin rageed baad tahay
@kabadagechannel9791
@kabadagechannel9791 4 жыл бұрын
QAYLI WAXBA MATARTO JAHLINA WAXBA MATARO MARAKAAD TAGTO WADANKALE HARGAYSA WAA SOMALIA SOMALILAND ADIGAABA SHEEGAYO YAABA YAQAANO
@dhabkahadal2255
@dhabkahadal2255 4 жыл бұрын
Hargeisa isn't going to be recognised sxb. Somaliland dheh. Xagga amnigana: What about Borame, Burao, Gebilley, Lascanod, Erigavo,Berbera & many more? Dhammaantood waa nabad. Lkn adiga waanu ku fahannay.
@foosimahadmahadaxmed4429
@foosimahadmahadaxmed4429 3 жыл бұрын
lkn laas caanood kareeb maha ileen somalilane
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 9 ай бұрын
​@@foosimahadmahadaxmed4429waa Somaliland ee ka fiirso
@slmafaysal9853
@slmafaysal9853 3 жыл бұрын
Soomaaliland ilaaha hadaayo 💯💯💯😍🤩💚💟♥️
@munamahomedmunamalabo3254
@munamahomedmunamalabo3254 3 жыл бұрын
Amiin somalilad alle haw siyadii
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Garoowe caasumada puntuland sharka allaha kaduwo
@aamiincabdiraxmaanmahamoud1724
@aamiincabdiraxmaanmahamoud1724 3 жыл бұрын
Hergeisa maaha somalia Balse waa soomaalIland
@gantaalmedia3184
@gantaalmedia3184 3 жыл бұрын
guud ahaan soomalid wa abni
@faadumoaadan1989
@faadumoaadan1989 3 жыл бұрын
Aniga waxa Amisanahaye ine Dalgega Hooyo Somliya 1 waadato saxib🌹🥀🌺 🇸🇴🌺🥀🌹🍒💕 Qorx Iyo Dagan wangsan Somliya uugu imwo Casimada Rr Somliya Saln sare Aya leyahy 🌺🥀💕l Love you🥀
@mohamudmohamedsalad4332
@mohamudmohamedsalad4332 3 жыл бұрын
Galdogob Somalia Puntland waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu amniga fiican waana magaalo 30 kii sano ee u dambeeyay samaysay koboc lixaadleh
@calimahadcabdiraxmaan4593
@calimahadcabdiraxmaan4593 Жыл бұрын
dhulka soomalia in la kala qabiyo waa laguma xadgudbaan si fiican ayaad u sheegtay anigoo hargeysa jooga waxan hargeysa u aqaan magaalo ka midna Somalia abidkeedna saasay ahaanay allow Somalia ha kala gooyn
@user-ol7kg4wq2l
@user-ol7kg4wq2l 10 ай бұрын
Hooyada beenta kawase adiga anigaa halkaga kugu dilaye xageed hargeysa ka joogta waar nio ciilan baatey koley amni daro dhulkoodi kaga soo qadey ee nabada hargeysa ku raaxeeyso😂😂
@mohamudmohamedsalad4332
@mohamudmohamedsalad4332 3 жыл бұрын
Soomaaliya Mamul goboleedyada magaaalooyinkeeda ugu amni fiican Puntland 1. Garoowe 2. Galdogob 3. Jariiban 4. Burtinle 5. Qardho Somaliland 1. Hargeisa 2. Burco 3. Boorama 4. Ceerigaabo 4. Berbera 5. Saylac Jubaland 1. Kismayo 2. Dhoobley 3. Baardheere 4. Afmadow 5. Garbahaarey Galmudug 1. Cadaado 2. Hobyo 3. Caabudwaaq 4. Balanballe 5. Dhuusamareeb Hirshabelle 1. Jowhar 2. Beledweyn 3. Buulaburde 4. Mahadaay 5. Balcad Koonfur galbeed 1. Baydhabo 2. Buurhakaba 3. Marko 4. Baraawe. 5. Qoryooley Maamul goboleedkasta magaalooyinka ugu amni fiican waa kuwa aan kor ku xusay waxaa dhici karta Inay jiraan kuwa iga qarsoomay
@mostaphamohamed429
@mostaphamohamed429 4 жыл бұрын
Amiin Hargeisa aad baad u mahadsantihiin lkn mar baan idinka rabnaa in aad kaalinta 2aad 3aad siisaan Somaliland
@liebanahmet8828
@liebanahmet8828 4 жыл бұрын
ManTa wad iga baxsatay hadad Hargieza 1 gelisay
@abdirahmanbarud9560
@abdirahmanbarud9560 4 жыл бұрын
HOYADAA IYO SOMALIA ANAGAA WASNA 💚💭❤ SOMALILAND HABAAR IYO DUCO IYO AMAAN MIDNA UUGAMA BAAHNA CADAWGAYAGA KOOWAAD EE REER QADAADWEYN AAN KUU CAQLI CELIYEE AYAYDAADII 15NAAD OO AAN LAGUURSAN AYAA LA ODHANJIRAY QARANKAN SOMALILAND LAMAANAAN BIXIN SIDIINA QADAADWEYN IYO REER AMIZOM THANKS
@asmaabdi6895
@asmaabdi6895 4 жыл бұрын
Somaliland guul marwalba
@hawahassan2364
@hawahassan2364 2 жыл бұрын
Tnks sxb from somaliland 🦁✊
@maxamuudcalishire8152
@maxamuudcalishire8152 3 жыл бұрын
magaalada cadaado waa magaalada ugu amniga badan gayiga soomaalida
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 жыл бұрын
Hhhhh magaalo maahinee waa tuulo 😂😂😂
@radka_boy7310
@radka_boy7310 4 жыл бұрын
Zxp magalada ugu amniga badan somaliya waa borama wll qli
@mohammedhusseincade1940
@mohammedhusseincade1940 4 жыл бұрын
Ma somaliyaa borama
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
@@mohammedhusseincade1940 maya waa somalilnd
@khaliilak2289
@khaliilak2289 3 жыл бұрын
Hargaysa soomaaliyakamid aha hargaysawaasoomalilaand
@siraadadan850
@siraadadan850 4 жыл бұрын
Alshabaabay lahehiiyeen. OO. Lacagsiiyaan
@abdikarimsubeer8665
@abdikarimsubeer8665 3 жыл бұрын
Hargeysa lambar11111😍😍🥰🥰😍
@nuurqarri1256
@nuurqarri1256 2 жыл бұрын
Ilaahay hana badeeyo dhulka soomaaliyeed oo dhan insha allaaah
@axmedcabdi5571
@axmedcabdi5571 Жыл бұрын
Cawan ayaad tahee soomaalind ka saar soomaaliya
@axmedcabdi5571
@axmedcabdi5571 Жыл бұрын
Soomaalind waa magaalo gara soomaalind ma ah soomaaliya
@captain2684
@captain2684 3 жыл бұрын
Waxad ku Qaldante Ereyga Inkastoo Axmad Madobe gacanta Ku Hayo ma, waraabaa Axmad Madobe Bal ii sheeg
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Maxa hargiesa ugu sheegaysaa somalia 😏😏😅😅😅waa ku sarey subcreb✌😂🤣
@hudayuusuf111
@hudayuusuf111 2 жыл бұрын
Lagu sii qaad ee soomaliland weeye hargaysi ee noo dhig lagu dhufaye ha isku kaaya xoqina😪😪
@xabibtiaxmed8205
@xabibtiaxmed8205 3 жыл бұрын
Waxa tihin dad somalia oo muslim ah wax jabuti ladhoho majiro wax ladhoho somaliland majiran waxanu nahay muslimiin somali aya kanahy alle hana tuso somali oo dhan oo mideysan saan haday kusocoto wadanka oo dhan faqirin ayay noqonayan madaxa aya lacagta cuneyso somalia hormar magareyso
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Gobolada puntuland Garoowe Boosaaso Gaalkacyo Garacad Goldogob Burtinle Bacaad wayn Intuba waa nabad qabtaa ilaahay sharka iyo shaydaankana hakaduwo aamiin dhaha inta igu racsan
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 4 жыл бұрын
Puntland ayaan ahey number1 is BOORAME come on guys
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 ай бұрын
Boorama waa Somaliland
@strongergiijaz9859
@strongergiijaz9859 3 жыл бұрын
Puntland kuli magaloyinkeeda wa amni
@rtmaskagamer8707
@rtmaskagamer8707 4 жыл бұрын
Zxp hargeisa ayaan kaasoo salaamayaa mudane
@mohamedhoussein1148
@mohamedhoussein1148 4 жыл бұрын
Gorowe aya number 1 ah waxan wa qalad brother
@cabdiwaasacaxmed1805
@cabdiwaasacaxmed1805 3 жыл бұрын
Hhhhhh iska hadal uun
@khaalidmustafe4102
@khaalidmustafe4102 3 жыл бұрын
Alleh ayaaa mahadaaa izka leh rabbow nabada noo siyaadi ❤❣🥰💋
@sakariyesuldaan6206
@sakariyesuldaan6206 4 жыл бұрын
Zxp ugu horeyn kala zaar zomalia iyo zomaliland waa kala gaar
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 4 жыл бұрын
Aadbaanu uga xunahay in aad soomaaliya oo ah meesha ugu liidata dhinac a amaanka siiso kaalmaha ugu horeeyo adigoo dhaafay berbera burcoba markale waxaan arkayey adigoo madaarada qiimaynaya oo muqdisho kadhigay ka koowaad iyadoo amnigiisu yahay mid aan laysku ha layn Karin dayaarada lagu qarxiyey hoobiyaal lagu garaaco ciidamona ku wareegsan yihiin halka madaarka hargeysi yahay mid booliis aan hubaynayni joogo habeej iyo maalina si caadi ah u shaqeeyo taasi waxay cadayn buuxda u tahay in soomaaliya tahay meel xaqirta wanaag kasta oo soomaaliland leedahay shacab dawlad iyo iclaam intuba waana waxa aad horumar u gaadhi weydeen hadaydaan runta naftiina u sheegeyn
@bachirabchir7996
@bachirabchir7996 4 жыл бұрын
haku riyoon hargaysa somaliya mahaa
@msa_1439
@msa_1439 4 жыл бұрын
Saxiib siyaasada ha ku mergan Ha ku taaageerina sheegashada soomaaia ee dhulka soomaliland
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 3 жыл бұрын
Wll ha odhan somalia ee somalida dhulalka somalida dhe wll anaga somaliland baa nalaydhaa
@deeqmaxamed1228
@deeqmaxamed1228 4 жыл бұрын
Aaway borama burco iyo berbera
@adenkusow6524
@adenkusow6524 Жыл бұрын
Waad ku mahadsanthy wllkaanaga qliga ah
@zahackahmed1287
@zahackahmed1287 4 жыл бұрын
Hadalka doqoniimada kadaa dhamaan somaliland uma dhigmi karto somalia Somaliland waa dawlada madax banaan ee waxba magaca ha ka dilin
@faadumoismaaciil1585
@faadumoismaaciil1585 4 жыл бұрын
Hhhhh yaab badanaa
@maxamedclahinuux2921
@maxamedclahinuux2921 4 жыл бұрын
Walhi run ka muushegin magaaloyinka ugu amniga fcn 1 hargaysa 2 burco 3 boorama 4 barbara 5 Garawe Walhi waasida magaaloyinka ugu amniga badan
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 жыл бұрын
Maxamed C/lahi Nuux kuli borama wlhi ugu amni badan pro kalinta sadexaad aad galisee
@cabdidulqadircabdilahi7136
@cabdidulqadircabdilahi7136 4 жыл бұрын
Waar waxaaga ma khajilihii naga aamu ma adaa arkayba magaalooyinka amnigaa
@cabdidulqadircabdilahi7136
@cabdidulqadircabdilahi7136 4 жыл бұрын
Borama iyo hargaysa midkee amnisan
@salmoali9105
@salmoali9105 4 жыл бұрын
Muqdisho allow cadowgeeda jabi muqdisho dadban hayasan allow umiciin Aamiin ayaa rabi
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 жыл бұрын
Maasha alaah
@mo_maax2118
@mo_maax2118 4 жыл бұрын
Hargeysa waa casimada SOMALILAND somalia Hanagu lifaqin waanu ka madax banaan nahaY dal gooniYa ayaaN nahaY
@karimnur4547
@karimnur4547 4 жыл бұрын
MAAX PIRLO walaal bahadaba maabka Somalia fiiri hadaad ku jirtaan.. Somalia oo dhan Somaali baa leh.. oo Somaliland Somalia baa laga leeyahay.. puntlandana sidoo kale
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Saxiib Xamar ma meel ka maan xun baa somaliya ka jiraa yaab ka yaabkii dawlada dadkey laaysaa alashaab dadkeey laaysaa tuugta dadkey laaysaa xamar hadaanadf ka dhigin number 5 saxiib wrkaaga wrkaaga waa ka kac
@user-iu8gy8kq7k
@user-iu8gy8kq7k 6 ай бұрын
Viva hargeysa 🎉🎉0k ok🎉
@zakarieabshir515
@zakarieabshir515 4 жыл бұрын
Tnkz waa mglda ugu amniGa garawe
@ahmedilmi
@ahmedilmi Жыл бұрын
3bosaso3❤🇸🇱
@AhmedAli-jh7ln
@AhmedAli-jh7ln 3 жыл бұрын
Waa khalad waxaad sheegesan boorame iyo Burco oo waxadhecen mixed aragtey
@abdiaziiz5820
@abdiaziiz5820 2 жыл бұрын
Hargaysa somaliya ma aha abti Waa casimada somalilaaan Waad lunsntay malaha niyow
@maxamedcabdikarin8428
@maxamedcabdikarin8428 3 жыл бұрын
Mac-hadka AL MUCAAD ONLINE QUR'AAN waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan dadka jecel barashada qur'aanka Iyo culuumtiisa in uu qaadanayo arday cusub ee hore ugaadh. Nagala so xidhiidh Tell: 0634801035. AMA kusoo biir group what's app kan👉👉 chat.whatsapp.com/I52edeBLXWU5CRnS4k57gg
@muhiyadinabshir3943
@muhiyadinabshir3943 2 жыл бұрын
Somalilan amni badan
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 10 ай бұрын
Somaliland 🦁🦁
@csuusibraahim2290
@csuusibraahim2290 4 жыл бұрын
waxd ku leedahy garoowe marmarby kadhacan dilaka qorshay san waxd ilawaday in burco berber boorma anay ka dhicin takle waxd muujisay in aad Somaliland sharftedi mel ka dhacady adigo sharf urdinya somlia wll waxn ku leyhay ka firso in tand falin
@abdikanifarah8011
@abdikanifarah8011 4 жыл бұрын
1 hargya 2 berbera 3 boorama 4burco 5 ceerigabo
@mohameda7585
@mohameda7585 2 жыл бұрын
1. Garowe 2. Qardho 3. Carmo 4. Baran 5. Laascanood Gobol walba 5 magaalo oo amni ah waa laga helikaraa. Lakiin waxaan u arkay gobol walba magaalo bey ku talagaleen in ay kasoo qabtaan.
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 ай бұрын
​@@mohameda7585Laascaanood waa Somaliland ee hanugu soo waalan
@mohaBoss02
@mohaBoss02 4 жыл бұрын
kala saar somalia iyo somaliland dhaman somaliland waa amni magaloyinka shegayso wxa ka amni badan boorama burco berbera mana jiran wax ka dhaca
@rumaanrumaan8165
@rumaanrumaan8165 4 жыл бұрын
Hhhhh yaaa xaqiijiyy
@abiiecreate8980
@abiiecreate8980 4 жыл бұрын
Somaliland ma jirto
@muhammadnuur411
@muhammadnuur411 4 жыл бұрын
ciyàal kàan hargeysa lagu dha lay amni aahesa naa seudha haayen ee facoodha ka hareen somali dhaan kale waxla qab sadha amni afka xala tagine
@salmank2018
@salmank2018 4 жыл бұрын
@@muhammadnuur411 hooyadaa siilkeedi waynaa was ayyow aygu dhalay somaLiland hadaan dhulkeeda ann qodo wxn ka hlyaa lafihii dadkayga reer qarax land
@clrisaaqbarreclrisaaqbarre7266
@clrisaaqbarreclrisaaqbarre7266 4 жыл бұрын
Majiro wax ladhaho somaliland somali waa mid
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Жыл бұрын
Jubada hoose, ma taqaanid ee dadka lagu dilaayo ka hadal. Sidaa darteed dhibaatada ilaa hadda wey taagan tahay, laakiin waxaana ognahay in aadan Dalka waxba ka ogeyn. Meet dadkii lahaa lagu dilaayo, ayaad leedahay waa amni.khasaare Alle hakuugu deeqo.
@cabdiraxmaanaadanibrahim8456
@cabdiraxmaanaadanibrahim8456 3 жыл бұрын
Sowdigi shalay lahaa hargeisa iyo garawe waa meel aan ladegi karin kaliya cida degaan ahaan degta mooye cajiiib
@aaminisma6900
@aaminisma6900 3 жыл бұрын
SOBARO TARIKHDA SOMALILAND SOMALILAND SOMALIYA OO AN JIRIN WADAN AHAYD
@dhemanmuse6889
@dhemanmuse6889 3 жыл бұрын
My city hargias somliland
@dhemanmuse6889
@dhemanmuse6889 3 жыл бұрын
Thanks wllo👍
@mohamedanbe3220
@mohamedanbe3220 3 жыл бұрын
Unsubscribed viva somaliland halagala noqdo subscribta xaguu burciyo boorama kaga tagay
@aragsanabdi5017
@aragsanabdi5017 4 жыл бұрын
Kala guurki mahe kala gurashadii wye garo bro Halked laba wadan iskugu dartay ma maps ka khaldamay Somaliland wa mid Somalia na waa mide 2 countries wye
@amiirinaboqore7501
@amiirinaboqore7501 4 жыл бұрын
Imika ma waxaad iga dhaadhicinysa borama burco ayay ka amaan bdanyihin waxan huba borama iyo burco inay hargiesa ka aman bdnyin
@mohamedawale268
@mohamedawale268 4 жыл бұрын
Xaqiiqda waxba ka qaldan magaalooyin ka amni fiicanbaa jira intaas oodhan intaad tagtay uun ha sheegin
@Calidhoof-rg2kp
@Calidhoof-rg2kp 4 ай бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo dir assl dhalad
@mohamedabdillahi7664
@mohamedabdillahi7664 4 жыл бұрын
Ma waxad noo sheegaysaa in Cadaado, Kismaayo, Jawhar iyo Garoowe ka amni badan yihiin Boorame, Berbera, Burco iyo Ceerigaabo?! Waar yaan lagugu qoslin!!
@naygajr3122
@naygajr3122 3 жыл бұрын
horta garowe wa amni buxa lay inta kale diid Lakn garowe mca wx furasho kama dhacdo wayo wa wada askar Lknzr konfur iney puntlnd iyo somaliland ka amni bdntahy ma aminsni
@muslimbrother8461
@muslimbrother8461 3 жыл бұрын
i am sacad from hargaisa we love you pro.
@hamna5725
@hamna5725 4 жыл бұрын
Hargeysa ilahey ha u siyadiyo horumarka iyo amniga wa maglo aan aad u jeclahy ❤👌
@iidmahamed6939
@iidmahamed6939 2 жыл бұрын
Waa muqdisho
@farxiyafarax8242
@farxiyafarax8242 4 жыл бұрын
Aaamin ale hanobarakeyo magaldayad hargeysa insha alh citirf wano helayn
@ahmed92ludo51
@ahmed92ludo51 3 жыл бұрын
Waa nin maskax badan wxn kaasoo slmy somaliland gaar ahaan caasimada hargaysa
@qarnimedia3110
@qarnimedia3110 4 жыл бұрын
Soomaaliya iyo somaliland kala saar marka hore magaalooyinkan aad sheegayso kama jiraan wax amni ah .marka wll waad Isla Daalaysaa ee marka hore waxbaadh.
@somalilandmahuraan7459
@somalilandmahuraan7459 4 жыл бұрын
BOORAMA HOYGII AQOONTA IYO AMAANKA I LOVE YOU BORAMA SOMALILAND
@zafwanosman4100
@zafwanosman4100 4 жыл бұрын
hargaysa waa somaliland ee somali maha
@rayaankhalid9201
@rayaankhalid9201 3 жыл бұрын
Hey maanta waad riyootay,sowtaad shalay uunlahay,hargeisa iyo garawe waa magaalooyinka aanla degi karin oo qabyaalad xun
@engburco1437
@engburco1437 Жыл бұрын
Somaalilland ayaa layidhaa somalia maaha laakiin waasoomaali
@taybochannal6737
@taybochannal6737 4 жыл бұрын
Guul zxp Somalia shaqadada wado🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 10 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
Gobolkee Soomaaliya ugu dad badan??????
12:13
Somalia Today
Рет қаралды 24 М.