$65,000, Guri nuucee ah ayaad uga dhisan kartaa Muqdisho?

  Рет қаралды 22,028

Jimcaale Deals

Jimcaale Deals

Ай бұрын

Jimcaale Deals wuxuu diyaar kuula yahay xogta Real-estate-ka wadanka. Haddii aa daneyneyso in laguu dhiso gurigaan oo kale waxaa la xariiri kartaa SALIMA ENGINEERING AND DESIGN SERVICES: +252619222117.
Si aad Update u ahaato Please Subscribe dheh Channel-keena.
#Jimcaaledeals

Пікірлер: 46
@denisblacky3400
@denisblacky3400 Ай бұрын
Dadaal adunyo walaga fakerey EE dadaal aqiro halaga fakaro asxabey
@ahmedhassanabdi6502
@ahmedhassanabdi6502 Ай бұрын
Lkn Islaamic Design ma ah qolka fadhiga marka laga hadlayo privacy
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 Ай бұрын
Islamic design na muxu aha qolka fadhiga privacy malaha dadka ka dhaxeya
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 27 күн бұрын
@@aidarussyussuf4028 waxbarta la idinkuma karo
@xasuusin2439
@xasuusin2439 22 күн бұрын
​@@aidarussyussuf4028 adiga ma fahmin waxoo rabay inoo dhaho......qolka fadhiga waxaa laga rabaa inoo kee yahya albaabka sidaa markay marti kuu imaato xaaskaada iyo gabdhahaada isma arkayaan marti da kuu imatay.
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 Ай бұрын
bil kaddib 3 guri inaa dhistaa rabaa kun shillina ma haaysti ilaaheey ha ii rumeeyee❤😂
@hamdimeyralle3640
@hamdimeyralle3640 Ай бұрын
Me 2 ducada igu soo dar iinshallah
@guuldoon1
@guuldoon1 Ай бұрын
Kkkkkk allah lu fududeeyo
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Ай бұрын
Illaahey riyadaada ha kuu rumeeyo
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 Ай бұрын
@@maryamhassan8093 aamiin abaayo adigana siidoo kale
@mujahidaali1259
@mujahidaali1259 Ай бұрын
Masha Allah Soo sheeg shirkadaan meel lagala xiriiro
@FatFever
@FatFever Ай бұрын
Weli ma arkin Qof ka hadlaya mowduucyadan Oo kale, Soo badi qarashaadka Guryaha ku baxo waxa Loo qariyo maba fahmin anigemahadsanid jimcaale
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Ай бұрын
Maashaa allaah dabaqsuge 65kun ah aad buu ufiicanyahay hadii ay runtahay in qalabka dhisma ha uu fiican yahay oo ilaa 4dabaq lasaaran karo ama ilaa ya
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Mahadsanid
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 25 күн бұрын
ManshAllh, it is beautiful. I would love to buy it, but Muqdisho has a lot of problems. Meel layskuhalankaaro maa, aaha shirgadiinuh Garowe maaykaah dhistah?
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 27 күн бұрын
guryahan cariiriga goorma umada laga dhaafa aduunka saan meel lo dhiso maleh 20 20 aaba yareed 20 15 aaba no keenteen raga guryahaan dhiso lacagaha ee ka faaiidaan iyo qolalkaan yar yariiska hal sariir kaliya buuxineeyso isma qabato dadka somalida wa dad masaakiin wax yar hadii lo qurxiyo dhaldhalaalkaas wa lagu gaadi kara qoysaska somalida inta badan guryaha waxa ku nool 10 qof iyo ka bdn gurigaan cariiriga ma qaada intaas
@hodanaden6681
@hodanaden6681 26 күн бұрын
Waxan arkay 20 15 9 qol laga dhisay dhor musqul iyo 2 jiko waxi dhaan wala yar yarey
@anwarawad-zl8fd
@anwarawad-zl8fd Ай бұрын
Masha Allah. Waa guuri aad uqurux badan. Saqafka kor ma Shub miya?
@mursalcismaan7692
@mursalcismaan7692 Ай бұрын
Haa waaba dabaq suge ayuu yiri
@RamadanMarket-ml1fk
@RamadanMarket-ml1fk Ай бұрын
65k dhismaha iyo qalabeynya miyaa ?
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x Ай бұрын
Thanks
@kaafi4296
@kaafi4296 Ай бұрын
Shirkadan magaceeda iyo mesha ee joogan
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 Ай бұрын
Eebow manoo sheegi kartaa farqiga u dhexeeyo guriga dhex kadhiska ah iyo midka aan eheyn iyo saameynta eey kuyeelaheyso qiimaha lagu dhisaayo? Waa maxay Jibsan boord? Shirkadaan magaceeda manoosoo qori kartaa? Shirkadee ugu fiican gurya dhisida? Mahadsanid mudane
@NOf_x_x
@NOf_x_x Ай бұрын
Shirkada: salimaservices Mogadisho,hodan
@saamimohamedshariif8009
@saamimohamedshariif8009 28 күн бұрын
Macal dhulka m8yaa qarashkaas mise dhismaha kaliya?
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 21 күн бұрын
Color ka yellow ka ah ma fiicno. Color ka iyo light ka aa halenayo. Inta kale wa qurur
@user-lx4nx2wp9d
@user-lx4nx2wp9d 21 күн бұрын
Colorada aad bey ubadan yihiin
@suadsalaad1418
@suadsalaad1418 25 күн бұрын
Waa yeryahey 20x20 waxii kayer
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Ай бұрын
Qolka shaqaalaha maxaa banaanka loogeeye waa dhaqan xumo waxaas respect the maid
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan Ай бұрын
Haa sxb waa dhaqan xumo. Nairobi aa waxa ku arkay shaqalo jikada laseexinayo waa damiir xumo waxas
@thabit21s58
@thabit21s58 Ай бұрын
Saasaa u fiican ayada iyo raga gurigaba leh sababtoo ah waaa kala ajanabi qofwaliba markuu guriga qeebtiisa kajoogo waa inuu raxeestaa.
@Inaabdullaahi319
@Inaabdullaahi319 Ай бұрын
Shaqaalaha ma family ayey ka tirsantahay
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 Ай бұрын
@@Inaabdullaahi319 soo binaadam maaha maxaa banaanka ugeyneysaan haduu arzaaqada Allah kuwaasiciyo dadka laguma duleysto
@ahmedjamacyusuf9701
@ahmedjamacyusuf9701 Ай бұрын
Dhulkaba intaas ka badan xmr😂
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Ай бұрын
M.a xaguu ku yaala
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Ай бұрын
Muustikada ka daaya muuqaslka
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 Ай бұрын
Heersare
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Fadhiga mafiicna guriga lasoo galaba laga bilaabayo umadoo dhan maantoo dhan isdhexmara miyaa meeaha ma suuqbaa mise in lagu nasto ,qof kaliaya oo marti laheen waa ok ku yahay
@Inaabdullaahi319
@Inaabdullaahi319 Ай бұрын
Umada is dhex mareyso maxa waaye meesha suuq miyaa guriga hal family ayaa loogu tala galay
@ismailSoomaali
@ismailSoomaali 25 күн бұрын
Labada guri miyaa 65k ah mise halkii guri aya 65k ah Walaal noo faahfaahi
@munaahmed6976
@munaahmed6976 Ай бұрын
Fadhiga kaliya dhowr iyo afartan meter ka badan ayuu dhahay 😂 guriga dhan ayaaba 15/20 ah guriga oo dhan isku wareeg waa 35 meter🤣🤣
@halimoabdullahi5463
@halimoabdullahi5463 Ай бұрын
Guri hoos baqaar 3 qol ah kor labo dabaq meeqo ayaa ku kaceyso
@abdullahidahir2840
@abdullahidahir2840 25 күн бұрын
guriga armajada lagudhiseen mxa wye
@hassanteetano5736
@hassanteetano5736 Ай бұрын
65000 oo dhulka ka banana
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g Ай бұрын
Meeqa qol
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 100 М.
Qiimaaha Dhulalka iyo Kirada Guryaha Degmada Wadajir || GUIDED TOUR ||
13:47
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 42 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 39 МЛН
Qarashka kaaga bixi kara dhismahaaga | $63,000.
5:26
Jimcaale Deals
Рет қаралды 7 М.
marabtaa inat dhisato guri qurxoon?
8:05
midnimo construction
Рет қаралды 157
Muqdishada Cusub 2024 / The new Mogadishu Somalia 🇸🇴
6:16
M.A CHANNEL
Рет қаралды 11 М.
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Universal TV
Рет қаралды 422 М.
Imamkii Trump dhabarkiisa taagnaa oo la waraystay
5:30
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 24 М.