Qof mar kula Hadlaya marna ka amusaya !! Sidee loola Dhaqma mar la arag | The Coquette

  Рет қаралды 58,005

Salim Omer

Salim Omer

Жыл бұрын

salimomer.thinkific.com/cours...
IS DIWAN GALI
Macluumadka koorsada
Hadafka Koorsada:
--- Inaad ka baxdid ku tiirsananta jaaniska, aad u heshid jawaab maskaxiyan sababta ay dhaqamada dadka ukala duwanyihiin xiliga Hasaawaha.
Qiimah:
20$ hal mar kliya.
No of Lessons:
70 Total
20 available NOW
10 cashar asbuuc kasta.

Пікірлер: 186
@safioliiban6840
@safioliiban6840 Жыл бұрын
Zxp pagekaga manta igu horeysay wax badane waan ka faaiday aad Ayan kaga mahad celinayaa waxad aad ugu shekeysay qofkii aan inbadan ku warersanaa 😮 masha Allah ❤
@Quranly
@Quranly Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@aishaaadammohamed8788
@aishaaadammohamed8788 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@SahraCabdi-if8ys
@SahraCabdi-if8ys 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad🥰
@drsziizuumohammed
@drsziizuumohammed Жыл бұрын
Thanks ustaad 😊 mar la arag 👋
@kassimegueh-3077
@kassimegueh-3077 Жыл бұрын
Thanks teacher
@xasanmalay3390
@xasanmalay3390 Жыл бұрын
Thanks teacher ❤
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj Жыл бұрын
Shukran aboweh keep up🤍🤞❤🙌
@hafsahaji168
@hafsahaji168 Жыл бұрын
Thank you 🎉🎉
@hodhanabdullahi3005
@hodhanabdullahi3005 11 ай бұрын
Thanks wll
@anisoali3680
@anisoali3680 5 ай бұрын
Thank you so much
@amiiraabdirahman8560
@amiiraabdirahman8560 Жыл бұрын
Mahdsanid 😍 wllky wax badan ka faaiday ❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 11 ай бұрын
Mashallah barakallahu fiki runahanti dadk wax nafahasiyo wa lobahanyahay marki hore ayub axmad o kaliya aya nofidey jiray mahasanid walalkey jisakallah
@user-qy1il5be6i
@user-qy1il5be6i 2 ай бұрын
Saalim mahadsanid wlhy qofkan wan arkey wan ku wareeray
@maankacade6954
@maankacade6954 Жыл бұрын
Wa mowduc Muhiim
@HamdiMustaf
@HamdiMustaf 10 ай бұрын
Mahasanid macalin
@maankacade6954
@maankacade6954 Жыл бұрын
Mhadzanid MocaLim Salim 😗💯💯
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Mashallah sxb waanku slmy
@sharmarkitahliil1399
@sharmarkitahliil1399 11 ай бұрын
Runtii wxd tahay you are wonderful person
@AmiiraStyle-b7l
@AmiiraStyle-b7l 5 күн бұрын
Haasa wanaag ayaaba nahay qofkaan wallahi inaa xifdisaaba u malesa
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj
@UmulkheyrCabdiwelipv8uj Жыл бұрын
Mowduuc in bdn aan raadin jiray 👌
@naajix3424
@naajix3424 Жыл бұрын
Marka hore waanku salaamay teacher Dabeecada noocana ma layska badali kara
@bilanahmed5816
@bilanahmed5816 Жыл бұрын
Mahadsanid sii daa ha cararee ayaan ka helay lakiin macalin markuu soo noqdana hadaan laba so dhawayn oo loo juuqin ka waran ileen nolol maaha I caydhsee
@faisoafyaretv2495
@faisoafyaretv2495 Жыл бұрын
Mahadsanid wlhin dhibkan anuba I haystay xalka waban laaa 😮
@halimoyusuf7750
@halimoyusuf7750 Жыл бұрын
Mashallah
@adnaibrahim143
@adnaibrahim143 Жыл бұрын
Mansh allh wllo😘
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 Жыл бұрын
Mashallaha shukaran
@sahromacalin1575
@sahromacalin1575 Жыл бұрын
Mahdsenid ustaad Qofkaas astamihisa oodhan waad sheegtay muddo badan Baan la socday wlhi waan Ku warersanaa lkn hadaan helay xalkii tnks
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Waa Alllahmahadi wll ina heshey xalka
@nuurcadaawe5095
@nuurcadaawe5095 Жыл бұрын
Tnks wll
@fathiaabdi3755
@fathiaabdi3755 Жыл бұрын
Wll asc waligy wan ku dhagsnjry wana ku jecla lkn kuma arak mata ka hornaa subxanalah cod gaka ayan grty 😢😢
@user-oy7de5cp6x
@user-oy7de5cp6x 8 ай бұрын
Thenks wllky aniga arintasi igu dhacada marka hore jacayl balay tusa ahadana walaga gosta aymao kadibana laso labanaya isgeg sidan isaga jarilaha
@khasanoabdiabdullahi2189
@khasanoabdiabdullahi2189 Жыл бұрын
😂😂magacyada iga gadan aaad ubixisey Salimow💫
@user-zh9ub2df7p
@user-zh9ub2df7p Жыл бұрын
Video kan waa mid i an facay Mhdsanid
@nimcoabdullahi4410
@nimcoabdullahi4410 Жыл бұрын
Noo Soo Badi plz❤😊
@user-gs5kl1lp9s
@user-gs5kl1lp9s 11 ай бұрын
Walhi anig eh qofkan oh kale😊
@sacdiyaabdi9118
@sacdiyaabdi9118 Жыл бұрын
Qofka xariirka igala dhaxeeya ayaa ah Mar la arag marna wuu faracsan yahay marna wuu aamusan yahay sida aad ka dhawaajisay haduu tagana sooy ayan dhahaa haduu imaadana normal ayaan iska ahay talooyinkaga aad ayey ii anfaceen🤍
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc Жыл бұрын
Seam wllh waa isku dabecad
@iqraaxmedsalaad-cb7cf
@iqraaxmedsalaad-cb7cf Жыл бұрын
Wax badn kaa Faiday ustaad
@saammu8231
@saammu8231 8 ай бұрын
Walal wax aad u bdn aan ka faaiday. Jisakalah qer ❤
@ayanosman4841
@ayanosman4841 Жыл бұрын
Kuwas wa iso marn lkn aqon uma lahyn mahdsanid ustada 🙏
@user-uv6hr8rp9t
@user-uv6hr8rp9t 11 ай бұрын
Ani xa ilaso xariiri weyday Ana ku shegi laha
@fuaadlaska1471
@fuaadlaska1471 Жыл бұрын
hhhhhhhhhh waaa xaqiiiiq sxp keep going
@tigowofficial9708
@tigowofficial9708 Жыл бұрын
dhaamaan dabeecadani, aad shegtay waan ahay. 😅😅
@sopmaliya4381
@sopmaliya4381 Жыл бұрын
Runkasheeg ❤❤❤❤
@muunaclaahi703
@muunaclaahi703 Ай бұрын
Mahadsanid wlll wan wareersanaa lkn waxbadan ayaankaa faiday manta igu horaysay page kaga
@AminaIsmacil-dm6bq
@AminaIsmacil-dm6bq 8 ай бұрын
Waa ani kaasi sxb yaa iikasheegey
@yaasmiinabdihakim6803
@yaasmiinabdihakim6803 Жыл бұрын
Sidee ugu so biiri karaa course yada wllo bal iso sheeg plz
@sharmarkitahliil1399
@sharmarkitahliil1399 11 ай бұрын
Wllhi wan.dhartey. wxan lagurasan waye wamid caraka ah
@HalimaCabdicasis-zd1zt
@HalimaCabdicasis-zd1zt 4 ай бұрын
Walalow xage kala so xirira plz
@salmaqurux6834
@salmaqurux6834 Жыл бұрын
Ustaad dabeecadahaa sheegeysid dhan waa qabaa🥲 Sbbta uku weyn usameenayo waa in liika xiiso dhicin🥲 Xalkeyka mxaa wyo🥺
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
sxpow ha caajisin soo badi
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Inshallah
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 Жыл бұрын
Waad salaman tahay marka hore ustaad, secondly waxaan ahay qof aad kuugu xidhan oo casharada psychology aad u xiseeya, so that aniga Siday ila tahay codku aad buu u gaaban yahay, intaas ka dib codsi ahaan please bal aalada aad istimalaysid check up xaga volume ka, thanks
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
microphone ka aya iga xun. mid yara qaali ah ba jira aan u save greenayo inan so gato inshallah wll
@hassanabdirahmanharbi8778
@hassanabdirahmanharbi8778 Жыл бұрын
@@SalimOmer alright waan grty bro, Allah ha kuu fudaydiyo, Thanks again your feedback 🙏👍
@SahraCabdi-if8ys
@SahraCabdi-if8ys 3 ай бұрын
Sababtay dadku u jecelyihiin qofka noocana ayaa ah Inuu marku qofki tago oo uu soo laabtay waxa mesha imanya xiisihi aad qofka u qabtay mid ka sii badan marka sida darteed ayey dadku u jeceyiin
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 Жыл бұрын
😅😅 Mar la arag 🥰
@user-pz9to9si6e
@user-pz9to9si6e Жыл бұрын
Wan arkay anan dhibsaday runtii inan go aanka Qatanan raba insha Allah ilahay ha ifududeyo
@iqroabuukar6552
@iqroabuukar6552 11 ай бұрын
Anigaba wey i heysataa go aan ka qatay lkn alx
@luulhassan68
@luulhassan68 11 ай бұрын
@sahrah9372
@sahrah9372 Жыл бұрын
Dadka dabeecadaHanleh waamunaafuqiin dadka qalbiyadooda ayey ku ciyaaraan hadaad usheegto hadalkii ilahay waxay kutusayaan inayna aaminsanayba.
@inayusuf3614
@inayusuf3614 11 ай бұрын
Wll xaage lagaala so xariirkara
@quenmelyuun1698
@quenmelyuun1698 Жыл бұрын
Sidee laysaga goyn karaa marka wllo
@katiomarfarah4524
@katiomarfarah4524 Жыл бұрын
I'm coquette
@ayanita124
@ayanita124 11 ай бұрын
waan la kulmay lkn naftayda oon ixtiraam u hayo awgeed wn ka saaray list gayga
@inisa.ahmett
@inisa.ahmett 4 ай бұрын
Wlhi qofkan waa aniga lkn waligey isma badali dono sbbto ah ma rabo xirir dhab ah iyo jaceyl dhab ah kaliye waxan raba in an ku nolado nolal dhab ah kaligey
@user-qy1il5be6i
@user-qy1il5be6i 2 ай бұрын
Waxbadan ban ka faidey qof sidan ah ban arkey
@fatumaosman4305
@fatumaosman4305 Жыл бұрын
As
@abdallaatoosh3024
@abdallaatoosh3024 Жыл бұрын
Codka hagaaji , Muuqaaladana soo gaabi Thanks
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Muqaalka maxay ku xiran thy macluumadka an so gudbinayo lkn codka ina microphone fican so gato aya iga xinta inshallah
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Жыл бұрын
​@@SalimOmerfariid😊
@walalnurio7756
@walalnurio7756 Жыл бұрын
Mar la arg 😖
@nuoraddiin4807
@nuoraddiin4807 5 ай бұрын
Wa Aniga😂
@umumaxamedaamiin1050
@umumaxamedaamiin1050 Жыл бұрын
✋🤙
@faizamohamed-zm2vs
@faizamohamed-zm2vs 4 ай бұрын
Xili an ubahana ban la kulmay cashirkan , mhdsnid ustd si wlbo an ugu xiiso wan isgiijiya ma raadiyo tasa ku ronahay , igijiskeygi wasi dhuuqsaday 😅
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Yartayarta,
@somaliwiil6072
@somaliwiil6072 Жыл бұрын
Calaamadan anigaa isku arkey wll?
@hipakahmed4144
@hipakahmed4144 Жыл бұрын
Marla arag waa dad fican on kamid ahey shekda ngdhamata hdlka padan majeclin wa dad horumarey😭😂♥️
@hyunabe
@hyunabe Жыл бұрын
Wa idin haya bila kalsoni aya thn
@Vanilla877
@Vanilla877 Жыл бұрын
Anba wn ma mid ahy dadkaa😂de mrkan amusno hadalk ba naga dhamaday oo wanu caajisnay🎉
@mukhtaarmuuse7383
@mukhtaarmuuse7383 Жыл бұрын
Hor iyo daba diid baa ladhahaa qofkaas
@user-pn2fz2yt8f
@user-pn2fz2yt8f Жыл бұрын
Hhhhhhhh
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 Жыл бұрын
Wllo kwrn dadka jecel iney bartan dadka kle lkn aaan jeclen ayaga inla barto
@AminaIsmacil-dm6bq
@AminaIsmacil-dm6bq 9 ай бұрын
Sxb kay kashifin kasi
@diaatik9022
@diaatik9022 Жыл бұрын
Toxic people baa la dhahaa hadaa dabeecada aragto runtii dhib badan ayuu kuu horseedayaa ka carar naftaada badbaadi
@5_STAR_83
@5_STAR_83 10 ай бұрын
Mahad sanid wall❤
@sadamdawud2916
@sadamdawud2916 Жыл бұрын
Codkana point muhiim waaye io qaabka soo jeedinta Codkaga kor uqaad
@darbaystemohamed5774
@darbaystemohamed5774 Жыл бұрын
😂Aniga ah qofkan wlhi
@munacabdi7816
@munacabdi7816 Жыл бұрын
Anaa ah waxaaso dhaaN zbbtana maqano?#
@filsanfilsanmaxamed22
@filsanfilsanmaxamed22 Жыл бұрын
Nin Ayan xidhiidh lahayn mudo 5sano ah wuxuuna ahaa Qof marna isoo xidhiidhiya marna iska taga bilaa sabab Alxmdullilah hada go,aanka gaadhay ilaa iyo hadana wuxuu rapaa inuu igusoo noqdo ana wanka diiday
@ayankhalif4504
@ayankhalif4504 Жыл бұрын
Waan ku jiraa
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
oooh! sidee wye wll
@mushtakabdulkadir3153
@mushtakabdulkadir3153 Жыл бұрын
Aad ayad umahadsanthy wll waqtiga u bahna aya video gan so galisay
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
waa Alx wll
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
waa Mushtaq miyaa. wan ku salamey
@mushtakabdulkadir3153
@mushtakabdulkadir3153 Жыл бұрын
@@SalimOmer Haa wll waa aniga Sidokale waa ku salamay
@guletosman6880
@guletosman6880 Жыл бұрын
Nio anaa arkey gabar nuucaas udhaqanta oo mar ixtiraam iyo daneyn fara badan iimuujisa kadibna mudo iga gaabsata hadana soo noqota marka waa ku wareray saan ula dhaqmaa fahmi wayey sxbow
@Qamar________hussein..2
@Qamar________hussein..2 Жыл бұрын
Qof kan laga hadlaayo waa aniga dabcigaas anigaa leh NAFTEYDA MAXA KU CAAWIYA😶
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Mawduuca laf tigiisaaba mar la,arag ah 😅😅
@nanabobo1167
@nanabobo1167 4 ай бұрын
Qofka aan hada la hadlo aaba dabeecadiisa saan tahay
@Cawosalleban
@Cawosalleban 4 ай бұрын
Waba aniga qofkaas ad ka hadlayso😂
@aishaaadammohamed8788
@aishaaadammohamed8788 Жыл бұрын
Qofkaan laga shekaynaya anigaa soo arky , astaamihiisa waxba lagama tagin.
@sahromacalin1575
@sahromacalin1575 Жыл бұрын
Waan kula arkay abyo dhib Ku qabay
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Wey buuxan wll
@aishaaadammohamed8788
@aishaaadammohamed8788 Жыл бұрын
@@SalimOmer mahadsanid wll
@user-zg1lx4ev3e
@user-zg1lx4ev3e 10 ай бұрын
Waan la kulmay
@maxamedak3213
@maxamedak3213 7 ай бұрын
Team iisooradi🥹
@yazircamalow953
@yazircamalow953 Жыл бұрын
Ustaad mahad sanid
@Farhiyonuurmaxamud-gm1lq
@Farhiyonuurmaxamud-gm1lq Жыл бұрын
Midka kowad 😢
@muuseismaaciil3242
@muuseismaaciil3242 Жыл бұрын
aniga inad iga hadlesid umaleeyey kkkk
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Dad sidaas ah waan arkey aamuskuna waa ku badanyahy dadkaas ,Mahadsanid ustaad lkn seeh lola dhaqmaah ???
@sahromacalin1575
@sahromacalin1575 Жыл бұрын
Markuu kaa aamuso habceyrsan oo adna ka aamus asagaa Ku soraadine sugo
@IfrahMoha-dr5lc
@IfrahMoha-dr5lc Жыл бұрын
​@@sahromacalin1575 anayba ihaysata hada 😢
@firdosacabdi8028
@firdosacabdi8028 5 ай бұрын
Casharkani waa ficanhy dadkan casharo badan kaso diyaari mahadsanin
@bintumaxamad1693
@bintumaxamad1693 11 ай бұрын
Qof sidaas baan la kulmay markuu soo jeedo wax ka fcn maleh marka kle neh waa mar la arag qalbigoo iga xaday sideen oga rebtaa😢😢 ila soo taliya
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 11 ай бұрын
Anaa war kuu haayo
@bintumaxamad1693
@bintumaxamad1693 11 ай бұрын
@@xamdaqaali9207 hye isii
@asmamaxamud-nf8mz
@asmamaxamud-nf8mz 6 ай бұрын
Wlhi Kula mid baan ahy💔😭
@Dausdagan2020
@Dausdagan2020 22 күн бұрын
Ani xitaa xal ma heshay abyo
@sharmarkitahliil1399
@sharmarkitahliil1399 11 ай бұрын
Video inandawado rabi aya mahad le anigo inan gudbo rabo ayan is dhahay bal.iska.dawo.lakin wxn filen ayan lakulme
@hindacadar1116
@hindacadar1116 10 ай бұрын
Anaaba iga Hadashay wallky qofa waxaan ku abuuraa jacayl hadana waa ugaa biyaa seen yeelaa
@nurfunny6411
@nurfunny6411 6 ай бұрын
Lugooyo aa tahay
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Wan la kulmay qofkan oo kale Wana kala tagnay
@iqroabuukar6552
@iqroabuukar6552 11 ай бұрын
Alx ane iheysataa🥲🥲
@faadumomaxamed4159
@faadumomaxamed4159 Жыл бұрын
Waan la kulmay lkn ma ihi ani
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
wa arinwngsan wll
@youngkillermb7422
@youngkillermb7422 Жыл бұрын
ustad qofkas ad shegesd wa anigo biyo ismarin 😢 pls xalka iisheg saan xal maaha wlhi
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Mxa ka cararta oo kugu klifa ina sameso dabecadan
@user-zh9ub2df7p
@user-zh9ub2df7p Жыл бұрын
😂😂😂 ii weydiibo waxay ka cararaan yaabaye
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 5 ай бұрын
Shayddaan baa ceersada kaligood😅
@ileysonlineacademy8314
@ileysonlineacademy8314 Жыл бұрын
Salim qof xarir idhinka daheeyo sidhy looga dhigaa qof calkaga jecladho
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Qofna maka dhigi kartid inu callkaga jeclado. Ee suashu waa “ maxa qof aan kuso jeedin ku agdhigey ? Ma aaminsani iney jiraan wax aad sameen kartid ama dhihi kartid oo qof kasi jeeda an kuso jeedin kartid. Adigu qiima leedahay. Wana nooc daciifnima ina qof arki wayey qiimahaga ina isku daydid ina tustid. Qof qiimaha arki waya. Diyaar uma aha inu arko si kasto aad isku daydid. Wxa rajayn iney jawabta aad radinesey at thy.
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
​@@SalimOmer jawaabtaada ilin ba iga soo daadatay yaa raabi qalbiga ii qabooji 😢😢😢
5 LUUQADAHA JACAYLKA | FAHANKA SIRTA HASAWAHA
8:05
Salim Omer
Рет қаралды 12 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 149 М.
2 FARSAMO ISTICMAAL: DADKA WAXAA RABTID KA HEL | PSYCHOLOGY
11:10
sideen isku baray luuqada English-ka
19:23
Zuhours
Рет қаралды 511 М.
Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret
14:35
Salim Omer
Рет қаралды 46 М.
QOF KA DUWAN DADKA NAFTAADA FARXADEEDA
8:54
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 433 М.
Quraankaad Xifdisay Sidee Loo Sugaa ? || Sh Xasan Axmed Jamac
7:14
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 16 М.
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 74 М.
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН