No video

Aaden Galaydh iyo Sahra Kiin || Wakiil Caashaq || Xusuustii Cumar Rooraye iyo Saado Cali

  Рет қаралды 779,456

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

3 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 150
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
InTa jecel Nebigena muhammed scw Rabi hanaga dhigo dadka maalinta khiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin
@sacdiyoabdisaid9290
@sacdiyoabdisaid9290 4 ай бұрын
as c
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Midhihii maxamuud cabdillahi sangub codadkii cumar hassan rooraaye iyo saado cali warsame ruwaayadii xuskii jacaylka rabbi swt sangub iyo saado cali naxariis waasaca ha ugu deeqo cumar xasan rooraaye cimri dheer iyo cibaado suuban meel qurux badan iyo fanaaniin yaryar oon midhihii ku ciyaarin oo si sharafle u qaaday
@itsasav2542
@itsasav2542 3 жыл бұрын
Qaaàaàà1à¹a2
@munaahmed7416
@munaahmed7416 3 жыл бұрын
Naag isaaq ah walee labis iyo xarago laguma gaadho👌❤️❤️
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 3 жыл бұрын
Oo aad wax aanan macno lahayn faaninaysoba 🤣🤣🤣 naag waa naag sariirta ayana sheekoblagula wadaagaab
@warishassan7907
@warishassan7907 3 жыл бұрын
Dirac yellow Iyo blue with white scarf Ayeey dhiiqada Ku dhax qabtaa🤣🤣😂
@kinsixasan4745
@kinsixasan4745 3 жыл бұрын
@@mdmeelcad4526 ))
@kinsixasan4745
@kinsixasan4745 3 жыл бұрын
@@mdmeelcad4526 ))
@jiijoabshir7721
@jiijoabshir7721 2 жыл бұрын
@@mdmeelcad4526 0
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 3 жыл бұрын
Waaaaw meeshu qurux Badanaa allaw SOMALILAND isha Nacapka Nooga Ilaaali ❤❤❤
@boqoradasomaliland5695
@boqoradasomaliland5695 2 жыл бұрын
Aamiin 🥰♥️
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Heesta waa ku dhaweeyen rumtii Sahra kiin keep going iyo wiilka ba balse Aniga heesihi hore like sahra dawo khadro Dahir hal gabar ayan Arkay oo si fcn u keenta bartodana dhigta masha Allah muna xidigta aya la dhahaa gabadhaas sido kle gabar kale aya jirta ayana oo keentay labo heesood oo midna saado cali leheed midna Saynab cige maxamed gabdhas waxa la dhahaa xayaad xikma
@samsamadam9641
@samsamadam9641 3 жыл бұрын
Wow yaa salaam eash calaa heestii saado iyo bahalkii waad keenteen say tahay quruxda meesha iyo dhalinta labiskooda waa isku soo baxeen iyo yarka labaad ciyaartiisa heesta wad copy gareesen si fiican this is one one of my favorite songs wen I was teenager in somalia dharkaan ku dhaqan jirey hhhhhjj 🥰😍🤩💛🤎🖤🤍💛🤩❤
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto saado cali rooraye iyo singub oo eryada lahaa❤🤲
@azmitacawil6430
@azmitacawil6430 3 жыл бұрын
Goobtan halay sheego Amazing place wlhi❤
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Dawga dacrbudhuq
@nimcanabdullahi3488
@nimcanabdullahi3488 3 жыл бұрын
Masha Allah dhulku qurux badanaa
@axmedhiis9308
@axmedhiis9308 3 жыл бұрын
Lapadan fanan top weeye codkoodu eshcaala fananin adaan galayidh vs sahra kiin hore loo soconayaa
@ubahabdi6408
@ubahabdi6408 3 жыл бұрын
Mash allh meeshu adb quruxu badantahy
@farxanyusuf3726
@farxanyusuf3726 3 жыл бұрын
Ma sha allah
@raxmarandaofficial3130
@raxmarandaofficial3130 3 жыл бұрын
Xasuustii Rooraye iyo saado cali
@munaahmed7416
@munaahmed7416 3 жыл бұрын
Masha allah inadertay qali kahra kiin axmed caalin 🥰🥰
@samatarabdiosman3901
@samatarabdiosman3901 2 жыл бұрын
My friend say astaqfuru Allah.
@se1059
@se1059 3 жыл бұрын
Wow the view is breathtaking also fanaaniinta waan ku haysta hore u socda
@mowlidali5654
@mowlidali5654 2 жыл бұрын
From wajir county northern Kenya I love Somali weyn dagodia greeting u guys
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 Жыл бұрын
🥰🥰🥰
@darajotube7597
@darajotube7597 3 жыл бұрын
Horay u soco
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
🤝🏼Daadmadheedh waa barwaqe madheedhki maso goaay🙉
@darajotube7597
@darajotube7597 3 жыл бұрын
Galaydh waan ku wataa nin culus
@drhafsa4220
@drhafsa4220 Жыл бұрын
Still favourite 4oct 2022
@betranuor5456
@betranuor5456 3 жыл бұрын
Woooow eesh calaa hees
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 3 жыл бұрын
Quruxda Qaygaa I Qancisaye Heestaba Maan Maqlayaa
@jamakroperto6510
@jamakroperto6510 3 жыл бұрын
Adan galeyph kep going
@omarzolaph9069
@omarzolaph9069 3 жыл бұрын
adaan galaydh hore usos co
@nadiiracraxmaan6052
@nadiiracraxmaan6052 3 жыл бұрын
Mzha alllh quruxda mezha ad ku qadayzaaan
@ugaaska1
@ugaaska1 3 жыл бұрын
Top desing Top area Top project Amazing But don't video maker that is stand up behind the musician group becouse don't like this situation
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
Xzuuztii cumar xazan roorayeH iyo zaado cali Heez qaliya weeeye wyna ku zoo dhaweeeyen❣💔💫
@abdijabaryusuf2812
@abdijabaryusuf2812 3 жыл бұрын
Wiil waal
@HassanAli-zl3hp
@HassanAli-zl3hp 3 жыл бұрын
Sahra kiin axmed calin bedelkii sahra ahmed iyo kinsi xaaji iyo khadra dahir
@abdifataahali3216
@abdifataahali3216 2 жыл бұрын
✅✅✅
@sadiqhersi5968
@sadiqhersi5968 3 жыл бұрын
fav song. Sad Cali we miss u Habo😍
@munamuna3686
@munamuna3686 3 жыл бұрын
Mashalaah mashalaah ilaheye haa noo siyadiyo amiiiin ❤️🙏👏👍✌️👌🌹💕🌹🌹😘💚
@najmasiciid-jh1mp
@najmasiciid-jh1mp Жыл бұрын
Mash allh
@kiinadan7291
@kiinadan7291 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ smls
@khadrayuusuf2209
@khadrayuusuf2209 3 жыл бұрын
Masha allah dhulkaygii wan so socdaa alle ha i nabad keeno insha allah
@hodanhassan8173
@hodanhassan8173 3 жыл бұрын
dooxii hargaysa miyaa tolow mesha saan uqurux badan
@oraahsamelyrics9357
@oraahsamelyrics9357 3 жыл бұрын
HeesaHa Nuucaano Kle Ah Oo LaGu XifaaLtamaaYo MXaa BeRyahaN LowaayaY
@ubahomer2468
@ubahomer2468 Жыл бұрын
Maasha Alla quruxda gabadha, color ka diraca iyo goobta way isku soo baxeen
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 3 жыл бұрын
Waw
@amkjy
@amkjy 3 жыл бұрын
Wow heestu iguma socoto ee quruxda dhulka Ayan Ku haysta waxan uu malaynaya waa dacar budhuq
@Khadar_Keeyow
@Khadar_Keeyow 2 жыл бұрын
Khadar Boy
@dekahaji
@dekahaji 3 жыл бұрын
Barteedi ayey dhigeen 💯
@kaliddooska3940
@kaliddooska3940 3 жыл бұрын
Heeso labadani codmacana Oof caleg🤙🤙
@udhalashonetwork8169
@udhalashonetwork8169 3 жыл бұрын
Hesta horaa loo qaday ee sheega fananinta hore ee qaday pls give credit ... thanks
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Cumar xasan rooraaye iyo saado cali warsame midhihii maxamuud cabdillahi sangub ruwaayadii xuskii jacaylka saado iyo sangub naxariisto waasaca rabbi ha ugu deeqo
@highvisionhacking4149
@highvisionhacking4149 3 жыл бұрын
🔝 🎶 DIGAALE YARE
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 3 жыл бұрын
Goobta lagu duubay woooow wlhi dhukaygiii hooyo 😪
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Dadkii qaaday weey dhinteen waana la wada ogyahay illahay ha u naxariisto 🙏🙏
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 3 жыл бұрын
@@sumadqaran saado Cali baa dhimatay ee cumar xasan rooray wuu nool yahay hargeysa buu Ku nool yahay
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
@@cismaancabdi2818 thank you walal.
@camaaroffcial2007
@camaaroffcial2007 3 жыл бұрын
heestan ani o yar ban dhegaysan jiray jacaylkana wax ka aqoon waxa i dhegaysin jiray wiil an asxb ahen islana afuri jirnay rabadan ahed wakhtiga wlhi in badan radin jiry balse manta helay 😪✋
@lii6537
@lii6537 3 жыл бұрын
Hees iga dheh
@koosyusuf6369
@koosyusuf6369 2 жыл бұрын
Aadan galaydh best fanan hore u soco
@khadarcadaala885
@khadarcadaala885 3 жыл бұрын
Mesha quruxda bdan waa xagee bar namij koo dhamays tiran sodaya hc
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Somaliland Meel Kale Haw Malayn baayo 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Dacrbudhuq gobolka saxil somaliland 💚🤍❤
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Masha Allah somaliland quruxbadan 💚🤍❤✌
@jowletest1207
@jowletest1207 3 жыл бұрын
Goobtan wa xage ma I sheegi kartan walalahay soomaliyed
@khadramaxamed8857
@khadramaxamed8857 3 жыл бұрын
Waa 💚💬❤somaliland garhan buxin duule
@cabdiraxinxaaji3719
@cabdiraxinxaaji3719 7 ай бұрын
❤❤❤cajaB
@idirissamadoon5153
@idirissamadoon5153 3 жыл бұрын
Masha allah dooxa caloolah wuxuu ahaan jiray doox halistiisa wata lkn hada waxa laga wadaa biriij weyn caloola Dacar budhuq
@hamdamohamedqueenofheart4879
@hamdamohamedqueenofheart4879 3 жыл бұрын
masha allah muuqaal qurux badan💖
@eroofficial7577
@eroofficial7577 3 жыл бұрын
Kuwani way ku cayaareen heesta kuma soo baxayaan ismaaciil aarka iyo nashma nashaad baa kusoo bixi lahaa
@hassanosman5241
@hassanosman5241 3 жыл бұрын
Talent cidlo ubaxay😂👌
@moukhtarmohamed5429
@moukhtarmohamed5429 Жыл бұрын
Eezh calaa cod sahra kiin meshedii ayeey dhigty
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Nice keep going
@hamsehussein594
@hamsehussein594 3 жыл бұрын
odaygi basadiir madaxa murtida iyo qaraamiga hhh
@hanadmohaismail5215
@hanadmohaismail5215 3 жыл бұрын
Waryaa Farhan diracow inder kal iyo labaan ku salamy 🙏👋🏿✌️ legend baa rhy sxb
@AANOUR1
@AANOUR1 3 жыл бұрын
IDIL, IYO ASTUR, WELI MALA HADASHAY.
@farxanyusuf3726
@farxanyusuf3726 3 жыл бұрын
💖
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 3 жыл бұрын
Maaha kii runta waa nacas Ku dawarsanaya kkkk
@ahlamdualle8943
@ahlamdualle8943 3 жыл бұрын
Waa lagu ciyary heesta
@hoodohassan523
@hoodohassan523 3 жыл бұрын
Mxaan heezta raadiyey🤷‍♀️
@munoahmed9967
@munoahmed9967 3 жыл бұрын
Waglo xaala dhaha
@mukhtarfidhiidhe18
@mukhtarfidhiidhe18 3 жыл бұрын
Amazing Voice
@maxamedmaxamuud6095
@maxamedmaxamuud6095 2 жыл бұрын
Ulii 7
@kaltunmohamed5154
@kaltunmohamed5154 2 жыл бұрын
Asc
@aflaxkg6313
@aflaxkg6313 3 жыл бұрын
Goobta lagu heesayo ii sheega goobtasa iso jiidataye
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 жыл бұрын
Naa heesta miraha iska sax
@Xuseenxasan-rm8vj
@Xuseenxasan-rm8vj 3 жыл бұрын
Hys
@shugriabdi4516
@shugriabdi4516 3 жыл бұрын
Asal
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 3 жыл бұрын
Heesta anigu kuma qiimeyo qofkii qaaday lakiin ayaa iska leh miraheeda iyo laxanka fanaan ku waa uu qaada bal dhari laku kariyey oo cun lagu yiri ka waran
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Dadkan dambe een soo gaadhin fan-kii hore ama kuwa miyigii ku waynaaday waxay ka cabanayaan Wiilkan meesha la taagan labada heesaya hadaba ruwaayadii xuskii jacaylka ee heestu ku jirtay saado cali waxay la hadlaysaa bacalwaan oo ay doonaysay dabadeed saaxiibkii oo rooraaye ahaa oo la socday baa heestii u jawaabaya saado oo jikaaraya, qofka afsoomaalga fahmayaa baydkeeda dambe ayuu ka garan karaa inaanay isaga u wadin oo ay leedahay Wagareey ka waasacan Wax la yaableh weeyaan Sida wariye sonna Wiilkan soo hadlaayoow Ma wadaagno sheekee Colka wadhaf ma lagu dayay Wadanka NIN waalanaye Waaqliyo cidla weeraroow Iswaydii wax kaaga jira Hadaan Waabari u tago Hadaan webi caashaq galo I waani miyaan ku idhi
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏
@farxanyusuf3726
@farxanyusuf3726 3 жыл бұрын
Adan lagahaya lkn inanta cunty heesta
@ubahahmed2148
@ubahahmed2148 3 жыл бұрын
Try
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 2 жыл бұрын
Ok
@zainabahmed4198
@zainabahmed4198 3 жыл бұрын
Sahrakiin xarago iga dhe hamda Queen iyo sahra kiin lebis lagu gaadhi waa
@bariraahmed5156
@bariraahmed5156 Жыл бұрын
Xasuus aan kala go lahayn waaye 2008 ilaa 2011 Imri dheer iyo caafimad ku rajeen dr saed
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Manshallh Intaaa In Le,eg Oo Bilica Qaar Baan Haysan Oo Nala Jaara Oo Hadana Afka Nagu Soo Taaga Maalin Iyo Layl Hana Cawryina 🖕🏿👎🏿
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Iyo nabadgalyada aan wax loo dhigaa jirin ILAAHAY mahadi ha ka gaadhee
@khadarcadaala885
@khadarcadaala885 3 жыл бұрын
Adan gaylaydh ma bidar buu leyahy mar walba kofiyadu maxy thy
@ducaysa1769
@ducaysa1769 3 жыл бұрын
Haa kow marku fanka sogalay bay inta hore kaga jirtay kadib kofi iskama bixin
@rahmaaraye9564
@rahmaaraye9564 3 жыл бұрын
Kkkķk maya wl malaha timaha wa mesha kaliyu ka qurxon yahay
@ahmedawosman7079
@ahmedawosman7079 3 жыл бұрын
Xaybaro iyo xaaskisa kuleh
@abdishuriy8867
@abdishuriy8867 3 жыл бұрын
Eerayada waxa iska leh mohamed Cali kaariye ee sangub ma ahaan
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Cod saafiya 👏👏👏
@ishabeydhaba
@ishabeydhaba 2 жыл бұрын
Hallow
@ridwanfarah3262
@ridwanfarah3262 3 жыл бұрын
Inantaa xage laga helaya😃😀 Ila saban wilwaal ban radinayee😆😆
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Kkkkk way u qalantaa wax ilaa sabankii Wiilwaal LA raadiyo.
@ubaxmaxamed2035
@ubaxmaxamed2035 Жыл бұрын
Inta ila aragta inay gaabo tahay.oomeel kutaagantahy😂😂😂
@Ilyaas777
@Ilyaas777 3 жыл бұрын
Heesta waxaa ku ciyaaray ka ookiylaaka madow wata, labada qofee heeseysa maaha maxaa keenay agtooda, yaahu
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Kaa aan heesaynin bay la hadlaysaa dhuux heesta saaxiibkii oo ay wada socdeen baa heesta qaaday iyada ka kalay la hadlaysay rwaayada, qofka murtida fahmaya een ruwaayadii daawanina erayada baydkeeda dambuu ka fahmayaa Wagareey ka waasacan Wax la yaableh weeyaan Sida wariye sonna Wiilkan soo hadlaayoow Ma wadaagno sheekee Colka wadhaf ma lagu daayay Wadarkaa NIN waalanaayee Waaqliyo cidla weeraroow Iswaydii wax kaaga jira Hadaan Waabari u tago Hadaan wabi caashaq galo I waani miyaan ku idhi Cabdi cali bacalwaan ayay iyada u waday rooraaye oo ay wada socdeen baa la qaaday oo u jawaabay
@aflaaxofficial7107
@aflaaxofficial7107 Жыл бұрын
🥵🥵🥵💗💗💗
@farahjamac9285
@farahjamac9285 3 жыл бұрын
Nafbaa igu wayraxaysoo wadan ban kali shubaaye
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 3 жыл бұрын
Kan maxa fanaaniinta wada heesaysa dhex dhigay wa yaabe heestaba wuu vediogaba wu qasay iga walla
@mrshassan887
@mrshassan887 3 жыл бұрын
Walahi agree with you loooool meesho hall ama hotel maha wa video clip 🤣🤣wa ba nin walan
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Heesta Isagay ku socotaa saaxiibkii oo isaga la socdaa baa u jawaabay gabadha waa siday ruwaayadii origionalkii ku jilayeen saado bacalwaan bay heesta u waday rooraaye ayaa u jawaabaya
@nasteexonaasir9332
@nasteexonaasir9332 2 жыл бұрын
Kawarama
@apdiwalitimacad3343
@apdiwalitimacad3343 3 жыл бұрын
Nuura nuuta
@QALAJIYE
@QALAJIYE 3 жыл бұрын
labada heesaya garanay muxuu ninku ka dhex qabanya. aar dad camerda iska raba baa show buuxa
@mrshassan887
@mrshassan887 3 жыл бұрын
Wa meda an la yabay lol wa igu sawir dee loool
@nuuradiincraxmaan7630
@nuuradiincraxmaan7630 2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@axmedabdi6684
@axmedabdi6684 3 жыл бұрын
Heesta way ku fashilmeen 😂😜😜
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
So fiicanbeey u qaadeen👏👏
@kaynaan7021
@kaynaan7021 3 жыл бұрын
Dooxi dacar budhuq
@xasanshop7816
@xasanshop7816 3 жыл бұрын
fadlan iila so xarir waxaan ahay fanan oo joga yaman +967 774626650
@sabaali6691
@sabaali6691 3 жыл бұрын
PDet vi p
@sacdiyoabdisaid9290
@sacdiyoabdisaid9290 4 ай бұрын
asc
@abdoulkaderyonis6101
@abdoulkaderyonis6101 3 жыл бұрын
Dhulkaa kala balaadhay maxaa u diiday dooxii oo biyo leh iska dhex bashaqlaynayaan maxaa kaliifay
@maxamedaxmedsaalax696
@maxamedaxmedsaalax696 3 жыл бұрын
saado cali ma Gadhi kartid iska aamu🤫😏
@jamakroperto6510
@jamakroperto6510 3 жыл бұрын
Qofka niyadaa loo dhisaa tas na ogow
@wazzupmngl
@wazzupmngl 3 жыл бұрын
Somaliyi waxba isuma ogola xaasidnimadu waa waxa halkaan ina dhigay
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Waan gaadhaa miyeey Ku tidhi🤔🤔🤦‍♀️ sinfiicanbeey u qaaday oo fasiiixa
@bilanraaxo884
@bilanraaxo884 3 жыл бұрын
Hhhh hooyo iyo gabadheeda hal heeswasaqaday 😂😂 adiga maxaa kagaga jira oo tanaaba music casrihaysatee oo qapabdanbe lagaga dubee yahuu
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Xolaha tahay maxan dhaha ma gaartid ba iska so leedahay gabadhaan yar sahra kiin iyo wiilkuba heesta laxankeedii waa keenen music Casri ahna waa u so tumeen
@baadaducaale6952
@baadaducaale6952 3 жыл бұрын
Waarheedhe goorma ayay somalidu ilbaxayaan 🤨Ninka sawirada qaadqaadaaya ee xagadabe carcararaaya mawaxbaa udhiman, mise uxuu isleeyahay laguma arkaayo 😏😏😏😏
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 3 жыл бұрын
Waxan idin leyahay heetan cida qaaada waa lawada yaqanaa filayaa. Ee intaad heesta iska qaadaysaan. Cidii lahayd fasax ka soo qaata horta. Ilahay cimriga ha udheereyo Awowogay cumar xasan SH cabdi
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Hhhhhh miya hurudaa yaa fasax laga so qaata Alle ha u naxariisto Saado cali iyo Cumar xasan rooraye way dhinteene
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 3 жыл бұрын
@@khadraciise2044 cumar xasan rooraye wuu nool yahay oo hargeysa degan yahay zxb
@bashirjama4283
@bashirjama4283 3 жыл бұрын
Heesuhii hobolada waaberi qof sheegan karaa ma jiro waa , waa hanti dad wayne . waayo laxanka nin baa lahaa , musicga qalabka lagu garaacyo mid walba qof goonniyaa garaacayey , miraha Abwaan baa lahaa , laxanka nin kala lahaa , qofka qaadaya codka kaliya ayuu leeyahay. ugu dambayn inta heesta ka qayb qaadatayba waxaa mushaarka siinaysay wasaaradii warfaafinta Somalia. Marka Heesaha Somalia qof walba codkiisa wuu ku qaadi kara , fanaaniinta waaberi intooda badani heesaha iyagu malahe codka uun bay leeyihiin.
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,2 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 123 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
sheekadii aduunyo khatal ee dhexmartay aadan galaydh iyo boos illaawe
42:38
CABDIRISAAQ ANSHAX FT SAHRA KIIN DARTAA BAAN UNOOLAY OFFICIAL VIDEO MUSIC
4:31
ADAN GALAYDH | NIMCO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:27
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 4,2 МЛН