ABDI HOLLAND 2017 JACAYLKA XASUUS KA REEB OFFICIAL MUSIC

  Рет қаралды 1,025,118

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 жыл бұрын

LYRICS BY ABWAAN QIIQ MELODY BY ABDI ABIIB MUSIC BY BULSHAAWI VOCAL RECORDING AND VIDEO BY WAQAL.

Пікірлер: 829
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 4 жыл бұрын
Ya dhagsayna 2022/ 2023 /2024 heestan like saraa legend abdi holland
@thisworldisend6143
@thisworldisend6143 2 жыл бұрын
2 year ago😅
@ABEES-TV
@ABEES-TV 2 жыл бұрын
sanad walba Edit garee😂😂
@najipapdi9840
@najipapdi9840 2 жыл бұрын
2026 dhagaysanayaa hda
@thisworldisend6143
@thisworldisend6143 2 жыл бұрын
@@najipapdi9840ᴡᴀʟɪ ᴡᴀᴀ ᴊᴏᴏɢᴀᴀ🤣🤣🤣🤣
@najipapdi9840
@najipapdi9840 2 жыл бұрын
@@thisworldisend6143 😅😅
@khalafyare1260
@khalafyare1260 7 жыл бұрын
Libaxa darwishka nice song bro 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 like saraa intaa Iga dambeysaay
@claahic.kariin6596
@claahic.kariin6596 2 жыл бұрын
Like
@ayaanumu8585
@ayaanumu8585 5 жыл бұрын
big respect ayaan idin Hayaa ♥️💯✅Reer Ayeeydey Dhulbahante😍😍😍
@jaamaccadaani433
@jaamaccadaani433 3 жыл бұрын
Sidoo kale awoowo
@barbatov288
@barbatov288 2 жыл бұрын
Nolool awowe
@NajmoladanNajmoladan
@NajmoladanNajmoladan 7 жыл бұрын
Alla nin kaan yaraan taydi illaa hadda wn jeclaa hadaan heli laha lacagta aqalka yo aroos ka ana baxin laha,guuled simba is ka seexo kanaa yidhi💋💋❤
@luul5hmosmaan460
@luul5hmosmaan460 7 жыл бұрын
Najmoladan44 Najmoladan44 cakuh hadad uwaaalantahay
@makhiriya6753
@makhiriya6753 7 жыл бұрын
Najmoladan44 Najmoladan44 😂😂😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😜
@hodanqali7986
@hodanqali7986 2 жыл бұрын
Anigu ila dhashee soo dhawoow dumashi lkn ogow minyaro ayad noqone kkkkkkkkkk
@barbatov288
@barbatov288 2 жыл бұрын
Abayo kan wuku daye wilka kayar jogo wa aniga iso qabo
@nasteexonuur1018
@nasteexonuur1018 5 жыл бұрын
Cod mcn iyo quruxba allahbaa kuugu deeqay Lkn kheyr ma shaqaysan wlh allah hakuso hanuuniyo
@abdillahijama8926
@abdillahijama8926 7 жыл бұрын
*reer khaatumo love saado cali warsame alla ha unaxariistee noo badalay abdiHolland allow kudaa long live*
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 7 жыл бұрын
abdillahi jama Fanan somaliyeed weye bro waxiiba hadii Tuulo tuulo lagu magaacbo ama Qabiil yaa fanan somaliyeed ah
@abdillahijama8926
@abdillahijama8926 7 жыл бұрын
dek shire runtaa wale zhb fanaan waa somaali qabiil looma dhaafiyo
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
abdillahi jama khaatumo 😍😍😍
@abdillahijama8926
@abdillahijama8926 7 жыл бұрын
muna Love Ddsi my dhiiga nooloow we love each other ogaden and dhulbhnte hal ban islanhny dhiiga daaroodism
@beerlula7411
@beerlula7411 7 жыл бұрын
abdillahi jama xaqiiq weeye noolow♥️😘
@saredoabdi6321
@saredoabdi6321 7 жыл бұрын
Xalwaagani Maahan Dhalad Xiligiyo Waqtiga Isbadalay Dadkuna Maahan Xoor guree Jacaylka Xusuus Kareeb Xanuunka Intuu Qalbiga Xabiibi Kugooban Yahay Xubnaha Wali U Xanibin Xaqooda Abaal Udhigo Xiriirka Dhaxdeena Dhawr Nafteyda Aadaa Sixor Ah Xilkeeda Uqaadi Kara Cidkale Xujo Ha Uga Dhigin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Xalwaagani Maahan Dhalad Xiligiyo Waqtiga Isbadalay Dadkuna Maahan Xoor guree Jacaylka Xusuus Kareeb Abdi Holland Official
@indhaurondhibatolagumawaro8294
@indhaurondhibatolagumawaro8294 7 жыл бұрын
Saredo Abdi xoor guree macnah maxa laga wada ?
@wardo8mohamed184
@wardo8mohamed184 6 жыл бұрын
Saredo hh
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 6 жыл бұрын
indha u ron dhibato lagu ma waro oomada dharka lagu dhaqo ama weelka miyayna xunbayn tasaa la idhaa xoor 🙏🙏🙏🙏
@sharmakemohammedmostafa9461
@sharmakemohammedmostafa9461 4 жыл бұрын
Khadar Casood Official caanaha xoolaha markii la lisona waxay yeeshan xoor micnaha dhanta ahina waa taas waayo fanku waa murti umadeed oo ku dhisan dhaqan dhaqankeenuna wuxuu hoos taga miyiga halkaasna waxa lagu dhaqda xoolo waxaana laga hela hilib iyo caano caanahaasi waxay yeeshan xoor
@umusiham6772
@umusiham6772 6 жыл бұрын
Hees iyo style qatar ah noloow Abdi Holland caruurteyda adeeradod khatuma marna ilma adeeraday 😍
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 6 жыл бұрын
Umu Siham : waa * #darwiish inader wiilku
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 3 жыл бұрын
@@daariqahmed8297 dhulbahante
@nawaafsomali
@nawaafsomali Жыл бұрын
It's 2023 ‚let's see how many legends are still listening this song 🎧💞❤️‍🔥
@a.rizacknaaji8526
@a.rizacknaaji8526 Жыл бұрын
24 feb 2023✌
@MaxamedAbuuker
@MaxamedAbuuker 11 ай бұрын
​@@a.rizacknaaji8526❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤q
@IamAcoconut3
@IamAcoconut3 8 ай бұрын
I’m still here 😊
@hodansamatar3814
@hodansamatar3814 8 күн бұрын
I’m listening in 7-30-24😢
@abdirizakalidaad8508
@abdirizakalidaad8508 7 жыл бұрын
Garaadka waan salaamayaa. Boowahay. Walee hees buu ka soo tuuray
@nasteexomaxamed1987
@nasteexomaxamed1987 3 жыл бұрын
Yaa ila dhageysaya quruxlowgaan😍🤩 2021
@Squasar-g2x
@Squasar-g2x 4 жыл бұрын
Xaal waagani maaha dhalad xiligiyo wakhtigay is bedelay dadkuna maaha xoor gudhee jacaylka xasuus Ka reeb 2020.07.13. 4:49AM Abdiholland fanaan Jira♥️♥️
@deeqoabdule4512
@deeqoabdule4512 7 жыл бұрын
Ninkaan wa jcla lkn inuu naag qaba maqlay ila maalintaas like ayaa u xanuusanahy 😂😂😂
@ibrahimxabad8800
@ibrahimxabad8800 7 жыл бұрын
deeqo Mohamed hhhhhhhh naagne maseer lee ayagane hhhhhhhh xanuunka waala jiife lee hhhhhhhh
@deeqoabdule4512
@deeqoabdule4512 7 жыл бұрын
Ibrahim Xabad kkkkk ha i habaarin mid ka shidan aa helaa
@ibrahimxabad8800
@ibrahimxabad8800 7 жыл бұрын
deeqo Mohamed hhhhhhhh zaaz mii hayepo seeeedi igu zalaan hee hhhhhhhh
@najmamaxamedahmed5295
@najmamaxamedahmed5295 7 жыл бұрын
deeqo Mohamed hhhhhh wad iga qoslisay wlhi funny tahay 😂😂😂
@princessfilsan1587
@princessfilsan1587 7 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkmkmkkmmmmkkk
@abdillahijama8926
@abdillahijama8926 7 жыл бұрын
*guuleed samba laga bax abdi hollan bay ka shidantahay 2017--2300 QURUX IYO COD iyo istayL*
@mustafahaji6378
@mustafahaji6378 7 жыл бұрын
Farxiya kabayare baa kusoo Guubaabisay kkk Like isxaabta , Maanta 2 qof Ba iga so horeesay kkk
@awilmohamad2551
@awilmohamad2551 7 жыл бұрын
mustafa Haji hhhhhhh
@sshigsshigow
@sshigsshigow 7 жыл бұрын
mustafa Haji maashaa allaahhh
@ahmedkafi8913
@ahmedkafi8913 7 жыл бұрын
kkkk sxb wale afkayga ayad kala baxday kabayare ninkan way la hadashay
@sshigsshigow
@sshigsshigow 7 жыл бұрын
abdi holand fanka waa ujajaban yahay codna ilaaheey waa siiyay fanaan jira soo rogaal celi
@hamdadananinamohamedharago42
@hamdadananinamohamedharago42 7 жыл бұрын
Mansha Alla Abdi Holland
@ahmedhadi9525
@ahmedhadi9525 3 жыл бұрын
heestaaan xazuuz wayadii ay sobxday ban aaad udhagysan jiray cidii 2021 dawanysa like dhac kusii
@naftanuura14
@naftanuura14 7 жыл бұрын
Nin qurux Nafta ubahan wlhi wlhi Gabdhoz ma isla socona 😂😂😂
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
Nämîîşh Näftä Ürøøn nafta mahane qaska ubaahan dheh
@nashaadhassan2291
@nashaadhassan2291 7 жыл бұрын
Heesti sanadka inay tahay hadad igu raacday 😌
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
nashaad hassan no
@bahjohasan1202
@bahjohasan1202 7 жыл бұрын
najma nashaad miyaa qofkaas
@khalidsahardiid6014
@khalidsahardiid6014 7 жыл бұрын
kugu RaacaY Indr Hit Hit Song WeeYi 🔥
@nashaadhassan2291
@nashaadhassan2291 7 жыл бұрын
Khalid Sahardiid salaan saree ma khalid legend
@nashaadhassan2291
@nashaadhassan2291 7 жыл бұрын
Bahjo Hasan maya macnto nashad bes lai dhaha ...;
@habonita9272
@habonita9272 3 жыл бұрын
heestn xsuus by igu ledahy wlhi❤😥 2020 yaa ilafiirnya
@queenfarhiya7908
@queenfarhiya7908 7 жыл бұрын
aniga heesta wanba ka helee💃👑 dadka like tuuksaya xe ka walax tahayna 😂😂😂
@laqanali1005
@laqanali1005 7 жыл бұрын
mansha allah eesh calaa cod heestii sanadka abdiholland rabi haku xafido like ta raaci hadii aad igu raacdey
@juweriyaxzzan5306
@juweriyaxzzan5306 3 жыл бұрын
Ninkan jacalkisan la dhimanya yaa i tola iga naxaya❤⚘😢😢😢😂😂😂
@nastehomohamed3898
@nastehomohamed3898 7 жыл бұрын
wow heesta sanadka best video ever like ta haliku deeqo
@zalmasiman3817
@zalmasiman3817 Ай бұрын
Saw abwaan qiiq wuu soo jabayy only 2024😂❤
@kingmattan4477
@kingmattan4477 4 жыл бұрын
2020 Yaa DawanaYaH LikeTaH Dhac Dhac Kuzi 👍
@ugbaad30ibraahim39
@ugbaad30ibraahim39 7 жыл бұрын
Like maxa laga hela horta shanta somaliyeed bal like igu ururiya bal aan la eegne hhhhh
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
Ugbaad30 Ibraahim wax badan baa laga helaa 😂😂😂
@fatmashugrishidane417
@fatmashugrishidane417 5 жыл бұрын
kkkk
@yaaniempire408
@yaaniempire408 5 жыл бұрын
heestu iguma socoto wiilkaa igu zocda intaan isaga eegayay bay idhaafty caku wiil shidan 😑😂
@mabruuka2634
@mabruuka2634 4 жыл бұрын
Xeeldheerii aadmiyiyo xurmiyo haka tagin milgaha ❤️👑😪
@abdillahijama8926
@abdillahijama8926 7 жыл бұрын
*reer khatumo qurux istayl saado cali iyo abdiHoland*
@abdinaaficboqore5009
@abdinaaficboqore5009 7 жыл бұрын
abdillahi jama Niyow Sxp fanaanka ka daa waa Soomali Ee Meel walbuu uheesi karaaye
@QUDUBI
@QUDUBI 6 жыл бұрын
abdillahi jama waliga qof reer khatumo qurux badan ma arkin nagadey faanka
@cfitaaxosmaan2196
@cfitaaxosmaan2196 6 жыл бұрын
abdillahi jama Yaa laguugu Maqlin waxaas Ree khatumo Ku ye Ninkan wa nin ABGAL 💪 Oo waceysle cade ah
@cfitaaxosmaan2196
@cfitaaxosmaan2196 6 жыл бұрын
Yarku faan jeclaa
@abdulahimohamed2314
@abdulahimohamed2314 3 жыл бұрын
@@cfitaaxosmaan2196 kkkk Abgaal waa jareer
@mushtaaqnatasha7080
@mushtaaqnatasha7080 7 жыл бұрын
Inta iga danbeysa I like isaaar quruxlowg 💕🇸🇴
@faadumomaxamuud9329
@faadumomaxamuud9329 5 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Abdi Holland Illaahay Qurux Iyo Cod Bu Ku Mannaystay Runtiii .. Xal-waagani Maaha Dhallad Xilligiyo Wakhtigaaa Isbeddelay Dadkuna Maaha Xoor Gudhee Jacaylka XUSUUS KA reeb
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
best song cabdi holland❤👈 weqal studio ishacala duubiz❤✌
@mahdiahmed4885
@mahdiahmed4885 7 жыл бұрын
Nn
@b_z_b.7
@b_z_b.7 Жыл бұрын
"Nafteeyda adoo si xor'ah Xilkeeda u qaadi Kara Cdikale xuja ha'uga digin" Erayo misaan leh.
@ikranabdiqadir5710
@ikranabdiqadir5710 7 жыл бұрын
Abdiholand kisyar oo bidara aa so gartey inta indhahoodo tam yahiin like ku qabta 🤓🤓
@quman1439
@quman1439 7 жыл бұрын
Cabdi holland fanka wuu ka haajiraye makusoo bararujintii kabayare ka dib esh calaa hees 😍😍😍😍😍😍😍😍
@faysalsugaal7104
@faysalsugaal7104 7 жыл бұрын
rug cadaagii soo roggaal celi welcome back Abdi Holland suuqa waad ka yara maqnayde ma canaantii Farxiya Kabayare ayaa wax kuu tartay?😂😂
@8yearsago649
@8yearsago649 6 жыл бұрын
Darwiish boy inader keep it up💪
@charlesdarwin1265
@charlesdarwin1265 6 жыл бұрын
Abdilaahi jama is he dulbahante?
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 4 жыл бұрын
Charles Darwin yes , dont you see the beauty of Kiin jamac in him 😂🇸🇴👑🇸🇴 Darvish’s are the most beautifull and nationalists somalis
@hiboyariisay2307
@hiboyariisay2307 7 жыл бұрын
Good loking+atrctive +good voice=100% love u inabti 😘😘😘😘
@cajaeydontcayuumonaas8354
@cajaeydontcayuumonaas8354 7 жыл бұрын
💋💋💋💋amaaba ku qarwaa isiga iyo heestisa mcn👍👍👍👀
@mataabkaxajiyare7983
@mataabkaxajiyare7983 7 жыл бұрын
kkkkkk waa ika qoslisay wlhi 😂😂
@najmaali1067
@najmaali1067 7 жыл бұрын
ppppp hees iga dheh xeldheridi aadmigiyo xurmiyo haka tagin milgaha wxunba la xeriyaa😍😍😍😍💖💖💖💖💖✌✌✌✌💓💓👐👐✋✋✋like hala dhafina 2018 dawadee
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
Back to life, again😍😍
@asmajamac3652
@asmajamac3652 7 жыл бұрын
ruug cadaagi soo rogaal celi my fanaan qaali ah qurux iyo codba waa kugu kaligaa garaadka hore usoco❤❤❤
@suna3970
@suna3970 6 жыл бұрын
indeerkey cabdi holland nolow
@Hayatthassan3783
@Hayatthassan3783 4 ай бұрын
Jaceylka xasuus kareeb😭💔
@amtaazhkum6816
@amtaazhkum6816 7 жыл бұрын
Canaantii farxiya kabayare buu abdiholland heestan kuso qaaday inta ila aragty like iisaara 😂😂😂😂
@barwaaqobarwaqo984
@barwaaqobarwaqo984 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 9 ай бұрын
Wiilku Qurux badana ❤Heestuna macana. JaCayka Xasuus Kareeb❤
@hothoyazim9508
@hothoyazim9508 3 жыл бұрын
Legend 2021❤🖐️xiligiyo waqtigaa is bedelay✨🎧
@AliMohamed-zh9rm
@AliMohamed-zh9rm 7 жыл бұрын
Waar ninkani sawki 2010 san ka shidna maxa odayga haleelay wuu qalale
@fatimafandhe3475
@fatimafandhe3475 5 жыл бұрын
Xiliga waqtigays badalay 😢😌 Love u abdi holan u r ma no one ♥️🙏
@abdinhomohamed3573
@abdinhomohamed3573 6 жыл бұрын
*Nafteyda adoo si xor ah xilkeeda u qaadi kara cid kale xujo ha uga dhigin* hadal nin weyn 💫👌🏾
@DhooL-ml7bb
@DhooL-ml7bb 3 жыл бұрын
Maxaan jclka xasuus ka reebaa🥺ilaa iyo yarateydiih ku jclayeh😭😭
@mousezaed6078
@mousezaed6078 Жыл бұрын
Xasuus horre 2018 ayaan dhegaysan jirray heestan walahy been maaha rag wada joogii wakhtigaa diiday ragii heestan wada dhegaysan jirrnay midba meel buu ka dhacay.✋️🙏
@hamdichannel1437
@hamdichannel1437 7 жыл бұрын
8 yeaar jacaykayga marayaaa illhayo iskukaaayo sin
@essateddyofficialmusic
@essateddyofficialmusic 5 жыл бұрын
Abwaanki sameeyay cawa waa inaga hooseeya alle hawnaxaristo abwaan qiiq 😢🤲
@abadirabdillahiomar2209
@abadirabdillahiomar2209 4 жыл бұрын
amiin amiin allah unaxaristo abwaan cabdixakiin cabdillahi djibrill abwaan qiiq
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto macalinkaygii Huseen Giire School Jigjiga 2010
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
quruxlow yarku wa asal 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@suldancollow284
@suldancollow284 6 жыл бұрын
Amizing voice welcome back heez iyo badh yaa kahelaY😍😍
@munaabdiaziz7713
@munaabdiaziz7713 7 жыл бұрын
beautyful video , perfect sounde evreything about the video nd the song is belisma well done 🤗🤗😊
@najmamaxamedahmed5295
@najmamaxamedahmed5295 7 жыл бұрын
war dee ninka iso ogada inoo naagti inoo furay please ina adeeyalow guuled simba mesha wala saaray walee viva cabdi Holland
@osmanomar8334
@osmanomar8334 7 жыл бұрын
inader tisa hore haka furine minyarda noqo
@najmamaxamedahmed5295
@najmamaxamedahmed5295 7 жыл бұрын
Osman Omar hhhhh dee ina adeer nin naag qabo ima marayo 😂😂
@khadraahmed3105
@khadraahmed3105 7 жыл бұрын
najma maxamed Ahmed hahah maya walal meel nagah lagu furo kama iman marka iska tuf jeceyl kaas ama wali 3 bos ba banaan number two ku habso hahah
@laqanali1005
@laqanali1005 7 жыл бұрын
khathri ahmed lama furo mayaa wll yaa kusheegeyna kkkk
@najmamaxamedahmed5295
@najmamaxamedahmed5295 7 жыл бұрын
mimmy ahmed hhhhhh walee igu ma ogid nin naag qabo marko furo iso war gali 😂😂
@samirajama6067
@samirajama6067 8 ай бұрын
heeskan horey waxaa u qaaday mahamed saleeban jesto lkn abdiholand halkeedii buu dhigay isna waa hees qisadeeda horaantii heeskaba aan hayey 😢
@safiyaibraahimali9634
@safiyaibraahimali9634 4 ай бұрын
Ma nooga warami kartaan qisada walaalle.😢
@Wawareey
@Wawareey 2 жыл бұрын
Darwiish boy 👦 somalilander boy 👊💚🤍❤
@barwaaqmahdi763
@barwaaqmahdi763 3 жыл бұрын
Apdi hollan nin an jeclhy ayaa thy 💯🥰
@fatuushdahir2426
@fatuushdahir2426 2 жыл бұрын
Xirirka dhaxdena dhowr Nafteyda ado sixor ah xilkeda u qadi kara cidkale xujo ha uga dhigin xalwagani ma’ahan dhalad xiligiyow waqtiga isbadala dadkuna ma’ahan xoor guure jcl xusus ka reeb
@Maryan_Ali
@Maryan_Ali 6 жыл бұрын
I am still watching this song 2018 viva abdi holnd😍
@SabarinSabarin
@SabarinSabarin 3 ай бұрын
Cabdi holan 😢😢😢 jeceyl aan u qabo ilaa 2012.ilaa.2024 4. 27 jecly 😢😢😢😢
@ayn-m266
@ayn-m266 5 жыл бұрын
Quruxdiisaaa 😭😭msha Allah 😍
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 10 ай бұрын
Alla heesta barigii ay soo Baxaday ayan Ad uu jecela 2017
@rithwangavaneh8530
@rithwangavaneh8530 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaya maalin Sabti ah. 01/10/2022 kolay waa maalin waxa qalbigayga ku jira ay heestan ka hadlayso Allah qalbiga haysku dhawro cidii is jecelba "Jacaylka xusuus ka reeb"😢❤
@Mopurhaan
@Mopurhaan 7 жыл бұрын
abdiholland 👍👍👍👍dadkuna maaHa xoolku reeb Jcylka xazuuz kareeb💗💗💗💗💗✔
@mcmuusechannel8454
@mcmuusechannel8454 4 жыл бұрын
Ereyadii Abwaankii Abwaanada Abwaan Qiiq Alloow ku naxariiso
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
Amiin allh unaxaristo abwaan abdixakiin qiiq
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
@@khalidali-yo6zm aamiin Macalinkaygii Xuseen giire School Jigjiga allaw kuu Naxariiso aamiin
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
@@buunifilms8448 amiin walal dulmidid buu ahaa
@buunifilms8448
@buunifilms8448 3 жыл бұрын
@@khalidali-yo6zm yuu diidanaa pro Allah ha u Naxariisto
@khalidali-yo6zm
@khalidali-yo6zm 3 жыл бұрын
@@buunifilms8448 wuxu kadhidhiyay cabdi iley tacdigii daadka ddse uu kuhayey
@ellysmiler1029
@ellysmiler1029 7 жыл бұрын
wale kaama daran kabayare canaanteed cajiib .waa ka baxsatay c/Holland. cod cajiib laakiin waxyar cayaar kudar.like it
@abdifatahadenabdullahi7687
@abdifatahadenabdullahi7687 6 жыл бұрын
walee waa Nin jira wan Ku tagaara adigu ciyaalka lama dinid
@foozick6870
@foozick6870 7 жыл бұрын
Nio waan ka raagee bal qushiye likta isiiya 🇨🇭
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 7 ай бұрын
Naftayda adoo si xor ah xilkeeda uqaadi kara Cid kle xujo how uga dhigin 😢 xal waagani maaha dhalad xiliga iyo wakhtigaa is badally 🥺🥺 dadkuna maaha xoor gudhee jacaylka xusuus ka reeb 💔💔❤️‍🔥🥺🥺🥺
@queenanaya275
@queenanaya275 7 жыл бұрын
Ala abdi Holland ha la iidono am in love with him any help please where I can connect with him 😒😒😒😩😩😭😭 I will do anything cause of him
@faadumoxaafid8991
@faadumoxaafid8991 4 ай бұрын
Heesta waxa dhagysan habeen Ramadan bishu waa 14/3/2024❤
@alisacuudi983
@alisacuudi983 11 ай бұрын
Xasuus Ethiopia markan joogay dhegaysan jiray 30/8/23
@naimanalkanuura9378
@naimanalkanuura9378 7 жыл бұрын
maasha Allah cabdi Holland waa Ku tebney soo dhowoow bro
@abdikaniahmett836
@abdikaniahmett836 7 жыл бұрын
X Xa Xas Xasu Xasuu Xasuus kareeb caashaq top hees well done abdi
@fartunabdisalam4017
@fartunabdisalam4017 7 жыл бұрын
ninkaan waan jeclahay ee iga soo hubiya inuu naag leeyahay
@najmsalaam2386
@najmsalaam2386 7 жыл бұрын
Waw wxas ka hees eh bro wad laheshy 🙌🏻🌸🌸
@fadimohashi771
@fadimohashi771 6 жыл бұрын
inankan waa reer Lascanod anna Reer Burco iskugu kaaya duceeya arooskayaga waa 1/1/2018 inshallah thanks hhh😍😍😍👌
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 6 жыл бұрын
Fadimo Hashi : mansha allah dumashi soo dhowow guri boqortooyo , hadii uu KU dhibo , nosoo dheeg anaga laba digle kugu xidhayne 😂❤️❤️❤️👑
@amaliinayartashiidan6597
@amaliinayartashiidan6597 7 жыл бұрын
Wixi cusub dadka jacela heesta caadi maa ahan 🎧xata ninka caadi maa ahan 100% nice sange
@maryamabdulahiahmed5452
@maryamabdulahiahmed5452 Жыл бұрын
Still listening this song ❤😊
@mcmuusechannel8454
@mcmuusechannel8454 5 жыл бұрын
Naftayda adoo si xora Xilkeeda u qaadi kara Cid kale xujo ha uga dhigin Erayadii Allaha u naxariste Abwaan #abdihakin #Abdilahi #Jibril (QiiQ) waa murti abwaan wayni sameeeyay
@yaraankacidda7504
@yaraankacidda7504 7 жыл бұрын
waa hees macno leh oo ereyo macaan wadata cabdi holland waad ka baxsatay
@ibbeergaal2000
@ibbeergaal2000 7 жыл бұрын
legends collaboration . best music 2015/2916/2917 . mohamed Bulshawi . cidkugu haysta na arko . hore usoco .
@OneState_277
@OneState_277 7 жыл бұрын
wax kale wayay abdi holland 😍
@maxamedyuusuf7090
@maxamedyuusuf7090 Жыл бұрын
Yaa dhageysanya 2023 qofkii dhageysanya like haa ii saaro.
@saaimahmed5337
@saaimahmed5337 7 жыл бұрын
Jaceylka xusuus ka reeb What a Song abdi Holland well done bro
@zakaashhs4445
@zakaashhs4445 6 жыл бұрын
Axyaa fanaaan nice voice keep going bro heesaha Cabdi Holland cml haloo soo qaado walaalayalow ama iska dhaafa
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 7 жыл бұрын
Heestan abwaan qiiq malaha yaan wajiga la iska dilin ceeb weeye hadii murti qof leeyayahay qofkale lasiiyo codkana waxaa hor qaaday maxamed saleeban jeesto marka ceeb ka jooga somaliyey
@princessfilsan1587
@princessfilsan1587 7 жыл бұрын
woooow!!!! stylka loo soconaayaa idely nolow fanan jira Holland
@suldancollow284
@suldancollow284 6 жыл бұрын
Amizing Voice Legend Welcome Back I'm your fans Hdad Ka hezhaY Like Hayla dhafiN cml
@suganta.dahson
@suganta.dahson 5 жыл бұрын
Abdi hollan fananan ka kaliya ee aan taageero hora usoco
@hooyomcn4260
@hooyomcn4260 7 жыл бұрын
Wiilka fananinta ugu quruxda bdn😍😍
@hanaquen3842
@hanaquen3842 6 жыл бұрын
so beautifull song dadkuna maaha xoor gudhee jcylka xasuus ka reeb abdi honland nin sidaad qqurux badan inaan helo nolosha la wadaago rajaynayaa😍👈👌👌
@mariajama6146
@mariajama6146 7 жыл бұрын
waaw cabdi Holand cadi maha heesta 😍😍👏👏👏
@miskieyaliali4604
@miskieyaliali4604 7 жыл бұрын
Mind blowing fantastic superb historic...
@maryanali2364
@maryanali2364 7 жыл бұрын
fanaankaan waan iska jeclahay Codkiisa iyo muuqaalkiisaba abdi holland noolow fanaan qaali ah
@ubaxfatima
@ubaxfatima 7 жыл бұрын
hadaad i fuurto caruurta ayaa iibiilaayo ha ifuuriin aboowe waan kula joogii kua yuuruub oo doqoomaah moodaay raaaga inaay qiiimo lahaayaan
@makhiriya6753
@makhiriya6753 7 жыл бұрын
fadumo 123 omg 😂😂😂
ABDI HOLLAND JAWI - SHOWGII ABDIKARIM ALI SHAAH 2024
4:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 220 М.
MUXIBO ABDI HOLLAND 2019
5:44
Naima Afrah chanel
Рет қаралды 120 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 122 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
CABDI HOLAND Live SOODHAWAYNTII XASAN AADAN SAMATAR LONDON
3:56
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,2 МЛН
GULLED SIMBA  | Yaa!!! | "(Official Video)" (2017)
5:21
Haataf Abdi
Рет қаралды 15 МЛН
WALIGEY PENALTY MACUNIN BIILKA DIR FT KING CK REACTION BUUQIISA WATA
10:00
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 164 М.
Dumar Qalanjo
6:00
Abdi Holland - Topic
Рет қаралды 30 М.
Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO
5:44
Madaale Productions
Рет қаралды 1,8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Abdi holland iyo Ikraan araale (Love Love Love)
5:02
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 358 М.
ABDI HOLLAND  HEES CUSUB 2019 AROOSKII DIGRIYOW IYO NAJMA
4:26
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 20 М.
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
waxan subax jarmaadaba/abdi hollad/Tayo lyrics⏸️
3:18
Hirad Lyrics
Рет қаралды 14 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 324 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 56 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 201 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3 МЛН