ABDI QANI BOSS | SIDA LAYLA IYO QAYS | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2O22

  Рет қаралды 4,848,672

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

CODKA:CABDI QANI BOOS
XUSUUSTII:CABDI XIRSI DIGE
Camera:Liibaan Daahir
Editing By:Mustafe saleebaan
Copyright to Waqal & Afro Media Production

Пікірлер: 1 000
@samirasicid5551
@samirasicid5551 2 жыл бұрын
Waxla Dhegeesto Qur’aanka Ayaa ugu kheer padan illow quluupteena hees aha iyo xumaanta madoopee 🤲🤲
@user-qv1gb7mb2z
@user-qv1gb7mb2z 2 жыл бұрын
orod dee meel quraan lagu dhagaysanyayo aad mxaa heesta ku keenay bal munaafaqan showistaha fiiri😏
@saaboc-raxmaan.5275
@saaboc-raxmaan.5275 2 жыл бұрын
Quranka meelaha lagu dhegaysanayo maad tagtid dee markaa, maxaa heesaha kuu keenay?
@samirasicid5551
@samirasicid5551 2 жыл бұрын
@@saaboc-raxmaan.5275 cawaanta uma jawaapo wll
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 2 жыл бұрын
Aamiiin Aamiiin kuwa tumaayana ILAAHAY haka soo hadeeyo
@yartainadaahir797
@yartainadaahir797 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 2 жыл бұрын
dareenka jacaylka ayaa sii siyada markan oo kale qof walba qofku jecla ayu soo xasusta😌❤️ hadad qofkaga darentay ismuuji like 👍 ta❤️💋
@engabdiqani8191
@engabdiqani8191 2 жыл бұрын
adan ku dareemy
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 2 жыл бұрын
Ilaahay iyo Rasuulkiisa Jeclow
@cabdullahiibnumoha8056
@cabdullahiibnumoha8056 2 жыл бұрын
Jcyl qeys diilaaa Deris ila noqee tan cashaqabo jid bey igu Tuurtee ma istidaaa mise dumar baan ka quustaa😰🙇‍♂️
@hassanhussein3141
@hassanhussein3141 2 жыл бұрын
Wlhi maxan soxasusta jecelkeygi xoree o an xatdaaf ujeclaa 💘💘💘
@Zaam495
@Zaam495 2 жыл бұрын
@@hassanhussein3141 away hada
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
Walalaha muslimaadka waxaan idinku baraarujinaya inaan taagerno barnaamjiyada diiniga insha Allah illhy ha idin sahlo muraadwalba aad leedihin o khayr idin ah 🤲🤲. FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WUXU IDIN SOGUDBINAYA MUXADAROYIN DIINI AH KUSO DHOWOW MAHADSANIDIN 🤝🗻🌍🤲
@indhoxuseen6102
@indhoxuseen6102 2 жыл бұрын
Hye wll
@wehelkadadweynaha465
@wehelkadadweynaha465 2 жыл бұрын
Hye wllo 🥰
@abdiazizhassan5777
@abdiazizhassan5777 2 жыл бұрын
Haye wllo
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 2 жыл бұрын
Wax la dhagaysto waxa ugu wangzn Qur ,aanka Kareemka oo ah qowalka alle Qur,aanka Kareemka jano lagu helaa alow naga madoobe heesaha & waxkazto xumaan ah allhuma amiin dhalinrayada somaliyed heesaha & xumaanta ka fogaada
@mohamedibrahim8735
@mohamedibrahim8735 2 жыл бұрын
Adiga ayaaba shegaya hdana adiga xumanta lugaha kula jiro cfimdka alle haaaye
@legendruuzi
@legendruuzi 2 жыл бұрын
Maxa Ka soo doontay meeshan😂
@awoali3176
@awoali3176 2 жыл бұрын
@@mohamedibrahim8735 kadaa haka jidhine waa like radise 😆😂😂😂
@qadramohamud9665
@qadramohamud9665 Жыл бұрын
Markad raxeystay oo dhagaha ka buxsatay ayad commenti dher so qortay inad raxestay waxan ku ogaday inad hestafahanatay micneheda dherarka commentiga
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 Жыл бұрын
@@qadramohamud9665 sxp maye walhi xumanta alleh noo danbi dhaafo
@haniabdullahiaadam
@haniabdullahiaadam 2 жыл бұрын
Heestan qof jacaylka wax ka yaqaan ayaa ku fiican inuu dhageysto team jacayl like isku muujiya
@KhalidFidhiq
@KhalidFidhiq 5 ай бұрын
Hadlka afkayga ayd kala soo baxday Quruxeey
@Mohametapthi
@Mohametapthi 2 жыл бұрын
Sida leyla iyo qeys aan u laasimayoo hurdo kaama ladoo qalbigaad lulataa Lama yeesho xiriir dumirkii i lumiyoo adigeey igu lamaan adigeey igu lamaan adigeey igu lamaan Luqaantada iyo laafyahaaga luquntaada iyo laafyahaaga leeg leeg socodkaaga ayaa i laabkiciyee Sida leedha qaboow iyo liiqa cadceed laxawgeyga dareen lubigaad kicisee Liqi waayo cuntoo cashaq bey luloo laqanyaad noqotee lanqayad noqotee laqanyaad noqotee Luqaantada iyo laafyahaaga luquntaada iyo laafyahaaga leeg leeg socodkaaga ayaa i laabkiciyee Waxa loolan jaceyl dadku ay lagdamaan hadaan leysla luleyn mid unbaa lug go’ayee Ha iga leexaninoo ligliga aan qabanoo liban aynu helnee libin aynu helnee libin aynu helnee Luqaantada iyo laafyahaaga luquntaada iyo laafyahaaga leeg leeg socodkaaga ayaa i laabkiciyee By: Mohamed apdi ✌
@abdullahiganacsade2643
@abdullahiganacsade2643 2 жыл бұрын
Good 👍
@hogaamiyeodhahzameh9933
@hogaamiyeodhahzameh9933 2 жыл бұрын
Lubi MXAA loola jeeda wllkay
@shiresharma1483
@shiresharma1483 2 жыл бұрын
@@hogaamiyeodhahzameh9933 lubi = laab
@yomanchannel6798
@yomanchannel6798 2 жыл бұрын
Edit it please... good job
@hibaqkhader1396
@hibaqkhader1396 2 жыл бұрын
@@hogaamiyeodhahzameh9933 lubi hadaan isku dayo niyad/qalbi/ wadnaha meelahaas weeye.
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 2 жыл бұрын
Wax laga dhagaysto waxa ugu wangzn Qur,aanka Kareemka ah alow heesaha iyo waxksta xunba
@DayaxFilms
@DayaxFilms 2 жыл бұрын
xasuus heestan markaan maqlo qalbigaygu xisaabtan i galiyo ayey igu leedahay. Fanaankan dhalinyarada ah halkeeda ayuu u dhigay hambalyaan u dirayaa waqal studio-na waxaad wadaan wax aan caadi ahayn
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 2 жыл бұрын
Wakaa KZfaqradii kula midka ahaa wadankooda 1m ku xiray adna 1$ ayaad wadankaga uga carartay illhy naguma kasoo celiyo
@khadraaadan9001
@khadraaadan9001 2 жыл бұрын
Wllo wanku salamay
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 2 жыл бұрын
Waa ninkii 5 dollor somaliland uga cararay Wax jira ma tihid
@draxmedofficial3380
@draxmedofficial3380 2 жыл бұрын
Mr 5$ 🤣🖕 Imikana 10$ ayaa laga dhigayaaye muqdisho ee dee ka sii baxso meesha 🤣🤣
@khadar.1984
@khadar.1984 2 жыл бұрын
@@abdiasishashi8579 orodo ama qayli ama tuugso wakase 5dollar lacag mahaa miyaa lagu yidhii🤑🤣
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 2 жыл бұрын
Wow muqaalka ..Balse waxay Kasii qrux Badnayd Gabadhu inay Soo xirato Maryaha somalida Hidaha iyo Dhaqanka wiilkana sidoo Kale Meesha geela Uu ku Xaraysan yaYahay inay Ku qaadaan ayay Macaanayd .Aniga ra,yigayga 😘😘😘
@rahmabashir439
@rahmabashir439 2 жыл бұрын
Runti wankugu raacsanahay Waykasi Qurxanan Lahed🥰
@ayaankayse2900
@ayaankayse2900 2 жыл бұрын
Baati inay xidhato ayey kumacaanayd
@zuhyarmawliid3822
@zuhyarmawliid3822 2 жыл бұрын
Sidanba qrx indr
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
Binti aad iyo aad wlaahi anoon arag qoraalak ku fakirey
@cafimadchennalweigloss3384
@cafimadchennalweigloss3384 2 жыл бұрын
🤮🤮🤮
@mujaheddawood5000
@mujaheddawood5000 8 ай бұрын
I am Sudanese and I am proud of the Somali people I salute you wherever you are ❤
@Ardo270
@Ardo270 2 жыл бұрын
Amazing voice ❤️🔥 who’s still listening this song 🎧
@khaliilabdikadir7903
@khaliilabdikadir7903 2 жыл бұрын
Me wllhi , every time I repeat this wllhi, he has Organic Voice and unique talent 👌
@hanaslime6377
@hanaslime6377 2 жыл бұрын
Come on, the song is still new
@abdullahiyare4281
@abdullahiyare4281 2 жыл бұрын
Where’s your English??😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
me awoowo
@fahimahassan2984
@fahimahassan2984 2 жыл бұрын
​@@khaliilabdikadir7903 ¹
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Wilkaan codkiisa waa another level wlhi Masha Allah
@saciidcalixaruud7893
@saciidcalixaruud7893 2 жыл бұрын
Quraanka ayaa ugufiican wax ladhagaysto ee ramadaan naga daaaya heesaha
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
Saacadu waa 2:40 am habeenimo magaalada Toronto barina shaqaan leeyahay baraf iyo qaboow ayaa ii sii dheer dhafarka heestan ayaa xasuus igalisay
@haboniita5847
@haboniita5847 2 жыл бұрын
Woow
@marcnovic9421
@marcnovic9421 2 жыл бұрын
Another level waaye 1million markey garato likete haila dhafinina
@faizasaid3803
@faizasaid3803 22 күн бұрын
Thank you akhi
@tamekawhite5963
@tamekawhite5963 2 жыл бұрын
I am English and I don’t understand a word,but wow what a song and an amazing voice I love it 🥰 xxx I wish I understood what he was singing xx
@abdulkadiryasin3183
@abdulkadiryasin3183 2 жыл бұрын
It says roughly: Like leila and qays ( 2 ancient lovers) I’m committed to you I don’t fall sleep bcoz of you You’re attached to my heart i don't go into relationships And lost all the women Coz you’re my soulmate.. ..opening lines anyway 😎
@tamekawhite5963
@tamekawhite5963 2 жыл бұрын
Thankyou hun what a lovely song xxx
@abdulkadiryasin3183
@abdulkadiryasin3183 2 жыл бұрын
@@tamekawhite5963 I glad you liked it ..u welcome dear..
@hamdiduu8338
@hamdiduu8338 2 жыл бұрын
I will teach if u wnt dear
@ciiseahmed4792
@ciiseahmed4792 2 жыл бұрын
iuuiiùaaaàaaaaaaà
@badangelgweresh5398
@badangelgweresh5398 2 жыл бұрын
Codkiisu waa mid aan hore loo maqal wajigiisuna waa mid aanan horey u arag fanaankan waan qaatay waa zaki oo kaa soo salaamaya magaalada hargaysa. keep Going
@MrQaxwe
@MrQaxwe 2 жыл бұрын
TEAM WAQAL STUDIO 🎙 ANOTHER LEVEL LEGENDS KEEP GOING BROTHERS 👍👍❤ LAYAAB 🔥🔥 BEHIND 🎬 SCENES 100 % BEST SONGS 🎵
@Amira-oo1pi
@Amira-oo1pi 2 жыл бұрын
15 minutes posted and I already listened 10 times ❤️❤️
@Fodcade-Forever
@Fodcade-Forever 2 жыл бұрын
You can listen 3 more times Not 10 times 🤣
@yajsomali6865
@yajsomali6865 2 жыл бұрын
Good job 👏
@abdoil433
@abdoil433 2 жыл бұрын
If is posted 15 min you can't listen more times because this song during 5 min who you can listen 10 times?????
@Youna_329
@Youna_329 2 жыл бұрын
@@abdoil433 you right 😂😂😂
@khadar.1984
@khadar.1984 2 жыл бұрын
I’m with you pro 👌
@Facadambe134
@Facadambe134 2 жыл бұрын
Heesti Heesaha AbdiQani Qays☝🎵❤
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 3 ай бұрын
Xagge jogta ❤
@lacagleofficial
@lacagleofficial 2 жыл бұрын
Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
@razaanmediashow3819
@razaanmediashow3819 2 жыл бұрын
Sxb sare subscribe ii saar mahadsanid
@Zaam495
@Zaam495 2 жыл бұрын
Tan mkujirtaa tan bilaa music ah
@safakayse6774
@safakayse6774 2 жыл бұрын
Tahliil yare ismuji soo samee waa hees dhiirigalin ah
@Kadar_osman99
@Kadar_osman99 2 жыл бұрын
Good song mashallah 🥺 love from djibouti 🇩🇯😩👑❤️
@jaf2007
@jaf2007 2 жыл бұрын
Can’t fault a thing about the voice , song, performance and video. 💯 spot on.
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Mashallah reer waqooyi cidi heeso kuma gaadhan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamidahasan7488
@hamidahasan7488 2 жыл бұрын
Amazing voice👏🖤🔥🤗
@kaireabdillahi4097
@kaireabdillahi4097 2 жыл бұрын
I been looking this song for longtime finally got it !!!! The Qaaci mix with the music make this song amazing...
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 2 жыл бұрын
living with past things makes as sense 🌅✌️ murti wa intiii hore
@mouztaphehassan4987
@mouztaphehassan4987 2 жыл бұрын
Woow another level waa lagaa hayaa talented ✌💯.
@samiaibrahim156
@samiaibrahim156 2 жыл бұрын
Am so inlove with his voice and words mash Allah 😍 💖
@musaybaaadan9863
@musaybaaadan9863 2 жыл бұрын
Ayyy wiilku cod macaana💯❤
@abusharma9221
@abusharma9221 10 ай бұрын
Heskan wan maqli jiray balse cawa ayu isameyy dhagaysigisa siba status what’sAppka qof sosarty aya halkan ikenay date 7/9/2023 what amazing voice🔥🔥
@raqiyosaciid1413
@raqiyosaciid1413 2 жыл бұрын
Waqal another level 👍💯 Alfanaan qani waxba laga qaba karo heesta ma anaa layqady jah Axsan cod❤💯👌✅
@Mohamedaydiid230
@Mohamedaydiid230 2 жыл бұрын
Inta heestan qays qayser kuso jeclaatey like saar🥰✌
@AishaUurcade
@AishaUurcade 2 жыл бұрын
Wooow Woow Wlakygii qligaa ahaa Cabdiqani Bosska iyo team Waqal waxani Hees iyo muqaalba Way dhaafeen wlahida waa waxkale🥰
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
Waa xasuustii Cabdi Xasan Dige waxaan kula kulmay fananka Toronto iyo London 2 badaba ninkii weeyn baa garan caruurtu se yeelkeed
@faizaabdi3601
@faizaabdi3601 2 жыл бұрын
Hestan qeys qeysar aan kadawade vedio yadisa 🥰🥰🥰🥰
@dhabsheeg36
@dhabsheeg36 2 жыл бұрын
Runtaaa 🤘
@MaxamedMurtaawi3
@MaxamedMurtaawi3 2 жыл бұрын
Fanaankaygii Abdiqani Boss ❣👏
@cabdiqaniboss
@cabdiqaniboss 2 жыл бұрын
My only and one waqal studio🙆‍♂️🙏❤️
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 Жыл бұрын
Hbn axda sacada tahy 7:47 tariikhta 22 October 2022 hooyo aad ufaraxsan wiikeeda garab jiifo Mohamed amiin 💋🥰❤ alxamdullilah 🤲🥰
@yasinmohamed8748
@yasinmohamed8748 10 ай бұрын
Waaw Codka iyo ireyada heesta iyo Fanaanka dadayar Garan maayo waxaan kutilmaamo Hees Qaali Iyo fanaan cod macaan Dhanka kale Heesta dhabtii Anigey iga hadleysaa Jaceylku Waa imtixaam Aalow sahal
@CoolGirll00
@CoolGirll00 2 жыл бұрын
Nice song xaaax He has a great sense in his voice
@xuunbo
@xuunbo 2 жыл бұрын
cabdi xasan good friend of mine A GOOD FELLOW last time he was in canada, dige live longer. good guitarist.
@Jodan_Sancho_Official10
@Jodan_Sancho_Official10 2 ай бұрын
Qof kista oo dhagaysanayo 2025 waan salameey🖐🫲😂
@MohammedAbdi-vn5ft
@MohammedAbdi-vn5ft Ай бұрын
Yaa dhagaysanaya 7june,2024
@abdirahmansiyaad7358
@abdirahmansiyaad7358 2 жыл бұрын
His voice is so amazing 👏
@ishwaqyussuf1889
@ishwaqyussuf1889 2 жыл бұрын
Dmn yh
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 2 жыл бұрын
Heesta wllhi codkiisa ee kuso baxee macha allah 💯💯💯💯🔥🔥
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 2 жыл бұрын
Amazing song it make you fall in love again & again ❤️
@safiaabdi4086
@safiaabdi4086 2 жыл бұрын
Wow! What a beautiful voice 👌🏾
@tamekawhite5963
@tamekawhite5963 2 жыл бұрын
I am so in love with this song 😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰 can not stop listening to it xxxx
@Hanaacadey
@Hanaacadey 2 жыл бұрын
Yeah it’s a lovely song , I am glad you like it. It’s a love song he is basically telling her:- You are it for me. There is no other woman for me but you. I can’t sleep you are always on my mind I couldn’t eat food because of you, you always on my mind and I can’t forget by the way you walk and smile I hope you feel the same way as I do, One sided love is painful please help me I want to share life with you and I hope you become my life partner
@somalistadalistmrham8631
@somalistadalistmrham8631 2 жыл бұрын
It is somali music tameka In somalia We love music and somali music is unique Also the words can't be found in english. Such a heavy words. I couldnt find translation at all
@mssdimple925
@mssdimple925 Жыл бұрын
What means xxx aabaha wase 😂😂😂😂😂🔫
@habsahassan3189
@habsahassan3189 2 жыл бұрын
Manshallah wow waa wiil cod mcn 🥰
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 2 жыл бұрын
Mashallah Inta la dhacday quruxda gabarta farta taaga
@daganm6835
@daganm6835 2 жыл бұрын
What an amazing song, can’t stop listening
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 жыл бұрын
binti arintaa waan idhi
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
The most underrated song
@Rakio618
@Rakio618 2 жыл бұрын
Heestan caadi ma ahan runtii 🔥🔥🔥💯
@hanicosob6809
@hanicosob6809 2 жыл бұрын
Hesta barteda ayuu dhigay fananka yarka hore usoco yaqe
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
walaalka Ayaan ahay fursad isii isoobooqo Juhdi iyo waqti ayaan soo GALIYAY si AAN caawimaad kaga helo🥰🇸🇴 Mahadsanid
@LAJOYA70
@LAJOYA70 Жыл бұрын
Love somali songs from🇫🇮🇸🇴
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 Жыл бұрын
Lol noo you look somali😂
@faattiofficial9705
@faattiofficial9705 2 жыл бұрын
Video💯 Codka💯 Music💯 All Amazing✅
@Ayanahmedmihamed4343
@Ayanahmedmihamed4343 Жыл бұрын
Heestan intaan dhegaystay tiro male. Can’t stop to list❤❤❤❤❤
@koolgooner8142
@koolgooner8142 2 жыл бұрын
Inaba Caadi Maahan; Gabadha Masha Allah laakiin indhahaas uun baa igu socon; ee Boss inuu murayad Madoow sida murayadisa oo kale gabadho u soo xiro beey aheeyd; sida kale codka iyo ciyaarta gabadhaba 💯 %. Hore u socda love ❤️ ❤️from London 🌹🌹
@fahimamohammed3662
@fahimamohammed3662 2 жыл бұрын
Heesti heesha xasuusti legend cabdi xasan dige 🥰💕
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
Halkeedii Bd Dhigtay Shp Abdikani Boss👏🙏😍.
@shakz-ke3ni
@shakz-ke3ni Жыл бұрын
Big my boy one love from 🇶🇦.....memories never die
@Aziiza-halgan
@Aziiza-halgan 10 ай бұрын
Lama yeesho xiriir💯 Wiilashii lumiyoo🤷‍♂️ Adigaa igu lamaan♥️😟
@sundusabdulle5005
@sundusabdulle5005 2 жыл бұрын
His voice❤️
@saidomar2434
@saidomar2434 2 жыл бұрын
Je l'écoute en boucle depuis deux jours non stop. Vraiment agréablement surpris car cette jeune génération est aussi talentueuse que leurs aînés. Vivement la perpétuation de cette touch spécial et intemporel qui caractérise la culture de notre nation somales. Jeep going bro. Great hugs from Djibouti ❤️❤️❤️.
@wardaahmedmuhumedwarda8870
@wardaahmedmuhumedwarda8870 Жыл бұрын
Wow
@asadahmed114
@asadahmed114 Жыл бұрын
Can't you write Somali ??
@dirarghebreslassie3535
@dirarghebreslassie3535 2 жыл бұрын
I'm ftom 🇪🇷Eritrea I love somal music!!
@abduwalimohamud3246
@abduwalimohamud3246 Жыл бұрын
🧢
@abdulaahimusdhaf2467
@abdulaahimusdhaf2467 Жыл бұрын
Thanks my brother
@yaabeh
@yaabeh Жыл бұрын
we have similar tunes that why you enjoying to listen it when you hearing somali music
@abwaancuriye242
@abwaancuriye242 2 жыл бұрын
Ustaad cabdiqani boss❤
@indhoxuseen6102
@indhoxuseen6102 2 жыл бұрын
Legend halkeeda dhigtay laxawgayga dareen😍😍😍😍
@Awrproduction
@Awrproduction 2 жыл бұрын
Bosska iyo waqalka welldone✌️
@hamdi3092
@hamdi3092 2 жыл бұрын
Ayy hestan beryahan wabo ku hestay hadane vedio qurux badan ba laga soo sameyay c/qani boss codkaga yaa ilaab kiciyay 🥺🥰❤
@wehelkadadweynaha465
@wehelkadadweynaha465 2 жыл бұрын
Waqal studio another level 😍
@saidknaan
@saidknaan 2 жыл бұрын
THIS SONG IS AMAZING THNKS WAQAL STUDIO
@nrdlala2436
@nrdlala2436 2 жыл бұрын
The best voice i have ever seen
@birmadyare
@birmadyare 2 жыл бұрын
CABDI QANI BOOSK KEEP GOING WLL 👍 TEAM WAQAL 🙏
@exquenbilan1260
@exquenbilan1260 2 жыл бұрын
codku wa ihimo wlhi cod mcn wiilku kep up legend 💯❣️
@kingmoses6135
@kingmoses6135 2 жыл бұрын
Wow the more I listen to Somalia song the more fall in love, now I appreciate it way more my culture I’m proud to be Somalia, LANDER 💪🏾
@najwaadam5685
@najwaadam5685 2 жыл бұрын
Somali lee iska dheh landka kareeb huuno👍
@kingmoses6135
@kingmoses6135 2 жыл бұрын
@@najwaadam5685 his from somaliland
@najwaadam5685
@najwaadam5685 2 жыл бұрын
@@kingmoses6135 but the song doesn’t say somaliland huuno
@najwaadam5685
@najwaadam5685 2 жыл бұрын
@@kingmoses6135 don’t get me wrong I’m from there as well😸
@kingmoses6135
@kingmoses6135 2 жыл бұрын
@@najwaadam5685 you’re right
@keysemankalyrics2988
@keysemankalyrics2988 2 жыл бұрын
Keep Going waqal 2milion idin Rajeynaa
@SuperKhaalid123
@SuperKhaalid123 Жыл бұрын
Abdi hassan digi Ayaa iska miraha music Iyo laxanka, long life my brother digi, toronto canada ayuu ku noolyahay
@sabiriinmohamed6504
@sabiriinmohamed6504 2 жыл бұрын
Another level vido $ songs 🎵 ❤💙💚
@Makaran_Yuumbi
@Makaran_Yuumbi 2 жыл бұрын
One of the best "Jawi Dagan" song🔥
@yuusufxeydar6196
@yuusufxeydar6196 2 жыл бұрын
Can't stop listening this song it's special 💖🔥
@mustafeqabyotire1055
@mustafeqabyotire1055 2 жыл бұрын
Great voice, go forward Mr Boss ka✔
@SalmaMohamed-nc1yd
@SalmaMohamed-nc1yd 2 жыл бұрын
This is blessing my ears🥺🥺🥺
@Mahadale
@Mahadale 2 жыл бұрын
His voice is so sweet♥️
@idontcare6649
@idontcare6649 2 жыл бұрын
Wiilku Cod mucjiso ah Ayuu leyahay🔥
@caaishoabdikadir6685
@caaishoabdikadir6685 2 жыл бұрын
Heesta wexee kufiicneed meel xeeb eh waliba habeena waliba dab inlashido markaas qatar🥰🤤💯
@idontcare6649
@idontcare6649 2 жыл бұрын
@@caaishoabdikadir6685 Haa Dabcan
@mahidhelmi9442
@mahidhelmi9442 2 жыл бұрын
Wali ma arag Hees Ninki Laha Loga Cod macan Yahay Heestan orginal keda waxa leh Cabdi Xassan Dige in kasto Legend Horre Yahay 🙋🏿‍♂️✌️
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 Жыл бұрын
🇮🇪 ❤️ 🇮🇪 Waah waah halkeeduu legend kaasi nice voice keep going 🤗 🇮🇪 Lestening on a Friday 10/03/2023 in Ireland 🇮🇪 ❤️🇮🇪 Kilkenny, Ireland 🇮🇪❤️🇮🇪
@jamalnasir8730
@jamalnasir8730 2 жыл бұрын
Legend Waad asiibtay fanaan qaran Keep going axya cod 🔥🔥🔥💯❤️
@fartuunaadam9097
@fartuunaadam9097 2 жыл бұрын
Wowo axsan hees xasuus leh one love 💘♥❤💕
@cabdiqanimaansaawi8981
@cabdiqanimaansaawi8981 2 жыл бұрын
Bosska saaxiib hore soco waxa aad tahay figta sare ee fanka hadda.❤
@cabdulahibarakaat6329
@cabdulahibarakaat6329 Жыл бұрын
By reality before at this time i was listening 🎧 this song and this man has beautiful voice so can we say m.a😊❤
@abdirahman2569
@abdirahman2569 2 жыл бұрын
Heesta Iyo inantu wey isku qalman Mnsha allH waa inan aad u qurux badan💕
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Eshcalaa geenyo mansha'aAllaah
@nasriinbaashe556
@nasriinbaashe556 2 жыл бұрын
Thnkz wll
@deeqzanabdi4576
@deeqzanabdi4576 2 жыл бұрын
Anther level waqal Studio Horay uscoda 🔥😎
@DeeqaismaaciilJama
@DeeqaismaaciilJama 2 ай бұрын
Walaalayal wax walba quraanka ka wanagsan ilaahayo heeso qalbigayda hakelin amiin❤amiin❤amiin amiin❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 2 жыл бұрын
Hees iyo bar waqal studio keep giong 🔥✌️
@asmaidris7920
@asmaidris7920 2 жыл бұрын
His voice on🔥💯
@nourayn766
@nourayn766 2 жыл бұрын
Most underrated song🎵
@nastexomaxamed6209
@nastexomaxamed6209 2 жыл бұрын
Wlhi fanan ka cod macn ma arg wilkan manshallah 🥵❤️
@duranhassan6456
@duranhassan6456 2 жыл бұрын
Cod cajiib ah!👏
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 58 МЛН
XARIIR & XIIS | BABY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 12 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
Abdi Holland - Maalintaad baxaysee - MUXIBO
5:44
Madaale Productions
Рет қаралды 1,8 МЛН
SICIID QALINLE ||  SIDA LAYLA IYO QAYS  || wadne kaabe official || 2022
6:45
NAGIIB WADNE KAABE🎙️
Рет қаралды 604 М.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
FAYSAL MUNIIR  XASUUSTII {MAXAMED AADAN DUGSIYE}2022
3:37
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 6 МЛН
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 51 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 7 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 959 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН