XAAMUD UBAX FT MUNA JABUUTI BUURBAA KUGU GUDBANE XASUUTII C.DHUULE FT MARYAN MURSAL OFFICIAL VIDEO 2

  Рет қаралды 1,029,390

Digaale Music

Digaale Music

Жыл бұрын

#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
Name Digaale Yare
Producer / Musician /
KZfaqr /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.

Пікірлер: 260
@ugbaadmalapo738
@ugbaadmalapo738 Жыл бұрын
Heestan tiktoke ka soo arkay soo raadiyey sidaydoo kle hadaad soo raadisay like♥️😍
@safiajinow1898
@safiajinow1898 Жыл бұрын
Aniga 😂
@farhankhadarabdihassan2492
@farhankhadarabdihassan2492 11 ай бұрын
​@@safiajinow1898❤❤❤❤❤
@UgbaadHassan-vm1cx
@UgbaadHassan-vm1cx 8 ай бұрын
Sido kale walahi
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Xamud wixiisu waa Hibo eebe siiyey. Bal u fiirso yartu cadkeedu mixer Baa laguu asturay xabeebteedii... Lkn xaamud waa natural voice..
@Sheikh_Madhibe
@Sheikh_Madhibe Жыл бұрын
Xaamud dhiiga iyo dhuuxa ina Adeer Hormarkaaga waa keyga guuleeyso Viva Madhibaan🩸👏🦁
@randomeology2063
@randomeology2063 3 ай бұрын
Ninkan waa warsangeli darood😂
@Sheikh_Madhibe
@Sheikh_Madhibe 3 ай бұрын
@@randomeology2063Kaalay adiga ka dhig
@R1Y0999
@R1Y0999 Жыл бұрын
If we r somali. We still have amazing people 👌👌👌 Inaba caadi mahan fanaanka
@inacarab2353
@inacarab2353 Жыл бұрын
Fanaankan oo la yidhaahdo Xaamud ubax wuxu fanka so galay ama magicisa Caan baxay qiyaasti xagayga 2018 heesti u horeysay ee uu ku luqeeyey aan dhageystay waxa la yidhaahda ( jacayl eebadisa unugyada jidhkaygiyo iga naban wadnaho... ) dhowr hees oo uu isagu qaadey iyo kuwo hore oo uu ku luqeeyeyba runtii ma arag hees an yara diido one love Xaamud ubax fank wu ku baahanyahay❤
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 Жыл бұрын
Legend Xaamud Ubax waa nin Illaahay siiyey cod nadiifa, farshaxanimo ah sida loo tumo guitarka cajiib.......... Keep inadeer
@abdihakem112
@abdihakem112 Жыл бұрын
Walhi waxa fanaaniin la buunbuuniyo ninkan magaaraan horumar wayn baan ku rajayn bro xaamud ubax legendry ex badhan
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z Ай бұрын
Waaaaaaaw wiiilku cod macana gabadhu sido kale muusigaaa yasalaaaaam.waa digaale yare dabcan ❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@princesshoodo105
@princesshoodo105 Жыл бұрын
Boholaha xargaga Ee laga baqo Anigaba baxsane Badhtanka ii dhigyee❤❤❤🥰 Buuraha xargaga laascanod🐎
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 Жыл бұрын
Mahadsenid wll Ma lascanod baa
@Hodan7812
@Hodan7812 Жыл бұрын
@@Qeybdiid25 haa
@mursalhadhiye3734
@mursalhadhiye3734 Жыл бұрын
Waad la soo daahdeen heestan inaad mar hore soo cusuboonaysiisan bay ahayd we love fanaaniinteena
@ismaciilducale7232
@ismaciilducale7232 Жыл бұрын
waa kuwaa heesihii aanu rabney in fananiitu dib uqaadaan xaamud ubax waad ku mahad santahay
@saadiqmursalsiciid4840
@saadiqmursalsiciid4840 Жыл бұрын
Digaale yare music yahanka kaliya ee fanaaniintii hore kasoo daahay libaax horay baan u soconaa 🎹🎸🎻FARA DAHAB🥁🎺
@saadiqmursalsiciid4840
@saadiqmursalsiciid4840 Жыл бұрын
@@DIGAALEMUSIC Adaa mudan walaalka weyn
@mukhtaarosmaan871
@mukhtaarosmaan871 Жыл бұрын
Fanaan cod macaan ustaad xaamud ubax horey usoco
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 Жыл бұрын
Heesta waxaa horey u qaaday cumar dhuule iyo maryan mursal buurbaa kugu gudbanee old is gold
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 Жыл бұрын
Farxaan xidig dheh
@Viral_videos822
@Viral_videos822 Жыл бұрын
@@khadarmohamut2306farxan dib buu maryan ula qaaday Lkn originalka waa Cumar dhuule AUN iyo maryan mursal
@mohamedsomali1241
@mohamedsomali1241 Жыл бұрын
Hadii DDSI ay ku faanto xariir axmed iyo suldaan seeraar, puntland-na ku faanto iskalaji, Somaliland ku faanto ex fanaan Bk, hadaanu nahay reer MAAKHIR waxaanu ku faana Alfanaan XAAMUD UBAX💚💙👌💯🔥.
@sihaam673
@sihaam673 Жыл бұрын
fan lagu faanayo akhiru sabaan😢
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
@@sihaam673 waa jaahil
@R1Y0999
@R1Y0999 Жыл бұрын
Maakhir wa intee walal ?
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 Жыл бұрын
Fanaanku ma laha Qabiil, Xuduud iyo Heyb ba, Waa fanaaniin dhinac walba ka dhisan Axlaa Sowt Fanaan Xaamud iyo Inantaan aan cadoga ahayn, Guuleysta waad na deeqdeen e
@Avvsadat
@Avvsadat Жыл бұрын
@@R1Y0999 Waa Sanaag ba la wadaa. Miyadan Af-maakhiri maqal.
@saidojama1170
@saidojama1170 Жыл бұрын
Woof caleyk Ina'adeerkeey Xaamud Ubah iyo Safiyo Tusmo mahadsanid in badan
@suatomar8434
@suatomar8434 Жыл бұрын
Kama daalo heestan ♥️♥️🔥🔥🔥
@abdifatahhassan8777
@abdifatahhassan8777 Жыл бұрын
kula mid ban ahee xppti
@abubakarmohamed7757
@abubakarmohamed7757 Жыл бұрын
Digaale bro thanks Doha Qatar ayaan Ka dhageysanayaa
@farxaanqarasta9268
@farxaanqarasta9268 Жыл бұрын
Xaamud and digaale yare azxaabiyaaal waawayn 🤛🤛❤️❤️
@CamelCorps
@CamelCorps Жыл бұрын
Welcome to somaliland hargeisa city
@SaidAdan
@SaidAdan Жыл бұрын
Gabadha waan ka helay
@CumarAkhiyaar
@CumarAkhiyaar 5 ай бұрын
What a voice❤🙆‍♂️ Xaamuud see nayeshay ❤ MAAMO maryan mursal way xanuunsantahay uduceeya inu alle caafiyo
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 Жыл бұрын
Habeen xasuus leh 20/11/2022 haben axad ah rooga cusub Ee xaaafadaha kenayada 8:27 💖💖💖💖💖💖
@ahmedmaxamuud
@ahmedmaxamuud Жыл бұрын
Habeen aynu gadhaynaynay habeen xasuus leh zxp igu qaaliya burco xaafadaha laamida cuaub rooga Kenyada
@faisalmohamed808
@faisalmohamed808 Жыл бұрын
"Yeeeesssssirrr!!!! Well done brother, MashAllah ...
@ajqammariye5081
@ajqammariye5081 Жыл бұрын
Legend Hamud Ubahle 🙏👏
@nihaan5614
@nihaan5614 Жыл бұрын
Masha Allah what a voice xaamud another level legend
@sakariyecumarmaxamed8942
@sakariyecumarmaxamed8942 Жыл бұрын
Legends xaamud ubax best cod 💯 best music💯🔜
@mohamedwalid4078
@mohamedwalid4078 Жыл бұрын
Al fanan xamud ubax fanan an tageero 🙏❤❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Amazing remix TheGreatSinger Ubax🎉❤
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 11 ай бұрын
Masha Allah Cod baynhayaan Muna Jabuuti Iyo xaamud Ubax makala dhacaan 🎉🎉😊
@riboose8177
@riboose8177 Жыл бұрын
Qaabka heesta looduubay waa daciif. fanaaninta wey ficanyihiin.
@sammmaaraabdalla
@sammmaaraabdalla Жыл бұрын
Waxaasa ka cod ah nice
@arawewlo3457
@arawewlo3457 Жыл бұрын
Sweat voice🔥🔥❤
@sofiaosman6730
@sofiaosman6730 Жыл бұрын
Woooow inaba caadi ma ahan fanaan Xamuud voice🔥 macn & Handsome man labis wax walba,,, toloow halkee laga helaa fanaanka? bal igu soo xir 😊 I'm from Uk! Meel igu sheega fanaanka
@MohamedHassan-lc8ps
@MohamedHassan-lc8ps Жыл бұрын
Form hargeisa somaliland sis gaar ahaa xfda 26 jun
@abdulhakimbelbel8482
@abdulhakimbelbel8482 Жыл бұрын
He is from badhan sanaag But last 3 years he was lived Turkia and hargaysa
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 Жыл бұрын
😅😅😅💖💖💖❤
@abdikadirboss3538
@abdikadirboss3538 Жыл бұрын
He is me awoowe
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Oo maxaad fanaan kaa fog ku falaysaa anigaa fanaanoo uk kula joogee labadeenu ma isu heesnaa address ka iyo telka ii reeb
@nuranizmacil7702
@nuranizmacil7702 Жыл бұрын
Waxani heesa way dhafty wlhi❤🙌🏼😊
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 11 ай бұрын
Alle Ha U Naxariisto cumar DhuuLe Cali Xusuus 😢
@mukhtaradam7057
@mukhtaradam7057 Жыл бұрын
Boholaha xargaga waxay ku yaalan meel u jirta magaalada las anod 15 km . Sheekoyinkii dhag dheer meeshi laga sameyay weeye
@blackgrial491
@blackgrial491 8 ай бұрын
Heesta tiktok kuso arkay ❤❤ Wn ka helay runtii codka top
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 ай бұрын
Saan baa loo heesa ama fanka meel baa laga fariisda ❤❤❤
@hoodohappy6608
@hoodohappy6608 Жыл бұрын
Best song weye❤🔥
@lmansulekoahmed4242
@lmansulekoahmed4242 Жыл бұрын
Omg I love this song❤❤❤❤
@sumiish-fw8mx
@sumiish-fw8mx Жыл бұрын
Wiilka codkisa🔥🔥❤️
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 11 ай бұрын
30/7/2023 Heestan malintan dhagaystay uhoreysay❤
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 Жыл бұрын
Axsan cod ilmaderayal ciyalba nabarte hore isocda 🥰🙏🏻
@saeedhussein524
@saeedhussein524 9 ай бұрын
Iidoorki iyo Dulbahantahi oo iso Haasayaa intan fanjidi Huwantu so galaan jecelka.
@cabdirisaaqdillaal2490
@cabdirisaaqdillaal2490 Жыл бұрын
Waaaaaaw waaaaaaaw sxb cadceed mabruuk hore usoco Soo badi wllo qaaciga
@farxiyofaaraxaadan4518
@farxiyofaaraxaadan4518 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤love love love❤❤❤love❤
@mohamedhashi1643
@mohamedhashi1643 Жыл бұрын
Munaaaaay Mogadishu noogu kaalay
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 ай бұрын
Qalbiga idhaqaqay hestan ❤
@aminoamiisha6628
@aminoamiisha6628 Жыл бұрын
Ayyy codkoooda mashallh 😍😍😍
@juujuu7502
@juujuu7502 Жыл бұрын
Barteed uu dhigay m.a 🔥🥰😘😘😘😘
@janteyoutubechannel3054
@janteyoutubechannel3054 7 ай бұрын
Fanaankan asaga kaga cod macaan ninkii asal ahaan ulahaa ee cumar dhuule❤laakin gabadha maya
@ismaeldaher3491
@ismaeldaher3491 Ай бұрын
Cumar Ma garaye lakin wa dhaweyay waliba sifican runti
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 Жыл бұрын
Xamud ubaxle Waa fananki loo bahna
@user-ig5wf1ot8p
@user-ig5wf1ot8p 2 күн бұрын
Wanka helay fanan qaaliya halken ka hela
@jumbodaahir282
@jumbodaahir282 Жыл бұрын
woow xamud ubax hore usoco
@amiiroabdi8390
@amiiroabdi8390 Жыл бұрын
24/1 /2023 baa dhagaysanaya hestan 🥰
@yaseinbillbourd3541
@yaseinbillbourd3541 Жыл бұрын
Kafuuu halkeeeda🎻🎺
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 Жыл бұрын
Digaaale studio wxkle keep going wll qaraaamiga nooole anna iyeeedh maaalin aaan heese codbaan hayaaye😁😁😂🤟
@mohamedabdihakiinibraahim9483
@mohamedabdihakiinibraahim9483 Жыл бұрын
Yaa salam🥶♥️🎤
@saadoqaranofficial6248
@saadoqaranofficial6248 Жыл бұрын
وااااااااو
@iftiinkawarka3558
@iftiinkawarka3558 Жыл бұрын
Xamuud Ninkii naalka uu shiiday Fankii Emirates ee mar qabsaday somalida
@rayaanabdinuur1656
@rayaanabdinuur1656 Жыл бұрын
Form sanag 🔥❤️❤️
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
Amazing song 3/6/2023 Time 12:00 habeenimo Berbera Kh.A.H burco.
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Mashallah 2 fanan o cod mcn
@abdihasan5628
@abdihasan5628 Жыл бұрын
Gabadha ka cod wanaagsan iyada heesta dul dhigtay o dhaafisay
@amalcb7273
@amalcb7273 Жыл бұрын
Gabadha heesta halkeedi bay dhigtay
@apdirizackmohamed3437
@apdirizackmohamed3437 Жыл бұрын
Yaa salaam 💛💛💛
@mohamedgedisaidhagar222
@mohamedgedisaidhagar222 Жыл бұрын
Best song!. I like their voices, I have been listening since I hear them.
@aboubakerbogoreh633
@aboubakerbogoreh633 Жыл бұрын
Maschalah uro soco hessi mirganga
@M.OZIL4
@M.OZIL4 Жыл бұрын
Ax cod allah idiin barkeyo
@rahmayusuf-tr3ib
@rahmayusuf-tr3ib Жыл бұрын
Wooow nice song ❤️🦋
@husseinhared
@husseinhared 3 ай бұрын
Hoyoy wa murti an däremot.qqpfwalbo adica dhan däremot karo wa fanan qaali ah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@mursalhadhiye3734
@mursalhadhiye3734 Жыл бұрын
Ax yaafanan xaamud ubax fanaankii reer badhameed
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 5 ай бұрын
Dhulkaa igu balaadhee baryo kama rageene 😊😊
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
Woooow song 🦋🦋😊😍
@fitamiinoos
@fitamiinoos Жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw my legend
@abdirauuflayli1432
@abdirauuflayli1432 11 ай бұрын
Amazing 😊❤
@naima8102
@naima8102 Жыл бұрын
Axsan fanaan Maasha’allaah cod iyo haybadba ku dhan ninkan.
@farxiyofaaraxaadan4518
@farxiyofaaraxaadan4518 11 ай бұрын
Hees waaa macaaan😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxiyofaaraxaadan4518
@farxiyofaaraxaadan4518 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SaidAdan
@SaidAdan Жыл бұрын
Hadii tol la yahay inantaa hala iisoo helo hal kaasaan ka meherinayaa
@fathiaaskar3804
@fathiaaskar3804 Жыл бұрын
Beautiful song ❤
@mustafalogaanipiano5153
@mustafalogaanipiano5153 Жыл бұрын
Maasha alla axsan fanaan
@najmaabdirahman-gz5tz
@najmaabdirahman-gz5tz 10 ай бұрын
What a voice 😮😮cod macaana wiilku
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 Жыл бұрын
Ninkaan codkiisuu ku qaaday Waana fcnyhy mshlj
@ahmedmabdi487
@ahmedmabdi487 Жыл бұрын
Heestu qaab qiiro leh ayuu u matalay, codkiisuna waa clear, Welldone👏
@sabahegeh425
@sabahegeh425 Жыл бұрын
Waa ku waa heesihii la fahmi karayey.
@mahadoismail9044
@mahadoismail9044 Жыл бұрын
Wawooo nice song ❤
@Avvsadat
@Avvsadat Жыл бұрын
Xaamud Ubax very Tallented.
@khadarahmed5131
@khadarahmed5131 Жыл бұрын
Heestani heesaha kle lama sina wey cajaa'ib dhaaftaY🥰
@AbdiwasacMahamoud-uh3mz
@AbdiwasacMahamoud-uh3mz 7 ай бұрын
,kuna ❤❤❤
@axmedxaaji-cm3rp
@axmedxaaji-cm3rp 6 ай бұрын
DigaaLE yare musician waxan rajeynayaa inaad mar uun ii Tumi d00nta Bahalkaaz😂
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
HATTS OFF this beautiful
@raqiyahussien1737
@raqiyahussien1737 7 ай бұрын
Me too love this so so mu h and this dud❤❤ match walahi
@sihamcumarcumar7130
@sihamcumarcumar7130 Жыл бұрын
Hees io bar cajiib wlhi ❤🥺🤦‍♀️
@yousufhuseinismail2682
@yousufhuseinismail2682 Жыл бұрын
Waah-waah, yaasalaam
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Ninkani cod macaanaa oo gacan macaanaa ma garxajis baa
@AliAli-pq6rj
@AliAli-pq6rj 11 ай бұрын
We are spf special forces Somaliland nice songs
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 Жыл бұрын
Waw xaamud ubax♥️💕💕🥰
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 9 ай бұрын
I love this song 😭🥰
XAAMUD UBAXLE  MARBUU OOYAA QALBIGU HEES CUSUB QAACI
7:52
Digaale Music
Рет қаралды 1 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
JACEYLKU HADUU CUSLAADO HEES CODKII XAAMUD UBAX OFFICIAL VIDEO
6:07
Digaale Music
Рет қаралды 310 М.
Cumar dhuule &maryan Mursal Heesta siduu iibarkaday Hurdo kama Bogtoo
12:30
XAAMUD UBAX HEESTII OMOS FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
9:06
samatar said salah
Рет қаралды 232 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
And how are they not embarrassed?
0:19
Rinuella
Рет қаралды 27 МЛН
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 2,1 МЛН
100❤️
0:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 17 МЛН
Эксперимент вышел из под контроля😱😢
0:57
Следы времени
Рет қаралды 4,8 МЛН
鱿鱼游戏!小蚂蚁也太坏啦!火影忍者 #佐助 #家庭
0:46
火影忍者一家
Рет қаралды 6 МЛН