Murtidii Abwaan CabdiQaadir Xirsi Yamyam & Tixmaal |Ninka Somalida Ugu Maansada Badan''

  Рет қаралды 112,867

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

8 жыл бұрын

Murtidii Abwaan CabdiQaadir Xirsi Yamyam & Tixmaal |Ninka Somalida Ugu Maansada Badan'',
Maansadi Afka-soomalifa,
maansadii waa la,ii diray,
......................................................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 58
@xamdibilan7200
@xamdibilan7200 3 жыл бұрын
Allow abwanka sideeda jano ku casuun oo kaxore todobada cadabod oo unaxarisi isaga iyo walidkenba inagana gadasheed inama fidmeyo
@suhuurcarey
@suhuurcarey 7 жыл бұрын
Murti badan baa ka faaidey anoo ah gbr dhlinyaro ah hadana murtida in aa aruuriya jecelhy
@bileduuble167
@bileduuble167 7 жыл бұрын
zahuur salaad
@mobayle8508
@mobayle8508 6 жыл бұрын
Nasiib wanaagsan.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
zahuur salaad guul ba ku rajayn
@maxamudmaxamed4194
@maxamudmaxamed4194 6 жыл бұрын
الله يوفقك أختي
@murti-dhuuxmedia4276
@murti-dhuuxmedia4276 5 жыл бұрын
mnzha allah guulayso jaalle Suhuur
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 5 жыл бұрын
Nimankaan waa shaqo fcn bay hayaa abwaanka qabriga allaha u nuuriyo
@nasrofaraxali7306
@nasrofaraxali7306 3 жыл бұрын
ilhayow Jana fardowso kawarabi awowahey yamyam xirsi siyaad
@user-ej2rx2jv6m
@user-ej2rx2jv6m 3 ай бұрын
Waa gabyaaga ugu gabaybadnaa Suu gaanlayda soomaalida Allaha u naxariisto abwan abdiqadir xirsi siyaad [ yamyam ]
@samataridiris54
@samataridiris54 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaanka. Barnaamijka waxa la duubay 2002. Wuxuuna abwaanku dhintay 2005.
@guledjama9007
@guledjama9007 6 жыл бұрын
Ilaahoow u naxariiso abdul qaadir hirsi siyaaad yam yam
@mudane1454
@mudane1454 5 жыл бұрын
Amiiiin
@ifraaxcali2172
@ifraaxcali2172 4 жыл бұрын
"MAXAAN HADALKA DAAYAA GABAYGA WAA LA II DORAYE" SUUGAANYAHAN AWOOD SHEEGTAY ABWAN YAMYAM
@halloyeelo6480
@halloyeelo6480 6 жыл бұрын
Yamyam abwaan qaali ah Allaha ku naxaristo
@osmanhirsi4350
@osmanhirsi4350 6 жыл бұрын
allaha u naxariisto abwaan cabdikadir xirsi siyaad yamyam
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 6 жыл бұрын
wxn Ku xasuusta apwaanka heesti isha sacabka mari ee ay qaadi jirty khadra daahir cige
@kawtharabdi9967
@kawtharabdi9967 5 жыл бұрын
Allaha ha u naxariisto a abwaan yamyam
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 6 жыл бұрын
Waar ninkani Alle haw naxariistee xikmad iyo murti badan buu ka tegay
@ismahanomarqaali9789
@ismahanomarqaali9789 5 жыл бұрын
Ilahay hawnaxariisto abwaan yam yam
@asadbare4710
@asadbare4710 6 жыл бұрын
apwan yamyam ilahayoow unaxariiso allahahoow janaatul fardoso kawarabi uma mallenayoow adiga camaal in aan arki donoo
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 5 жыл бұрын
Maxaan hadalka daayaa murtida waa la,iidiraye Cajiib
@guledjama9007
@guledjama9007 6 жыл бұрын
Naxariistii jano allllah ha siiyo abwaanka
@dinixmedia8649
@dinixmedia8649 3 жыл бұрын
Ugu maansada badan ha orane ugu gabeyga badan dheh Adigii dadka wax gaarsiinayey baa wax khaldaye
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Alla ha naxariisto abwaan cabdilqaadir yamyam
@maxamudmaxamed4194
@maxamudmaxamed4194 6 жыл бұрын
الله يرحمه شاعر يميم
@sabariindheeman1300
@sabariindheeman1300 7 жыл бұрын
masha abwaan qaaliya
@guledjama9007
@guledjama9007 6 жыл бұрын
Alllah ha unraxmado
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 6 жыл бұрын
alle haw naxariisto apwaan yam_,yam
@zackayoub
@zackayoub 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariis abwaan
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
ANIGO DALKA SOMALILAND JOOGA MUWADIN DAGANA HADANA WAAN TAAGERA SUUGAANTIISA ABWAAN ABDIQAADIR XIRSI YAMYAM.
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 2 жыл бұрын
Alle naxariistii Jano hasiiyo abwaan yamyam alxikmu shaacir buu ahaa
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
Maansha allaah
@adangaydhdeeqgaydh91
@adangaydhdeeqgaydh91 4 жыл бұрын
Ilaahayow u naxariso
@cabdirisaaq4396
@cabdirisaaq4396 6 жыл бұрын
illaahy
@bishaarxaaji8102
@bishaarxaaji8102 5 жыл бұрын
Waaaw sugan an cadi aheyn
@cadeadam2065
@cadeadam2065 4 жыл бұрын
m.allh
@xamdibilan7200
@xamdibilan7200 3 жыл бұрын
Amin Amin Amin
@ruunmoha4464
@ruunmoha4464 Жыл бұрын
2023 dhageysanaya abwanka naxariisti jano Allh siiyo 😢
@zackayoub
@zackayoub 6 жыл бұрын
Suugaan cajiib ah ayaad uga tagtay umadda soomaaliyeed
@kingwaayeel6893
@kingwaayeel6893 6 жыл бұрын
Waa qiso cajaib ah @21min
@cabdiraxmancabdullahi420
@cabdiraxmancabdullahi420 7 жыл бұрын
diradira waan geli karaa iyo dulun islaameede in namiimaha cadaab dalaq la siin baan isaga daayay
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Kkkk jaadki hawada kucuni lahaayeen
@ayaanleabdullahi6308
@ayaanleabdullahi6308 6 жыл бұрын
يميم رضي الله عنه
@mahdideheye8513
@mahdideheye8513 8 жыл бұрын
waaaaaaw
@aminamuxumad468
@aminamuxumad468 8 жыл бұрын
inadapté
@Radgacha
@Radgacha 4 жыл бұрын
fucking
@Farhaan114
@Farhaan114 Жыл бұрын
Awoowe Waraysigaan Qaybihiiisii Kale Hadiiba Ay Macquul Tahay Waxaan Kaa Codsanayaa inaad Noosoo Dhigtid Waad Mahad San Tahay,
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Yaraanteydii baan YamYam iyo qadaad weyn maqli jire mana fahamsanayn mahmah iyo waxban u qabe kadib baan fahmeyba meshay ka socoto hh
@weedhsanproduction6423
@weedhsanproduction6423 4 жыл бұрын
Way ku khaldeen
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 2 жыл бұрын
@@rahmamusse5030 amiin lkn see u buuxa ma fahmine
@user-ej2rx2jv6m
@user-ej2rx2jv6m 3 ай бұрын
Adeer waad khalad fahantaye Erayga cidii bixisay waxa u ahaa DARWIISH KII SAYID MOHAMED ABDILE XASSAN kuwa u baxshay Waa ii doorka iyo hindida lasocotay Ingiriiska Slm
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 2 жыл бұрын
Ninka wareysanaya sow Riiraash maahan?
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 6 жыл бұрын
alle haw naxariisto apwaan yam_,yam
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 78 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
jacburkii uu caleema saarkii cali mahdi ka tiriyey abwaan yamyam
7:15
mustafe daahir official
Рет қаралды 3,9 М.
WARAYSI XIISO LEH ABWAAN MAXAMUUD YAASIIN DHEEG Q1AAD
32:16
BAALGORAY MEDIA
Рет қаралды 16 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Abwaan Abshir bacadle AUN // Gabay CAJIIBA @Hawrar-gabay-somali-1226
49:58
Djibouti: Tixmaal iyo Mahamoud Abdillahi Sangub
1:12:31
Assajog Studio
Рет қаралды 77 М.
CAKU GEELU MUU DIDO- C.X. YamYam
23:13
Bartamaha
Рет қаралды 60 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН