Abdikarim Ali Shaah | Abdirisak & Mabruka |Arooski Qarniga 2020

  Рет қаралды 908,868

DE ROCK STONE

DE ROCK STONE

3 жыл бұрын

This Song Is A Gift From Safa Abdillahi Ahmed!!
” Waxaan Heestan Ugu Talogalay Arooska Abtigay Abdirisak Elmi Abdillahi & Mabruka Mohamud Daud ”
Waxan Idin Leeyahay ” Allow Ubad Qaaliyo Qaayo Badana Idinku Deeq ”
Ereyada : Ahmed Haraf
Laxanka & Codka : Abdikarim Ali Shaah
Music : Maftuux Cadceed
Special Thanks To ( Cadceed Studio )

Пікірлер: 145
@adnantetra1469
@adnantetra1469 3 жыл бұрын
Mansha Allah waxan Hambalyo uu diraya Abtigay Cabdrisaaq Cilmi Cabdilahi jamac iyo marwadisa mabruka Maxamuud Daa'uud Cali noqda reerki isku wara ee ubad khayr qaba kala hela insha Allah
@quraish_1x
@quraish_1x 3 жыл бұрын
Wow Wlhy wa Gabadh Qiimo leh Aroski Abtiged in Tay hees U Hibaysay Ayay Arooskina Shiday👏👏 Hambal yo wallo
@amdhaltimetv8727
@amdhaltimetv8727 3 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@gabadhqaran6402
@gabadhqaran6402 2 жыл бұрын
Maanta meherkii Safa weeyn habeenkada. Waan in sidaas oo kale looga tumaan💃🏻👏👏👏👏
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Wooooooow
@FatimaBintuYasin9570
@FatimaBintuYasin9570 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo is kuwaar ibidkiin ❤👏👏👏👏👏👏❣😍
@mohamedfarah1262
@mohamedfarah1262 3 жыл бұрын
Cabadi cali shaaah inoooow legen yahay inta qiyaasta ugu jirtaaay heee ismuujiya
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah waa fariid inanta shalmada CAS. Abtiged wey u shiiday hees qaliyana wey u hibeysay eshacala inaan❤❤❤
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
#Abdikarem ALi moHamout Hussein sHaaH Fanaanka xiLiGan uGu HeezaHa Mcn dHinaca Aroozyada wN ku wataa #EnadEr 💯🔥 #AroozkyGa Hqiiq Heez wD ka qaadyzaa 🇬🇧🖤
@badraxirsi2345
@badraxirsi2345 3 жыл бұрын
Markay noloshu isugu ka dhacsantay xag kasta adiga iyo famliy giniba mashlllh❤❤❤
@gulledosmanosman7970
@gulledosmanosman7970 2 жыл бұрын
Extly aniga Iyo adiguba isku rayi👨‍👩‍👧💫❤
@seynabibrahimali5325
@seynabibrahimali5325 2 жыл бұрын
qof abtigiis saaid u jecel uun baa saan sameyn karo sida anigoo kale allow abti hanoo waayin❤💋😥
@maxamedsiciid6570
@maxamedsiciid6570 2 жыл бұрын
Wa Run Walhi Beenta Maaha walashy 🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭
@Ahmedegrhjibril
@Ahmedegrhjibril 3 ай бұрын
Ewalofh ​@@maxamedsiciid6570
@hoodokhadar6098
@hoodokhadar6098 3 жыл бұрын
Mashaa allah safa madasha way bishay Dhisma oo dhaqma qoyska cusub ❤👏
@queenkunkaroon1747
@queenkunkaroon1747 3 жыл бұрын
Inantaa shalmad cas waa farxda ay uu qabto Btigeed marshalls wey ku farxsnthye
@makeupartisthibo7794
@makeupartisthibo7794 3 жыл бұрын
Inaanta shalamada cas ❤♥️
@aadanyuusuf2990
@aadanyuusuf2990 3 жыл бұрын
Waa laacibad
@asmahussein9642
@asmahussein9642 3 жыл бұрын
Masha allh inanta wey u hagar baxdey abtigeed ilaahy qoyskaa soo bireyna hasku barakeeyo
@faizabullay2330
@faizabullay2330 3 жыл бұрын
Masha Allah isku wara Waxan ka helay inanta garbasarka cas farxadeda iyo sida ay ushiday arooska❣❣💋💋🔥🔥🔥
@aminaabdi1889
@aminaabdi1889 3 жыл бұрын
Waa arooskii abtigeed heestana iyadaa ugu tala gashay walaalo❤️🥰🥰🥰
@najahkhathar2850
@najahkhathar2850 3 жыл бұрын
Caruusku waa aptiGe ed
@sumishinacabdi9460
@sumishinacabdi9460 3 жыл бұрын
Atuiquwyywywrwtfwgtwywauyeyeyywwyyuwwuwuwwuffgwyawyywwyyq
@ayaanabdi996
@ayaanabdi996 3 жыл бұрын
waa aroski aptiged wllo
@hodanyusuf9513
@hodanyusuf9513 3 жыл бұрын
Waa wllsheed
@huthaofficial6038
@huthaofficial6038 3 жыл бұрын
Waaaw masha alh jacylka abtigeed aya ku wayn inanta allow isku daa reerkan qurxoon 💕❤
@zunduznor6133
@zunduznor6133 3 жыл бұрын
Amazing wlhi innta gabsarka cas gabadh io badh iga dheh❤️🖤
@jannathaashi2411
@jannathaashi2411 3 жыл бұрын
Mnshallah wanka helay inanta abtigeed heesta uhibeysey arooskana shiday hambalyo lamanaha ku midobay nolosha😍
@abdirahmanhussenali8897
@abdirahmanhussenali8897 2 жыл бұрын
Ip is
@nasraslbnduale4221
@nasraslbnduale4221 3 жыл бұрын
Mnzha alah waxan ka helay inanta shiday arooska Abtigeed ❤❤
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 4 ай бұрын
Ina cali shaah mucjisada fanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@miskimarian9849
@miskimarian9849 2 жыл бұрын
Wow m.a waxan aroos lama dhihi karo hadana safaa abtiged aroskisi kala kicisay😘🤴👸♥️
@crizakmuhmed9578
@crizakmuhmed9578 3 жыл бұрын
Rockstone sxb wixii hadlayba ha iska hadlee hadad gashay dhabihii guusha waxa hore loo yidhi wixii indho arkaan ayey ilko jaraan muqlda heesaha aroosyda intaba wad mujisa sxb insha alah hada waxa noo hadhay uun inad muxaadiro inad noo soo duubto uun legend
@user-of9qd7lf7t
@user-of9qd7lf7t 3 жыл бұрын
❤❤❤❤ so gorgeous couples 😭❤❤ my allah protect from evil eyes aaaaameeeen🤲🤲🤲🤲
@barwaqohassan7041
@barwaqohassan7041 3 жыл бұрын
Waaaaaw heesta iyo arooskuba caadi maaha mnzha allhi
@sagalabdirahman4970
@sagalabdirahman4970 3 жыл бұрын
masha allah abdirizak iyo mabrouka wada noolada habo safa yar midho qurux badan u hanaysay abtigaa
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah..........Amiiiiiiiiiiiin
@nasriinmustafe8238
@nasriinmustafe8238 3 жыл бұрын
Mabruuka inader qali msha allah🥰🥰💜
@raliyoridwan7901
@raliyoridwan7901 3 жыл бұрын
Masha allah barakalaah labadii farxad ku wadda waara🥳
@hamdimustafa7917
@hamdimustafa7917 3 жыл бұрын
Mansha allh hambalyo kunjeer mabruuk quman iyo saygeda❤️❤️🎊🎊👸🏽🔗🤴🏾
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 3 жыл бұрын
Alif mabruk jiidhkaygi mabruuk maxamuud daa'uud cali iyo seediga abdirizaq 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@asiyamoha9183
@asiyamoha9183 3 жыл бұрын
Mazha Allah inanta ayn ka helay wlee wad ka tuntay
@Zaky_garad
@Zaky_garad Жыл бұрын
Safa- abtigeed arooskiisa waa u shiday👏❤
@nacimaduriyada9829
@nacimaduriyada9829 3 жыл бұрын
Way ka tuntay abtiged❤👰🤴
@abdirashidmohamed2221
@abdirashidmohamed2221 3 жыл бұрын
Mncha allah waa gabadh qiimo badan oo abtinimada wax badan ka fahansan alle ha xifidiyo
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Wooooow walhi si xamsadysan bye abtiged ugu hibyse heesta m.a 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤲
@idirisjeeni8624
@idirisjeeni8624 3 жыл бұрын
Mnsha Allah Adero Mabruuka Mohamuur Daauud Ileeye Farxad ku Noolada
@duniyo2529
@duniyo2529 Жыл бұрын
Mashalaah isku waara Waa aroos qiimo badan Safana boos abtigaa kaga Baahna waa buuxisay wlshy Gabar qiimo badan ayaa tahay
@soumayamahamedali4085
@soumayamahamedali4085 3 жыл бұрын
Wwww Masha allah hambaly hambaly hn😘😘😘
@calinasra847
@calinasra847 3 жыл бұрын
gabdha shalmada cas baan ku haysta sayisu lama rogays🥰🥰🥰
@awosaleban105
@awosaleban105 3 жыл бұрын
Masha alllh🥺❤️❤️❤️❤️my allah protect you evel eyes nd evel tongue🥺🥰🙈
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 2 жыл бұрын
Abtinimo waa shay qaaliya ♥️♥️♥️💯✔️
@sukhramohamoud1735
@sukhramohamoud1735 Жыл бұрын
Ooov heestn ❤🎉
@whizbieuropian3680
@whizbieuropian3680 3 ай бұрын
MAGACA MABROUKA WAA MAGAC AGTEYDA QIIMO WEYN KA LEH WAANA MAGACA XAASKEYGA WAXAN RAJEYNAYA INAN HAL HABEEN AROOSO HESTANA AAN U DAARO WAAYO IYADU WAA FARXADEYDA💔💋
@maxamedsiciid6570
@maxamedsiciid6570 2 жыл бұрын
Masha Allh Isku wara Abid 💯💯❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@amalelmi7465
@amalelmi7465 3 жыл бұрын
Maasha Allah wllky
@Najma-bc9bv
@Najma-bc9bv 3 жыл бұрын
Masha llah is Ku warah abayo
@fatinhashi208
@fatinhashi208 3 жыл бұрын
Wah waah 💖💖💖
@nimoomar1489
@nimoomar1489 3 жыл бұрын
MashaAllah ❤️❤️❤️
@ilhaanxasan6259
@ilhaanxasan6259 2 жыл бұрын
Masha allah mabruuk iyo sayigeed🥰
@aadanyuusuf2990
@aadanyuusuf2990 3 жыл бұрын
Hbenkan ina cali shaah inanta shalmada cas ayaa ku mataylsay inuu joog
@Sahruja12
@Sahruja12 3 жыл бұрын
Waxkle Abti Barkooba Mashllah
@boqoradaborama4411
@boqoradaborama4411 3 жыл бұрын
Mnzha allah
@user-qj1he8bz7u
@user-qj1he8bz7u 9 ай бұрын
Fav sonG❤
@asmaqalidecorotion5102
@asmaqalidecorotion5102 3 жыл бұрын
Mansha allla hanbalyo alleh hasku kiindaayo
@ahmedibrahim5845
@ahmedibrahim5845 3 жыл бұрын
Wow rockstone
@jiijajacelow5490
@jiijajacelow5490 3 жыл бұрын
Masha Allh tabaraka Allh ilahay haysku barakeyo aroska Isha bini adamka Allah ka xijaabo Aamiin
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Amiiiiiiiiiiiin
@dhagjar7780
@dhagjar7780 3 жыл бұрын
Hees wcn
@abdiburaomuvies7746
@abdiburaomuvies7746 3 жыл бұрын
Best video
@ubahomar2546
@ubahomar2546 3 жыл бұрын
fariid baa arooska kala xidhatay
@faracad123
@faracad123 Жыл бұрын
Maa shaa Allaah smart Allaah ha isku kiin xafido safa anigane bal ii so samee hees
@MkXiddo
@MkXiddo 3 жыл бұрын
Wax kale
@Susuuuu1
@Susuuuu1 Жыл бұрын
Masha'allh 🥺❤️❤️❤️still watching 😂
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Жыл бұрын
😂😂😂mana aroosin
@awosaleban105
@awosaleban105 3 жыл бұрын
Hamblyooo mabrouka & Abdirzack👰🏻‍♀️🤵🏻‍♂️❤️
@ClrisaaqMaxamed-jz5de
@ClrisaaqMaxamed-jz5de 10 ай бұрын
Hi cawo
@aniitahabdi5254
@aniitahabdi5254 3 жыл бұрын
Mash Allah ❣❤
@sadaamhussein0235
@sadaamhussein0235 3 жыл бұрын
War gabdhan waa farxadii oosocota io gabdh wada dhiiga arooskii abtiged wlhi sidii aduunka ayay ugu hagarbaxday Gabdhaas gabdh io badh iga dheh
@iqramohamed4492
@iqramohamed4492 3 жыл бұрын
Masha alh hamblyo🥰🥰🥰🥰🥰
@user-of9qd7lf7t
@user-of9qd7lf7t 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله 💌 بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 Жыл бұрын
M.a inantaayadiih qurux bdn
@ugpaatameen5183
@ugpaatameen5183 3 жыл бұрын
Jamaal abdirisak inabtigay
@mohamudahmed1811
@mohamudahmed1811 3 жыл бұрын
Mnch alllh👑♥️
@crisaakomerebrahim5827
@crisaakomerebrahim5827 2 жыл бұрын
Mnsha alh isku waraa
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 7 ай бұрын
Congratulations soo daahday
@fathiawil7928
@fathiawil7928 2 жыл бұрын
Zafa waad gudatay waajibkaagi🥰
@maankaali4239
@maankaali4239 3 жыл бұрын
Beautiful girl
@fatmaumar2055
@fatmaumar2055 3 жыл бұрын
Way ana abtigay igu ogaada sidaa sileeg iyo ka badan hadaan u ga shidi waayo
@amalkaaba2634
@amalkaaba2634 3 жыл бұрын
Masha Allah congratulation mabruuk ❤🙌🥰🔥💋
@fayzacheik1115
@fayzacheik1115 2 ай бұрын
Heesta waxan in badan udaawada waa gabadha qalbi fiicnideda xaga laga dareemayo kun jeer hambalyo adiga
@nazroshiikhcabdi7738
@nazroshiikhcabdi7738 3 жыл бұрын
Abdirizaq 🥰💞💯💞
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 3 жыл бұрын
Masha allah my big family
@hodancali1548
@hodancali1548 3 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahwy haysku daayo
@caytoaden9295
@caytoaden9295 3 жыл бұрын
Cabdirisaaq iyo mabruka isku wara abid
@mohandizmohamett3239
@mohandizmohamett3239 3 жыл бұрын
Mxd jeceshahay mxd se necebtahay every body oo meeshan arka waan waydiiyay👈👍🔥
@umal363
@umal363 3 жыл бұрын
WaxaN necbahy wixii alle ka cadhaysiiya waxaanan jeclahy inaan wajiyada cadhaysan dhoola cadyn ka keeno
@mohamedapdirahman2143
@mohamedapdirahman2143 3 жыл бұрын
allow inanka nag noo si cabdi cade
@khaalidahmed9176
@khaalidahmed9176 3 жыл бұрын
Hamblyo
@mubariikabdilaahi8845
@mubariikabdilaahi8845 3 жыл бұрын
Mnshlh
@khalidhassan9114
@khalidhassan9114 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩😀😀😀😀Shaima
@deeqadagan1041
@deeqadagan1041 3 жыл бұрын
Hablo wada dhuudhupan oo qurux pdn paa uwada mixiizada toopapkana zi fcn ugu zoo pxy mncha allah dhizma oo dhaqma
@husseinkoosaar8007
@husseinkoosaar8007 3 жыл бұрын
emotional wedding allow safa kabal mari way ka farxisay abtigeed waydarensiisay faaidada abtinimo
@hadiyaaxmed3329
@hadiyaaxmed3329 2 жыл бұрын
Lamaane zhidan jah m.a ❤💍💯🥰👸🤴
@khaalidcaydidxirsi9786
@khaalidcaydidxirsi9786 3 жыл бұрын
Inta ku haysata Rock stone like da
@shariifosharaf5528
@shariifosharaf5528 3 жыл бұрын
Waka hely inanta garbisarka cas❤️🤣🤣🤣
@nasraaxmed9216
@nasraaxmed9216 3 жыл бұрын
Hhhhhh wale🤣😎
@khalidhassan9114
@khalidhassan9114 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@ladanseadabdilahi114
@ladanseadabdilahi114 3 жыл бұрын
Manshalah ❤❤❤
@khalidhassan9114
@khalidhassan9114 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩
@amaalmohmed3230
@amaalmohmed3230 Жыл бұрын
😍
@khalitmukhtar02
@khalitmukhtar02 Жыл бұрын
M.a
@zihaamcabdiraxman1137
@zihaamcabdiraxman1137 3 жыл бұрын
Masha Allah Aroosku halkuu ka dhacay??
@Raash38
@Raash38 3 жыл бұрын
gabadha wilka manto dhan hab siineysawle mesha wey qurxisay
@xalwomaxamedcilmi1253
@xalwomaxamedcilmi1253 3 жыл бұрын
Arooska waxa uu qurxoonanaya marki ay nidaam iyo kala danbeyn mesha ka jirto isku dhexyaac aan lagu arkin
@sagalmuuse3896
@sagalmuuse3896 2 жыл бұрын
MA hargeisa talow
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605
@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 жыл бұрын
Boqorka laxanka
@bilandheeg3189
@bilandheeg3189 3 жыл бұрын
Masha allhe😍
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 2 жыл бұрын
Abtinimo😰❤
@sharmarkexirsi5197
@sharmarkexirsi5197 Жыл бұрын
allow familkayga kanoo kale ka dhig
CABDIKARIIN CALI SHAAH FT SALAX SANAAG | LABA AAN KALA MARMIN AROOSKA CAWO & AXMED 2021
4:09
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4,3 МЛН
QARAXYADA MUQDISHO 3 August 2024
25:08
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 4,9 М.
Abdikriim Ali SHaah Heesti Cake ga 2021
3:43
Waqal Music Production
Рет қаралды 581 М.
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 11 МЛН
Xabad muuse hees Aroos
4:09
GURTA OFFICIAL
Рет қаралды 1,1 МЛН
ABDIKARIN ALI SHAAH | UBAXA DHARAN | HEES CUSUB 2020
4:40
DJ Rockets Official
Рет қаралды 567 М.
SAALAX SANAAG AROOSKA HIBAAQ GOBAAD & JIMCAALE HEESTI (WALAL)
3:46
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:23
CABDIKARIIM ALI SHAAH & ALI ZAKI KEEGA JARA ALI MUHENDIS & MARWADISA VIDEO 2020
3:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 967 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 134 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 642 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 13 МЛН
R-ONE - SENSIZ / СЕНСІЗ (Official Audio)
2:51
R-ONE MUSIC
Рет қаралды 57 М.