No video

ABDIKARIN ALI SHAH HEESTA WALASHAY OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 260,853

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Жыл бұрын

Ereyada : Ali Haybe
Laxanka : A/karin Ali Shah
Music : Maftuux Cadceed
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 95
@jamiilajaan2527
@jamiilajaan2527 Жыл бұрын
Ciid Mubarak inta Abdikarin taagero ruuxi u eh😩❤️
@xamdixuseen4655
@xamdixuseen4655 Жыл бұрын
Sido kle
@hodanmuuse9871
@hodanmuuse9871 9 ай бұрын
Manshlha walalnimo dareen leh ❤ aduunka waxa hysata 9 hablood oo wllalo nahay iyo 2 wiil aduunka nigu jecelahy alleh hay kiin daayo wllalady❤😂❤❤❤
@mohamudsalad5405
@mohamudsalad5405 Жыл бұрын
king of voice abdikariin ali shaah fanku waa nin khasab ku joga iyo nin hibo ku joga
@user-io4vm2dw6e
@user-io4vm2dw6e Жыл бұрын
Ina Ali Shah ninka kaliyee sidu fanka usoo galayy Hal hees aaan loo Laxamayn The Legend ❤✨️
@xamdixuseen4655
@xamdixuseen4655 Жыл бұрын
Beenley😂
@user-kq8in8dx2r
@user-kq8in8dx2r Жыл бұрын
Maxad Ben isku shegtay
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Waa been qamar ba ulaxameeyey
@updirahmanmustaphe2009
@updirahmanmustaphe2009 Жыл бұрын
Wxas yaa kugu sheekeyay anigaba garana dhawr qamar suugani u laxameyayE 🤣🤣🤣
@mustafeomer8400
@mustafeomer8400 Жыл бұрын
Heesti marley waa jaceyl dhabe cida laxanka leh soo eeg
@ifrahahmed1331
@ifrahahmed1331 11 ай бұрын
Abdikarin San u jecla heesihiisa iyo sidu magacaygu heesta ugu jiro inshà Allah arooskaga wad i qaadi 24/8/2023 Jacaylk 6 sanna illhay reer haynaga dhige❤
@nimcodow1230
@nimcodow1230 19 күн бұрын
Manshalh hambalyo reerkaad dhisaseen wakhtigiisi koley uu soo dhawaadey waxkasta hadii sidii idiin yihiin rabi ha isku kiindaayo ❤
@user-bw7fr2ct1o
@user-bw7fr2ct1o 5 ай бұрын
walaashay hiiliyaay hagihii farxadaay ifraax aniguu huudiyo nasiib walaal aan ku hantiyaay hanaad ila so.jaqdaay ❤❤
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Жыл бұрын
Mash alh wll noolada Saad ifraax uga farxiseen waxay iiga dhigantahay ianaad aniga iga farxiseen 🥺🥺❤❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Boqorka codka ina aderkey ina cali shah nolow❤🤴🌍
@maxamedsheekh8011
@maxamedsheekh8011 Жыл бұрын
A.a.shaah legendary Fananka kaliyee Aan taageero❤
@cqaniadan3319
@cqaniadan3319 Жыл бұрын
Hawraarka❤
@user-qm2tt4we6m
@user-qm2tt4we6m Жыл бұрын
Cabdikariin cali shaah codkisa waxba lagama qaban karo legend 👍
@xamdixuseen4655
@xamdixuseen4655 Жыл бұрын
👍👍👍👍
@maxamedmozkoh9118
@maxamedmozkoh9118 Жыл бұрын
Abdikariin ali mohmouth xuseen mohmed boqorka fanka👑🎤
@asiyaxamse9976
@asiyaxamse9976 5 ай бұрын
Waxaan haysta 7 wiil aan boqorad uu ahay allow idaa😢
@munasaryarre
@munasaryarre Жыл бұрын
wllhi wllnimo wax ka ficn maleh dadkan wll la dhallan daremi kara😪😪
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
RooxaanTa Fanka Michalka 🐐🔥
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Father of melody A,A,shaah the lenged ♥️👏👏😁🔥
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 Жыл бұрын
Mikel ali shaah❤️
@cabdikariinofficial3805
@cabdikariinofficial3805 Жыл бұрын
Boqorka Fanka C/kariin cali shaah keep Going Prather
@ApwaanDalxo-cl3pr
@ApwaanDalxo-cl3pr Жыл бұрын
Ala walalkayga iga wayni codmacaana anaa kadaran wll keep goin shoodhahaygii
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Жыл бұрын
Ilahow wllhey ii xafid❤️
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 Жыл бұрын
Woooow❤
@maxamedcaydhaf8528
@maxamedcaydhaf8528 Жыл бұрын
First🙏🥰
@abdirizakmuuse2005
@abdirizakmuuse2005 Жыл бұрын
The best singer abdikarim Ali shah❤
@sagalmohammad1582
@sagalmohammad1582 Жыл бұрын
Mansh Allah mansh Allah ❤❤❤❤
@aruseiyaori2893
@aruseiyaori2893 Жыл бұрын
Mana Abdikarim ma walaashii rumaa Is beautiful cest formidable
@user-ke3rm2oz8w
@user-ke3rm2oz8w Жыл бұрын
Masha alaah ❤❤❤
@SalmaCabdi-rj7xz
@SalmaCabdi-rj7xz Жыл бұрын
Manshall ah ilahay hakuudayo walal❤️💯🤲🫶
@updysaidjama5869
@updysaidjama5869 Жыл бұрын
Heesta maanta intaan dhageystey tiro maleh Music cod iyo laxan aan innama caadi ahyn Sdookle mcnaha wlaal ayey qeexaysa anna maanta wlaalahy baan uqaadi lahaaye lknse lama joogo insha allaah coming soon la kulan kooda😢
@NajadNuur
@NajadNuur 5 ай бұрын
Wll😢
@AyaanSiciid-qo3ko
@AyaanSiciid-qo3ko 11 ай бұрын
Goat ka fanka ina cali shaah
@anhaarxirsi7924
@anhaarxirsi7924 Жыл бұрын
Wlh wa qiroday hesta wa magaceyga😭🫂
@Kafi_adde
@Kafi_adde 8 ай бұрын
Wllshie Ifrah Hadyad Rabi Ii kartay A Tahy😢
@Natheir.aadamm
@Natheir.aadamm Жыл бұрын
Hees way dhaaftey🔥
@hamzejigjigawi1623
@hamzejigjigawi1623 Жыл бұрын
My team hawrar
@amiraapdirahman6839
@amiraapdirahman6839 9 ай бұрын
10 jeer way ka badantay intan dhagaystay kwrn😢❤
@zodaanigarayz8046
@zodaanigarayz8046 11 ай бұрын
Goat ka fanka A.A. shaah
@hudsonodoi5876
@hudsonodoi5876 Жыл бұрын
first comment
@ciraaqicabdiofficial6769
@ciraaqicabdiofficial6769 Жыл бұрын
Laacib nice song 🎵 👌 👏🏿 guul shaaaaaaah...
@AbdaleAwabdi
@AbdaleAwabdi 4 ай бұрын
A A SHAAH iyo maftuux cadceed waa wax kle
@fayruus
@fayruus Жыл бұрын
Alllow maalintyda ku sib wllky aaan aduunka ugu jeclahay😢🤲🤴❤️🩸🫀
@ifrahfarah6834
@ifrahfarah6834 Жыл бұрын
Jah 😢❤
@sumayoilhaan3001
@sumayoilhaan3001 Жыл бұрын
M.a best song 🎵 👌 ❤️ 😍 🙌 ♥️
@abdiaziizrachiid5944
@abdiaziizrachiid5944 Жыл бұрын
Hers iyo badh
@faraxibraahim114
@faraxibraahim114 9 ай бұрын
Ayyy
@Macalindugsi23
@Macalindugsi23 Жыл бұрын
Qof walbo waa qofkiisa Title Madax weyne ina biixi Anaga dooranayee Heesaha qaranku ujecelyahaye Qaranka qaranku shita Ogow u jecel yahaye Heesaha qaranku ujecelyahaye Qaranka qaranku shita Ogow u jecelyahaye Qofkastaba is waaalaba iO ruuxa buuqaba Qofkasto is waalaba Io ruuxa buuqaba Lintoo cabsiiya lama loodi karaye Waa libaaxa yaa garo Mucarad warkada maan garan Runtii muuse biixi maad baran Habeena mujahid maad noqon Habeena mujahid maad noqon Cadowga gudahana mu noqon Dalkiina ka maarmay muu oran Habeena dalkiisa muu nicin Halgan isaga ugalayo Wxan ku dhaliilo maan arag Quwanti isagaba buubsho Handarabka mooday maad noqon Waa anigo abwan zoyla from somalia pls ereyadan u dhiib haku soo heese thanks dhiiri galin neh waaan raba sababto ah ubax dalka usoo baxay ahaye
@sahra5399
@sahra5399 9 ай бұрын
M.a❤
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 Жыл бұрын
Ficnan Lahayda Hadi ay Boqorad Iga Yar Ama Iga Wayn Ila Dhalan Lahayd Waxan Ahan Laha Inan Dhames Tiran Lkn Iminka Boska Cidlan Ka Daremaya 😢 Cidladan Daremayo Kaliya Waxa Daremi Kara Qofkan Gbr La Dhalan 🥺😩
@xamdixuseen4655
@xamdixuseen4655 Жыл бұрын
Sharafey Anaa walasha ah❤😊 niyada qeyr usheeg😊
@NiciimaGaabo-tj2nn
@NiciimaGaabo-tj2nn Жыл бұрын
Sister anaga wllalalo ku ah haciishon😭
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 Жыл бұрын
@@xamdixuseen4655 tnx Xbbti ❤️
@ubahmoahmed5620
@ubahmoahmed5620 Жыл бұрын
@@NiciimaGaabo-tj2nn tnx Xbbti ❤️
@deeqayusuf8985
@deeqayusuf8985 Жыл бұрын
Kula mid ahy😥😥😥
@HafsaAbdi-qn9bi
@HafsaAbdi-qn9bi Жыл бұрын
banaajo miyaa
@shaaafisuldaan4761
@shaaafisuldaan4761 Жыл бұрын
Cikaarin king voice ❤😅
@user-ju8us5qu6z
@user-ju8us5qu6z Жыл бұрын
Boqorka fanka ina ali shaah waa ninka kaliya e aan geridisa ka fakaro sidaan falayo maalinta u dhinto waxan leyahy zhp inta nololi jirto jir
@IbrahimMohamed-tg4sk
@IbrahimMohamed-tg4sk Жыл бұрын
Laxankam abdikarin ali shah malahan
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 Жыл бұрын
Dareen wllnimo ka qaalisan ma arag marki laga soo tago kan walidka hoyo mcn wllnimadu dareen cajiiba watta wiilka ay la dhalateu wajigiisa laga garanaya qiimaha ay agtiisa ku ledahay
@user-en6xb1wv2g
@user-en6xb1wv2g 2 ай бұрын
❤❤❤🎉
@suhaybfaysal5525
@suhaybfaysal5525 Жыл бұрын
Father of melody a.a.shaah legend of the man ❤Ifraah ft anwar Ducaan guudkiina sudhay❤❤❤
@ilwaad9413
@ilwaad9413 Жыл бұрын
😢😢
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 Жыл бұрын
Meeqa walal KuLa DhalTey me 8 Quens ❤🫅😘
@AyaanMuuse-cl7kb
@AyaanMuuse-cl7kb Жыл бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-cu4mw2rm3x
@user-cu4mw2rm3x 5 ай бұрын
😍😁🌷🌺💋❤😍♥️😘🤩
@user-xe1wo6zq3g
@user-xe1wo6zq3g 4 ай бұрын
Maxad ,
@nimcohoodoxaaji851
@nimcohoodoxaaji851 2 ай бұрын
2024/june/😢
@mhamedmer5932
@mhamedmer5932 Жыл бұрын
Ilkacaseqays
@Team_27-A
@Team_27-A Жыл бұрын
Heestii kante naga so fasaxa
@mubaarigmaxamed-ep8gq
@mubaarigmaxamed-ep8gq Жыл бұрын
Ereyada ma axmed xarafbaa leh misE Cali haybe maxaa khaldan
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Axmed xaraf
@munaabdi2163
@munaabdi2163 Жыл бұрын
Ali haybe leh erayada
@farxiyomahamad3374
@farxiyomahamad3374 Жыл бұрын
Ali hayba leh wllo
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063
@ayaanayaancabdishugriaswaa8063 Жыл бұрын
Tolow ma wlshiba
@asmadhameye1259
@asmadhameye1259 Жыл бұрын
May isag walashii maha lkn inaka amiin ee zxpkii ayay walshiitahy marka isag leh heesta oo walshii uhiibeyay
@cadnaanmoh-suleiman8693
@cadnaanmoh-suleiman8693 Жыл бұрын
Waa ilmaadeeradii
@cazaamali3186
@cazaamali3186 Жыл бұрын
Heesti uhoresay aan uhordaawado😂😂😂
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 Жыл бұрын
Nio waxani Waa ceeb abdirkariin Ali shaah Ifrah lama dhalane ninka inanta uga fuqa Oo wiilkay la dhalatay uun gacanta Ha qabaaso sorry saxiib answar ninkii inanta guursaday Yaa joogaa iyo walaaleed Waxay ragna ku dhag dhagaya
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Niyow Waa dhaqan cusub oo inagu soo kordhay waligeed baa caruusad loo heesi jiray Qofka gabadha walaalkeed ah ayaa laga yaabaa inuu Heesta u hadiyaayay oo Cabdi kariin matalayo Markaa inuu qaado unbay ahayd ee Waxan baa hadda inagu soo kordhay caruusadda lagu dhag dhagayo caruuskii oo ujeeda hibaaq gobaad na waadigii ogaa 😂
@AsmaHamdi-vr7hg
@AsmaHamdi-vr7hg Жыл бұрын
Magrug
@HilalHilalabdurhman-kx6zl
@HilalHilalabdurhman-kx6zl Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@malinacrowdis9316
@malinacrowdis9316 Жыл бұрын
'Promosm'
@IbrahimMohamed-tg4sk
@IbrahimMohamed-tg4sk Жыл бұрын
Beenta hala iska dhaafo
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
ALI JOKER | NOLOL WAA II BILOW | OFFICIAL MUSIC  VIDEO | 2024
4:04
Hawraar Music Production
Рет қаралды 58 М.
Maxamed Maame  Hees  Loogu  Talagalay Arooska Ifraax (Jacaylkiinu Waa Iid)
2:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 311 М.
Cabdikariin cali Shaah | Hees walashay | 2024
3:16
BARBAAR PRODUCTION
Рет қаралды 58 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
SAALAX SANAAG AROOSKA HIBAAQ GOBAAD & JIMCAALE HEESTI (WALAL)
3:46
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 33 МЛН