No video

CABDIRISAAQ ANSHAX QOFKI IGU HAWLANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 7,724,939

Cabdirisak Anshax

Cabdirisak Anshax

2 жыл бұрын

#motivational #song
distrokid.com/vip/seven/3154779
Erayada - Daaha Cabdi Gaas
Music - maxamed yare
Laxanka - sakariye kobciye
Codka - cabdirisak anshax
Camera & editing - Barkhad Nasir
jilistii
kayse & sharmarke
hamse

Пікірлер: 1 500
@cabdirisakanshax
@cabdirisakanshax 2 жыл бұрын
Dhamaantiin wad mahadsantihiin dadkaygii dareenkan aaan idiin soo gudbiyaa mar kasta ma aha mid noloshayda ku saabsan ee waa mid aan idinka dhex arko Waxaad tihiin ifiyaha guushayda Waxaan lahadlayaa waa idinka Ilove❤💯 DADKAYGA
@qalanjoawabdulle9183
@qalanjoawabdulle9183 2 жыл бұрын
Qofkii igu hawlanoow anigu ku haleelimaayo halkaan ku socodaan dhawayine adigu falki hadimadaydaa xaqiiq qalbigay taabatay
@qalanjoawabdulle9183
@qalanjoawabdulle9183 2 жыл бұрын
Mahadsanid Crq Anshax
@mjdeko3156
@mjdeko3156 2 жыл бұрын
Anshax kuma dhihi karo waxaa tahy musician lkn waxan kugu magac daray inaa tahy "macalinka guusha" thank u Abdirisaq🙏
@fadumomohamoud1249
@fadumomohamoud1249 2 жыл бұрын
Anshax walaal Waxaan kaa codsanayaa inaad heesta oo qoraal ah halkan noosoo dhigto Comment ahaan Mahadsanid
@fardosomahamed8175
@fardosomahamed8175 2 жыл бұрын
My brother wanku wata ♥️🙏
@mursalisse5175
@mursalisse5175 2 жыл бұрын
Dhagaysiga quraanka hadaad jeceshahay please like isaar❤
@fahmomuqtar2137
@fahmomuqtar2137 2 жыл бұрын
Hooyo mcn
@alishiikhabule7213
@alishiikhabule7213 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 mahan maxa ku kenya hada quran jeceshaya 🤣🤣🤣🤣
@nimoodiman7791
@nimoodiman7791 2 жыл бұрын
Mvv
@zirzaki2709
@zirzaki2709 2 жыл бұрын
Run walaahay
@aminamohamed5886
@aminamohamed5886 2 жыл бұрын
I am
@abwaancalinuurshiine3464
@abwaancalinuurshiine3464 2 жыл бұрын
Alxm. Xusuus baan galay. 2009 ayuu aabahey dhintay, ka dibna hooyadey iyo curadkeenna ayaa dagaal ku dhaawacmay, wax barashadaan galay, hadda dhow ayaan jaamacad dhammeeyay, mid kale ayaan dhigtaa, shaqo na waan haystaa qof bulshadu ixtiraamtana waan ahay. Aabbe la'aan inaad tahay lagaa dareemi maayo, ma aana ogayn inaad saas ku soo kortay" waa hadal qof igu yiri maalin. Adduun waa in aad fahamto.
@iphrah7860
@iphrah7860 2 жыл бұрын
Aniba abbo waligay ma arkin hoyo I korisay io aderyal waligay ma daremin abbo la an hadana jamacad ba dhigta alx hami sare ba leyahay Guul wcn bro
@calisomali1447
@calisomali1447 2 жыл бұрын
Ani abahay ano 3 sano jiro buu dhinty hooyo baa dhib ila so marty in kasto aan waxbrsho dhameen hdna wllalhey iga yar yar baan caawiye oo hda dugsi sare dhameeye in kasto aan daremayo culus iyo wali rafaad insh alh guulo rajeynaa🥰
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 2 жыл бұрын
@@calisomali1447 allah haku fududeyo wll hawlaha aduun
@faadumofani5615
@faadumofani5615 2 жыл бұрын
@@calisomali1447 i.a waad guulaysaneysaa wll horay usoco caqabadaha waa laga gudbayaa dadkana dhag ha udhigin i.a nolshu way isbadlin wdna guulaysaneysaa I.a
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 жыл бұрын
Alhamdullilahi abbe Alaha u naxariisto wax walbo waa laga baxaa hadana nolaashada Alaha kuu siyaadiyo
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 2 жыл бұрын
Qof kasta dhalin yaro ah oo qoraal kayga arka waxaan u rajaynayaa mustaqbal wanaagsan
@xasandeeq8609
@xasandeeq8609 Жыл бұрын
Shugran sxb
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Sidoo kale wll.qaali
@NuurtoIbrahim-zr7ls
@NuurtoIbrahim-zr7ls 2 ай бұрын
Amiin
@bashkaahmed789
@bashkaahmed789 6 ай бұрын
Who listening 30january 2024 ilove this song 😢❤wlhi
@alinaajiofficial3852
@alinaajiofficial3852 2 жыл бұрын
Waan idin salaamay Somali maxamed🖒🖒
@mowliiaxmed4751
@mowliiaxmed4751 2 жыл бұрын
waa lagaa qaday dumashi
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Waan kaa qaadnay sharaf
@maxamedbishaar2083
@maxamedbishaar2083 2 жыл бұрын
Waan kaa qaad nay
@caaishamaxamedmaxamud3260
@caaishamaxamedmaxamud3260 2 жыл бұрын
S
@muxydiinxassan2317
@muxydiinxassan2317 2 жыл бұрын
Xusuus ayay igalisay wlhi heestan😭 Agoonimo ayaan kuso kornay anagoo 8 ciyaal ah, hooyaa noo ahyd dhiirigali wayn illahy ha i daayee ciil iyo caloolyoow wan so marnay Axl illahyba ma hadle imikan jamacadii midaan dhigan naguma jiro Axl caakuli xaaal wax walba waalaga baxayaa Dadkii shalay na caayay ayaa imika biilinaa axl Hooyaday ayaan ka bartay hooyo ha is ciilina baribaaynu ka bixiye😢axl axl
@sabahhashi9312
@sabahhashi9312 2 жыл бұрын
Walahi waa run anigoo yar bay labaday waalidba dhinteen waxaan kusoo karo waalid la.aan hadana alxamdulilaaha awoowgaybaa kafaalo qaaday waxbarashaydii wali si heer saro ah wax ibaro waliba school igu qaalisan hargesya 2009kii bu iga dhintay anigo jamacada markaas uun bilaabay 😭😭😭 murugo kale ayaan galay llkn alxamdylilaah adeerkay baa ikafaalo qaaday hadaan wan shaqaaysta caruurtayda wax tara iyo naftay 13.10.2021 master ban ka qalin jabinayaa alaxamdilaah allahayow waa kugu mahada🎓🎓❤❤😭😭😭😭🤲
@somalimiya2071
@somalimiya2071 2 жыл бұрын
Mash Allah Sabah ❤️
@aahkm3443
@aahkm3443 2 жыл бұрын
Walal mantay ayeey walidka kuu bahi badan yihin uducay mar walbana sadaqo u bixi
@muniiraqurux485
@muniiraqurux485 2 жыл бұрын
wlhi waa xalada xiligan kusuganhy secondary f4 ban ahy inta badan wan oyaa😭 garabka kaliyon hesto wa hoyadey mcn markan arko darufta iyo daalka hoyadey kamuqdo wan iska oyaa😥 hadana wxan isku qanciya inan mar uun kabixi dono oon dhibku & daruftu iladhaln halkan rabana an higsan dono waxan idin kacodsanaya inad isoduceysan wllaheyga problem ba iheysta inuu illhay faraj iifuro
@apdihkimmoha2924
@apdihkimmoha2924 2 жыл бұрын
@mohamuudsaacid2931
@mohamuudsaacid2931 2 жыл бұрын
Waad ka bixi walaal, waadna guulaysan inshallah
@yuushacabdullahiomar9311
@yuushacabdullahiomar9311 2 жыл бұрын
Abya allah kuu Fududeeyo insha allah waad gaareysaaa himilooyiinkaga maamada allah ha noo wada deysto mahadsanid
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 2 жыл бұрын
Asc wll xifrad in aad barato isku day wakhtiyada aad fiiraqada u hesho, xirfad adiga aad ku wangsan tahay hadii aad khibradeedayeelatid insha allah guul ayaan ku rajaynayaa ee ka duwanow ardayda kle dadaalna muuji insha allah
@ducofilms5749
@ducofilms5749 2 жыл бұрын
Waad ka bixi insha allah wlo Dhibka cidna la walaalo maaha Rajadaaada adkee wlo🙏🙏🙏🙏
@hanaalajecel72
@hanaalajecel72 2 жыл бұрын
Wale qofki sidan iyo sikalidata waxkusobartay ayaa aad udaremikara heestan maxan ciishoday intii aanwaxbaranaye garabka kaliye hestay hooyo aheyd luv you mama
@harunjaldha8694
@harunjaldha8694 2 жыл бұрын
💪 guul wacan ayn ku rajenayay
@gamalfarah7131
@gamalfarah7131 2 жыл бұрын
Wllo anaa ku cawinaya hadad dhamaysan waxbarashadi I nsha Allah
@nabiilabdulkhadirnuur1722
@nabiilabdulkhadirnuur1722 2 жыл бұрын
Wlhi comontiga waan ku Qiiroode🙄
@hanadkayse8421
@hanadkayse8421 2 жыл бұрын
Asc hana
@xillojano8506
@xillojano8506 2 жыл бұрын
Nasiib ayad lahayd hadad maamo haysatay ani hooyo la.aan aabo la.aan walaal la.aan ehel la.aan garab la.aan ayaan ahaa lkn ilahay ayaan talo saartay waana guulaystay alx 🤲
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 2 жыл бұрын
Legend Anshax salute u. Emotional song tnx i remember when i complete my education i apply many job but i never got i apply 8 job all i miss but i never give up. Then i decide to get passport i face many challenge to get that passport finally i got it kenyan passport coz i hve right to get it is my country i born i learnd all in all i go to South Africa where after 7 dayz i got job Al hamdulilah my brothers youth never giveup and u hve to target higher although in this world chance 1% and 99% is to struggle. Now in South Africa Diepsloot and still plan is there Allah help me to next level Insha Allah ....Halkaan usocdan daweene...
@khadarabdull3079
@khadarabdull3079 2 жыл бұрын
Don’t give up young man as man is a part of life journey to struggle.
@maryanwarsame2552
@maryanwarsame2552 2 жыл бұрын
Such a strong man mashallah never give up bro, eventhough such a talented boy are very few
@ayaanismail1222
@ayaanismail1222 2 жыл бұрын
I can't hold my tears after readings this thanks for giving me courage.....
@abdikxassan2614
@abdikxassan2614 2 жыл бұрын
May u kindly show me way how to go to South Africa am Kenyan and I have passport
@mahamudadan8161
@mahamudadan8161 2 жыл бұрын
@@ayaanismail1222 tnx ayaan nasab ayatahay inolow qaali wlle ❤️
@XurmoSkinCare
@XurmoSkinCare 2 жыл бұрын
Hadee heesta kaa oohiinsiisay oo aad dareentay like saar halkaan!! Such an emotional song it touched me deeply mahadsanid Al ustaad Anshax fanan buuxa❤
@sedeknouh1327
@sedeknouh1327 2 жыл бұрын
Wayga oo hisay wllhy ilaahay baa xaal og
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 жыл бұрын
Jaahil pad thy miya hees lo ooya😲😞
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 жыл бұрын
@@sedeknouh1327 سبحان الله 😲
@mahadyare6860
@mahadyare6860 2 жыл бұрын
waaa dhiri galin aad ufcn m.a wll anshax
@Bashiramale143
@Bashiramale143 2 жыл бұрын
Heestan waxaa dareemi kara qof xaalad adag so maray I can't remember my old memories Always Alhamdullilah
@suusansiman7453
@suusansiman7453 2 жыл бұрын
Wlh dheh bal isheeg xalad waa soo maray
@maxamedcabdicali8124
@maxamedcabdicali8124 2 жыл бұрын
he eso
@maxamedcabdicali8124
@maxamedcabdicali8124 2 жыл бұрын
he eso
@imaamgeedimuhumed2768
@imaamgeedimuhumed2768 2 жыл бұрын
@@suusansiman7453 ytewtgv
@ruwaydoabdullahi2619
@ruwaydoabdullahi2619 2 жыл бұрын
Heestan way iga gadan tahy Waxa dareemi kara qofku jira nolosha adag wxan rejeyn in aan maalin uun ka bixi doona 🥲
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 2 жыл бұрын
😭😭God knows how I worked hard In my Primary and highschool , Nobody Can understand it except me , Alxamdullih I passed . WORK HARD FOR THIS WORLD AND HEREAFTER
@salmanxaaji6675
@salmanxaaji6675 2 жыл бұрын
🙏
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 2 жыл бұрын
👍👍👍👍
@asmahanaf7120
@asmahanaf7120 2 жыл бұрын
Legend
@fatumaali7651
@fatumaali7651 2 жыл бұрын
ManshaAllah dear🥰🥰
@blackshinea.k.aruleboy7945
@blackshinea.k.aruleboy7945 2 жыл бұрын
Nice music kzfaq.info/get/bejne/d9mAfrhqp7PLfKc.html
@deeqoladan6170
@deeqoladan6170 2 жыл бұрын
Waad na dhiirigalisay anshoxow aniga iyo inta hamiga sare leh qofkii igu howlanoow anigu ku haleeli maayo 💥
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 2 жыл бұрын
Dhiirigeliye, Wacyigeliye, Hogo-tusaalayn, iyo wax kastoo ka hadlaya wacyiga bilshada ee maanta ayuu marlba heesihiisa ku saleeyaa Abdirisak Anshax. Keep going libaax.
@HornLy
@HornLy 2 жыл бұрын
Waxaad tahay fanaan la socda xaaladaha bani'aadanimo, dhamaan heesahaagu waxay ka hdlaan xaqiiqo jirta, Alle haku xafido walaal Cabdirisaaq👑
@baarliinaxmed2766
@baarliinaxmed2766 2 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaw m.a waad shidantahayguil
@nimcohappy4567
@nimcohappy4567 2 жыл бұрын
Heestan markn maqloba wan ilmeeya wlhy🥺 Waqti xaadirkan xalada aan ku suganhy ayey ka hadlysaa 😥 sikastooy ahaatoba wan u samryaa waqtigiyo waayaha adag 🙏👋
@gasira1173
@gasira1173 2 жыл бұрын
One day I.a wad ka gudbi wll samirka badi in😍
@kaamilcade3117
@kaamilcade3117 2 жыл бұрын
wlhy
@aadandeero4943
@aadandeero4943 2 жыл бұрын
Cawoo jawigu igu adag yahay ayaan soo booqday 💔 Ilahow hamigayga ii rumee iyo qofkasya oo muraad leh muraad kisa ufudude amiin 🤲 Isoo ducee wll hadaad iga danbayso😔
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Illhy hku rumeyo hdu qeyr ku yhy wll😢
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 2 жыл бұрын
Heestan waxa dareemi kara qof duruufo kasoo gudbay only oo xitta mararka waayi jiray lacag bas 🚌 😢😢 Never give up be strong
@ikraammohamed5717
@ikraammohamed5717 2 жыл бұрын
Xaqiiq 😭😭😭
@abdibaasihassan5529
@abdibaasihassan5529 Жыл бұрын
Sorry
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 11 ай бұрын
Xaqiiq noloshu waa halgan dheer
@cimraanhassan1534
@cimraanhassan1534 2 жыл бұрын
Wlh waxay ka mid noqotay heessaha aan dib xasus ugu galay wxay na ka hadley sa durufaha ay maraan dadka hanka sare leh family A.risaq anshax wan idin salamay ❤️🙋‍♂️
@maslahahmed2021
@maslahahmed2021 2 жыл бұрын
Heestan Kaliya Waxa fahmi karra darenkeda qofkii Wayahiisa daruufaha wax kusoo bartay Abdirisaaq Anshax lama dhihi karro kaliya Waa fanan Ee Waa jilaa hadpa marka waxii jirra bulshada usoo gudbiya dhanbaal hees ah Only One of the legend 🙋🏻‍♂️
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 2 жыл бұрын
😥😪😪😪
@ilhaykacabsomeelkastaaadjo6278
@ilhaykacabsomeelkastaaadjo6278 2 жыл бұрын
Anigu nuurdin ayan luug ku tagi jiray iyad oo iga foog duhurki iyo galbti oo laba bus lo raco. WeligAy waxan nusasaco siisto ma helin. Intan waxbarsho helYeya daan ayey ahad axmadullah. Hooyo iyo Aabo la,aan ciyar ma ah. Ilhay waa ii nimceyey manta waayo waxan deganahay canada shaqo iyo noolal wangasanb waN hayst inti dhibka mant ku jirta ilhay ha ka saro inta kalan alle nimacad ha uu siyadiyo
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 10 күн бұрын
Anih tan i haysta lkn alle ayaaa ii maqan alx
@abdinurali5671
@abdinurali5671 2 жыл бұрын
Heerka labaad ee jamacada masters degree ayaan manta dibada ugu socdaa all travel documents keyga waa ii dhamaystiranyihiin heestaan dhiiragalin weyn ayaan u arkaa although i clicked it by mistake. Thanks Anshax
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 2 жыл бұрын
Good luck 🤞 bro
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Mashallah good luck walalo and stay safe
@khadraabdi6888
@khadraabdi6888 2 жыл бұрын
Esha calla eryo 😍😍😍😍😍😍🤾
@zahrahassan9627
@zahrahassan9627 2 жыл бұрын
Wll ilahy cilmigaas mid naftiisa iyo dalkiisa wax wanaagsan ugu qabto Alle haka dhigo amiiiin
@shaaficihassan2805
@shaaficihassan2805 2 жыл бұрын
Alle talo saaro Wlalow alla kgu flane by by zxp❤
@KAAFi226
@KAAFi226 2 жыл бұрын
ERAYADA top 100% Codka top 100% Music top 100% Alla yaa cisik rag waawaynba isu tegay Dhiirigelin qiimo leh
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 2 жыл бұрын
Waxaa isbuucaan ii bilowday jaamacada Waxaana baranayaa cilmiga barashada daweeynta Iyo Qaliinka 6 sano ka Dib iyo hadii aan noolahay Aniga oo dhakhtar ah iyo halkaan ayaa noo ballan ah Qofkii igu hoolanow anigu ku haleeli maayo 🩺💉🥼👨‍⚕️
@abdifitahhassan9786
@abdifitahhassan9786 2 жыл бұрын
Hormar wacan Dr caqabad ilahy kuma tuso
@halqabsifamlly254
@halqabsifamlly254 2 жыл бұрын
Inasha allah hamiga allah no aqbalo
@xamdi321maxamuud6
@xamdi321maxamuud6 Жыл бұрын
⁷⁵⁵the legend is the best man 2018 2017⁷¹99
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Жыл бұрын
Illhy hkula grab glo wll cimri dheer io cfimaad i.a❤
@ismailabdirahman9452
@ismailabdirahman9452 2 жыл бұрын
Hestaaan waxa daremikara qof so arkay nolo adag hasa ahatee ma ahan wax sahlan in ad usodhabar adegto duruufo iyo waayo adag hestaan wax badan an ialpikarin ayey isoxasusaneysaa hubaal Wa ay dhaftay Hestaan wxa daremikara Legendary so arkay XALKA ADAG E MERTADA AH EE DUNIDA THANKS Anshax Manta waxaan kunolahay BELGIUM 🇧🇪 WAXBADABE WAN QABSADAY HORUMARNA WAN GARSIYAY NAFTEYDA DADKA XALADAN KUJIRA WXAN ALLR UGABARYAYA IN AD SABARTA O AD IZKA INDHA TIRTAN DADKA IDIN NIYAD JABINAYO
@Xareed-yq2sy
@Xareed-yq2sy 2 жыл бұрын
The one and only legend❤❤❤💯 Yaqiinso hankaga in aad si fudud Himilada kugaarto Absolutely 🙏 From Punjab india
@yahyekaysemohamed1471
@yahyekaysemohamed1471 2 жыл бұрын
The best somali Singer Abdirisak Anshah legend go forward 👏👍
@haatufyare1163
@haatufyare1163 2 жыл бұрын
Weeeeewe wixii aduunka shaqo taa hakaa ahaato ama hakaa maqnaato C/risaaq Anshax barkhad naasir Maxamed yare Waynakaa
@abdrishidmaxamed8967
@abdrishidmaxamed8967 2 жыл бұрын
Zxp hees inaa ìdunTa ayaà raba
@Hamsahassan790
@Hamsahassan790 2 жыл бұрын
O
@sacdiyoxasan5260
@sacdiyoxasan5260 2 жыл бұрын
Wert
@ruunxasan7176
@ruunxasan7176 2 жыл бұрын
W9i99
@2uad2adik59
@2uad2adik59 2 жыл бұрын
Hsb
@DrOlol77
@DrOlol77 2 жыл бұрын
Maashallah Abdirazak waxa kaga duwanyahay faniin badna heesaha dhiiri galinta , qalbi ahaan ayaad u dhistaa waan u baahanahy heesahan oo kale thank u bro for your motivation.
@sahraadan814
@sahraadan814 2 жыл бұрын
Masha allh cadimaha erayada laxanka codka hore usoco
@mudugaawiboy9838
@mudugaawiboy9838 2 жыл бұрын
Wow waa iga gadantahay heestan,looma kala harin , Daaha gaas Zaki kobciye Moha yare Waa hees iyo badh ,kolay qofkii aqoon yahana unbaa fahmikara.
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
aan ku salino xabibkena muxamad ﷺ scw😘🤲
@AaminDeeqyuusuf
@AaminDeeqyuusuf 10 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@XabiboXasan-je9pp
@XabiboXasan-je9pp 10 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉😂😂😂😂😂 3:50 3:51
@XabiboXasan-je9pp
@XabiboXasan-je9pp 10 ай бұрын
Knn
@somoshDelAhmed
@somoshDelAhmed 2 жыл бұрын
Alhamdullhah🙏🙏 I still remember how much I suffered when I lost may dad 2008 us I was class six. After several obstacles ND down falls Alhdmllh I manage to keep in touch with may Mum❤️❤️❤️she stood with me and her prayers is what make me who am now. To may all somali brothers ND sisters never look back trust your God. InshAllah all will be well.. Cheers alfanan #anshax
@ifrahali5902
@ifrahali5902 Жыл бұрын
Masha allah habo ❤
@haliimarayz3379
@haliimarayz3379 2 жыл бұрын
Qofki igu howlanow anigu Ku haleeli Maayo halkan Ku socdan dhaweyne adigu falki hadimadeyda🔥..Anshax is back
@xamseaadan605
@xamseaadan605 2 жыл бұрын
fanaanka kaliya ee waayaha iyo wakhtiga nolasha ka hesa abdi rizaaq anshax.
@mahamudmuxumed1106
@mahamudmuxumed1106 6 ай бұрын
Heestan yaa dawanaya 2024 like sar wll 💔🙏
@ZakiMaxamed-tx3um
@ZakiMaxamed-tx3um Ай бұрын
❤❤❤
@shiineshorts4447
@shiineshorts4447 2 жыл бұрын
Qof walbo meel weyn ayuu hiigsanaya allaha noo wada rumeeyo meshan hiigsaneeno 🤲❤ Qofna haku xirin noloshada only allah Dadalkana badi wa intas kaliya 👏🖐
@farxaguleda916
@farxaguleda916 2 жыл бұрын
Mashaal allha waxa ku dalya waxa barsho thank you for sharing this song 🎧 👏❤️🌺
@fatimaaxmed4612
@fatimaaxmed4612 2 жыл бұрын
Tani hees dhaaftay anshaxow🥰abwanki qorey ma qisada nolashayda kawaramay😢halkan usocdo dhaweyn✌️
@abdirashiidabdi4171
@abdirashiidabdi4171 2 жыл бұрын
This is really an emotional 😢 song thank you walal Anshax for produced like those songs 🎵 ❤
@najmanalka2218
@najmanalka2218 2 жыл бұрын
😢😢😢
@Ghannel40
@Ghannel40 2 жыл бұрын
Ninka kali ah ee MURTI ku heesa abwan anshax. #tageeraha ❤️
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 2 жыл бұрын
Anshax heestii hore ee eheed adaa nolosheyda wadkeyga hortii leh ubuuc dhan ayan ku cesh ceshanayey markan dhegeystaba waan ilmeynayey heestana sidoo kale waan ilmeynaya markey soo baxdey ilaa hadaa dhegeysanaya meel xun ayad naga tabaneysa mar walba😢😢😢😢
@nimcodheeman2062
@nimcodheeman2062 Жыл бұрын
Wllh heestan anay iga hadlaysaa wakhti xadirkaan murug ayaa iheesato ilahow adaa iga sari karo wlalayaal isoo duceeya 😭😭😭
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 2 жыл бұрын
waan ku faraxsanahay in aaad qaadatay taladaydi ahayd in aad channel ka u bixiso (abdirisak anshax) runtii magacii hore muu ahayn mid u qalmayay ( anshax time) . sidani waa sida saxda ah ee fanaaninta aduunku isticmaalan. mar labaad waxaan kugula talinayaa in aad wakhti geliso heesaha ( runtii waxaad tahay director oo waad ku fiican tahay dhinacaasi inta kaliya ee kaa dhiman ayaa ah sameynta muuqaalka taasi ma waayi kartid oo hargeysa rag muqaalo wacan sameeya way jiran oo la dhigmaaya muuqalada caalam) guuleyso
@ahmeddaauudchanel3949
@ahmeddaauudchanel3949 2 жыл бұрын
Xaqiiq waa hees xaqqiiqooyin jira kahadlaysa Dhiirigalina ah thnks wll anshax iyo abwaankaba salaansare ✌️
@ayuproduction1436
@ayuproduction1436 2 жыл бұрын
Heesta Waan Iskaga Ceshanaya Runti. Daaha Cabdi Gaas, S.kobciye, M.Yare Gacan Dahab❤️❤️❤️
@miss.nada2053
@miss.nada2053 9 ай бұрын
Yaa allh hadaf ayan leyahe allow i rume 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@mjdeko3156
@mjdeko3156 2 жыл бұрын
It a great motivational musician. Frankly this song carries a huge message for those who give up in case of any obstacles in their way to success. Lesson learnt: Never gave up in case of any failure to succeed because FAIL means First Attempt In Life🙏🙏 Otherwise thank u Abdirisaq Anshax🙏❤
@shaaficihassan2805
@shaaficihassan2805 2 жыл бұрын
Abdirsaaq anshax aadbuu u màhadsan ýahay waa fanàan kaliyaata Ee heesaha dreenka u zxpka ah inoo soo qaada noolow Wlal❤💔
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 жыл бұрын
Mashalaa illahey waakuu. Hagashey.waxaad heshey gabadhii ugu qurux badened ee keep going never give up your dream legend take it minute our brother knaan tell us❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@AmaalAmaal-lv6sn
@AmaalAmaal-lv6sn 2 жыл бұрын
Absolutly lagend fanan iskuma jire alfanaan Anshax guuleyso
@252post9
@252post9 2 жыл бұрын
Heestan waa dawadi depression ka 😢 😞 my best 👌 song waxan kurajeyn guul gobtay dulqaadkiyo qof ah anshax 😇😜
@yuusufyare2329
@yuusufyare2329 2 жыл бұрын
Emotional Song 🥺😭 Best Singer In 2021 Abdirazak Anzhax Another Level 🤌🌏
@farxanosman3558
@farxanosman3558 2 жыл бұрын
Nice song wakhti wakhtiyada kamida waan ku raaxaysan maruuun anshax the king😮😮
@abdikadirisse5706
@abdikadirisse5706 2 жыл бұрын
Waaw waa hees qaf walba oo dhibaato aduun soo maray oo dareemi karo anshax fanaan qaran nolaal walal Inta nolal jirto
@mohamedfarah8017
@mohamedfarah8017 2 жыл бұрын
One of the few singers whom I support from Somali singers, keep going the most prolific singer of his generation 🇸🇴
@adenogram
@adenogram 2 жыл бұрын
Somalia's beauty is unmatched throughout the universe. Ilaahayow nabad igugee inta aanan dhiman ❤️❤️❤️❤️
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 2 жыл бұрын
Heestani waxay dhayaysa dhawac hore ood qabtay marka hore u soco
@maxamedcaalin2817
@maxamedcaalin2817 2 жыл бұрын
Heestani Ardayda somaliyeed ayay dhiirigelin u tahay iyo cidii kale ee hadaf sare noloshooda ka leh waxayna faraysaa qofkasta oo culays saaray waayuhu inuu fudayd ka dambayn doono Iga Gadan heestani Anshax Anshax💯🔥
@boqorguuleedcarab6053
@boqorguuleedcarab6053 2 жыл бұрын
Really story Dhirgaliya wanaagsan AL fanaanka somali Anshax go forward legend
@owusumaggerat8182
@owusumaggerat8182 2 жыл бұрын
I love the song from Burkina 🇧🇫
@inforaxmo5248
@inforaxmo5248 2 жыл бұрын
Sfkk
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 2 жыл бұрын
🇧🇫 Burkina faso
@abdiwalishacir2273
@abdiwalishacir2273 2 жыл бұрын
Wooow anshax Nin tagay keep going broh ilxun kuma aragto hdad messege keyga aragto replay isoo gal broh ilove you muc muc muc muc mcu
@mohamudibrahim-modiano3030
@mohamudibrahim-modiano3030 2 жыл бұрын
This song carries certain messages "Never give up in life". Beautiful song.
@nagaadmaxamed6798
@nagaadmaxamed6798 2 жыл бұрын
5
@nagaadmaxamed6798
@nagaadmaxamed6798 2 жыл бұрын
0
@NAGEY970
@NAGEY970 2 жыл бұрын
Hfhr
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 2 жыл бұрын
100%
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 2 жыл бұрын
Actor fanan anshax another level keep going bro
@mohterry5292
@mohterry5292 2 жыл бұрын
Ilahay hargeisa weyn Maruun ha ikeeno my city💚💬❤
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 2 жыл бұрын
soo dhawaw wlle
@aminaden638
@aminaden638 2 жыл бұрын
Anshax waa fanaan heesihiiso tusaale ah oo wax ku waxkuqaadasho lee thanks legends Anshax from england....
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
The only one man good legend nice back singer somali good big recept full💯🙏🙏♥️♥️ amazing song🔥🥰♥️💯
@daacadmediainc2052
@daacadmediainc2052 2 жыл бұрын
Tan hees ma,ahan waa mustaqbal dhalin yaro❤
@abdiqanifarax4178
@abdiqanifarax4178 2 жыл бұрын
Wlhi wa hees macqul the only motivation singer keep going bro anshax
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm Жыл бұрын
Waa hees i dhiira gelisay oo wax badan baan iska badalay wll Anshax Noolow wllky Xayaaka llaah🙏
@a.mofficialchannel1888
@a.mofficialchannel1888 2 жыл бұрын
The only motivational singer. The only artist i mostly listen his music. Keeping inspiring bro.
@a.mofficialchannel1888
@a.mofficialchannel1888 2 жыл бұрын
Thnks all.
@abdirahman._99
@abdirahman._99 10 ай бұрын
❤❤❤❤
@serios9098
@serios9098 2 жыл бұрын
Heestaan meel walba wey ka dhameestiran tahay walhi alla maxaan xasuus galay thanks Anshax iyo asxaabtiisa dad badan ayeey saameesay heestaan
@zakivlogs9052
@zakivlogs9052 2 жыл бұрын
Legend Anshax Ninkan Xidigaha Geeska Dadkii lagu aas aasay ayu ka mid Ahaa Fanaan Weyn❤❤❤
@ruwaydoabdullahi2619
@ruwaydoabdullahi2619 10 ай бұрын
Heestan wxa ay ka hadalin xalda aan ku suganahy garabka keliya aan haysto ayaa ah hooyo Mcn wxn aaminsanhy in aan maalin uun riyadayda rumayn doono oo hooyaday igu nasan doonto wxn maalin aan niyad jab iyo dareemo in ay noloshu igu adagtahy waxn aamina in ay tahy wakhti ku mee gaara noloshan aan ka gudbi doono 😢❤
@hashimabdinasir6191
@hashimabdinasir6191 2 жыл бұрын
Legend anshax madaxa no saran thy 🙏 Fananka kaliya an ka tagero Gobalka somalia 🇸🇴💖
@carafadaleeli272
@carafadaleeli272 2 жыл бұрын
Wow speechless Best director baadvtahay zxp ♥️♥️
@nurabdigahnug2801
@nurabdigahnug2801 2 жыл бұрын
This is very imitional sigs bro ilike like this songs please continue bro anshax keep going never give up
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 2 жыл бұрын
Heestan waxay kahadlaysaa xalada dhabtaa ee dhalin yarada somaliyeed kujiraan qarna soomareen wiil qofna waxabarasho igama bixin waliina waxan kujiraa hayaankii waxbarasho Allaah hagigu guuleeyo
@haasanroblehdaher4094
@haasanroblehdaher4094 2 жыл бұрын
Waaw Abdirizaaq anshax Legend Horay osoco oo ha eegin qofkaa hadhay danbeeya qofkii igu hawlanoow anigu ku haleelimaayo
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 2 жыл бұрын
This song motivates me in a positive way, really life needs more patience and patience pays💪🏾💪🏾💪🏾
@moogebushaaro627
@moogebushaaro627 2 жыл бұрын
Legend anshax ama murtidan oo kale ayaa lagu heesaa ama Luuqa ayaa layska galaa hore usoco bro 👍💯
@khadroxaashi1746
@khadroxaashi1746 2 жыл бұрын
Horay u soco oo haa eegin qofka haray Ilahayow riyadayda i ruumee iyo qof walbo haami leh 🤲
@havvamehmet6722
@havvamehmet6722 2 жыл бұрын
Woooooow wallw hargeisoo shidanbaa ii muuqata masha allah allhuma baarik waan uxiisay dadkaygi iyo dalkeygiiba💚🤍❤
@abdiboos8554
@abdiboos8554 2 жыл бұрын
Intastoo noloshu ay tahay meelsare iyo meel hoose heestan waxaa Ku jira macna wayn hadana waa sida u kuu saacido wakhtigu ama noloshu farsad kuu siiso waxaan ku xasuusan doona qof igu qaaliya nimco xaaji actobar ayaa heestan u sababa inaan wakhtiyo badan Ku celceliyo dhegaysigeeda Isha baydhabo ayaan fadhiyay markii igu horaysay ee aan maqlo adigu xagee joogtay markii kuu Gu horaysay heestan like saara 👍
@maxamuudfaarax116
@maxamuudfaarax116 2 жыл бұрын
Waawareey axsan hees dhiirigalin ah bro 🙏🙏🙏❤️✊
@zakariyekeyze7060
@zakariyekeyze7060 2 жыл бұрын
Fananka Kaliya ee soo caan Baxay asagoo da,a ween ah horo usoco Eboow
@mohamedhersiahmed7531
@mohamedhersiahmed7531 2 жыл бұрын
Absolutely 💯 it's heartbreaking 💔 song 🎵. Abrizak anshax the best somali musician because most of his songs are motivational
@nimconataazha4470
@nimconataazha4470 2 жыл бұрын
Amazing ✅ heestani xaqiiqday abaartay hees waa dhaaftay💯 Guulaysta
@hassanhussein2440
@hassanhussein2440 2 жыл бұрын
Hees xasuus mudan , waligaa maydhacday dumashidaa walalkaa qabo noloshaada iyo hormarkada kaalin libax kaqadatay, dumashimadhihi karo, waa abaayo . Abeelkeeda Allah gudikaro.manta xeerkaani ayaa ikentay,
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 2 жыл бұрын
Been mahaa markaad hiigsanyso meel foog ha eegiin gadashadaa😍😍😍
@nuuxjaamacdeero8842
@nuuxjaamacdeero8842 2 жыл бұрын
Ansha fanaan fanka noleeyay weye xaqiiqada jirda ayuu heesihisa ku so kudbiyaa fanku iskagal mahaa hore usoco anshax
@ahmedjamaismael9418
@ahmedjamaismael9418 3 ай бұрын
Duruufo badan waan so maray oo weliba aan qurbaha kuso maray weli waan ku dhex jiraa jalaafooyin badan waan kaso gudbey qisadeyda kama sheegeyn karo waayo weli jalaafooyinkii ayaa igu socda laakin maanta inaan ka wada gudbo ayaan in yar usii jiraa alle mahadii weeyaan fadlan in alle guusheyda ii dhameys tiro iigu soo duceeya hadii alle igu guuleeyo isla halkan ayan qisadeyda idinkula wadaagayaa laakin waa iga codsi ee iiso duceeya 🤲🤲🤲🤲🤲
@monam7931
@monam7931 2 жыл бұрын
Waaaaw. Durufta intay haysa to allow ka saar heestu ma anyba iga hadlaysaa higsi Dheer iyo himilo wangsan alahyow
@aishamohamuud6654
@aishamohamuud6654 2 жыл бұрын
Ax 😭😭😭😭😭😭 ninki daruuf wax ku so barta dareemi kara garab aan hoyo ahayn mahaysan abahayna danyar waaye secondry marka dhameyey ayaan habaday igacan qabaty two years markan lajogay ayaan isfahmi waynay murugo iyo ciil kadib iyo isfahan la.aan waan katagay hada jamacada 3 years ahay lakiin riyadayda way i rumobaysay mar uun hoyo mcney rabi haikaadayo 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@abdirahmanyare8503
@abdirahmanyare8503 2 жыл бұрын
Abwaan Daaha cabdi gaas waa Abwaan qiimo badan kana warama waayaha Nolosha Abwaan cimri dheer iyo caafimaad baan kuu rajeynaya inshallah
@tamerat.
@tamerat. 2 жыл бұрын
Waa fanan kaliyee hesihiisa ay fahmi karaan dad aan garanyn luqadiisa from berbera መልካም ስራ
@mohameddeeq1136
@mohameddeeq1136 2 жыл бұрын
The one only big motivation singer anshax you did it
@mohasheywarlock12
@mohasheywarlock12 2 жыл бұрын
Heartbreaking but Positive vibes.... Keep going Walalka ##Anshax
@ibrahimsheikh4343
@ibrahimsheikh4343 2 жыл бұрын
What an emotional song .Let us be brothers keepers .We are Somalis and Somalia is our business .We gonna Make it in life if we truly believe In Almighty Allah .I great All my Somali brothers and Sisters .
@gasira1173
@gasira1173 2 жыл бұрын
Mrbad hadimada ku gaaray qasaaro u haysta wxadan fileyn heshaaye true wlhie🥺
CABDIRISAAQ ANSHAX DHAGAYSTE AHOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:12
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 3,8 МЛН
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 35 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 15 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Awale Adan | Habaar Leygu kari waa | official Music Video 2023
3:17
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 148 М.
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,1 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX BISHII MALABKA HAWRAAR NEW YEAR 2021
6:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX  NEW REMIX SOMALI COLLECTION  MUSIC VIDEO 2021
6:14
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 2,1 МЛН
ABDIRISAAQ ANSHAX WALEE NOLOSHAYDA ADAA KA WAKIILA
3:28
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 2,7 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН