No video

ABDIRISAQ ANSHAX | MILATARY JACAYL GALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 5,815,977

TheGobfilms

TheGobfilms

4 жыл бұрын

Erayada: Abwaan Aadan Tarabi
Laxanka: Anshax
Music: Cadceed
Camera: Yampro, Abokor dino, Waqal, Mustafe Saleeban
Editing: Waqal
Copyright by Gobfilms & Furinle

Пікірлер: 2 600
@WaqalStudio
@WaqalStudio 4 жыл бұрын
Simply the best, Gobfilms & Furinle, my team.
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
Oh we love U too Waqal Studio. You're awesome ❤
@rahmamohammed7125
@rahmamohammed7125 3 жыл бұрын
Hhhh
@ikraansaciid6575
@ikraansaciid6575 3 жыл бұрын
kkkk
@nimcomohamed2399
@nimcomohamed2399 3 жыл бұрын
0l9
@najmaxiis5517
@najmaxiis5517 3 жыл бұрын
@@minnicute2544 wpruwruouwu
@cabdirisakanshax
@cabdirisakanshax 4 жыл бұрын
Waxaan umahad celinaya dhaman taageerayaashayda iyo team waqal MEDIA& Gobfilms
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay fanan inaad dhaxal gal noo samaysay 🤴🙏
@abshirmaxamed3707
@abshirmaxamed3707 4 жыл бұрын
ABDIRISAQ ANSHAX MEDIA PRODUCTION mahadsanid fanaan aan xiiseeyo codkiisa allaha ku dhowro sxb
@maxamedwaayaarag9145
@maxamedwaayaarag9145 4 жыл бұрын
Arday jacayl galayna wan ka sugayna
@anfadaimond9963
@anfadaimond9963 4 жыл бұрын
m.a wll heesahgu iyo jilinku wa is leyhiin keep going
@simancadey151
@simancadey151 4 жыл бұрын
cbdi risaaq taageero buuxdan ku hayaa markasta horay usoco🙌🙌🙌🙌🙌💕💕💕
@EngSharmarke1
@EngSharmarke1 4 жыл бұрын
1M waabay gaadhaysaaye markay gaadho LIKE hayla dhaafina. waa wax kale heestaniye
@ahmedantoniyo873
@ahmedantoniyo873 4 жыл бұрын
Jg
@ahmedantoniyo873
@ahmedantoniyo873 4 жыл бұрын
Gg
@ahmedantoniyo873
@ahmedantoniyo873 4 жыл бұрын
Fff
@minnicute2544
@minnicute2544 4 жыл бұрын
Wey gaadhay waana ku siisay
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 жыл бұрын
3.6 million ayay hada maraysaa 2021 october
@mamejaykay8697
@mamejaykay8697 4 жыл бұрын
Horta anigu somaali ma ihi miyaa hal like xitaa ma helee😳😳😳😳😥😥😥
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
Love iyo likeba wad helaysa
@darwiish9301
@darwiish9301 4 жыл бұрын
Wa anagaa kaadharjinay
@shukrihussainshacni5439
@shukrihussainshacni5439 4 жыл бұрын
Anaa kugu sadaqestay likta🤣🤣🤣🤣
@mocharles5641
@mocharles5641 4 жыл бұрын
Like iyo bomb naga hoo bull alle ha kaa siiyee
@Abdulkaadirr
@Abdulkaadirr 4 жыл бұрын
:-:3 months ago:-: 538 iN aa dad ka dhalatay sow madan arkin Xita ana kigu daray liketa oo 539 kaga dhigay😝💖
@marwaanxanuur8892
@marwaanxanuur8892 4 жыл бұрын
Caawa oo eey tahay habeenka eey IidA/ciidda soo galayso, baan heestaan dhagaysanayaa, waxaanna ku dhagaysana deegaanka janaalle Ee gobolka shabeellaha hoose. Ineey iga hadlaysaa mooda dhabtii askar furin ku jiraan ahay waliba dartiin soomaali-wayneey baan diraac ugu ciidaya. LIKE niyadda iigu dhisa.
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 3 жыл бұрын
Raga aan ku jiifno allow idin xafid ciidanka xooga dalkeena🇸🇴 taloow wiilka ma noolya mise wuu naga hooseeya
@umuabdirahmanchannel3169
@umuabdirahmanchannel3169 3 жыл бұрын
Abowe hada ma nabad qabta
@umuabdirahmanchannel3169
@umuabdirahmanchannel3169 3 жыл бұрын
Jwb
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 3 жыл бұрын
Illahay haku amansado ana cawa nasiib u yeshay oo bari ciid tahay
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 жыл бұрын
Guul baan kuu rajeeyey walaal🥰
@user-do8fv8oc6u
@user-do8fv8oc6u 4 жыл бұрын
Inta ila aragta inuu anshax heesihi somalida xaga vidou yada wax ka badalayo liketa dhac igu siiya 😁😁
@elshukri_7254
@elshukri_7254 4 жыл бұрын
@Zhiine AlfaH .the man is transforming somali wlh.ck and lil Balil need to learn from this man bro.the video quality and the plot is wow
@mohamedmohamud4964
@mohamedmohamud4964 4 жыл бұрын
Zhiine AlfaH is
@ismailnew9924
@ismailnew9924 4 жыл бұрын
Hees jaceel dhab u jaclaadey
@ismailnew9924
@ismailnew9924 4 жыл бұрын
Mara
@fadumoabdikarim510
@fadumoabdikarim510 4 жыл бұрын
Wooow
@aminaistaahil5173
@aminaistaahil5173 4 жыл бұрын
Ilaheey ban idinku dharshe like isaraa
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
balan walal
@amaalyahye87
@amaalyahye87 4 жыл бұрын
Dumaashi wellcome to the FAMILY! We're from YAGOORI❤❤❤❤❤❤
@apdirahmanjigar5880
@apdirahmanjigar5880 Жыл бұрын
Mxy ku tartay allan kgu dhaaarshe
@mohamedsalaad469
@mohamedsalaad469 4 жыл бұрын
Aniga oo ah Askari ka tirsan ciidanka Qaranka oo ka soo jeeda Dagmada Lughaya waxaad mooda in ay aniga iga hadlayso heestu iyo xiligii aan Yagoori joogay ee igu helay jacaylku ee aan kula kulmay xaaskayga hada ee ubadka ii dhashay
@guutaale
@guutaale 4 жыл бұрын
Qaar kaloo badan oo kula mida ayaa kula daawanaya
@cute.ayuush7076
@cute.ayuush7076 4 жыл бұрын
Nolashaa millaterri laa an abaaar wye wlhi cadawgini cagta hostisi
@kordahab3258
@kordahab3258 4 жыл бұрын
Nin nasiib leh baa tahay
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 жыл бұрын
TalIye halkaga ku zalamantaHaY
@mohamedabdillahi1527
@mohamedabdillahi1527 4 жыл бұрын
Geesi qaran
@ARMY-jw5es
@ARMY-jw5es 4 жыл бұрын
waxan ahay askari ka tirsan ciidan haramcad ee joogta dhuusamareeb hestaana aad ayee ii tabatay. hadaan jiilka quruxdaay soo jesan waayo marku lee yahay ugu daran😥 jaahil calaf kuguma daro👏. fg:marka qoriga wadankeyga garabka usurtay ayaan ka samraya aduun allow nafasadena ayaan wadan u hureyna ee nabad waarto ka dhali somalina meel walb ey jogaan walal iskaga dhig🇸🇴❤😥
@izaqueen711
@izaqueen711 4 жыл бұрын
illhay aya idinla jira wll qali hadalkaga wuu itabte runtii
@hilowleabdulkadir4813
@hilowleabdulkadir4813 4 жыл бұрын
Sxb adkayso waan wada gulaysanaynaa insha alah somaliyana nabad way noqon doonta insha alah
@idrisali9255
@idrisali9255 4 жыл бұрын
Thanks sxb shaqada qaranka u heyso
@naciimooffcieomar5872
@naciimooffcieomar5872 4 жыл бұрын
Kaalmada ilaahay iyo jclkeena garabkiina eh💋💋💋🖤❤️
@leilaomer4521
@leilaomer4521 4 жыл бұрын
AMIIN wllo garabkiina nahay weynu idin jecelnahy hamoodina inan idin ilaawnay waYo wxA tihiin dadka aan awgood nabad ugu seexano ilahy kasugow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴aadban idiin jclhy.
@abdullaahiyamani9565
@abdullaahiyamani9565 4 жыл бұрын
Janada allaha ugu bishaareeyo hooyo mcn Like saar hadaad hooyadaa janada lajeceshahay
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
imisaa iyagoo arooosa siidhiga loo afuufay si ay adiga kuu difacaaan uguna raacaysato hurdadda habeenimo, RABBOW DHOWR CIIDANKA QARANKA❤🌼💚
@munosheikhali5980
@munosheikhali5980 4 жыл бұрын
Qof jacel hayo ayaa daremikaro heestaan ruunti waan ku imeyaay markaan dawaday hestaan
@zakariabulleofficiall6014
@zakariabulleofficiall6014 4 жыл бұрын
Munosheikh Ali hoyadaa waseee jacayl dheh jecel lahyne raxaanta zhpo Waan ku saamahy
@rooxanta4237
@rooxanta4237 4 жыл бұрын
@@zakariabulleofficiall6014 waan kaa qaaday Ugaas, taa tu lamida sxb🖐
@mutaasamiisha6534
@mutaasamiisha6534 Жыл бұрын
Amiin amiin
@AniisaA
@AniisaA 11 ай бұрын
Aamin😢
@ayaanguribila6581
@ayaanguribila6581 3 жыл бұрын
Xanunkan yaa dermi karo gabar ninkeda yhy Askari badbadiyo dalkisa love you ilamahyga abohod macan imiss alle nabad haygu kaa keeno❤️🥰🤴🏻
@AniisaA
@AniisaA 11 ай бұрын
😢aamin wlshy
@user-gw5dd3fq9k
@user-gw5dd3fq9k 5 ай бұрын
aamiin❤❤❤
@JJ-bt8kv
@JJ-bt8kv 4 жыл бұрын
2 million markeh gartoh like izaar Somaliland ❤
@somaliwasmotv4351
@somaliwasmotv4351 4 жыл бұрын
*_Wlhi Somaliland way tagtay oo Talabstay Ilahay cadowgiina ha idinka qabto_* *_Fankii Sare uqaaden Gobtii Duriyada Barakaysan from Puntlnd nolada walalyaal_*
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
Mahadsanid wlo
@ikraanbaalcade6105
@ikraanbaalcade6105 4 жыл бұрын
Hees ta jacaylka ah iyo somaliland maxayska galay waad xanuunsanaysaane xooloyohow qulubta ka xanunsanaya qabyalad baa idin gogosaye
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 жыл бұрын
@@ikraanbaalcade6105 naaya sharmuuto xaasidnimadaad la muudhmudhe orod hooyada weelka u xal laxyay ciyasa caaac
@qosolwanagsidahoyaded308
@qosolwanagsidahoyaded308 4 жыл бұрын
Mohamed justin lyrics thnks brother
@amalhassan263
@amalhassan263 4 жыл бұрын
Mohamed jusTin wlo waad mahadsantahy
@user-do8fv8oc6u
@user-do8fv8oc6u 4 жыл бұрын
Meshan Heesta lagu duubay inay tahay laascanood inta ila aragtaay like dhac igu siiya 😁😁
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 4 жыл бұрын
Zxp ma Goojacadaa
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
@@kdervishkhalil2992 haa shp
@dab-jacaylofficial762
@dab-jacaylofficial762 4 жыл бұрын
Abdirisaaq anshax waa shaqsi heeso macaan waliba qaabka loo duubay legend waqal studio
@damaabshir7908
@damaabshir7908 4 жыл бұрын
Anigaaa mar hore gartay wkhi
@musabomar9928
@musabomar9928 3 ай бұрын
Hada kuwaran Saaxiib kkkk
@mohamedabdi2183
@mohamedabdi2183 6 ай бұрын
Who is listening 2024❤
@CademahadOmar
@CademahadOmar 5 ай бұрын
Hees taan waan jeclahay 3 Sano kahor dhageysan jiray😊
@user-mf3gq2br8c
@user-mf3gq2br8c 4 ай бұрын
Xaaadir 2024
@Af-yd9fc
@Af-yd9fc 4 ай бұрын
Me bro from Djibouti 🇩🇯
@user-cc9bq2mu1e
@user-cc9bq2mu1e 3 ай бұрын
Me
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 3 ай бұрын
Me😢
@ahmedhajji8456
@ahmedhajji8456 4 жыл бұрын
hestan lascano ba laguduubay inta muqalkas cajibka ah kaheshy like ta igu boba de🙏
@abdullaahimuuse4262
@abdullaahimuuse4262 4 жыл бұрын
Hortaa Somali hesah wey dhageystan blse micnaha maa fahmaan heesta wxy ka hdley saaa xlda askarta somaliyeed io Familyda waaan ilmyy anigo sbbto ah wxn fahmyaa nicnaha heesta😭😭😭😭😭
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 4 жыл бұрын
Abdullaahi muuse hhhh ina cabdilahi musow maad calacalka naga daysid whatsapka ku nacnaye
@djxabiipofficial8328
@djxabiipofficial8328 4 жыл бұрын
bilan qurux dumar 😂😂😂😂
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
@cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 жыл бұрын
Walaahi askarta somaaliyed wadankey rabaan haka soojedane waa dhiban yihiin allaha ifududeyeye
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
@@umufaatimaandfartuun177 😂😂😂😂😂😂😂😂
@guutaale
@guutaale 4 жыл бұрын
Abdullaahi muuse hhh Somali askar kama dhaxaysee carrabka bar inaad tidhaahdo Somaliland
@nunebiyami5069
@nunebiyami5069 4 жыл бұрын
Wakaas ansha iyo cidankii qaranka sland from Djbouti i like Somaliland singers
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
aad iyo aad
@bancadestudiomusic7368
@bancadestudiomusic7368 3 жыл бұрын
The leachen gob films isma lahayn hesta ku jirta waxan modayay waqal
@mohamudomarciise5870
@mohamudomarciise5870 2 жыл бұрын
Ciidanka qaranka somaliland iyo fanaan Anshax iyo magaaladaydi aan ku dhashay aan muda aan arkin ee laascanood waa salaamay waa qiirooday heesta marka daawaaday Anshax waa fanaanka kaliya bulshada qaybaheeda kala duwan u heesay waxa uu istaahilay bilad fanaanka ugu wacan somaliland
@nimcohappy311
@nimcohappy311 Жыл бұрын
😏😂🤣
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 10 ай бұрын
Hadda ciidanka qaranka meel kusheeg maydkooda waraabuhu buuraha ku cunaya 😂
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 8 ай бұрын
​@@SAFWAN.0.499😂😂kada ha xasusine
@Fun-official24
@Fun-official24 6 ай бұрын
😏😏😏😒😂😂😂😂
@mohamoudbashe9116
@mohamoudbashe9116 15 күн бұрын
​@@SAFWAN.0.499 Waxaa lagu dhigay Show heestan Goojacadde😅😅😅😅
@hanadlove787
@hanadlove787 4 жыл бұрын
Reer laascanod like xgiina cawa wxn u Marti ahey xuduuda bari from jarmalka
@TheSayax22
@TheSayax22 4 жыл бұрын
Gabar ladhalay laascaano awgeed kuusaaray
@LFCFANS
@LFCFANS 3 жыл бұрын
WN ku saray garabka🇸🇴💯❤️
@cadnaanjaamac2112
@cadnaanjaamac2112 4 жыл бұрын
Heestan xerada militaryga Somaliland ee laascaanood tukaraq ayaa lagu duubay inta garatay like 👍
@mascudsuperboyofficial9376
@mascudsuperboyofficial9376 4 жыл бұрын
Si wanagsan anaa Kula arkay
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 4 жыл бұрын
Meeshana waa Goojacade Duleedka LA
@ruwaydaxasanofficial4141
@ruwaydaxasanofficial4141 4 жыл бұрын
My wall gooja cadde
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Meeshan maaha tukarq ciidan intan ka badan ayaaa jooga
@samiirofficial6628
@samiirofficial6628 4 жыл бұрын
Laascaanoor sool somaaliland waqooyi❤
@mohamedyazin1946
@mohamedyazin1946 4 жыл бұрын
😢😢hadi aad si dhaba heestan macneneeda uu fahantay like kama raabe 👍♥️askarteena ilahy ha baraakeeyo♥️
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Maanta ayaan ilaahay uga baryaaya dhamaan marwoyinkaa reer somaliland ee ragoodi dagaalka kujiraan in ilaahay caafimaad ugu soceliyo wadankana nabad nogadhigo
@AniisaA
@AniisaA 11 ай бұрын
Walashy aamin😢❤
@yaxye6873
@yaxye6873 9 ай бұрын
Naxariis ayaan ura raneyaa marwo kasta oo ninkeedi dagaal labada reer kadhex dhacay in alle samir ka siiyo# 2k23/11/10
@kamtv403
@kamtv403 4 жыл бұрын
Jeceylkeyga soo xasuustay wlle waxan difac uga jira xuduuda bulaxaawo 😭😭😭😭😭
@maxameddeeq4767
@maxameddeeq4767 4 жыл бұрын
ilahay hakuu soo nabad celiyo from somaliland
@prettyhalla2950
@prettyhalla2950 4 жыл бұрын
Rabbi haku napd celiyo Wllo
@nasriinofficial5785
@nasriinofficial5785 4 жыл бұрын
Illahey haku amaansado abwe Allaha kuso nabad celiyo🤴
@princessamina9363
@princessamina9363 4 жыл бұрын
Jaceylkaga iyo hooyada haka dhiman iska So Labo walal 😭
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
Allha kugu xafido brother
@hamzedugsie4086
@hamzedugsie4086 4 жыл бұрын
Inta Soo xasuusatay Film-kii Military Jacayl Galay Farta Taaga ✋😅
@wariyehassanturki7306
@wariyehassanturki7306 4 жыл бұрын
Wn xasuustaa ciyaalkii hore wlee shakaaL ajay devkhan iyo indho caagle👍
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@wariyehassanturki7306 shaakal isagu wadaninimo ayuu kahadalay iyo budhcad milatary kama hadlayn baan filayaaa walko
@wariyehassanturki7306
@wariyehassanturki7306 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 Dapcan wad saxanthy lkn wxa mar wlpa lagu xujaynayey gabadha ay is jecel yihiin👍
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@wariyehassanturki7306 haaa si fiican flimkaa caaw ayaaanba xasuustay hada ayaaan dib udawwanaya pro
@abdihnazerganaczadeh9715
@abdihnazerganaczadeh9715 4 жыл бұрын
Waleee Waaansoo Xasuustaaaaa
@samirosicid9598
@samirosicid9598 4 жыл бұрын
Heestan inta Xaqiiqsan in Laascanood lagu qaaday like ta hayla dhaafin sidoo kale Dadka ila Arakay heestan markii caming soon teeda lasoo geliyay like dhac igu siii
@MohamedAhmed-bs1wd
@MohamedAhmed-bs1wd 3 ай бұрын
Meesha waa Goojacade anaaba Garanaya 25/8 tagay Markii ciidanka Slm Laga Bacsady
@rahmashariif6827
@rahmashariif6827 4 жыл бұрын
Heestan xanunkeda dad bdn ma fahmi karan😢😢😢 wlhi wan ilmeyay😭😭😭😭
@AsadFaqdiid
@AsadFaqdiid 4 жыл бұрын
Nice Video and Best Song Thanks GobFilms One Love Hoyga Fanka
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
TOLO IYO QARAABO HADII LA YAHAY LIKE ISARA WAN KA SOO DAHAY HEESTAN COMMENTIGANA WAA LA BUUXA MA OGI CIDII COMMENTIGAYGA AKHRIN DOONTA🤔7 MARCH 2020 habeen xasuus ah sacadu tahaY 2:26 sabti FROM FRANCES
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
😂amiiRyy mel kasta ila joogta❤
@Abdullahiahmedxallane77
@Abdullahiahmedxallane77 4 жыл бұрын
Wanaag iyo jecyl kuu noloow
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@Inna_mohamet haaa ma aragtaa inkasto adigu aYamahan aad ka YarteY xaga commentiga mar kasta wad iga soo hor bixi jirteY 😂✋👑
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@amiiraadan3017 haa wllo wa. Runtaa ayamahan mapa dawado wax❤
@yeyemohamed9665
@yeyemohamed9665 4 жыл бұрын
Hhhhhh calcalka daa
@cabdisamedcaliclaahi3158
@cabdisamedcaliclaahi3158 4 жыл бұрын
Allah ya hees meeshas waa laas canood 2016 kii aya hawlgal utagay waxan ku sugana laba bilood Waxana kamid aha melahan hawlgada ugu baxay yayle shululux ilaa qocndhale waxanan xadka itobiya inyar ujirsanay halkasoon colaad beeled oo maydad labada dhincba yalan aanu si nabada kuso xalinay maydadkina so qadnay iyo intii colada hurinaysayba illahayna nagusoo guuleyay si nabada anagoo ciidamadii cali khaliif galydhna fooda isdari gadhnay khaatumo balse waxa na hogaminayay janankodi hore uso ahan jiray Ibrahim Jamac dad oo Jamac siyad aha hawlgalka niman badan oo isaaqa ayanu ahyan cidamada boliska anagoo hargaysa nalaga kenay xasuusbay itahay se hada waan ka tagay cidanki boliska aha lascaanood wa meel anan illaabi doonin oo tariikhiya waxan kale oo aan so arkay intii aan jogay kaadi uu ka qodbadaynayay madaxwaynihii hore ee somaliya c/rashiid cali sharmarke lagu toogtay Allah haw maxariistee iyadoo sidii udhisan iyo ninkii toogtay xabashiisiba waxanan kamid ahay dhaliyarada reer somaliland xasuus mudan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Iyadoo jirkii da"ay Jiilaalkii laga baxay Oo jiir colaadeed Nabad lagaga jaah degay Ama mayay jarmaadii Dhibic kula dul joogsaday Cirkoo sagal ku jimicsaday Dhulkoo hogol u jeel qaba Rahu uu jidhaamaha Isu jiibinaayoo Jees waliba doogsaday Jeexyadu hibaaqiyo Sida jaawi geed xamar Uu jiidanaayoo Jidiinkaagu caano iyo malab Uu jilbaha dhigayey Oo jawharad ugubeey Jannadii adduunkaay @@@@@@@@@@@@ Ragna waa jabkiisii Jirrabkaa uga sii daran Mar haddaan jegi u baxay Jaliil haygu kaa simo Haddaan jidhkeygiiyey Soo jeedsan waayana Jacayl nimaanu kuu gelin Laguguma jujuuboo Jaahil calaf kuguma daro Jacjacoorna kuma geyo Jid ma-galena haw dhixiney @@@@@@@@@@@@ Meelaan jahaad laheyn Jigir iyo dhibina jirin Jinku kaa ammaan yahay Insiguna ku jecel yahay Hablo kuu jarmaadiyo Jaar kuu adeega leh Waxaad adigu jamatana Jiifka uga toosee Jeegaantii diridhaba Joogtaay noolow @@@@@@@@@@
@kingabdullahi8367
@kingabdullahi8367 3 жыл бұрын
Walaal waad mahadsan tahay
@NajmaClaahi
@NajmaClaahi Жыл бұрын
❤️
@user-do8fv8oc6u
@user-do8fv8oc6u 4 жыл бұрын
War bal markay hal miLyan gaadho like dhac igu siiya 😁😁
@nimcokeysemaxmuudnkmm8255
@nimcokeysemaxmuudnkmm8255 4 жыл бұрын
Lascanood baa heestan lagu duubey👑👑👑👑👑♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️my hom
@asaldhaladinaaahmed7187
@asaldhaladinaaahmed7187 4 жыл бұрын
Gurigeen io hableehenaH wa qurux bdhye wlhye
@nimcoofficial2913
@nimcoofficial2913 4 жыл бұрын
My city
@amuunmohamed7488
@amuunmohamed7488 4 жыл бұрын
Haa
@mohamudomarciise5870
@mohamudomarciise5870 2 жыл бұрын
Wll maaha laascanood magaalada gudaheehada laakin waa deeganka hoosyimada degmada laascanood waxa u dhow dahay tukaraq iyo meesha ciidanka qaranka somaliland joogaan
@HodanLabashaadh
@HodanLabashaadh Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@malikabertan7480
@malikabertan7480 4 жыл бұрын
Ilaahaw ciidamada qaranka somaliland noo dhawr❤️🤍💚 heestani weyba iga oohisay wxy tilmaamaysa nabada aynu heysano inay ciidamadeenu wxaaso dhiba umaraan
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
Aamin
@dholeamiin2175
@dholeamiin2175 4 жыл бұрын
Amiin hun
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 4 жыл бұрын
Waa Erayadii Abawaan Mujaahid Aadan Tarabi Habeen dhawayd Ayaan Heestan kawaraystay Sababta ay ku Timi Magaceeda Original ka ahaa Waxay ahayd Buu nagu yidhi abwaanku *Jabhad Jacayl Galay* Waana 1983 Xili abwaanku Jabhadii Xornimodoonka ahayd ee SNM uu ka mid ahaa Qiso Cajiiba ayay leeday
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
M𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝒋𝒂𝒏𝒐 𝒈𝒂𝒍𝒆👀🤞🙋‍♀️
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 4 жыл бұрын
Jabhad jacayl galay Magaca qisada wakhtiga intuba way is shabahan abwaanko aha wakhtiga aad sheegtay snm waxanay u dhowdahay in uu wakhtiga sameeyay balse aanu cid u dhiibin oo jabhada lagaso xerooday balse hada magacan danbe loo bixiyay ayaaba macno way ku fadhiya waxana laga yaaba in uu abwaanku magacan danbana bixiyay
@hiddoomediaproduction6240
@hiddoomediaproduction6240 4 жыл бұрын
@@aliwayeel8523 G
@mawlidosman2819
@mawlidosman2819 4 жыл бұрын
🤣🤣 XAGAJIRKII SNM dheh
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 4 жыл бұрын
Mawlid Osman jabhada xaq u dirirka SNM
@maryamo411
@maryamo411 4 жыл бұрын
Wa hees Xanuun wadaTo Askarta somliyed ka hadleeso😢 Heestan ilaa 2019 kii inTa ila sugesay like ha ila dhaafin ❤
@vp106cy4
@vp106cy4 4 жыл бұрын
😂🤣🤣🤣askarta Somaliland only ku somalia way niikiyan
@janadunia2950
@janadunia2950 4 жыл бұрын
In badan ayn sugaynay
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 2 жыл бұрын
😥😥😥😥
@abdiyusuf3392
@abdiyusuf3392 2 жыл бұрын
😥😥😥😥
@updynazirrome0852
@updynazirrome0852 4 жыл бұрын
jeegaantii dirdhabe joogtay noolow 😍😘😘 from dirdhabe like halila dhaafin
@sagalinatueen87
@sagalinatueen87 4 жыл бұрын
💕💕💕diridhabe our home
@marwoabdalla2095
@marwoabdalla2095 4 жыл бұрын
Ax mxan jidhidhicoday hestan waxay tabanysa qofka micneheda fahmaya allow dhowr cidanka somaliland melkastay jogan😥🤲
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Allow Dhawr Ciidanka Qaranka Barakaysan Ee SOMALILAND
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
Aamin
@amiishaahmed5975
@amiishaahmed5975 4 жыл бұрын
AmiiiN♥
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
Meeeshah heesta lagu dubay laascanod inay tahy like zaar magladaydih❤
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Haaa waa goojacade meshani hpo iyo qayb lacanod kamid ag
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
Haaahey😎
@zhaficisergio3291
@zhaficisergio3291 4 жыл бұрын
soool
@shiinecamaar8995
@shiinecamaar8995 4 жыл бұрын
abti sidaan like usaarayay gacantiiba idaashay like iiisaara qodha iyo xarada🤣😅
@nimcoabdilahi9273
@nimcoabdilahi9273 4 жыл бұрын
Viva ciidanka qaranka jamhuuriyada barakaysan ee somaliland💚🤍❤️ Ilove so much my country somaliland dhuuxayga❤️❤️
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
aamin
@inajamaccaabi5582
@inajamaccaabi5582 4 жыл бұрын
💚💭♥️💪💪💪💪👏👏
@ummuamiin7823
@ummuamiin7823 4 жыл бұрын
Qarankee😂😂😂😂🇸🇴
@_s8895
@_s8895 3 жыл бұрын
@@ummuamiin7823 KA JSL
@asmakayse7551
@asmakayse7551 3 жыл бұрын
@@_s8895 hhh wiilkan kii tiktok xidiga snm ugu qornayd miyaa ee garxajis❤💪
@sagalinatueen87
@sagalinatueen87 4 жыл бұрын
Hablihi diridhaba 👸👸👸 home of gurgure😋💪
@maxamedxasan9756
@maxamedxasan9756 4 жыл бұрын
Inta aragta in lascanod lagu duubay qayb kamida liketa😂
@militaryjacaylgalay2161
@militaryjacaylgalay2161 4 жыл бұрын
Iyadoo jir kii da'ay Jiilaalkii laga baxay Oo jiir colaadeed nabad Lagaga jaho degay Ama mayey jarmaadii Dhibic kula dul joogsaday Cirkoo sagalku ku jimicsaday Dhulkoo hogol ujeel qaba Ruhu uu jidhaamaha Isu jabinaayoo Jees waliba doogsaday Jeexyadu hibaaq iyo sida Jaawo geel kuu jiidanaayo Jidiinkaagu caano iyo malab Uu jilbaha dhigay Saw jawharad ugubaay Jannadii adduunkaay Ragna waa jabkiisii Jirabkaa uga sii daran Jaliil haygu kaa simo Haddaan jiidhkeygiiyey Soo jeedsan waayana Jacayl nimaanu kuu gelin Laguguma jujuuboo jaahil Jaahil calaf kuuguma daro Jac jacoorna kuma gayo Jid magalena haw dhixineey.
@zumaya-beauty
@zumaya-beauty 4 жыл бұрын
Askarta hala ogaado waxan ku nolnahay waa iyagaa somali o dhan ban ka hadlayaaa
@hanimaxamud5245
@hanimaxamud5245 4 жыл бұрын
Wllhi waa dardaaran
@MimiAbdi
@MimiAbdi 4 жыл бұрын
Eesh calaa ereyo Abwaan Aadan Tarabbi walee meel adag ayuu ka soo daray alla ha xafidee.
@fy5222
@fy5222 4 жыл бұрын
Noo dhamaystir heesta plz
@sabadhussein5528
@sabadhussein5528 4 жыл бұрын
Mansha allah Hees iyo badh
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 4 жыл бұрын
Inta dib usoo noqotey markii ay arkeen khadar keeyow ooo copy sooo sameyey like isu muuji awoowo
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 2 жыл бұрын
Dadka qaar baa ku odhanayaa heesahii hore ayaa fiican Heesta abwaan aadan tarabi ayaa sameeyay Aadan tarabi qofkii heesahiisa garanaaya ma odhan karo waa bilaa murti ee dadkan iminka jooga ayay kaga dhegtay wixii hore iyo wakhtigii siyaad bare ayuu fanku fiicanaa Abwaan wakhtigii siyaadna wuu joogay iminka wuu joogaa Alle cimriga haw barakeeyo
@MulkiAxmed-ic2lc
@MulkiAxmed-ic2lc 4 жыл бұрын
Hees turjumaysa qisoyin dhaba guuleyso Anshax From Puntland
@hamsejama8904
@hamsejama8904 4 жыл бұрын
Tukaraq sooL Somaliland ,mansha allh waa muuqal qurux badan
@mshaakir4155
@mshaakir4155 11 ай бұрын
Heesti goojacade lagu jilyay, illhy ayadoo run ah ma keenay oo nin iyo naagti, wiil iyo hooyadi gabar iyo jacylked ma is waayen.
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 4 жыл бұрын
Hadaan Jirkii quruxdaY zoo Jeedsan wayana jacayl nimaanu Kuu galin Laguguma Jujuboo JAAHIL CALAF KUGUMA DARO 😥😥 Waxaan U dhaGysanaya zidii In Ay Iga timid My Boyfriend kayaga Oo Tababar ku maqan 😭😭😭 Asoo nabada Rabaw ii keeen 🙌
@fadumoibrahimahmed3006
@fadumoibrahimahmed3006 2 жыл бұрын
Aamiin yarabi 🤲 😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 8 ай бұрын
niyada khayr u sheeg hno😊
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 8 ай бұрын
marku yimado iso sheg ducan wadaya intu imanaye i.a i.a❤❤
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Laascanood iyo goojacade ahaaa alla maxaaan uxiisay dhulkii Aptiyaday Darwiish Slan poqortooyo ayaan idinku slamaya aptiyal From hargeisa
@asmomaxamed9122
@asmomaxamed9122 4 жыл бұрын
Wan ka QadneY hpo mcn farHad ku nolow❤💖
@nimcoofficial2913
@nimcoofficial2913 4 жыл бұрын
Wanka qadnay✋
@saidaliaden6384
@saidaliaden6384 4 жыл бұрын
Laazcaanood dhulkeyga illaah ha badbaadiyo waqtiga Mar ayu I keeni doonaa i.a inkastoo waligey arag
@TheSayax22
@TheSayax22 4 жыл бұрын
Reer Abtigay daarwiish salaan from dhulka uduga gobgob dhashay farxad kuwaara
@ahmedabdi4731
@ahmedabdi4731 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay inuu erayada abwaan weyn lee yahay LIKE ha ii saaran.😍👌
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
Adan tarbi ninkii yaqana yaqana
@ronaldothebozzfootball4059
@ronaldothebozzfootball4059 4 жыл бұрын
@@falagameera5577 Aadan Tarabi ma abwaanka weyne Heer hargaisa mise waa midkale
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
@@ronaldothebozzfootball4059 sxb wa isaga Reer cerigabu ahan jiray wa ninkii laha Xajajaba halkeede bal aan qodo xabaalaha riwaydii 1969 Aduunka qabsatay Heesihiisana waxa kamida Yuflaha qabaow Goor iyo ayaan Kuwa kaloo dhiiga cad wada kordhiya
@abdirizakyousuf5184
@abdirizakyousuf5184 4 жыл бұрын
@@falagameera5577 Abwaan aadan tarabi jamac Waana muhaahid weyn heeso badan buu sameeyay o fanaaniin waaweynaan qaadan waana nin reer reer caynabaa
@farahshagahle4050
@farahshagahle4050 4 жыл бұрын
Ahmed Abdi waaba intaan u sii jeclaaday heestan ❤️
@adiishmataanlyrics6663
@adiishmataanlyrics6663 4 жыл бұрын
Wow waa ciidankii Qaarnka SomaliLand 💖❤🔥🇮🇹
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
aad iyo aad
@Janno190
@Janno190 3 жыл бұрын
Ninkaan videos kiisa waa simply best I love the way he acting and singing together Cabdirisaaq anshax I salute you 👏👏👏✋♥️
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
Jaw Reer miyi jacayl galay Faqiir jacayl galay Milatery jacayl galay Clrsaaqow ardayad iyo arday jacayl galayna kasoo hees aniyo midkan calmaday inwaqtigu na saacido noogu duceeyh wllalayal idinkanah alle ha isku kiin sikhro midwalba midkiiise aaaamin La'aanta ma fahmo nolosha wlhi
@Jasmine18815
@Jasmine18815 4 жыл бұрын
Allow idin sii
@equtorialworldnews1525
@equtorialworldnews1525 4 жыл бұрын
Umal Queen Alla ha ku so dhaweeyo
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
@@Jasmine18815 aaamin wll
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
@@equtorialworldnews1525 aaaamin
@qadaraxmed5044
@qadaraxmed5044 4 жыл бұрын
Inta taageerta c/risaq anshax like ta dhac ku sii
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Waan ooyay wallee😭😭. Aadan Tarabi iyo C Anshax ba Alle ha daayo. Boqortooyo
@ridwanaden1137
@ridwanaden1137 4 жыл бұрын
Ano askari reer burco ah ayaan gabadh reer burca jeclaaday markasa tukaraq dagaal laygeeyay wxd moodaba heestani inay aniga iga hadlayso
@malyuuncabdinuurmalyuuncab6610
@malyuuncabdinuurmalyuuncab6610 3 ай бұрын
Illahow hooyadey yey iga didin wiilka jeclahay wallahi wa askari 😢
@Tarabimedia
@Tarabimedia 4 жыл бұрын
Eraydii abwaan aadan tarabi jamac my aabo long life♥️♥️
@zakariamirealasow7319
@zakariamirealasow7319 4 жыл бұрын
cali aadan tarabi aabahaa waa abwaan ilaahay karaameeyey wuxuu sabab u yahay in aan cabdi yare taageero waan jeclaa heestana in uu dhiibo
@Tarabimedia
@Tarabimedia 4 жыл бұрын
@@zakariamirealasow7319 tnx wllo Cabdi yare waa fanaan buuxa wuuna uqalmaa in lasoo saaro lkn xaga jalitaanka hestan qisadeeda waxa kusoo baxayay anshqx
@najaaxsouleimanaaden795
@najaaxsouleimanaaden795 4 жыл бұрын
@@Tarabimedia fanankii loo dhiibaba anshax iyo Abdi yare anagah fanaanintayada waa isku kaaya mid aabahaa maskaxdiisu waa top pto
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Sakariye mire Alasow Runta Miyaa Wallo
@Tarabimedia
@Tarabimedia 4 жыл бұрын
@@najaaxsouleimanaaden795 tnx wllo qaali 💗
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 жыл бұрын
Waa maalin jimce ah ilhay haka hayo musiibooyinka aduunka plz igula sali nabi muxamed scw
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 жыл бұрын
Scw
@mawliidmalo5081
@mawliidmalo5081 4 жыл бұрын
Zcw
@AdamGurey
@AdamGurey Жыл бұрын
Ugu danbay heestaan ayadoo live 2023 waxay ka socotaa Lascoono
@mariaqueen6053
@mariaqueen6053 4 жыл бұрын
xaruntii darawiishta laascanood❤ baa ii muqata aaar like isara
@ahmedmohammed3732
@ahmedmohammed3732 4 жыл бұрын
Heestan intii Say usugaysay ilowday liketa...
@koososman292
@koososman292 4 жыл бұрын
Masha allah heestan xasuis
@dezaki1639
@dezaki1639 4 жыл бұрын
Somaliland inta baa lugu duubay ha moogan best wadankayga ❤️❤️🙈🙈
@munobashiir6768
@munobashiir6768 4 жыл бұрын
Las,a nod gormy somalilnd noqty🖕
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Muno Bashir Waa Somaliland Aniga Kule From Lascanood
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
After AYear And Hitted More than 3.5Million Still Iam listening👏💖.
@samirajama5094
@samirajama5094 4 жыл бұрын
Vıva somalıland hoygıı fanka 😅👏👌👑
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Reer abtigay Somaliland allaha idin dhowro From buntland
@qaalidaye4787
@qaalidaye4787 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 жыл бұрын
Sxb MA dhulbahante Aya ku rer abtiya
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
May ' isaaq bowe
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 жыл бұрын
@@shiineabdirashiid3717 ninkani isaq Maha sxb
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Ahmed , ma hubtaa
@RioTrade1
@RioTrade1 4 жыл бұрын
Jeegaantii diridhaba joogtaaay 😍 Away reer diridhaba " one love '
@sagalinatueen87
@sagalinatueen87 4 жыл бұрын
Diridhaba DNA from hrgesa 🥰😂
@haniabdi2025
@haniabdi2025 4 жыл бұрын
Jegaanta Diridawa joogta ma gabar Duriyada ah ba toloow.
@hassanfarah5395
@hassanfarah5395 4 жыл бұрын
DD. Jigir yalam 😂👍👍
@ifka9013
@ifka9013 4 жыл бұрын
walee hees waaye abwaankii sameeyay abwaan igadheh👾👾👾
@saddamahmed1959
@saddamahmed1959 2 жыл бұрын
Military life is not easy, imagine someone forfeiting his life to secure those around him from any hostile attacks domestic or outside. Hats off to Miltary guys and girls. 🙏🏼❤
@ismailoska
@ismailoska 2 жыл бұрын
@shabcanmohamed2286
@shabcanmohamed2286 4 жыл бұрын
WALAAL HOOYO MCN IIGU SOO DUCEEYA IN ILAAAHAY CAAFIMAAD TAAMA II SIIYO NABAD IYO CAAFIMAD QABNA NAGU KULAN SIIYO❤💋❤
@samirmkuu7722
@samirmkuu7722 4 жыл бұрын
Ameeen walaal Allah haku càafiyo
@shabcanmohamed2286
@shabcanmohamed2286 4 жыл бұрын
@@samirmkuu7722 mhdsnid wll qaali😍
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
Alle haku cafiyo hooyo waa qali
@arafaatahmet9349
@arafaatahmet9349 4 жыл бұрын
AAMIIN ILAAHAY HA CAFIYO
@fadxiyamuuse8405
@fadxiyamuuse8405 4 жыл бұрын
Ameen illahay ha cafiyo wlshy hooyo waa hadiye
@dorga1432
@dorga1432 4 жыл бұрын
Woooow Anshax Inaba cadi maha My homeland Somaliland 💚💭♥️ 👏👏👏👏
@abdullahiismail9680
@abdullahiismail9680 4 жыл бұрын
Wax walbo owngsan wxaka wngsan dabecada qurxon marka lagarebo kalamka alle inta iguracsa like Hasarto💚👏👋👍
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
Hadaan jiirkii quruxday Soo Jeesan waayana Jaceyl nimaanu kuu galin Laguma jujuuboo Jaahil calaf kuguma daro Dardaaran dareenkiisa wato allow kusoo nabad celi askarigii dalkeenow markaad dagaal gasho oo aad xaaskaga iyo ilmahaaga qaranka dartii aga tagto😥😥😭
@farxiiyaxuseen6977
@farxiiyaxuseen6977 Жыл бұрын
😭😭😭
@rahmaabdirahman1670
@rahmaabdirahman1670 4 жыл бұрын
Masha Allah Ciidamadi qaran ka ee Somaliland ayan arka guulaysta 🤲💪
@saeidomar1226
@saeidomar1226 4 жыл бұрын
Laascaanod Somaliland waa casamadi gobalka sool iyo magalada tukaraq ee Somaliland Viva ciidanka qaranka jamhuriyada barakaysan ee Somaliland 💪🤜🤛💚🖤❤️
@boqran2974
@boqran2974 4 жыл бұрын
Gooja cade weeye hbo kala baro
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@boqran2974 goojacade weeye meeshan iyo gobolkii sool oodhan dhulkii abtiyaday darwiish maxan uxiisay kla iyo laab ayaan kuusalamay habo hadad tahy reer sool
@boqran2974
@boqran2974 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 waanka qaaday hbo waliba gabcuhu waa qalfoofe qalbiga ku salamay hbo anba Waan u xiisay gobolkaygii
@saeidomar1226
@saeidomar1226 4 жыл бұрын
@@boqran2974 ha sax haye walashay😁
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@boqran2974 sow maaha habo dhul darwiish ilaa malintii aan dhashy ayaan dhexjogay sifiican ayaan ugaranaya dhulkan oodhan habo
@amalowboy1966
@amalowboy1966 4 жыл бұрын
Hestan wa mid ad ii tabtay wlh Ano kamid ah somali notional army force balidogle🙏🏾ano jogah cadawga umada somaliyed furintah u taganhy ♥️mila tari jacel galay
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Hees Lamid Ah Ma Dhagaysan In dhawayd. Waqtigay so baxday ila hada hees lala Simo ma arag. Erayadii Aadan Tarabi Jaamac Abwaankii Abwaanada ❤
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 4 жыл бұрын
Ciidanka qaranka somaliland waa ciidan jacayl iyo wedba ❤️❤️❤️❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
@abdiazizharir8740
@abdiazizharir8740 4 жыл бұрын
Abdiasis Ibrahim harir 2040 hadii caruurtaydu halkan usoo galaan dhagaysiga heestan ha ogaadaan inaan Faalladan dhiibtay 6 March 2020 aniga oo dhalinyaro ah isla markaasna awood badan, firfircooni badanoo qurux bdn. Waan idin salaamay Aabo.
@nuurtohassan8524
@nuurtohassan8524 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Unknown-ez3mo
@Unknown-ez3mo 4 жыл бұрын
Hahahaha lol
@abdirahmanhassan4454
@abdirahmanhassan4454 4 жыл бұрын
Inshallah way arki doonaan sxp
@hodanupthirahman9437
@hodanupthirahman9437 4 жыл бұрын
@hibanura8153
@hibanura8153 4 жыл бұрын
😂😂😂 ilma edada uahan dono wan idin salamay ane
@mocharles5641
@mocharles5641 4 жыл бұрын
Hadii somali koonfureed diideen inay ugu yeedhaan magaca ay somaliland la baxday anakuna somaliland ahaan waxaan cadaynaa inayna jirin wsx la yidhaahdo somalia ee ay tahay kenya. Allow nabad ku soo celi oo alshabaab ka xoree dhulka umada kenya ee reer muqdisho iyo kosmaayo iyo baydhabo iyo balatweyne iyo garoowe iyo galkacayo iyo boosaaso
@gobaadahmed7340
@gobaadahmed7340 4 жыл бұрын
Ciidanka Qaranka Somaliland Allow Xafid 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️
@ozlemhuroglu6106
@ozlemhuroglu6106 4 жыл бұрын
😭😭 I need translate i can't understand Somali language but how I can learn this language 😭😭😭 I understand love story but i don't understand what he say 😭 From 🇹🇷🇹🇷 our brothers 🇸🇴💋
@rakiaibrahim4331
@rakiaibrahim4331 4 жыл бұрын
şarkı gerçek bir hikaye 😘😘😘
@safakhadar6147
@safakhadar6147 4 жыл бұрын
This is Somaliland not somalia
@najmaahmedhussen8347
@najmaahmedhussen8347 4 жыл бұрын
@@safakhadar6147 hhhhhh cuqdad
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
@@najmaahmedhussen8347 not cuqdad is real.
@upsidesalam2870
@upsidesalam2870 4 жыл бұрын
@@safakhadar6147 wa real
@yaasmiinyaasiin8411
@yaasmiinyaasiin8411 4 жыл бұрын
Dadkenu Ma Aminsana Qiimaha Iyo Jacaylku Askarigu Ino Haayo Waxaynu Yaasana Inanta Wiil Asakari Ah La Hadasha Waxa Ka si Daran O Ayanu Nacana gabadha Wiil Askari Ah Guursata Inaago Dhahana Askari Xun Ayay Nolol La Wadagtay Asakarigu Wa Biniadam Daren Leh Xanun Iyo Jacaylna Daremi Kara Hestan Way I Taabtaay Walahi Ax😭😭😰🤭
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 4 жыл бұрын
haa askariga dareen looyahay anaa nin askari jecel alleh haa isku keen keeno
@hoodomaxamed8957
@hoodomaxamed8957 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wllhi 😓Alle hyno dhowro ciidankena
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537 4 жыл бұрын
been maha walhi 😥
@booramequruxweeye8376
@booramequruxweeye8376 4 жыл бұрын
Yaasmiin Yaasiin qoraalka si gaaara uu taabtay huuno
@booramequruxweeye8376
@booramequruxweeye8376 4 жыл бұрын
Yaasmiin Yaasiin qoraalka si gaaara uu taabtay huuno
@suldaanphoto963
@suldaanphoto963 4 жыл бұрын
Heesta erayada iyo laxankaba makala dhacaan wlhi wiilasha gop films runtii waan idiin riyaaqay hore usocda muuqaal qimalaad duubteen sxpyal👍👍👍👍👍👍👍👍
@ibrahimlixlecikrama6139
@ibrahimlixlecikrama6139 4 жыл бұрын
Ninkani waa actor hollywood ah waxani heeso ka waawayn nio
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
aad iyo aad
@nasiimharir8475
@nasiimharir8475 4 жыл бұрын
Allow cidanka qaranka somaliland dhawr yaa raabi 💚🗨❤
@najmuunidaahir7999
@najmuunidaahir7999 3 жыл бұрын
Aamiin
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
Masha allah Cabdirisaaq Anshax Fanaan Xariir ah Hees Erayo Quman oo Abwaan qiimo badani ku nuuxnuuxsaday Aadan Tarabi iyo ciidankii Jamhuuriyada islaamka ee somaliland 💚💬❤👈
@boodharirashiid2625
@boodharirashiid2625 4 жыл бұрын
Hoohad Channel masha Allah balse dugsiga abaarso iyo jamhuuriyad islami ah is qabadsii
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 жыл бұрын
@@boodharirashiid2625 dugsga abaarso dhalin yarada dhigata badan kodu WA rer somalia Waxaba kaso Baxay oo laga dhofiyay yarka KZfaqr ka ah e amir sayid
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 4 жыл бұрын
@@boodharirashiid2625 dugsiga abaarso maxaa ka jira bro ?
@mubaarikyusuf1667
@mubaarikyusuf1667 4 жыл бұрын
Aniga heestani sigaara ayay itaabtay waayo sxbkay oo jiida ayaan ku xasuustay ax ax ax
@shukriibrahimismail1488
@shukriibrahimismail1488 4 жыл бұрын
Best jiliin wlhi halkeeda la dhigy ciidamda somaliland guuleysta abidkiin👌💯🌹
@buuniqaran1302
@buuniqaran1302 4 жыл бұрын
Eraygaas illahay amarkii halhayskayga weeyaan (military jacayl galay), waxaana badanaa ku dacaayadeya nin saxiibkay ah oo Khalid la yiraahdo. Inta filimka Shaakaal (ajay) daawatay, LIKE isku muujiyam.👇🤗
@AbdirahemSaeeddualeh
@AbdirahemSaeeddualeh 4 жыл бұрын
Erayadan culus ayaan la yaabbanaa cidda leh, illeen waa abwaan aadan tarabbi jaamac!
@nimcoahmed4700
@nimcoahmed4700 3 жыл бұрын
tank is abti
@nimcoahmed4700
@nimcoahmed4700 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh🎶🎶🎶🎶
@ridwaibrahim7461
@ridwaibrahim7461 4 жыл бұрын
Lasanood, lascanood baa iisoo uraysa🥰❤
@mahamudmouse5875
@mahamudmouse5875 4 жыл бұрын
geesi haduu anshax yahay naftiisa meel gaadhsiinaya like saara
@TheGobfilms
@TheGobfilms 4 жыл бұрын
taasa been ahayn sxb
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
😭😭😭 military jcyl galY ❤😥 WlHi hestan shekadeeda sida loosmayy waa mcn 2:48 jiliin lama dhihi karo wlhi 10 mar kabdn ban kuso cel ceshtaa 😭😭😭 Anshax fann kaliya maha waa Director buuxa ❤💯
@abdiyusufusuf7823
@abdiyusufusuf7823 4 жыл бұрын
M.a
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
@@abdiyusufusuf7823 🥰
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
Ilahow nooDaa ciidamada ♡specially military of Somaliland ♡goopta duubizta tukaraq🌐
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Wallo tukaraq maaha meeshan gojacade ayaaa ladhahaaaa tukarq ciidanka jooga intan way ka badan yihiiin
@itsamouna1548
@itsamouna1548 4 жыл бұрын
quen Bureeqa love Meeshani waa Gooja cadde
@fatimaomar1940
@fatimaomar1940 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@fuaadshukri1363
@fuaadshukri1363 4 жыл бұрын
Buuuq
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 ciidanku meel qudha Kuma urursane unugyo ayay leyihin oo Jiida way ku filiqsanyihin
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Heestaan Xasuus waye wllh wayo xaas keygi aad ba isku jecleen wayo waa isla dhageysanjirnay lakin hada waa kala tagnay wayo waxaa nasoo dhaxgalay sheey daan lakin hadaa inaa isku naqano baa rajeeyaa ee noo soo duceeya in sha allah
@rahmafarah9836
@rahmafarah9836 Жыл бұрын
Heestii gooojacade lagu duubay inta hada soo dawynsa like isaara
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 79 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 14 МЛН
FILO PART 114
32:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 34 М.
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 4,5 МЛН
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX & NIMCO DAGAN | GEELJIRE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:53
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX QOFKI IGU HAWLANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:57
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 8 МЛН
NIMCAAN HILAAC FT SAFIYO MAXAMED | HEES CUSUB | OFFICIAL VIDEO 2024
7:38