abwaan Hadraawi | maansadii DabaHuwan | lyrics

  Рет қаралды 628,754

AHMeD SaYeD

AHMeD SaYeD

4 жыл бұрын

Пікірлер: 268
@naemaahmed1648
@naemaahmed1648 Ай бұрын
Allah ha uxariisto janada fardawsa haku jazaai siiyo aamiin
@shilhaanbashir2179
@shilhaanbashir2179 Жыл бұрын
2023 still watching ilhy haku naxariisto abwaane ❤️🥺
@ilhaanosman3323
@ilhaanosman3323 Жыл бұрын
Maxan dogob beer is iri 🪴 Daruro usoo sasby🌨 Daryeel ku maal is idhi❄ Biyuhu uga sii dareen🌪 Waxaan dagdeg jeeer ku laqay☄ Maxy shishe ii damqeeN..🥺 Kashyda dalooshadeeN🤏🔥 Maxuu hadba shay delegaN🪨 Dareensigu soo tuf iyidhi😝 Umuuraha duur xulka ah..👌 Duunkyga maxaan qodqody...✍ Waydiyay su,aal da,wayn ..❓ Dibnuhu iga aamuseeN🤐
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Rabi qabriga ha unuuro isaga iyo inti ka horeysey🤲🤲🤲
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi 11 ай бұрын
Ala mxuu cajiib ahaa abwaankn oo runta maanso ku qeexay❤😢Aun Abwaan Fana fardowsa ale hoy hkaaga yeelo❤
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 9 ай бұрын
Aamin yaa rabi
@jaygoodle953
@jaygoodle953 Жыл бұрын
ILAAHAYOW KUU NAXARIISO. Listening to this again today. A day when we have lost one of the greatest in our lifetime. Ina lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
@seidabdi751
@seidabdi751 11 ай бұрын
DABAHUWAN waa DIIWAAN SUUGAANOOD waxa ka danbeeyay HAWAALAWARAN
@user-ib7nv7xg9z
@user-ib7nv7xg9z 11 ай бұрын
Ilaahay siduu uga aqbalay gabaygii ugu dambeeyay noloshiisa ha uga yeelo firdowsa al aclaa
@abdifatahosman6018
@abdifatahosman6018 5 ай бұрын
mohamed ibrahim warsame one of somali's greatest poets, may Allah grant him jannatul firdows.
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Allah naxariistii jano ha ka waraabiyo adeero Hadraawi- The greatest poet of all time 🐐.
@khadarlipaax6652
@khadarlipaax6652 2 жыл бұрын
Waa maanso Darren gaara xanbaarsan Abwan hadrawi caafimaad allhawgu deeqo Badbaado qofdoonayoow kashaaada wanaag ku beer indhaha dub usoo muslimiilaahy dartii u eeg daliilka hortaada yaal
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 2 жыл бұрын
Aamiin wll
@alisayid4018
@alisayid4018 Жыл бұрын
Waa maansadii ugu cusleyd ee ay Soomaalidu tiriso inta aan ogahay Waa aniga aragtidayda
@mohamedkhaliif5659
@mohamedkhaliif5659 3 жыл бұрын
ilahayow ku xafid wlhi blhi tlhi abwaan hadraawi waxbo inagama qarin sida maaso niyada . dhaqankeena. diinteena sida loo duugaayo. haldorkena sida aynu ugu naqaan mid habaaran wlhi hadraawi meeshuu ka hadlayo waxa dareemi kara qofki indheer garad ah
@hakeemulajuwan
@hakeemulajuwan Жыл бұрын
Waxba nagama qarin isaga iyo dhodaan ba lkn away dadki wax ku qadan lahaa
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Allow u naxariso abwankas aan wada jecleyn🥺🤲
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 Жыл бұрын
AHUN adeer Maxamed ibraahim warsame siciid Janadii dhexdeeda joog 🥲🤲🏻
@akodh5119
@akodh5119 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaan hadraawi wuxuuu ahaa astaan muujisa af keeena hodan ka ah rabbi janada haka waraaabiyo somaalina dhaxalka ugu wagaaansan aduunka ayuu oga tagay 😭😭😭
@mariasuudi8100
@mariasuudi8100 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto abwaan hadraawi
@mohamedayuub9042
@mohamedayuub9042 3 жыл бұрын
Maaha in aynu iska dhageyzano oo iska dhaafno lkn maansadani waxa ku jira cilmi badan oo loo baahan yhy in laga faaideyzto wxy ka hadleysa wxa la yidhaahdo maansooniyada iyo sideY dooneyso iney Aduunka u maamulaan dadka maansooniyada ku jiraaa ee bal u fiirsada maansada 👏
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan
@n.a.1916
@n.a.1916 3 жыл бұрын
Waa runtaaa
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Haaa xqiiq waaaye waqtigaa ayay somali fahansanayd qorshaha la wado lkn inaga indhahaa laynaga xiray
@khadrahaybe7763
@khadrahaybe7763 3 жыл бұрын
Haa waa run wxy ka hdlysa Masoniyadda, mr wlba way jiran dad indheergarad ah oo inaga midi lkn inagan u dhug yeelanin
@CabdirisaaqTaatiko
@CabdirisaaqTaatiko Ай бұрын
AF duubkiyo qoolka taxan Runbaalagu daahayaa Dijaal korayaa qarsoon. Intaa saa cadayn kuugu filan
@mrmo6096
@mrmo6096 2 жыл бұрын
Nin diiday inaad run tahay ku dooday inaanad jirin Raboow dunidaada bilan Amaan kuma daaqi karo
@hakeemulajuwan
@hakeemulajuwan Жыл бұрын
Adeerkey dhodaan. Iyo hadrawi iyo abdulahi timacade sadexdaas ban ka dhagaysta aqonyahanka somali
@barwaaqomohamed7463
@barwaaqomohamed7463 Жыл бұрын
YAA ALLAH U NAXARIISTO WLLHI NAFTEYDAAN KA JECLA INAN ARKO LKN CALAF BANNAN U YEELAN😢🤲🤲🤲🤲
@fatimamohamed7257
@fatimamohamed7257 Жыл бұрын
abwaan hadrawi😢 allh ku naxaristo amiin ya rabi
@shilhaanbashir2179
@shilhaanbashir2179 2 ай бұрын
2024 still watching abwaan wli waa kuu duceyaa❤️😢
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
Alllh naxariisti janno ha ka waraabiyo abwaam hadraaaawi
@azliazli3004
@azliazli3004 3 жыл бұрын
Mashalah alah cilmiga iyo cimrigaba hau barakeeyo caafimaadna haugu deeqo
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Aamiin philosoph keena iyo abwaankeena
@azliazli3004
@azliazli3004 3 жыл бұрын
@@Qisadaallaylkii 🙏
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 Жыл бұрын
Alle janatul fardawsa haka waraabiyo
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Woow ma darwin siduu yidhi daanyeer nin kasoo farcamey masuu u dareemaya miyaan dastuur laheyn kitaab iyo diin laheyn 9:18 darwin waa nin ingiriis ah oo yiri dadku waxey kasoo farcameen daanyeerka ilaahow abwaanka caqligiisa ubarakeee🙏🙏🙏💕👑
@ahmedabdi3362
@ahmedabdi3362 2 жыл бұрын
Phylasoph Hadraawi Runtii Maansooyinkiisa Tan ayaan Ugu Jecelahay Sababtuna waa inuu abwaanku Ka Hadlayo shaqsi ahaan isaga iyo inuu ka Hadlayo Gumeysiga Reer Galbeedku inagu sameynayey Sida marku uu Leeyahay Waxay Rabaan Nimaan Asaagii Dawarsan inuu Dawarsado Taaso ay Tahay in Maanta dadkeeni ay ku waasheen Haayadaha Deeqaha Bixiya Hana soo Gaadhaan Iga dambeeyow Maansadan Isku daya inaad Wakhti siisan sidoo Kale iska dhageyso uun maahane Dulucda iyo waxa ka dambeeya Maansada waa inaad Fahantan
@Amuun13
@Amuun13 Жыл бұрын
@sagalinahajiaxmed6679
@sagalinahajiaxmed6679 11 ай бұрын
Ilaahow naxariistaada waasaca ah janadaadii uugu deeq
@xasanmuse478
@xasanmuse478 6 ай бұрын
Isbedelka nolosha markan arkaba gabeyganban dhageysta alle haku naxriisto hardawi
@kadiye0622
@kadiye0622 Жыл бұрын
Xilkii dadnimay gabeen Xaquuq dadnimay rabaan Waxyar ayaa qoraalka kaqaldan
@asmarahmed1700
@asmarahmed1700 Жыл бұрын
2023. 4. 17 monday Ramadan
@musharafdhoof4816
@musharafdhoof4816 2 жыл бұрын
Faylasuuf Hadraawi Eebow Hanaa koo waayin.🤲🤲
@4shookaa4
@4shookaa4 2 ай бұрын
Abwaan mahadsanid sirtaaad nala wadaagaty e malayin ka cabsadaan😢😢😢😢❤
@boqoradasomaliland5695
@boqoradasomaliland5695 Жыл бұрын
ILAHAY ha unaxariisto abwaankeygi qaliga aha 🤲🤲🤲
@kaysexasanBustaale-mq8im
@kaysexasanBustaale-mq8im 9 ай бұрын
Masha allaah alle how naxariisto Abawan hadraawi Jana fardowsa Alle ha ku waa fajiyo Si kasta waa nuugu sheegay
@cabdikhayrbashiir1697
@cabdikhayrbashiir1697 Жыл бұрын
Ilahayow unaxariiso waa abwaan qimo badan ahaa runtii
@thaabit5316
@thaabit5316 Жыл бұрын
Alla ha'u naxariisto💔 18/8/2022💔💔💔
@RuqiyaMaxamad-zt2ks
@RuqiyaMaxamad-zt2ks 2 ай бұрын
Yarabi u naxariistoo abwan
@degganabdilahi4788
@degganabdilahi4788 Жыл бұрын
18/8/2022 Allow u naxariiso abwaan hadraawi
@abdullahibulla
@abdullahibulla Жыл бұрын
Aamiin🥺🤲
@rahmaasad8209
@rahmaasad8209 Жыл бұрын
Cajiib xigmad Alle wuu kushubey Allow kuu naxariiso aamiin yaa Allaah
@theviperpro
@theviperpro 3 жыл бұрын
"Shil baa dunidii ku dhacay Daacun halisaa ku fidey" Waxan filayaa in hadraawi 2017 ki la wadaagey bulshada balse wax so socdey aheyd.
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
May pro waad daawan kartaa isagoo inan yaraa ayuu bulshada la wadaay xiligii baan filays 90s iyadoo camers hore lagaga duubay markale wuu ls waaday oo goordhawd ah ilaa 2013 meelahaas Kanaalkan ka daawo @@tixraac
@eidowarsame83
@eidowarsame83 3 жыл бұрын
@@Qisadaallaylkii 2004 meelahaas ayay ahayd maansadani
@faisajama558
@faisajama558 3 жыл бұрын
True
@guushanolosha3626
@guushanolosha3626 2 жыл бұрын
Waqti hore bay ahayhd oo uu waxbarasho u tagay waddamada reer galbeedka uk inay ahayd baan filayaa, runtii maalinba maalinka kasii dambeeya waxaa kuusii cadaanaya ildheernimada abwaanka, ilaahay haynga badbaadiyo mawjadahaa fitanka
@maxamedcabdulaahi3649
@maxamedcabdulaahi3649 2 жыл бұрын
Waxay ahayd sanadkii 1996 anoo inan yara ayaan joornaalkii jamhuuriya ka akhriyey sadex cadad oo isku xiga waa maansada u dheer waxuu hadraawi tiriyey waa 804 bayd iyada iyo afku siran waa labada ugu culus waxaa soo raaca gabayga gudgude
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Alaayo arxamo raximin alle haju naxaristo waxanu dhageysanayna ciilmigagii anu ka dhaxalnay wale wa caajiin
@cabdiqaniyusuf2194
@cabdiqaniyusuf2194 2 ай бұрын
Alle ha u naxariisto philospher weyn buu ahaa hadraawi❤❤❤❤❤
@aliadawe3412
@aliadawe3412 Жыл бұрын
Allaw kuu naxariiso cadabkana kaa badbaadi janatul fardawsana ku gee
@abdisamedmohmoud6050
@abdisamedmohmoud6050 Жыл бұрын
Allah ha unaxairrsto abwaankeenii maantaan soo aasnee
@user-bk3jk5op6r
@user-bk3jk5op6r 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 Allah yarxam 😢
@mawlidcabdi6209
@mawlidcabdi6209 Жыл бұрын
Aleh hakuu naxariisto
@mustafexasan5237
@mustafexasan5237 Жыл бұрын
18/ August / 2022 waa malinta uu dhintay oo isla maanta. Alle hagu naxaristo adero
@muwahibbadri7502
@muwahibbadri7502 3 жыл бұрын
Ilhay hakaa Abal mariyo 🙏
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 5 ай бұрын
Wallah wuu burqanayaaa maanshallah 💎 🇸🇴 allaw kuu naxariiso
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 6 ай бұрын
Ilaaheyyoow jannatul firdowsa aclaa ka waraabi abwaan hadraawi
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 7 ай бұрын
Allah ha unaxariisto abwaan Hadraawi ilaaow Janadada fardowsaha ka waraabi oo gali 😢
@xamse917
@xamse917 11 ай бұрын
Illahow unaxariiso abwaan hadraawi
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Hadraawi Noolow
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Aamiin
@adenfarahabdi4488
@adenfarahabdi4488 7 ай бұрын
❤ alha ku naxaristo Abwan hadrawi Amin Amin
@abdirizakyusufmohamed3726
@abdirizakyusufmohamed3726 Жыл бұрын
Naxariis mug weyn eebbe ha ku daboolo abwaana
@quran_kareem-k3d
@quran_kareem-k3d 2 ай бұрын
2024 allah haku naxariisto abwaane
@husseindhaanto
@husseindhaanto Жыл бұрын
allahayaw unaxariiso kitaabka gacanta uga dhiib janadiina ka waraabi
@Inashariff123
@Inashariff123 Жыл бұрын
Ilahow kunaxariso 🥺🤲🤲
@NajmaDahir-bc6kx
@NajmaDahir-bc6kx 11 ай бұрын
Hadraawi allow unaxariso😰👋
@Ramadanyuye
@Ramadanyuye Жыл бұрын
Allah ku naxaristo murti naga tagtey
@Dhulmar
@Dhulmar 11 ай бұрын
Alla weyn AHN ABWN M I W HADRAAWI ALLAHAYOW AAMIIN
@cumarcabdinuur-bc7me
@cumarcabdinuur-bc7me Ай бұрын
allaa yaraxma iloohoo unaxariido janoyniakaga ugu deeq
@kaysexasanBustaale-mq8im
@kaysexasanBustaale-mq8im 9 ай бұрын
Alle how naxariisto Jana fardowsa ha geeyo Waa hormuud ah umada ilaahay Ayaa naga jecelaaday
@asadjabaraani1914
@asadjabaraani1914 2 жыл бұрын
Abwaan hadraawi magaciisu iyo muuqiisu haa raagee
@inaismail2960
@inaismail2960 Жыл бұрын
Ilahaay haa uu naxariisto amiiiin
@sultanupdilahi5850
@sultanupdilahi5850 Жыл бұрын
ALLE ha unaxariisto🤲🤲🤲
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast Жыл бұрын
Allahu akbar. Waan ooyay walhi
@Msskorean
@Msskorean 7 ай бұрын
Axsan abwaan Hadraawi Ilaahay hakuu naxariisto
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
AHUN HADRAAWI
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 2 жыл бұрын
Abu Hadra Legend ❤️
@afeyafey5382
@afeyafey5382 3 жыл бұрын
Abwaan way nataabaneysaa murtidaan hada waxa jira maad na maqashiisid kuwa noo taliyo adoo wax usheegayo
@anitaqurux3786
@anitaqurux3786 Жыл бұрын
Alle haunaxresto Abwan😰😭😭😭
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 4 ай бұрын
Alle ha unaxRiistoh abwanki samali wakhtigu boqol docsana
@Garaadsame573
@Garaadsame573 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto oo ha u danbi dhaafo, jannatul firdowsa Alle subxaana watacaalaa ha geeyo.
@KAAFi226
@KAAFi226 Жыл бұрын
Alle hakuu naxriisto abwaan hadrawi😭😭😭😭
@nimcanmohamed1285
@nimcanmohamed1285 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😪😪😪😪 allow janadada ku hubso
@zamiiraahmed8947
@zamiiraahmed8947 Жыл бұрын
Rabikuunaxariisey
@hodanibraahim6548
@hodanibraahim6548 Жыл бұрын
Rabi hau naxariiszto abwaan hadraawi🤲
@Dhagaxbuur
@Dhagaxbuur Жыл бұрын
Anagu daanyeer manihin. Ale janatul fardowsa ha kugeeyo
@clwahaaabaxmed4823
@clwahaaabaxmed4823 2 жыл бұрын
Marka dani meeday tidhi Maxaan talo meel kadayay Markay dani maha tidhi Waydiiyey qof mel kadayay WALAHI NINKANI WAA CAQLIGIIYO QOFA masha alh
@nuuradiinmaxamed3265
@nuuradiinmaxamed3265 Жыл бұрын
Alahu hakuu naxariisto
@mariaomer4956
@mariaomer4956 Жыл бұрын
Alle haku naxariis to abwaan soomliiyeed😭🤲🤲🤲
@fadumocire-by6uv
@fadumocire-by6uv Жыл бұрын
Allaah kunaxariisto
@maxtube2295
@maxtube2295 Жыл бұрын
Iskuuladu waa dayeyn Damiinimaday dhigaan
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j 2 ай бұрын
Abwaanku dhulkuu la jaray gaaladu waxay cilmi nooga dhigeen . Tusaale : BINIAADAMKU WAA DAANYEERO 😂😂😂
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 Жыл бұрын
Allaw kuu Naxariiso
@hersi6773
@hersi6773 2 жыл бұрын
Eebe ha ilaaliyo abwaan hadraawi, falsafad ayuu ku hadlaa.
@MaxamedMaxamuud-oe5bh
@MaxamedMaxamuud-oe5bh 3 ай бұрын
Aloow unaxariiso❤
@xamseahmed9493
@xamseahmed9493 Жыл бұрын
Alle naxaristi janoo haka warabiyo abwaaan xikmDbad noga tagty😢
@dhuhulyarechannel6900
@dhuhulyarechannel6900 Жыл бұрын
Alllh ha unxaristo
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
AUN HADRAAWIY WARSAMAA ABTIDOON....DALIILKA HORTAADA YAAL !!!
@seidabdi751
@seidabdi751 8 ай бұрын
kzfaq.info/get/bejne/rqmCq82p0LKtnqc.html
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 8 ай бұрын
إنا لله وانا إليه راجعون أ لله يرحم 🤲🤲🤲🤲🤲
@wllcabdulahi4919
@wllcabdulahi4919 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo
@abdiabdulahi4765
@abdiabdulahi4765 11 ай бұрын
ilaahoow u naxariiso, he was very intelligent man and who sees what most of his people do not see.
@macruufmacruuf4813
@macruufmacruuf4813 Жыл бұрын
Niin diiday alaw deeqda badan Doonay been dawarsi duurxulkiisu Yahay dil muuqda aasidii rabaw Dunidaada bilan amaan kuma Daaqi karo
@muhamedcumar9482
@muhamedcumar9482 Жыл бұрын
Sida ay soo maaladda ay yihiin ayey gabolja ka hadlayaa . Siddii hore la ahaa ayuu ka hadlay. Ee addi maxaa ka fahantahay
@zamzamqueen4337
@zamzamqueen4337 2 жыл бұрын
Sharaf ku nolow abwan💪❤
@ismaaciilfaysal8405
@ismaaciilfaysal8405 Жыл бұрын
ILAHAYOW KU NAXARIISTO AMIN😀😀😀
@apdihakimck602
@apdihakimck602 Жыл бұрын
💔alleh h ku naxariisto
@user-mc3zl3ig3w
@user-mc3zl3ig3w Жыл бұрын
Alle ❤haw naxariisto abwaan hadraawi
@user-zm9lx7zg2p
@user-zm9lx7zg2p 2 ай бұрын
Allhaw u naxriiso abwaan weedhsame
@mohanansexiyechenal7127
@mohanansexiyechenal7127 Жыл бұрын
Alaha unaxariisto abwaanka
ABWAAN hadraawi maansadii | sirta Nolosha | lyrics ama qorall
17:51
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 22 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,7 МЛН
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 635 М.
Taariiqda abwaan Hadraawi sheq cabdi raxmaan bashiir
23:36
Falanqeynta diinta
Рет қаралды 4,3 М.
Abwaan hadraawi maansadii geedi baaboo
34:44
Foore channel
Рет қаралды 47 М.
Qiso hadraawi iyo libaax || Hadraawi iyo hooyo
15:25
Kalsoor Media
Рет қаралды 478 М.
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 535 М.
ABWAAN GAARIYE LYRICS | MAANSADII | GURMAD
6:30
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 116 М.
Abwaan Hadraawi Maansada Dibedyaal
20:01
Nayruush Media
Рет қаралды 66 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,4 МЛН
Почаще проводите время с Родителями 🥺❤️
0:51
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 1,1 МЛН
Best Father #katebrush #shorts
0:17
Kate Brush
Рет қаралды 27 МЛН
Easier when using this tip
1:00
Anh Đầu Bếp
Рет қаралды 20 МЛН
Quem vai beber a água horrível?! 😱 #shorts #challenge
0:11
HENRIQUE & GABI
Рет қаралды 3,7 МЛН
Если я куплю себе такую зубную пасту…
0:13
Зубная паста ZUBOOTH
Рет қаралды 7 МЛН
В семье появился подросток!
0:15
Victoria Portfolio
Рет қаралды 4 МЛН