No video

ABWAAN hadraawi maansadii | sirta Nolosha | lyrics ama qorall

  Рет қаралды 336,873

AHMeD SaYeD

AHMeD SaYeD

Күн бұрын

Пікірлер: 164
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Dhimashadiisa Ka dib Ayaan Maansadan Dhagysanayaa💔😢 Eebe wayne Ha Kuu Naxariisto Sirta Nolosha waa Na Bartay😢💔🤲
@istarali8724
@istarali8724 2 жыл бұрын
Ilhy hawnaxariisto wll🥺🤲👏
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Aniga xtta dhimashadiisa kadibaa dhageesanooya biriba imtixaan kugali Raba Allah Wayne haunaxariisto abwaankeena Hadraawi💞😊
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad 3 ай бұрын
Amiiiin yaa rabi😢😢😢
@barwaaqoxirsi4789
@barwaaqoxirsi4789 4 ай бұрын
Rabi naxariisti jano haka warabiyo aamiin ya rabi 🤲
@Suusuumo
@Suusuumo 3 жыл бұрын
Allah wayne ee waaxidka ah waxaan ka baryaya ino cimir iyo caafmaadka ba kugu deeqo Abwaan Hadrawiyo. Aakhitana janat alfirdaows alacalaa hooygaga ka dhigo.
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Aamiin
@user-ex7fx5wj1h
@user-ex7fx5wj1h 6 ай бұрын
Aamiin
@rashidguled
@rashidguled 2 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون Ilaahay Hadraawi Jannatul Fardawsa ha Ka waraabiyo, nin qiimo badan ayaa maanta umada Somaliyeed ka baxay
@shaaway24
@shaaway24 2 жыл бұрын
Maanta Oo Taariikhdu Tahay 18/8/2022 Ayuu Ifka Sagootiye Abwaankii Umadda Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi😭
@Wehlie025
@Wehlie025 4 жыл бұрын
Hadraawi😍"Qofkuyiri sinnaan mayno adna buri sarrayntiisa"😍
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 4 жыл бұрын
Geesi haa waa sidaa (adna buri sinaantiisa🤩)
@sharmaarkejaamac9831
@sharmaarkejaamac9831 4 жыл бұрын
Adna diid sarayntiisa weeye shp
@clxakiincabdi476
@clxakiincabdi476 3 жыл бұрын
@@sharmaarkejaamac9831 PPPpPPPpPPPpPPPpPPPPpPPPPpPpPPPpPPPPpPPPP
@soso_____queen1108
@soso_____queen1108 3 жыл бұрын
M.a Alle ha xifdo abwaan HADRAAWI cimri dheer iyo caafimaadna ugu deeq rabboow 😥❤❤
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Aamiin abwaankeena weyn
@mahamedlaki1616
@mahamedlaki1616 9 ай бұрын
aamiin
@UbaxsiciidMaxamed-it3dw
@UbaxsiciidMaxamed-it3dw 8 ай бұрын
Rabow kuu naxariiso😢abwaan Amiin amiiim ya rabii
@ilyaasafraxculaad2771
@ilyaasafraxculaad2771 2 жыл бұрын
Sirta nolosha wxaan dhageysanaya 18/ 8/ 2022 alaha unaxaristee abwan hadraawi manta ayow ku geeriyooday isbitalka weyn ee magalada hargeysa halo duceeyo abwanka
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Alla yaa remxa Hadraawi ilaahoow janadi sare ee aclaa ku casuumo 😭😭🤲🤲
@peaceisourfriend.1474
@peaceisourfriend.1474 2 жыл бұрын
Rabi janno Hadraawi............. Sahra waana magaceyga....... Heedhe Sahrey heedhe..... Abwaan, Hadraawi gurigii uu daganaa Lafoole.........darisbaan aheyn....... Gurigii caan buu ahaa.........markaan agmareyno skoolka ka nimaano.........guri gudduud rinji leh"Gurigaan Hadraawi baa deganaa". Jaamacada buu Suugaanta ka dhigo jirey....... Saasaa ladhahey U duceeya ............ Hadraawi Suugaan buu nooga tagey......
@user-ct9dc7zo5t
@user-ct9dc7zo5t 3 ай бұрын
Magacayga MAASHA Allah Allah Haku Naxariisto 😢
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 2 жыл бұрын
allow cimriga u barakee indhaha umada garaadka umada sahanka umada maxamed warsame ibraahim HADRAAWI
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 2 жыл бұрын
Aamiin🤲
@asmahaji3283
@asmahaji3283 3 жыл бұрын
F2 2020💕❣ayaan ku qatay sakay waan so raadiye glbta ❣waxbarta aan barwaqo gaarne
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Zx
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Anna hadda qaadanooyaa f² gabaygaan🥰😇
@user-el2bj5gv7f
@user-el2bj5gv7f Жыл бұрын
Samee
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto qabriga rabi ha unuuro dhimashadisi kadib ayan so boqdey geed hadh weyn oo lagu so hirto ayu aha ala ya raxma😭😭😭🤲🤲🤲
@amiishaahmed4755
@amiishaahmed4755 2 ай бұрын
Alle haku naxariisto qabriga Alle haku wasiciyo sugaan waad noga tagtay runtii😢😢💔🖤
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
Ilaahaw kuu cafi aabo😭😭
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Aamiin
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 2 жыл бұрын
AMIIN YAA RABBI
@ahlamomar2098
@ahlamomar2098 2 жыл бұрын
😭🤲🏻ilahay ha Unaxariisto 🥺😭🤲🏻AbwaankenaH
@MohamedHasan-ms8wv
@MohamedHasan-ms8wv 2 жыл бұрын
Allah yarxamah abwaan Mohamed Ibrahim warsame. Quf culus baa naka baxay ilaah baa uku baryeynaa janatul fardawsa.
@runsheeg1xbet969
@runsheeg1xbet969 3 жыл бұрын
Hadraawi markan waxaad moodaa inuu tiktok ogaa inay Soo baxayso iyo hablaha oo sanka wada durta
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Xaqiiqtaan waa marka lagu leeyahay hebel waa indheer garad
@user-vu6df1om9o
@user-vu6df1om9o 5 ай бұрын
Naxariistii Jano Allayoow Kawaraabi Isaga Iyo Intii Umada Nabi Muhamed Dhimatayba
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaankii ugu saamaynta badnaa buu ahaa
@19-20-w7h
@19-20-w7h 11 ай бұрын
Rabigayoow u naxriiso Abwaan hadrawi Tiir baa naga Baxay Tusaale mudnnaa.
@amunabdi7553
@amunabdi7553 11 ай бұрын
Alle haa ku naxristo 😢 I'm still listing you ❤️❤️
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
HADAAD INTA MACNAYSO WAD TAQAN SUUGANTA Heedhe sahraay heedhe Sarta jooga dhererkaga Sunayaasha quruxdaada Dahabiyo xariir saaran Uma baahna saahntadu Hada silis ha xidhan mha Luquntana ha dudhin maaha Waxan uga socda heedhe Marka aad sunuud hayso Waxa suuq mug weyn yaala Hala simin kitaab weeye Nin ku qadsy sahray tiisa Haduu seed liqliqideeda ku Saruurad goyn waayey Subagiyo baruur doono Siduu jecelyaha beena
@abdiwaaxid6349
@abdiwaaxid6349 Жыл бұрын
Alle hau naxariisto
@axmedmuseqaalib8695
@axmedmuseqaalib8695 2 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso aamiin aamiin aamiin yaa allah
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Aamiin 🤲 ilhow unaxariiso adaa Wayne waaxidaa😢
@sahruujipintadan1050
@sahruujipintadan1050 2 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto abwaanka sugaan waa nooga tagay ilahay qabriga ha uwaasacsho maanta waa naga fogodaay
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 жыл бұрын
Alle Naxariisti Jano Haka Warabiyo Abwaan Hadrawai Allahuma Amiin 🤲🤲🤲🤲
@abdulahiseeraar8012
@abdulahiseeraar8012 2 ай бұрын
Allah ku naxriisto😢❤
@sakariyeabdiasismohamed2495
@sakariyeabdiasismohamed2495 6 ай бұрын
Alle haku naxariisto apwaane😢
@mohammedapdillah1742
@mohammedapdillah1742 3 жыл бұрын
Waa afsomali sax ah
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan
@mssduniyoabdullhi3267
@mssduniyoabdullhi3267 Жыл бұрын
allahayow unaxariiso 😢😢
@zaraquen130
@zaraquen130 4 жыл бұрын
Thanks hadraawi Magacayga ku gabayday
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 4 жыл бұрын
Magaacagu waa qaali hadaa ilaasho waa iga talee 😆
@abdiraxmanamiin9948
@abdiraxmanamiin9948 3 жыл бұрын
Hhhh
@zuhaipupdirahmaan7823
@zuhaipupdirahmaan7823 2 жыл бұрын
Dhimashadisi marka malin laga joogan dhageysanaya😭
@mohamedaltaofficial5744
@mohamedaltaofficial5744 3 жыл бұрын
Inta form two ah maansadan laso qoray lanagarabo inay kabaxaan kdibna youtube karaadisay si ay udheegestaan inta form two like saara
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Form 2 miyaa lagu dhigaa bro
@mohamedaltaofficial5744
@mohamedaltaofficial5744 3 жыл бұрын
@@Qisadaallaylkii haa zxb fasalkena form two kujirta masaadan
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Waan ku farax sahay madaama hawshii aan idiin fudaydiyey oo aad sifiican u qaybi kartaan inkastooy waqti badan igu qaadatay
@mohamedaltaofficial5744
@mohamedaltaofficial5744 3 жыл бұрын
@@Qisadaallaylkii dhib mleh zxb horay usoco howl wanaagsan haysaa
@qamarmohamed7667
@qamarmohamed7667 3 жыл бұрын
Wlhi anaba leyga raba
@suadawil6050
@suadawil6050 3 жыл бұрын
M.Alllh xikmdii adunka Ilaahaw caafi ada wyne😥
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Aamiin
@rahmamaxamuud1876
@rahmamaxamuud1876 11 ай бұрын
Allah ku naxariisto awoowe dhaxal maguudhaba bad noogtagtaye
@aabdi8896
@aabdi8896 2 жыл бұрын
Waa abwaan la yaab leh ilaahay ha unaxariisto
@adenyahye8703
@adenyahye8703 4 ай бұрын
Rabi ha u naxariisto abwanka
@kadandahir6237
@kadandahir6237 3 жыл бұрын
Hadrawi 🥰
@faatinmaclin7875
@faatinmaclin7875 9 ай бұрын
Naxariisti jano allaha siiyo abwaanka
@user-rv7px4ce5d
@user-rv7px4ce5d 11 ай бұрын
Alle yAa raxma
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 2 жыл бұрын
Alle haku naxariisto abwaan hadraawi Laba maalin ka hor ayuu geeriyooday Maalin khamiis ah 18/8/2022.....
@sahramukhtae1949
@sahramukhtae1949 4 жыл бұрын
Magacayga Mansha allh
@abdikaniabdi325
@abdikaniabdi325 3 жыл бұрын
Sahraay
@Abdirasaq01
@Abdirasaq01 3 жыл бұрын
Hee dheh sahraay hee dheh🤣
@abdiraxmanamiin9948
@abdiraxmanamiin9948 3 жыл бұрын
Magaciii maamaday
@abdullahimagan4721
@abdullahimagan4721 2 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto Awoowe😥
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 2 жыл бұрын
Alle ha naxariisto our uncle hadraawi a somali legend
@mukhtaar2391
@mukhtaar2391 2 жыл бұрын
Alle How Naxariisto Abwaan Mohamed Ibraahin Warsame Hadraawi
@axmedcabdiraxmaan4067
@axmedcabdiraxmaan4067 2 жыл бұрын
Allah haku caafiyo awoowo maxamed Ibraahin warsame hadraawi xikmadii oo qofa
@xiiscabdi6633
@xiiscabdi6633 2 жыл бұрын
an uduceeno ma 8.8 202
@yuukeyyuukey7619
@yuukeyyuukey7619 Жыл бұрын
M.a allow u naxariso abwaan hadraawi
@Cherrie173
@Cherrie173 Жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso Hadraawi🤲
@darmaanshow5769
@darmaanshow5769 Жыл бұрын
Alle haku naxariisto amiin ya Allah 🤲 ya abu hadra sirta nolasha wa no sheegtay 7/1/2023
@user-iq1zg5pf5r
@user-iq1zg5pf5r Жыл бұрын
Summadii Rashid yeelo Iyo weynidii saado😮. Maxa loola jeedaa?
@abdirisakmuuse8678
@abdirisakmuuse8678 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistiisa jano hasiiyo dhaxal buu ugategay umada soomaaliyeed
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
Ale ha unaxariisto 🥲🥲 2023 10.2.2023 Wake hardoor soomaliyedbuu ahaa😢
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Seynus✨✨✨✨suugaan✨✨
@cabdiqaadircarfaye2548
@cabdiqaadircarfaye2548 3 жыл бұрын
m.a waan kahely
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Mhdsanid
@kawsargeedi7139
@kawsargeedi7139 3 жыл бұрын
M a Allah hakuu naxariisto abwaan kadhe
@khadromaxamud6686
@khadromaxamud6686 Жыл бұрын
Allah kuu Naxriisto aabe
@guulethalves1969
@guulethalves1969 3 жыл бұрын
Wllhi way adagty inaad lycirs samayso
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Haa runtii balse way fududahay markaad xiisaynayso waqtigaa waan xiisaynayey
@Xamdi-hq7gw
@Xamdi-hq7gw 11 ай бұрын
qof saluugay maankiisa kasal kacay xaqiiqdiisa qabku saami ladha maaha
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Yaasiin aburaas
@user-ef4kz6vz4b
@user-ef4kz6vz4b 10 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم 🥰
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 3 жыл бұрын
Heedhe sahraay heedhe Sumaddii rashiid yeelo Iyo weynidii saado. Saado cali warsame miyaa
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Saado waa sahra hooyadeed sida gabayga ka muuqata rashiid waa sahra aabaheed hadraawi saaxiibkii
@inanti2316
@inanti2316 2 жыл бұрын
maya saado iyo rashiid waa inanta aabaheed iyo hooyadeed
@yusufuk526
@yusufuk526 Жыл бұрын
Alla haunaxaristo
@shadiaibrahim6490
@shadiaibrahim6490 2 жыл бұрын
Allah yaa raxmu. What a legend
@AbdiJeyte
@AbdiJeyte 9 ай бұрын
Alaah unaxa riisto abwaan hadraawi
@najaahadam6795
@najaahadam6795 Жыл бұрын
allah how naxaristo aameeen aameeen
@user-lm2dr7jm1f
@user-lm2dr7jm1f 11 ай бұрын
Allahayow unaxariiso oo qabrigiisa u waasici
@doubled8677
@doubled8677 2 жыл бұрын
Eezh abwaan hadraawi adeero hido ayeeynu u leenahay sugaanta Somaliga ma Inagaa sameyney horta in lagu hadlO isaqoow waa suaale
@mukhtaribrahim2150
@mukhtaribrahim2150 3 жыл бұрын
Naftu seeto yaanay waayen Hana falin sidaad doontid...
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Xaqiiqatan 🙂
@hfm9834
@hfm9834 2 жыл бұрын
Masha Allah qofkii Lyric saaray.
@haniquruux2503
@haniquruux2503 Жыл бұрын
Alehaunxaristo
@ismaciilcali4387
@ismaciilcali4387 3 жыл бұрын
M.a
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Shukran
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso mucallim qaali ah buu ahaa
@shadiaibrahim6490
@shadiaibrahim6490 2 жыл бұрын
Marka hore sariir raadi, Sali iyo furaash raadi, saddexdaa haddad weydo hadda sayntu qodax maaha!
@sandheeredigitall
@sandheeredigitall 3 жыл бұрын
MAHADSANID WALAAL.
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Adaa mudan
@faysalmohamed3584
@faysalmohamed3584 4 жыл бұрын
Thank u wll m hadraawi fanatic. I can’t cut maandeq into two halves, n that is the impossiblity of sl n the extreme end of Ann revisionist ends... yet if hadraawi is not Somalia / mandeeq; what is left of us, then go n ruin all of us. Pls; unity-again ...
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 4 жыл бұрын
You are welcome pro
@cabdifataxxasanawcabdi9467
@cabdifataxxasanawcabdi9467 2 жыл бұрын
Eebe naxariis tii jano haka warabiyo Abwaan mahamed ibraahim hadraawi 18/8/2022 malin murug le
@mohamedkajaar5578
@mohamedkajaar5578 2 жыл бұрын
Allaah ha Uraxmo
@abdillahiyare7674
@abdillahiyare7674 7 ай бұрын
Suugaantu iib maaha .
@mucjisoyar7497
@mucjisoyar7497 10 ай бұрын
Marka aad aragto gabayada waxaadba isleedahay Malaha somali matihid sida aan intabadan ufahmeynin
@nashaadabdi1627
@nashaadabdi1627 2 жыл бұрын
Allaah u naxariisto
@galoolgeesood7428
@galoolgeesood7428 3 жыл бұрын
Mhdsanid
@user-vc7jj7hv5d
@user-vc7jj7hv5d 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@yuukeyyuukey7619
@yuukeyyuukey7619 Жыл бұрын
Waxaa nabartay qeebaha mansadan wa ay soo aruurinysa qeeb wayn o nolosha kamid ah
@ymengineer7200
@ymengineer7200 4 ай бұрын
wow mashaallah
@m-eazyturuf7378
@m-eazyturuf7378 2 жыл бұрын
From Bulgaria f2 dugsi sare
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 6 ай бұрын
Masha Allah🙏💐❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Ax Ax #WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani 18.8.2022 Ax Ax
@user-iq1zg5pf5r
@user-iq1zg5pf5r 7 ай бұрын
2.05 sumadii rashìid yeelo iyo weynidii saado😮 maxaa loola jeedaa?
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 26 күн бұрын
Dadkaanu damiinan jirey Ayaa maryo soo wada gashay?
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 2 жыл бұрын
Caruurta maanta ma fahmi karaaan maansadaaan
@axmedxuseen8370
@axmedxuseen8370 2 жыл бұрын
Sorta nolosha
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 3 жыл бұрын
Man sha alaah
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@ahlamomar2098
@ahlamomar2098 2 жыл бұрын
😭🥺🤲🏻Alla yarxama
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 2 жыл бұрын
Ha ka nixin si dalagtayda Sidalagtyda maxaa loola jeedaa
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 2 жыл бұрын
Sidalag: yacni waa iska soo galka adoon salaamin waxna ku keenin qofkii aad ka maqnaday Tusaale markay hooyooyeen ina dhihi jireen ^ hortay guriga ma si deleg ayaa iska soo dhahaysaa
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 2 жыл бұрын
@@Qisadaallaylkii Waad mahadsantahay sxb
@bashiirducaale6008
@bashiirducaale6008 2 жыл бұрын
Asxaabeey qof walba siduu u fahamo kasoo jaawab
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
We lose legent 😭
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
Mashallah
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@deeqaxasan6526
@deeqaxasan6526 2 жыл бұрын
Dhimashdiisa ku nashahy Qof kasat wu dhimany😵
@guledwalqiye
@guledwalqiye Ай бұрын
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Wax ku/saaabsan(/meel)??weeyi?????????
abwaan Hadraawi | maansadii DabaHuwan | lyrics
20:48
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 656 М.
ABWAAN GAARIYE LYRICS | MAANSADII | GURMAD
6:30
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 120 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 16 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 22 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 333 М.
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Abwaan Hadraawi lyrics | jacbur naagtu qaylo badanaa
2:59
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 200 М.
Abwaan (Hadraawi)
2:51
BARRE ACADEMY
Рет қаралды 6 М.
Heestii: Beerlula | Xasan Aadan | Ereyadii Hadraawi
14:40
Nayruush Media
Рет қаралды 86 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 648 М.
Tilmaamaha Quruxda Dumarka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
16:35
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 245 М.
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 855 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 16 МЛН