AHMED RASTA IYO SAGAL CODKA HEES CUSUB 2018

  Рет қаралды 10,779,050

SHIINO STUDIO

SHIINO STUDIO

6 жыл бұрын

ERAYADII IYO LAXANKII IYO MUSIC GII ADAN SHIMBIROLAYS CODADKII AHMED RASTA & SAGAL CODKA HABAYAN TII IYO HAGAAJINTII SHIINO STUDIO

Пікірлер: 1 900
@user-il5mm7ni9k
@user-il5mm7ni9k Жыл бұрын
Ax heestaan xasuus ayey igu leehaday 2019 anoo baadiyaha ceelbuur jooga aan waxaa xasuustaa geed quruaca hoostiis aa kudhageesayay jah ceelbuur waa uxiisay wllhi 😢 hadaa aqrisid qoralkan lik iisaar wll❤🙏
@iqraxasancali8980
@iqraxasancali8980 5 ай бұрын
Markaa bexeysid hore ii kaxee ceelbuur rabaaye ❤
@ayaanmire8955
@ayaanmire8955 4 ай бұрын
Waaw
@karolkemei675
@karolkemei675 3 жыл бұрын
The beats win. Weuh! I asked the Somali guy who sells me stuff in eastleigh to load for me these songs in my flash disk. Every time I went to his shop in Bangkok Mall he played them.. I felt they were very awesome songs. 😍😍👏👏.
@AhmedAli-nj6le
@AhmedAli-nj6le 3 жыл бұрын
Karibu
@emyusuf3748
@emyusuf3748 3 жыл бұрын
P
@karamastudio3742
@karamastudio3742 2 жыл бұрын
My Kikuyu friend here in thika also loves the song
@iqrahasan5081
@iqrahasan5081 2 жыл бұрын
👍👍👍🥰
@bakarikimaiyo3474
@bakarikimaiyo3474 Жыл бұрын
Can some translate in english love this song
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 6 жыл бұрын
Waa markii ugu horreysay Aan Arko ama Dhageysto Heestan, Waana marki ugu horreysay Aan Dareemo Jacayl Dhab ah, Shimbrolays Runti Waa Ustaad isku Filan Dhan kasta, Abwaan - Fannaan - Mullaxan - Musician intaba isku Darsaday, 'Ahaatay Sidaan Rabnay- Allah Mahaddaa iska Leh' Hambalyo Sagal iyo Rasta Runti stage-Ka Way Ruxeen..Yaasalaam!
@ifraahinamaxamuud8866
@ifraahinamaxamuud8866 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE heestan jaceylbay inaagu aburtay codkagi mcna ka maqan dee 😂😂😂👊
@jamaladem9945
@jamaladem9945 6 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE ma adoo intaa le eg baad jecayl dhab ah hada dareentay ina adeer its too late to be loved
@abdalleomar2358
@abdalleomar2358 6 жыл бұрын
Masha Allah like ha'ila dhaafin
@farhanozilkbbrothers6413
@farhanozilkbbrothers6413 6 жыл бұрын
Jamal Adem Hey bro he has a chance to be lover our hilarious Abdi Askari KZfaqr
@jamaladem9945
@jamaladem9945 6 жыл бұрын
färhän özil kB brother's waa run lkn waqti badan buu iska qasarshay
@Caydid66
@Caydid66 4 жыл бұрын
Qof kii jacayl haystaa fahmi kara Micnaha heesta Allaha Iidaysto Xubi waan kudhaar Naftaydeee❤
@malyunali7643
@malyunali7643 4 жыл бұрын
ubaxHooyoiYOAABE❤❤❤❤❤
@munoxayow271
@munoxayow271 2 жыл бұрын
Hhhhh saas waaye jecel qof wax ka yaqaano lee fahmi karo😃😊😁
@djonelove8146
@djonelove8146 6 жыл бұрын
Much love n Respect from Eritrean 🇪🇷 🇪🇷 long live Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Dulqusley
@Dulqusley 4 жыл бұрын
Dj Onelove long live Eritrea 🇪🇷
@youngsharuu8041
@youngsharuu8041 2 жыл бұрын
Sme to u bro
@ahmedcade491
@ahmedcade491 11 ай бұрын
❤❤thanks
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 7 ай бұрын
Nolow walal
@thonador3092
@thonador3092 4 жыл бұрын
Big love from South Sudan even though i do not understand it correctly💯💓♥🌷🇸🇸🇸🇴
@kisakuinkoitu1384
@kisakuinkoitu1384 3 жыл бұрын
am from kenya and i love you people.somalian my people...you got nice music...wish if i can know the meaning
@suleimanmohamed5402
@suleimanmohamed5402 3 жыл бұрын
Will teach uh 😂
@aziez2011
@aziez2011 3 жыл бұрын
I’m Somalian too but I don’t understand everything but most of it. I miss Kenya 😭 much love for Kenya and its people ❤️
@kisakuinkoitu1384
@kisakuinkoitu1384 3 жыл бұрын
@@suleimanmohamed5402 kindly please
@kisakuinkoitu1384
@kisakuinkoitu1384 3 жыл бұрын
@@aziez2011 we miss you too Aziz ALI
@suluhumenace7850
@suluhumenace7850 Жыл бұрын
Welcome to the family
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Ina abtiday Sagal codka io Ina adeerky Ahmed Rasta boqorka codka 💖 💖 💖 💖 💖 💖 💖 👏 Heestaan hees way dhaaftay waa hees io badh Wuuuuuuuuuuuuw jacayl Jacayl😱😱 Love dhamaan fanaaniinteena
@shukriabdulle2326
@shukriabdulle2326 2 жыл бұрын
I am Kenyan massai l love Somali music press like if you are somali
@abdiahmed4364
@abdiahmed4364 Жыл бұрын
Why to lie bro kkk
@mariaosman9584
@mariaosman9584 10 ай бұрын
😂😂sorry sis 😢
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 10 ай бұрын
We love you 2 sisy
@tilly7322
@tilly7322 10 ай бұрын
Supa oleng
@eritrean4ever146
@eritrean4ever146 5 жыл бұрын
I love Somalia 🇸🇴 it’s people the food music every thing about Somalia’s love from Eritrea 🇪🇷
@Dulqusley
@Dulqusley 4 жыл бұрын
4 Ever Eritrean Hebesha we love you Eritrea 🇪🇷 too bro
@ridwancali2973
@ridwancali2973 4 жыл бұрын
We love you t00❤🥰
@Ciisa_M
@Ciisa_M 4 жыл бұрын
Big love for the Eritrea people
@fatushaladan1852
@fatushaladan1852 4 жыл бұрын
@@ayubyoboahmed6626 8
@bashirabdirahman8416
@bashirabdirahman8416 4 жыл бұрын
Me too ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 😁😁😁😁😁😁😁😁😁🇬🇧🇬🇱🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧❤❤❤
@mubarak3924
@mubarak3924 6 жыл бұрын
I love somalia though i hav never into been . From Wajir , Northern Kenya . thump up if u love somalia
@mineyminka9519
@mineyminka9519 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@anisamohamed1852
@anisamohamed1852 5 жыл бұрын
Like wise I have never been to Somalia
@yusribellaandfatimafanka2411
@yusribellaandfatimafanka2411 5 жыл бұрын
Noolw Somalia
@fardowsafarah619
@fardowsafarah619 5 жыл бұрын
Mubarak wajer waa dhulkii Somalia kenya Mahan wad dhunsantahay anigana ka imad ma aminsani iney tahay Kenya kakac hurdada saxib.
@abdiqanimohammed5060
@abdiqanimohammed5060 5 жыл бұрын
What agood song sagal codka ilove you
@zeinabhassan6071
@zeinabhassan6071 5 жыл бұрын
I really love this song very much...I can listen to it 8 times per day...but unfortunately I dont understand the language...even tho my best...love from oromiya Ethiopia
@najmalul1603
@najmalul1603 3 жыл бұрын
Will understand
@akrammaan7199
@akrammaan7199 2 жыл бұрын
Iskumid nhy byo
@munoxayow271
@munoxayow271 2 жыл бұрын
Yes my
@munoxayow271
@munoxayow271 2 жыл бұрын
@@akrammaan7199 ❤❤❤❤
@martelo7farnelo106
@martelo7farnelo106 2 жыл бұрын
ماشالله وتبارك الله لصوت الاخت الجميلة. برغم انني ارتري الا ان صوت الاخت فريد وجميل و قوي.. ❤️❤️❤️ تحياتي
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
Rasta is underrated! No one comes near he dominated music 🎼 the voice, the scripts, the rythm and the flaw is in another level. I stopped listening songs but whenever the evil over powers me he ( Rasta ) and fiska are the ones whom I listen most. These days Ahmed xarir have joined the list of the best artists even tho in my days he wasn’t there yet. May Allah guide us all guys. Try to shift to quran it’s soothing and it gives you calmness. I’ll recommend for you my favorite qaari Raad Al kurdi. Just give a try or any other Sheekh that you like. Peace y’ll
@abdihusseinabdihussein1842
@abdihusseinabdihussein1842 3 жыл бұрын
Mashaallah good wlh my God guide us all inshaalah
@Haleeye
@Haleeye 2 жыл бұрын
Manshallah appreciate you
@hussenbishar5726
@hussenbishar5726 2 жыл бұрын
Axhmed rasta King of voice..... Still listening in 2021
@Abdiaziz48
@Abdiaziz48 4 жыл бұрын
Rasta is a complete musician, a true artist and a living legend. Greetings from wajir, Northern Kenya.
@ismaciilmuuse4283
@ismaciilmuuse4283 4 жыл бұрын
cdgr
@bashkabashka2567
@bashkabashka2567 4 жыл бұрын
@@ismaciilmuuse4283 farax,matile
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 7 ай бұрын
Time is running it’s 2024 and I’m still watching this special masterpiece of Rasta and Sagal
@habibomohamud
@habibomohamud 5 ай бұрын
Sagal taaan ma tan sagal somaali layiraaa oo ruwayadaha jishaaà??
@beleali9056
@beleali9056 5 жыл бұрын
Heestaan ugu jeclaa aduunka odaygayga yaan u qaadaa labada fanaan waxaan leyahay 😍😍😍 thanks for the song
@AW-GA
@AW-GA 4 жыл бұрын
OMG It's amazing I really admired it From Hergeysa I love Somalia Song
@abdinasirsedow5062
@abdinasirsedow5062 6 жыл бұрын
Tears flow from my eyes as i listen to her words in the song,it reminds me what i went through in my life
@fathimohamed6282
@fathimohamed6282 5 жыл бұрын
Abdinasir Sedow OMG Kheer I. A abowe
@mahakagalichannel290
@mahakagalichannel290 3 жыл бұрын
Achudu billahi. Astaghfurullahi
@rowlo6806
@rowlo6806 2 жыл бұрын
Me too walal stay strong 💪
@ilyaazmo1352
@ilyaazmo1352 3 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanyo 2021 ..January like Isaara 🤟🤞🏾🔥🥀
@tumpesoletipis1310
@tumpesoletipis1310 Жыл бұрын
This song always creates echoes in my heart. i listen frequently
@abdymnijo3063
@abdymnijo3063 Жыл бұрын
Kweli kabisa ara yeiyo
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Heestan waxn ku bartay aniga iyo hooyady iyo washy aya safar uwada baxy Hargysa ila GASHAMO meel la dho Hawd gunti ah Darawalka aya heestan No shidy xasuus 2015❤ inanta cod kèdu wa mid cajiiba runti😇
@sharmairo8717
@sharmairo8717 4 жыл бұрын
Heestaan waan Iska jecelahay lamana walpa is jecel alla Ha isku daayo Ani xaaskaygii baa iga fog waxaan rajyn In rabi isku kaayo keeno 🤲Fataxada igu tufa walalayal Thnk you all 😭❤️
@cabdishakuurxasan2024
@cabdishakuurxasan2024 2 жыл бұрын
Amin zxb anigu xitaa
@hiboahmed34
@hiboahmed34 2 жыл бұрын
AMIIN WLKY MCN
@ksa4954
@ksa4954 Жыл бұрын
Amiiiiin abwe wad helesa
@mariaosman9584
@mariaosman9584 10 ай бұрын
amiin 😢
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 10 ай бұрын
​@@mariaosman9584boqashaa kujidhaa e😂😂😂
@muslix1147
@muslix1147 5 жыл бұрын
Halkaan waxaa i keenay nin Kenyan ah oo heestaan qaadaya.😀 Waxaan maqlay isagoo leh “Ilmaan dhalay aabohooda” lugtaan ku raftay.😀😀😀
@hodmanhodman7113
@hodmanhodman7113 5 жыл бұрын
Kkk kula mid
@faizadakash5590
@faizadakash5590 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 sido kale WhatsApp status ayu qabsaday hees hada la qaday ayan uu maleynayay lkn wa sanad ka hor
@thewajirnomad3746
@thewajirnomad3746 5 жыл бұрын
kkkkkk.....just like me....from Eglan show.... You tube pap
@umuriham25
@umuriham25 5 жыл бұрын
Hhhhh waa arkay
@mahamudm.a.3895
@mahamudm.a.3895 4 жыл бұрын
Sidoo kale
@cabdullahiomar6423
@cabdullahiomar6423 2 жыл бұрын
After 4 year’s 2022 who’s watching and listening this wonderful song from rasta and sagal 🙌🙋‍♂️🫶🥰💕
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 жыл бұрын
Me🤞🤣❤️
@ubaxcalimaxamuudmaxamuud1796
@ubaxcalimaxamuudmaxamuud1796 Жыл бұрын
Me wllhi I like this sing
@aymank9214
@aymank9214 5 жыл бұрын
Waaawarey naagta cod macaanaa ani maa dhalay like ii Saar ceeb miyaa
@bewarduski3844
@bewarduski3844 4 жыл бұрын
Im kurdish from nord iraq l love Somalia song mashlh she have crazy voice l like 😍😍😍
@khalilfootballchannel.2873
@khalilfootballchannel.2873 3 жыл бұрын
Do u listing somali songs they are all best just watch
@jagoscade4315
@jagoscade4315 5 жыл бұрын
1.9 million people in ee daawato heestaan aad ban ugu farxsanahay hore usocda fanaanintena we love you so much 👌
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 жыл бұрын
Sxb hada waxey maree *5.7m* 💯♥️ reply isoo dheh
@lulahmed9303
@lulahmed9303 4 жыл бұрын
6.1 Bey hdna mareysa👌
@mohamedbashir4049
@mohamedbashir4049 3 жыл бұрын
7.4 m
@munoxayow271
@munoxayow271 2 жыл бұрын
Qur aan maad ku waanisay ala aduun kaanaaa wah
@kashkaabdiaziz1355
@kashkaabdiaziz1355 Жыл бұрын
9.2m ayey maraysa
@haruntez5093
@haruntez5093 5 жыл бұрын
Who else is watching from kenya,nairobi.
@cabdiwaaxidsheekh3435
@cabdiwaaxidsheekh3435 4 жыл бұрын
Harun Tez
@azadjangiz7892
@azadjangiz7892 4 жыл бұрын
@bashirabdirahman8416
@bashirabdirahman8416 4 жыл бұрын
👋👋😁🇨🇦❤
@abdirahmantoronto787
@abdirahmantoronto787 5 жыл бұрын
Yaa iladageysanaya 2019 july....like itaboo
@abdirahmantoronto787
@abdirahmantoronto787 5 жыл бұрын
@canab bita shukran qali
@abdirahmantoronto787
@abdirahmantoronto787 5 жыл бұрын
@canab bita ❤❤
@abdidiria2867
@abdidiria2867 5 жыл бұрын
Ani love ku ahy
@siniyomohamed1573
@siniyomohamed1573 5 жыл бұрын
Aniii
@samiraiman8358
@samiraiman8358 4 жыл бұрын
Heeso cusub
@user-he6wn7rd9p
@user-he6wn7rd9p Ай бұрын
Xiligan hestan dhagesanye jacel maba aqoon lkn hadaa macalin farta ka xiran ahay 😂 like🙏🏿😁
@elyssacam4667
@elyssacam4667 3 жыл бұрын
Omg i love her voice it sounds beautiful and she is pretty
@Kakumian
@Kakumian 6 жыл бұрын
No one is mentioning the fact this song has hit 1M at the Moment. Congrats to the Fanaans.
@xanaancadey7467
@xanaancadey7467 5 жыл бұрын
Heestan xasuus gaaar ayey i ledahy marka oku horeyso aan maqlo ninkega oo aan waligees heesayo aan arkin baa isoo diray thank u fanannitena 😘😘😘
@user-sp4nc5yv9y
@user-sp4nc5yv9y 10 ай бұрын
Her voice is ❤❤❤. From oromia All somali brothers and sisters love you ❤❤❤❤❤❤
@Abdi-ec2cn
@Abdi-ec2cn 10 ай бұрын
I love. ❤❤❤you ❤❤❤❤tooo
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 жыл бұрын
Wilka suit ka beerka ah wato waa walaalkey 🙉🙆‍♀️....boqorkii hoyadee ii dhashay allaha ku dayo idiris saciid👌😊...20 maalin ka hor baa naga tagay Somalia
@husseinabshir1395
@husseinabshir1395 3 жыл бұрын
Asaga miya yasin ladahaa 😀😂
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 3 жыл бұрын
ali maya Idris aaa la dhahaa 😘🥰🥰🥰
@farxiinamoha1461
@farxiinamoha1461 6 жыл бұрын
Maxamedw argtidaada mcn jacyl abuurtee ahow odagii nafteyda ilmaaan dhali dono abahooda ku aaaminay nooo Arimindonaaa 😍😍😍😍😍😍 Zaxipkey igu tala galay intii jacylkooda heesta ku xusaysa comttiga ka bixi 😍😍😍😍😍
@allahisone4449
@allahisone4449 6 жыл бұрын
Farxiina moha quruxeey aniga walhi رقم واحد ah ilahy haysku kaayo simo ftah cade 😘😘😘😘inolow gacliye adi iyo ducoqabahagana iskugu kiin ducaynya 🤗🤗🤗🤗
@abojangow4656
@abojangow4656 6 жыл бұрын
Farxiina moha Hawaaaro jacelka
@farxiinamoha1461
@farxiinamoha1461 6 жыл бұрын
abo jangow thkz ina hoyo adogana waxd jeceshy ilaahy haku daayo
@farxiinamoha1461
@farxiinamoha1461 6 жыл бұрын
azouma lucky thkz adigana waxd jeceshy aleha ku daasto wlo
@abojangow4656
@abojangow4656 6 жыл бұрын
Farxiina moha a miin yarapi uqtii
@abdirizakabdi8474
@abdirizakabdi8474 4 жыл бұрын
Alla Cod macaana 👍 Idin ka soo salaamaya Berbera Sonaliland 🙏
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 6 жыл бұрын
Hesta hada gacanta ku haya boqoradena sagal ugaskena Rasta 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
@caygacayga2264
@caygacayga2264 5 жыл бұрын
aad baan ubu gaa di nayaa hees tan
@mhmsdmhmd8807
@mhmsdmhmd8807 4 жыл бұрын
Ugaaskeena kulahaa.. jooji ilka yara nimada
@mkvideos2128
@mkvideos2128 3 жыл бұрын
Anisa magecey ilove that name
@husseinhassan866
@husseinhassan866 3 жыл бұрын
@@mkvideos2128 p
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Hebalow Aragtidada 😘Abowe jaceel Abuurtee🌹 ahoow odegii naftedaa ilmaa dhalay Aabahooda 🥰 laguma haayee soo dhaqso 😂 xaajikeyga mustaqbalka ❤
@susaaannabad3565
@susaaannabad3565 Жыл бұрын
Kiii
@shankeyabdy7787
@shankeyabdy7787 6 жыл бұрын
What a living legend...Ahmed Rasta is a complete artists from voice to the rhythm to style wow just wow
@cabdulaahiyuusuf819
@cabdulaahiyuusuf819 3 жыл бұрын
atpmg
@yosberami
@yosberami 4 жыл бұрын
I love this song. I thought it’s lovely music , why 2.4K dislikes??
@annanmaramba4472
@annanmaramba4472 4 жыл бұрын
Wachawi wako kakangu
@Surgeon2023
@Surgeon2023 5 жыл бұрын
this Song plus Sagal's voice❤is outstanding.
@qurxoonsidahooyadeed6676
@qurxoonsidahooyadeed6676 6 жыл бұрын
Ahaw odaygii naftayda ilmaan dhalay aabbahood👏👏👏waa hees macquul ah 💝💝🙏
@amaalomar1038
@amaalomar1038 5 жыл бұрын
Heestaan wllhi Waan ku cesh ceshtaa inta heesaha ayadaa ugu jeclahay😍😍😍😍😎😋
@honeylove4100
@honeylove4100 6 жыл бұрын
Gabdhu cod macana wlly quranka Alle ku aqri
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 6 жыл бұрын
honey love wlh dugsi ayaa isla dhigan jiranay
@abdihakimabdulkhaliq902
@abdihakimabdulkhaliq902 5 жыл бұрын
haa
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Abdikani Abdirahman Akhie marixaan miyaa
@faadumosandhool1680
@faadumosandhool1680 4 жыл бұрын
🙏🙏
@solocamper3324
@solocamper3324 3 жыл бұрын
@@farxiyoluulofficiall697 😂😂😂😂😂
@munociise7528
@munociise7528 Жыл бұрын
Waxan dhageysan jiray 2017 mar aan dugsi did aha codka io laxankapa sibey ila wacnayen inta pdn waxa ka dhageysan jiray radio danan🥺 Waqtigu cajipsana waxan dip dhageysanaya cwa oo ay tariikhdu thy 14/1/ 2023 ♥️😩
@sayidalisomali8432
@sayidalisomali8432 3 жыл бұрын
Inkastoy tahay 10kii dambe ee Ramadaan misna heestaan waan ka maarmi waayay xataa game ayaan isku mashquuliyay hasayeeshee waan soo booqday yutup waana daawaday ilaahay dambigeena ha dhaafo jcylka ayaa inaga awood weyne😥💔😥💔💔😥
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Жыл бұрын
Sanad kadib anaa kuuu sooo galay replay Caawa waa 10kii danbee ramadaabta Mahamad shaafi Jooga jigjiga soaamli galpeed Sagal ama qoftaan heestan qaadaysaan anay ila joogtaaa
@shiineabdirashiid3717
@shiineabdirashiid3717 4 жыл бұрын
Commentiga xusuus buu iinoqonayaa 2019/12/28. Like
@qararolaasalaychannel5766
@qararolaasalaychannel5766 4 жыл бұрын
Xaaazkayga aaan jeclahaybaa intaanan guursan iisoo dirijirray subax walba waaan kujeclahay xabiibi hadana waa gabadhayda tasniim hooyadeed masha Allah
@dahirowsheikh2798
@dahirowsheikh2798 6 жыл бұрын
Wooow what afantastic lyric....cant tired of listening.
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 11 ай бұрын
Waxaan Hubaa in Aad heestaan miraha macan Dib usoo booqaty hadaa iga Dambeyso like dhac kusii👍 😂😂
@ilyaasalidayib2853
@ilyaasalidayib2853 6 жыл бұрын
Heestan iyadoo lyrics (qoraal )ah Yaaaiin argtidaada aboowe jaceyl abuurtee ahaw odaygii naftayda ilmaan dhalay aabahooda ku aaminay noo arimi Hadii aan aqal galnoo Agtaadaba soo fadhiyoo Ahaatay sida rabnoo Alaa mahadaa iska leh Ubaxa caashaqa Gudoon⚘ midkaan ku ildoogsadoo Adkey axdigiyo jaceylka Eediyo Darxumada ka Dhowr Amisooy Adigaa Aduunka Intii inan joogta Gabigood Indhuhu ay kugu Farxaano Ogoli inaan kula aroos galo ul iyo diirkeed ahaano Adigaa iiridaydii oo Ayniga kala baxay ilwaaday Aan iidnee aayar dheel Farxad aan la ilmooyo awged Ubaxa caashaqa gudoon⚘ Midaan ku ildoogsaday Adkee Axdigiyo jaceylka Eediyo Darxumada ka dhowr Lyrics:Ilyaas Ali Dayib
@ahmednajii9300
@ahmednajii9300 6 жыл бұрын
Ilyaas Ali Dayib
@zeiruqmohammed5727
@zeiruqmohammed5727 5 жыл бұрын
I lve Somali song
@abdulmajeedlaphta4429
@abdulmajeedlaphta4429 5 жыл бұрын
We know
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 5 жыл бұрын
Haybada allahku daayo wllo🙏👏👏👏
@sahromoalim5325
@sahromoalim5325 4 жыл бұрын
@@abdulmajeedlaphta4429 qasm fjd kdufgfo dgdkgdiowbpxk skegd eygdlofdndf cfud uf djufoffndihf
@marlaarag3853
@marlaarag3853 Жыл бұрын
Hussen argtidada apwe jcl aburte ahow odeygi naftyda ilman dhaly abahooda ❤️
@NoorAli-ov2hx
@NoorAli-ov2hx 5 жыл бұрын
Wlhi hestan gabaran is jecleyn oo waqtiga na isku keen diiday Ayey iso xasuusisaa Mana hilmaamo waayo Waxey ehed gabadhi ugu horeysay ee jcl dhab ah oo Daacadnimo Kalsooni Ku dhehan tahay Isu qaadno DEEQO❤❤❤ Kuma Hilmaamo qaaaliyey Qoralkey ii so qortay😭😭😭 Ku aaminey nooarimi hadii an aqal galnoo agtadabo soo fadhiyo ahaday sidaan rabnooo alla mahadaas iskaleh 😍😍😍😍😍 Abooooooowe Wanka xumahay saan dhacde 😭😭
@amluushabokar9002
@amluushabokar9002 2 жыл бұрын
Ninka mustaqbalka heesta Aan u qaadi doono fv song😩👋✨♥️
@abdullmohaa3691
@abdullmohaa3691 Жыл бұрын
Yaa waye
@safiyocabdiraxiinxasan
@safiyocabdiraxiinxasan Жыл бұрын
@@abdullmohaa3691 maxaa kaa galay😂😂😂
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Gabadha Codkeeda"😍🙌🏽
@ilyazzadan816
@ilyazzadan816 Ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa 2024/6/16 inta iga dambaysa waan salamayaa❤😂.
@oumarcoulibaly9554
@oumarcoulibaly9554 4 жыл бұрын
Franchement AHMED bonne continuation je écoute cette musique depuis Paris France vraiment c'est très bon musique
@quruxdiiogadengobsana1491
@quruxdiiogadengobsana1491 6 жыл бұрын
Bisinka wlhi indhaweyd heeso maa dhageysan sababtuna nuxurkibaba ka tagay heesihi balse heeskan wlhi Wan u istagay coodka ahmed rasta iyo gabadhaha aadbaan ulaa dhacaay omg
@xamdiibraahim7462
@xamdiibraahim7462 5 жыл бұрын
D
@qnluul5146
@qnluul5146 5 жыл бұрын
Wwww waxaas hees iga dheh
@cabdidhuuxcali7345
@cabdidhuuxcali7345 5 жыл бұрын
oo tani xikmada aad ku dooratay bal wax nooga sheeg
@abdallaawil
@abdallaawil 5 жыл бұрын
Iney Meeshu gole Marreexaan tahey inta ila aragtey like isaar😂😂
@fadumarayanfadumaraya5397
@fadumarayanfadumaraya5397 4 жыл бұрын
Ale hasharfo wadad jidha an jeclhy
@ilyaasdauud1554
@ilyaasdauud1554 4 жыл бұрын
Mareexaan kaddaa warya Bah xawaacle dheh,Marreexaan was badan gahay.
@sayidalisomali8432
@sayidalisomali8432 3 жыл бұрын
Ree siyaad baa meesha ku kulmat
@firdousahmed2485
@firdousahmed2485 3 жыл бұрын
@@sayidalisomali8432 gabadha wa Rer garad
@indhokafiya4567
@indhokafiya4567 3 жыл бұрын
Kkkkkkk is my home town ohio
@barakoabduba1837
@barakoabduba1837 2 жыл бұрын
My favorite though I don't understand the language....love from Borana nation.
@charleskamau7202
@charleskamau7202 Жыл бұрын
Even though I don't understand what they are saying, I love these our immediate neighbors and love their music alot
@aishamohamed5687
@aishamohamed5687 6 жыл бұрын
Hebelow aragtidada 😍 Aboowe jacayl abuurte 👱‍♀️ Ahow odaygii naftayda 👨‍💼 Ilmaan dhalay Abahooda 👨‍👩‍👧‍👦😍
@AhmedAli-bj8rr
@AhmedAli-bj8rr 6 жыл бұрын
Axmed xsueen
@abdiladifahmeddhamac4217
@abdiladifahmeddhamac4217 6 жыл бұрын
I like this song
@OmarHassan-fz4qh
@OmarHassan-fz4qh 6 жыл бұрын
Aisha Amal r7
@mustafaahmedjama2318
@mustafaahmedjama2318 6 жыл бұрын
haye xabibi waan ahaanaya odaygaaga ilmahagå aabahoode aisha mahamed
@abdullahimusa9320
@abdullahimusa9320 6 жыл бұрын
Aisha mohamed
@Dagane3y
@Dagane3y 4 жыл бұрын
Heestan kow marka maqli jiry amison iyo adiga adunka inu dhahaayo umaleyn jiry lolz 2020 Yaa ila dhageysanaayo✌😜😀
@randamahamed4838
@randamahamed4838 5 жыл бұрын
Wwwww masha Allah waaaa hees macaan Allah codkooda u dhowro lawadheena fanaan Sagal iyo Ahmed rests axsan hees m:a
@farhiyoabdi3734
@farhiyoabdi3734 6 жыл бұрын
Heestan wlhi markay sobaxaday ilaa hada wan dhageystaa wan jeclahay wlhi waa hees macan oo labo qof labano loo talagay heestan wwww masha Allah ilahay hanidayo inolada abdi kiin
@municadiomondofficial3581
@municadiomondofficial3581 4 жыл бұрын
Heestan inbadan mxa radinayeey manta helay 20/5/2020 hadad dawanyso like isaar💙💛
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 3 жыл бұрын
Se ugu daale hadiba laqoraa lahelikara sifudud moohoo
@nimcocrashid6694
@nimcocrashid6694 5 жыл бұрын
From hargeysa ilove somalia song 🇸🇴🇸🇴
@mohayare9174
@mohayare9174 5 жыл бұрын
Waxkle ahaa 😘😂
@aishahussein4229
@aishahussein4229 5 жыл бұрын
😀😀😀😀😀😀😀
@saidhirsi8487
@saidhirsi8487 5 жыл бұрын
Maye from isxaaq naga xisho adeer
@SmartBoy-fi7lp
@SmartBoy-fi7lp 5 жыл бұрын
😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆🇸🇱
@munareeti8065
@munareeti8065 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@QALFOOFtv
@QALFOOFtv 6 ай бұрын
I wish someone would listen this in 2025
@leaderciiltire954
@leaderciiltire954 3 жыл бұрын
Hees Mareexanysan ❤😂🙏🏻
@godeeeygacalo3652
@godeeeygacalo3652 5 жыл бұрын
Hada ooy dawatayna heestan 4.2M weey u qalantaa walee heeskan qof walba xasus ayey ku leedahayna hadaa gadal usoo boqatayna like 👍 halkan ku reeb 🙌 july 25-07-2019
@achmedlander3123
@achmedlander3123 5 жыл бұрын
Manta heestan igu horeysa nice song
@F13500
@F13500 5 жыл бұрын
Gabadhan manta heesteda igu horeyso codkeda waa super heeso badan noso qaad walaley she's so natural labiskeda dagananta m.a ❤😘
@mahadgaladmedia615
@mahadgaladmedia615 5 жыл бұрын
Yaa iladaa wanaya 2019 like isaara asxpta in axmed rasta tageedha
@abdiwalisayidka9893
@abdiwalisayidka9893 6 жыл бұрын
xalfadii sodhawenta mmm dhero wilka ladhashy ahmed rasta ahna gudomiyaha gobalka barekesan ee gedo dhamantene waa rer gedo viva mrxn
@maryanswety9637
@maryanswety9637 6 жыл бұрын
Abdiwali sayidka ugasyada somali allow barakey 💖💖💖💖💖
@somaligirlsomali1442
@somaligirlsomali1442 6 жыл бұрын
Abdiwali sayidka soomali weyn aya kudeeqda marna Qabiil iyo fanka heysku qaban brother it's a big No No every one likes you all over the world why. Mareexan isugu koobaysa don't be jaahil bro Qabiil 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Weyn ayaa kaweeyn bro
@mohamedmohumed1399
@mohamedmohumed1399 5 жыл бұрын
Abdiwali sayidka jjjjjjj
@mohamedmohumed1399
@mohamedmohumed1399 5 жыл бұрын
Abdiwali sayidka wwwww
@mohamedmohumed1399
@mohamedmohumed1399 5 жыл бұрын
Abdiwali sayidka masha allah
@mohamedabdullahi9071
@mohamedabdullahi9071 3 жыл бұрын
Inta 2021 iladawaneyso liketa dac kusii
@axmedcali8645
@axmedcali8645 5 жыл бұрын
Caruurteyda hooyadood ma qof u dhigmata ayaaba jirto xabiibti duca qabto nooloow inteynoolal jirto aaqirana janadii firdowsa allah kuugu shafeeceeyo amiin
@Achraf_2002
@Achraf_2002 10 ай бұрын
Heestaan qabyaalad baan u dhagaysta ilahow Mareexaanimada nagu dil❤😂
@raabiyare3065
@raabiyare3065 5 жыл бұрын
This lady has a unique voice kama daalo heestan inta iga dambaysa liketa igu qabta
@mustaphcadaani3068
@mustaphcadaani3068 6 жыл бұрын
Heestaan waa markii ugu horeyse ee an arko ama an dhageysto really waa hees macno iyo murti intaba xambarsan hestan yaa igu racsan inee tahay hesaha sanadka heesta ugu shidan like ii saar haddii ad amizantahay ine tahay heesta 2018 hesta ugu shidan?
@hamdiabdi1409
@hamdiabdi1409 3 жыл бұрын
Hhhhhhh aniguna hadaaan soradshay marlabaaaaf andhageysanoooyaaaaaa lkn wx yaaabaha laasheeego yaaan usheeeegaaaa heee 😂 kalinimo 😂
@mustaphcadaani3068
@mustaphcadaani3068 3 жыл бұрын
@@hamdiabdi1409 aniga luuqa igu soo sheeg
@muumin4281
@muumin4281 6 жыл бұрын
Mashaa allah wllh waa hees iqancisay ubaxa caahaqa gidoon midaan ku ildoogsadow wllh jcl dhababay igu abuurtay sagal iyo shimribir
@alicalimuxumedchannel2686
@alicalimuxumedchannel2686 5 жыл бұрын
Hees walal wax inma tareyso fadlan dugsi qur. Aan online ku so biir
@khalidgerrard8879
@khalidgerrard8879 5 жыл бұрын
macalin qur. aan online qur. aan online maxa meesha ku keenay dog 🐕
@saharaabdi4309
@saharaabdi4309 5 жыл бұрын
Hayeh
@HUSSEINABUKAR-
@HUSSEINABUKAR- 5 жыл бұрын
Hhhhhh edada hakusobirto
@dagansharaf9644
@dagansharaf9644 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@khadrakeyse4252
@khadrakeyse4252 5 жыл бұрын
Maxa ku keenay markaa😂😂😂
@maryanswety9637
@maryanswety9637 6 жыл бұрын
2 fanan oo sade darod ah allow no barakey 💖💖❤❤❤👏👏👏
@mohamedhussein190
@mohamedhussein190 5 жыл бұрын
Sade marka aad dhahdo facaye way kujiraan lasocox marexan bas ma ahan
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 5 жыл бұрын
Uff
@mohamedhussein190
@mohamedhussein190 5 жыл бұрын
@@kaltoumwaiss2763 maxa uff ah uftaada miyaad kahadleysaa 😁😁😂
@kaltoumwaiss2763
@kaltoumwaiss2763 5 жыл бұрын
@@mohamedhussein190 uff qabyalads ad mel walba la tagatihi n akhaas ya rer bafiye
@abdi3703
@abdi3703 5 жыл бұрын
Darood🥰😂🇸🇴
@sharifoyasin9098
@sharifoyasin9098 5 жыл бұрын
It's a special music for Somalia Wow
@TUFAAX411
@TUFAAX411 3 жыл бұрын
Sagal abaayo codkaaga jecliya masha allah ilaahay ha noo kaa daysto
@sagaro143
@sagaro143 6 жыл бұрын
Xidigada cusub ee North America sagal codka asturnaan qurux iyo cod ey isku darsatay 😍😍😍😍
@abdirizakrush9222
@abdirizakrush9222 6 жыл бұрын
wow qoftaan cod way haysaa runtiu
@yaasiinmohmoud1135
@yaasiinmohmoud1135 6 жыл бұрын
Magacayga mahadsanid sagaL😍😍😍
@anisosaid8225
@anisosaid8225 2 жыл бұрын
Ana anisan ahay 😂🤣
@youngsharuu8041
@youngsharuu8041 2 жыл бұрын
@@anisosaid8225 🤣🤣
@caashocabdiwali7086
@caashocabdiwali7086 Жыл бұрын
🥰🤣🤣
@FurdosFaarax
@FurdosFaarax 2 ай бұрын
I love this song❤❤❤❤❤ from oromia I love you all somalia
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
cod macaaana sagal hadaad hestan so booqatay 2020 iyo wixii ka danbeeyayaba like iisaar
@yaasinmohamed8212
@yaasinmohamed8212 3 жыл бұрын
Heestaan waa leygu seexin jirey runti lkn qoftii igu seexan jirtey wee iga tagtey 😭😥😥 Lkn waxaa rajeenaa mida nolosheyda kusoo biiri doonto inee igu seexin doonto
@niciimacl.qaani.776
@niciimacl.qaani.776 3 жыл бұрын
Inshaalh allah haku siiyo
@abdoulaijallah330
@abdoulaijallah330 6 жыл бұрын
Waaaaaaaaw axsan hees mcn axmed rasta heesahiisa mid la tuuomeleh😍😍😍😍😍
@katraabdi1923
@katraabdi1923 3 жыл бұрын
Hassano aragtigada abowo jecel aburteeeeeee📢📢🤍🖤❤️ ubaxa cashaqa gadoon😌💐💐💐💐💐💐
@sihammohamed7026
@sihammohamed7026 Жыл бұрын
Yassin is my beloved husband. When ever I listen to this song I feel so much love 😍
@user-ei6bv7gz1j
@user-ei6bv7gz1j 4 жыл бұрын
cod macaana gabadhu waaaaw 😍 war yaa igu raacay like kudhufo dee 😂✌️
@mohamedabdullahi2410
@mohamedabdullahi2410 6 жыл бұрын
Heestan inaba Caadi maáhan wixi jaceyl soo arka wax ka dhadhaminayo miraha heestan I Love The Song Viva Somali Weyn
@user-su1zr6np9v
@user-su1zr6np9v 9 ай бұрын
Iam from kenya ilove you somalia❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤peace peace peace peace❤❤❤❤❤❤
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 5 ай бұрын
Heestan malin anago safar ah ayan gaadhi an la soconay ka shiday gabdh ka mida rikaabka aya suuxday😪😢😢
@ibrahimabdullahi3357
@ibrahimabdullahi3357 4 жыл бұрын
marexanimo❤️
@katraabdi1923
@katraabdi1923 3 жыл бұрын
👑👑👑👑👑🤍🖤🙌🙌🙌🙌
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
AHMED RASTA Live Naftan Kuu Buktee Nairobi
6:04
Abdirahman Somali
Рет қаралды 2,5 МЛН
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 15 МЛН
ROSSO CADE FT NAJMA NURA | HEEDHE INA ABTI | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:51
Ahmed Rasta - Haybad waxaad Ku leedahay, Dhulkaaga Hooyo - Full Song
6:03
Madaale Productions
Рет қаралды 6 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 405 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 67 МЛН