AWEYS POLO HEES CUSUB 2023
6:02
Жыл бұрын
AWEES POLO HEES CUSUB 2023
4:25
Жыл бұрын
KIIN JAAMAC SHOWGII HARGEYSA 2021
5:13
AWES POLO HEES CUSUB 2021
3:42
3 жыл бұрын
FARTUUN  LAKI BANDHIGA CIIDA 2021
6:26
ABUKAR SEEKO HEES CUSUB 2021
6:30
3 жыл бұрын
ABDALE  DEEQSI  HEES CUSUB 2021
4:19
3 жыл бұрын
Пікірлер
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 2 сағат бұрын
Ninkan Wan jecelaye xagu nagtan ka keenay wan masaray 😂
@moh4127
@moh4127 11 сағат бұрын
Amazing 🎉❤
@CandicaziizBaaf
@CandicaziizBaaf Күн бұрын
@fathiafathia304
@fathiafathia304 2 күн бұрын
Hees anad lahayn markaad kuraxay sanaysid waa iska sidan 😅😅 only reer jabuti umba og ninka le heesta
@AbdiazizMohamed-r2k
@AbdiazizMohamed-r2k 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@OmarFarah-p6h
@OmarFarah-p6h 3 күн бұрын
Hi
@OmarFarah-p6h
@OmarFarah-p6h 3 күн бұрын
Hi
@OmarFarah-p6h
@OmarFarah-p6h 3 күн бұрын
Hi
@Cabdicasis-tk1rt
@Cabdicasis-tk1rt 5 күн бұрын
Ilaahyow aduun iyo aakhiraba noo dambi dhaaaf yaaa rabi ☝️☝️☝️🤲🤲
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 5 күн бұрын
Huseen heesihisa io murqaam isku helaY wx k maqan malahaa huseen gul aya ku rajayn❤
@user-yu4nt8ly4e
@user-yu4nt8ly4e 7 күн бұрын
Amazing 👏
@Abdifatah3
@Abdifatah3 7 күн бұрын
Downlaodka u fur ustaad adoo mahadsan
@HodanXasan-om8or
@HodanXasan-om8or 8 күн бұрын
Tiktok heeso naga qarsoona ayan kafa ida bes un huuno❤😂
@user-gm2td7hm9t
@user-gm2td7hm9t 8 күн бұрын
Vava galmudug quuen of Gm 😊
@HodanTahir-e6m
@HodanTahir-e6m 9 күн бұрын
Da non confondersi, ma leysku cayaara
@MulkiMohamed-gd5mk
@MulkiMohamed-gd5mk 12 күн бұрын
😢❤❤❤
@ShaaficiKalla
@ShaaficiKalla 12 күн бұрын
Luuq ganaane my home❤
@user-lk7yc5hp2b
@user-lk7yc5hp2b 12 күн бұрын
Onather one ❤❤waxan kanesta banaan😢❤❤😂😢
@user-iy6cn3xi2z
@user-iy6cn3xi2z 13 күн бұрын
Intii gym ku ciyari jirty wa slmyy😢20218 / 2024
@GacmeyCabdulaahi
@GacmeyCabdulaahi 15 күн бұрын
❤hees ❤😂😂😂hèeye
@hodanmohamed5325
@hodanmohamed5325 16 күн бұрын
still watching 2024
@JamacAbdi-r1n
@JamacAbdi-r1n 16 күн бұрын
Waa heesti aan ku dhagaysan jiray Nairobi gaar aahaan 8 street
@MaryandiiliMaryama
@MaryandiiliMaryama 2 күн бұрын
Hadan kudhagesanaya in Kenya
@zamiimabintuali809
@zamiimabintuali809 17 күн бұрын
Who's still here 2024🎉😮
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz 17 күн бұрын
waxay ahayd 2012 makhrib dukan weyno aderkay laha kashaqeya markas kaso rawaxay aya hoyo isoo wacday igu tiri alabta nocasa soqad waa magalo puntland kutala dukanka markan lacagta udiri rabey ayaa lacagti number khaldan kudiray 4 dollar ayey ahayd kadib anon weli numberki kadaba tegin aya ninki lacagtisi udiray markale markan dhaqaqay ano is leh numberki wac ayuba asagi iso wacay wan qabtay wa qof dumara oo cod yar weliba waxay tri maxay tahay lacagtu wllo waxan ku iri way igaso qaldan tahay ee iso celi hadal kaftan ah ayey itiri gababan ahe hada ideyso kawaran anba wilyar ban ahe ino kala qaybi ayan ku iri maye wan kuso diri ayex tri kadibna way igu jartay telfonki inyar kadib message aya iso dhacay wan egay waa 4ti dollar 2 dollar ayan uceliyey kadibna wan wacay kaftan kadib wan is isbaranay 2 asbuc kadib ayan dabecad wanagsan kaftan sheko wadag ayan noqonay 2 asbuc kadib ayan goor casara kulanay wuxu ahaa kulanki jacaylka saidka igu beray awalba ano dabcigeda ladhacay waa waqti tahribta dhalintu xargaha goostay oo subax walba laysku waraysto reer hebel wilkodi wa tegey hebelkale wa laway welwelka dhalinta aya waridka dhibayey mudo marki jacaylkeni socdey kulankenu waa yara anigu jamacada aya isocotey ayana secondary school ayey dhameyn rabtey walalehed hoyaded ehelkedi odhan wan bartay wana laysku kaya bartay anigu mushahar yar ayan kaqata bakharka ader abe wa dhintay agonimo ayan kuso koray welina waxa joga qar iga yaryar oo agoon ah jacaylkeni xarguhu gostay dhafar jacayl aya no bilowday schoolki dhameysay 10 jer kabadan ayan habeynki telfonka isku demin jirney ohin darted marka hadli kari wayno lacag aan ku Dono iyo midan ku arosto midna mahayo wa laysku ken bartay adero ayan ushegay waxa ehelki kutashteen in la idono gbdha la idhiso si anan utahriibin wana laysku raacay waa loo gole faristay waa nala siyey waxay ishegtay beryahas in ina abtiged kayimi qurbaha oo jogo magalada marki gbadhi la isiyey balanki meherka hotelki qabsanay holki meherka kireystey warqadihi lagu gelayey qaybinay meherki oo ila 10 sacadod kahartay aya reerki naso wacen waxay dhehen meherka jojiya waxba naga si ahe lacagti serviceka lagu qaban laha hotelka qar badan way kharash garoben nasuga nasuga ayey 3 asbuuc nagu waden gbdhi waxay ishegtay in wiil abtiged dhalay lagu dari rabo oo qurbaha kayimi sasna u meherku ubaqday ana habar iyo duco mid doro aya laygu yiri ayey igu tiri ader iyo hoyo ayan ushegay waxa la go.aansaday in gbdha iska dayo faraha kaqado reerka sas yelay hotelki lacagti inyar aya noga baqatay wana soqadanay wixi kale way khasartay inan meher xad sameyno ayan ka codsaday samiiro balse way iga diidey telki inay igu dhegeysato ayey bilowday wicida way iga yaraysay markan ushego waxay dhehda busy ayan aha ila ay telfonki bedelato jacaylki wu igu keliyeystey feker howl adun ibilabatay waxan go aansaday inan tahriibo aakhirki Australia ayan sal dhigtay waa qiso xaqiqa aniga igu dhacday jacaylkaan wadaagnee waayo aan jilaynee wadneheena jifsaday adaa wiiqayoo diley wadadiisi sooxiray ana waayihii beri wixii aad kunoshahay warkaagaba ma an helin hadaan kuu waramo ani hadaan wayd ahaa beri agoonimo awareentoo lacagi weelka ugu jirin maanta waan wacnaadoo pasaporka weyniyo lacag waafiyaan helay adigana kuwaayoo kugu wiirsan maayee weyne waxan katuugaa midaan wayrax kugu noqon werdi qoorta kuusura wadnihiisa kugu haba sidaan waayo kula rabey weynahay hakugu simo hadaan beri kunuglaa naftaydaan taba Baroo naruuriyo hadal jilic naxariistii waan kajaray sidaad nabar ugu dhigtee miyaan naag aaminaa 😢😢😢 ilaa dhowr hesod ayan kasameyey qisadaydan fananka udhibi laha bal somaliyey commentiga igu reeba
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 18 күн бұрын
Heestan jacaylkyga kulankii ugu horeyey ban dhagaysanyey xasuus hargeiesa 21/7/2024❤ Axad Burco❤🎉❤
@wllpedri
@wllpedri 19 күн бұрын
Hadaa qoraalkeyga aragto iisoducee wll😢😢
@TajirAbdalla-b3i
@TajirAbdalla-b3i 19 күн бұрын
Aw?wb nyy
@AliAlioow
@AliAlioow 20 күн бұрын
2024 watch like ❤
@IfraaxCali-v3q
@IfraaxCali-v3q 21 күн бұрын
@hhhy4039
@hhhy4039 22 күн бұрын
😮
@user-zl2fo6fe3e
@user-zl2fo6fe3e 23 күн бұрын
Jah❤
@user-ic5vo3bn9z
@user-ic5vo3bn9z 23 күн бұрын
Yyyy
@farhanhassan4389
@farhanhassan4389 24 күн бұрын
Absolutely 💯 hussein
@MunaCadeey-go9eg
@MunaCadeey-go9eg 24 күн бұрын
Muna siciid ❤❤❤❤❤
@XuseenMaxamed-gk8ro
@XuseenMaxamed-gk8ro 26 күн бұрын
Walalka kolay kutahay baryadu waydaysana 😢😢😢
@Farhia_ali
@Farhia_ali 27 күн бұрын
Hees iyo Bar 2024❤
@enggaleer7815
@enggaleer7815 29 күн бұрын
For those who will watch 2035 come here i.a
@Bomba-m7h
@Bomba-m7h Ай бұрын
08/7/2024 allahayow niin jeeb madhan kajan jeedho xaajadu cawiimadaa jaceelaa , wakhtigu uu samaan dona insha allh
@abdisalamwali1281
@abdisalamwali1281 Ай бұрын
2024 inta dawanaysa❤🎉
@abdihakinibrahimofficial9120
@abdihakinibrahimofficial9120 Ай бұрын
Waan dhagaysanayaa lkn waxaan ka nastay ma,ogi
@aadanfood7473
@aadanfood7473 Ай бұрын
Lov yor❤
@KawsarCali-xx2yd
@KawsarCali-xx2yd Ай бұрын
Heeestan xasuus gaaray igu ledahay😢😢😢😢
@user-ni8ux3sy4k
@user-ni8ux3sy4k Ай бұрын
We love you dhulkeygii gedo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Ай бұрын
Qofba waxbuu kanastee Anigu xabsi aan kujiray 14 sano baan kasoobaxay kanastay Alx😢 allow inta dulman ugar gaar sikastaba xaalku ha ahaadee😢❤
@Layalaxmed
@Layalaxmed Ай бұрын
Qali xabsi cashaq miys😢
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 Ай бұрын
@@Layalaxmed My huno🥲
@ashonero6293
@ashonero6293 15 күн бұрын
Aamiin yaa rabbii
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 12 күн бұрын
Zxb kula mid ayaan ahay, ana xabsi waan kassoo baxay inkastoo aan kaa waqti yaraa ee Alle inta dulman haka saaro dulmiga
@user-ej3bt7kr1g
@user-ej3bt7kr1g 5 күн бұрын
Abayo alxmd hadi ad. Kasoobaxday xabsigi
@axmedsalah4588
@axmedsalah4588 Ай бұрын
Who is still here 2024❤🎉
@SalatIsmail-dt2fu
@SalatIsmail-dt2fu Ай бұрын
I like this song..I could listen to it like 10times
@garaadmire7380
@garaadmire7380 Ай бұрын
Midooba somaliyey oo dalkiina aamina is aamina oo weel wax ku wada cuna colaada iyo qabiilka iska fogeeya reer hebel fogeeya barwaaqada la soo baxa badiina iyo barigiina difaacda ninkii inuu madax noqda rabow ogow maaha qabiil midka aad ku noqon kartid waa rabitaan shacabka somaaliyeed qabiilkagu waxba kama dhigi karo somali aabo ma u noqon kartaa jilac iyo jareer
@MustafaAhmed-cb4hq
@MustafaAhmed-cb4hq Ай бұрын
Heestan mar bey xusuus noqon doontaa oo 10 sano kasoo wareegan doontaa, aduunaa, Ilahow noo naxariiso
@AhmedAbdi-vu4qp
@AhmedAbdi-vu4qp Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaa,Aallaa
@bashirmohamed9991
@bashirmohamed9991 Ай бұрын
Fanan cod macan noolow miraale reer jigjiga