Masha allh wallo aad ugu mahadsthy sida quruxda badan usoduubtey
@salemanahmed54092 жыл бұрын
Asc wll waxaan u baanaan laheen in aan helno meel aan si toosa kaala soo xiriirno oo aan comments ka aheen Waxaan akaaga mahadcelinyaa in aad soo bandhigtay fiditaanka caasimada lkn waxan codsan lahaa hadii ay suuragal thay in aad noosoo gudbiso xaafada weeydow iyo jidcadayaasheeda