Abti Liibaan iyo Ali Harare "guurka hablaha Morocco wareysi kulul iyo karbaash"

  Рет қаралды 42,916

Xogmaal Media

Xogmaal Media

5 ай бұрын

Abti Liibaan iyo Ali Harare "guurka hablaha Morocco wareysi kulul iyo karbaash"

Пікірлер: 324
@user-fw5sl3sq2y
@user-fw5sl3sq2y 5 ай бұрын
Adigoo kale Hablaha Somaliyed Wlhi ducay kugu darayan hadaad ka tagto ayaa ku tabaya " Aniga ayaa ku faano Hablaha somaliyed hadh iyo habeen cidna ma bar bar dhigi karno hada iyo bari ma Suleekha, Koos, Xalimo sacda iyo Qureesh❤❤ ayan ka tagi kara waa maya 🥰
@halish751
@halish751 5 ай бұрын
Jah boqorkena❤
@caishanuur9712
@caishanuur9712 5 ай бұрын
Nin karmed ❤
@falisa576
@falisa576 5 ай бұрын
Ilaahoow noo dayso rageena Somaliyeed wanaga badan
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 5 ай бұрын
Mashallah walalkay
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@user-vh8hy6bz5p
@user-vh8hy6bz5p 5 ай бұрын
Wlhi ali haraare kan meepbuu inaga saaray allehuku barakeeyo
@MonetaMax
@MonetaMax 5 ай бұрын
Jecliya emotional damage kan Thank you cali xarare ❤❤
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 5 ай бұрын
Thank you harare ina adheer you are our best brother gesi gesi dalaay buri waxaan buraan
@bellaguul840
@bellaguul840 5 ай бұрын
Somali people are so smart and brilliant. I am so proud to be 💯💯Somali and never marry anyone else.❤❤❤
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 5 ай бұрын
😂😂😂 are you be sarcastic
@Deqa77
@Deqa77 5 ай бұрын
Thanks cali xaraare from 🇬🇧
@Vdhsjeiwijjjxiee3
@Vdhsjeiwijjjxiee3 5 ай бұрын
ما شاء الله عليها البنت الصوماليه ربي اعطاها قوه تحمل بنت شريفه وعفيفه ما شاء الله بنات الصومالي الله يحفظ امهاتنا وبلدنا الحبيب يا رب❤❤❤❤❤❤
@hamdisardeye4466
@hamdisardeye4466 5 ай бұрын
Oo qofkaan miyuu xanuunsan yahay marka la xanaaneynaayo ama loo qubeynaayo Subhanallah lazynimo heerkaas, walal noocaagaan hadaa gabar somali dhaaftid duco kuugu daraynaa ✌️
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@LexlutherVII
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 5 ай бұрын
Gabdhaha somalida aduunka wax ka fiican maba jiro nimanka moroko nagaha u donanaya wa niman wareersan stress ku dilaacay 0000 ah 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@ayannur9480
@ayannur9480 5 ай бұрын
Kuwa waa gabdhahii hore @@LexlutherVII
@maydal6037
@maydal6037 5 ай бұрын
Liibaankani yaa wax u sheega, tiisaba daryeela ayaa tukalena ku dara, kharashka yar ee aad sheegtay kabid maxaa dhacaya, Is waydii . Waa loo yaaba ❤❤❤ haweenka somaliyeeda way nasandoonaa inshallah, markay ka tagaa ma tashade miidhan, oo aan waxba ku soo koridhinayayn.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 5 ай бұрын
Mid ay dhis qabta rabbi ha kugu irsaqo caasiyohow Aamiin yaa rabbi.
@zakcade1314
@zakcade1314 5 ай бұрын
Hhh adiga ma is baartay.
@axlaamali7560
@axlaamali7560 5 ай бұрын
Absolutely wllhi hada guurkena wangsanyahay ❤️‍🔥💯intii handkip ahaa weye wxn bal nin sas uhadlayaa ma nin ah waa sick 🤣😹wariyah well done libaaxbadthy🦁🥰
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 5 ай бұрын
Ha socodan safar salmo faraax lugo basto
@abdulahihirsi5914
@abdulahihirsi5914 5 ай бұрын
Wale Anigo Xalimo Ujedo Ajanib Mahaweysto viva Halimo 😍
@sahroali2547
@sahroali2547 5 ай бұрын
Cali harare thanks
@suadmire7450
@suadmire7450 5 ай бұрын
Asc Mashaallaah ali allahakubarkeeyo amiin amiin ❤❤❤
@ayseyasar9144
@ayseyasar9144 5 ай бұрын
Wlhi kartida ay gabdhaha somalida leyihin adunka gabar leh majirto maalinti $2 aa biil ahan u sineysin saas e tahay nadafada cunta macan iyo adeecid a u dheer e alla ka cabsada gabdhaha xaq haka galina
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
Qaybtooda dhaawacaa baa is aruursatay 😂😂😂😂😂😂😂 Qoftayda anaa og faa'iidada aan ku qabo😂😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂 Hanti iyo lacag wax weyn maahan ❤❤❤
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 5 ай бұрын
U sheeg😂
@halish751
@halish751 5 ай бұрын
😂😂😂😂soma ahn
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
@@halish751 haaye haaye wllo
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
@@maskiintiialleinaahmed733 hye 😆 🤣
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@sahroali2547
@sahroali2547 5 ай бұрын
Marka hore caloosha iska jar abti liiban
@user-sn1gn6xg6e
@user-sn1gn6xg6e 5 ай бұрын
Masha Allah Cali
@user-sn1gn6xg6e
@user-sn1gn6xg6e 5 ай бұрын
Allahu Akbar wax jira moog waaye liibaan
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Waxbaa lacunay. Waxbaa kadhacay. Waanala caayaa. Waanala ciilay. Taga balaayo bakhiiliin ah.😂😂
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 5 ай бұрын
Gabadh somaliyed adunko dhan naag gadhaysa ma jirto Gabdhaha somaliyed wa gabdho naadif ah oo isku dhiig tihin isku dhaqan oo walasha ah Viva🏆🥇gabadh somaliyed 🥇🏆 Anigu mid an ahay dumarka kale ajnabiga,naag ma modo
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 5 ай бұрын
thank you ali for defending the somali queen
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@5thavenue580
@5thavenue580 5 ай бұрын
Abti liiban for president 😂🎉🎉
@hodmandaad4262
@hodmandaad4262 5 ай бұрын
Allow na dhafii kan o kale 😂
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 ай бұрын
Kkkkkkk XALIIMOS u duceeya wllkeen .
@faisasaciid624
@faisasaciid624 5 ай бұрын
Alla liibaan waa la jafay shaly isagoo leh ani gabr somaaliyeed baa laygu og yahy shiirkeeda bes
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 5 ай бұрын
❤❤❤
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Wariye Cali hilfaha u qaadey wallaahi Masha.Allaah
@falisa576
@falisa576 5 ай бұрын
Masha Allaah cali xaraare wallhi Wad ku sugtay su'aalo kaga yaabisay Liiban sidu' u hadlaayo waxad mooda Inay ka so bexeen dhaqan celis o kale Wu is ceebeeyey oday liibaan in naloo Qubeeyo ban rab naa ku yeh. Anigu waxan u arkaa ragaas Morocco Isku guray inay raban inay Isir badal Somaliyeed ay tahay sheekadodu Wayo kamay fakarin mustaqbalka Ilmaha ay dhali doonan.tankale So lagama yaabo naaguhu inayba Nimanka somaliyeed u guursanayaan Haku dhoofiyo' o kaliya wellee idinka Ka shalaayi doono
@QaliAli-rd6ro
@QaliAli-rd6ro 5 ай бұрын
Muxuu yahay qiimaha ad leedahaY oo aad gabdhaha somaliyed wax uga sheegtaa adigiibaa afkaaga iyo gacantaada controli la' oo caloshadii iyo futadaadi qaadi la
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 5 ай бұрын
Masha allah gabdhaha somaliyed waxa dhihi lahaa hambalyo 🎉❤ 2023 io 2024 waxe no ahayd sanado qurux bdn halkas ka si wada yaan la joojin raga somaliyeed waxe bartayn nag carur lagu dayaco bilka laga jarto anaka dhan hoyo naso korisay w Waxa ku so kornay nolol agon waxba dhamin ayako jogon abayasheena anigan manta darayn abo nimo iguma jiro wayo waligay ma anan arag dhib io gumeesi hoyoyinkena horay u so maray anaka hadan nahay dhasha manta wan didnay in nala dhibateyo
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 ай бұрын
Gabdhaha marocanku raga sida la arkay u eg bay haystane siday idin oshanaya
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 5 ай бұрын
Hablaha Morooko ma sahlana mana aha timir xabaal taala, waa in aynnu own race-keena ama asalkeena ilaashanaa hablaheena wanaagsan dhawrnaa, ku hagnaa guurka iyo mustaqbal ummadnimo tan ugu habboon. Wixii ka soo hadhaa waa shimbirayahoow heesa.
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 5 ай бұрын
Maajhi Diid❤
@axlaamali7560
@axlaamali7560 5 ай бұрын
Wa homeless nolozha kadhacayy ooo usobaxay ceyda hablaha somaliyeed dhandhaan dhiman ah sick weyaan well done haraare 👏🏾👏🏾👏🏾
@Yerrpop
@Yerrpop 5 ай бұрын
From Tigray to Moroccan 😂 kkk
@1sheegou493
@1sheegou493 5 ай бұрын
Nin walba oo marocco guur u raadsaday waa rag ku fashilmay guurka noloshane ka dhacay
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 5 ай бұрын
ABTI LIBAAN IYO INTA CAGLIGA XUN EE FIKIRKISA AMINSAN IWAYDIYA CANUGA NAG MAROCAN AH KADHALLO YA ABTI U AH GABDHAHENA OO AH CARURTENA OO AH HOYOYINKENA MAD CAYNAYSIN OO WADA XUN 😢😢 SUBAXANALLAH
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 5 ай бұрын
Waa nin dogon ah oo bila caqli ah wale waxan uu baqaya walidki dhalay ama dadku kaa dhashay oo dawanaya
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@sahraismail2230
@sahraismail2230 5 ай бұрын
Libaan wuu waashay maalmahan duumarka soomaliyed ayuu ad u caayaa qoofka maarku faashiilmo waa iska saas de🙆‍♂️🙆‍♂️
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 5 ай бұрын
Dee wala kaa carafe Libyan buraan oo biriq
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
Idinku ma urur bakhayliina baa tihiin lacag bay idinkaga dhagtaye Ma qumays la'aan baa idin haysa marka laydiin qumaynayo Mise handcup baa tihiin Intiina dhibanahaa ma nafis raadis baa maroco u aadaysaa😂😅😅
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waan fuuray wlhi
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 5 ай бұрын
Allah run badanidaa 😂
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 5 ай бұрын
@@LexlutherVII 😆 🤣 😂 balla ku cayaadhay
@abdisalaan6226
@abdisalaan6226 5 ай бұрын
anaga fegtam wanihin mansha allaah boqorad ayaa ii joogto adaa biriqa
@khadraali8373
@khadraali8373 5 ай бұрын
Nincalole oo afkiisu urayo nadaafadlahayn madoow oo ilmocadraadinaya hadhowna cararidoona warkalaan sugayna mardhow
@ahmedalimahamuud7136
@ahmedalimahamuud7136 5 ай бұрын
Sidaan ayey usoo fadhiyaan mar hore ayaan ka shiraacanahay cid aan u soo noqoneyno ma jirto
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 5 ай бұрын
Ali haraare waa asiibtay wallahi
@QaynuunKahe
@QaynuunKahe 5 ай бұрын
Ilhey afka kama goyo ali harera
@sahroali2547
@sahroali2547 5 ай бұрын
Cali haraare wan ku wataa qofku ma curyaanba
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 5 ай бұрын
Angu kuwa kuma jirno wxnu hysna hablahyga duriyada dunta-xariirtiyo daadaxda Isaaq ❤ idin jeclina illhw nokiin xfid Niman idinla dhalan ba morroco u donta mid dhididkedu toon uro 😂😂 Viva Lander--girls ❤❤❤
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 5 ай бұрын
@@LexlutherVII hanoola iman dhqnxùmdii rer somalia 😂 mgca somali siwlba wd u ceebyseen wlhi wxd tihiin nijasta lyska mydho 👈
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 5 ай бұрын
Ya rabaa niin oo maskaxdisa like 2 years old oo buran no aqli horey usoco abti liban duco na waan kugu Daren’s please byee👋🏼👋🏼👋🏼
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 5 ай бұрын
War Soomaaliyeey u daaya ragani gabdhaheey doonteen waayo qofkii dab ku dhahaa waan ku dheelayaa daalama dhaho asagaaba iska tuurayee Tan kale nin xoolihiisa ilaashan waayo makula tahay in xoolo qof kale u illaslinayo taana intii wax fahmaysaa way garan kartaa Tan 3aad geedkii degdeg lagu goraa deg deg baa looga dagaa Tan 4aad ragu haduu dumsnyahay hablahuba waa dul ma yihiin ee nin walbaa iyo gabar walbaaba haisisaxaan Tankale doqon baa dadkiisa dareensado kheyr ka Alle haynawada waafajiyo hana nawada barakeeyo Aamiin Yaarabi Liibaan iyo inta lamidaba waa neef qowracani geeda kama waabto.
@user-ht3en2et8k
@user-ht3en2et8k 5 ай бұрын
Dibiro fawga dibiro😢😢very sad for morroco’s girls
@MichelbastosBastos-kc5mj
@MichelbastosBastos-kc5mj 5 ай бұрын
Anaga rer Djibouti ahan maroc waxan uu tagna jamacad iyo formation militaire ahan ba labadas ba uu tagna sani ba sunaqana marocaga dumarkan ad shegaysana wlh bilahay sax iyo man ba isku naqana horta dadka in fican iyo in qolocan ba way leyihin lkn maroc rer Djibouti ba niga yaqana marka horta tumasho iyo raxo uu daaa bro lkn somalidan rabat iyo Casablanca uun ka baratay maroc war wa 12gobal maroctu aniga jamacad 2009 u tagay 2016 naa milleri ahan laygu diray 12 fez merknes draa-tafilalt souss massa guelmim oued noun laayoun sakia el hamra dakhla oued eddahb tangier tetouan al hoceima beni melllal khenifra orintal waxaso dhan bay rabat Marrakech un kabartay ba kule maroc ba tagaya kkkk
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 5 ай бұрын
Haa la yabin gabdhihi somaliyey aya nacay marka marmarsiyo ayu kaa dhiganaya waa bila caqli
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 5 ай бұрын
Waryaa faraxyaal anaguba waan idinku daaley yahuu
@user-sn1gn6xg6e
@user-sn1gn6xg6e 5 ай бұрын
Alalhi coast Cali harari waad iiga qosilisay kkkkk😂
@burhaanxaashi7465
@burhaanxaashi7465 5 ай бұрын
Nin buuran caqli malahan😢
@Deqa77
@Deqa77 5 ай бұрын
Bye Abti Lii
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 ай бұрын
Ali Harare Umadeena Maaha Cid Hadal Ku Gaadha Lawaa😂 Idinku Ma Urur Bakheylinaad Tihin 😂😂😂😂 Intooduba Waa In Dhaawacan 😂😂😂
@kafiosaid746
@kafiosaid746 5 ай бұрын
Kkk ha biqlayso group cabdi qasaaro yaal idin ko so qaylinaya ayaan arkin gabdhaha marrocan ayaan aqanaa wey idinka adeganayaan meyna idin barxayaan kkkm❤
@user-ix3ms2po8z
@user-ix3ms2po8z 5 ай бұрын
Ayan dhaxdasna waxa ladhahayi tikree aya lahelay Hadana ma maruka aya nokenten gabar somali iga badan aniga mid an ehen wlhi ima muqato
@MonetaMax
@MonetaMax 5 ай бұрын
Nin Somali adunka waa nimanka ugu liita dhinac kastaba ,gabdha marocanta ma wuu umaleyay raqis
@ladanahmedofficail
@ladanahmedofficail 5 ай бұрын
😂😂😂 qof iskal gaariwayay oo jirkiisi qof dhaqo uraadinaayo
@Young_Yu
@Young_Yu 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@iceon-you
@iceon-you 5 ай бұрын
Liibaan is ok...funny guy
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 5 ай бұрын
War wuu naga waashay abtigee faataxada iisaara abti liibaan hhhhhhh
@thinkabout.2504
@thinkabout.2504 5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk intii dulmaneed baa is aruursatay kulaha🤣
@MAHADALIAWALEH-ss3zn
@MAHADALIAWALEH-ss3zn 5 ай бұрын
this guy is funny really
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 ай бұрын
Ballo idiin qubeyn weyday ma curyaan baa 😂
@istahilcabdi2149
@istahilcabdi2149 5 ай бұрын
Ar Ali haraare dhib bad naa 😂😂😂
@saidegal4110
@saidegal4110 5 ай бұрын
Inferiority complex, all respect to beautiful Somali queens but I think Liban is joking around 😂
@qarawe07
@qarawe07 5 ай бұрын
waxaas waa shaqadiisa waa madadaalo 😂
@abdirahimmussa2708
@abdirahimmussa2708 5 ай бұрын
Waa reer xamar walalen
@rruweydaone2049
@rruweydaone2049 5 ай бұрын
Somali walahi waa qosol miidhan sideen u guursan karaa qof aanan garanayn asalkisa ninka somaliga ah walayso ogaanaya haduu xitaaa bari waashay Lakin ajaanib aanad garanayn background kiss isn't easy armuu juudan igu noqdaa
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 ай бұрын
kk, sill Fircooni gudan cid ma rabto 😂
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 5 ай бұрын
😀😀🏃
@sahroali2547
@sahroali2547 5 ай бұрын
Waa gartiiyoo isma gaaro
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 ай бұрын
Xaliimo Ilaahey ha inoo daayo dadkani riyo ayey ku nool yihiin nin iyo naag mutual respect ayaa guriga lagu dhaqayaa ilaahey gurhaya muslimiinta ha wanaajiyo.
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 ай бұрын
Adoo walan bad soo noqon falalooyal weeyan dhibtiina wax hanaga siinina marka lacgta idinka furtan ha soo oyina
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 5 ай бұрын
There will positive and negative. There is men who are already crying due the loses they had already experienced unimaginable trial and tests with marrocco marriages.
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 5 ай бұрын
Waxan ogyahay wiil hada ka hor guursaday gabar marokan ah oo ay jamacada isladhiganayen markay maqlen nin madaw oo somali ah baa guursaday way washen gabadhi qabri bay u qoden waliba aabe iyo hoyada
@HalimaMohamed-mz7oc
@HalimaMohamed-mz7oc 5 ай бұрын
Ma disable baa tihiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn 5 ай бұрын
War kuwa dumrka ciilay horn iyga niyad jabsan abti liiban sixun lo galy isga gar ayu u leyahy midu africa ka kaxeya saxbkii kala waregay odayga wa wayel wax u naxa wayay ha u qawanina kuwa kale le qoq u baxy
@omarabukar568
@omarabukar568 5 ай бұрын
Hhh waa xanuunsan yhy kan walahi waligeey kuma fakarin gabar aan soomaali eheen xaliimo uusbuuraad igu og thy
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 5 ай бұрын
😂😂😂😂...Ali Harare is a legend! These are victims so let them go to Morocco lol!
@khadraali8373
@khadraali8373 5 ай бұрын
Kan calooshi iyo candhadiibaba isagadarmade muxulatagay ismaba arkee beenta jooji
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 5 ай бұрын
Yaa yiri kan waa mj waliba cumar maxamud halaso cadeeyo ninka inuu yhy dhalad
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Niman wada calaacalaya nagasoo batay 😂😂😂. Morroco sheegteene China xataa aada
@foos81
@foos81 5 ай бұрын
Asc cali xaraare iyo abti liiban Walahi waa qoslay😂war hooy abti liiban dulmiga aad sheegeyso cashar ka baro😂
@sahroali2547
@sahroali2547 5 ай бұрын
Waa bakhiil waxna wuu rabaa siday ku qabanaysa
@munahussein9687
@munahussein9687 5 ай бұрын
Xamam buqarka gabdhaha ka shaqeyo, ninkasto weyu qabeyan, oo sax ah marka dhaqan majero ee la sucda aniga weydidey mar an fasax u tagay oo an ku iri hadow rag yimado ya u meyro waxey igu dhehen anaga,wala yabay wa gabar yar waxey igu tire ninkeyge sedas ayan ku kala tagnay shaqadan joje ayu igu yire ana wan didiay, xalka wakas ragow ka joga.
@bilana289
@bilana289 5 ай бұрын
Aduunka waxa ka dhacaya ee gaal iyo islam la yaaban yahay Somali ma guur ayun bay ka sheeekeyn waar wixii is doona ha is guursadan
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 5 ай бұрын
Moroccan aa war maldivian guursada hadaad rabtaan who cares
@waainnablue3370
@waainnablue3370 5 ай бұрын
Waley ka Tahey anoo Gabar Soomaliyee Joogto in aan Shisheeyey Guursado.
@kowsaribrahin8053
@kowsaribrahin8053 5 ай бұрын
ma awoodno in aan ideen maydhno yaaa huuu
@saharoali8163
@saharoali8163 5 ай бұрын
Maqubeystan wax micneh leh meshgayo
@fardosa1236
@fardosa1236 5 ай бұрын
Nin soomaali ma isagaaba meher dhiibi jiray
@maandeeq0smanhussein599
@maandeeq0smanhussein599 5 ай бұрын
😂😂😂
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 5 ай бұрын
Waa rag bila khalsoniya
@fartuunahmed-kf2xj
@fartuunahmed-kf2xj 5 ай бұрын
Lakin runtii gabdha qalad ween laga samey nayaa meqaa gabdhaha qaar raqiis lagu gursaday meqo ayaa biil xumi heysaa oo gurgoda joga marka gabdha isku duub yana laga dhigin
@farhiomohamed2666
@farhiomohamed2666 5 ай бұрын
Walaal nimana MA laga helaa?
@Happy-go-l
@Happy-go-l 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 5 ай бұрын
Walaahi wali maan arag nin soomaaliya oo meher siiya dumarka soomaaliyeed wax ku yidhaahdaan markay furayaana waxay yidhaahdaan meherkii Naga saamax hadaad warqada doonaysaan markaa kuwaanay furina waxba ma siiyaan Markay dhintaan ayay kii eaxa haysta xaqiisa laga siiyo waliba ay islaantu gabowdo markaa meherna ma siiyaan Idinkaaba hablaha baabiyay oo bilaash ku guursada waydin arki marka la idin soo dhaco insha alaah kii guursadaana caruurtiisa dib u arkimaayo sida dab casar oo kale
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 5 ай бұрын
Nin xayi ah sidee loogu qubeeyaa?
@mucjisoxaaji2146
@mucjisoxaaji2146 5 ай бұрын
Abti Liban Waa Ogyahay inuusan Heleen Gabar Soomaaliyeed Miskiinka 😂😂
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 5 ай бұрын
Ad oo weyn wayo sidi uu yalo firi waa bila caqli ah
@ahmedshariif3732
@ahmedshariif3732 5 ай бұрын
Yaraanka Guriga yaa kee sxb ????
@user-dk8yp6kx4n
@user-dk8yp6kx4n 5 ай бұрын
Sidii hundiya baa leydin soo ceyrinayaa
@lovelyhanahashi
@lovelyhanahashi 5 ай бұрын
🤣🤣🤣 cali 👌
@user-le2fg4rp6o
@user-le2fg4rp6o 5 ай бұрын
Asc dumarka maroko mscadydan afku car ayad moda ama bulacad
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@TalaaboDheer
@TalaaboDheer 5 ай бұрын
The reality is mise xaqiiqda ba raga somaliyeed in ay dumarka somaliyeed jecelyihiin ee laakin waxaa se dhacday in dumarkii ay wax walba adkeeyen In ay codsadaan lacag xad dhaaf ah iyo dahab iyo caroos ay boqortoyada galaada xitaa aanay dhigan in ay dhigtaan Teeda kale waxa intaa dheer in ninka aysan ka dambeenin iyado ay diinta fartay oo xitaa ralinimada ninkeeda ay tahay sabab ay janada ay ku qali karto hadana aysan ka fikirin wixii isaga uu dan ah ayada aya ba ku danaysanaysa wa dhibaatada maanta taala wa na shay laga xumaado gabdhaha somaliyeed waligeed bay gob ahayeen oo hooyoyinkeen ba goob joog uu ah hadana jiilka maanta jira wa wax kale gabdhaha
Qiso la yaab leh: Dabcasar oo guursaday haweeney Morocco u dhalatay
21:08
Daaci Saalax" Dumarka Waa Cheap (Raqiis)
5:23
Universal TV
Рет қаралды 16 М.
Please be kind🙏
00:34
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 190 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 113 МЛН
Barnaamijka Weydiinta Bulshada HCTV Laascaanood Iyo Umalkhayr Cawad
13:48
WASLAD Abti liibaan Vs Ali Harare yaa la gaaday "Camerada Qarsoon"
19:56
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 42 М.
Hadal jeedintii Danjire H.E Ambassador Abukar Dahir Osman
18:28
Xogmaal Media
Рет қаралды 7 М.
Muxuu yahay Dastuur,Af-Somalise muxuu ku noqonayaa?
21:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 29 М.
Khudbadii Ilhan Omar iyo xafladii todobaadka xoriyadda Soomaaliya
6:44
Where are you from?
0:13
ARGEN
Рет қаралды 4 МЛН
Vampire Girls FIGHT Over Boy 😈
0:32
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 9 МЛН
Only Harley Quinn doesn't dislike the Joker's shortcomings#joker #shorts
0:17
Do you like icecream?
0:21
dednahype
Рет қаралды 10 МЛН