(ALI) OO FARXAD AYU LA OYAY ?

  Рет қаралды 84,081

MY RAJO

MY RAJO

2 жыл бұрын

Пікірлер: 206
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 2 жыл бұрын
Masha allah habo macan happy birthday 🎂🥳🥳🥳🥳farxada waarato ku rajeyna habo mcn Ali
@shukrigarane6388
@shukrigarane6388 2 жыл бұрын
,
@umumuscab3015
@umumuscab3015 2 жыл бұрын
Maashaa allaah muniiro qof diinta kudheer alaah hakuu barakeeyo ilmaha iyo xaajiga dhamaan khayrbaan idiin rajaynayaa ❤❤❤❤❤
@maryumamohamed7761
@maryumamohamed7761 2 жыл бұрын
Masha Allah walaahi ilin ayaa iga imaadey hooyo macaanto wax loo dhigo malahw Hooyadeyda macaan waan ka fagahey hada Abayo muniira Allah kuu xafido familkaaga aduun iyo aaqiro insha Allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Mashaa Allah, cimri dheer oo cibado leh Ali, hore u soco❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@farhiaelmi2855
@farhiaelmi2855 2 жыл бұрын
maashaa allaah HAMBALYO Ali ABDIRISAK inshaa allaah sanadkan kisa kale habo farxad iyo cimridher ku gaar abaayo muniro adiga iyo qoyska dhamaan waan idin slm farxad ku waara inshaa allaah
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388
@rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 жыл бұрын
Masha Allah Dhalasho wacan habo & Edo cafimad dheer & cimri dheer insha Allah Sanado badan farxad ku waar🍁
@shadiaabdulrahmanahmed8299
@shadiaabdulrahmanahmed8299 2 жыл бұрын
Masha allah abayo muniiro yaran ayad kudhashay ilmahaga iyo adi wad islegtihin allaha ku xafido 💖💖💖
@amalabdullahi8566
@amalabdullahi8566 2 жыл бұрын
Mansha Allah walaahi wa video qurxoon wanku Wana ku so biiray abaayo the first video I started subscribing you dear keep going.
@musaafirah999
@musaafirah999 2 жыл бұрын
Masha Allah sanado badan oo farxad iyo caafimad iyo cibaado wanaagsan Allaha idin wada siiyo
@mashfamilycooking13
@mashfamilycooking13 2 жыл бұрын
Masha allaah good Mather ilaaheey cimri dheer iyo cibaado
@fatmacookingbeuty
@fatmacookingbeuty 2 жыл бұрын
Masha Allah ilahey ha ku barakeyo my rajo pin igu sharaf
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 2 жыл бұрын
Masha Allah happy birthday 🎉🎉🎂🎂💖💖💓 Hoyoo mcn qeer Àllah siyo inshallah 🤲💕💕💕💕💕
@simplymum5029
@simplymum5029 2 жыл бұрын
Maasha allaah habaryar cali abdirisaq wax badan joog oo jir cimri waaro iyo cibaado suuban love you my family ina abshir cusmaan.
@ugasohaji
@ugasohaji 2 жыл бұрын
9 February 199. Anaa dhashy Qof hambaliyo ima dhihin 🥺 Happy birthday 🎂 🥳 🎉 🎈 🎁 🎊 Hambaliyo cimri dher cibado suban cafimad tam ah insha'allah
@sahroali2647
@sahroali2647 2 жыл бұрын
Hambalyo hooyo gabadhayda isku fac tihiin
@laylaahmed1937
@laylaahmed1937 Жыл бұрын
Hambaliyo 🎉😂
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 жыл бұрын
Masha Allah Alle ha idin barakeyo dhamaantiin 💖💋 rabiyow noo xafid hooya mcn 💋💋💋💋💋
@hawodheyman5468
@hawodheyman5468 2 жыл бұрын
Masha alah habo mcn cafimad kunolow dhalasho wacan
@raaxoosmaan9727
@raaxoosmaan9727 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha idin xafido adiga family quruxbadan
@hamdidaahir1382
@hamdidaahir1382 2 жыл бұрын
Masha allaah Rabi ha idin barakeeyo
@kayftahlil4461
@kayftahlil4461 2 жыл бұрын
Manshallah allah ku barakeeyo Ali yari habo soo barabaar May allah protect you your family inshallah Happy birthday to you i wishes you have happy life inshallah
@ifrahahmed419
@ifrahahmed419 2 жыл бұрын
Dhalasha wacan habo cimri dheer iyo cibaada suban ayaan kuu rajenayaa
@batkanageeye1980
@batkanageeye1980 2 жыл бұрын
Asc muniiro alle sanad guurada wiilkaaga sanad barakeesan adigana caafimaad dadaal kaaga hakula garab galo aamiin dhamaan caruurta
@amranahmed1896
@amranahmed1896 2 жыл бұрын
Masha llaaah abyo alaha kuxafido caruurta
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Mashaallah CALI hambalyo hambalyo dhalasho wacan. Happy barthdey to you, gratulerer.
@ayuushcumar8961
@ayuushcumar8961 2 жыл бұрын
mashalhaaa allhaaa abaayo caruurta alha ku dhaafo aamiim yarabi
@nadiifoshuceb5550
@nadiifoshuceb5550 2 жыл бұрын
Masha alah alaha idin barakeyo aamiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Munira hooyo qaali ah Mashaa Allah guuleysta dhamaantiin❤️🌹
@saynabjama2038
@saynabjama2038 2 жыл бұрын
Masha Allah mamo fiican ilhay haku xiftiyo
@falisabdi2866
@falisabdi2866 2 жыл бұрын
Mashaa allah Ali yare habo dhalasho wacan 💖💖🎈🎊🎉🎈🥰🥰🥰❤💯
@zamzamdaahir4039
@zamzamdaahir4039 2 жыл бұрын
Masha allaah alle haku xafiddo cimri dheer cali
@nasrayuusuf5555
@nasrayuusuf5555 2 жыл бұрын
Masha allah habo qaali waligaa farax sanaaw dhalasho wacan
@mudanahmed3826
@mudanahmed3826 2 жыл бұрын
Masha ALLAAH manta ani 1 noqday xataa madhmameysan video
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
Mash Allah hapo Ali happy prith day Muniira xoog xoog ban ku jecelahay Adiyo dhmn family gaaguba farxad ku waara💝💝💝💝💝💝
@hamiofficial9884
@hamiofficial9884 2 жыл бұрын
Dhalasho wacan habo mcn cimri dheer iyo cibaado suban Alle haku siiyo 👏👏👏👏👏👏🎂🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️
@sahraabdullahi5316
@sahraabdullahi5316 2 жыл бұрын
Watigo oysesay manta abayo muniro Masha Allah inolada intay nulol jerto aamiin 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤
@fardowsaabdiisack5569
@fardowsaabdiisack5569 2 жыл бұрын
M.a allah idin dhowro reer my rajo🥰🥰🥰
@fauziamohamed7185
@fauziamohamed7185 2 жыл бұрын
Mansha Allaaha happy birthday habo
@amiishofficial626
@amiishofficial626 2 жыл бұрын
Masha allh dhalasho wacan I.a cimri dheer io cibaado suban
@asliali5685
@asliali5685 2 жыл бұрын
Maashaa Allah hambalyo Ali
@munoguure5681
@munoguure5681 2 жыл бұрын
Masha alaah alaha idin xafido
@ubahindho3414
@ubahindho3414 2 жыл бұрын
Manshaa Allah Tabarakalaa 👍
@sumiyamahamed846
@sumiyamahamed846 2 жыл бұрын
Mashallah wll wa faraxada happy birthday habo 🎁🎁🎁🎁🎂🎂🎂🎂🎂
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa abaayo muniiro cali sanad wacan o wanagsan habo mcn 👍🌹🌹🌹❤️❤️❤️🎂🎂🎂🎂🎂🎂🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋❤️❤️
@siciidocabdullahi1130
@siciidocabdullahi1130 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaaraka Allah Hooyanimada waa shey qaali ah ilaahay haku daayo owlaataad waxaa tahay hooyo wngsn m.a hambalyo dhalasho farxada leh❤😘❤🌹😍🌹🧨🎈🎄🌷🌷♥️♥️
@jowharaabdirahman6983
@jowharaabdirahman6983 2 жыл бұрын
Manshaallah Ali Yard Happy Birthday
@amalhebelow8183
@amalhebelow8183 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH INA ADEERTEEY MUNIIRO CADEY KUMA WAAYO ALI HAPPY BIRTHDAY HABO FARXAD KU NOOLOW
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 2 жыл бұрын
Masha allha allha haku barakeyo abayo
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 2 жыл бұрын
Masha allaah allaah kuxifdiyoo
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 2 жыл бұрын
masha allh sanadgura wacan habo 🎉🎉🎉🎉
@gaabsheofficial5159
@gaabsheofficial5159 2 жыл бұрын
masha allah adeer sanada badan oo farxad leh 🎉🎉🎉
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Illaahay ha kuu. Xifdiyo. Aamin in
@murayomohamud2070
@murayomohamud2070 2 жыл бұрын
Masha allh illah hani barakeyo
@raqeyleofficial1146
@raqeyleofficial1146 2 жыл бұрын
Masha alaah ilaah hanoxafido amin
@munaali271
@munaali271 2 жыл бұрын
Masha allaah habo ❤❤❤❤
@shadiaabdulrahmanahmed8299
@shadiaabdulrahmanahmed8299 2 жыл бұрын
Masha allah hambalyo habo ❤❤❤
@fertunali1007
@fertunali1007 2 жыл бұрын
Masha alah ilaahey cumri iyo caafimaad iyo cibaado suban alaha siiyo wiilkena an walidka unahay baarina alaha idinka dhigo
@safiyaxassan5593
@safiyaxassan5593 2 жыл бұрын
Mashaa allaah baarakillaah
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah I laahey ha ku barakeyo
@nimcoosman4838
@nimcoosman4838 2 жыл бұрын
masha alah abayo munira
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 жыл бұрын
M.a abayo muniira manta ana u horeeeyo ilmahaga allaha ku barakeeyo🤲🩸
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
mnsha Allaha muniiro wlshey Somalia heestaa waa qarar .
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs abayo munira masha allha tabarikllha hambalyo hambalyo hawar yar macan cali 🎁🎁🌹🌹❤❤❤❤❤
@haliimosiciid4358
@haliimosiciid4358 2 жыл бұрын
mnsha allhaa alle haydin xiftiyo dhamantiin family qurux badan inolod❤❤💋💋💋
@fatmahassan2920
@fatmahassan2920 2 жыл бұрын
Mansha alah tabarakalah
@maryanhassan903
@maryanhassan903 2 жыл бұрын
Maasha allah hooyo mcn😭😭😭😭😭
@amiiraahmed4513
@amiiraahmed4513 2 жыл бұрын
Illahey waxan aga barayaa inuu kadhigo walaada saalixi ah o anafaco waalidkis iyo muslimita o iyo ciimri dheer iyo ciwaado suubana inshaha Allah yaarbi Amiina
@maryanfarah9868
@maryanfarah9868 2 жыл бұрын
mashlh alaha barakeyo baari alaha idinkaga dhigo adiga odaygaba in badan
@zamzambasay32
@zamzambasay32 2 жыл бұрын
mashaallah dhalasho wacan ❤👏
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
ILAAHAY baari hakaaga dhigo Insha'ALLAH ❤️
@nastexomaxamed7
@nastexomaxamed7 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 жыл бұрын
I agree with you Masha"Allah 👏👏👏long live Monira😘🤲💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛
@fartunhusen8020
@fartunhusen8020 2 жыл бұрын
Masha allah hambalyo habo
@sahroahmet4757
@sahroahmet4757 2 жыл бұрын
Masha allaah
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Maasha alaah tabaarakalaah ilaahoow idin xifdi 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
Maansh allah tabarakallah
@rayaanosman1273
@rayaanosman1273 2 жыл бұрын
Masha allh maamo marna walashey ila dhalaty cimri dheeri cibaado suuban allh kusiiyo cali yare farxad aan dhaman kuwaara abid aniga hooyo mcn teyda alle iga jeclaaday iiigu duceeyaa malinta waye wax dambe hooyo aan dhaho wan waaye allow unaxariiso aniga nogadaba naxariisto
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 2 жыл бұрын
Mashaalaah abaayo
@mamammss8164
@mamammss8164 2 жыл бұрын
Markeey yaryihin waa la weydina maxa hadiyad lagusiyay, isku fikrad ayaa nahay masha allh wexey u abahanyihin ayaan la fiirsada markii eey jaarig noqdaan 3 week kahor aa wiilkeyga 10 jir garay mobile oo usan fileynin aan ugaday naxdin oofarxad leh wuukal badbatay masha allh cali sando badan an urajeynaa
@nasrafarah9136
@nasrafarah9136 2 жыл бұрын
Mashaa allaah.
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488
@hamadsheikhdaahirsheekhcum6488 2 жыл бұрын
Masha allah tabarak allah
@amaalosman8534
@amaalosman8534 2 жыл бұрын
Masha Allah happy birthday to you
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 2 жыл бұрын
Maniro waan ku salaamaya huuno qaali hambalyo hambalyo wiilaka habarayarata uhaya barayahan aawaya abdirisaaq
@maryamdahir3088
@maryamdahir3088 2 жыл бұрын
Walahi wan oyee Masha allah
@aminahassan6494
@aminahassan6494 2 жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊🎊 gratulerer med dagen
@minacooks5829
@minacooks5829 2 жыл бұрын
MASHALLAH HAPPY BIRTHDAY 😁😁
@samruuhaji2813
@samruuhaji2813 2 жыл бұрын
ما شا اللہ 💛🤍
@kawsarcabdi9236
@kawsarcabdi9236 2 жыл бұрын
Maasha alh habalyo wllo
@hibomohamed2711
@hibomohamed2711 2 жыл бұрын
Maansh Allah tabaarka raxaam ❤🙏
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 2 жыл бұрын
Masha allha Muniro waa iga oo sida
@realitydream6229
@realitydream6229 2 жыл бұрын
Masha allah hooyo macaan 😍😍😍😍😍
@rahanoor144
@rahanoor144 2 жыл бұрын
Grattis abyo calosha na hurisy ❤❤👍
@samiiramohamed7496
@samiiramohamed7496 2 жыл бұрын
Maasha allaah 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimaibraim1164
@naimaibraim1164 2 жыл бұрын
Masha alaah allaha idin xifdiyo🥰
@lulelmiafrah2485
@lulelmiafrah2485 2 жыл бұрын
Maasha Allah aayo mcn
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 2 жыл бұрын
Masha alllha wllo
@adnuushabdulahi4380
@adnuushabdulahi4380 2 жыл бұрын
Masha allh hmblyo ❤❤
@ibrahimgeele5882
@ibrahimgeele5882 2 жыл бұрын
Mansho Allah
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
You are best mum in the world 🌎
@ayaanahmed6739
@ayaanahmed6739 2 жыл бұрын
Masha Allha habo macane dhalasha wacan
@myiloveyoumarmr2611
@myiloveyoumarmr2611 2 жыл бұрын
ماان شاءالله الله يحفظك ماما ❤❤
@qaalidali3359
@qaalidali3359 2 жыл бұрын
M.a sha Allah
@naciimonuur213
@naciimonuur213 2 жыл бұрын
Masha alha qali dumar
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 57 МЛН
MAXA KA OHINSIYAY ? MUNIIRO #my_rajo
16:30
MY RAJO
Рет қаралды 75 М.
FARTUN HAPPY OO FARXAD LA ILMEYSAY SURPRISE  AYAA U SAMEYAY
13:56
Fartun Happy
Рет қаралды 62 М.
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 77 МЛН
CIID MUBARAK RER MY RAJO FARXAD KU CIIDA #my_rajo
11:47
MY RAJO
Рет қаралды 127 М.
ISKU DIYARINTA SAFARKEYGA 🥲 #my_rajo
14:20
MY RAJO
Рет қаралды 25 М.
ADNO AYA MANTA SHAQADA IGALA WAREGTAY  RER #my_rajo
10:01
MY RAJO
Рет қаралды 15 М.
DIIB AYEE MAR KALE U MIDOWEEN 11 SANO KADIB ALX … welcome to Malaysia Quen ..
10:49
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
ALXAMDULLIHA MANTA AYA KASO BAXAY ISBITALKA #my_rajo
12:38
MY RAJO
Рет қаралды 114 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22