Dhalinyaro Matahay Daawo Muuqaalkan (Hab Aad $1,000 Ku Heli Karto) - HOW Teenagers Can Make MONEY

  Рет қаралды 34,455

Omar Roshid

Omar Roshid

2 ай бұрын

Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/YWI2AZ7FI5TNG1
Dhalinyaro Matahay Daawo Muuqaalkan (Hab Aad $1,000 Ku Heli Karto) - HOW Teenagers Can Make MONEY
✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
✔️ You can Contact me Here:
► Instagram: / omarroshid
► Email: engroshid@gmail.com

Пікірлер: 159
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Saaxiib nala wadaag Culees ka ugu weyn ee ka haysta inaad noloshaada heerka aad rabtoo gaarto.
@AbdiSalanShueb
@AbdiSalanShueb 2 ай бұрын
Zxp waxaan rabaa inaan helo account tiktok critivity program beta leh si aan ugu maareeyo noloshayda qaaska ah maadaama arday aan ahay walina dhigta schoolka ( dugsi sare ) kaliya waxa ay waalidkayga awoodaan lacagta schoolka kaliya . Waxaan u bahaanahay inaan barto xirfad si aan noloshayda ugu kaafiyo Ee marka iga caawi taas sxp qaaliya ❤
@CadeMucaad
@CadeMucaad 2 ай бұрын
Wahsi intaan waxaa bilaabo baan dhaxada ogatagaa 😢 website blogging itaan samayay aan xogaa articles qoray baan iskadhafay isogoo Google ad's lahayn.welina macod sanin in la ifuro ad's. zxp hal talo ii reeb 😞
@cadnaanbrown367
@cadnaanbrown367 2 ай бұрын
Sxb waxaan ahay arday dhameeyay jaamacad heer degree sidaasoy tahay hadana wax shaqo ah ma hayo waxaana kusuganahay dalka Ethiopia oo bilaa shaqo ah wax IGA caawiya dhanka social media yahana wali maan arag keliya fikradahaaga wanaagsan umbaa hada rajo yar I galiyay waana kaaga mahad naqayaa midaas wllka dhib la'aanta ila dhashay 🙏🙏
@ALMAHDI12677
@ALMAHDI12677 2 ай бұрын
Zhp cod ayaa maskaxdayda ku soo noqonoqda igu leh meel kasoo bax meel wax ka billaabo ma aqaani igu caawi youtube channel kadib anaa is maaraynaya waa codsi zhp waakugu xidhanhy
@RoyalRoyal176
@RoyalRoyal176 2 ай бұрын
​@@cadnaanbrown367jigjiga joga adnh
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 2 ай бұрын
Dhiirigaliye wangsn oo jacel 18toban jirada maanta in ay Billionaire noqdaan waad mahasanthy bro❤
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@lazco__1943
@lazco__1943 2 ай бұрын
You will become billionaire, just keep the working 💪 👷‍♀️
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@mohamedhassan-kv1wm
@mohamedhassan-kv1wm 2 ай бұрын
Marwalba ninkan wuxuu sheegaayo inta og inay been tahay love saarra ❤❤❤
@Hayirproduction
@Hayirproduction Ай бұрын
Nin dhallinyaro ah oo aan xasad iyo xiqdi aqoon guuleyso saaxiib.
@XOG_WARAN_MEDIA
@XOG_WARAN_MEDIA 2 ай бұрын
Mahadsanid zxp Alle hakaaa abaal mariyo
@adiminabdirahman
@adiminabdirahman 2 ай бұрын
I can't thank enough dear leader
@nimcofaacul2638
@nimcofaacul2638 2 ай бұрын
masha allah walal omar aqoon iyo qibrad ayaa Alle kusiiyay mahadsanid
@IkraanAli-uf1db
@IkraanAli-uf1db 2 ай бұрын
Halkaa lagala soo xidhiidha waan ubahanahay
@Super-Motivate
@Super-Motivate 2 ай бұрын
Thankz legend
@BisharBurgal-nn6ph
@BisharBurgal-nn6ph 2 ай бұрын
M.a guulayso ustaad
@HayaatIsmail
@HayaatIsmail 2 ай бұрын
Mnsha alh
@user-mp6ge9is5q
@user-mp6ge9is5q Ай бұрын
wamansantahay ❤❤🎉
@user-sp4ut8qm5m
@user-sp4ut8qm5m 2 ай бұрын
Mahadsanid zxp sare Allaha kubarakeeyo sida quruxda badan aad wax noogu soo gudbiso
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@Qisooyinmedi
@Qisooyinmedi 2 ай бұрын
masha allaah sxb noolow guu layso neh❤❤❤❤❤
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid Guuleeyso walaal
@MrUnderstand842
@MrUnderstand842 2 ай бұрын
Thanks pro keep going
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@MuxyadiinMaxamed-qw1bk
@MuxyadiinMaxamed-qw1bk 2 ай бұрын
Thanks teacher iwill benifit yhat
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@HadiyaMaxamuud
@HadiyaMaxamuud 2 ай бұрын
Waxtahy qofki uhoreyan arko xikmadle horta mawiil batahy😂😂❤❤😊😊😊
@Boqorka1
@Boqorka1 2 ай бұрын
Sxb aad baad umahadsantahay omar roshid,waan sugaa muuqaaladaada anoo markasta channelkaga kusoo noqnoqonaya shukran wll, Waxaan ahay yarkii shuruudaha youtube ku buuxiyey isbuuc iyo xooga. Waad eefi kartaa Wana Kan aan kaaga soo qoray fariinta. MAHADSANID WLL
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 2 ай бұрын
Aniga 20 sano ayan jiraa sanadkan dhaxdiisa waxyaaba badan ayan rajeynayaa sanadkan waxan is leyahay waa sanadkii aad hurdada ka toosi laheyd dhowrkii bilood ee udanbeyay waxan mushahar ahaan uqaadanayay 150$ iyo jajab, qaab macalimnimo buu ahaa balse dhanka ganacsiga inan ku biiro ayan rabaa
@fahadjikoota751
@fahadjikoota751 23 күн бұрын
thanks bro
@Omarroshid
@Omarroshid 23 күн бұрын
Mahadsanid walaal
@Adnaan_Arnold_66
@Adnaan_Arnold_66 2 ай бұрын
ustaad allah hkubsharfo sidaa kugu soo biirayy hami iyo goal ayaa yeeshayy ❤
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@SOMZONETECH6129
@SOMZONETECH6129 2 ай бұрын
Soo booqo channelkaga ❤
@Kingcabdiraxman
@Kingcabdiraxman 2 ай бұрын
Ok🎉
@user-fi4te8mr9x
@user-fi4te8mr9x 2 ай бұрын
Thanks
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 2 ай бұрын
Subxaanallah
@Abdisamed_23
@Abdisamed_23 2 ай бұрын
Intee kala soo xiriraa wlll
@ibrahimafrica4879
@ibrahimafrica4879 2 ай бұрын
Thanks pro
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@IkraanAli-uf1db
@IkraanAli-uf1db 2 ай бұрын
Oo sidee ubartaa
@CabdikariimMaddaale
@CabdikariimMaddaale 2 ай бұрын
❤❤
@naciimobashiir8960
@naciimobashiir8960 2 ай бұрын
Fiver course soo diyaari❤
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Hyeh walaal, mahadsanid.
@Jiilacademy
@Jiilacademy 2 ай бұрын
​@@Omarroshidwalaal in aad koorsooyin ii xayeysiiso rabaa ee iisoo jawaab
@MusaSuudi-nc1bt
@MusaSuudi-nc1bt 2 ай бұрын
omarow zxp waxan ahay wiil yar oo jira 19 sano garab xamalato ayan ahay waxana kunolahay nairopi waxana rabaa ina youtube furto mela kabilawana wan la ahay wlhi
@Muscabtaajir
@Muscabtaajir 2 ай бұрын
zxb talent hadad ledahay youtube waad furan karta muhiimada ma ahn in talent
@user-ps9cz9pq8z
@user-ps9cz9pq8z Ай бұрын
Wll ruuxa joga Ethiopia Kwrn masamay kara lacag
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Lacagta wa lambar wad odhan karta 100k 50k bes lakim course yada xata aya waxna anago nalafahansin lagu odhamaya wad dhamayse wlo shaqo tag wale wayab
@MR.X1Y3
@MR.X1Y3 2 ай бұрын
Legend warsame bade ma shuraaka tihiin😂
@libaaxaleertajiifo3211
@libaaxaleertajiifo3211 Ай бұрын
Mhdsanid sxb
@maahirbiden7973
@maahirbiden7973 2 ай бұрын
Hero man 🦸‍♂️ 👨 🙌
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal guuleeyso.
@user-vq8mr5ez5u
@user-vq8mr5ez5u 2 ай бұрын
1aaad😊❤❤
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@IkraanAli-uf1db
@IkraanAli-uf1db 2 ай бұрын
Fadlan icaawi
@SakariyeCalicabi-ec1hk
@SakariyeCalicabi-ec1hk Ай бұрын
Zhp lanbarkaga iisheg zhp xage kala so xariiraa
@user-nv8lc2hm7j
@user-nv8lc2hm7j 2 ай бұрын
Zxpkey omar aankudaydo 🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@Somali252-s8e
@Somali252-s8e 2 ай бұрын
Guuleyso zxp
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Anu wanba garan wayey shaqada dadkam shegan wali wadodeeda wan fahmiwayey wayo xirfad marka meel ugasho xata siday udhigayan mafahmaysid lacagti walagaqaday wayaab course wadan ado waxba kafahmin kuleyihin salama kushaqayso hada meel an kabilaabo laymatusin sida waye waxoga yaab ya talow ilamida
@haibaacsan9641
@haibaacsan9641 2 ай бұрын
Sxp isoo jwb adigoo rali ah meel aan kaala soo xiriiro miyaa helayaa
@kawakawa4726
@kawakawa4726 2 ай бұрын
Bro mahahdsanid lkn nala nabar xirfada kuu shaqeeyay
@CadeMucaad
@CadeMucaad 2 ай бұрын
Gulayso ustaad 👍
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@user-sports482
@user-sports482 2 ай бұрын
zhb nala wadaaag habka baraha bulshada loga shaqaysto
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Hyeh walaal, muuqaal step by step ah ayaan kasoo sameeyn hadii alle idmo qaabka ugu fudud, mahadsanid.
@dekavimohamedali
@dekavimohamedali 2 ай бұрын
Kkkk umada haka waalin
@user-sd4ns8ol1i
@user-sd4ns8ol1i 2 ай бұрын
Zxp please please please xirfadaha wax nooga sheeg 🙏🙏🙏🙏🥹🥹🥹🥹🙏🙏🙏🙏
@ayuubmaxamedaadan
@ayuubmaxamedaadan Ай бұрын
Graphic design baro hadaa rabtid inaa upwork ka shaqeesatid
@opsiiyecharitychannel.8388
@opsiiyecharitychannel.8388 2 ай бұрын
saxiib waad i dhiirigalisay dhawaan noloshayda wax badan ayaa iska bedali doona waxana noqon doona idam Alleh mid isku filan oo iskii u shaqaystay.
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
insha allah brother guuleeyso.
@luqmqanxasan9821
@luqmqanxasan9821 2 ай бұрын
Noosheeg xirfada aan baran lahayn
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
walaal muuqaal ayaan kasoo sameeyn diyaar.
@quruxsanahmed3834
@quruxsanahmed3834 2 ай бұрын
Wll xirfadaha nala wadaag
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
muuqaal ayaan kasoo wadaa walaal Mahadsanid.
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 2 ай бұрын
Sxb thumbnail i cajabiyay guulayso wll
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@ASMAAABUKAR-qu9th
@ASMAAABUKAR-qu9th 2 ай бұрын
Oooh 😔waa ku daaley wale ani sidaan xirfadahan u heli lahaa oo anigo gurigeyga iska jiifa aan ka shaqeysan laha 😂lacag lee la iga gurta waa ka niyad jabey online market oo dhan wlhi😢
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Ha isdhiibin wali waqtiyaa haysataa
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 2 ай бұрын
Bro as a sixteen years old have ielts certification, and preparing ccna certification, Any recommendations
@hassanmohamed4967
@hassanmohamed4967 2 ай бұрын
Sxpow wax ishegta qab an traffic badan kuheli kara WordPress website ban lahay hadan traffic ban laayahay Shukran
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Walaal Blog traffic ugu fiican waa inaad ka heshaa organic search oo google kaaga yimaada, haddii kale dadka waa inaad adiga keentaa, sida KZfaq videos inaad sameyso ku link-garayso social media ha kale ku share garayso.
@user-pf9mm5rj2p
@user-pf9mm5rj2p 2 ай бұрын
Waad ku maharani thy taladaada
@Mahdisahalvlogs
@Mahdisahalvlogs 2 ай бұрын
Youtoub kasohdl inan furdan rabaa
@Kingcabdiraxman
@Kingcabdiraxman 2 ай бұрын
I.a waan wadaa waxaana rajaynaa inaan meel sare ka gaaro i.a 12:26
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia Ай бұрын
Adu xurfad free nasi an kushaqaysano fadlan aqonta haladhin somalay
@AbdiSalanShueb
@AbdiSalanShueb 2 ай бұрын
Zxp waxaa rabaa inaad igu caawiso account tiktok leh critivity program beta 😢
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, Tiktok account ma sameeyo.
@TaaibaaBaree
@TaaibaaBaree 2 ай бұрын
Aniga.Ayaa.ubahaan.inglisha.maqorikaro
@ALIIRAWXAANI
@ALIIRAWXAANI 2 ай бұрын
Pro noo sheek xirfadaha uku fican eee aan barto
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
muuqaal ayaan kasoo wadaa walaal Mahadsanid
@king_abdalla
@king_abdalla 2 ай бұрын
waxuu ku leeyahay lacag sameey adigoo kaana sameynaaa
@user-YT1BAXSADdile
@user-YT1BAXSADdile 2 ай бұрын
You need become bilinear Allah bari
@TIGER10423
@TIGER10423 2 ай бұрын
Ustaad dropshipping kasoo hadal pizz
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@mohammednashiid69
@mohammednashiid69 2 ай бұрын
Waxaan u baahanah si dhaba in loola taliyo dhaliyrada kuwo wax dhiirigaliya wax waxan samee ay ku odhanayaa waxaa jira cqabado aydan ogayn ma ahan ku sahal looga gudbayo
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Walaal caqabad kasta walaga gudbi karaa xal ayay leedahay, maahan caqabadaha inay ka hor joogsadaan horumarka aad hiigsanayso.
@Axmedkhayre555
@Axmedkhayre555 2 ай бұрын
Waxaad ila so wadaagtaan xirfada ugu macquulsan loo baahanyay 🎉
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
muuqaal ayaan kasoo wadaa walaal Mahadsanid
@fakateshortos
@fakateshortos 2 ай бұрын
🫡
@updalla5396
@updalla5396 2 ай бұрын
Zhp xagee lagala dagaa vedio youtube loo istic malo sidaa do kale
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Walaal waxaad ka heli kartaa kuwa free ah Pexels.com, Pixabay.com
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 2 ай бұрын
SXB MUUQAALKAAN CODKIISU IIMA SHAQAYNAYO OO SILENT AYUU YAHAYE MAXAA KHALDAMAY MISE CILADU ANY I HYSATAA ILLEEN MUUQAALO KLAE KU BAROOGEYAY WAYNA II SHAQAYNAYEEN CODKOODA LKN KAN MAY😢
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Codka wuu shaqeynayaa walaal.
@Barakati721
@Barakati721 2 ай бұрын
Sxb benta nagadhaaf
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Hadal been ah ma sheegin walaal, mahadsanid.
@camaar-mahad
@camaar-mahad 2 ай бұрын
Leek saar waa jib waay
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
@Bushraqal
@Bushraqal 2 ай бұрын
Drawing qof aqan lkn hibo alesiyey oah shaqo ma hela
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
haa walaal waad ku heli kartaa shaqo.
@SalmanAbdirahman-pw5yk
@SalmanAbdirahman-pw5yk 2 ай бұрын
3:24 3:27 3:29
@NUURIYE.
@NUURIYE. 2 ай бұрын
Adiga ma ka samaysaa zxb😂
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Haa walaal, Mahadsanid
@Abdallamahdi-fb1fe
@Abdallamahdi-fb1fe Ай бұрын
Forex kuyaaca dhalinyaro
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
Hadal un ba heysaan iyo views raadis ba tihin
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
walaal qabo shaqada adag haddii aad rabtoo inaad heer gaarto.
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
@@Omarroshid hadal un baa durdurisa sxbow wax lagu dhaqaaqona meysaan views lee u qato waxiina
@abdirahmanhassan5536
@abdirahmanhassan5536 2 ай бұрын
Oday baan ahay lacagna waan rabaa so
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
da' kuma xirna walaal waad heli kartaa wali waqti ayaad haysataa noloshaada waxbdan ayaad qabsan kartaa.
@abdirahmanhassan5536
@abdirahmanhassan5536 2 ай бұрын
@@Omarroshid soo adiga yiri dhal8nyaro hadaad tahy ood lacag rabid tnx anyway
@Somalifreepodcast
@Somalifreepodcast 2 ай бұрын
Nasoo booqo
@SalaadMaxamed-ww1hz
@SalaadMaxamed-ww1hz 2 ай бұрын
Waraa beenta dhaalinta aabaaha cune😂
@XAAFIDMEDIA-zv8sg
@XAAFIDMEDIA-zv8sg 2 ай бұрын
Views xumo😢
@nadwochannel3
@nadwochannel3 2 ай бұрын
please don't lie to us coz I try this and it doesn't work at all
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
walaal naftaada waqti isisii degdeg waxba kuma yimaadan, mahadsanid.
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 2 ай бұрын
Waan ka daalay qolayaha youtup 😂😂wlaahay qof wax runa ku soo gudbinaya ma jiro ee dhagaysigooda ha isku wareerin mid kasta waa isu kaa sharaxaya wuxu haysto oo qaar beena youtup ku kla kacsanayaa 😂marka shaqayso uun waxna ha dhegaysanb inaat dhegaysi ku lumin lahayd adigu wax baro
@hassancr7839
@hassancr7839 2 ай бұрын
ciwaan leh creativity reward brogam anigo somali jogo tiktok shop maka shaqensan karaa ustaadi 🙏😥
@Ajopaw.online
@Ajopaw.online 2 ай бұрын
Wll xagee kla so xidhiidhaa
@HoodoCabdi-mc6pw
@HoodoCabdi-mc6pw 2 ай бұрын
Thanks
@Omarroshid
@Omarroshid 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal, guuleeyso
Qaabka wax looga barto youtube ||  qodobadan  raac
10:32
Mubarak Hugur
Рет қаралды 32 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 72 МЛН
Этот Пёс Кое-Что Наделал 😳
00:31
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 122 М.
Daawo ka hor intaadan noqon YOUTUBER 2024
10:52
Mo Rasheed
Рет қаралды 8 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 72 МЛН