Amina Xasan & Maxamed Xasan Lafoole | Amar Alle

  Рет қаралды 2,373,233

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

8 жыл бұрын

Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram / caweyskadalmar

Пікірлер: 455
@user-zf3dw1un6f
@user-zf3dw1un6f 7 ай бұрын
2024 Hadad Dhagesaneyso Love Iisar😍♥️🙏
@RO17x
@RO17x Жыл бұрын
Heestan waxa ku xasuusta inta so download gareysto aan scholka iyo xfda dhexdooda ku dhagaysan jiray xasuus scholkana😂 subaxdii Sedax saac baan iman jiray asa gacmaha taagan jiray si li tumo😂😂 class kana kursiga ugu danbeeyo only legend 🙏🏾🤝 marwalbo like isaartan waan so labana heestana waan dhageysana 😊
@FaaraxCaato
@FaaraxCaato Жыл бұрын
War zxp wakhtigaygi school kaa isoo xasuusisay sadan samyn jiry zxp. Salama zxp adun iyo akhitltaba👋🙏🫡
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 ай бұрын
kudhufo 🫲🏼 miya…😂😂😂😂
@HiboAbuukar
@HiboAbuukar 6 ай бұрын
​@FaaraxCaato
@farhanalihalane2457
@farhanalihalane2457 7 жыл бұрын
Inaba caadi maaha waxaad moodaa Aamina iney heesta dareen runa ku qaadeyso eegmada muxibada leh aad baan uga helay Hambalyo Aamina
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Жыл бұрын
Dadka daawan doona heestan 2024ka ama 2025ka halkiinaad kusalaaaman tihiin dhamaantiid❤🖐
@anascathe3104
@anascathe3104 Жыл бұрын
ke waye kasi 😂😂😂
@nimcosiyat1470
@nimcosiyat1470 11 ай бұрын
2023😂😂😂😂
@MohamedColow
@MohamedColow 6 ай бұрын
SAAKA 2024 AN JOOGNA HADI AD NOSHAHAY HALKADA KU SALAMAN TAHAY KKK]
@arnableno3715
@arnableno3715 2 ай бұрын
17--05--2024 legend 🙌 👏
@Farayare451
@Farayare451 Жыл бұрын
2023 yaa ila daawnya😂 Like iireeb intaasa iimuhiim ah 👍🏻
@yussufahmedolow7890
@yussufahmedolow7890 Жыл бұрын
Aniga 🤣🤣🎶
@ruwaydaali9718
@ruwaydaali9718 Жыл бұрын
Aniga
@sacidmohamed9595
@sacidmohamed9595 Жыл бұрын
😅😅
@crisaaqyaasiin7117
@crisaaqyaasiin7117 Жыл бұрын
Me
@mariamruun4163
@mariamruun4163 Жыл бұрын
Aniga😂
@MohedOsman-gl3ey
@MohedOsman-gl3ey Жыл бұрын
Raganimada ay dumarku u baahan yahiin inay nolosha la wadaagaan waa midan uu muujiyey lafoole. U fiirso dareenka ay ku eegayso iyadu balse hal marna isagu xataa si shil ah umuu eegin. I aamin waa nooca rag ah ee dumarku ugu jecelyahiin🥰❣️
@Nathanabdi-rv2rq
@Nathanabdi-rv2rq Жыл бұрын
Wxa iga gadan baaba intaa ah suuna inyarba ha ahaatee uusan ufiirinayn😢❤
@mohaakram2780
@mohaakram2780 Жыл бұрын
Waqciya waa is badelay hada sxb , hadadan firin waa eyeste kuledahay 😔
@hassanyare9963
@hassanyare9963 Жыл бұрын
@@mohaakram2780 sxb xilli kuma xirna ayan qabaa, dumarkuna dabecadoda aya ka samesan attention raadis hadii aad ka xakameeso gacanta sare adiga iska leh.
@maryamamaxamud2133
@maryamamaxamud2133 Жыл бұрын
@@hassanyare9963 cabdi qasaaro
@muusiga
@muusiga 11 ай бұрын
Inanta yare uu dhali karo muxuu kaga mashquulayaa tababar fan ayuu siinayaaye
@apdirizakark
@apdirizakark 3 ай бұрын
Who listen to 2024😂😂💥
@nimoosman-yb5pe
@nimoosman-yb5pe 2 ай бұрын
Bjdhfhghbhc💵💵💵💵💵💵💵💵🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💋😊💋💋😊🧚🏼‍♀️🧚🏼‍♀️😊🧚🏼‍♀️💋💋💋💋💋💋💋💋🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🚑🇺🇸🇺🇸🚔🚒❤️🚛😂🤣🛰️💺🛩️🛬🛫🚂🚈🚅🚄🚆🚝🚞🚋🚃🚟🚟🚠🚡🚖🚖🚘🚍🚍🚔✈️✈️🚉🚉🚊🚊🚆🚁🚥🚦🚏🗺️🏥🏩💒🏛️⛪️🕌🏫🏨🏤🏣🏬🏢🏭🕍💻📲📱📱⌚️🖨️🖥️🎥📹📹📸📷📞☎️💵💸🕯️🔦💡🔌💳🪪🪛🔧🔧🔨⚒️💰🪙🪙💷💶💴🧰⛓️⛓️‍💥🧲🪚⛏️🧨🔪🪓🔫💣🗡️⚔️🚬⚱️🏺🪬💊🧿🩻🩹🩺🦠🧬🩸💉🧪🌡️🧹🪠🧫🧪🌡️🧻🧺🚽🚰🚿🛁🧼🧼🪥🪒🛎️🧴🪣🧽🪮🪮🔑🗝️🚪🪑🛋️🛏️🛏️🛏️🛏️🛏️🛌🛌🛌🛌🛌🛌🛌🖼️🖼️🖼️🖼️🖼️🖼️🖼️🖼️🚪🖼️🎊🎊🗑️❤️‍🩹
@apdalehusein9945
@apdalehusein9945 2 ай бұрын
Me awoowe
@shacnycilmikaarshe5536
@shacnycilmikaarshe5536 2 ай бұрын
Its me😂❤
@warsameosman9503
@warsameosman9503 2 ай бұрын
Me😂😂😂😊
@warsameosman9503
@warsameosman9503 2 ай бұрын
Aniga
@dereya99ify
@dereya99ify Жыл бұрын
Heestaan gabadhii aan u qaadi jiray wey dhimatay shil gaari, idim ilaah janadaan ku kulmi doonaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Hakeimiapdu
@Hakeimiapdu Жыл бұрын
Aamiin
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Жыл бұрын
Ameeen YAA ALLAH
@yusra.ahmdd03
@yusra.ahmdd03 Жыл бұрын
Aamin ❤️‍🩹🤲🏾
@dereya99ify
@dereya99ify Жыл бұрын
@@yusra.ahmdd03 thanks 🙏
@somalibonusfx191
@somalibonusfx191 Жыл бұрын
Indhaa i dilay qoftu qalbigay ka heesaysaa ah ah 😂😂😍😍😍😍😍
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@alibashichannel1236
@alibashichannel1236 6 жыл бұрын
Fananada ugu qurux badan waxa heeso dhan yaa igu raacsan 😍
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 8 жыл бұрын
gabadha heesta waxey ku jiloysaa jiliin jaceyl ah sida ay u fiiree qafka la wado iyo in dhaha ay ku eegee cajiib bilad ban ku siin lahaay
@ahmetfarah3189
@ahmetfarah3189 Жыл бұрын
Heestaa habenkii arooskayga ayaad dhawro jeer laga daaray xasuus ayay igu leedahay ❤❤
@Kingmoha91
@Kingmoha91 Жыл бұрын
2022 Hees inaba an caadi aheyn Ilwaad Qurxaan imaanka Deeqda Abidka wehel ii ahoow Axzan Erayo Hadad iga danbeysah like isaar 1K Like i a
@abdikhaliqfilmsvlogs266
@abdikhaliqfilmsvlogs266 Жыл бұрын
Heestan waxn dhagysanyaa 2023 bishii july 12 wakhtiguna waa 17.55 pm ama 5.55 PM ❤❤😢 Once of time waan soo bookhan doona inshllah hadanan dhiman😢👋👋
@timacaddechannel6602
@timacaddechannel6602 6 ай бұрын
2016 marking iigu horeeysay Heestaan waxaa is oo dartay gabar aan xariir wadaag aheyn balse markaas aan isku dhacsaneen waxeeyna igu sababtay inaan gabadhi dib u kulano halkaas oo aan isku cafinay❤❤
@phatima.-9gl
@phatima.-9gl 2 ай бұрын
Hestan oo sobaxday week kahor aroskeyga aa nalo daray and i was like amar alle wey no qorneed ina say ii ahato asina amar alle weyno qorned inaa zowjad ii ahato insha allah forever markasta dhageysto waxa umaleynaa inay hada ii bilabatay nolosha ilahow naga dhig kuwii ayaga iyo ilmahoda isla wayelobo❤❤❤
@ruudvanistelrooy1088
@ruudvanistelrooy1088 Жыл бұрын
heestan waan iska jeclahay yaa ila mida gargan ka dhex daartaa fav son❤
@zamzamcqaadir5305
@zamzamcqaadir5305 7 күн бұрын
Old gold 2024😊❤
@Naani06
@Naani06 5 ай бұрын
She still listens to this song❤😢
@MrVasif13
@MrVasif13 7 жыл бұрын
Love from Azerbaijan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Welcome bro
@kingmubarak4663
@kingmubarak4663 7 жыл бұрын
Vasif Huseynov Welcome
@ubaxbulha2873
@ubaxbulha2873 6 жыл бұрын
Welcome to Somali music
@susanibrahim2322
@susanibrahim2322 6 жыл бұрын
Vasif Huseynov is filed
@ABashir283
@ABashir283 Жыл бұрын
Thank you for the love all the way from Azerbaijan brother we love you too
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 Жыл бұрын
still 2022 oo si dhamaneysa daawanaya xasuus igu ledahay heestan mar an la hasaawi jiray gabar deeqo ladhaho mar an wada jognay dhageesan jirnay 🥺🥺🥺
@burhaanmedia732
@burhaanmedia732 Жыл бұрын
Heestaan Xasuus gaar iigu leedahay gabar aamino la dhaho xariir naga dhexeeyay marka iga xanaaqdo u daari jiray ka dib waa ay Farxi jirtay
@mohamudabdirahman2296
@mohamudabdirahman2296 2 ай бұрын
Hal mar xitaa ma fiirinayo halka iyadu bilow ilaa dhamaad si dareen leh u fiirineyso😢❤
@faizawardheere7886
@faizawardheere7886 11 ай бұрын
2023 never old this song 🥹💗🤦🏻‍♀️
@ismailmowliid1218
@ismailmowliid1218 Жыл бұрын
i leave this comment here whenever anyone like it i come back and enjoy it listening
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Heestan Hadan arko wan naxa bari an dhigan jiray dugsi quran Aniga iyo zxpty Rahma cawil Ana go subcis ku jir na ayay si kadisa nogo shidan tay mobil yar oo qayla dheer walida naxdin macalinki Wu nagaracy🤣😩2016Xasuus
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 Жыл бұрын
Ciyaal Nimo Waa Ciil Laga Waynaado
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
@@mubaarikdhago4393 Haa wlhi wllo😂
@iidoiido1316
@iidoiido1316 3 жыл бұрын
Waaw wakhtidheer kadib maanta ayaan dagaysanayaa heestan xusuusta xambaarsan
@MaxamuudCabdirashiit
@MaxamuudCabdirashiit 9 күн бұрын
29/7/2024 zuPaHino 11:40 tan hees wey dhaaFtey wllhie❤
@hargeisabigboy4775
@hargeisabigboy4775 Жыл бұрын
Innocent face with full of admiration and love for Lafoole. I am almost falling for her as well.
@mohamedsighal8428
@mohamedsighal8428 10 ай бұрын
The same to me
@NiciimaMaxamed-ko3of
@NiciimaMaxamed-ko3of 10 ай бұрын
Heestan waa hees cajiiba oo aan jeclahy anoo yarban dhegeysan jiray mntan soo xasuusty 2/10/2023 malin isniina sacaduna tahy 10:54 malinimo wxaana isoo xasuusiyey gacaliyhyga oo aan isku dhacsanhy ayaan dartii usoo glay youtopeka kdib heestas ban iska dhegysty ❤markaad ismaaciilow iga maqanthy ayaan ogaadaa sidad iigu weyntahy❤🫂boqorkygii alle kma dhigo xanaaqa mid ina kla goya wan ku jecelahy mcn insha allh qoraalkana waxaan ku tusi wayo dambe oo uu inoo noqon donaa xusuus alle ha inoo dhabeeyo boqorkygii❤💯🥰
@footbalL12205
@footbalL12205 10 ай бұрын
😢 amiin
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 10 ай бұрын
Boqoradaydi marnaba lagama yaabo inaynu kala fogaano❤
@cishqistudio5500
@cishqistudio5500 16 күн бұрын
Naciimay maanta tus qoralka😂😂
@abdullahidubo4023
@abdullahidubo4023 Жыл бұрын
Almost 7 years down the line and still I’m enjoying this special song ❤❤❤
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 2 жыл бұрын
Erayada waxaa leh c.raxmaan koronto waana yarka nimco dareen lafadhiya waxowna lajeclaady sxbkiis lafoole aamina waa xaaskiisa heestana iyadaa lafoole laqaadeyso marka saas ula socda
@abduraxman143
@abduraxman143 Жыл бұрын
Ninka inle labtey kajibisay maxa hestan usamesay so mu ka shalaan
@user-ec3mm8zm4n
@user-ec3mm8zm4n Жыл бұрын
​@@abduraxman143anaba kahinasy sidayu egayso tiyo ninkedi fadhiyo isaga balyo gacntisa kudonty😂😂😂
@abdifataxaa7626
@abdifataxaa7626 Жыл бұрын
Lkn mxaa usameysay heestaan mxaa se labadooda ugu dhiibtay ayey kagaarty, saay u eegeyso fiiri siddii in kii jaceyl ahaa kuboqboqay 😊.
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 11 ай бұрын
​@@abdifataxaa7626 sax waa yabay😂😂
@mahadxusen3509
@mahadxusen3509 Ай бұрын
Malahan waxa leh abwaan cabdiwali tusmo
@NashadFatax
@NashadFatax Жыл бұрын
Ila imnka hestan wan jecelhy😩2023
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Axsan Hees ❤️ Legend Lafoole Boqorka Codka iyo Aamina yaa ila daawanaya 23 August 2020
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 2 жыл бұрын
Xusuus 2014 Anfac Baa ii shiday habeenkaa u shegay inaa galkio ka baxaayo oo aan mogadisho u socdo anoo ka xun bay dhahday soo bax meel banan ah inta fadhiisanay oo dhabarka isasa saarnay ii shiday heestaan "inyaroo ku waayaa iiga badan ayaamee Markaa ladanow iga maqan tahy ogaadaa sida iigu wayn tahy" markaa kala fogaanay waa is waynay dad yar yar oo schoolka isku arko baan ahayn ileene anfac waligaa guuleyso boqorad igu dhex nool baa tahay😰😰💔
@habsaosman4994
@habsaosman4994 Жыл бұрын
Away hdda gbdhiii
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 Жыл бұрын
@@habsaosman4994 waa marwo Hada.
@habsaosman4994
@habsaosman4994 Жыл бұрын
@@abdullfantastic88 ileen calf ma xishoodo😔
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 Жыл бұрын
Miraha macan dib uso radiyet 30/9/2022 hadd iga danbyso like
@xamdicadey2961
@xamdicadey2961 Жыл бұрын
Aamina waa awlaad jaceyl wlhy dareen dhabey daremeysa hal mar mey ka jesan 🥺😭
@FaraxHussein-oj6ls
@FaraxHussein-oj6ls 2 ай бұрын
Naa ninkedi sowka horfadhiya😅
@HayeeyDooliga-m5n
@HayeeyDooliga-m5n 29 күн бұрын
Asiga miyaa qaba ❤
@FaraxHussein-oj6ls
@FaraxHussein-oj6ls 29 күн бұрын
@@HayeeyDooliga-m5n haa qali
@HayeeyDooliga-m5n
@HayeeyDooliga-m5n 29 күн бұрын
@@FaraxHussein-oj6ls eebow waxa kula hadlaya waa nin ragga
@FaraxHussein-oj6ls
@FaraxHussein-oj6ls 29 күн бұрын
@@HayeeyDooliga-m5n bal wayahay iguqaado
@iftizamnifraazmohamud6391
@iftizamnifraazmohamud6391 7 жыл бұрын
don't understand what the are saying but...... Iam in love with this song
@user-ed3im4zw5y
@user-ed3im4zw5y 9 ай бұрын
Haben jimce ah 19/10/23 hadad igah danbyso wankusalmee like ta 😊
@abuubakartahliilmaxamud1377
@abuubakartahliilmaxamud1377 6 ай бұрын
2024 listen😊
@mohameddeeqvocanschannel9398
@mohameddeeqvocanschannel9398 4 жыл бұрын
Xasuus waqti dheer kadib cawa ayaan dhageysanaa heestaa
@mohaalasofficial8904
@mohaalasofficial8904 6 жыл бұрын
Heesta ad ba ula dhacay gabadha mashaallh sida ay u jileysa la dshacy😍
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 8 жыл бұрын
This song is hit, qofkasta dhagaysta maalhahan..
@lubnaaali885
@lubnaaali885 7 жыл бұрын
uur iyo qalbigaa hanatee ma anaa ku ilaawikaraa l love this song💞
@FadumaMohamedJeilani
@FadumaMohamedJeilani 10 күн бұрын
28/July/2024 ayaan dhageysanayaa Malin axad ah meherkeyguna 5/8/2024 i.a illhey gurigeyga ha Ii barakeeyo xajigeygana hana Ii wanaajiyo ❤20 jir duni u bilow tahy ayaan ahy inkastoon ninka jeclehyn oo dano iyo daruuF aa u gursanaayo hdne wxaan u noqon donaa zowjad wngsn 😢
@user-zy9nt9zy6s
@user-zy9nt9zy6s 10 күн бұрын
Alaha iskukiin daayo Jacayl Kuwaara Ilaahay Idankiis❤🎉 Habmalyo byo
@saadaqrunsheeg3622
@saadaqrunsheeg3622 6 жыл бұрын
alla qurux leydaan yaa isiiya aan la noolaadee
@qabdulkadir8505
@qabdulkadir8505 5 жыл бұрын
Walaal ha iloowin maasha Allah dheh
@nimoamuhipo4767
@nimoamuhipo4767 5 жыл бұрын
Mnchallah dheh wll
@karrama947
@karrama947 7 ай бұрын
2017__19 wgan mirqamijrey heestn mid aan zxbo ahen ayaa said ujecla mrkay saacadu sdedsac oohabenimo lgaro ayuhestan jecla way wayowayo😢😢
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 2 жыл бұрын
Wax kale waaye heestaan qalbi dajiso❤❤❤
@MuunaJamacrooble-ls3rk
@MuunaJamacrooble-ls3rk 8 ай бұрын
Heestan ina dhagaysto mar walba wa iska jeclahay Lakin waxan rajaynaya inaa Amirkayga mustaqbalka uqadi dono M.X.S.M❤🥰❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@queensomali5463
@queensomali5463 11 ай бұрын
Heestan Aad ban ujclahay markasta oy iga baxdo wn laso degaa Dareen ahaan Wn jclhy wlhi wxn dhegaysnaya 23/8/2023 malin arbaca 12:02 Duhurnimo Inshllh Maray riyoyinkaygu irumooben Ban rajaynaya Inan so boqan dono Hadi illhay idaayo🥰🥰🥰
@hibaaaqhalganmahamuud8024
@hibaaaqhalganmahamuud8024 8 жыл бұрын
wooooow waa heees mcn way iga gadantahy waleee
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 3 ай бұрын
Fanaanadan wad isku egtihiin la idhahaa quruxly ahy ileen😂😂😂❤
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Gabadhan inay quruxbadan tahay yaa arkay
@Faliseyyyy
@Faliseyyyy 5 ай бұрын
Oh my song Uurkiyo Qalbigaad ihanetee Ma anaa ku ilawi kara😂❤
@minkuliminkuli7592
@minkuliminkuli7592 23 күн бұрын
Aamina ruux iigu qaali gabadheyda hooyadeed ifka naba iigu nolow 2024,7aad 15
@khalidjawhar1406
@khalidjawhar1406 4 ай бұрын
2025 you legend
@MohamedOmar-xd7mm
@MohamedOmar-xd7mm 4 ай бұрын
😂😂😂❤
@cubeyd27
@cubeyd27 8 ай бұрын
Insha calaa hees innaba caadi ma ahan runtii🥰 Waxaaba ka helay oo isoo jiitay Aamino sida cajiibka ah ay u eegeyso uguna dhoolacadeyneyso Lafoole markay heesta qaadeyso❤️. Waxaan dhagaysanayaa habeen axad ah taariikhduna tahay, Sun, 12/November/2023 12:19 am habeenimo.
@africanbeauty5466
@africanbeauty5466 6 жыл бұрын
Love this song😍😍😍 ila iyo 2018
@ahmedkadarabdi5692
@ahmedkadarabdi5692 5 ай бұрын
Ku sali nabi maxamed Scw Scw ❤️❤️❤️
@qalanjoinaabdullahi6158
@qalanjoinaabdullahi6158 9 ай бұрын
Heestan markan dhagaysanayo hal qof aya qalbigeyga ku jiro oo an jeclan lahaa inan ku dhaho erayan anaga oo noloshena guul ka garnay balse wali nasibku ima siin qofkas😢😢
@MaryanRuun-nh2ks
@MaryanRuun-nh2ks 14 күн бұрын
Hadan dhageysaneyso 2024 like dh3h😂❤
@AbaasAadam20
@AbaasAadam20 2 ай бұрын
2023 waan maqlay lkn 2024 ayaa daawaday😂😂
@Zaky_garad
@Zaky_garad Жыл бұрын
Way woy Heesteedii🎧🥰
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 Жыл бұрын
3/Dec/2022 I❤l❤M❤O❤ Ashwaaq💋 Mohamed💋 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faysalosman6928
@faysalosman6928 2 ай бұрын
Heestaan waxan ku xaasuustaa 2018 rag aan safar wada gali jirnay
@DeeQa04
@DeeQa04 6 жыл бұрын
lafoole wuu saxsan yahay gabadha ayada qaldan waayo asi wuxu xushmeynaya ninkeeda qalad in uu u fahmo waayo nin xaaskisa aso la socda ama la fadhiya in indhaha lala raacraaco ma jecla ayada weyba ka dartay sey ninka u firineyso her uu xoga xajigeda ka xumaday ileen waa nin damir lehe lafolese sifican buu yelay aso xaas qaba hadane dumar marwo ah oo laqabo waliba xaajigeda ag fadhiyo inu indhaha ku gubo mama kabadiyo fiirmada waa ceeb
@nashaadnuura5421
@nashaadnuura5421 2 жыл бұрын
😅😅😅
@abdiqaadirhassan8380
@abdiqaadirhassan8380 8 жыл бұрын
Wa hees macqul ah axmed budul abwaan iga dheh sxb
@abdiwahaabcirgujejournalist
@abdiwahaabcirgujejournalist Жыл бұрын
Boqorka Codka Lafoole maanta fanaan u dhigmaaa oo heesa kuma jiro fanka kuligood isugeeyoo waaa codkar leh cod halaasiya
@hindacanbaruud
@hindacanbaruud Ай бұрын
Is adkayn ku dhimanyaa lafoole inantan muxibo is ahayn kari ladahay 😂❤ inta ay heestha dhagaysatey 2024 😂
@MOHAMUDMOHAMEDNUR
@MOHAMUDMOHAMEDNUR 3 ай бұрын
2023 ayaad sheegeysaan anigana waxaan iyadoo qoraal ah u diray xaaskeyga oo ladhihi jiray aamina marka xasuus gooniya ayey igu leedahay
@abdihamidaden3106
@abdihamidaden3106 Жыл бұрын
Love from Ereteria
@abdinaairmohamed6544
@abdinaairmohamed6544 8 жыл бұрын
lafoole inanta asiga ay eegeysaa asna mar xitaa ma fiirinayo walee nin rag dheh. naag ninka an isku mashquulin ay daba carartaa
@abdinaairmohamed6544
@abdinaairmohamed6544 8 жыл бұрын
Somali Woood so sida ma ahan kk
@r.h204
@r.h204 8 жыл бұрын
sidaa maaha
@zeinamoha6975
@zeinamoha6975 8 жыл бұрын
cadi ma aha
@haboonmaxamad622
@haboonmaxamad622 7 жыл бұрын
abdinasir mohamed kkkk hhh maya wll sas mahan ee odaygan jilbaha dheer nolashaa ayu ka dhacsan yahay
@sheekoshaax1843
@sheekoshaax1843 6 жыл бұрын
abdinasir mohamed ma ila aragtay odaga cabsan
@AbdirizakBlack1
@AbdirizakBlack1 3 ай бұрын
Hesstan waa iska jeclahy ❤markasto inan dhagesto
@aaminxasan6379
@aaminxasan6379 Жыл бұрын
stiil 2023 i miss wallhi🥺🥺🥺
@yahyeidiris2245
@yahyeidiris2245 8 ай бұрын
Ma aqaan wax aan soo qorro, lkn waxaan ogahay in aan dib u noqday 7sanno iyo ayaaamihii aan ku jiray nolol jcyl, farxad iyo naruuro😢
@somaliyahanoolaato9578
@somaliyahanoolaato9578 7 жыл бұрын
gabadhan qurux badana ma ogadeenki xururul ceynta ahaba
@bushamaxamed7433
@bushamaxamed7433 2 жыл бұрын
d
@abdiazizmohamed22
@abdiazizmohamed22 Жыл бұрын
1 August 2023 Time 16:56 pm Inta iga dambeysa 2023 ilaa 2030 intaa idinka salaama 😂
@Daimondchannel
@Daimondchannel Жыл бұрын
Wana kan😂
@mohamedkhaanahmed6581
@mohamedkhaanahmed6581 8 жыл бұрын
asal aad baan uga helay sida ay u heesayan thanks
@cabdiraxmaanhasan5559
@cabdiraxmaanhasan5559 Жыл бұрын
Ila hada wan dhagystaa heestaa
@shugriyamahamed2887
@shugriyamahamed2887 3 жыл бұрын
Girl! Stop looking at my legend. Lol🤣🤣🤣
@snela11
@snela11 6 ай бұрын
Lafole🥁🎧
@abdaleibrahim-zv8rh
@abdaleibrahim-zv8rh 7 ай бұрын
Nolasha qofki wax so arkay aa dareemi karo hawada macaan teeda❤
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g 8 ай бұрын
After 7 yr ka bacdi so boqdey anigo gudaha ka daremaya xnun yar kaas oo ah inaan qof jeclahy uusan ii ogeyn😢
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 Жыл бұрын
Uurkiyo indhahaa Juu'ey kuraboo kaa ahaanen❤❤
@user-ry7tx6cl8u
@user-ry7tx6cl8u 7 ай бұрын
Hestan gabar aan sheets wadag nahay aya rba in aaan u qaado❤
@papasmurf11
@papasmurf11 2 жыл бұрын
Where is the original video with over 3 million views???
@farxiyoahmed3372
@farxiyoahmed3372 8 жыл бұрын
wa labo qof odegan heesta wa qatar wwwww👌👌👌❤❤❤
@drkhadrasalahosman9314
@drkhadrasalahosman9314 Жыл бұрын
markaana !
@alfaoumar5191
@alfaoumar5191 6 жыл бұрын
Da best song of da year
@huudamahamed6287
@huudamahamed6287 Жыл бұрын
Way dareen heestay 😢😂😂😂
@MAHAD1272
@MAHAD1272 Жыл бұрын
Walaalkay iga wayn ayaa dha geesan jiray Xasuus walhi🤍😫
@axmedcaliaxmedcali-zm2yj
@axmedcaliaxmedcali-zm2yj Жыл бұрын
From the 🇸🇦 Arabia
@mahamudabdisamed8945
@mahamudabdisamed8945 Ай бұрын
2019 2020 2021 2022 2023 2024 Percetamol bay ii tahay ani mudadaas
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Mohamed hassan husein "lafoole" life long legend.
@faysalmaxamd7603
@faysalmaxamd7603 Жыл бұрын
Inaba caadi Maaha musiga baxaya gacanta tumaysa iyo qofka tuma iyo codka wow wow wow waxaan kutilmaamo maganayo
@akmmoha9153
@akmmoha9153 6 ай бұрын
Sida eey u fiireyso ❤❤❤cajiib
@yaxyecumar6244
@yaxyecumar6244 8 жыл бұрын
woooow maxamed xasan lafoole iyo inanta Yar amina ishcalaa hees
@noohgrandmills9399
@noohgrandmills9399 8 жыл бұрын
waxa yari qurux badanaa nin nasibla helay dhaqo dheh
@c.qaanifooley662
@c.qaanifooley662 7 жыл бұрын
ish calaa hees wad kabaxsateen
@amirkhan1053
@amirkhan1053 7 жыл бұрын
Best song ever
@Radgacha
@Radgacha 4 жыл бұрын
axlaa hees waaye lajan lafoole iyo aamina
@marwaanhakaanfiidaan1568
@marwaanhakaanfiidaan1568 Жыл бұрын
Free Ogaadenia 😭😭😭😭😭
@Akorondille
@Akorondille 7 жыл бұрын
nice song i like it waaaaw
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
LAFOOLE IYO FOSIYA RINDAI, HEESTI (DHUUYAALEY
10:14
DE ROCK STONE
Рет қаралды 415 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Princess Istaahil & Faysal Muniir | Dhawrsan & Dhame | Hees Cusub
5:45
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,8 МЛН
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
Jooqle iyo Nimco Yaasiin   Haye haye
6:38
cabdulahimc
Рет қаралды 1,3 МЛН
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 23 МЛН
Девушка великан ходит по городу #фильм #кино
0:48