No video

Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc

  Рет қаралды 3,634,776

Afaaro Somali

Afaaro Somali

13 жыл бұрын

They are the lick, and doing very well together, i really love them and they have showen us somthing from the past. wishing them all the best......... www.somali19.com The biggest Somali Music Website

Пікірлер: 1 200
@sadaasyare4449
@sadaasyare4449 7 ай бұрын
Who’s listening 2024 😂
@user-no7mk6cw8o
@user-no7mk6cw8o 3 ай бұрын
me😂
@besttiktokcompilation5113
@besttiktokcompilation5113 3 ай бұрын
Ani igu baxda amino kuluc suraheyda jilayso kahela 😂
@Araweloabdilahi
@Araweloabdilahi 3 ай бұрын
Me
@KifahApdi-fm6ks
@KifahApdi-fm6ks 3 ай бұрын
Me😂❤
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 3 ай бұрын
Me 😂😂 caawaa soo raadshe team 2024 majogteen lee 😂😂
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 7 ай бұрын
Waxaan hubaa in aad heestan macaan dib uso booqatay 🥱 Hada iga danbayso like dhac ku sii yaqeey...👍😛
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 6 ай бұрын
Qofkey tariq kuledahay unba soboqon u arki qoralkaga sideydo kale ilaheey ha unaxariste edo aminaa aya dhihi jirtay marka arko lamadan heseyso waxan soxasusta adiga iyo odaygaga waaba oday wanagsan iqabay oo odaygan hesayo kaweyn balse muqisa lamid aah aan iska furay carurtuna ugu tanasulay madamo oday 85jir yahay ana aan nolol ubahan nahay ilen 18jir aha hadasa aan weyn nahay alx wll ilaheey waxan karajeyn mid qeyr qawo ila ek aan isku dirsano
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 6 ай бұрын
​@@HugaanmediaNolol farxad leh kuu rajyn wlshy oo aad ku qanacsnthy❤
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 6 ай бұрын
@@abdihafiiid...............2008 amin wll MAhadsanid
@AhmedMohamoud-bn9rp
@AhmedMohamoud-bn9rp 6 ай бұрын
Waxaan dhegaysanayaa 25/1/2024
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 6 ай бұрын
Waaaaaar like tu mxy ku taryza wlhi w iga dhab ..lkn wn ku sry😂
@user-pr2hp1xm3q
@user-pr2hp1xm3q Ай бұрын
Heestan waxaan ku dhagaysanaya barde khaatumo ee Degmada taleex waqtigaas oo.casara cabaar kahorna roob naga qaaday alle raxmadiisa waxa i ag taala taalagada shaaha io qaxan ama buur xabaal saad utaqaanan waan idin slmy heestan mid laga xiisa go ayo maaha kolaye hadaad soo booqataya mar kle baan ku salaamay ❤
@Ismail-somali
@Ismail-somali 6 ай бұрын
Runtii kama daalo heesihii 2009, 2010, 2011, 2012, ilaa 2016kii oo xiddigaha geesku u dambeeyeen. Memory 2GB baa la iibsan jiray oo halkaasaa bluetooth la isugu dirijiray wakhtigii 2010. Markaasaa dhalinyaraduna xasuuso gooniya lahaayeen, wiilashu kubad iyo ciyaal xaafad bay ahaayeen, halka habluhuna asxaabul musalsal ahaayeen. Wakhtigu wuxuu ahaa mid degan oo dadkuna aanuu ceeb lahayn, xan iyo xasaradna ma jirin dad isu calool fayow ayay ahaayeen dadkii wakhtigaas kacay. Xiriirada dhalinyarada ka dhaxayn jiray waxay ahaayeen kuwo qarsoodi ah oon la ogayn waxaan xasuustaa in waraaqo la isu qori jiray marna message la isu diri jiray marka la kulmi rabona 10 daqiiqo kama badnaan jirin kulanku. Masoo koobi karo taariikhaha wakhtigaas, laakiin dadkaanu isku jiilka nahay ee dhashay 1995 ilaa 1999 baa garan xasuusahaas. Salama dadkii heestan soo gaadhay wakhtigeedii.❤
@Mohamednur678
@Mohamednur678 5 ай бұрын
Wlh waqti wacan buu ahaa social media ha dadka waalay, hablaha meel kasta dabada werejinaya iyo dhaqan xumadaan baahday maysan jirin.
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 3 ай бұрын
Xasuus wcn
@BarkhadMohamed-zf5ts
@BarkhadMohamed-zf5ts 3 ай бұрын
waxan moday sidi inaad noo jeeday baryahas kacankaygi bay ayad 15 jirkaygi ila 16 ila 17
@dhiirraneh-1999
@dhiirraneh-1999 2 ай бұрын
Allaylehe markhaati baan ka ahay intaad sheegtayba.
@user-mx2xb1pm5r
@user-mx2xb1pm5r 10 күн бұрын
I​@@Mohamednur678
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 3 ай бұрын
2024 hadaa soo gashay like me🥰
@kingabdirixmaan5907
@kingabdirixmaan5907 2 ай бұрын
2009 Ardey dugsi sare ayaan ahaa xiligaas Magalaada muqdisho school puluusiyo. North America ayaan idinka soo salamaya Dalkii nabad Alle ha inooga dhiga xiliga aan soo tagay Amniga ma fiicneyn 😢😢😢😢
@Sharma-washington
@Sharma-washington 2 ай бұрын
Aamin sxp
@user-je9ju7uy8u
@user-je9ju7uy8u 2 ай бұрын
Legend Visé america Meqa ku helaya bufis ihayee😢 lacagna ma hayste 2024 kula hadlaya 😢from hrgysa
@jimcalepashe2064
@jimcalepashe2064 5 ай бұрын
waan hubaa inaa dib usoo booqatay like isaar intii qoralkaygan aragtay👍
@teamLaaleys
@teamLaaleys Ай бұрын
Dhanpal cashaq cadi ma ahan
@omarvic10
@omarvic10 Жыл бұрын
19-January-2023 Legendska Iga dambeyo Wa idin salamay🤝🏽👋😊
@calijimcalecumar121
@calijimcalecumar121 Жыл бұрын
Waaka qaaday zhp🖐🥰
@maxameddhagacade1881
@maxameddhagacade1881 Жыл бұрын
2023/2/19🥺❤
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Жыл бұрын
Waan kaa qaadey Ina Ader ♥️👋🏿
@zultanfarah2781
@zultanfarah2781 Жыл бұрын
Waka qaday shp
@abdisalaanbulshawi5239
@abdisalaanbulshawi5239 Жыл бұрын
Siido kale masuul 14 /4 2023
@Ameen_Ahmedq
@Ameen_Ahmedq 11 ай бұрын
Waan huba inaad dhagaysanysid oo aad dib ugu soo noqotay ❤😂like saar 21/8/23
@AdmiringBowtieCat-pz8kt
@AdmiringBowtieCat-pz8kt 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@Hasanmohamud74812
@Hasanmohamud74812 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-nf7ux6re9m
@user-nf7ux6re9m 3 ай бұрын
😂😂😂
@DEKS-ARCHiVES
@DEKS-ARCHiVES 3 ай бұрын
Casar Talaado daqiiqado yer kahorna Roob inoo da'ey🌧☔ jawiguna uu yahay qaboob dhinaceygana ii yaalaan Shaah🍵 iyo Buskud-saliid anigoo jooga Xaafada Buulo-jimce Magaalada Baydhabo Taariikhduna ay tahay ah 7-May-2024 ayaan dhageysanaayaa Heestaan. Khey bdn Jaalayaal🥰
@user-st1fu6dd2i
@user-st1fu6dd2i 26 күн бұрын
Xasuus wacan from garowe 15:18 lpx
@alhaadiofficial9532
@alhaadiofficial9532 2 ай бұрын
2010 Xasuus anigo markas soo qangaraya ayaan waxaan uqaxne xaafadda madiino ee Mogadishu kana qaxnay hiliwaa xili dagaalo Dalka ey kajireen waxaan hestaan kubarte habar yarteey ayaa marwalbo kadaari jirte takefan shiinees ahaay oo xiligaa lagu kacsanay manta ayan dib uso milicsade dacd xasuus baan galay❤
@Miskiinow
@Miskiinow 7 ай бұрын
Intii dhimatay allaha unaxaristo🤲war yaa 2024 ila daawanooyo😂😂😂😂
@raxmaqurux8991
@raxmaqurux8991 6 ай бұрын
Aniga 😅
@Miskiinow
@Miskiinow 6 ай бұрын
@@raxmaqurux8991 quruxleeyy🥺🥺waa kusalaame
@Barwaaqo2005
@Barwaaqo2005 Жыл бұрын
Illahow xaqa nawada Tus aniga iyo intii muslim ah oo dhan Allahuma aamiin yaa rabbi
@ahmethtoxoboow10
@ahmethtoxoboow10 Жыл бұрын
.🎉🎉🎉😢🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ahmethtoxoboow10
@ahmethtoxoboow10 Жыл бұрын
😊😅😅
@user-eh2to9wd3r
@user-eh2to9wd3r 8 күн бұрын
Amiin
@user-wo8sf7kw6e
@user-wo8sf7kw6e 11 ай бұрын
19 August/2023 galab jimco ah 🥰 Mucashaqiinta iga danbeysay wa idin salamay 🔥❤️
@Hamda7daxrf
@Hamda7daxrf 7 ай бұрын
3/1/2024 arkay qoralkaga Nabad ahow wll❤
@sihaamiftiinmuxamed5676
@sihaamiftiinmuxamed5676 5 ай бұрын
Me 👋😂
@user-wo8sf7kw6e
@user-wo8sf7kw6e 5 ай бұрын
@@Hamda7daxrf amen tnx wll mcn hamda ❤️
@user-wo8sf7kw6e
@user-wo8sf7kw6e 5 ай бұрын
@@sihaamiftiinmuxamed5676 ku arkaa bayoh 🥰
@Ishowwin_321
@Ishowwin_321 28 күн бұрын
24/1/2025
@mohammedhussein8608
@mohammedhussein8608 3 жыл бұрын
Xasuus waa tanaa runtii marqaankii aawy galmudug ayaan soo xasuustay maantana waxaan jooga Kenya mombasa😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️💞💞💞💞❣️❣️❣️❣️❣️💓💓💓💓💓💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Websameeye
@Websameeye 3 ай бұрын
narqaankagiii maad uxiisty w
@ikraanibraahimaadan
@ikraanibraahimaadan 7 ай бұрын
2024 still my favourite song 🎵 😢😊😊
@user-ue3bp8ms8t
@user-ue3bp8ms8t 7 ай бұрын
Same ☝🏿
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 7 ай бұрын
Isma lahayn cid baa kaaga horaysa 2024 😅
@mariocrashiid5386
@mariocrashiid5386 7 ай бұрын
Sme❤😂
@user-ue3bp8ms8t
@user-ue3bp8ms8t 7 ай бұрын
@@abdijibarproduction3537 waa buxnaw😂😂
@maslahmohamed1637
@maslahmohamed1637 7 ай бұрын
🎉❤😢
@fatumonuux8795
@fatumonuux8795 3 ай бұрын
Who is watching 2024😂
@user-yd5ru7od1y
@user-yd5ru7od1y 3 ай бұрын
☝️ 😂
@souleimandarar5573
@souleimandarar5573 2 ай бұрын
Me ❤
@souleimandarar5573
@souleimandarar5573 2 ай бұрын
Mirqan walan cawa from Djibouti
@user-su1db7ju6f
@user-su1db7ju6f Ай бұрын
Me 😂
@makimansoor1337
@makimansoor1337 Ай бұрын
😂2024
@najiipkaape
@najiipkaape 11 ай бұрын
waxan usoo madaxdagsi doontaa xili ay madaxa naga galeen tiktok fartuun balbalaadhkuna fanaanad ka tahay socdaal iyo catoosh sidoo kale old isn golddddddd
@Abdiwasac-Qorshe
@Abdiwasac-Qorshe 7 ай бұрын
Old Is GOLD 🔥 Beat Talks 2024.
@user-bm4vn5kf5z
@user-bm4vn5kf5z 6 ай бұрын
You right
@sumaya_laki
@sumaya_laki 3 ай бұрын
Heestan waxan xasuusta aroor aaan aniga iyo familygu u baxney safar arabsiyo ah oo anu dhageysaneyn markaa ay soo baxdey run ahaantii wan yara 🥹
@NajaxCabdi-te2xv
@NajaxCabdi-te2xv 2 ай бұрын
Aad ayaan kuu salaameyna anago reer arabsiyod ah , mar labaadna waa kula dhageysaneyna after 13 years
@user-sg9vj8jp8x
@user-sg9vj8jp8x 5 ай бұрын
Waxa 2010 ka daawan jiray UNIVERSAL TV wali koonfurta somalia alshabaab baa haystay ai hoose ayaan u daawan jirnay aniga walalhay
@ahmedmooge7688
@ahmedmooge7688 7 жыл бұрын
heestaan naagteyda ayaan u qori jiray markaan shukaansi jiray hadana 3caruur ayee ii heeso alxm wlhi hees xasuus mudan
@samramohamedadan5609
@samramohamedadan5609 7 жыл бұрын
somali boy naagtayda maxay gacalisadayda maa dhahdo hadal wanaagsan ugu yeedho
@salebanhoori806
@salebanhoori806 4 жыл бұрын
Aamina dhool iyo qoo maal
@mohamedabdirahman144
@mohamedabdirahman144 3 жыл бұрын
Nin wayn
@channelkamurtida9365
@channelkamurtida9365 2 жыл бұрын
@@salebanhoori806 ma aha ee waa aamina kuluc iyo kastam
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 2 жыл бұрын
Gabadhayda dhe hno😁🤭
@Abdifitah.mohamed
@Abdifitah.mohamed Жыл бұрын
Heestan 2011 waxa ka maqali jiray xaysinta tv hon ceyble wagas waxa lagu kaxsana musalsalka caasi iyo amiira
@hamsesudeysi
@hamsesudeysi Жыл бұрын
Aniga oo 8 jir ah ayaan mobile qadaafi oo walaashay leedahay intaan ka xado ka daawan jiray❤ Old but its gold.
@UsaameMaxamed-ts1cg
@UsaameMaxamed-ts1cg Жыл бұрын
😅😅😅 hadaa wad so jabte
@Marka_Ragnos24n8
@Marka_Ragnos24n8 9 ай бұрын
I grew up in Somalia and currently not living there anymore, this song brings back so many memories makes me feel kinda sad. MISS THE MOTHERLAND❤❤
@abdixakiinxabeeb6036
@abdixakiinxabeeb6036 9 ай бұрын
😊
@hothoadam2597
@hothoadam2597 9 ай бұрын
Universal Tv memories
@XawiiwoAyoow
@XawiiwoAyoow 8 ай бұрын
​@@hothoadam2597ppa0p 2:02 😅😅😮😮😮😮😮😮huyyuhgghp0😅p0😊😊😊😊😊😊😊😊 Koob llkjb. Ikk .c cxxxxx. Q?F1 F.d dr😊😅
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 8 ай бұрын
Yeah me 2 but enjoy and regain your previous memories ❤
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 5 ай бұрын
Allah ha idinso nabad celiyo wll 😊
@burhanabdalle
@burhanabdalle 8 ай бұрын
Hortu soomaliyeey heesaha ma waxaa inala dhagaysta qolo ajaanib ah waa maxay commentiyadan wada Engilsh-ta ahi war heestu waa soomali e soomali kusoo hadla awoowgiin la gubye👌😂😂✌️ 22/11/2023 habeen khamiis ah ayaan ku dhagaysanayaa kampala Uganda Allaw wanaag o dhan nagu abaal Mari wixi dhib ahna umadaada hareer mari❤
@wabarkawanaaga292
@wabarkawanaaga292 8 ай бұрын
Kula mid ban ahay kampala ayaan jooga lkn kuwa English so qoraya wa qurba joog ama iyago yar wadanki ka tagay
@SANTA16-dt7tp
@SANTA16-dt7tp 3 ай бұрын
war adi shaqadada mahan
@apdulhibarawe4182
@apdulhibarawe4182 Жыл бұрын
2023 aya lagu jura still wn dhageysnya heestan wow❤️🫂
@Ramlohassan7030
@Ramlohassan7030 Жыл бұрын
Anaa kula mid ah
@najmajowhar6717
@najmajowhar6717 Жыл бұрын
Me also nolsheyda inta ugu ficneyd markan ku jiray ban dhageysan jiray
@ifkaaxmed8008
@ifkaaxmed8008 Жыл бұрын
Anaa kula mida dadkii hore lasoo jeednaa
@AmiiraAli-iy9ub
@AmiiraAli-iy9ub 5 ай бұрын
2024 still this is my favourite 😍 ❤️
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r 5 ай бұрын
45 Daqiiqo Kadib Qoraalkaada Ayaan Fariintan Kuu So Qorayaa Maalin Jimce Ah
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 4 ай бұрын
​@@Therealhero-m8rsame habeen jimco ah
@djmowzer9702
@djmowzer9702 Жыл бұрын
greetings from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
@axmedyare4305
@axmedyare4305 21 күн бұрын
Wan Hubaa inaad dhageysaneysid zoo Aad dib ugu soo Noqotay Ee like Isaar 😂👌🙈
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
When I was child waa maqli jiray heestan mantana anaa dhageesanya ❤😊 after 13 sano 😢
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 7 ай бұрын
Still Listening 2024 Old Is Gold❤
@hibanura5794
@hibanura5794 7 ай бұрын
Same😊
@edenboy4825
@edenboy4825 7 ай бұрын
😂😂😂😂lama gaarine xge jogta
@fatushabdi8443
@fatushabdi8443 7 ай бұрын
Same ❤😂
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys Ай бұрын
@@edenboy4825la gaadh😂
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 11 жыл бұрын
walaahi waa hees maaan akhyaarta aad ayaan idiin salaamay axyaa fanaaniin
@Muusebixi1
@Muusebixi1 Жыл бұрын
Kaa qaadnay lph
@ifrahhanshi7471
@ifrahhanshi7471 Жыл бұрын
9yr kdib manoshahay🤣🤣
@AasiyaMohamed-kn3bx
@AasiyaMohamed-kn3bx Жыл бұрын
waa kaa qaadnay indr horta ma nooshahay hadaa dhimatayna alle hakuu raxmado❤after 10 years
@Maaliboy
@Maaliboy Жыл бұрын
​@AasiyaMohamed-kn3bx 😂😂😂 Ana Adiga Kaasi dambeya Ma Nooshahayy 😂😂😂 Kolay hda Wxa Ku Fikiriya In aa film jilista intan galo aan Heesahan so Celiyo Oo Laso qaato mr kale 😂😂
@AasiyaMohamed-kn3bx
@AasiyaMohamed-kn3bx Жыл бұрын
@@Maaliboy haa🤣soo celi ana 10 sano kadib hala isoo salaamee
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 7 күн бұрын
Dhooley dhoolay adiga weyaan 31/7/2024 From Kgs Baidoa-Somalia
@AnfacD
@AnfacD 8 ай бұрын
Masha Allah Heestan markay soo baxdey waan jeclaa Aamina & Kastam cafimad ku waara qofka soo galiyeyna waa Mahadsantihiin Dhamaantiin.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
LYRICS #KASTAM SIDA dheeman iyo luul AMA dhayda caanaha UBAX wada dhalaala MARKII aan ku dheehdaba SIDII aad dhalaar tahay DHULKU dhulku ii iftiimaa WADNAHAYGAAD dhufatoo HOOY HOOY KUMA dhaafi karayee DHAAYAHAYGA dhugashadu DHABTII waxay arkaayaan DHOOLEEY dhooleey DHOOLEEY Adiga weeyaan #DHOOL SIDA dhool gu'yoo da'ay AMA dhibicda roobaad DHULKOO raysku qariyoo MARKAAD ii dhawaaqdaba WAXA laygu dheehaa DHABTII dhabtii FARXAD aan dhamaanayn QALBIGAAD ku dhigantoo HOOY HOOY KAA dhawrsan maayee DHAGAHAYGA maqalkood KELI waxay dhagaystaan DHAMMOOW dhammoow ADIGA WEEYAAN #KASTAM SIDA dhaqanka xoolaha AMA dheeha geeloo Dhul barwaaqo joogtaa NAFTA laysu dhiibyoo DHEEL IYO CIYAAR IYO DHAYAL maaha CAASHAQU WADNAHAYGAAD dhufatoo KUMA dhaafi karayee DHAAYAHAYGA dhugashadu DHABTII waxay arkaayaan DHOOLEEY dhooleey DHOOLEEY adiga weeyaan #DHOOL SIDAAD tahay dhud quuleed AMA laamo dhabiyeed DHIGAA qiimo dheertee Caashaqan i dhaawacay DHUUXIYO lafaa iyo HALISTUU halistuu HALISTUU u dhaadhacay QALBIGAAD ku dhigantoo HOOY HOOY KAA dhawrsan maayee DHAGAHAYGA maqalkood KELI waxay dhagaystaan DHAMMOOW dhammoow DHAMMOOW adiga weeyaan #KASTAM DHOOLEEY dhooleey DHOOLEEY adiga weeyaan #DHOOL DHAMMOOW dhamoow DHAMMOOW adiga weeyaan. *(Waa ERAYADII ABWAANKA QARNIGA)* *(SICIID SHEEKH ABUUKAR ILKO JIIR)*
@jimriicawil498
@jimriicawil498 Жыл бұрын
some songs you listen them while crying even if they are not sad songs becouse of the all these memories they brought back 😔🤨🥲 from 2009 ,2010 , up till now i canot stop listening this song and all other songs we used to watch from universal tv🥲🥲🥰🥰🥰😍😍😍
@Mohamednur678
@Mohamednur678 Жыл бұрын
Waa run wlh 2009 xasuus igu ledahay school dugsi dhexe anoo ah galabkii markaa wax aqrinayo dhegeesa jiray, mar kasta dhegeesto meshii iyo waqtigii soo xasuustaa
@geljire8609
@geljire8609 Жыл бұрын
Wadnahaygaad dhufatee kuma dhaafi karaye dhayahaygU dhugashada Dhabti waxay arkaayan Dhooley adiga weeyan😢 Murti❤
@AweliAbdirashid-lt1qi
@AweliAbdirashid-lt1qi 7 ай бұрын
Who is listening in 2024
@user-dn9uj2fi7u
@user-dn9uj2fi7u 5 ай бұрын
Me ❤❤❤
@Huska-jama
@Huska-jama 4 ай бұрын
Me😂😂
@muniiryusuf8764
@muniiryusuf8764 4 ай бұрын
13/3/2024
@azwanitaaarty4795
@azwanitaaarty4795 4 ай бұрын
@@muniiryusuf8764naa waa ramadan😂
@muniiryusuf8764
@muniiryusuf8764 4 ай бұрын
@@azwanitaaarty4795 nAa waa mxy nio mgca sificn u akhri
@Y00-omar
@Y00-omar Жыл бұрын
Sida dheeyman io luul Ama dheyda caanaha Ubax wada dhalal ah 🥰
@user-vn4qx5uw6c
@user-vn4qx5uw6c 3 ай бұрын
2024 still listing😂❤🎉
@xaafyare
@xaafyare Жыл бұрын
Dhulka ii iftiimaata😘 I am watching song👀 17 April, 2023 ❤
@AymanLove-lf3xe
@AymanLove-lf3xe Күн бұрын
Sida dheman iyo lull❤ who's listening 2024
@katima9053
@katima9053 18 күн бұрын
dhegahaygu maqalkood keli waxay dhegaystaa Dhamow adiga weeyaan❤🎉 20/7/2024🙌
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 5 ай бұрын
Team 2024 malee arkaa like ta 👍👍👍👍👍👍
@mohamedabdulkadirarale3421
@mohamedabdulkadirarale3421 Жыл бұрын
Dhoooley🥰 who's listening 2023🌊
@Najma-es1bi
@Najma-es1bi Жыл бұрын
😅
@munapalmer5784
@munapalmer5784 Жыл бұрын
​@@Najma-es1bi 😊😊😊😊😊
@cartemagan8986
@cartemagan8986 Жыл бұрын
@@munapalmer5784 only 10h ago 😇 listening this masterpiece at 12:00 pm while doing Analysis exercises. 😂
@fotopalay1763
@fotopalay1763 Жыл бұрын
Me😂
@mubarakxasan9136
@mubarakxasan9136 Жыл бұрын
Horta gabadha fanaanadiii halkay ka dhacday heestan 9 ji ahaa markan tv ga universal ka dawan jitay
@bishaarbashka477
@bishaarbashka477 Ай бұрын
13 years ago i can't stop listening ❤😢
@user-ce5cc2if3j
@user-ce5cc2if3j Ай бұрын
Who listening 2024 ❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Sida dhaqanka xoolaad. Ama dheeha geeloo.. Dhul barwaaqo joogtaa 😍 Axyaa murti macanaa❤️
@raxmaqurux8991
@raxmaqurux8991 6 ай бұрын
Wax ila fikira adaan ku arkaa
@issaabdullahiaalim1334
@issaabdullahiaalim1334 Ай бұрын
Wanubadanah😂
@msskaaba
@msskaaba Жыл бұрын
Still waa dhageysanayaa 2023 I liked this song 😍💗nafta leysku dhiibiyo dheyal io cayariyo dheyal dheyal dheyal maha cashaquu🥺😭
@maryamoahmed6531
@maryamoahmed6531 Жыл бұрын
Dhayal ma aha cashaqu 💔😥
@aliabdi1025
@aliabdi1025 Жыл бұрын
Cashaq
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
War nafta ma ahee ee soo sheek adiga ayaa ka lagaa sugayaa
@fatimayasin1983
@fatimayasin1983 8 күн бұрын
30 July 2024 who's listening 😅
@Arizgirl27
@Arizgirl27 6 күн бұрын
1 AUG
@amalomer2853
@amalomer2853 23 сағат бұрын
Heestan markii u horey aan maqlo habyrtey oo wadada o dhageysaneysa arkey 😂😂waqtiga inuu 2009 ahaa ban filaa habyartey dhool bey u ekeed xaji aad u jecelna wu qabay. Hada habyatey 11 sano ma arkin cariga Germany bey ku nooshahay. Inuu Alle mar kale dib isku kentuso rajeynaa❤❤😊
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
January/2021 Heeztan wxn ku Xaauustaa wLaaLady oo aanu SaFar wada naHy oo iyaguna iga sii tegayay ayaanu wada dHagaysanaynay intii aanu Airport_ka kusii soconay 😢😭😭 ILaHy Nabad Ha idinku soo Celiyo wLaLayaaL 🙏🏾
@user-tp2be8xh4w
@user-tp2be8xh4w 6 ай бұрын
my only song in 2011 to 2024 still listen ❤🥰🎧🎺🎤🇸🇴
@KamalElmi
@KamalElmi 15 күн бұрын
Who is watching 24/7/2024 on Wednesday time is 1:54AM habeenimo team dhafar 😂
@AbdiqaadirShaafici
@AbdiqaadirShaafici 2 ай бұрын
1/7/2024 Dugsiga in aan ka imaado oo aan quraac deeyda soo qaato ayn tv ga soo hoos fadhiisan jiray waqti tagayoow salaama ✋️ 😢
@shirinhotime2670
@shirinhotime2670 Жыл бұрын
Back to dugsi time😢 wlh xasus baan galay❤
@Joya11
@Joya11 Жыл бұрын
Kula mid 😔
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Same😭🥱
@Hulcaanood-midia
@Hulcaanood-midia 2 ай бұрын
Wan hubaa inaad dhegeysan dontid heestan o aad kuso ceshandontin 2025 insha allah like ta ha ila dhafin Thanks 😂
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 8 күн бұрын
Inta tictok ta kaso racdy ismujiyaa❤
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 4 ай бұрын
Who is listening this hit 7-apr-2024😂❤ waxaan ka socdaa nai anoo ku laabanaya Mogadishadeyda 10 years kadib baan kusoo laaaban doonaa halkan❤✌️
@user-kg6ir9hu3l
@user-kg6ir9hu3l 11 ай бұрын
Still my favorite song after 12years❤❤❤❤
@mohamedalfa2044
@mohamedalfa2044 10 ай бұрын
It's really a favorite to every one ❤❤❤❤😊
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
12 years of old music me and fartuun birimo love this song by amina kuluc iyo kastam music by maxamed karaama
@nastehowasuge1663
@nastehowasuge1663 Жыл бұрын
❤❤❤
@nimcodagannimcoosman336
@nimcodagannimcoosman336 2 ай бұрын
2024-5-18! At sool somalia jawiga magalku waa cajiib tarish aan solaban doonin😊
@libanhassanahmedgutale5597
@libanhassanahmedgutale5597 4 жыл бұрын
Wllhi heestan 2006 2007 2008 ayaan dhageysan jirey xasuus wllhi jaceylkii ugu horeeyay aan qof lasameeyo sxptey nimco😾❤🧡💛💚💙💜🤎💯💯
@ikraanshiekhhassan6133
@ikraanshiekhhassan6133 Жыл бұрын
Makuguleysatay marka jacelkas 😍
@mustafejama7517
@mustafejama7517 Жыл бұрын
Beenta jooji heestan waxy soo baxday 2009
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 Жыл бұрын
Zxp Izku Wakhti Ayaynu Dhagyzn Jirny Ana Wxn Dhagyzn Jiry 2009 Wakhtigii Machadka Ku Zalaamay My Pro...!!!🙏
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 6 ай бұрын
​@@mustafejama7517 daacad ban u qoslay ka fuqna 2006 ilaa 2008 heestaas malaha dabkay soo saarnaydna 😂😂😂😂
@abdiazizjanagale9392
@abdiazizjanagale9392 Жыл бұрын
Taariikhdu waa 29/04/2023 waxaanba mooda in maanta laqaaday macankeeda gacanta taag hadadad gadashey dhageysato
@muhayas6568
@muhayas6568 7 жыл бұрын
Heestaan waxey i xasuusisey waqtigii aan joogey galkcyo 2010 Sida dheeman iyo luul AMA dheyda suusaca ubaxa wada dhalaalaay😂😂
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 2 жыл бұрын
Hada inte kusugantahay😪🤣anba 2012 ki dhagaysan jiray ano yar hado aytahay 2021 kana wandhagaysanaya
@ahmedabdi8093
@ahmedabdi8093 Жыл бұрын
😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AasiyaMohamed-kn3bx
@AasiyaMohamed-kn3bx Жыл бұрын
ma nooshahy wll
@farduusxuseen388
@farduusxuseen388 Ай бұрын
Qalbiga ku dhigantooo Hoy hoy hoy Kaa dhawrsan maaye Dhegahaygu maqalkood Keli waxay dhegaystan Dhamow Dhamow adiga weeyan ❤ ❤ Dhigiiis qaaya dheerow 🫂💋
@Muusebixi1
@Muusebixi1 Жыл бұрын
Markii aan Ku dheehdaa 👀 Sidii Oo aad dharaar thy I remember 2010😭
@amirabukar2913
@amirabukar2913 2 жыл бұрын
Xasuusta waa qeyb nolosha kamidaa😭❤️
@batuuloxaajiabuukar4009
@batuuloxaajiabuukar4009 3 ай бұрын
Inta 2024 dawaneysaa😂😂😅
@AarkaBz
@AarkaBz 2 ай бұрын
Sida dheeman iyo luul ama dhayda caanaha ubax wada dhalaalay only gabadhaha somaaliyeed ❤🧕🫀
@ANIGAAKHRIS
@ANIGAAKHRIS 11 күн бұрын
kuwa Iyago Mirqaamaya dhagaysanaya. ❤
@maryaneymohamed8736
@maryaneymohamed8736 Жыл бұрын
❤still in love with song 🎧 in 2023
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Waayowayo iyo xusuuso qiimo badan😭😭❤❤❤❤❤
@YaxyeXasam12-lf1uy
@YaxyeXasam12-lf1uy 8 ай бұрын
Waayo waayo anoo geel jire eh ayaa. Dhageeysan jiray wallaahi markaaasi ayuuba jaceeyl iigu dhacay
@user-jk5nv4mw9z
@user-jk5nv4mw9z 6 ай бұрын
13/01/2024 still listening
@zakariye5958
@zakariye5958 4 ай бұрын
Yaa ila mid ah oo 2024 dhageysanayo 😅😊
@user-ts2jf9md1q
@user-ts2jf9md1q 3 ай бұрын
Anaa kula midah 😅😢😮
@stayblue759
@stayblue759 8 жыл бұрын
27/8)2016 kama daalo heestaan Wan jecla waligayba
@NurMohamedMohamud
@NurMohamedMohamud 20 күн бұрын
This song was listened 2014 still my favorite song ❤
@CaishaFeysal-cp2ck
@CaishaFeysal-cp2ck 11 күн бұрын
Still 2024😢❤
@Nle_thomaz
@Nle_thomaz Жыл бұрын
Heestan markan dhagaysto xaalad kale ayaan kala wlhi😓✌️ 2023
@salebaanabdirashid5371
@salebaanabdirashid5371 Жыл бұрын
heestan waa hees Aad u music qaraar xaqiiqda marka laga hadlo Lkn dadka heesta qaadaya ayaa aaad u cod macaaN ❣️
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 11 күн бұрын
Buurta. Gacan libaax Ku dhegaysanayaa 2023
@user-zf3dw1un6f
@user-zf3dw1un6f 7 ай бұрын
Old is Gold 2024 Still listening ♥️😍🙏
@galertv7813
@galertv7813 6 жыл бұрын
waan so xasuustey waaqtigi aaan jooogey mambasa 2010
@shaaficemaxmuud8583
@shaaficemaxmuud8583 7 жыл бұрын
yaa ila dhagaysabaya heeskan ilaa 2011 ilaa 2017 way igu socotaa 💋❤💘
@suldansalah4729
@suldansalah4729 7 жыл бұрын
Shaafice maxmuud wad iska hadashay heestaan xiligaan dhagesanaayi ciyaal ayaa aheed
@shaaficemaxmuud8583
@shaaficemaxmuud8583 7 жыл бұрын
Imisadii
@suldansalah4729
@suldansalah4729 7 жыл бұрын
Markee so baxeesay
@amiiraali3264
@amiiraali3264 7 жыл бұрын
Shaafice maxmuud meeè
@shaaficemaxmuud8583
@shaaficemaxmuud8583 7 жыл бұрын
Amiira Ali sida dheeman iyo luul Amiira qali inagu socotaa👬💔💓💜
@aziyaapdurahman4068
@aziyaapdurahman4068 2 ай бұрын
Illen amina kuluc buu haatim jaaska ka keenay😂❤
@hiilfaneedyoutube8340
@hiilfaneedyoutube8340 3 жыл бұрын
22/04/2021 (M) Ayaan dhegaysanayaa waana galab khamiis ah, 10dii ramadan/1442 (H).
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Жыл бұрын
Inta heestan kadhagaysan jirtay mobin niicle ah 2013 imakan kadawnaysa mobin baladhan wansalamay 2023
@rashiidboss_
@rashiidboss_ 8 ай бұрын
This Song Never Gets Old The Lyrics And Music Is Priceless 20-11-2023
@ZadaamIsmaciil-bk2ht
@ZadaamIsmaciil-bk2ht 13 күн бұрын
Heestan waxan kuso noqon doona anoo guri leh sarirtaydana dul jifa wad ma sheegin lkn❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@juniornight7789
@juniornight7789 7 ай бұрын
Maalintii ay soo baxday ilaa 2024 Yaa weli dhageysanaya 🎉
@abdiwalikalif8399
@abdiwalikalif8399 Жыл бұрын
OLD IS GOLD 😮❤
@geesiyadasomalilanddhalad5931
@geesiyadasomalilanddhalad5931 7 жыл бұрын
markasTah an dhagystaH Hestan viva yaryarka QadaYa
@runsheegmedia4002
@runsheegmedia4002 3 күн бұрын
Ala heestn mxaan jclahy wligy ma hilmmyo❤❤😂
@abshirsalah7845
@abshirsalah7845 8 жыл бұрын
habar ii noolow meel kasta aad joogto laakiin fanka iska daa aduun iyo aakhiro waxba kuma tarayo
@Cartan7
@Cartan7 9 жыл бұрын
Waqooyi-Galbeed Somalia u dhashay abwaan Siciid Shiikh Abuukar Ismail (ilko-jiir) ereyada & naaxyada heesta asagaa abuuray
@marwanfitness
@marwanfitness 4 жыл бұрын
Love I saar hadad dawaneyso 2020
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 2 жыл бұрын
2021 ka dawanaya😪🤣
@cabdiqanicade2241
@cabdiqanicade2241 8 ай бұрын
Heestaan waxaa ku xasuusta cid dariskeen aheed bari aad u yaraa wllhi xita dugsi madhiganayn tv bas laga daawan jiray tvyadi saxanka weyna ..... old is gold
@iprevision-3698
@iprevision-3698 7 ай бұрын
Berikaas waxa socday fimki prison break o taxana Ahay heestan aye kuso gali jirtay 😅
@hoodoibraahim4907
@hoodoibraahim4907 3 ай бұрын
Dib baan usoo laabtay 2024 bishii 4AAD
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 3,9 МЛН
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto
Рет қаралды 8 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Amina Kuluc - Sinyaalo
5:15
Afaaro Somali
Рет қаралды 819 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,3 МЛН
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD
7:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,3 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
FISKA & QOMAAL
8:32
Universal Somali TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
Jooqle iyo Nimco Yaasiin   Haye haye
6:38
cabdulahimc
Рет қаралды 1,3 МЛН
GIANT umbrella by Tsuriki Show
00:15
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН