No video

Anba Kula Mid Baan Ahay (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan & Xaliimo Khaliif Magool || HD +Lyrics

  Рет қаралды 378,998

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

3 жыл бұрын

HEESTA: ANBA KULA MID BAAN AHAY (KABAN)
EREYADA: ABWAAN AXMED SALEEBAAN BIDDE
LAXANKA: USTAAD JIIM SHIIKH MUUMIN
KABANKA: USTAAD JIIM SHIIKH MUUMIN
LUUQDA: MAXAMED MOOGE LIIBAAN & XALIIMO KHALIIF
MAGOOL (AHUN)
RIWAAYADDII: LAACA ARAGTAYE LAAGGA MA OGTAHAY
(1974)
__________________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
__________________________________________________________
1. Qaaci xul ah:
• QAACI: KABAN XUL AH
Xasan Aadan : • Video
Heesaha Maxamed Mooge: • Digarogasho (1972) || ...
Heesaha Sahra Axmed: • Naf Ku Jecel Adduunyad...
Heesaha Qalinle: • Haddaad Dhaayo Leedaha...
__________________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL, Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aan soo gudbiyay:
• LIKE saar si uu daawadayaal kale u gaadho.
• SUBSCRIBE (Nagu soo biir)
• COMMENT
• SHARE (La wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad ila wadaagaysoba waxaad iigu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbiyaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii dhexeba, laga soo bilaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeenna iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oon filayo in aad markhaati ka tahay adiguba in video kasta een soo geliyo channelka aan isku dayo in aan helo wixii markaas warbixin ah ee ku saabsan heesta, anigoo la xiriira macallimiintii ka qayb qaatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karo, si aan uga ogaano dadka ka qayb qaatay heesta haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay ku jirtayba. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aan isku dayo in aan usoo gudbiyo sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas ka raadiyo warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan anigoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay iigu hagar-baxaan markasta oon la xiriiro.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay horseedaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan igu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If it’s your first time please consider subscribing the channel
In this channel I upload some of the old school Somali classic music from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video I upload, I do as much research as I can about the music and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or poets, to get most accurate information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well. etc
Also, presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand to young ones), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (I pray for both, those who passed away and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
I am glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button, comment and share with those who are interested as well.
Thanks.
QARAAM CHANNEL.

Пікірлер: 80
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
QISADA HEESTA (Ololihii Horumarinta Reer Miyiga). _______________________________________________ Gabadh qayb ka ahayd ololihii horumarinta reer miyiga sannadihii 1970-meeyadii iyo wiil ay is jeclaayeen oo ka waraysanaya sida uu xaalkeedu yahay maadaama aysan hore miyi u tegin, sidoo kale iyaduna dhineceeda uga warramayso waxa ay kala kulantay miyiga iyo sida ay ula qabsatay nolosha reer miyiga, hawshii loo dirayna uga soo baxday. Waxaan meesha ka maqnayn isu boholyoowga iyo kala warqaadashada xiriirkoodii jacayl ee ka dhexeeyay labadooda. Ilaahay ha u naxariisto dhamaantood intii dhimatay.
@munacawo9211
@munacawo9211 3 жыл бұрын
Wll xulka heesaha cumar dhule soo sameeyy wllo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
@@munacawo9211 👉🏽 kzfaq.info/get/bejne/rM-jrMp4l8y4oJs.html
@axmedyuusuf-sy2db
@axmedyuusuf-sy2db Жыл бұрын
@@munacawo9211 as swrgq
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 3 жыл бұрын
RIWAAYADII "LAAGA ARAGTAY LAACA MA OGTAHAY " MARKII OLOLIHII WAXBRASHADA REER MIYIGU SOO DHAMAADAY WAXAAN KU DAAWANAY (CEEL-JAALLE ) TEACHER TRAINING COLLEGE April 1975 ilaahay haw naxriisto Maxamed iyo MAGOOL. AAMIIN
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@cubeydmacalinfardax5526
@cubeydmacalinfardax5526 3 жыл бұрын
Cajab! Marba haddii laxanka iyo kabanka uu kuu qaato Legend Jiim Sh Muumin natiijada heestu waa iska daan! Dad waa dadkii hore. Allaha janneeyo dhammaantood.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 2 жыл бұрын
Mooge iyo magool naxariista janno allaha ka waraabiyo aamiin top hees erayo sare
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@wizer1594
@wizer1594 3 жыл бұрын
Allha unaxrsito mujahid maclin maxamed mooge Mama xalimo khalif magool 🤲🥰
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@ahmedmohamud1619
@ahmedmohamud1619 9 ай бұрын
Jaceylka wuxuu kuwacan yahay amaba macaan yeesha marka labada qof cabaar kala maqnaadan, laakkis malmahan liiskuma xiiso. Habiin wacan iyo subax wanagsan umbaay kuhaayaan.
@shaafihanad9935
@shaafihanad9935 5 ай бұрын
😂
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Gacanta jiima maaha mid qarsoomeyso Heestan waa la isugu tagay wllee wow👏👏👏👏👏👏👏👏
@Husseincartan
@Husseincartan 3 жыл бұрын
Hadaad adoo murqaansan dhegaysatay heestan like ii saar
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 Жыл бұрын
Wlh 25 daqiiqo kahor ayaa kusoo murqaamay hda dhaw Ayaan soo tufay mirqaan ayn ku heestay markan afuray ayn jaad ufariistay tariikhda .ne waa 28/7/2023 habeen jimco baxeeso sapdi .ne sogalaayo waa taariikh sxp sre waku slmy legend
@AbdirahmanMohamed-fg4ck
@AbdirahmanMohamed-fg4ck 3 жыл бұрын
Heestan waxa ku wada kulmay Abwaankii weynaa Axmed S. Bidde, Laxankii Jiim iyo Codadkii AHUN Axmed Mooge iyo AHUN Xaliimo Kh. Magool.
@nimcanmahamud8336
@nimcanmahamud8336 Жыл бұрын
Axmed mooge mahe mahamed mooge
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 11 ай бұрын
*Waxaan joogaa buurta gacan libaax anoo qorigayga AK-47 lega ku haysta 14-09-2023* Alle ha janeeyo ustaad maxamed mooge liibaan iyo mogaal
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Codba layskugu awood sheegtay ILLAAHOW idiin naxariiso Yaa dhegaysanaya #AUGUST_2022
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Allah unaxristo labada fanaan waxay ahayen lam helaan aan la,arki donin😢
@mouserubdyasisofficiall___4757
@mouserubdyasisofficiall___4757 7 ай бұрын
Maxamed mooge libaan iyo xaliimo khalif magool tiir dhexaadkii fanka🎤📞🎥
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle 3 жыл бұрын
Adigiyo jacaylkana Idinmaan illaabine Intaa waydin tebi jiray Ee ha moodin keligaa Amba Lula mid baan ahay Axaay ax🥺💔 alle haw naxariisto fan kama danbayn iyagee
@abdiawed3540
@abdiawed3540 2 жыл бұрын
😰😰😰
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@muxiyadinsiciid309
@muxiyadinsiciid309 Жыл бұрын
Ragga inay is celiyaan orodka iyo hawshee baga aanad uga dhicin marwo lagu ma iishee....wxn jooga maydh iyo xiis xasuus igu gaara.....16/8/2023. Arbaca.
@hamnamohamed592
@hamnamohamed592 3 ай бұрын
Waxaaban ka helay erayada amba kula mid baan ahay ee hamoodin keligaa 😊
@ruqiyomaxamuudcismaan3383
@ruqiyomaxamuudcismaan3383 Жыл бұрын
Heestan waxaan so boqday caawa anigo hadba mid dhex muushaxaya heesaha qaraamiga ah madama aad u xiiseyo waxyaabaha duuga ama hore sido kle waxan ku dhageysanaya jawi dagan leyr qaboob io kalinimo😌🙂 Rabbi ha jaaneyo magaal io mooge janadii ku waara☝️😢
@badrinour6288
@badrinour6288 3 жыл бұрын
Magool iyo Mooge Alla ya raxma Mahadi haka gaarto walal mcn #Qaaraam🥰❤️
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin walaal.
@haseem7506
@haseem7506 3 жыл бұрын
Waxa I cajabisay sida quruxda badan ee aad u sharaxayso Erayada, aan inta badan la isticmaalin ee lasoo ilaawayo. Aad iyo aadbaad u mahadsantahay wllky Qaraam Channel
@AL_shahada
@AL_shahada 3 жыл бұрын
Macalesh niman aqon waakaxanaqaa rali ahoow nimaan aqoon waaxanaqa midba midka kale
@cabdilahiibrahim763
@cabdilahiibrahim763 Жыл бұрын
Aduunbay igudheeraa aduunyada❤❤❤
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 3 жыл бұрын
Amba waan ogsoonahay Habla ugub siddaadee Miyi lagu asteeyee U adeega reeraha Ragga inay isceliyaan Orodka iyo howshaa Bagga aanad uga dhicin Marwo laguma hiifee
@mohamudissa4698
@mohamudissa4698 2 жыл бұрын
Marwo laguma iishe. Weyi
@gureymohamed679
@gureymohamed679 8 ай бұрын
Axsan Axsan, yaah Mooge iyo Magool AHUN.
@FaysalCabdulaahi-zv2kf
@FaysalCabdulaahi-zv2kf 10 ай бұрын
Heesta anba kula midbaan aha Codka magool aun mooge Lyrics daacad lyrics Edited Daacad lyrics . Waxaa dhacay abaraha oonka iyo waayaha Aahay waxa isla mudaanten Olalihi lagu diray . Dhexdii ku adkaydiyo orodkaagi hawlahaa miyi adoon hore u arag markii ay fhahday gabafhyahay . Aarkiyo maroodiga ay waxaad ku kulanteen . Ahaay markaan xasuustaba Uurkay warwari jiray mankay i ulkumi jiray . Heedhe adaygu dheera aduunyadaa dhamaanteed . Hablo aan raaga aqoon oradkiyo boodada . Oo ila asgoo reer magalka ubaxiyo . Uyaqanaa dhoobadaa kolkii uu alle badaay marjo way aswaydaa intaan timaha soo ahdoon . Dheexdaan aan adkaysaa2 Arimihii ka soobay . Adigiyo jacaylkanaa idin maaan iloobine intaan waydii tabi jiray . Ee hamoodin kaliiga Anba kula mid baan ahay . Aun Xalimo Khalif Magool Iyo maxamed mooge Hees anba kula mid ban ahay Edited Daacad lyrics Lyrics daacad lyrics . Anba waan ogsoonahay hablo ugub sidaadee . Miyi lagu adkeeye u adeega reeraha . Raga inay is celiyaan orodka iyo hawshee baga aanad uga dhicin marwo laguma yiidhe . Waa lagu amaanaye Cidsi kuguma soo orin . Ayamaheen hore iyo sideed ii ahaydiyo ililihi kalgacalkaaba . Ahay markaan xasuustaba hiyi ba idayjiriin . Sida dhiraha oogada .tgeene
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 3 жыл бұрын
Adeer fanka ha been sheegina waa riwaayadii maxa inaga galay nin geel badan waa erayadii abwaan sulub.xaaji cumar codkii magool iyo muxamed mooge waa xiligii ololahii reer miyiga 1974kii laxankii jiin sheikh muumin sidaas ula socda dhalinta yaryar by fuaad shibiin
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
huuu haaa
@mumtazmohamed8068
@mumtazmohamed8068 Жыл бұрын
😂😂😂
@ismailaymankuulismo6313
@ismailaymankuulismo6313 27 күн бұрын
Axmed
@islegedog8320
@islegedog8320 2 жыл бұрын
Aduun baygu dheere aduunyada dhmnteed ☘️☘️
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto dadkaan Qaaliga ah
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 3 жыл бұрын
Waa-wareey! waxani hees ka wayn bal arka runtii waxaa uu kamid yahay heesaha aan ugu jeclahay oo Axmed Bide sameeyay labadaan mucjizada ahna wada qaadaan, badi waan dhagaystaa heeskan - Bahda Qaraam Channel mahad ballaadhan haydin ka gaadho
@tusejiirow4776
@tusejiirow4776 3 жыл бұрын
Qaraami channel aan ku saxo ereyga (Marjo) marjo waa qof aad u jilicsan
@naima_mohammed
@naima_mohammed Жыл бұрын
Marjo way asqawdaa, waa qodob😂👏
@Hawd74.
@Hawd74. Жыл бұрын
Alaha labadoodaba u naxariisto amiin
@AhmedAli-ic1xf
@AhmedAli-ic1xf 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 Жыл бұрын
Alla yacisak. Ax yaa suugaan!
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Maxamed mooge cod gooniya ayuu lahaa rabow u nxriiso labadoodaba
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@baxwalaxmed6633
@baxwalaxmed6633 11 ай бұрын
Mooge , magool , jiim ❤️
@sakixiis
@sakixiis 2 жыл бұрын
Mooge iyo magool
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 3 жыл бұрын
Allaha unaxarista labadaba
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@xamsesiciid8116
@xamsesiciid8116 3 жыл бұрын
Cajib weeye twriikhda aad na siisay sxb thanks
@isseelmooge8545
@isseelmooge8545 3 жыл бұрын
Qaraam channel Runti wan ku aminsanahay bro Sida saxda aad Erayada u so Qortay bro horay u soco wll 1M ku Rajena i.a bro
@mohmudkuneahmed8480
@mohmudkuneahmed8480 2 жыл бұрын
Hees wa un hesihi hore
@MahdiCabdishire
@MahdiCabdishire 11 ай бұрын
Hooyo Magool Mooge
@123sucad
@123sucad 5 ай бұрын
❤❤❤
@Hurre43
@Hurre43 3 жыл бұрын
Heesta LAHASHO oo ay Siraad cabdulle iyo jaangow wada qaadaan iyo heesta kale ee HAATUF oo Tubeec uu qaado hadraawi na curinteeda leeyahay baan idinka doonayaa in aad soo gelisaan, Team Qaraam Channel. Waa la idiin bogay, waqti la idiin baahnaa baad timadeen. mahadsanidiin.
@hassanibrahim559
@hassanibrahim559 7 ай бұрын
2024❤
@haamudnews8451
@haamudnews8451 3 жыл бұрын
Axyaa yaa hees sxb
@user-mv6yf6cb3z
@user-mv6yf6cb3z 5 ай бұрын
Macanaha erayga "Ulkum" ? Marka uu leeyahay "uurkay ulkumi jiray
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo amiin.amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin abih halganka macaliki weena
@user-lg8ub8sf4m
@user-lg8ub8sf4m Жыл бұрын
Ale haw naxariisto
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.hownaxaristo
@Kingofbali401
@Kingofbali401 3 жыл бұрын
nice song
@nimcocabdullahi6670
@nimcocabdullahi6670 2 жыл бұрын
Waxaasa ka jaceela
@hodanhappy-zq1tw
@hodanhappy-zq1tw Жыл бұрын
❤😊
@mukhtarcabdi7434
@mukhtarcabdi7434 Жыл бұрын
🎉🎉😢😢
@baractabdi2076
@baractabdi2076 3 жыл бұрын
Ok
@isra3638
@isra3638 2 жыл бұрын
Saxiib sawirka fanaanka thumbnail saaran halkeen ka helaa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Emailka 👉🏽 Qaraamchannel@gmail.com iiga soo dir farriin si aan kuugula wadaago sawirkaas.
@MaxamadMaxamuud-cl6hy
@MaxamadMaxamuud-cl6hy Жыл бұрын
A
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Magool & Maxamed Mooge: heesta Arrinkeen dhammaaday
7:09
SURUD STUDIO
Рет қаралды 295 М.
Dulmiga Caashaqa Ka Daa || Axmed Gacayte Yuusuf || HD +Lyrics
8:33
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 338 М.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 823 М.
Magool iyo Maxamed mooge | ma macaatay sheekadu
6:28
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 134 М.
MAXAMED MOOGE HEESTII  ABIDKAYBA WAAN JIRAY  LYRICS 2017 QARAAMI KABAN KICIS
7:37