Armageddon | Dagaalka Ugu Dambeeyo Taariikhda | 200 Milyan oo Askari

  Рет қаралды 106,083

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 414
@Ismaelkhaani
@Ismaelkhaani Жыл бұрын
Iso duceya musliminta dhaaman ee quraanka aya igu yaar adag inn ann barto ann rajeynaya I.a❤❤
@husseinahmed5608
@husseinahmed5608 Жыл бұрын
Allah kufudeediyo wll
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Жыл бұрын
Allaah ha kuu fududeeyo
@samatarcarabxuseen5432
@samatarcarabxuseen5432 Жыл бұрын
Allaha noo Fudediyo❤
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Жыл бұрын
Alle Haku Fududeeyo
@arafadsaid7209
@arafadsaid7209 Жыл бұрын
Alle ha kuu fuddeeyo wlale ku bishaarayso in Alle S.W uu dhahay (quranka waan fudeynay) taaso ka dhigan in hadii aad u dhaqaaqdo aad baran doonto insha allh sabir baa lagaa raba iyo ikhlaas runti Alle dadaalkaga ma dayacayo
@ayaanlemohan8363
@ayaanlemohan8363 Жыл бұрын
Free dhega hadal dowlada somaalia Kusoco xaqiiqatan Arin sax ah ayaad kahadashay Waana kutaageersanahay kashaqsi ahaan👏👏
@alqasasmedia
@alqasasmedia Жыл бұрын
Waqti ma uheleysaa saliga Nabiga scw ❤❤❤
@fatimamohammeth-he7eg
@fatimamohammeth-he7eg Жыл бұрын
Scw
@notme9187
@notme9187 Жыл бұрын
No f(k@ nabiga
@nagiibalpha648
@nagiibalpha648 Жыл бұрын
Scw
@Histry101
@Histry101 Жыл бұрын
@@notme9187 war maxaa kaa khaldn neefyahow
@queenmumstaze
@queenmumstaze Жыл бұрын
Scw
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Wakhti ma u haleysa saliga Nebigena muhamed (scw).🥰🥰🥰
@ilyaascabdiraxiim989
@ilyaascabdiraxiim989 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤
@user-dw5wt7vz9z
@user-dw5wt7vz9z Жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤
@samatarcarabxuseen5432
@samatarcarabxuseen5432 Жыл бұрын
Scw scw scw
@abdikhaniabdirisakhshamshu4449
@abdikhaniabdirisakhshamshu4449 Жыл бұрын
Sallallaahu caleyhi wasallam
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED Жыл бұрын
Baraarujintu waa shay qaali ah Shaqsiga wanagsan ee himilada iyo yoolalka uu tiigsan doomo mustagbalkiisu la wayn hahay ayey adkeysa kuna dhiirigalisaa kamira dhalinteeda, Wacyigu waa muhim Mahadsanid Ustaad .
@lilshenoyoo7188
@lilshenoyoo7188 Жыл бұрын
Sainta umadaha kale ka laalaado waa anaga somalia 🇸🇴😭
@bestmayraaled8077
@bestmayraaled8077 Жыл бұрын
Allah Naga Dhigo Dowlad Dadkeda & Dalkeda ilaliso Islamka Allah Guuleyo Ramadan Ka Allah Naga Aqbalo Dhamanteen ❤
@Cabdirabi-9
@Cabdirabi-9 Жыл бұрын
Nabigu (SCW) wuxuu yiri "qofkii dhaha maalintii سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ gafafyaalkiisa ayaa la tirtiraa badda xumbadeedaba hala ekaadaane". Ilaahoow kuwii ku toosa oo aan fursadaas dayacin naga dhig. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Hada sidaan dhab miyee kaa tahay mise doqonimo
@shaficimaxamed7542
@shaficimaxamed7542 Жыл бұрын
لا اعرف من سيقرأ منشوري لكن اسأل الله ان يرزقك الجنة وحسن الخاتمة والبركة في العمر وصحة في البدن من قرأها يضع قلبا⁦❤️⁩ ا 👍 وجزاكم الله خيرا
@sacdianasib411
@sacdianasib411 Жыл бұрын
رب اجعل هذا البلد آمنا
@fatimamohammeth-he7eg
@fatimamohammeth-he7eg Жыл бұрын
امين يارب العالمين
@awliyosporttrainer3615
@awliyosporttrainer3615 Жыл бұрын
رب اجعل هذا البلد آمنا
@OM355papavou
@OM355papavou Жыл бұрын
Aameen.
@samriyemohamed-2030
@samriyemohamed-2030 Жыл бұрын
Amen ya RABBI ❤
@engsahalyareofficial9356
@engsahalyareofficial9356 Жыл бұрын
Al xaqiiq seyn ummadaha kale ka laalaado waa annaga waye runtii mid weliba siyaasi ah shisheeye dabada ku sita ka daba orda umaleeyo wax weliba in ajnabi agyaalo sidii Rabbi oo kale ayy u amminsan yihiin subxaanallaah 😢😢 markaas ayaa wixii loo meeriyo ama sameey la dhaho ayuu sameynayaa waddankaan Alle ayaa u maqan 😢😢😢 Alle ha ka ajar siiyo Walaal Omar Inshaar
@Karaani07
@Karaani07 Жыл бұрын
Maasha Allah wxa kaliya ee aynu ubaahannahay waa wacyiga jazaka Allah ustaad Omar inshar
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Ilaahay haynaga dhigo kuwo soojeeda oo Dalkooda illaashada soonajeeda fahmana cida ucadawgaa aamiin
@MustafeKhabiir
@MustafeKhabiir Жыл бұрын
Cid kale maahee waa Ethiopia cadawgeenu
@maria8081
@maria8081 Жыл бұрын
@@MustafeKhabiir cadowga waan iska celinkarnaa Marka hore waa in aan anagu is aqbalnaa oo aan noqonaa walaalo is ilaashado markaas kadib Baan cadowga iska dicing karnaa
@XeydarAbdi-gl6sx
@XeydarAbdi-gl6sx Жыл бұрын
@@MustafeKhabiir wllhi been ma ahan cadowgeena kowaad waa itoobiya 2baadna waa qabiil iyo 4.5
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Жыл бұрын
Commenti ga dad bilaaa ra'yi ahbaa isugu yimi maalayacni maba garanayaan waxa laga hadlaayo qiimaha iyo miisanka uu leeyahay Mahadsanid wll cumar
@suhaybsuleyman579
@suhaybsuleyman579 Жыл бұрын
Ma ila aragtay zhp
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 Жыл бұрын
Haa wlhi
@hoygasheekoyinka9073
@hoygasheekoyinka9073 Жыл бұрын
ogaaansho schollkeyga 2aaad🎉🎉🎉❤
@mohamedmohamuudsheikh2376
@mohamedmohamuudsheikh2376 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay ustaad waxaa kugu jirta dhuxul nool hadii qof walboo soomaali ah sidaas ufakari lahaa nalama gumeysteen
@sherineshakiibsherineshaki7233
@sherineshakiibsherineshaki7233 Жыл бұрын
Wlkay cumar Ramadan mubarak🎉
@khalifdahir9121
@khalifdahir9121 Жыл бұрын
Very important and true episode.
@AXMATO_
@AXMATO_ Жыл бұрын
Aqoon yahan Omar inshaar wnku salamey wll Wx badan Ayaan kaa faaiidey wll alle Haku barakeyo ❤❤
@osamaahmed2242
@osamaahmed2242 Жыл бұрын
Aan ku salino xabiibkeena scw
@Yt-One_1
@Yt-One_1 Жыл бұрын
Midba midkuu ka malaayacni Sanaa Ayaa coment isku Soo urursaday Markaad istiraahdo wax faaido leh bay qoran baad ugu iman *Mid leh Ramadan Kareem yaan ogayn inay ramadn thy *Mid saliga nabiga khasab kadhigaya *Mid tuugsanaya like wx ay u tarayso aan lagaranayn
@zakiabdi9398
@zakiabdi9398 Жыл бұрын
Beenta ma ahn sxpo muduucan aa mesha ka socn ii geenaaye
@cabditube7463
@cabditube7463 Жыл бұрын
Nio ana yabay commenti dambe ha glin isdhaha mrrka qaar
@FPT326
@FPT326 Жыл бұрын
Runtii waan kula arkay arrintaas. Wll ayaa wakhti galin barnaamij ay isleeyihiin walaalihiin ayuu anfici, ayey iyagiina soo dhigayaan comment yo sida aad kor ku sheegtay aan wax shaqo ah ku lahayn waxa ay daawanayaan. Waan u fuirsaday oo ummadaha kale inalama qabaan, kaliya waxay qoraan comment yo ku salaysan barnaamijka. Waxaan odhan lahaa sidan wax haka bedelaan Soomaalidu
@Yt-One_1
@Yt-One_1 Жыл бұрын
@@FPT326 nio umadaha kale comenti yadooda waaba meel xog la iskugu sheego oo wx cusub aad ku baran waa inaan luuqad cusub bartaa carabi Spanish etc SI aan u noqdo mid umahas kale wx ka barta
@Shaydanwase
@Shaydanwase Жыл бұрын
Wallahi waa runtaa Somali waa dad liita Ilaahow noo naxariiso
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Kheyr alle haka dhigo ramadaan mubarak wll màmulka aduun yadana alle baa gàcanta ku haya nabad galyo
@yaxyemohamuud9152
@yaxyemohamuud9152 Жыл бұрын
رب اجعل هذا البلد ءامنا 😢
@samriyemohamed-2030
@samriyemohamed-2030 Жыл бұрын
Amen ya RABBI ❤
@abdulDaahir-vg9np
@abdulDaahir-vg9np Жыл бұрын
Afartii muuqal oo u danbeeyay 3kamida waxa ku jiray wacdi uu Omar inshar kula hadlayay soomalida iyo qabyaladaystayaasha huwan magaca soomalida laakin yaa fahmaya😌
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Жыл бұрын
Kusali Xapiipkeena Muxamed Scw 💯
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@anasmhussein4390
@anasmhussein4390 Жыл бұрын
Dowladii biizendiyiinta markii lajabiyay kaniisada orthoodikiska waxay uguureen Mosco taaso oo ah caasimada Russia, marka rushka waa Romans qeyb ka mid ah waliba roman kii bari. Raman labo looqeybiyaa roman (kaathoolil) galbeed iyo roman bari (orthodikis). Ruumta bari waa Russia iyo Greece iyo dowladaha bari ee Europe. Alle ayaa og wax imaan doonna lakin waxaa muuqata in Russia ay u dagaalamaayaan maanta qayimkooda bini aadam oona ka so horjeedaan ahdaafta xun xun sida LGPT oo ay wadaan mareekan iyo yurubta qeybo badan ka mid ah. Muslimintana aakhirkii labadaas koox mid ka mid ah ayee laheshiinee ayagoo u arkaaya in cadaw xun ay wadaagan labada dhinac inuu jiro. Waxaana ubadina cadawgaas ree galbeedka Masuuniyiinta mareekan iyo asxaabtiisa.
@gedi73
@gedi73 Жыл бұрын
Masha Allah brother Waa calaamadooyin qofkii caqli leh garanaayo in aduunkan qalqalkiisii bilowday
@_xaqiiqo
@_xaqiiqo Жыл бұрын
Wllky omar inshaar waxa aan jeclahay marka uu sida adag ugu hadlaayo qab-qablayaashan dal weynaha somalia madaxda u eh oo ku bahdilan oo aan qayim iyo mabda’a midna laheyn Alle yaa xabsi iskugu keeno oo dan qabadsiiyo
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 Жыл бұрын
Keep going my Brother Omer inshaar
@bullalecanada6695
@bullalecanada6695 Жыл бұрын
Jazaakallaahu khayran omer
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Жыл бұрын
Ilaahy iyaga ha'isku xasuuqo, shartooda Ilaahy Ummada Islaamka hagarab mariyo
@Liban-farah2023
@Liban-farah2023 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@user-sj9re7xi7d
@user-sj9re7xi7d 8 ай бұрын
wax aan duco ahayn oon kuugu abaal gudo garanmaayo, ee ilaahay khayr badan hakusiiyo akhii
@ciiltire509
@ciiltire509 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal cumar
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 Жыл бұрын
Ustaad Omar iinshar Allaha ku xafido wad noo faa,iideysay ❤❤❤❤❤❤
@MohamedNaasir27
@MohamedNaasir27 Жыл бұрын
Subxaanallah Alxamdulilaah Laailaaha ilaa ALLAH ALLAH u AKBAR LAAXAWLA walaa quwata ilaa BILAAH Rabbi iqfirlii (Allow ii dambi dhaaf)Warxamnii (ALLOW ii naxariiso)Wahdinii (ALLOW i hanuuni) Allow i caafi Allow i arzaaq❤
@toxic_gamer1470
@toxic_gamer1470 Жыл бұрын
M.a omar inahar ❤ keep giong
@haachannel8793
@haachannel8793 Жыл бұрын
Brother keep going inta ayey kuhabonthy keep going tee jazaakaAllu kheiral jazaa
@cabdulahicabdiqadir1523
@cabdulahicabdiqadir1523 Жыл бұрын
M.a frst 🙌
@ibnuabdirahman05
@ibnuabdirahman05 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad waa arrin xaqiiq ah runtiii
@migo2444
@migo2444 Жыл бұрын
10:00 wa runtaa Soomaaliya gumaysi ayey ku jirta gumayste u shaqeeyena ayaa madax sheeganaya
@cabdiyocakoodcabdiyocakood9524
@cabdiyocakoodcabdiyocakood9524 Жыл бұрын
Anigaa ugu horeeyo maanta ❤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Ramadan mubarak🌙❤❤
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ustaad
@maahiraadanjoiseph9673
@maahiraadanjoiseph9673 Жыл бұрын
M.a sidaad wax inoga faideyzo Allah haku xafido bri
@armaan7498
@armaan7498 Жыл бұрын
mahadsanid😊
@oskadebravo1120
@oskadebravo1120 Жыл бұрын
Ramadhan Mubarak ustadh
@dekaali2808
@dekaali2808 Жыл бұрын
Masha Allah well done.
@suldaanoismaaciil8372
@suldaanoismaaciil8372 Жыл бұрын
Guuleyso ustaad cumar iinshaar waan kaa faa iidey
@karlesk6498
@karlesk6498 Жыл бұрын
Kuwa shisheyaha kaba qaadka u ah ee somalida ciribtoda dambe waa halaag inshaa allah umadii somaliyeed gumaysi ayaay shisheye ayaay u gacan qabteen waana dalimiin
@caliabdi9641
@caliabdi9641 Жыл бұрын
Hadalka qeybtiisa ugu dambeeyo waa dardaaran Somalia loogugu diraayo ee fadhiga ka kacaan. 😊
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Soomaaliya ✔ (Afsoomaali) Loogugu ✔
@mahamedabubakar7133
@mahamedabubakar7133 Жыл бұрын
Omar inshar thanks from frence
@wsy3251
@wsy3251 Жыл бұрын
Ciidan cusub oo itoobiyaan ah oo larabao in laga qeeb galiyo waxa lagu sheegay wajiga labaad dagaalka al shababa ayaa maalmaha soosocda dalka imanaya 😭😭 Illahay baa saan inoo qoray in madax isku sheeg aan danta dadkiisa aqoon na maamulaan iyagoo cadawgii umadaan usoo horkacaya leenta shacabkooda 😭
@maria8081
@maria8081 Жыл бұрын
Oo maxey qaban markaa iyagii baa islaanayee maxey noo qaban 😳
@Ahmed_deck1
@Ahmed_deck1 Жыл бұрын
Cadow alshabaab ka xun ayaa jira waama ethopian lkin somalida alshaab ayay cadaw wayn u arkaan
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u Жыл бұрын
​@@Ahmed_deck1 waa runtaada Alshabaab waxay ladagalamayso waa itobiya iyo Kenya iyo madaxdan horkacayasha ah laakiin umadeena Alshabaab sun baa looga dhigay anigu ma lihi Alshabaab waa bari OO khalad maleh laakiin waxan hubaa hadii isbahaysi lala sameeyo Alshabaab in dalkeena wax Iska badalayan waayo gaalka itobiyanka iyo kenyanka wuu inooga dhowyhy wiilka Alshabaab ka ahi waayo dhiigena baa kujiro sikasta haw xumaado lkn ugu yaraan waa wllken somaliyed lkn aaway hee? Teeda kale alshabab diinta ayay rabta inay wadanka kudhaqdo ragaan gaaladana ma ogola OO urur kasta oo diinta u ololeeya argagixiso baa lagu tilmama waan ufiirsaday xaqiiq bal dhalinyaro waxyar ufiirsada oo caqliga ka shaqaysiiya Khaladna hay fahmina alshabaab danbi way leedahay waliba mid wayn laakiin waxa kasi danbi wayn masuulka dadkiisi iibsaday
@apdallemohamed2452
@apdallemohamed2452 Жыл бұрын
​@@user-ht4yg4fd5u waxaa ka hadashey fikirkaaga balse shabaab iyo dowlada waa isku mid shabaab waxa u askaraysan kenyati 😢 waxeyna dileen 10,000 oo shacab umada soomaaliyeey alle baa umaqan😢😢😢😢
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u Жыл бұрын
@@apdallemohamed2452 maya walaal alshabab waxay la dagaalamayan ba waa askarta shisheeye mafahantaya....sababtaa darteed bay reer galbeedku udhahen waa argagixiso dowladana waan ogahay ayada daba Dhilif caadiya ayayba utahay dowladaha shisheeye FG:alshabab anu inaan amaanayo igama aha oo wax la amaano maaha se ayaga wadanka shisheye inay kasaran bay raban
@hanaqiiq9805
@hanaqiiq9805 Жыл бұрын
Keep going wllo 👍😊
@m.k.7788
@m.k.7788 Жыл бұрын
Sii soco ✔ (Afsoomaali)
@cabdilaahimuuse9322
@cabdilaahimuuse9322 Жыл бұрын
للهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد
@Bakarbigfan6984
@Bakarbigfan6984 Жыл бұрын
Keep going
@Cabdirabi-9
@Cabdirabi-9 Жыл бұрын
عليه صلاة والسلام 🥰🤲🏻❤‍🩹
@mohannew275
@mohannew275 Жыл бұрын
Sallaahu calayhi wasalam
@samriyemohamed-2030
@samriyemohamed-2030 Жыл бұрын
Scw❤
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره والله waaan so daheey 👈👑🤍🤍❣🧠
@cabdillaahicabdirsaaq8403
@cabdillaahicabdirsaaq8403 Жыл бұрын
Ramadan mubarak
@shaakirsalman1832
@shaakirsalman1832 Жыл бұрын
اللهم عز الإسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 Жыл бұрын
Masha,alaah ebow alaha ku sharfo
@KhadraJama-mb2cj
@KhadraJama-mb2cj Жыл бұрын
Insha allaah waan dhaafi doonnaa
@kidas7860
@kidas7860 Жыл бұрын
Allahu Ekber
@jamaalblackman8245
@jamaalblackman8245 Жыл бұрын
Allahu Aclam
@AbdimohZoofe-wn6lu
@AbdimohZoofe-wn6lu Жыл бұрын
Waa runtaa wll cumar lkn dhanka waqooyiga ma ahan sida koonfurta ciidan kama joogo shacabka iyo dhalinyartu xataa waykubaraarugsan yihiin in ay itoobiya tahay cadawga umada somaliyed isalantaa adna aadan waxaa waxa ku kalifayaa waa citiraaf raadis wll cumar
@mohahmedasayr4376
@mohahmedasayr4376 Жыл бұрын
Maxa adna aadan kudaba dhigay niyow ilma sinatahaye ka hadh islanta
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Guulayso walaalkay Omar
@Derie10
@Derie10 Жыл бұрын
Free dhagahadal iyo dhiiragalin Ah in Somalia 🇸🇴 aay kacdo. Yahuu Somalia waa Maqraati
@daahamaxamuud7408
@daahamaxamuud7408 Жыл бұрын
Maansha allah
@abdulfatahadam372
@abdulfatahadam372 Жыл бұрын
Tariikhda ma naxariisata sanada kadib natiija ayan sugeynaa i.a
@craxmaancnuur7733
@craxmaancnuur7733 Жыл бұрын
Subaxanalh 😢sida wadankiinu uu yahay Dagaalada soo Socda
@madarmahdi6378
@madarmahdi6378 Жыл бұрын
😂😂Armageddon sida ugu dhawqayso maaha sidi afsomaliga weye sidad ugu dhawday naga hagaji dee
@abdirahman7282
@abdirahman7282 Жыл бұрын
Sida somaliga inuu ugu dhawaaqo wa qasab sababtoo ah soomaali ayuu lahadlayaa ninkaan! Adigana waxaad u muuqataa mid soomaaliga liidahayo 🤮
@ruknidiinbiibaris-cu9iw
@ruknidiinbiibaris-cu9iw Жыл бұрын
Insha Allaah Waxaan Rajaynayaa inaan Noqdo Hogaamiyaha islaamka Ee Dagaalkaas Hogaaminaaya Oo Gaalada iyo Sharkoo Dhanba Cadaaba
@apdifitaahmacaane2703
@apdifitaahmacaane2703 Жыл бұрын
Ramadaan Mubaarak
@aldofkalaay
@aldofkalaay Жыл бұрын
omar i.shar wll🎉❤
@YusufHashi
@YusufHashi Жыл бұрын
DagaaLka waan galaya yahudan madhinaya 😂🦁
@updikhaalikducoqabeh
@updikhaalikducoqabeh Жыл бұрын
Somalidan uraysa zhp walhi waan ku daalnay
@tagaansholabel
@tagaansholabel Жыл бұрын
......Layaaaaap
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Жыл бұрын
Dagaalkaasi waa ka aakhiru samaanka
@Yaxye12
@Yaxye12 Жыл бұрын
Anaa manta Comanti igu horeyo omar inshaar 1yerr 1halmuqal kada ima dhaf sonkihore laa sonkan barnamishadada aad isojito
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 Жыл бұрын
ASC wall shinbaraha waxey la soo daadan donan bqTiga gaalada meedkooda iyo urkooda Tira badanida gaalada meydkooda
@Cabdalla55
@Cabdalla55 Жыл бұрын
Saaxiib lagaa yaabee inay soomaaliya madaxada somaaliya inay hogaamindoonaan dagaalka Armageddon micnaha soomaaliya inay noqon doonto halka looga arimiyo muslimiinta aduunka oodhan waayo soomaaliya meel fiican ayay kudtaalaa Ma'ogid waxa dhici doono mustaqbalka anigana ma'ogi waxa dhici doono mustaqbalka kaliya waxaa og Allah
@Xaali95
@Xaali95 Жыл бұрын
'تحسبهم جميعا وقلوبهم شتي'
@zumarmedia3953
@zumarmedia3953 Жыл бұрын
"Adduunka waxa ugu xun kuwa doortay iney yihiin seyn umadaha kale kalaalaado, wax xushmad ahna naftooda uheynin"
@cabduraxmannourcusman-cz9hs
@cabduraxmannourcusman-cz9hs Жыл бұрын
Ethiopia waxaa ka socda qorshe ah in dawlad deegaanka soomalida gabi ahaaanba sooolmali laga saaro qorshahasna waa socdaa Lkn waxa ayàn daro ah umada lala maagànyahay qorshahaas inaya war ka hyn kla qubsanaantooda awgood😢😢
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
halga saaro awlba faaido ma lheen qabyalad socto ahyeen
@sadaqali7342
@sadaqali7342 Жыл бұрын
Inshaarow malamhan cabsi muqaaladada
@khaderjeele3060
@khaderjeele3060 Жыл бұрын
mashallah
@masudfarah-2414
@masudfarah-2414 Жыл бұрын
Malin ka aan somaliya siyaded gibil yar oo cad ah kaso galo. Wan burburin doona ethopia
@kennedyjama2003
@kennedyjama2003 Жыл бұрын
Halka markay marayso Khatumo state of Somalia iyo Somaliland Haa iska heshiyen Insha Allah kadib Marka la jabiyo dulanka dulmiga ah ee muuse bixi kadib Wa la iska heshiin Markasan isu diyaarinayna dagalka ad shegayso
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Mashallah
@nololqurxan6663
@nololqurxan6663 Жыл бұрын
Waligeen wxynu ahaanayna seynta umadaha kale ka laalaado ilaa aan anaga yeelano dowlad iyo dad usoojeeda sidii ay dalkooda udhisanlahayen dhankasta oo nolosha ah😢
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Жыл бұрын
kolay somalia inaa laa af ganbiiyoo weey faduuduhaa
@cabdiraxmaancabdullahi977
@cabdiraxmaancabdullahi977 Жыл бұрын
Asc cumar inshar
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 Жыл бұрын
Cumarow Soomaaliland haku mashquulin lama gumaysan taariikhda hadaad baadho ingriiska sharci ayaan la dhiganay waxana ka mid ahaa in uusan qof ingiriisi ku dhalan karin dhulkaayaga iyo in uusan diintiisa nagu dhex faafin karin waxaasoo dhan waa been ma odhan kartid. markale ayaan ku leeyahay Soomaaliland looma gumaysan sida somalia
@poorindiansanddogsarenotal1276
@poorindiansanddogsarenotal1276 Жыл бұрын
Marka dadka adoomaha ahaay oo ninka cad dusha kuqaadi jiray jini miyee ahaayeen
@SiidkeyMaxamed-ky1fv
@SiidkeyMaxamed-ky1fv Жыл бұрын
Hayey
@turkeymokey5961
@turkeymokey5961 Жыл бұрын
Madaxweyne isku soo sharax omarow!
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 Жыл бұрын
War Omar somali maanta iyga halkaaisdhigay inta Yar ee caqligoodu shaqeenaya waxa ka badn inta murunka wada alow sahal umuuraha waxan ka baqayaa somali oo sidaasi isku haysta inay rer galbeedka iyo ciidankoodu Duhamel Naga maraan😢😢
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
hormajiduun🙄
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Keep going brother
Che Guivara | Aabaha Kacdoonada | Geesi Mise Shuuci Kaliye .
15:12
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
DAGAALKI 2AAD EE ADUUNKA
36:58
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 107 М.
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
OGAANSHO
Рет қаралды 232 М.
Sirta Aljazeera | Sideed ku kasban khibrad | Axmed Mansuur .
13:32
Macsalaamo Afrika | Meeshaan Waxaa Ka Dhalanaayo Bad !
12:09
OGAANSHO
Рет қаралды 215 М.
Taariikh  | 10 ka imbiraadooriyad ee ugu waa weynaa taariikhda |
14:14
Shayga Kaliye Ee Noloshaada Burburinaayo | OCD | 🤢😐
11:49
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН